Laba sannadood kaddib,Waa Sidee Xaaladda Soomaaliya. Faragelinta Imaaraadka,Amniga&Siyaasadda.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 05. 2024
  • Laba sannadood kaddib,Waa Sidee Xaaladda Soomaaliya. Faragelinta Imaaraadka,Amniga&Siyaasadda.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 143

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Před měsícem +11

    Maa shaa allah wasiir cawad waa nin runta asiiba waa dadka soomaali u haray oo wax garadkaa alle ha ku xifdiyo abti🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před měsícem +12

    DASTUURKA UGU WAYN EE AAN KHALDAMIN EE RABBIGII NA ABUURAY INOO SAMEEYEY WAA QURAANKA IYO SUNNIHII NABIGA.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před měsícem +3

    Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaa noo haysaa
    ❤❤❤

  • @Awalesomali
    @Awalesomali Před měsícem +11

    Waxan dheer naga daa qayb qayb u soo gali like professional

    • @samiiradirie2559
      @samiiradirie2559 Před měsícem +3

      Like professional sidaan waye sxp aduunka barnamijyada waawayn saan ayay udheer yihiin.

  • @User7654suy
    @User7654suy Před měsícem +4

    ﴿وَإِذا قيلَ لَهُ اتَّقِ اللَّهَ أَخَذَتهُ العِزَّةُ بِالإِثمِ فَحَسبُهُ جَهَنَّمُ وَلَبِئسَ المِهادُ﴾ [البقرة: 206 - 206]

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před měsícem +14

    Masha Allah diplomatic Sare Warkiisa Wuu Nagalaa Wa Nin Aqoonweyn uleh Siyaasada Aduunka iyo Gobolka Qaarada Africa Wasiirkii Arimaha Dibada Somalia mudada dheer joogay

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před měsícem +4

    Maashaa Allaah, waa dhaliil ka fog cadiifad oo caqli iyo cilmi taariiq raac ah ku dhisan, oo wacyiga jira in runta laga sheego ay xaq tahey, aad baan kuugu raacsamahey dhaliisha waxtarka leh ee aad soo jeedisey, lkn Inta badan oo dadkeena ka mid ah weli uma bisla dhaliisha waxtarka leh, oo wax lagu saxo, lkn heer aad u liita ayaan ka joognaa oo fikirka fiican ku cabira keliya reer hebel buu ka soo jeedaa baa fikirkii fiicnaa lagu tuurayaa… goormaan ka baxeynaa maskaxdan iyo aragtida qabiilka keliya wax ku aragto, goorman ka gudbeynaa oo talada wngsan Adaa ku nool lkn adiga kuguma noola….Mhdsanid wasiir

  • @user-gb2zi9wi2t
    @user-gb2zi9wi2t Před 7 dny

    Mnsha allah

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem +4

    Rumayso ama ha Rumaysan Xasan Sheikh ma doonayo in uu dawlad Soomaaliyeed dhiso balse waxa uu rabaa oo ku hawlan yahay in uu bur buriyo oo aan la helin dawlad Soomaaliyeed oo shaqaysa

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 Před měsícem

      Dawlad soomaaliyeed horaa loogu khasaaray looguna kaladhintay waanay muuqataa xaqiiqda dhabta ah ee jirtaa maanta inaanay soomaaliya dambe dhismayn oo la isku nacay.
      Dantu waxay ku jirtaa sidan.
      Jamhuriyada barakaysan ee somaliland .
      Jamhuriyada somalia
      Sidaana dadku ku kala bogsadaan laba dawladood oo jaara isna ixtiraama .

  • @xaawomaxamed8701
    @xaawomaxamed8701 Před měsícem

    Manshaa alaah ilaahy haxifdiyo ahmed ciise cawad

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před měsícem +4

    Fiqi ministe foreigners affair😂😂😂 he has not clue whatsoever,neither no experience 😂😂😂

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem +2

    Sababta ay awoodda ugu soo ururtay kuwa madaxda u ah dowladda iyo dowlad goboleedyada waxay hantiyeen la'cag aad u farabadan oo ay ku laaluushaan kuwa baarlamaan ku sheegyada sidaaseey ugu afduubanyihiin dalka iyo dadkuba.

