Maxay tahay sirta ku jirta isqarintayda? Suaalo iyo Jawaabo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • thanks for watching please like the video
    my IG: . faami40?hl=en

Komentáře • 1,8K

  • @Faamcozy
    @Faamcozy  Před 3 lety +1917

    soo dhawaada saaxiibayaal

    • @mumtaaz6488
      @mumtaaz6488 Před 3 lety +37

      wan kula jirna mar wlbo 😂xbby❤

    • @apdirashiid5531
      @apdirashiid5531 Před 3 lety +19

      Waan dhawahay zhp

    • @Eistellan
      @Eistellan Před 3 lety +9

      Waan dhawnahay ❤❤❤❤

    • @uweysbarre4091
      @uweysbarre4091 Před 3 lety +11

      Zxp cashiro badan ayaan kaa faaiday wĺl soobadi lkn waxan jeclhy in aan kugu soo biiro wll waa cudsi💯💯👥👨‍💻

    • @halimoyasinabdi7425
      @halimoyasinabdi7425 Před 3 lety +5

      Wan dhawnhy wlky🥰✌

  • @kamaalahmed8667
    @kamaalahmed8667 Před 3 lety +54

    11:33 wlhi aniba adiga ayaan wax kaa bartey waana kugu caqliyeystay jahligii aan ku jiray waad iga saartey adiga dhalinyarta kale ee kula mid CZcams ka soo geliya muqaalo cilmi xambaarsan waxaan rajeynayaah Haddii Alle qadaro inaan haydiyad kuu soo diro wlhi abaalkaada waxaan kugu gudo ma aqaan ❤😍 aad iyo aad baad u mahsan tahay kuma ilaawi doono wllkey oo kale ayaad tahay😍❤

  • @nasteehomohamed2592
    @nasteehomohamed2592 Před 3 lety +466

    Inta ku xiran dadweynaha hadane kan dawaneyso Ramadan Mubarak🥰🥰

  • @spartapride
    @spartapride Před 3 lety +36

    ولله انت افضل يوتيوبر صومالي 🇸🇴🙂💔

  • @faizasamaara
    @faizasamaara Před 3 lety +674

    So dhawoow wllkega

    • @zakirmaxamuud6996
      @zakirmaxamuud6996 Před 3 lety +10

      Faisa zamaaraH sis wan kuh salaamaY walaL qalpihh

    • @meymuunabdihuseen7007
      @meymuunabdihuseen7007 Před 3 lety +10

      ماشاء لله يا أخي

    • @Faamcozy
      @Faamcozy  Před 3 lety +88

      Mahadsanid wlshy

    • @mroay8470
      @mroay8470 Před 3 lety +4

      Maash Allah

    • @nadranadem1100
      @nadranadem1100 Před 3 lety +14

      @@Faamcozy muqtaar haa fariid iyada reply u gal anagana reply dhan hana siinin saan waaye miyaaa sheekadaada😏😏

  • @deeqsanqueen6409
    @deeqsanqueen6409 Před 3 lety +19

    😂😂😂muqtar maanta qosol iga dhameysay keep going Bro ❣👑👑👑

  • @galiwe6018
    @galiwe6018 Před 3 lety +49

    wlhi wilkan wan jeclhy sanooyin bdn ayaa firsanaa❤❤❤💋 ilahayow rabiyow riyadeyda i rumeee🥰🥰🥰🥰 ramadan waye🤲🤲

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 Před 3 lety +28

    Masha Allah waan kugu faanaa walal waxaad noogu jirtaa boos muhiima halyeey soomaliyeed fariid codkara baan ku orankaraa masha Allah iimaamul xarameeyn Allah kaadhigoo amiin waxaan kaacodsanlahaa inaad codkaaga halaasigaa mar (QUR'AAN )noogusoo akhridoo muqaal mahadsanid

  • @tigerjr8425
    @tigerjr8425 Před 3 lety +300

    War chanelkan horey 100k ka geeya away sxbadi DADWAYNAHA❤️❤️❤️🤙✔️

  • @anwarhaji5605
    @anwarhaji5605 Před 3 lety +9

    Bro anigu waxba i cajab galisay asxptada waa full of respect ✊ and you owe my respect too mashalah horay usoco

  • @izraali1293
    @izraali1293 Před 3 lety +53

    Malin tad so fadhiisato anoo qosol ooya yuu muqalku dhamata alleh sidad noga farxiso hakaga farxiyo wll mukhtar😍

