DADWEENAHA MA ISAGAA MISE WAA PRANK KING CK REACTION

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #mofami #kingck #reaction #video

Komentáře • 396

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před rokem +777

    #ckfamily shaki baa igu jira balse Kuma qarxin 😂 Waa iska aamusay hadaa ila shakisan tahay like haka iloowin ❤😂

  • @DADWEYNAHA
    @DADWEYNAHA Před rokem +1023

    King 🤴 waa kuwataa Bro 🔥

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 Před rokem +9

      Ninkan maadiga inader😂😂

    • @Im2ack
      @Im2ack Před rokem +4

      Hey, is that really you i hope you'll say no coz your contents are different from others.

    • @beyzaangaming2553
      @beyzaangaming2553 Před rokem +3

      War ma idigaa 😂😂

    • @xamdamohamedmuse7831
      @xamdamohamedmuse7831 Před rokem +4

      War adika miyaa

    • @arafatabdilahi7344
      @arafatabdilahi7344 Před rokem +6

      Laguma Haayo Legenoow Maalmahaan Be Update Please Xittaa Noo Sheekee Bas We Need Ur Voice

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +101

    Haddii aad u jeeddo
    Magaca Allah love
    الله💗
    ha igala bakhaylin ilaahay dartiis
    Mahadsanid SAXIIBaYaal ♤♤♤♤♡♡♡●

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Před rokem +52

    xaqirada iskadaa ila tahay mahee mo fahmi iyo dadwaynaha dhe uu kaa samayn badan yahay 💯💯💯✅

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse Před rokem +22

    intaa ila fahantey isla markii ba inu mo fami yahey ismuujiya 💜💕🔥🤣🙈

  • @Mss_harri_official
    @Mss_harri_official Před rokem +15

    Team mo.fami guul ban u rajeenaya wllhi iyo hormar wanagsan ❤dar ilahay ban u jecelahay wllhi ❤

  • @simranomar4119
    @simranomar4119 Před rokem +36

    Ck dadka aaa yasto leee fanka kaga tako sharma boy waa oga wana hos taktay kane masha allaah hestoo sowqaday fanan iga dheh 🤣🤣🤣

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +9

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iPace30
    @iPace30 Před rokem +4

    Xaqiraadi ugu horeyse ee CK reaction-ka laguma qancin sxp #kingckfilms&vlogs

  • @kaynaancarabkaynaancarab1793

    King ck waan ku xisay leghen waxaa rajaynayaa inaad repply iso gasho waan ku wataaa zax iyo qaladba💪❤

  • @Scarkxng
    @Scarkxng Před rokem +100

    Just imagine ck ft mo faami ft hanad bandz their song will be legendary 🔥

  • @mssaragsanofficial6087
    @mssaragsanofficial6087 Před rokem +4

    Ina Ka masersantahay Yaan laga daremin😂😂😂😂

  • @mikerio7732
    @mikerio7732 Před rokem +5

    Xaqiiq reaction kaan xaqiisa masiin oday😁

  • @filimhindi5127
    @filimhindi5127 Před rokem +34

    King never loose keep up king ck❤

  • @mahdimadine646
    @mahdimadine646 Před rokem +6

    Waa laga dareemaya cadi iska dhig heesta xida waad dhafisay inti shidnayd😂🤦‍♂️

  • @mohahas1540
    @mohahas1540 Před rokem +9

    The King is back walah waa sugaye lpx reaction kada Respect

  • @suldaankappin9517
    @suldaankappin9517 Před rokem +5

    Kusali Nabiga Scw Scw ❤

  • @Ckfamily4live
    @Ckfamily4live Před rokem +27

    Guys Likes ta Haka iloowina muuqalka 🔥🙏

  • @hashimbl8544
    @hashimbl8544 Před rokem +7

    Waxn sugyy ba wa king ck io reaction kiisi big fan ck one love and peace👑

  • @hoodoqani9695
    @hoodoqani9695 Před rokem +8

    Waa Isagii wlhi codkiisa Iyo indhihiisa Aniga Ku Xidhaan Wuxu Yidhi Wxd I arkiii Dontaan Malin dhaw Lkn imika maha