  • @zakariamohaShocow
    @zakariamohaShocow Před měsícem

    sxb waa mahadsantahay Abdijaliil

  • @abdiganiabdi6385
    @abdiganiabdi6385 Před měsícem +1

    Ambassador Awad waxaa tahay aqoonyahan qiimo badan u leh Somali. Guuleyso, I enjoyed listening not only your answers to the reporters' questions but also your lecture on what state building is and what it takes for our beloved country to get back on its feet. Thanks ❤

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics Před měsícem +3

    PROFESSOR/AMBASSADOR AHMED CIISE CAWAD WAA AQOON YAHAYN SIYAASADA WAX BADAN KU JIREY KUNA XEEL DHEEL ARIMAHA IYO XEELADAHA SIYAASADA SOMALIA MEEL DHEERNA WAX KA ARKA WAA RUNTIIS EMIRATEKU BUR BURKA WADANKEENA 80% BUU QAYB KA YAHY MADAXDEENANA ISAGAA ISKU DIRAYA

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem +3

    Halku dhigga xasan sheekh awalba sax MA aheeyn caqliyan maadaama haysan dhicikarin in adduunka oo dhan aad heshiis
    Noqotaan. Maadaama ilaaheey abuurstiisa ka mid tahay in lakala duwanaado caqli Yada Bani aadamka iwm

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 Před měsícem +3

    Maasha Allah, Allah bless you Walaalo Wasiir Awad Wuu Asuubay Labada Dhanbad Boogohoodii Allah Caqliga hakuu Barakeeyo Xassan Munaafiq Waxbuu Haleeye Wax ma Hagaaji Wixiisu Waa Dhilo Iyadaa Kaa indha adag

  • @user-rh4oo6dj6g
    @user-rh4oo6dj6g Před měsícem

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics Před měsícem +5

    brother 3 parts inaad ka dhigatay ahayd👏🏽👏🏽GUULYSO LEGEND

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 28 dny

    Dowlada somaliya ayaa ka masuul, hadii itoobbiya bada qaadato.period

  • @hajihassanyassin1653
    @hajihassanyassin1653 Před měsícem

    He knows very well, geopolitical in the world.

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 Před měsícem

    DR, Ahmed Esse Awad congrats

  • @mohamedsalah1819
    @mohamedsalah1819 Před měsícem +1

    Asc best diplomatic wasiir hore inaba caadi ma ahan abdijaliil bring lake Ahmed awed now xasan his government Hassan guurguurte waa qashin dawladiiii iyo dastuuurkiii uu kudhaartey qarbuuuu lafuuiley wali haduuu see leeyahey one man one vote war bal maxuuu heestaaaa muqdisho xataaa alshabaab baakuheesato

  • @maxmedmaxamuud4256
    @maxmedmaxamuud4256 Před měsícem +2

    Nimankan bariis ka ciidanka dhacaya soomali naf uma hayaan ee Allah hana dhaafiyo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před měsícem

    @Abdijaliil maasha allaah waxaad moodaa wariye inkabadan 30 sano kusoojiray saxaafada. Siyaasi culus na waad nookeentay keep going Adeerow

  • @kingmubarak9146
    @kingmubarak9146 Před měsícem +2

    Amb ahmed ciise cawad waa aqooyahan waayo arag ah siyaaasada somaliyaa waxbdn kuso jiray

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 Před měsícem

    Somalida iyagaa raban inay sidan unooladan dibada kuwa tegeywadamada aytagen badankoodu dantooda maracadan ilAa qofku dantiisa racan horumar magaareysid❤

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 Před měsícem

    Omar ninka qaramada midoobey uu kahadlayo tarikhda Andalus waxey ka tageen wax dhaxal gal ah lkn carabta maanta jirta muwaafiqo leh tarikhna kama hadlayan ninkas qaramada midoobey xukuma school ayuu kusoo dhigtey wixii dhacay tarikhda Andalus lkn kuwaan carabta maanta jira ayuu layaaban yahay waa dhowr iyo toban wadan aan israbin ama gaalo ushaqeeya umajeedan awooda Allah siiyey waa Dameer ama donkey malab ku raran waaye carabta. Aniga waxan dhihi lahaa somaliya ha isaga baxdo jamacada carabta haddii kale waa lumeyna goor ay ahaatoba carab manihin diin ayaa naga dhaxeysa lkn sidaan ayku socdan carabta laguma sii mid ahaankaro jamacada carabta madaxda somalida ayaa xun tuugsi ayey barten .

