Maxaa Laga Baran Karaa Falanqaynta Dhimashada Raisi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Maxaa Laga Baran Karaa Falanqaynta Dhimashada Raisi

Komentáře • 75

  • @faismaeltallan
    @faismaeltallan Před 2 měsíci +1

    Sheekh c.raxmaan ilaahay haku dhawro

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 Před 3 měsíci +4

    Masha allah tabarakallah sheekh cabdiraxman bashir allah ku xafido

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před 3 měsíci +2

    Allh haku xifdiyo sheekh walee lakala baray dad kii maxa mid wadad sheegta noqday kiraalaha gaalada iyo sucuudiga

  • @Mohamedfarahayir
    @Mohamedfarahayir Před 3 měsíci +5

    Asalaamu alaykum sheekhagii waa walaalkaa Mohamed Fatah hayir Ilaahay ha kula jiro

  • @axmedmaxamed5695
    @axmedmaxamed5695 Před 3 měsíci +9

    Waxaan doonaynaa inuu shiikhu noo faa'ideeyo oo is barbardhig ku sameeyo siyaasadda wadamada Turkiga, Iiraan iyo Sacuudiga, iyo sida loo dajiyo siyaasaddooda arrimaha dibada iyo tan gudaha. Waa mahadsan tihiin Somali TV Minnesota.

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 3 měsíci +3

    Qul Aamantu billaahi thummas Taqim❤.dadka kale laguuma dirine,??????qof kasto oo ashahaatay agtayda waa MUSLiM❤ xissabuhuuuu cala ALLAAH,,,,!!!!!!!! Bini Adamkaa kalena ,,, ALLAAH yahdii man yashaa -U....??????

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami Před 3 měsíci +3

    Mida kle barnaam8jka uu wadadka uu sheekay oo sh turkiga iyo sacuudiga iran bn barnaamij ka sameynayna buu yiri codsi barnamijkas waa muhiim, ino soo gudbiya, #SALAAN FROM # GAROWE

  • @hamoudjibril294
    @hamoudjibril294 Před 3 měsíci +5

    Soomalidaba qaarbaa yiraahda Itoobiya waa walaalaheen

  • @user-vp7mr7oj7v
    @user-vp7mr7oj7v Před 3 měsíci +1

    In qaarkamida shiicadu yidhahdan cali calayhi Salam ma saxbaa mise khalad shiikha halay waydiyo

    • @luulxasan3211
      @luulxasan3211 Před 3 měsíci

      Sawkuwii aaska negeena ku saliyey scw

  • @aa.i6233
    @aa.i6233 Před 3 měsíci +1

    Sheekh cabdirahmaan waxaa ay baraan muslimiinta madhabta jacfariyada oo ah madarasadi islaamka ugu horeesey oo ay kasoo baxeen imaamyo badan oo ahlul sunna ah

  • @remedanaliyi
    @remedanaliyi Před 3 měsíci

    Masha alla jzkl shekhana ilaha cumrigaga ha dhereyo shekh cadrxm bshr

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před 3 měsíci +1

    Sheekh craxmaan waa kugu taagwrsanhy caqligaaga saliimka iyo diinta aad runta ka sheegtay
    Waxan ogaanay qaar badan oo culimo loo yaqaan oo noqday culaamu sulda
    Oo ay samaysteen dawladaha carabta
    Eeraan waanu taagerayna waa wallahyo
    Waa muslimn cid ka saari kartaa mualinimadana ma jirto

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 Před 3 měsíci +2

    Jazaakallah
    Plz badiya cilmigan
    Waqtigan waaloo bahan yahay

  • @melmi3299
    @melmi3299 Před 3 měsíci

    Mash Allahu

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j8728 Před 2 měsíci

    Afkaaga caano lagu qabay ustaadanaa mufakiranaa ❤❤❤

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami Před 3 měsíci +2

    Caadi maha wadadka

  • @kilasm4994
    @kilasm4994 Před 3 měsíci +1

    Isbarbar dhig kusoo sameeya saddexda wadan “sacuudiga, turkiga, iyo iiraan” sida loo maamulo iyo mustaqbalka saddexda wadan. Shukran.

  • @sahaltitanic2343
    @sahaltitanic2343 Před 3 měsíci +2

    Mashallah tabarakah sheekhana alaaha ku barakeeyo

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 Před 3 měsíci

    جزاك الله خيرا
    مفيد جدا

  • @loveanimalis
    @loveanimalis Před 3 měsíci +1

    Wadaadku waa saxanyahay.