  • @hanzy9499
    @hanzy9499 Před 3 lety +68

    From dadweynaha😅 yaa ila mida

  • @ayaanmohmed2476
    @ayaanmohmed2476 Před 3 lety +34

    Sida isku qari wll sasuu xiiso ku leyahay dadkuna waxa ay jecelyihiin waxa qarsoon wanan ku tarega keep going 🤩

  • @ariichahmed8769
    @ariichahmed8769 Před 3 lety +18

    Waaaw wilkan mudo ayan ku xirna wa ikow muqalkisa masha allah bowe guulayso

  • @gabadhadeeqo6721
    @gabadhadeeqo6721 Před 3 lety +147

    Ani xoogbaa la ikusoo waday dadwenaha aan usucday 🤣🤣🤣😂😂😂

  • @mohayare8356
    @mohayare8356 Před 3 lety +1

    wallahi billahi layaabkas qofka kuweydiyay jawabta aad sineydo inta eynan dhagaheyga kusoo dhicin ayaan ogaa in aad sidaas jawabta kadhigi doonto aad baan u qoslay markaad jawabtaas siisay markasta waan kugu xeranahay sxb illah haku xafido 💪👏👌

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 Před 3 lety +57

    Walalow curadkaygu markuu garaad yeesho baan tusi wajigaagee iska qarso hadeer waba hadii lahayo 😂😂😂😂keep going bro

  • @ibraahimalas9635
    @ibraahimalas9635 Před 3 lety +28

    I'm still amazed at someone I've known for 3 years and yet I don't know his amazing face

  • @nimcocali304
    @nimcocali304 Před 3 lety +21

    Mukh waxad tahay qof qiimo leh waxbadan Ayaan Ka fa,iido Alle ha ku xafido ❤️❤️

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +5

    My fav somalian CZcamsr 🤴🏽😍

  • @munaaxmed7653
    @munaaxmed7653 Před 3 lety +29

    5:16 Legend John cenna music💕😘
    Keep going brother dadwaynahana halagu helo insha allah ramadan karem
    لا تنسونا من صالح دعواتكم جميع المسلمين

  • @hasurahasura8909
    @hasurahasura8909 Před 3 lety +15

    1m markad gadho na Tus wajigayga nus Milyon Wu yaryahay si ad u noqoto somaliga qudha 1m inshallah

  • @apdilahixanafi2925
    @apdilahixanafi2925 Před 3 lety +115

    Mucjisada youtubeka Wlhi ya igu raacsn

  • @mohameddek7091
    @mohameddek7091 Před 3 lety +10

    12:56 xertaan qurquruxda badan oo aan wajigooda argayn

  • @yaaskaboylyrics6646
    @yaaskaboylyrics6646 Před 3 lety +27

    Everytime , waxan sugnaaba waa aragaaga 🙂 RAMADAN MUBARAK DAY 6🌙🌙

  • @nimcomahdi1457
    @nimcomahdi1457 Před 3 lety +8

    ما شاء الله معاك الله اللهم بارك لنا اخانا شكرا لك استاذي 😉🙃🙃

  • @fathumaqani4463
    @fathumaqani4463 Před 3 lety +40

    Anigu wxn ku jiraa dadka gaadhiga meel u socdo aan la aqoon ku haysta🥰

  • @Madadaalomedia337
    @Madadaalomedia337 Před 3 lety +14

    6:42 Love is the only thing that we live together 😥😥😥

  • @hiraabecalicabdulahi623
    @hiraabecalicabdulahi623 Před 3 lety +16

    The only CZcamsr aan cilmi iyo madadaalo aan ka helno

  • @aaminyare2530
    @aaminyare2530 Před 3 lety +9

    Always you are our teacher😍🤩😘😍

  • @252Qasaalimedia
    @252Qasaalimedia Před 3 lety +32

    Wellcome bro form dadweynha 😂🖐wlhi zxp nin yaroo funy ah allh cimriga ha ku barkeeeyo

