Le Couple Djiboutien Episode 3 - I Fur

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 11. 2020
  • Writter/Director: Omar Daher Abdi
    Camera/Editor: Neiman Abdi
    Produced by Buuti Tv
    Actors : Poete Noir Meurtri
    Omar Daher Abdi
    Moussa Bileh
    Rahma Hassan
    Follow Us:
    Instagram: / buutitv
    Facebook: / buuti.tv
    Subscribe to our CZcams:
    / buutitelevision
    #BuutiTVproduction #buutitv #localvideoproduction #webtv #localmedia #africancreativity #africancreatives #africanfilmmaker #africanfilmmaking #AfricanMedia #africanentertainment #djibouti #hornofafrica #eastafrica #Africa
  • Zábava

Komentáře • 1,6K

  • @BUuTITelevision
    @BUuTITelevision  Před 3 lety +760

    Ereyga Shoomeer waxa weeyaan micnihiisu qof bilaa shaqo ah amba xaafad fadhi ah.

    • @bouhnouhable
      @bouhnouhable Před 3 lety +10

      tout me felicitation, parce que vous avez ete valide par youtube....................ensemble pour la vie

    • @tayasiirmohamedjama4887
      @tayasiirmohamedjama4887 Před 3 lety +3

      Hhhhh😅😅😅

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +2

      🤣🤣🤣

    • @guled_ansaari1525
      @guled_ansaari1525 Před 3 lety +7

      War wll erayada lafahmi waayo Untertitel ku qora ciyal Francisow 😂😂😂👏

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli Před 3 lety +3

      Somali isticmaala plz aan aad usoo qosolneee !! Inaba caadi maha 10 jeer baan daawaday

  • @fartuunabdullahimohamed6003
    @fartuunabdullahimohamed6003 Před 3 lety +244

    From muqdisho cadey 😂😂❤️❤️idinjecliyaa daawa shadiina

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail5632 Před 3 lety +567

    Somaliya muqdisho 🏢🏢
    Inta joogta
    Farta taaga
    👍👍

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 lety +1

      Somalie Djibouti kuma jirto ...

    • @abdifatahismail5632
      @abdifatahismail5632 Před 3 lety +3

      @@hodanitanajmanita6664 taa kaman wadin wll

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 lety +4

      @@abdifatahismail5632 Bro Rali noqo ... Ani Laftigeyga wan kugu kaftamayay ee I'm so sorry si kale ha ii arkin ok ... melkaste on kala jogno amba ku kala nolnahay ... Somalia & Somalie umban nahay ... i mean " One Nationality ayan isku nahay All Somalie "

    • @abdifatahismail5632
      @abdifatahismail5632 Před 3 lety +2

      @@hodanitanajmanita6664 aad &aad
      Wll.waan.daremaya inadan si kaga jedin
      Somali waa somali lee🇩🇯🇭🇺🇸🇴💪💪❤💯

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 lety

      @@abdifatahismail5632 Exactly Bro ... Thanks a lot Bro ... Lkn de wa shan xidigod ee labadi calan amba Wadan ee kale away ... Sadex wadan umbad so shegtay ...

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 Před 3 lety +863

    Hhhhhhhhhh alla djibouti jecliyaa😂😂😂😍😍😍

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 Před 3 lety +31

    Wlh waan jeclhay reer jabuuti sidey uhadlayaan from mogdisho😂😂😂❣🙏

  • @mustaphehindi228
    @mustaphehindi228 Před 3 lety +230

    Hadaad qososhay liketa hayla dhaafin😂😂😂😂😂😂😂

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 Před 3 lety +147

    Qalaafay leedahay kulahaa😂😂😂
    Istaqfurallah
    Wlhi manooli 😂 inta ila midkaa like ha ila dhaafina qaraabo😁😁

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 Před 3 lety +48

    Les gens à Djibouti, vous êtes des gens très drôles, et j'ai même aimé vous saluer en français, je sais que vous êtes nombreux à parler français.🙏🙏🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯❤🇸🇴💯🇸🇴🇩🇯❤💯🇸🇴🇩🇯💯🇩🇯💯🇸🇴❤❤

