SHAADIYO SHARAF ABDI FITAH YARE IYO FALASTIIN OO FARIIN CAJIIB AH U DIREEN TAAGEERYAASHA SHAADIYO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 06. 2020

Komentáře • 671

  • @hilkaspea692
    @hilkaspea692 Před 4 lety +222

    Inta shaadiyo sharaf qosolkeda jecel like❤❤❤❤

  • @baasilosman7958
    @baasilosman7958 Před 4 lety +174

    Hdd duhur soo tukaty Allha kaa Aqbalo like saar❤🕋

  • @boqortooyoofficial4877
    @boqortooyoofficial4877 Před 4 lety +140

    Ar maanta illahy dartii like igu saara please somaliwayn

  • @bilanbelo5614
    @bilanbelo5614 Před 4 lety +63

    inta u xiistay Falstiin wlhi waan jecelahay team shadiya like igu dhaf ❤️❤️❤️

  • @sihammoha2912
    @sihammoha2912 Před 4 lety +44

    anigo shadiyo fiirsanayo oo an qoslin waan waayay shadiyo allaha ku daayo abayo adiga iyo seygaga

  • @keyfdaahir6815
    @keyfdaahir6815 Před 4 lety +29

    Shaadiyo ani runta kujeclahy 😄lacag jeclaa lacag wax kafiican aahaysataa dad aa tacbatay ship iska dheh horey usoco

  • @mariyobuskud264
    @mariyobuskud264 Před 4 lety +47

    Kkkkkk Allah beerka shadiyo talefan Arag miya noqotay🤣🤣🤣🤣

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye2256 Před 4 lety +18

    Shadiyaaay walal wlhi wanku jecelhaY istgarmka wankalaso hadlay imad jawabin walalo ilahay haku dhafee hore u soco alle haysku kin daayo

    • @hiboahmed8085
      @hiboahmed8085 Před 4 lety

      Shaadiyo wll wllhi waad igaquslisay 🤣🤣🤣🤣

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152

    Finally 200K waan dhaafnayba Wali waan soconaynaa baaye io boweyaal 300K insha allah😂😂😂🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪

    • @fartundiiriye9953
      @fartundiiriye9953 Před 4 lety +1

      Reer potland lee arkaa ya masherteen ah

    • @xamdixarako3474
      @xamdixarako3474 Před 4 lety +1

      Wllhi qosolka iga dhamasay inta ilaa Aragtay love dhac kusi♥️♥️♥️

  • @nuuroqaasim6744
    @nuuroqaasim6744 Před 4 lety +1

    San ina iskaga kiin firsado jecliya ilhy haynadaayo amiin o kuwii isku wara noqda ilhy ihynadaayo sharaf iyo cisi kujooga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤ Sanaag le iniiga so duceynayaa shadiyo sharafeeey❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muno2021
    @Muno2021 Před 4 lety +17

    ShaDiya shaRaF inTa JaG ku AH👍❤💯

  • @fartunqalanjo965
    @fartunqalanjo965 Před 4 lety +13

    Malin kasto aniga uso horeyo hal like ima sisan gabar walashin ma ihi miyaaa

  • @khadarcawil5328
    @khadarcawil5328 Před 4 lety +20

    Shadiya runtii qofan xiseeyo waaye❤❤

  • @ikraanaxmed2689
    @ikraanaxmed2689 Před 4 lety +19

    Shaadiya sharaf wlhi wllo iska kaaa jeclahay ,
    ❤️

  • @aaminomuseaaminomuse3866

    Masha allaha shadiyo sharaf iyo saygeda cabdi fitax alle ha idin dayo Sat dadka kuga qoslidan waxan idnkaga barya alle in uu janadisa idnku galsho❤❤❤❤❤❤❤wan idin jeclahay cadawgiina cagta kahos