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 Před 3 lety +5

    Insha alLah 1 million subscribers

  • @falastiincali5856
    @falastiincali5856 Před 3 lety +23

    4:54 i am already taken aaaaaaaa 🤣🙆‍♀️ar yawaye qoftas noga shegaeY🤣

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 Před 3 lety +3

    Masha allh so dhawow allh kubarakeeyo wll hormarwacan kurajenaya 🙏🏽

  • @fayzaliprahim5426
    @fayzaliprahim5426 Před 3 lety +16

    Mukhtaar Your the one and only🙏✔

  • @nimcomohamud5581
    @nimcomohamud5581 Před 2 lety +7

    Hhh wllhi funny ayaa tahay MashaALLAH 😆

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 Před 3 lety +106

    Taageero buuxa
    From chanalka dadwaynaha
    Lkn su alaha commentigana wa inad akhrisa bro
    Keeeeep going 🌙🌻🤞

    • @cabditube7463
      @cabditube7463 Před 3 lety +2

      Wll subscribe isar

    • @Faamcozy
      @Faamcozy  Před 3 lety +29

      Kaltuun mahadsanid walal waan akhrin waana akhrinayaa

    • @cabditube7463
      @cabditube7463 Před 3 lety +3

      @@Faamcozy mo fami asc warax matulahi wanku salamay salan kadib waxa ka codsa rabay horta adunkan in la isi sacido maxumo marka am your funs not only funs am also your relative like am your brother I need o manta iga cawisid raba ina isa meyso share out please waxan ahay wllka o diban hada I cawineysid number keyga wakasa abowe 0614477166

  • @xafsiinamahamut9271
    @xafsiinamahamut9271 Před 3 lety +20

    Inta No Fariiso🥺lkn Wijiga Hana Tusin youtpk Dadweenaha Oo 1m Gaarin Plz😂Nus Milyan Waa Yaryahay Wll Codkaga Qurxda Padana Naga Padan Intaa 1m Ka Gaareno Muqtaar💕🌹

  • @Eistellan
    @Eistellan Před 3 lety +17

    Thanks wllky qaali waxbadan baan ka faiiday muuqaladada keep going wllky shaqo adag baanoheesa ❤❤❤

  • @deeqoibrahimxuseen3278
    @deeqoibrahimxuseen3278 Před 3 lety +5

    Walhi fani ayaatahay walaahi waan ku jeclahy ❤❤😗

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 3 lety +154

    Inta Umaleyni jirtay Inuu Dalka Meel Ka Fog Joogo❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @hasayisak2062
    @hasayisak2062 Před 3 lety +3

    Masha Allah qof aad u xikmada badan ayaa tahay guuleyso waligaa

  • @abdallaahmet9747
    @abdallaahmet9747 Před 3 lety +201

    Inta markey tik tok ku argtey soo carrtey farta taag walhi legend ddweynha tube😍

  • @leylanmohamoud8522
    @leylanmohamoud8522 Před 3 lety +2

    Wll muhiim ma ahan inan aragno wajigada, kaliya hada mar walbo arkeno Adi o cafimad qaba misane faraxsan alhamdullilah codkada io muqadabo. Keep going wllkega I hope ina arko Adi o Garey 2m inshallah taasna coming soon wayi hada nolnahey🤍

  • @hanadabdi5173
    @hanadabdi5173 Před 3 lety +24

    Mowduuca wajigaga muhiim ma ahn wx fcn le soo dhig

  • @Ciyaaraha342
    @Ciyaaraha342 Před 2 lety +1

    Masha alaah wall jacayl ku wa wax jira or You CZcams 🤔 ha Kuma qasbayno wall wakhtigad Don to natus rali shakhsi my me to

  • @sabriinaali916
    @sabriinaali916 Před 3 lety +12

    huno si kasto aad noogu gudbiso wax wan ku qanacsanahay 🥰any why ramadan mubarak 🌙 huno teda kle muqalasa qisoyinka ah nooso badi ❤️

  • @ahmetpuraale1466
    @ahmetpuraale1466 Před 3 lety +1

    Wlhi ani ahan zxp waxay ila tahay inad tahay qofka adunka ugu caqliga badan respect you pro 🥰