    • @minaag4585
      @minaag4585 Před 2 lety +1

      Bowe nabar luqada

    • @maryanjaamac1623
      @maryanjaamac1623 Před 2 lety +1

      🙏🙏🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯💢💯💢💯

  • @shaficimaxamedxassan9382
    @shaficimaxamedxassan9382 Před 3 lety +604

    Inta yadoo daawanaysa commentiga akhrinaysa
    From somaliland Burco😂😂😂😂

  • @maviozpoiz4401
    @maviozpoiz4401 Před 3 lety +559

    SomaLi Burco jooGa aYan ahe Like ii saara😂

    • @reallifesomalilander441
      @reallifesomalilander441 Před 3 lety +1

      Me too

    • @mohamedkaydofficial8258
      @mohamedkaydofficial8258 Před 3 lety +2

      Waar reer burco waxba ma tuugaan waasidee

    • @anwarmataan7745
      @anwarmataan7745 Před 3 lety +5

      war heedhe apti waa ina ceepyzee reer burco iygaa youtupe ka dhanpa lehe wxpa ma baryaane astaqfuru allah dheh

    • @maviozpoiz4401
      @maviozpoiz4401 Před 3 lety

      @@mohamedkaydofficial8258 iMika wXn miYa tuugitaan ah wr nin weYnpad tahe izku xizhow😂

    • @maviozpoiz4401
      @maviozpoiz4401 Před 3 lety

      @@anwarmataan7745 baryida ka qaldan adiga apti ee is hagaaji

  • @zuhaanabintuinazayid9001
    @zuhaanabintuinazayid9001 Před 3 lety +65

    Somali lascanod joga ahay qsol iguma hadhine like isar😂😂😂😂😂

    • @zainabmahamed3937
      @zainabmahamed3937 Před 3 lety

      Wanku saarey walal macan, laascanod iyo durduradeediba igu salaan hunoy ❤️

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha Před 3 lety +12

    Wlhi qosolkii aduunka waaye walaalaha reer Djibouti so funny 😆🤣😂

  • @mayzayonis2464
    @mayzayonis2464 Před 3 lety +266

    Djibouti mon vrai pays, si tu es un Djiboutiennes like igu qabo 🤣🤣

    • @manueldutilisation7480
      @manueldutilisation7480 Před 3 lety +4

      soʏєz ċoňsċıєňţ զu'oň ňє ʟà ғяèяє !

    • @souhaibhabad1943
      @souhaibhabad1943 Před 3 lety +3

      Masha Allah tu es d'une belle Djiboutians💙🥶

    • @mayzayonis2464
      @mayzayonis2464 Před 3 lety +2

      Frr like isara sur mon chaîne stp
      Merci

    • @nuurxashi4996
      @nuurxashi4996 Před 3 lety +1

      Duxioeaavnow 🤣🤣♥️♥️🖤🖤🖤😭🤣

    • @nuurxashi4996
      @nuurxashi4996 Před 3 lety +1

      @@manueldutilisation7480 dsicudxhu the house as😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭🤣🤣😭😭😭😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @drsfatahdaahir3271
    @drsfatahdaahir3271 Před 3 lety +49

    Rer Djibouti idin jeclhy wlh from hargeisa 😘😘❤❤

  • @AhmedAli-ho3rk
    @AhmedAli-ho3rk Před 3 lety +28

    Ruwaayad qosol badan balad wayn ayan idinka soo salaamayaa from dirisle abdi

  • @abdishakur9392
    @abdishakur9392 Před 3 lety +11

    Somali muqdisho jooga ayaa ahee like iisaara

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 Před 3 lety +111

    *je crois que butti tv est meilleure commediens dans la centaire, je viens de burco donnez-moi like djibiboutiens*

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 Před 3 lety +291

    Ree jabouti wada imtixaan midhan wlhi😂😂
    From Borama somaliland nigso salamyaa 😂👋

  • @abdiyarechanel2638
    @abdiyarechanel2638 Před 3 lety +12

    Waa idin wadanaa horay ha loo socdo from garowe puntland som❤Djibouti

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 Před 3 lety +18

    Reer Djbouti🇩🇯qosolaa igu disheen caadi ma tihiin from barawe somalia🇸🇴

  • @zaakirsomali1
    @zaakirsomali1 Před 3 lety +273

    Naftayda ku qor ree jabuuti qosol: from hargaysa

  • @munamawe3l016
    @munamawe3l016 Před 3 lety +38

    From Burco somaliland
    Reer DJIBOUTI WAn idin wadaNaa
    QOSOL MIDHAN TIHIIN😂😂😂🌼🖐