  • @abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684

    Shasdiyo funny miiran waye wlhi😂😂✌

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 Před 4 lety +12

    Farxadiba Waa Agtiina Alle Haydin Daayo o haysu kiin Daayo❤❤💯

  • @yaxyemaxamed9596
    @yaxyemaxamed9596 Před 4 lety

    Ar shadiyo masha alaah inta jecel shadiyo like

  • @indhouroon5916
    @indhouroon5916 Před 4 lety +2

    Hhhhhhh fani waye shadiyo sharaf inta ilamidka #like

  • @bilandahir9854
    @bilandahir9854 Před 4 lety +7

    Family ka qaraxada iyo qosolka 😍😍

  • @sadiyaisman
    @sadiyaisman Před 4 lety

    Masha allah shadiyo xaflada aya kasugeynaa c/fidaax yare waad kusaxandahay in aad nosogaliso wax walba oo kafarxiya 40k hanbalyo aya kuleyahay falasdiin na halaku sodaro aydane CZcams ♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏👏👈

  • @thereseschwarz6446
    @thereseschwarz6446 Před 4 lety

    Shaadoyo qof qalbi wanaagsan allaha ku barakeeyo qof fani ahaatahay wlh

  • @nimcocabdixuseen6116
    @nimcocabdixuseen6116 Před 4 lety

    Masha allah poqorada lamaanayaasha waan idin jeclahay guuleesta intii guushooda jcl love saar

  • @cadeygabow5968
    @cadeygabow5968 Před 4 lety

    Mashallh shaadiyo adgana ad iyo adbad u mahdsanthye wayo wxa tahye qof waqti walbo naga farxiyo adga mudan inta lagu doho mhdsnt anga wanku tagera waqti walbo keep going walashey adga iyo sai gaga hore usocda

  • @Asturan1
    @Asturan1 Před 4 lety +20

    Walhi wan idin jecalhy time shatiyo sharaf boqradeena apyo ilaahey dartiisa ku jecalhy macnto dunida kuma xumeyso abyo

  • @xamdifarax9152
    @xamdifarax9152 Před 4 lety

    Shaadiyo sharaf love you xppti alle ha idin barakeeyo adiga iyo seygaada c/fitaax yare

  • @xamdaabdi945
    @xamdaabdi945 Před 4 lety

    Maansha allaah lamaana qaaliga ah guulaysta.Abid runtii aad baan ugu qoslaa sheekada shaadiya alle ha idin sharfo

  • @aragsaninacabdiqaadir5167

    CZcams yada Somalia dhan waxan ugu jeclahay shaadiyo io c.fitax nolada long time❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farihaabdi6698
    @farihaabdi6698 Před 4 lety +5

    M.a wa idin jeclahay wlh Shadiyo iyo Abdifitax Lamanaha ❤💋👫💃🕺

  • @khadrasalah8446
    @khadrasalah8446 Před 4 lety

    Maasha allaah xbbti dar allaan kuu jeclahey fariid yar tahy

  • @fartunladan2610
    @fartunladan2610 Před 4 lety

    Masha allah shaadiyo iyo fitaax yare waaidin jeclhy runti intee nolol jirto ii noolada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daganhaajibarre1926
    @daganhaajibarre1926 Před 4 lety +3

    Jecliya ❣️ shadiya sharaf ❤️😍💖😘keep going 😍 fanaanad qosol quruxon oo funny ah alle Haku xafido Adiga iyo family kaga ❤️🙏💖👨‍👩‍👧

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 Před 4 lety

    Masha allaah shadiyo cadey c/fataxa falastin allaah indin dhoro Inshaa allaah xamar markan imaado waan idin soo radinaa haduu ilaah ka rali noqdo shadiyo 💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @hafsamohammednur9359
    @hafsamohammednur9359 Před 4 lety

    Abaayo shadiyo intaas kabadan ayaad mudan tihiin cabdifitaax iyo falastiin farxadiina allahaidiinsiyaadiyo ❤❤❤❤❤

  • @mankainahassan407
    @mankainahassan407 Před 4 lety

    Wn ku jeclahay xabbti qofka keliya aan taageero aya thy hormar wacan 💝💝💝💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏

  • @sacdiyoabdi5082
    @sacdiyoabdi5082 Před 4 lety +1

    Masha Allah ilaah ha idin barakeeyo family qurux badan aan aad u jeclahay.