  • @ayaanqueen6609
    @ayaanqueen6609 Před 3 lety +25

    Wiilkan wan tagera wlhi❤️

  • @zafwaanzanzuur4046
    @zafwaanzanzuur4046 Před 3 lety +9

    Wll waxad tahay qof qalbi wanagsan🖤❣

  • @nazhatmohammed2708
    @nazhatmohammed2708 Před 3 lety +16

    So dhawoow gadHisiya 100k wax ka badaN ayu uu qalmaya😎❤

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 Před 2 lety +1

    Wallahi video yaashaada ku cishtaa macalin baa iitahay waxbaa kaa bartaa

  • @wardiina-ahmadey2134
    @wardiina-ahmadey2134 Před 3 lety +14

    Ya allah mantana arky miskinki o heesya ku fanin myo lkin codka ad u mcn

  • @babylondon4644
    @babylondon4644 Před 3 lety +5

    Faami faro waawayn😂 qosolkaaga waan ku haysta muqaal kle oo barnaamijakan ku saabsan nooso same walalkay 🤩😍

  • @abdifatahosman7809
    @abdifatahosman7809 Před 3 lety +17

    Hadi 1k channels sameysato wxn ahay mid kula socda 🙌🏾

  • @AbdibasidAbdisamad
    @AbdibasidAbdisamad Před 3 lety +9

    الحمد لله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه 🤲⁦❤️⁩

  • @uniqueone4071
    @uniqueone4071 Před 3 lety +11

    You're awesome bro waan ku soo dhawaynayaa mar kle really i miss your voice God bless you bro

  • @ifraahcabdi8232
    @ifraahcabdi8232 Před 3 lety +14

    Legend keep going ✌✌💯❤

  • @ajstyle7340
    @ajstyle7340 Před 3 lety +17

    Mo faami waw Amazing chanel lkn kan saan lee noo soo agfariiso sxb hana saran babuurka wareerka bdn🇸🇴💟

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 3 lety +6

    Mudaa badaN channelka dadwaynah ku xidhnaa
    Kaaan waakso biraaaYyy🙏😘
    Keep going wll mukhtaaR🤗

  • @legendzadikibwoy6254
    @legendzadikibwoy6254 Před 3 lety +80

    Muqtar Bro Anagaba Wejigena Ma Aragtide Adigana Wan Kugu Taagersanahy inaad Un Sidaan Sii Ahaatid Oo Aad Wejigaga Naga Qarisid😂

  • @ruzzicadey2162
    @ruzzicadey2162 Před 3 lety +1

    Abu khadab wayeh codkn wn darema mr wlbo dar alle ku jeclahy 🥰✌🏻

  • @alimahamed6858
    @alimahamed6858 Před 3 lety +17

    Gar iyo gardaraba wan kula soconeyna sxb wan sarey subscribe kina soo dhawow mukhtarow

  • @munalita
    @munalita Před 2 lety +4

    Wallahi waxa tahay muqtaaraw youtuber wax badan ka faaiday Wallahi maanta Marki jecelka ka shaykaynaysay hadalkagu qalbiga ayu I taabtay waxa tahay qof jecelka wax ka yaqaan Wallahi hore usoco keep going wllkei😭💔

  • @user-pn8sq3iw2h
    @user-pn8sq3iw2h Před 3 lety +57

    6:01👈 Fanaan Buuxa😎😂😂😂

  • @Head_of_the_Table2.0
    @Head_of_the_Table2.0 Před 3 lety

    Wajigaada waa Mashaallah waaye muhiimadu waa warbaxinta aad soo gudbinayso sidaas ku wad laakiin adiga kaliya
    ayaa dorankara

  • @updirahmaankhadar3699
    @updirahmaankhadar3699 Před 3 lety +23

    3:24 I am so sad hadalkaas

  • @fartunhussein8448
    @fartunhussein8448 Před 3 lety +1

    Manshallah wll waaaxad tahay wil aqliy baadan wajiga waxad uu qaaarisay only Attentions laakin waxad tahy wll siifican waxa uu so guudbiyo keep going

  • @mamamadino4750
    @mamamadino4750 Před 3 lety +65

    mukhtaaroow markaa ubaahatid inaa janalkaada qof kusoo kordhiso oo video editor ah Dee wllo aniga isoo qabo waa leyga yaabaye halkaa bahal baan ku ahaye

  • @hootofairtsgh314
    @hootofairtsgh314 Před 3 lety +1

    Wlhi wiilkan qosol ayaa ka qaadaa hadaan xanaaqsanhy oo daawado anigoo qosol ah oo farxad ka qaataaa khayr allha ku siiyo wllky 🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mazkaxmaal2257
    @mazkaxmaal2257 Před 3 lety +12

