Xaaskayga Casariye Mcn Ayay Ii Samaysay Waw

Sdílet
Vložit

Komentáře • 150

  • @nimconuura1926
    @nimconuura1926 Před dnem +1

    Masha allah ilaahY awlaad saalixa ha idin soiyo

  • @user-jn3yx7wh5c
    @user-jn3yx7wh5c Před 3 dny +11

    Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu

  • @Qaali786
    @Qaali786 Před 4 dny +6

    Masha allah barakooba oo awlaad bariya dhala

  • @RahmaRobleh-ds6qh
    @RahmaRobleh-ds6qh Před dnem +1

    Mashalha hazal qurux

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 Před dnem

    Maanshaa allaah is ku Waran allaha awlaad saalixiin I siiyo inshaallaah

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Před 5 dny +5

    Maasha allah atuurka ku ddadaal qaali illahey haysu kiin barakeeye

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 Před 4 dny +2

    Wan idin salaamey asc ALLE ha idin barakeeyo Cabdi kafi gabadha rag o dhan ka xulatey adiga xagaaga yey xumaan ka i maanin eedo macan

  • @idildhagey8696
    @idildhagey8696 Před 4 dny +4

    ❤❤❤❤❤ mansh allah Hazaal iyo Kafi

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 4 dny +2

    Mnsha Allah Mnsha Allah tabarka laah

  • @user-ng5sn9qz3e
    @user-ng5sn9qz3e Před 4 dny +1

    Mashallh ale ha isukin barakeyo

  • @Caashacuud-tr3ow
    @Caashacuud-tr3ow Před 3 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ isku waara jecelkii guulaystay wlhi waa labo qof oo aan isla jeclaa inay Mar uun ishelaan guulaysta il.aadeerayaal

  • @maryanshiiq431
    @maryanshiiq431 Před 4 dny +2

    Mashllaah ilah ha idiin xafido aamiin yarbi 🤲🏽🤲🏽

  • @asiyocabdi3549
    @asiyocabdi3549 Před dnem

    Ma sha allaah

  • @nalkaaxmed2848
    @nalkaaxmed2848 Před 3 dny +1

    Family qurux badan welcome back l.a ❤❤❤❤❤

  • @FarxiyoCismaan-lv9rl
    @FarxiyoCismaan-lv9rl Před 5 dny +2

    Barakoba rer kiina dhaqda ❤❤❤😊😊

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo Před 5 dny +2

    Maashallah idinjacliyaa ❤❤❤

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Před 5 dny +4

    Meherkaaku filan isku waara ubad idin anfaca kala hela aamiin waad u samirteen jacelkiina

  • @minhaajmohamed6155
    @minhaajmohamed6155 Před 5 dny +1

    Masha allah alle ha idin xifdiyo dadkana sida uga walaa aayar xfdiina isaga hoyda wxba aroos ha dhiginina dadki baba idin warershaye say idin lahayen aroski meeh

  • @user-hr7pt7tc1t
    @user-hr7pt7tc1t Před 3 dny +1

    Allha idin barakeeyee wll hasal quruxeey jirkada siwacan u asturo abayo maradan jirkada mawada qarinayse naarta Allah naga xoreye

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Před 4 dny +2

    Manash allaah❤❤

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 Před 4 dny +1

    Maan sh Allaaah nolaada guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤ dhala baariyaal caafimaad qabah

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před 5 dny +1

    Masha allaah wllo

  • @maryanabdullahi2612
    @maryanabdullahi2612 Před 5 dny +1

    Maashaa allah ilaahay hadin xifdiyo waan idiin xiisnay farxad ku waara talk care each other ❤❤❤❤ ciyaal cumar xabeeb hospital waa idinku soo socdan iska caliya

  • @user-kr2rg1ic8d
    @user-kr2rg1ic8d Před 4 dny +2

    Allaha idin barakeeyo guriga awlaadna allaha idin ku siiyo barakaysan

  • @sagalmahamud4506
    @sagalmahamud4506 Před 4 dny +1

    Mashaa Allaah ❤👍 😊

  • @ansalmaxamed8945
    @ansalmaxamed8945 Před 4 dny +1

    Masha alah

  • @fathiaosman2294
    @fathiaosman2294 Před 5 dny +1

    Masha Allah habalyo

  • @nimomumin9029
    @nimomumin9029 Před 5 dny +4

    Wll jaceelkuuna guulaystay waan ku farxay waxad tahay nin waxgarad ah madama gabadha jaceelkeda urumaysay wiil iyo gabadha kala hela

  • @hibaaqfaysal1780
    @hibaaqfaysal1780 Před 5 dny +1

    Mashalaha❤

  • @miskiabdiqani9323
    @miskiabdiqani9323 Před 13 hodinami

    Allah saan uqoslayay waan fuuray wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 4 dny +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @CumarfaraxGuure
    @CumarfaraxGuure Před 5 dny +2