  • @AdenMohumed-mf5yf
    @AdenMohumed-mf5yf Před 3 měsíci

    Sh abdirahman waxan filayna in unoday shiico

  • @feisalismail6538
    @feisalismail6538 Před 3 měsíci

    The closing statements is what somalia missing

  • @ibnulqayim5022
    @ibnulqayim5022 Před 3 měsíci +2

    Warye cilmi badan oo bilaa hantaatac ah

  • @mmh8047
    @mmh8047 Před 3 měsíci

    Markaa bacdigeed ,Bini ADAM ,,,,nimmo aannaga dhexayso iyo xaaq dawr iyo xishmad ixtiraam ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 Před 3 měsíci

    Sheekha wllaahi waanin fahansan

  • @hallad598
    @hallad598 Před 3 měsíci

    Shiicada waxaan Saydiya aheyn inta kale waa tuuris. Xitaa Saydiyada hadda joogta ma ahan Saydiyadii saxda aheyd sababtoo waxay ku saamoobeen siyaasadda Isnaa cashariyada ee dalka Iiraan. Qofkii raba inuu ogaado halista shiicada ha baadho kutubta ugu waaweyn ee Shiicada. Shiicadu xitaa way ka shar badan yihiin gaalada.

  • @aa.i6233
    @aa.i6233 Před 3 měsíci

    Iraan madaxweynayaashoodu waxay kasoo baxaan dan yarti iraan ee qaatay fikirka towrada islaamiga li'anno dadkaasi waxay lasoo nolaayeen faqiiriinta iyo masaakiinta , u dhawaashaha shacabka ayey kusoo kala baxaan .
    Wa aragtideyda.

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 Před 3 měsíci

    😍😍😍😍😍😍😍

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 Před 3 měsíci

    Ninka ugu qoran tahay AxmadMohamedvm7oj wixii aad ku hesato qalada la kalay waxbaa ha shiceyn sheekh waxaa Isla heyso madasha la kalay

  • @naasix9080
    @naasix9080 Před 3 měsíci

    Xoojin codsi : farqiga u dhexeeya sacuudi, turkey, iran iyo maamulkooda

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 Před 3 měsíci

    Jzk sheikh

  • @housseinawaleh
    @housseinawaleh Před 2 měsíci

    La télépathie de houssein

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 Před 3 měsíci

    Niinki reer jibuti xaadis iyo muuxadaro kaa dhaagesta ayaa khaaldhan

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Před 3 měsíci +1

    Ninkan shiicanimada iyo mabaadiidooda buuba la dhacsanyahay. Acuudu bilaah umaduu qaldaayaa ninkaaniye muslimiinta halaga qabto

    • @mcgureey5414
      @mcgureey5414 Před 3 měsíci

      Waa in Walaalaha Muslimiinta fahmaan .
      Suufi iyo Ikhwanul muslimiin ayagoon ogayn ama og in ay Cadaw ku yihiin Sunnada iyo dadkeeda iyo Dawladaheeda gaar ahaan Ikhwaanka .
      Shiikhaan waa ikhawaani manhjakooda wata taas oo ah Siayasad uun u shaqeysa aan diin iyo daqnasho Caqiido jirin

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 Před 3 měsíci

      Dadka suniga sheegta ayaa khaldan waana beenyood eeraan iyo dadkeeda uga dhow xaqa ikaahy baa yudhi yuhuud iyo nasaaro ku jeclaan maayan ilaa aad diintooda qaadatid maanta waxan aragna xukaamul carab iyo wadaado ay samayaten
      Oo gaaalada wallo la ah oo ku fara san dhiga reer falastin oo ka xun yuhuuda
      Hadana sheeganaya sunni
      Oo keliya xadaw ka dhigta eeraan
      Gaalada ayaana ku shubatay
      Waxana marqaati u ah bal waxa maanta taagan dhib oo haysta reer gasa iyo waxa layaku mashquulinayo oo shiico lagu raran yahay
      Walee xisaabta ilaahy waa imanysa
      Khamiisyo dhaadhwr oo la gashado na difaaci mayso ukaamta islaamka sheegta ee cadawga muslimka ah

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 3 měsíci

    fadlan noo soo sameeya video looga hadlaayo sida maamulka sacuudiga iran iyo turky ga iyo isbarbardhigoooda

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 3 měsíci

    جزاك الله خير 🤲❤❤❤

  • @abdalla6978
    @abdalla6978 Před 3 měsíci

    Shiikha Allaha barakeeyo Cadaalad iyo Aqoon bdn baa ka muuqata.
    Lkn kan wareysanaya iyo Kooxda Comments ka waxa ay badan koodu u janjeeraan dhanka Fikirka Takfiiriga ah, ee kaligii Muslim ka ah.

    • @AhmedMohamed-vm7oj
      @AhmedMohamed-vm7oj Před 3 měsíci

      Ama takfiir dheh ama ha dhihin niman xaasaskii rasuulka iney sineysteen oo gaaloobeen ku sheegaayo uu rasuulkuna og yahay yacni isna dayuus bay u qarinayaan, hadana gabadhaas rasuulku scw qabey sadarkeeda iyadoo ku heysa oo cadeygeedii ugu cadeyneysey naftii ka baxdey isagaana dalbadee, bal dib ugu noqo sheydaanimada lagaa dhaadhiciyey sey waxaasu isu qabanaayaan.