    Hadaad Ku xidhantahay kanaalka dadwaynaha liketa hayla dhaafin 👍😍👍😍😍😍😍👍👍😍😍👍😍👍👍👍

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel Před 3 lety

    WLL inaad NA TUSTO WAJIGAAGU MUHIIM MA AHA
    LKN INAAN KU FAHANO AYAAA MUHIIIM AH WLL
    WE ARE PROUD, YOU ARE A SOMALI PERSON

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 Před 3 lety +10

    Mukhtaar Inta Og Inuu Ku Nool Yahay Hargeisa Cadey Like Saar

  • @unknownhhhyouknowme5821

    wllhi zxp mukhtaarow dar ilaahay baan ku jeclahay my favourite CZcamsr

  • @filsanfil2606
    @filsanfil2606 Před 3 lety +12

    Maba rabo aragaaga my favourite voice

  • @EdebsanDhaameytiran-sw2cu
    @EdebsanDhaameytiran-sw2cu Před měsícem

    Waligay ma arkiin qof sidan ou farxadbadan❤❤🎉🎉😢😢😢

  • @ednasaidhoussein6149
    @ednasaidhoussein6149 Před 3 lety +7

    masha allah soo dhawoow wallky sidan baad ku shidan tahay😍

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 Před 3 lety +5

    Aabhey samigii wll muqtar so dhawow🥰❤wlhi intaso sana kula joga tgro buxo ku ahy from chanelka dadweynaha😂✌

  • @hamzemohamedaadam9714
    @hamzemohamedaadam9714 Před 3 lety +8

    Welcome bro mukhtar with open hands 👋💯💫

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 Před 3 lety +1

    Runtii waxaad tahay qof aan ku xidhan ahay Channalkiisa Dadwaynaha
    Wax badana waan kaa faaiday Runtii wll
    Ilaahay ha ku xidfiyo wl
    Waxaan rahaynayaa inaan mar uu Muuqaalkaaga aan aragno dhaman Asxaabta Kugu xidhan insha allah
    💕💥

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh Před 3 lety +12

    Wll su,aal baan kuwaydiyay
    Sideed ku baratay luuqadaha aad taqaano mahadsanid

  • @qaliluul1893
    @qaliluul1893 Před 3 lety +5

    Hhhhhh k
    Jacelku hadu waxa Kasto I sina laha bila suala adig ku qadna laha xumna ma ahna ina lo fahmo qofku waxu jaceldo cebne ma ahna ina lo fahmo qofka o jacel galo si kasto tahye ama ha ahdo cana ama faqri jacel waa jacel adig. Ogna kartida qofka jacelneso inta jacel wagna love dhac dhac igu siya no xasinimo thanks u

  • @yaskacade3172
    @yaskacade3172 Před 3 lety +54

    Wll wajigaga hadadan natuseynin codkaga un noso duub insha Allaah

  • @saedobile9309
    @saedobile9309 Před 3 lety

    Waxan ka mid ahay dadka doonaya inaaad na soo hor fadhisato ee hore u soco wll💐🥀🌺🥰

  • @xaliimoqaali2530
    @xaliimoqaali2530 Před 3 lety +20

    Bruh you made me laugh 😆😆😆 the lovestory😆

  • @mohamudnuuryusuf4970
    @mohamudnuuryusuf4970 Před 2 lety

    والله انت افضل يوتوبرفي الصومال🙂

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar4544 Před 3 lety +7

    Nio fadhi marabnee baabuurkaagii iska ordi jiray nasaar nio 😘😘🇸🇴😂

  • @yt6605
    @yt6605 Před 3 lety +9

    Balan daro waa din daro pro
    Dhowr bilood ka hor wxad tiri
    500k markaan gadho ayd tidhi
    Hadana kanad tiri 100k pro
    Ilahy ka baq 😊

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 Před 3 lety +3

    Manshalaah very talent young man manshalaah

  • @siciidguure8155
    @siciidguure8155 Před 3 lety +1

    Zxp sidada qarsoni iskaga ahow keep going wllo
    Ina a like i sartid ban rajaynaya