  • @rahmaaya6595
    @rahmaaya6595 Před 3 lety +12

    Walhi sooo funny 😂😂
    From somalia 🇸🇴

  • @mohamedzataar6551
    @mohamedzataar6551 Před 3 lety +55

    From Somalia I love Djabuti
    Somali only Somali ilin ayaa iga timid wllhi kkk

  • @triplea86
    @triplea86 Před 3 lety +144

    Reer jabuuti waa qosol kkkk
    From garowe-somalia

  • @bisharabdiwahab5352
    @bisharabdiwahab5352 Před 3 lety +46

    Inta Jigjiga iyo Guud Ahaan Deegaanka Somalida igala Daawaneyso Like Saara👍😊

  • @zakyolah9591
    @zakyolah9591 Před 3 lety +12

    I love the act.... much love from Puntland 🇸🇱

  • @mahdibahar-official3252
    @mahdibahar-official3252 Před 3 lety +35

    Ree jabuti wan idin taageera
    from boorama ❤❤❤

  • @raxma-mohamed1.13
    @raxma-mohamed1.13 Před 3 lety +83

    Reer jabuuti aad ban idin tageera idina jeclanahay from gobolka ragga togdheer💕👏

  • @sultanguleid8651
    @sultanguleid8651 Před 3 lety +9

    From Somaliland ♥️💨💚

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 Před 3 lety +2

    Djiboutiens wa drôle walaahi. Waligey maan arag hagbad la xagaabixiyo. Walaahi wa première fois. Keep going tous les djiboutiens 😘😘😘

  • @nabiilkanadi9412
    @nabiilkanadi9412 Před 3 lety +218

    Nacla Idin ku yaal rer jabuuti waaan idin jeclhy war Nio so badiya😂😂😂😂😂😂😂😂 farta taga tageridiiina

    • @abdisalamosman5415
      @abdisalamosman5415 Před 3 lety +4

      Maxaad noo nacladi doqon yahow.

    • @moussahassanali5650
      @moussahassanali5650 Před 3 lety +5

      Maxa keenay inad lacnad keento meesha

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 3 lety +5

      wa mxy maxa kugu dhacay " lacanad+ wan ini jeclahay " xage lagu arkey
      waba impossible wxd ku hadleysid
      hey cadi iska dhig no ..

    • @umuaxlam1962
      @umuaxlam1962 Před 3 lety

      Ha uqawanina xasarada filimka qaday wuu idin jecelyahay

    • @yacinhassan1687
      @yacinhassan1687 Před 3 lety +4

      Wa duuni akhri zaman, wa iniin jecelahay iyo nac.... Idinku yaal halkaay iskaga imaatay

  • @ilaysonlineflims8203
    @ilaysonlineflims8203 Před 3 lety +51

    Mar Hore Ayaan IdiiN Sheegey Inay Somali Tihiin Halka Kaga haya Oo somali Wax Kusoo GudbiYa💯👉👈👋

  • @zamzamfani8952
    @zamzamfani8952 Před 3 lety +9

    Aad ban u jclhy rer jabuuti wlhi from muqdisha 🇸🇴💋❣👑

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever Před 3 lety +19

    I love these short clips keep them coming 🥰😂

  • @amirabdoulkader6393
    @amirabdoulkader6393 Před 3 lety +14

    Vous avez fait le video le plus drôle que toutes les anciennes vidéos 😂😂 Keep going HOMIES . CONGRATS FROM 🇹🇷

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 Před 3 lety +26

    Reer jabuti funny wlhi filmkii Mirqaanka iyo kanba waa iga gadan yahay from Hargeisa Somaliland

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 Před 3 lety +2

      Rer xamr wey Ka wagsanyahiii 🤚🤚🤚💞👋🏽 waa qosll

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Před 3 lety +2

    Djibouti Et Somalia mes gens svp like dhac isi😍😍❤❤❤❤

  • @abdirahmanguundhe9493
    @abdirahmanguundhe9493 Před 3 lety +13

    Waa sheekooyin xaqiiq ah oo jira sanadadaan, waxaa jirtay oraah soomaaliyeed oo oraneesa geedkii orad lagu fuula orad baa looga soo dagaa.