  • @farhiyamohamud5481
    @farhiyamohamud5481 Před 4 lety +1

    Fasta comment shadiyo wllhi markaan xnaqsnhy kufiirsdh funny thy wllhi dumshigey keep going adnh❤❤❤

  • @fardowsaqaali3859
    @fardowsaqaali3859 Před 4 lety

    Masha allh kabadana waan ku gaarsiinenaa insha allh

  • @xamdixarako3474
    @xamdixarako3474 Před 4 lety +1

    Masha Alaah xbbti

  • @abshirocadaawe223
    @abshirocadaawe223 Před 4 lety +1

    Masha Allah a Shaadiyo abdiftx faltiina salaam sare sadariga iyo laabta kasoogdy hawda niisomari

  • @ayaanayuusuf9031
    @ayaanayuusuf9031 Před 4 lety

    M.a keep going walashey shaadiya iyo seygeda idin tageraa runtii

  • @falastindalmar2758
    @falastindalmar2758 Před 4 lety +1

    Masha allah family qurux badan allah ha idin xafido 😍😍

  • @cadekacade9315
    @cadekacade9315 Před 4 lety +21

    Aniga waafurey wlh waa furay falastiin wlh wey ifurisay Kulahaa qebta kadida ayaaqabilsana 😂😂😂😂Wlh falastin qosol ayeledahy shadiyo hada kabacdi falastin lenosowad hhhhh

  • @kowtharabdisamad7843
    @kowtharabdisamad7843 Před 4 lety

    Hamblyo shaadiyo waan ku frxsnhy inaaa grty shrfy waad uqalntaan hdaa iyo kbdn 200 kaaga dhigi karno waa kaaga dhigi laheen lacg yaqeeee kabdn ku rajeena i.a shrfy walloo kaaga soo dahay❤❤❤❤❤

  • @nasromohamedalixabiibti8121

    Shadiyo dhibley thy lkn markaad CZcams ka fadhiso waan jeclahay

  • @shamsoxusen3089
    @shamsoxusen3089 Před 4 lety +1

    M.a shadiyo sharaf io cabdifatax yar keep going

  • @hanihaaji8338
    @hanihaaji8338 Před 4 lety +1

    M.a allaha idiin xifdiyo family qurux badan tihin allaha idiin dhowro ❤❤

  • @fartunbashir3740
    @fartunbashir3740 Před 3 lety +1

    reer cabdi dhiidhaa like isaara😍😍😍😍😍😍😍

  • @maxamedtakoi8159
    @maxamedtakoi8159 Před 4 lety

    Mnshlh shaadiyo qosol ikudishaaay mantoo hori usoco walashey macan midi kalii moxamed ikusalan love uuu all

  • @aishamohamoud9799
    @aishamohamoud9799 Před 4 lety +11

    First me like ha ila dhaafina plz 😂🙈😢✅

  • @siyadadan2366
    @siyadadan2366 Před 4 lety +1

    Sam’s family is stand for S is stand for shadiya and A is stand for Abdifatah and M stand for Mohamed your son.. I’m big fan of you and you make my days all time..

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj Před 4 lety +10

    *Shaadiyo* iyo *Abdifitaax*
    Waa Lamaanaha Kaliya Mar walba ayagoo Taagan Noo Shactareeya 😂
    Shaadiyo Ul Ka Carar lee maa Dugsiyada u Badalaneysay marwalba😂

  • @sadiamusemohamed1883
    @sadiamusemohamed1883 Před 4 lety

    3000 ayaan jecelnahay inaan gaarno sadaxda bil soosocoto asaxaabta shadiyadeena aan kafarxino sideey nooga farxiso angana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @quencaraweela970
    @quencaraweela970 Před 4 lety

    Alla beerka shadiyo sharaf umadena maha qosol iguma harin ilaah ha idin dhowro dhammntiin wxad tihin frxdena❤🙏