  • @mohamouddio1904
    @mohamouddio1904 Před 3 lety +6

    Asc walaalka waa markii koobaad aan soo fariin ka odhaahdo janalka cusub run ahaanti waxaaan jeclaystey inaan ku weydiiyo labo 2 su aalood waxaan jeclaan lahaa inaad iiga soo jawaab insha allaah .
    1 :magacaaga ma siiciid baa runti fiidyawgan magaca siciid baad ku xustey runtii waan kucusbahay janalka dad weynaha mudo 3 bilood ah waan ku xidhnaa lkn magcaaga maad soo xigan Annie magacaygu waa maxamuud adna waan kaasugi !?.
    2 : janalkan magaciisa muxuu utaagan yahay ama maxaad ula jeedaa mo faami su,aashan haday kugu adkaato iskadhaaf ilaahay haku sharfeee ?.
    M.a aqoontaada mayaro in lagaa faa iideysto waad mudan tahay lkn somali inta kutaqaana xushmad bay kuu haysaaa yacni inta kugu xidhan oo ku jecel waxaan jeclaan lahaa inaan kuwaa ku jiro xitaa ka ugu hooseeya aan noqdeee m.a hadana waxaan hadalka kaga baxayaa ilaahay hakuu siyaadiyo aqoontaada iyo dadkaagaba

  • @xayaadkhadar8129
    @xayaadkhadar8129 Před 3 lety +1

    Anigu Codkaga Ayaan jeclahay Xataaa Jacaylkan kuu Qabo Habenki markan se xanayo Codkaga Ayaan sii dhagaystaa Ku jeclahay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ruuncady265
    @ruuncady265 Před 3 lety +3

    Walal jacaylka wlhi waa wax jira wilban jecladay wlhi zaaid wan kala harnay wlhi waxay igu qadatay inaan ilobo 3sano iyo bar hada qalbigay ilhay baa iga baxshay lkn markan heso murug aan darto mese hes jcl wanbo usii xisa anigo oo idhawacay ban hada uduceya inuusan wax xun arag wlhi waa dhibato😭😭😭😭jcayl jugtis mayare anaa ujiir go ay markad haysato quf ku jcl ad jeceshahay wa jano jano ku sug💯❤❤

    • @cabdiraxmanxaaji5370
      @cabdiraxmanxaaji5370 Před 3 lety

      Abaayo xariir ma leedahay hada?
      ma jeclan laheyd inaa xariir yeelato😞

  • @wabaawabaa5089
    @wabaawabaa5089 Před 2 lety

    Sxb maanta jacal ayaad igalisay oo gabar aan jrclehay ayaan xasuu tay sxb waad mahad san tahay wax badan ayaad ifaha nsiisay hadii aan kulasheqeeyo oo aan kula kala fududeeyo sxb dabacan waana kutaa geeraa sxb 100%

  • @zaamiyapiliczan4389
    @zaamiyapiliczan4389 Před 3 lety +3

    Wlhi cawa ayaa igu kaa horaysa lkn waxan moda inan waligay ku garanayey cajiib keep going brother

    • @falasdimple2572
      @falasdimple2572 Před 2 lety

      Chanalka dadweynaha wiilka leh waaye codkiisa ka caana

  • @sakariemaxamed2794
    @sakariemaxamed2794 Před 3 lety +1

    Zxp wlhi si aan kuu tageero qof kle umataagero Allah haku sharfo lipaxayga

  • @daar_taqwaa
    @daar_taqwaa Před 3 lety +16

    Siduuna Jcyl Ujirin Isagoo Allah Ina Leeyhy Alle Wuxu Jecel Yahay Kuwa Sabraa/Sabarka Badn Iyo Aayado Badn
    Lkn Wllkay Qali Musik Ka Reeb Waa Xaarane

  • @fortyseven8648
    @fortyseven8648 Před 3 lety +1

    Asc saxib waxan ahaye qof kamidah nosmilyonka koxiran janalkaga waxan codsanlaha in adiisodoceysan koligena wanxanosanaya 🤕😢🤒🙏😢fadlan

  • @tigerjr8425
    @tigerjr8425 Před 3 lety +48

    Saanaa ku hysana bro😋😍😍😍

  • @maxamedxazan8599
    @maxamedxazan8599 Před 3 lety

    Hadad arag tid fariintan waxaan kuula talin lahaa
    Wajigaga qar sonidiisa waa midada aad yutuparo badan kagaa duwantahy
    Marka waxan ku oran lahaa marnaba wa jigaga ha so badhigin
    Ïlaa aad ka maarmi waydo!!!
    Kuna dadaal channelka dadwaynaha inaad warwalba sidaas iyo siwasii wacan
    Aad noga faa idayso👍💯
    Guul Paan kuu rajaynayaa powe😎