    Iskuwaara inshaalh

  • @deeqowarsame3170
    @deeqowarsame3170 Před 5 dny +1

    Mashallah

  • @SagalBashir-kz2sk
    @SagalBashir-kz2sk Před 4 dny +1

    Mash Allah ina adeerkay iyo dumshii ❤❤

  • @fahmoraago9510
    @fahmoraago9510 Před dnem

    Waaw nice❤❤❤ isku wara

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Před 4 dny +1

    Mashallah ❤❤🎉 cad cadka❤🎉

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 Před 10 hodinami

    Hazal asturka waa muhiim

  • @user-fr7hm7xe8y
    @user-fr7hm7xe8y Před 4 dny +1

    Masha ALLAH wll OGOW ciyalkaga plz

  • @abdirahmansamaanaden3570

    Mansha Allah nice family isku wara walalyal 💕❤️💗💯🙏

  • @DekaAwaleh-gc8fd
    @DekaAwaleh-gc8fd Před dnem

    Mashaallah ❤❤❤❤

  • @qaalisharaf6536
    @qaalisharaf6536 Před 4 dny +2

    Manshllh iskuwaara ❤

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 5 dny +6

    Waxan filayaa meherka ku filaa wa iska xarooden wa mansha allah dantooda iyagaa yaqano allahs isku kin barakeyo wiil iyo cano gabar iyo cano

    • @shukriyussuf9511
      @shukriyussuf9511 Před 4 dny

      Haa walal Allah haiskubarakeyo....muhimada waa meherkaa waxaa kalee waa iskaa malaa yacni

  • @user-yv4ci1wc9n
    @user-yv4ci1wc9n Před 2 dny

    Mzha allah
    Alle haysukiin daayo ❤❤❤❤

  • @SaraHani-r8h
    @SaraHani-r8h Před 2 dny

    Maasha Allah

  • @FaduumoXuseen
    @FaduumoXuseen Před 4 dny +2

    Wll xaaskaaga asturo 😮

  • @RahmoabdiosmanRahmoabdiosman

    Noso badiya videoyadan cml

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 Před dnem +1

    Allah nayaa hazal gorma uurka yelatay aroos baan sugaynee 😂😂😂😂

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 2 dny

    Waan idan salamy wallo

  • @user-tz5rn9gw7l
    @user-tz5rn9gw7l Před 5 dny

    Masha allh isku wara

  • @user-ug6yh8ef3q
    @user-ug6yh8ef3q Před 5 dny +1

    Qoys barakaysan oo badhaadha hazaal iyo kaafi 😊😊😊😊

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 Před 5 dny +2

    😂😂😂😂😂😂walaahi kuwan waan uxiisnay nosobadiya maasha Allah ilahay ha idin xafido

    • @Supr93
      @Supr93 Před 4 dny

      from me my best year uncle ever the same 😂

  • @sawdahusern4121
    @sawdahusern4121 Před 2 dny

    Msha allaa ❤😂😂😂

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Před 8 hodinami

    Masha allah ❤❤❤😂😂😂

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 Před 2 dny

    ilahay isha haydinkahayo🤲🤲🤲

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 2 dny +1

    Sida ay u leeyihiin xaaskayga ninkayga ayay barina is qarxinayaan wuu igaraaci jiray sidan buu ahaa sidan bay ahayd.
    Waa dhamaan CZcamsrada xaaskooda mesha keenay
    Waa true story
    Lakin se wan ku ducayn aderr

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m Před 3 dny +1

    O meyisarosen labadan mashalah lkn waidinkufarxay wlhi ❤❤😂😂 gulesta idim ilhy gabadana asturka udardaran kaafi

  • @user-km9ty8kt1v
    @user-km9ty8kt1v Před 4 dny

    Noso badiya wllayal😂😂

  • @umu2600
    @umu2600 Před 5 dny

    Indhawayd ildinbma arg mashalahaa iskuwara wll

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he Před dnem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umucaisha734
    @umucaisha734 Před 5 dny

    Nakada yuu kafi yuu cadcadka naag kadonanee❤❤❤

  • @Xarago180
    @Xarago180 Před 4 dny +1

    ❤❤❤

  • @user-nq5zb4bm7y
    @user-nq5zb4bm7y Před 3 dny

    Kkkkkkk walahi fani batihin kk

  • @LeylaMohamed-tw8fl
    @LeylaMohamed-tw8fl Před 4 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-kr2rg1ic8d
    @user-kr2rg1ic8d Před 4 dny +2

    Hasaleey asturnaanta ku dadaal

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Před 5 dny

    Good

  • @MuxuboAli-o4v
    @MuxuboAli-o4v Před 6 hodinami

    ❤❤❤❤❤

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY Před 5 dny +1

    iskuwaaran hunoyel ❤❤❤❤❤❤

  • @UgasoYusuf
    @UgasoYusuf Před dnem +1

    Gabadha maad caroos udhigtid gun batahay

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 Před 2 dny +1

    Macmacaan iyo caano iyo shaah caafimaad ma aha

  • @fatimaabdiahmed5806
    @fatimaabdiahmed5806 Před 4 dny

    Jah igada ciyarta❤

  • @user-fq2sh6en8c
    @user-fq2sh6en8c Před 5 dny

    Asc maash alaaaa in badn baan sugaayay idinko rer noqo day anig runtii farxdiinu wafar xadayd ale haysu kiin barkeeyo talon Wan idin sii ayaa walaal tinim farxadiin jacyl kiina wanaagsn qarsad dadk haska dusin in badan onolo shiinaas an rabin ayaa jirt ale haydin kaqabto kuwaan wad mahasan tiin❤❤