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 Před rokem

      Sax wa runta wax lagu murmoba maah
      Wa asagi oo run ah

  • @rahmaalimohamed1197
    @rahmaalimohamed1197 Před rokem +34

    Xanun jira hala zoo duceyo 😢❤

  • @keefali2864
    @keefali2864 Před rokem +6

    Inuu Asi yahay shaki iguma jiro farihiisa gaagaban cadeen ah😂🤣

  • @mohamedqalpih8848
    @mohamedqalpih8848 Před rokem +3

    Wixi hees adqaday tana ka shidan🤣😂 pro ka xun ba tahe

  • @najiipmontana3998
    @najiipmontana3998 Před rokem +2

    Aduu rabka waad kufsataa isagu lakin waa rapper👋🤣

  • @abdifitahaadam8096
    @abdifitahaadam8096 Před rokem +17

    King ck melxun arag vaar waliye 😂😂 king ck is back 😂😂

  • @alisheikhmahmoud4287
    @alisheikhmahmoud4287 Před rokem +27

    Legend Ck best 👌 reaction🔥

  • @HassanAli-wu9hs
    @HassanAli-wu9hs Před rokem +6

    Pro si qof aaan qanacsaneyn ayaan reaction_ka ugu bixinodaa heesta😥

    • @abdallaahmed8104
      @abdallaahmed8104 Před rokem

      Masayr baa ka muuqda wajiga ck kum a faraxsana heesta mo fami

  • @hodhas
    @hodhas Před rokem +13

    Scb nin qalbi fiican ayaad tahay ee mararka qaar dhalinta wacyigalin diini ah ugudar Adna faaiido ayay kuu noqon IA

    • @luqmaan753
      @luqmaan753 Před rokem

      Ck waaa youtubeka ugu qalbiga,fiiican

  • @MAHIRPRO121
    @MAHIRPRO121 Před rokem +6

    KING CK Keep going
    MO FAMI best song

  • @ubax7758
    @ubax7758 Před rokem +2

    Maxaad u yasaysaa wiilka waa legend 😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @m.jey______official
    @m.jey______official Před rokem +3

    Hadda comment aqris u so gashay like iisar

  • @MAJEERTEEN.
    @MAJEERTEEN. Před rokem +7

    NABIGA KU SALIYA ❤️‍🩹

  • @MOHAMEDJAMAMUSSE
    @MOHAMEDJAMAMUSSE Před rokem +2

    reaction video song halaguu daba fadhiisto sxb i enjoying.

  • @najmacilanleey4711
    @najmacilanleey4711 Před rokem +11

    Wasugaayey reaction kaaga walahi the real goat of youtube king ck🤴🏾🔥

  • @kawsarcraxmaan6470
    @kawsarcraxmaan6470 Před rokem +9

    Ma aanan moodayn in dadweynaha wajigiisa saa loogu naxsan yahay😂 Xitaq King Ck ayaa ku naxsan 😃

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze Před rokem +3

    Waa isaga waxaan eegay gacmihiisa yaa eegay oo garan gacmihiisa😂

  • @GuledAar
    @GuledAar Před rokem +6

    Farxad, caafimaad waara iyo nolol qurux badan Alle ha idin wada siiyee 1K oo subscribe i gaadhsiiya walaalayaal. 🙏🏽