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před měsícem +1

    Arinta ugu mihiimsan waxay tahay in Madaxweynaha lala xisaabtama , oo la dhaho khasnadda dawladda sharci uma haysatid inaad sidaad doonto ka yeesho. Laakin, hadii laga ogolaado inuu lacagta umadda intuu rabo qaadan karo, qofkuu rabo siin karo, Madaxweyne ma ahaa waa Boqor , dhibaatadu waa halkaas oo keliya.

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 Před měsícem

    Dr. Awad is legend and well educated man.

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 Před měsícem

    Xasan mooryaan wuu la annbadday dawaladanimadii somalia. WAANA MOORYAAN.

  • @yayaabdi
    @yayaabdi Před měsícem

    Lack of separation of powers such as :
    1_Executive branch
    2_Representation of the parliamentary branch of both houses:
    3_ judicial system:
    That's why somali government is not functioning according Dr Awad .
    Just lack separation of powers:
    And there is no check and balance or either hold up accountable systems.
    The constitution supposedly work according framework whichever based under formula 4.5 systems...

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem +5

    Xasan Sheikh dawladnimada Soomaaliya waa bur buriyey waana sida uu rabo oo dhab ah

    • @dahabilyrics
      @dahabilyrics Před měsícem +3

      WAA QOF BAAHAN WAX WALBA INUU IIBIYUU RABAAA

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před měsícem +1

    Waa ciyi waa ka beryey mar hore ayey ahayd in uu sidan u sheego

  • @haboon180
    @haboon180 Před měsícem +1

    Faqash iyo moryan waa juhalo indho la. Magacii waxa la yidhaa somali wey ku xaareen. Waxa uu ku hadalay oo dhami waa sheeko faqash iyo caruurnimo.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem

      Anaa amiir beey rabeen in lagu dhaqo waa laga diiday dalkana waa kan dhaqaaay oo chapter 7 laga saaray hubkii loo fasaxay deynti laga cafiye dastuurkey naf modeen in aay dadka ku jahwareeriyaan beey rabeen birtaa loogu dhuftay marka waa la ciilan yahay wax aay isla rabeen baa la qabtay cuqdada iska saara walalkiin wax u ogolaada waa diidan yihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu Před 12 dny

    Editing Halmar aan u sacbina runtii sida uu soo koobay nuxurka?

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před měsícem +1

    Ma madaxweyne ciidanka dalku cadow u arka Puntland cadow u arka qofka aqoonta lehna cadow u arka ayaa gardheereyaalniska dhicin kara Isaga ayaa ka xun GAR DHEEREYAASHA

  • @abdiasismahamed3144
    @abdiasismahamed3144 Před měsícem

    Dadaal wacan saaxiib

  • @abdirahmanabdikadir3270
    @abdirahmanabdikadir3270 Před měsícem

    Mashalah dadka waxbartay qabiilka ay doonan ha noqdaan in booskood lageeyo aya fiicnan lahayd lakin aqoonta hadi aan la tixgilineenin wa dhibato

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre Před měsícem +4

    Best political analysis

  • @osmanjama
    @osmanjama Před měsícem

    Wasiir Awad runtii waa shaqsi leh faham siyaasadeed oo ka sareeyaa dad badan sheegta siyaasad. waxan aad uga helay siduu u dhigay arinta dastuur badalka uu HSM wado.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 28 dny

    Den.maanta waa lagu aamini.karaa jiritaanka puntland iyo amnigeeda.

  • @korkore4819
    @korkore4819 Před měsícem

    Plnd waan ku dhashay lakiin ma rabo.
    Waa noocii 1960 xamar aan u dirsanay oo aan wali nagu soo noqon.
    Cawadow adna ha noo imaan saa xil aad qaadato waxba ku soo celin mayside