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 Před 5 dny +3

    Isku waara
    Awalba wad noo oyi jirteene
    Imikana wad qoslaysaan 😅😂

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed Před 4 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-sy1xu5kw9l
    @user-sy1xu5kw9l Před 4 dny

    isku.waara.wanidiin.xiisnay.❤❤❤

  • @ardoabdi5098
    @ardoabdi5098 Před 3 dny

    🎉🎉🎉

  • @user-fq2sh6en8c
    @user-fq2sh6en8c Před 5 dny +2

    Farxadiin wanagiin qarsad in badn okaxun bajirte ale hadin kale xiyo qarsad wanink farxsany maash alaaaa ❤❤

    • @SaafiAli-wd5oq
      @SaafiAli-wd5oq Před 4 dny

      Mashaa Allah illahay haku xafido si fiican ayaa ugu caqli celisay

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Před 4 dny

    M.a

  • @RidwanAhmed-ol2ur
    @RidwanAhmed-ol2ur Před 3 dny +1

    Wad igaqoslisen❤❤

  • @Truckdriverman22
    @Truckdriverman22 Před 5 dny +1

    OO maxa ka wanagsan digirta waba cuntada ugu wanagsane

  • @RidwaanGeele
    @RidwaanGeele Před 5 dny +1

    War silabta😂

  • @Sabirin59
    @Sabirin59 Před 5 dny

    Masha alah hasal way catowday maxa ku dhacay talow barigii ad isla meraysan jirten bay burnayd😅 lakin sidas bay qurux ku tahay balseh kaafi wa sidisii lamaba modi nin jawi kale galay nolol cusub wad isku nuraysan wlhi ❤ m.a lamane qurux badan isku waara abidkiin ubad kheyr qabana kala hela waligin sidas uwada joga intad qaylada iyo iska garab hadalka iska daysan is cintirama o ilahay jaceyl weyn iyo nolol weyno wacan ha idin dhex dhigo wll ubad kheyr qabana kala hela❤🤲🤲💯

  • @umucaisha734
    @umucaisha734 Před 5 dny

    Jeceliya farxadinaaaaa

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Před dnem

    Wa alxamdulilah hadaad is guursateen lkn aroos kiin maba arage

  • @abdiali1775
    @abdiali1775 Před 5 dny

    Allah kugu dhaarshee hada waxaan maad video nooga dhigtay kolee iskuwaara oo ubad kher leh allah haidin siiyo

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb Před 3 dny +1

    Gabareey ninkii aad habeen iyo maalinba u harjadeeysay maantaad hanatee, laakiinse laakiinse

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 Před 5 dny

    😂😂😂❤

  • @Hamzadahir-pf4hl
    @Hamzadahir-pf4hl Před 2 dny

    m. a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SucaadMaxamuud-wm5en

    Waan qoslay😂😂😂nolaada

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Před 3 dny

    Oo goormey aqal Green

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 Před 2 dny

    Ilma adeer baruurta iska ilaaliya

  • @rahmoabdullahi3406
    @rahmoabdullahi3406 Před 3 dny

    Masha allaha ilma aderayal hazaal iyo kafi cbdi jacaylkinu hawaro lkn fudaydka jojiya😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před dnem

    😂😂😂😂😂

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 Před 5 dny

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 Před 2 dny

    Oo away arooski gabadha

  • @hamdiali7883
    @hamdiali7883 Před 2 dny

    😂😂😂

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 Před 3 hodinami

    😂😂😂😂😂 waa caade degir

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 Před 3 dny

    Mashall Allha ❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 4 dny

    Dadka aflagaadeynayo hazal ee ku mashqulsan ka dega wad akhlaq xuntihiine .hazal wa marwo sharaf leh 18malyan baa ilaashanayo oo boqorad utahy oo jecel guri ogaden bey ku dhaqmeysa wa gabar ogaden ah ee nooga lexda habraha iyo odryasha ku dhagan ee ku duqoobey 40jirada kugaarey doobnimo. Ha cunina rerka cusub carabka iyo isha ka jediya cayuuminaasku wa khater .hazal wa guulesatey mar hadii riyadedi u rumowdey. Isku wara wilal iyo gabdho cafimad qabo allaha idinku irsaqo kuwii isjecrl isku waara noqda insha allah jigjigan idinku soo dhaweyneyna malin dha ntada la idinku tumi faafan iyo qoraxey

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Před 23 hodinami

    Rooskiinii wa goorma

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před 4 dny

    Cream sweet ah baa dusha loogu shubaa