  • @xidigta_towfiiq1
    @xidigta_towfiiq1 Před rokem +3

    2023 AYUU NAGU SODHAWEYNAYE WAJIGIISA WAX KALE🤣🤣

  • @yacquub33
    @yacquub33 Před rokem +3

    Wuu ku Cod Dhaamaa Wlhi Runta Marka Laga Hadlo Steyl ,Cod,Caan

  • @sakariyesiciid5027
    @sakariyesiciid5027 Před rokem +5

    Ck family never give uo🖐️👤

  • @walaalsuheib732
    @walaalsuheib732 Před rokem +6

    King Ck Goat Of Reaction.❤️

  • @kingmohaofficial5207
    @kingmohaofficial5207 Před rokem +3

    Aaway dadkii jeclaaa nabiga

  • @fiyore1
    @fiyore1 Před rokem +31

    Ck kuma farax san reaction kaan 😢

  • @mahadwiirow1194
    @mahadwiirow1194 Před rokem +5

    KUBADA CAQTA HADDAY CR7 IYO MEESI GOAT KA YIHIIN CK FAMILY IS OUR GOAT 🐐🐐 RECACHON KEEP GOING FIRING PRO 🙏🙏🙏

  • @Naska_Pio
    @Naska_Pio Před rokem

    Jacaylbaa dareemaysaa intaa yar u fiirso waa isla cod kiisii pro

  • @faadimomohmed2904
    @faadimomohmed2904 Před rokem +2

    Garc wllhi waxuukuugusheegyay idirsleh waarun xaasid tahy wllhi😏😏😏

  • @Alvaro-iy8lz
    @Alvaro-iy8lz Před rokem +5

    King ck for 4Real✊🙏

  • @abdullahibeezaani8246
    @abdullahibeezaani8246 Před rokem +4

    The king ck is back our legendary 🙌

  • @somalitiktok888
    @somalitiktok888 Před rokem +6

    Haa chenelka DADWEYNAHA isag laha

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 Před rokem +5

    The Mo Faami yes 💯💥

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio Před rokem +3

    King Of CZcamsr ck❤👑

  • @daufabdirizak370
    @daufabdirizak370 Před rokem +19

    Walal qali isku day inaa like isaarin legend is back 🎉

  • @king...3695
    @king...3695 Před rokem +3

    Waa isagii

  • @abdishakurabduqadir9848
    @abdishakurabduqadir9848 Před rokem +6

    Asaga ma ahan 😂😂

  • @Lucy_boy_official
    @Lucy_boy_official Před rokem +2

    Frist comment ck pin igu qabo team ck isoo raaca

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 Před rokem +1

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

  • @foosiomer4279
    @foosiomer4279 Před rokem

    King ck maad ka heshay musican mo fami dee wad daawanaysaa une waxyar oo reaction uun bad kasoo bixisee

  • @cumarnuux98
    @cumarnuux98 Před rokem +2

    isku mid maaha kanyare chanlleka dad weynaha dhakadiisa ufiirso uu dhako uar yahay ninkan heesta qaadayanaya wu dhako weyn yahay wuuna iyara feedho waweyn yahay

  • @Mohamed47734
    @Mohamed47734 Před rokem +2

    King ck Goat of reaction 🎧💻

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před rokem +2

    The Real Goat 🐐 of CZcams King 🤴 CK Ku Soco Legend 💯 💶 💯

  • @liibaandaahir5803
    @liibaandaahir5803 Před rokem +1

    Kinga CK Wan ku salamay zxb 🖐️

  • @Nololadag
    @Nololadag Před rokem +9

    Inta og inay arintan prank tahay oo mo fami wejigiisa ahayn like iisaara❤️🖤

  • @hakimyare5954
    @hakimyare5954 Před rokem +2

    Ck lpx nabber 📍 Wan kusalamey

  • @lilpoop4425
    @lilpoop4425 Před rokem +1

    1.1m maskiinka washamsi ayeey ku Qadeen walaahi

  • @asmaaabuubakaraxmed3697
    @asmaaabuubakaraxmed3697 Před rokem +1

    Ck mesha ka kac darisle woo kaa daba 😂 imade

  • @haanabashiir3455
    @haanabashiir3455 Před rokem +2

    Keep going abtiyo🦋🧚‍♂️

  • @somtutorials3683
    @somtutorials3683 Před rokem +2

    Bal waatase aanu maalin ku wayno adi saw Instagram maad oron maanta kadib layma,waayayo yaan,lagu waayin sxb

  • @Robertson126
    @Robertson126 Před rokem +1

    Number one comment CK family

  • @liibaancali5482
    @liibaancali5482 Před rokem +1

    Legend asaga waaye runtii canugana caadi maaha brother

  • @Najiibyare464
    @Najiibyare464 Před rokem +2

    Anaa ugu horeeyo maanta❤️

  • @Maxamuudcali12
    @Maxamuudcali12 Před rokem +13

    Big legends 🖤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před rokem +1

    100% Waa isagii - Mo faami
    qaarbaa kuleh sheekh ayaan kuu qabnay waar xageed ku aragteen 20 jir sheekh ah 😂
    CHANNELKA DADWEYNAHA - waa Character wanaagsan uu sameeyo wiilkan cidii doonaysa halkaas kala soco
    MO FAAMI - waa character kale oo faneed iyo waji dhalinyaro waqtigeeda kujirta isagana dhalinyarada inta waqtigeeda kujirta ayaa ku jeclaan doonta