  • @user-tq6wf8xi7r
    @user-tq6wf8xi7r Před měsícem

    Waa. Aqoon. Yahay. Miyirqaba. Wasiir

  • @mahadyusuf4224
    @mahadyusuf4224 Před měsícem +2

    Danta shaqsiga tan Qaranka ayaa kaween

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 Před měsícem

    Qatar 🇶🇦 maxaa naga galay Emirates la,aantiis manoolaan karno woow waa kii dhihi jiray markuu mucaaradka ahaa markuu yimidna Qatar 🇶🇦 oo laamiya noo dhistay ciidan noo taba bartay walaalnimo fara gelin la,aan Nala shaqeeyay ayuu buriye markaasuu Emirates oo lugooya ah soo celi maantana cidla bay kaga dhaqaaqeen kaxaa xaabi hee

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 Před měsícem

    Aflagaadadu waa ceeb ee dadku wasiirka haka xishoodaan

  • @abdullahiahmed2059
    @abdullahiahmed2059 Před měsícem

    Dr Cawad dadka kula heerkaa Somalia lagama dhagaysto ee waxaa kaa shidan heerka Sacdiyo firinbi iyo Hon Aadan Madoobe!

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před měsícem

    S/c waxa la rabey markii uu arkay in khald jiro in uu is caslio dabadeedna ka ffalloodo wuxuu isu casiley laakin markuu dantiisii ka arki waayey ayuu hadda ka hadlyaa wixii horey looga vaahnaa oo ahaa in uu is casilo
    Si kuwa kalena ugu daydaan markaas ayuuu XASSN NACS WUXUUN SAREEMI LAHAAA IN KASTA OO U DHSHAY QOF HAN YAR ARAGTI GAABAN AAN GARAN KARIN WAXA FOG IYO WAXA DHOW EE EAX KA EEGA MEEHSA IDUHU/RIYUHU/GEELU/LO,DU AY DAAQA KA ARKAAN OO HADDDII DADKA OO DHAMMI ISUGU TAGAAN AAN LA SIXI KARIN WAAYO WAA DAMMMIN CADOW KU AH DALKA IYO DAKA SOOOMAALIYEED EE U JILICSAN CADOWYDA FOG IYO KUWA DHOW.
    ILAAHOOW DOQNKA DALKA NOOGA QABO.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před měsícem

    الله اكبر قال وزير الخارجيه السابق الصومالي ، لوكنت معلما الذي تراقب النجاح والرست لظلابه لرست لظلابه. المقارنة هنا لحكومة حسن شيخ التي وصفه الحكومة الفاشله، لانه الخلاف موجود بينها وبين الاقليم بنتلان الذي يحسبت لعترافها لانه الخلاف جدر موجود بين بنتلان وحكومة المركز في مقدسوا . السال المطروح لماذا الأقاليم اربع وحكومة المركزية بيهم الاتفاق المعظم الشؤن حكومة الصومالية ولكن بتتلاند لا توافق اي شئ حتي حكومة المركزية تنفذ الشروط البنتلاند ولكن الحكومة المركزية لا تستطيع أن توافق أو رءات ضد لمسالح الصومالي

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    imaradkah waxaa wanagsan in lah layoh waxan dhibkah kah jirah somaliyah waxaa kah wadah imaradkah

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar Před měsícem

    Kan waziir fashilmay waaye kii aamus lagu lahaay microphoneka dhig kheyre lahaay soo ma ahan aduunka heshiis lama ahan ayuu lee yahay dal aan eth ahayd oo ay la dagaashay soo sheeg dheh

  • @jacfaryare7388
    @jacfaryare7388 Před měsícem

    19:20
    رحم الله من عرف قدر نفسه : علي بن أبي طالب

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 28 dny

    Sax, who cares if itobiya loses Bala Bala.abi waa macangaf

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 29 dny

    Tan iigu daran anagoo indhaheen soo😅

  • @faisalhersi5681
    @faisalhersi5681 Před měsícem +6

    Xasan wa musiibo somalia 🇸🇴 ku habsatay somalina wu kala diray.

