Amniga Qaran ee Soomaaliya iyo Djibouti, Waraysi Sh Abdirahman Bashir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 05. 2024
  • Amniga Qaran ee Soomaaliya iyo Djibouti, Waraysi Sh Abdirahman Bashir

Komentáře • 46

  • @ubahubah3949
    @ubahubah3949 Před 2 měsíci +7

    Sheekh abdirahman waa mufakark somaliyeed Allah ha xifdiyo

  • @muminfaaraxciise
    @muminfaaraxciise Před 2 měsíci +6

    Barnaamijkan xalqado kale kaso sameeya ,waa barnaamij muhiim ah .
    shukran.

  • @abdikarimwarsame4145
    @abdikarimwarsame4145 Před 2 měsíci +6

    Masha allah
    Jazaa kallahu khayr shikhunaa mufakir I A Bashiir
    Sidoo kale wariye sare Dulyadayn👍

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j Před měsícem +1

    Mashallah my sheikh jazakallah khairan. Ino wada barnamijyada nocaas ah inshallah

  • @Basicrights114
    @Basicrights114 Před 2 měsíci +3

    Allaah ha ku xafido hana ku barakeeyo.
    Fadlan raadso saaxiibbo kula mustawe ah, si aad u noqotaan xukamaa’a, lagu nacfiyo maanta iyo mustaqbalkaba.

  • @zuhurabdalle3525
    @zuhurabdalle3525 Před měsícem +1

    Sh cabdiraxman allah yaxfidak

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 2 měsíci +2

    Barnaamijkaan Caadi maaaha wlahi wax wayn ayaa iiga baxay Maashalaah ilaahay haynii Xafido Sheekhena

  • @momindekk1
    @momindekk1 Před 2 měsíci +1

    Mufakir sheekh masha allah, culimadii somaliyeed dhowr xadiith ayay akhrinyaan way baqayaan fikir maleh.

  • @HabibMulees
    @HabibMulees Před 2 měsíci +1

    Masha Allah, waa Barnaamij aad U qiimo badan, Xalqado kale Ka diyaariya.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před 2 měsíci +1

    Mashallah Adero khayr allaha Ku barakeyo

  • @adenaboubaker8446
    @adenaboubaker8446 Před 2 měsíci +1

    Waad mahadsantihiin dhamantiinba abdirahman bashir allaha kubarakeyo

  • @maxamedcabdi2232
    @maxamedcabdi2232 Před 2 měsíci +1

    Mansha allh sheekha abdiraxmaan mufakar

  • @RoblehR.a.j.
    @RoblehR.a.j. Před 2 měsíci +1

    Djiboutian intern'l polatical analyst ❤❤Bravo ,Brave, ❤❤

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu Před 2 měsíci +1

    ilahy khayr hasiyo shikha wa qof wax laga faidayo waa runta somalia mesha ay kutaal baa dhobaato ugu filan

  • @AbdiSamed-wb8mn
    @AbdiSamed-wb8mn Před 2 měsíci +1

    Masha allah ilahay ino xafido shiikhena iyo aqoon yahankena

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 Před 2 měsíci +1

    ما شاء الله
    جزاك الله خيرا

  • @user-vt6ic2nf4s
    @user-vt6ic2nf4s Před 2 měsíci +1

    Waan uu xissnaye sheekh

  • @user-oi7dk4ot9p
    @user-oi7dk4ot9p Před 2 měsíci +1

    😊 ns te remercions abdourhaman que dieu te ptotege

  • @jimcaaleismaaciil4987
    @jimcaaleismaaciil4987 Před 2 měsíci +1

    Jasaakalaah ..

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před 2 měsíci +2

    Ilahay aya sugikara amniga qomiyada Somalie khasatan kuwa gumeystuhu ugacan galiye cadawga shisheye kuwaso khatar kujira
    Kuwani xorta isku shega weysaqiden ooy ku fashilmen qaranimadi inay sugan

  • @thedopechannel253
    @thedopechannel253 Před 2 měsíci

    Waa Sheekh Cabqarri Ah❤❤❤

  • @Basicrights114
    @Basicrights114 Před 2 měsíci +1

    Ku darso sida ay iila muuqatay dhawrista asaaska ama agabka
    AMNUL-QAWMIGA sida QUUDKA, SAANADDA, DAWADA iyo CADDAALADDA, dhawristaas waxaa tilmaantay aayaddaan: (ود الذين كفروا لو تغفلون عن أسلحتكم و امتعتكم فيميلون عليكم ميلة واحدة) سورة النساء.