    • @abdalla6978
      @abdalla6978 Před 3 měsíci

      @@AhmedMohamed-vm7oj
      Walaal, ma ahan in aan tacmiim sameyno, oo an isku mid kasoo qaadno dhamaan, ee waa in an u cadaalad falnaa oo aanan hal xukun ku qaadin.

  • @zakiAbdirachid
    @zakiAbdirachid Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 Před 3 měsíci

    نحن مت اخرين اح اح اح

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i Před 3 měsíci

    Shica way cadahay iney islaamka khilaafeen caqida ahaan laakiin waa cida kaliya ee islamka hiilka u ah ee hala adeegsado waayo islamku cadow badan oo shiicada kadaran ayuu leeyahay

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Waxba lagama baranayo...ma ninkaaga yidhi shiicaa walaalaheen ah

  • @housseinawaleh
    @housseinawaleh Před 2 měsíci

    Site télépathie uyimiday

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 Před 3 měsíci

    Istus waraysanaya wadaad Xaalku kuxumaday!

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Před 3 měsíci

    Adiga dhibaato kuuma geysan laakiin dad muslimiina oon shiico waxba ka aqoon baad diin inta ugu soo dhuumatey ku been diintooda uga sheegtey

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Ma dadka manhaj ahaan innaga duwan baa mise waa dadka caqiido ama iimaan ahaan innaga duwan???

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 Před 3 měsíci

    Wagar

  • @hamoudjibril294
    @hamoudjibril294 Před 3 měsíci

    Wahaabiyo ayaa xoog ku haysata soomaalida

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 3 měsíci +1

    Caalim mufakir ah wahaabiyaa na wareerisay

    • @abdalla6978
      @abdalla6978 Před 3 měsíci

      Shiikhani waa dhaxdhexaad,
      ka qaado Wahaabiyada waxa ay ku wanaagsanyihiin.

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 Před 3 měsíci

    Xalad xun baalagu jiraa

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Ma dadka manhaj ahaan innaga duwan baa mise waa dadka caqiido ama iimaan ahaan innaga duwan???
    Yaynaan dadkeenna muslimiinta sunniyiinta ah u sakhirin xaaladda Allah ka fogaanshaha ah ee Shiicada. Shiicada dad fiicani kuma jiraan haba yaatee.

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Před 3 měsíci

    Weli wuu kusii adkeysanaayaa ninkaan daalimka ah oo leeyahay anuu fikirkaasaa qabaa, diintu ma fakirkaaga mise waa waxa sida kitaabka iyo sunaha. Iyo culimadii islaamka ee leysku raacsanyahay. Caqligaagaad caabudaaye diin wax kuma caabudid

    • @caydiid15
      @caydiid15 Před 3 měsíci

      Adigu aqoontaada ka hadal adiga oo aan cidna u gefin.

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tp Před 3 měsíci

    Hala isu soo dhaweyo wahabiada iyo shiicada khawarij lama afgaranayo ahlu suno ayaa hawshaa isu sodhawaynta kashaqaqayn karta inshaa allaah

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Před 3 měsíci

    Ninkan waa shiici alle haynaga qabto

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Před 2 měsíci

    Waar kani sheekh maaha waa wabiin waa munaafiq hore wuxuu u yiri shiicadu waa gaalo iminkana wuxuu yidhi waa walaalaheen waxa kuugu daran naagta ismaaciil geele ayuu caayaa isagoo shiikha kani mid maaha

  • @user-wy8op4iq6f
    @user-wy8op4iq6f Před 3 měsíci

    Haaadii shiico Muslim tahay kaafir majiro

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 3 měsíci

    fadlan noo soo sameeya video looga hadlaayo sida maamulka sacuudiga iran iyo turky ga iyo isbarbardhigoooda

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Ma dadka manhaj ahaan innaga duwan baa mise waa dadka caqiido ama iimaan ahaan innaga duwan???

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Ma dadka manhaj ahaan innaga duwan baa mise waa dadka caqiido ama iimaan ahaan innaga duwan???
    Yaynaan dadkeenna muslimiinta sunniyiinta ah u sakhirin xaaladda Allah ka fogaanshaha ah ee Shiicada. Shiicada dad fiicani kuma jiraan haba yaatee.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Ma dadka manhaj ahaan innaga duwan baa mise waa dadka caqiido ama iimaan ahaan innaga duwan???

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Ma dadka manhaj ahaan innaga duwan baa mise waa dadka caqiido ama iimaan ahaan innaga duwan???

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Před 3 měsíci

    Ma dadka manhaj ahaan innaga duwan baa mise waa dadka caqiido ama iimaan ahaan innaga duwan???
    Yaynaan dadkeenna muslimiinta sunniyiinta ah u sakhirin xaaladda Allah ka fogaanshaha ah ee Shiicada. Shiicada dad fiicani kuma jiraan haba yaatee.