  • @haniaxmed6893
    @haniaxmed6893 Před 4 lety

    M.a shadiyo markaan Ku arko iska qoslaa wlhi allha Ku dhowro ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdinuur2361
    @cabdinuur2361 Před 4 lety

    masha allah family qurux badan alle ha idin dhowro wllyaal

  • @ardokoos7739
    @ardokoos7739 Před 4 lety

    Mnsha allh family aantaageero keep going farxadiinu waa farxadeena

  • @aaminaosman7189
    @aaminaosman7189 Před 4 lety

    masha allah abayo shadiyo iyo teamked guul wcn❤👏🙏

  • @khadromuse
    @khadromuse Před 4 lety +1

    Masha allah shaadiyo heestada cusub ku haysaa 👌👌❤️❤️

  • @aishamohamud8434
    @aishamohamud8434 Před 4 lety +1

    Shadiyo sharaf wlh taageero wayn ayaan idiin ahay farxad waarta waligiinba kujira Insha allah❤️💯

  • @bishaarougbaad5505
    @bishaarougbaad5505 Před 4 lety +11

    Hampalyo hampalyo waad uqalantaa intaa iyo in kabadan Shaadiya sharaf abdifataax yare falistiin heero qosol idin jecliyaaa shaadiya inoo xafid mobilka waa hadyad qaliyee xbbti

  • @fariidfilsan2582
    @fariidfilsan2582 Před 4 lety

    Hhhhhhhhhhh shaaadiyo walaaahi waan kutaageeraah zxbey nooolow waaad iga qoslisaah markaan xanaagsanahy adigaan kudaa wadaah waaad iga qoslisaah zxbey noolow😍😍😍😍😍

  • @amoorinhoproduction1627
    @amoorinhoproduction1627 Před 4 lety +5

    MAGARANAAAYO QOFKA FARIINTAN AQRINAAYO
    HOOYADA JANADA ALLAHA HAKA WARAABIYO
    #SUBSCRIBE HA IGA XASDIN

  • @anisomaxamad701
    @anisomaxamad701 Před 4 lety

    M.a mcnto waa kugu fanaa wllhi

  • @amiiroaymanamiiroayman8721

    Qofki ugu horeyaya ahay shadiyo love dhc ku sii cml

  • @rahmaabdalla9089
    @rahmaabdalla9089 Před 4 lety +4

    Shadiyo sharaf funny girl 🥰🤩 ku taageeraa tlhi❣💯

  • @wizzdanii4660
    @wizzdanii4660 Před 4 lety

    video giiina aa firsado kan ugu qoslka badnaa wlh shadiyo iyo fitax waa idin wataa 💋😀💞💗💗💗💞💞

  • @sucdihilowle4867
    @sucdihilowle4867 Před 4 lety

    Shaadiya sharaf reee🇬🇧🇬🇧🇬🇧 tageera badan ayaad kuledahy keep going

  • @fadumoabdullahi3940
    @fadumoabdullahi3940 Před 4 lety

    masha allah illah ha idin barakeeyo waanaka qoslisaan.

  • @munaabdile8814
    @munaabdile8814 Před 4 lety

    Manshaalh dad iskufaraxsan baad tihiin halkaa kasiwada🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤

  • @willoabdilahi9368
    @willoabdilahi9368 Před 4 lety

    200k hambalyo keeep going sister

  • @nimcaanholacjr4088
    @nimcaanholacjr4088 Před 4 lety +2

    Inta shaadiyo sharaf kaftankeda jacel like isara

  • @ridwaanxasan4762
    @ridwaanxasan4762 Před 4 lety

    waan ku jeclahay shadiyo sharaf wllhi waxaan ku ahay taageero buuxi

  • @xalimoguuleed879
    @xalimoguuleed879 Před 4 lety +2

    Masha allah❤❤❤❤

  • @fooscdey3029
    @fooscdey3029 Před 4 lety

    Masha alllah abyo

  • @abdirizakali7940
    @abdirizakali7940 Před 4 lety +1

    Asc asxbta hanaqanin qof xaasida ( like )