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 Před měsícem

    Waxaasoo dhami waa maxaa anaga naloo siin waayey raysalwasaaraha...... Kkkkkkk😊

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Před měsícem

    Wasiir cawad wuxuu compare ku sameenaya wadamada hora maray iyo somalia taasna somalia kama shaqeeso wasiirka waa nin wax bartay wuu ogyahay in madaxdu tahay 3 nooc
    1, nin dhaqaale doon ah,
    2, nin aarsi u yimid oo wax tabanayo,
    3, iyo nin daacad ah oo rabo inuu wadanka hagaajiyo,
    Madaxweyne xasan sheekh waa dhaqaale doon hadii afarta sano u dhamaato uu helo fursad mudo kororsi ah wuu sii joogi wixii qabyo ka ahna wuu sii aruursan hadii laga hor yimaado dooradii dadbaneed ayuu qaban mucaarad wuu ku noqon dowlada cusub si somalia aysan u istaagin oo halkaa aan joogno,

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před měsícem

    Dhibka idin haysta waa Somaliland ood faraha kala bixi weydeen oo dawlad kasta iyo madax kasta oo idiin hogaamisaaba ay burburkeeda iyo cunaqabataynteeda aad muhiimadda koowaad ka dhigateen.
    Ogaada:
    Somaliland waxay dawladnimo heshay hortiin
    Somaliland kama mid ahayn dib u dhisidda Federal Somalia
    Somaliland kama mid ahayn saxeexayaasha dastuurkiinna talo iyo tacabna kuma lahayn
    Somaliland weligeed ma aqbalin Ka midnoqoshada federal-kiinna
    Dadka reer Somaliland eed ku darsateen federal-ka darsateen iyaga ma metelaan mana ay soo wakiilan.
    Heshiisyadii wadahadalka aad la gashaan ma fulisaan.
    Alle iyo adduunkuba waa idin arkaa

  • @letsknow2587
    @letsknow2587 Před měsícem

    Emaratka iyo Somalia maxaa naga galay

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 Před měsícem

    Dadka ka soo jeeda buntland waa dadkii dumiyay dawladmimadii somaliya maantana waxa diminaya waa buntland

  • @Mahameddeeq8046
    @Mahameddeeq8046 Před měsícem +2

    Cuqdada aad u qabtiin dalka hòrmakoo garay hormmar isku filnasho beeninesiin

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem

      Anaa amiir beey rabeen in lagu dhaqo waa laga diiday dalkana waa kan dhaqaaay oo chapter 7 laga saaray hubkii loo fasaxay deynti laga cafiye dastuurkey naf modeen in aay dadka ku jahwareeriyaan beey rabeen birtaa loogu dhuftay marka waa la ciilan yahay wax aay isla rabeen baa la qabtay cuqdada iska saara walalkiin wax u ogolaada waa diidan yihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i Před měsícem

    Waa dhab reer waliba nin buu doonayaa hadii daarood fuulo hawiyaa qaylinaaya hadii hawiye fuulu daarood baa qaylinaaya waar dawldan dhex ha la baabiiyo oo nin waliba xeradiisa ha ku ee kaado maxaa la isku haystaaba

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 Před měsícem

    Nin dhan oo masuuk sheeganaya oo kuhaya gaaladu waxey tiraahda!
    Horta madax isku sheegtan maxey ku diideen iney diinta bartaan iyo hadallada culimada ileen hadallada gaalada wa barteen oo juhdi waa galshaane?

  • @Norabdik
    @Norabdik Před měsícem +2

    Qof walbo aad isledahay waa mawadin dhab ah Then kisa u cad , Shalay Wuu dadaalayay Lkn Xilka markii laga badalay Asi ayaa ku dhagan Waan tan sababta aan qayrken uga harany
    Nin walbo wuxu rabaa anaa siyad ah inuu yiraahdo ama Guul wade aan ani ahyn ma jiro😢
    Cawad Wan ku baranay
    Mahadsanid

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem

      Anaa amiir beey rabeen in lagu dhaqo waa laga diiday dalkana waa kan dhaqaaay oo chapter 7 laga saaray hubkii loo fasaxay deynti laga cafiye dastuurkey naf modeen in aay dadka ku jahwareeriyaan beey rabeen birtaa loogu dhuftay marka waa la ciilan yahay wax aay isla rabeen baa la qabtay cuqdada iska saara walalkiin wax u ogolaada waa diidan yihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-cq9qu9vr2y
    @user-cq9qu9vr2y Před měsícem

    Kooda iyo kooda ween xasan u xanaaqsan yihiin dalka dhan uma jedan her itobiyan ku biran marayan

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem +1

    Waa yahay ee Maa laga qabto kuwa dalka meel xun kuwada oo loo fiirsanayaa?!!

