Ilaahay Ma Carshiga Ayuu Ku Fadhiyaa? Su`aal Nin Gaal Ah Weydiiyey | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Ilaahay Ma Carshiga Ayuu Ku Fadhiyaa? Su`aal Nin Gaal Ah Weydiiyey | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Muxaadiro Iyo Tafsiir aad u qiimo badan oo Xambaarsan Qisooyin Dhacay Waxa Inoo Soo Jeedinaayaa Sh Cabdiraxmaan Bashiir Xafdiahullah
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    ------------------------------------------------------------------
    Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
    ----------------------------------------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Komentáře • 35

  • @haashimmohamedelmi7880
    @haashimmohamedelmi7880 Před měsícem +1

    Rabbiyoow cadaab aduun iyo mid aakhiro ayaan kaa magan galnay. Aamiin Aamiin Aamiin

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh Před 2 měsíci +11

    ❤ ALLAHU AKBAR❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Před 2 měsíci +2

    Maanshallaah, sheekh ilaahay ha kaa Abaal mariyo wanaaga iyo sida dhabtaa ee aad u daristo diinteena nooguna sharaxdo,aamiin aamiin yaarabi

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Před 2 měsíci +5

    Allow janadada na gee😢

  • @abdiadan4837
    @abdiadan4837 Před 2 měsíci +2

    Masha allah jazakallah qeyr may allah gives us paradise amin

  • @abdiwalia8989
    @abdiwalia8989 Před dnem +1

    اللهم صلى على سيدنا محمد عددما في علم الله صلاة داىمة بدوام ملك الله واءله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamoud_1_YusuF
    @Mohamoud_1_YusuF Před 2 měsíci +2

    Mzha Allah Sheikh جزاك الله خيرا

  • @halimomohamed1487
    @halimomohamed1487 Před 3 dny

    Salallahu Caleyhi wasalam

  • @abdiateeye
    @abdiateeye Před 2 měsíci +1

    Salalahu calayhi wasalam

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 2 měsíci +1

    Thanks so much Suldaan Media, sheikh Abdulrahman, carshiga iyo kursiga ALLe ayaa Swt abuurey xigmad la'aana looma abuurin, ALLena swt wuxuu adoomihiisa u sheegaa wax ay fahmi karaan, wuxuu ALLe swt inoo sheegey iney ehelu jannahu arki doonaan ALLe swt si aad u faseexa, wuuna la kaftami doonaa adoomahiisa isagoo sheegaya magaca adoonkiisa, su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay, sidey indhaha ibnu-adamku u arki karaan Alahaas kursigiisu ka weyn yahay samada iyo arlada, ( ma isku dayi kartaa jawaabta su'aashaas, sheikh Abdulrahman) waayo weynu fahmi karnaa qiyaasta ay indhaheenu si cad u arki karnaa. Mahadsanid.

    • @AyuzhAisha
      @AyuzhAisha Před 2 měsíci +3

      Hdi aan izku dayo jawabta suashada
      Ilaahay wuu arkaya adoonkiza ilaahayna asaga siiyay musliminta maalinta qiyaamo awood ay ku arkan mrka ilaahay xijaabka ino dhaxeya izka qado
      Sida quranka lagu shegay suuratul daha mrku uu nabi muse yiri ilaahow maku arki kra ilahayna ugu jawabay buurta ayan is tusi sida ay nqoto arag kadib ayan iskaa tusi mrki uu ilahay is tusay buurtina waa tay buurtiba ciid noqoty waynida aĺle subaxanahu watacaala❤ wxay la micno thy inu ilahy buurta uusan siinin awood ay ilahy ku arki karto sdoo kle nabi muse lama siin awoodaz lkn mrka qiyamaaha muslinta janada jogta ilahy ku yirahdo mxa idin dhimn oo idin siiya ay ayaguna dhahayan majidho wx aan rabno ilaahyna ugu jawabayo aniga ragatidayda idin dhimn ayuu ilaahay ziyy awood ay ku arkan oo hday arkan aysan dhimnayn wxna soo gaareyn sida buurti oo kle nabi musana usuxay kliya inay buurti burburty😊
      Ilaahay wxan ka baryyana kuwi janada ku arka in ilahy inaga dhigo janada sare la geeyo❤

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 Před 2 měsíci

      ALLE ayaa Swt xume dhamaantii ka nasahan, maba aha inaan ku mashquulo awoodaha ALLE swt, waayo waxaan ku qancey in ta uu ALLE swt maskaxdeyda ku koobey garashadeeda, ( hadana waxaan is weydiiyaa sudeebaad ku keentaa su'aalahan hadaanu ALLE swt ku siin maskax kicin karta jawaabteeda ) su'aal kasta oo aan isweydiiyo waan ku qanacsanahay inaan heli karo jawaabteeda , lkin waxaanan gaadhin mustawaheedii ( aqoon ahaan ) Allow dembi-dhaaf ayaan ku weydiistey):

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 Před 2 měsíci

      Shukran sheikh Abdulrahman ALLE swt cilmiga,aqoonta iyo cimrigaba hakuu barakeeyo, bi'idniLLaah.

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg Před 2 měsíci

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @alimehamud31
    @alimehamud31 Před 2 měsíci

    Allahu Akbar, Jazaka Allah.

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Před 2 měsíci

    Mashaa allaah jasaka llaah kheyran

  • @AbdiNjbMahamed
    @AbdiNjbMahamed Před 2 měsíci

    Jasakalah sheekh

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg Před 2 měsíci +3

    SCW❤SCW❤SCW❤

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari Před 18 dny

    I AM MUSLIM❤ An You?

  • @smaliwolf
    @smaliwolf Před 2 měsíci

    😢😢😢😢

  • @zakariaabdullahi925
    @zakariaabdullahi925 Před 2 měsíci

    Ilahy haidin siiyo dadka channel ka gacanta waxan idinka codsana in tafsiirka sheikh ad gaar uso dirtan adinko mahdsan

  • @user-yw5tw4xb6i
    @user-yw5tw4xb6i Před měsícem

    Cod ka original ka ah ku daa mar walba

  • @CcasiisXasan-si7cq
    @CcasiisXasan-si7cq Před 2 měsíci

    Gbihgfcuhf

  • @CcasiisXasan-si7cq
    @CcasiisXasan-si7cq Před 2 měsíci

    Nbvfghhfihh

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 Před 2 měsíci

    Alle maxaa idin daba dhigay? War wahaabiyo wey wareersanyihiin.

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh Před 2 měsíci +5

    ❤ ALLAHU AKBAR❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤

  • @abdiateeye
    @abdiateeye Před 2 měsíci

    Salalahu calayhi wasalam

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh Před 2 měsíci +2

    ❤ ALLAHU AKBAR❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤

  • @abdiateeye
    @abdiateeye Před 2 měsíci

    Salalahu calayhi wasalam