  • @leylascookingshow
    @leylascookingshow Před 4 lety

    Masha Allah ❤️

  • @shariifoabdulaahi7647
    @shariifoabdulaahi7647 Před 4 lety

    Masha alaah

  • @umidiini6234
    @umidiini6234 Před 4 lety +1

    Mashallah alha iden xafido idenka waliikey maxamed deeq❤️

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 Před 4 lety

    Masha allah walaalahena qaaliga ah waan idin jeclahay wallahi lamaanaha qarniga familka qarniga shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare iyo walaashena falaskiin iyo maxamed yare Eedo iyo hawaryar mcn soo barbaar maxamed yare Eedo mcn ❤❤❤❤🙏🙏👈👈😙😙

  • @motivationalspeech.1400

    Welcome back shaadiyo
    Shaadiyo family soo dhawaada

  • @safiyamacalinxasan9766

    Masha Allah waan idin jeclhay noolada

  • @abshiroahmed2477
    @abshiroahmed2477 Před 4 lety

    M.a dad qalbi wanaagsan baad tihiin alaah idin xafido

  • @zahramohamed1131
    @zahramohamed1131 Před 4 lety

    Xqq waa dadaashay Cabdifitah yare 40k dadaa sanado soo garin dadkan aad uwada jeedan 100k rafad kaso wada maren
    Hormar wcn walalahey
    Shaadiyo Bud hambalyo sister1🥰💝🎉

  • @tafsirabdulkadir8803
    @tafsirabdulkadir8803 Před 4 lety +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 Před 4 lety

    Shadiyo qosolkeda jeclyhaya keep going

  • @aragsanmohamed8585
    @aragsanmohamed8585 Před 4 lety +1

    Shaadiyo iyo Abdifatax iyo falastiin Yoo datuuf ruwayada ahayd ino so badiya yaqaa wlhi qosolka aduunka 🤣🤣🤣🤣🤣👌👌

  • @iftinmashaallahwaankaheley2323

    Masha allah anoo ugu horeeyo maanta aad ayaa uquxur badantay abaayo

  • @susuBeauty1
    @susuBeauty1 Před 4 lety +1

    Wow masha allh

  • @qalbiwanaaginacisman8457

    Masha,allah family qurux badan

  • @basheadan2302
    @basheadan2302 Před 4 lety +1

    Hadaanan dhiman xamar waan tegi si aan shaadiya teleefanka uga xado ee ha I sheegina dadaw

  • @hanaanfaysal3542
    @hanaanfaysal3542 Před 4 lety +7

    hadiydu waaa diyar e markad dhignyso no so sheeg famaliy qurux badan jir o jog

  • @ladanlaki8892
    @ladanlaki8892 Před 4 lety +10

    Sharafey i love you illahay dartiis aniga wahel aya i tihiin thanks ✌❤

  • @nastehiinaabdalla
    @nastehiinaabdalla Před 4 lety

    Wlh inta maqan tihin baaa qosol moogahay nolaada shadiyo Abdifitah iyo falastiin so laabasho wacan 😍😍🙏🏽

  • @marwonajax5233
    @marwonajax5233 Před 3 lety

    M.a Allha

  • @xamdimuxumadahmed1512
    @xamdimuxumadahmed1512 Před 4 lety

    Mashallah wall shey qaaliya hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 Před 4 lety

    Masha alh apyo alha idn xfido geep going 👌❤👌👌❤❤❤👌👌👌👌

  • @salmaziman9168
    @salmaziman9168 Před 4 lety

    maasha allh shaadiyo wlshey mcn adiga iyo seygaaga allh idin xafido

  • @miryamita611
    @miryamita611 Před 4 lety

    Yees manta ana u horeyo

  • @hawalulhassan7092
    @hawalulhassan7092 Před 4 lety +1

    Masha Allah 🥰🌹💞👏👍