  • @abdikarimsamatar7226
    @abdikarimsamatar7226 Před měsícem

    cawad ilahow ada mahadle saas buu rabey inuu mweyne puntland
    ku noqdo bal arag ma leh
    cod ma leh

  • @abdinoor1396
    @abdinoor1396 Před měsícem

    Kani bilaash looma badalin mj markasto waa mj waana lagu fahmey, wixii uu soowadey hadana wuu is cadeeyay reerkuu yahay lkn maxaa soomaliya wax looga weydiinayaa taabaa ah qalad weyn

  • @mayo3607
    @mayo3607 Před měsícem

    Dadkay Ethiopia tababaratay ( SSDF iyo SNM) waligood waa😂cadow Soomaaliyeed. Cawad, waa ragii SSDF ee Ethiopia tababaratay, Soomaali heshiis ma aha wuxuu uga jeedaa Puntuland iyo Somalia heshiis😂ma aha, marku leeyahay Markuu leeyahay aduunka heshiis lama nihina wuxuu ula jeedaa “ Ethiopia heshiis lama nihin. Munaafaq jaajuus Ethiopia u ah oo ku cimriyay weeye Cawad.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 28 dny

    Vivo hasan shiikh ku adkayso macangagnimadaa. Mindi mindi ku taag policy baad arintaan oga dabaan kartaa.

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před měsícem

    war maxaa noogalay sidaan war ragu jaadka hadaayaan naagahana hashaqeeyan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před 28 dny

    Abi waa dhurwaa boodh iskuqarinaya,markuu ku qabtana waa finish.ku qabso ku qadimaysid.

  • @Hadibalad
    @Hadibalad Před měsícem +2

    Sheeeeko sheeeko sheeeko xariir oo shaah wadan idiin dhex martay !!
    Maxay tahay wadaaadka isga iska dal dalmaaayo 🤦🏾😂😂😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem +1

      Waa calool xumada heesa wax aan aniga qaban waaye maxaa u qabatay baa leysku heestaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shantasomaliyedigabadan7588

    Sax somaalinimo ina deeqda runtii

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Před měsícem +2

    Ex wasiir waan ka xumahay adiga oo aqoon yahanki wadankan ah in aadan mudaawin soomaaliyeed ahaan u hadli weeyso wax waa dhaliili kartaa laakin dal dhaqaaqaya in aad lugaha ku dhagtaa sax maaha waad aragtaa in dalkan kan dhaqaaay oo chapter 7 laga saaray hubkii loo fasaxay deynti laga cafiye dastuurkane ayad maaha madaxweynaha wuu sheegay ku dar iyo ka dhin buu lee yahay koleey barasha wanaagsan adigaa credit kaga iskaga ciyaaraya

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 Před měsícem

      Bro xaqiiqda iyo xaalka saxda ah oo wadanka kusuganyahay oo umada oo dhan aay wada aragto adiga kuuma muuqato waana waxa wadankan uu horey ugu socon la'yahay oo ninwalba uu durbaanka ugu tumayo ka aay reer qansax isku yihiin.
      Ninkan wasiir Awad waa nin si dhex dhexaad ah iyo waaqiciga saxda ah oo aay dawladnimada Soomaliyeed aay ku sugantahay ayuu si xirfad iyo aqoon kudhisan usoo gudbiyay umadana waa aay wada bogaadineeysaa.
      Dawladnimo iyo waxa maanta madaxda Soomalida aay dawladnimo u yaqaan waa kaaf iyo kala dheeri.
      Alle dawladnimo sax ah oo aqoon iyo dadnimo ku dheehan Allaha ina siiyo.

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 Před měsícem

    Mooryaan xasn xaraash qaran baqti u sajuude dalka walaga qabanaa insh Allah tuuga

  • @abdirizaksiyadhussein4773
    @abdirizaksiyadhussein4773 Před měsícem

    Kaalay Rid hee adi

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Před měsícem

    Xalku waa kitaabka alle ee fastuur jinni aan iska tuuro oo walaalo noqano waaba nahe.

  • @user-kj3gv5ig9k
    @user-kj3gv5ig9k Před měsícem

    Xaasidnimada foolxumaa u dheer

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před měsícem

    Dhaqanka reerku waa kaas.