  • @siciidkaahiye1563
    @siciidkaahiye1563 Před 2 měsíci

    تخليل رائع وممتاز جدا ولكن أين القيادة الواعية من السياسين الصوماليين

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 Před 2 měsíci +3

    Wariye shiikha ha ka dhinac hadlin, markuu hadalka dhameeyo suaasha waydii

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 Před 2 měsíci +1

    Asc waxaa na reebay muqadarada reer Djibouti 🇩🇯

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 2 měsíci

    Sheekhan barigii hore waan dhagaysan jiray oo arimo badan buu fasiri jiray ,laakiin waxaan ogaaday inuu yahay siyaasi diinta ku gabada oo kolba dhanka uu rabo u dhiga ,
    madaxweynaha jabouti markuu sida dabal xagaada kolba dhan kaga yimi ayuu jeelka is kaga riday ,markii la sii daayayna waa kaa qurbaha kolba dhinac u dhigaya,

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před 2 měsíci

    Ice cream nin waym 😂😂 sheekha wax badan baa u duuban

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf Před 2 měsíci

    Thanks lkn ha ilaabina somaliland ❤

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane2629 Před 2 měsíci

    Sheekha culeeys masuuliyadeed madareemayo waayo mahayo wax mazuuliyax ah

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Před 2 měsíci

    Balse Soomaaliland khamrigu waa ka xaaraan, danbi baana lagu mutaa qofkii lagu arko. Lakiin sheegi maysid oo nac iyo caadigad Soomaaliland ah baa idin haysa Alle ha idin Caafiyo

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg Před 2 měsíci

    Sheekhu wuxu la hadlaa diaspora jogta usa iyo canada ee dadka gudaha jooga ma logu tao gelin

  • @user-ye8zm4fr2l
    @user-ye8zm4fr2l Před 2 měsíci

    War waxan sheikh horcararaya muxu ahaa? Adeer haduu hadal kugu jiro dee maxaadaro gal Adna ! Dee adeer hadii kale naga aamu sheekha han kan faaidnee

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 měsíci

    sheikh somalidu waa 5 maxaa only somalia/Djibouti Amniga qaran kaayagana miyaad ilowday anagu ma nihin somalia iyo Djibouti midna lakiin somali baa nahay somaliland ....

  • @user-jv6ip6fe8m
    @user-jv6ip6fe8m Před 2 měsíci +1

    NIYOW dulyadaynow shiiqiiba adaa horcararaye oo wixiiba qulbaye😂😂😂😂

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 2 měsíci

    Amniga Jibouti anakoo oo reer Somaliland ah ayaa gacanta ku hayna hadaanu wuxuu samaynayo samaynana habeen jiri maayo waxa ka jira nidaam mujrim ah oo isagoo wadankiisii Eriteria haysato afkiisa ku soo taagay Somaliland oon waxba ka dhexayn keliya xaasidnimo Itoobiya ayey wada shaqaysanayaan waxaan jeclaan lahaa Jibouti oo ku taal halka Mandheera Kenya ku taal halkaas oo kolba Shabab dad ku layso dadna ka kaxaysato halka Jibouti aanay waxba arag,

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 2 měsíci

    Waa la yaaba nimankaan luuqado khalaad ayey turjumaan wax xal ah ma sheegan. Moofon bal muxu yahay hh. Waa uun lagu sheekeysto uun.

  • @guuleedguuleed891
    @guuleedguuleed891 Před 2 měsíci

    Mufakar islaami waa khalad ee waxaad tiraahdaan aqoon yahan Islamka ama caalim diinta Islamka laakiinse mufakar islaami sax ma ahan maxaa yeelay islamka lama fakaro ee waa Allah swt ayaa sidaa yiri iyo rasuulkiisa scw ayaa sidaa yiri

  • @mohamedwarsame8680
    @mohamedwarsame8680 Před 2 měsíci

    Faqash faqash faqash

  • @caliguray8022
    @caliguray8022 Před 2 měsíci +2

    Shaydaan cabdiraxmaan ay ay dhalay oo beenala ahwax anad shaqokulahayn ayaad kahadashaa orod jabuuti tag somaliland iyo arima heeda kama hadli kartid

    • @user-jv6ip6fe8m
      @user-jv6ip6fe8m Před 2 měsíci +4

      Somaalilantada iyo reerahaa lameereysanayso orod meelahaa la'aad waqti umuu hayo sheekhuye😂😂😂

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 Před 2 měsíci +1

      waa faddaro waxanuu noocaas ah jahliga allaah ayaa daweeya

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 2 měsíci +1

      afaxiamdiia ayan ka gartay in uu yahay xaaraantiii itoobiyanka ahnayd ee snm

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 Před 2 měsíci

    Sheekh kani maaha .somaliland ayuu neceb yahay ,somalia iyo jabuuti hala waso

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 2 měsíci

    Waar Aygan Ciise ee ku taagnaa dagaalka Somaliland maxaa ku dhacay beryahan safaridii uu Somaliland dagaalkeeda ku tegi jiray sida Nairobi ee Mujrimiinta Ictisaamka Ogadeen uu la kulmi jiray maanu arag mise runta ayuu arkay in Somaliland iyo Itoobiya heshiiskoodu dhaqaaqay horumar weyna la gaadhay, berigii hore waanu ixtiraami jiray laakiin mar haduu dagaal wadankayagaii ku soo qaaday waanu la dagaalamayna nijaaska.