  • @fashionman1075
    @fashionman1075 Před rokem +5

    Best reaction 😁

  • @aymanabdikarim5054
    @aymanabdikarim5054 Před rokem +2

    Legend ck love you pruh❤️

  • @somaliboy708
    @somaliboy708 Před rokem +2

    Ck Sharma Noosoo qabo Heesta《Ma,aqaano》

  • @abdirizakadam12
    @abdirizakadam12 Před rokem +1

    meshan reaction kama arko ee qof ka xun heesta arkaa

  • @faysahassanfaysahassan9118

    Markaston ck arko waxan arka magaca hooyo walal ale haku sharfo

  • @ibraahimgarasdooro9423
    @ibraahimgarasdooro9423 Před rokem +24

    King ck best reaction🔥🔥

  • @apo4417
    @apo4417 Před rokem +3

    1 sano io dhoor bilood ba igu kaa danbeyse inan daabto vediogaga io CZcams oo dhanba welcome back iso qora🎉

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 Před rokem +1

    Ck reaction markad fadhiga ugu kacdid ayee cayarta okey tahay😂😂😂😂

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 Před rokem +1

    Ck waxad la aamusan tahay ileen deg dega majclid 😂😂😂😂😂😂

  • @AZFAATOFFICIAL
    @AZFAATOFFICIAL Před rokem

    Mo fami singing like Ex fanan the legend fj xabib amazing voice same temper

  • @cabdimahadkhaliif4115
    @cabdimahadkhaliif4115 Před rokem +2

    Big fan ck family

  • @zaynajimin7551
    @zaynajimin7551 Před rokem +2

    Waa xanun santahy alalha kucafiyo 🙃

  • @ZupeirRemo
    @ZupeirRemo Před rokem +3

    Waad ka xuntahay 😂😂uun kaa cod mcn yahay oo wlhi🤬😡

  • @mohamedbooseey5734
    @mohamedbooseey5734 Před rokem +2

    King Ck 🤴 👑

  • @markabdagaal9854
    @markabdagaal9854 Před rokem +2

    Legend King CK 😘

  • @yussufabdi6709
    @yussufabdi6709 Před rokem

    Ck afti mcn mxa saan dan iyele markasta aniga ayaa fast person ah oo vidios thawto

  • @abdiali8093
    @abdiali8093 Před rokem

    niyo ck ninka kadhamaaw pro

  • @zakiabdishire7543
    @zakiabdishire7543 Před rokem +1

    Horta ilahada waxan ka yabay ninkan wajigiisa maxax ka rabtin wale ilahada ma fahmin ninkan wax lagu heesto

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před rokem

    War Anaga wax aranay ninka intaa soo sano tageero aan u ahaaye maa heesaaye un buu noqdey allaha ku soo hanuuniyo wada khayr leh maada marine

  • @salmaanchannel67
    @salmaanchannel67 Před rokem

    channelka dadweynaha ayaabu hore uga sii sheegee😁😂😂

  • @khaalidgelle7752
    @khaalidgelle7752 Před rokem

    First view and like 😀chanelkana ck vans our legend

  • @xuseenmaxamed1389
    @xuseenmaxamed1389 Před rokem +1

    Ck hestu wey shidneyde mnta Maa cajisneyd hdi kle wad ku fixi lhydee mxa ka qaldana mnta

  • @muscabcli2506
    @muscabcli2506 Před rokem +2

    Wllka weyn aan tageyro zxb ninkaliya reey akshin loo dayay

  • @yasmiinhajimaxamuud
    @yasmiinhajimaxamuud Před rokem

    Ck dhaxan maa jirto jaajadaada wayn mxaa waaye 😂😂😂😂

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd Před rokem

    Aahey shaki wuujiraa gambar gaaban aan ugu fadhinaa iyaaa war jiraba Cakaro Iman reer xamarle fahmi karo

  • @Alkharia-s
    @Alkharia-s Před měsícem

    yaa laga dareemin maseerka❤

  • @abdirahmangermany2361

    Weeeee weee king ck legend bro the best reaction boqorka reaction waad haysandontaa muddo dheer

  • @muxiyadiinxalane6302
    @muxiyadiinxalane6302 Před rokem

    Waa sugaayey bro ninkaan waa nin cajiiba wlhi mo faami war ninkaan bal naga daba gee waligay wajigiisa maarag