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya Před 12 dny

    Argtidiisu wey saxantahy lakiin hadi lo dorto uma dhaqmi dona sida u sheego😂

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 Před měsícem

    Ciise cawad waa isku dhex yaacay lacagta imaaraadka hadii laqanwaayo saw dalka madhex gasheen oo dhibkaad hore imaaraadka ugu eedaysay kuna ayna fuliyeen

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem

      Anaa amiir beey rabeen in lagu dhaqo waa laga diiday dalkana waa kan dhaqaaay oo chapter 7 laga saaray hubkii loo fasaxay deynti laga cafiye dastuurkey naf modeen in aay dadka ku jahwareeriyaan beey rabeen birtaa loogu dhuftay marka waa la ciilan yahay wax aay isla rabeen baa la qabtay cuqdada iska saara walalkiin wax u ogolaada waa diidan yihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Před měsícem

    WADANKII AYAA KALATAGAY TAREENKIINA DHIIQUU GALAY

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv Před měsícem

    Cawd wuxu quuddareynayey wasika dibadda markuu arkay ninkale la
    Magacabay ayuu qaylo quuq bilabay tasturkau maxamud saleban u istaagi maayo saxiib

  • @ogademabsame1515
    @ogademabsame1515 Před měsícem

    Malaha ciddii majeerteen isma badesho!! Yaab badadanaa, Mareexaan xaal Ogaden qaado.

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 Před měsícem

    Asc hadii la,isku tashado, la,is aamino dalka la aamino beeraha labeero kaluunka la soosaaro gacan hoorsiga la iskadaayo cidana looma baahdeen.

  • @abdinoor1396
    @abdinoor1396 Před měsícem

    Wax kastuu bartey waa daba dhilif Ethiopian yaan soomali wax Laga weydiin mj teenke muwadin ma noqdaan

  • @_22260
    @_22260 Před měsícem +1

    Nin kaan mu iska aamuso warbadanaa

  • @salahabass7605
    @salahabass7605 Před měsícem

    Ninkan waa nin bisil oo kasobixi karo shaqo kasto.

  • @Waarya-q6e
    @Waarya-q6e Před měsícem

    Xasan Culusow haddii uu dastuurkii ka leexday, Dani maxaad ku eedaynaysaa?

  • @user-zf9qg2qf7o
    @user-zf9qg2qf7o Před měsícem

    shakady Cli mhda gar lh.. cydadna gar lah..... ‏‪ayw wadaaa......
    Hhhhhhhh.....mar ay wzar naqatay.....sa madxa nga wrarasy war laaaaaa

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 Před měsícem

    Qabiilku dawladnimo maaha

  • @User7654suy
    @User7654suy Před měsícem +3

    Imaaraatku Waa Cadowga Dowladdaha Muslimiinta.🇦🇪👎🏿👎🏿

    • @anab9951
      @anab9951 Před měsícem +1

      Waa xaqiiq waanad asiibtey

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem +1

      war haad wxay masar ka fureen markas la dhhao markas takween oo gaalaysiin ah waxaa ka hadlay Ogaansho bal soo dawada sxb , imaraad waa musiibo

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před měsícem

    Nonkii baahna miyaa nuunuule.

  • @AHMEDMOHAMED-vd3tz
    @AHMEDMOHAMED-vd3tz Před měsícem

    Kan majeer teen miyaa

  • @abdinoor1396
    @abdinoor1396 Před měsícem

    Madaxweynaha markaad wax kudarsato oo aad canshuur bixaa adigoo daarood ah ama isaaq ah laxisaabtan lkn wixii suu wax kaa siinayaa kadibna waad ku caayi waa aqlaaq xumo

    • @ahmedismail5671
      @ahmedismail5671 Před měsícem

      Yuu wixiisa wax ka siiyaa?
      Puntland dhaqaaleheeda iyo kabida bulshada caalamka bay ku tiirsantahay.

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před měsícem

    Markaad dowlada ku jirtay maxaad wax uga qaban weyday ! Ee manta markii lagaa tuuray aad uga hadlaysaa . Usgag irayaad tahay !

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před měsícem

    Aqoon yahan Ex wasiir cawed waa dheeman aan Somalia ka fa ideysan

  • @abdiducaale7418
    @abdiducaale7418 Před měsícem

    Warcawad bahashadu mascara maro eewabadheydha