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 Před 3 lety +18

    😂😂inder ree djoutow noo zoo badiya waan idiin xiiznaayeee

  • @muniircabdimc966
    @muniircabdimc966 Před 3 lety +33

    Umadeena maha rer jabuuti kulaha
    QalaafeY lee dahay
    Alla berka😂😂 Frome Ankara 🇹🇷🇸🇴

  • @khadarjunior8502
    @khadarjunior8502 Před 3 lety +37

    Wow short Films Waxaad usamayneysaan sida International oo kale waa qaabki Hollywoodko kale waad Tagteen😂😂❤ From Burco

    • @fhsgfggfsfhgsdhg3841
      @fhsgfggfsfhgsdhg3841 Před 3 lety

      GsjvajJvJJjg💓❤️🌞

    • @fhsgfggfsfhgsdhg3841
      @fhsgfggfsfhgsdhg3841 Před 3 lety

      Cshcaihaocisg I think it's just the house 🏠 the cafe and Lois Griffin ga in 💓💓💞♥️💖💗❣️💞

  • @sahramohamud1150
    @sahramohamud1150 Před 3 lety +42

    Kkkkk my fav channel🥰😂reer jabuuti wllh wan jeclahay from Puntland Garowe ban inika so salamaya😂🕊🥰

  • @abdikanisahal
    @abdikanisahal Před 3 lety +7

    Rer jabuuti waa ibtilo miiran😂😂
    SOUTH AFRICA idhinka soo salamaya

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684

    We love team buuti tv
    We support team buuti tv
    So don't stop for ever
    Keep going my brothers and my sister rahma hassan❤❤❤❤❤💯💯💯👌💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @mowliidtahliil9846
    @mowliidtahliil9846 Před 3 lety +7

    masha allaH wllaLaheen jabouti💘💘💘🇸🇴

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration Před 3 lety +10

    KKK Reer Djibouti walaalaheyn funny baad tihiin runtii waad iga qosliseen 🤣🤣

  • @liibanalinuur6356
    @liibanalinuur6356 Před 3 lety +5

    From MOGDISHO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴reer DJIBOUTI🇩🇯waan idiin wataa wllyaL🤣Rahan beey is mooday kulahaa🤣Qaadi Lugaheeda Eeg🤣

  • @fatouabdourahman1639
    @fatouabdourahman1639 Před 3 lety +3

    Alaaaa beerka icadaday🤣🤣 machallah big respect rer djabouti one❤❤ from LAS VEGAS

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 Před 3 lety +18

    Rer jabuti aadban u jecelahay wlhi from Ogadenia ❤️💙💚🤣🤣

  • @abdulahidahir2609
    @abdulahidahir2609 Před 3 lety +4

    Subxana allah kulaa madad ya jiilaani!!
    Waa shirki hadalkaas ee iska jira!
    سبحان الله تكلم بكلة شرك: "مدد يا جيلاني" !!

  • @mahamedkhadar3110
    @mahamedkhadar3110 Před 3 lety +8

    Qalaafo ayay ledahay. qadi lugaheda eeeg 😂😃inti Qalafo Leh. Like ta izara ✋😎

  • @abdoulkadermoustapha4089
    @abdoulkadermoustapha4089 Před 3 lety +4

    vous êtes la fierté de notre pays! keep up Buuti TV

  • @vyvnvbdi6792
    @vyvnvbdi6792 Před 3 lety +2

    Wlhi wan ku hestaa reer jabuuti noo so badiya from xamar cadeey🇸🇴❤

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 Před 3 lety +16

    Eeg eeg Rihanna ismoode😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qalaafeey leedahay
    Hhhhhhhhh manooli

  • @Nacer_Abdi
    @Nacer_Abdi Před 3 lety +8

    Trop bien fait les gars Force a vous 😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @innocentorange8677
    @innocentorange8677 Před 3 lety +7

    WELL DONE MASHALLAH I SUPPORT YOU DJIBOUTI WE LOVE YOU ALWAYS

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +2

    BEST FILM🥰
    Iga Fur DuliGan Anna Duli Ah Duliyadyahay baas😃😄

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 Před 3 lety +7

    "Ifka Ilaa Aakhiro kute" Waar tanoo kale intee ka helaa reer Djibouti toow 😅

  • @sousaibirir1055
    @sousaibirir1055 Před 3 lety +5

    Toujours un plaisir de vous regardez mes chères bravo❤❤🥰😘🤧

  • @deeqacismaan2018
    @deeqacismaan2018 Před 3 lety +16

    BA'A QOSOL IGUMU HADHIN WALAHI😂😂😂😂😂😂😂😉😂😂😂

  • @hananhussein6356
    @hananhussein6356 Před 3 lety +6

    Omg you guyz are freaking funny we need more episodes 👍🏽🤣 new subscriber

  • @Khader315
    @Khader315 Před 3 lety +4

    Reer jabuuti caadi maha wlahi waa qoslay soo badiya saxibayal
    From Jijiga OG❤💯

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 Před 3 lety +10

    Wll kalimadan waa shirki "مدد ياجيلاني"
    استغفروا لله استغفر الله

  • @abdiqaniabdirihmaanhassanb1714

    Ummadeena maahan reer jabuuti muxuu yiri war qalaafad bay lee dahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Salaan from PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @sisousagal3205
      @sisousagal3205 Před 3 lety

      Waan ini salaamay buntland❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯form jibuuti 🙏🌹💗

  • @quruxdumar1368
    @quruxdumar1368 Před 3 lety +4

    From mugdisho idin jeclhy reer jabuuti ❤

    • @cadaweciltire4983
      @cadaweciltire4983 Před 3 lety

      Wan ini jeclenahay anaguba from Djibouti jano 🇩🇯 gul iyo gobanimo Somalie weyn 🇸🇴🇸🇴

  • @amranbeauty6243
    @amranbeauty6243 Před 3 lety +4

    Jabuuti dad tagay oo aan walalanahay from kismaayo 😂👌

  • @yacoubzaki9833
    @yacoubzaki9833 Před 3 lety +3

    Mes préférés avancez-vous comme ça sérieux cet vidéo c'est au top mais on vous attends la suite épisode 4
    Samatar . safa sérieux je n'arrive pas arrête de rigolé 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Trop rigolant 🤣🤣
    Sam soubagle 🤣🤣🤣
    Safa samireh 🤣🤣🤣🤣

  • @amedassanomar788
    @amedassanomar788 Před 3 lety +5

    J'attends avec impatience l'épisode 4

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 Před 3 lety +1

    Wlhi waa idin jeclahay all DJIBOUTI🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤from somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋💋💋💋💋

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684

    Waxaan ka codsanaya umada somaliyeed ina u kala kiciyaan teamkan buuti tv waa dhalinyaro tallent leh oo hal abuur iyo jiliinba banankoda ku dhacay sidadarteed walalayaal subscribe, share, comment, like, intaba hala siiyo
    Intaasi waa iga codsi maanta hadan garab istaagno iyaga waxay helayaan dhiiri gelin iyo horumar intaas ka sii balaaran wad mhdsn thn dhmntn

  • @asmaismandahir8594
    @asmaismandahir8594 Před 3 lety +3

    Allah beerka 🤣🤣🤣merci buuti TV de nous faire rire autant

  • @asmahassan7873
    @asmahassan7873 Před 3 lety +13

    Funny 🤣 wlhi my home djabouti miss my dadkagi

  • @raisosman6818
    @raisosman6818 Před 3 lety +2

    Qalafey ledahay kulaha lugaheda eeg Reer jabuti salama from muqdisho Somalia 🇸🇴❣️🏞️ peace and love 🇸🇴😁😂😂

  • @muntaliza9715
    @muntaliza9715 Před 3 lety +4

    inta dirizle kaso aragty like♥️👈

  • @mbinamustaphe9862
    @mbinamustaphe9862 Před 3 lety +7

    Rer Djabouti dad qosol.midhana
    Froma Cerigabo somaliland

  • @nuunayibraahim1202
    @nuunayibraahim1202 Před 3 lety +6

    Alla reeer jabuutiyaaa hhh hadaan qosol raadinaayo ayaga ayaan daawadaa yaa Ila mid ah

  • @amedassanomar788
    @amedassanomar788 Před 3 lety +2

    L'élément indispensable de cet équipe Omar

  • @bashirabdulkadirkhalifhash4903

    Reer jabuti walhi wax kale weye qosol awal reer burcood iyo mudug dawan jira hadda jabutian😆 wa idin salam from MuDuG

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 Před 3 lety +6

    From somalia putland 👌🏻🌍😍

  • @amenfaro1140
    @amenfaro1140 Před 3 lety +22

    3:00 tareen baa dabada iga galay kulaha🤣🤣🤣🤣

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 Před 2 lety +1

    Walaalahayga reer jabuuti waan i din jecelnahay

  • @mohamedidriss811
    @mohamedidriss811 Před 3 lety

    buuti tv la prémiere chaine djiboutienne qui me fait rigoler en meuront congratulations we love u **

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 Před 3 lety +10

    loooooool trops drole! C'est tellment vrai, les couples Djiboutiens et leur folie

  • @safaibrahim7855
    @safaibrahim7855 Před 3 lety +3

    meilleurs comédie du monde ❤🤩

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 Před 3 lety +1

    Djibouti 🇩🇯 my favorite home 🏡 keep going i love you guys ❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯

  • @ugurdilek6529
    @ugurdilek6529 Před 3 lety

    War nimankaan dhib badanaa... Love you guys 💙

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 Před 3 lety +11

    2:47tuugnimo kudarsadey😄😄😄hagbad aan gabdho uhayey buu xagaa bixiyey😅😅😅

    • @FHDjunior97
      @FHDjunior97 Před 3 lety

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-pp4ze5mu3g
      @user-pp4ze5mu3g Před 3 lety +1

      Maxaa lagaa wadaa afsomaligaas,,, hagbad iyo xagaa bixin

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 Před 3 lety +3

      @@user-pp4ze5mu3g hagbad wa ayuuto, xagaa bixin na wa xiligaa kuleylka saidka ah ay dadku meelkle ubaxan lkn iyadu sarbeb ahan ayey u isticmashey ereygaz wxayna kwdaa ayuutadii buu xadey

  • @samjah2580
    @samjah2580 Před 3 lety +4

    jss the second person I watch the video ✌️💫🥀

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 Před 3 lety +1

    Bravo buuti félicitations waliba somali100%👍👍👍🙏🙏

  • @Fatima_abdalla11
    @Fatima_abdalla11 Před 3 lety +1

    From Zambia 🇿🇲 qosol iguma harin 😂😂😂😂😂 inoso badiya

  • @saabiryaxye114
    @saabiryaxye114 Před 3 lety +15

    Qalafo ayay ledahay🤣🤣🤣

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Před 3 lety +8

    Rer jabuuti 🇩🇯❤ KkkKkkkk astaqfirullah qosol igu ma hadhin kkkkk

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 Před 3 lety +1

    Hahahahahha reer Djibouti i love walhi wan ka helay sheekdan dheer so wada dee ilaa 25 mins ka dhiig max dhacay walalyal waa film macne 🤟🤟❤🤟❤🤟❤🤟❤🤟❤🤟❤🤟❤🤟

  • @boysaskimamg4910
    @boysaskimamg4910 Před 3 lety

    Buuti la plus populaire du Djibouti jai vous aimes

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 Před 3 lety +3

    Saamsubagle kulahaa 😃😆

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 Před 3 lety +5

    Aujourd'hui, j'ai des minutes de stress, mais je regarde cette vidéo. Je suis très bien content. Merci beaucoup Les Somaliens sont des gens drôles que je les aime. C'est pourquoi je regarde sa vidéo

  • @hamzawarsama6466
    @hamzawarsama6466 Před 3 lety

    Waww c'est super ça existe 👏👏👏 buuti tv

  • @salmitalaqueen127
    @salmitalaqueen127 Před 3 lety +11

    Keep going

  • @amniabdisalam5167
    @amniabdisalam5167 Před 3 lety +1

    From Mogadishu ☝
    Tagera buuxaa idin ahy👏❤💯