ISOO DUCEEYA AAD AYAN UGA NAXAY ARINKA AY SHEEGTAY DOCTORADA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 2,8K

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 Před 4 lety +75

    Adna abyo ilahey foosha hakuufududeeyo ilaheyna kugumadhibo, inta mamo oo foosha kuxannuunsan ilahey ha ufududeeyo 🤲 amiin amiin

  • @Faiza20989
    @Faiza20989 Před 4 lety +49

    Abaayo Umushii isxanbaarato illah hakaa Dhigo Adno Quf Qalbi Wngsn thy Afar indhood Oo Nbd Ah illah Hakaa Dhigo 🤲🤲❤❤❤

  • @mahiigaanchannel9367
    @mahiigaanchannel9367 Před 4 lety +102

    Adna hadii aad aragtid comments kayga habeenkii 2: kac kadib Allah la kaasho insha alaaah wll

    • @falismahad2067
      @falismahad2067 Před 4 lety +1

      sidi ilahay kaga keno wa isla si dhib na malahan qalistu aniga 2 cunug aya laigu qalay abayo wad dhalin e ilahay talo saro bayo

    • @fardowsamohamedamiin9229
      @fardowsamohamedamiin9229 Před 4 lety +1

      Sax qofkii rabbi tala saarto wx mka hallaabaayaan

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 Před 4 lety

      @@falismahad2067 wll ilaa imisa cunug laysku Qala waxaan maqlay 7mar kaliya la Qala Hooyada Ani curadkay lagu Qalay

    • @hibomohamednur4747
      @hibomohamednur4747 Před 4 lety

      Adana Alle ha kuu fududeeyo qaalinku ma wacan wllo

    • @UmuSumaya-ny2qm
      @UmuSumaya-ny2qm Před 4 lety

      Alle haku fudu deeyo ee xulbad cab

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 Před 4 lety +17

    Huno hdah Nahay reer somaliland 💚🤍❤️🙏wn ku zoo 👏ducaynaynah qli ha wewerin niyadah kheer u zheeg Alleh haku fududeeyeh 👏🥰🔥

  • @jiyaappe727
    @jiyaappe727 Před 4 lety +21

    Allah kuu fududeeyo 😥qaliin ma ficno dhamanteyna inaan caadi u dhalno Allah inoo kaso🤲aamiin

  • @abdallagureyofficial6481
    @abdallagureyofficial6481 Před 4 lety +41

    Allaah hku fududeeyo abyo mcnto uso duceeya si niyada walalaha somaliyeed
    Like igu sharfa please🙏❤

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir Před 4 lety +139

    Insha allaah illaahey wax xun maku tuso wakuso duceheena qaali insha allaah waalakheeraa

  • @naimasaidismail
    @naimasaidismail Před 4 lety +105

    Reer puntland aad bn kujeclnhy adna wlshy ilhy hno ka cafiyo🇸🇱🇸🇱🇸🇴

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 Před 4 lety +2

    Ilahay haku fududeeyo abaayo Insh Allah don’t worries 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amranhaji5196
    @amranhaji5196 Před 4 lety +4

    Inshaa Allah Qadarka Alle ayaa Garan karo Alle ha ku fududeyo operation dhib malaha waa wax fudud Aniga operation ku dhalaa hadana waan galayaa inshaa Allah bishan dhamadkeeda waxan rajeynayaa in uu alle noo fududeyo aniga inta Muslim ee galayso Adna waxaa laga yabaa in uu isa soo rogo ilmaha socod samee inshaa Allah sida niyadada jaceshahay waad gaari inshaa Allah kheyr badan

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 Před 4 lety +55

    Adnaa ruuxi qeerka Allah idin wa fajiyo waxi xun Allah idika xijawo ❤️❤️🥰 farxat igu nolaada inteey nolasha jirto xasidkane Allah idika qabto isha baxarka

  • @faizaebrahem7617
    @faizaebrahem7617 Před 4 lety +15

    Ilahay haku fududeyo abyo Cafimad taam ahna allaha ku siiyo🤲🤲😍 inta qalbiga xun warkoda haraacin inta wanaga kula jecel baa kabadan .

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2 Před 4 lety +8

    Sharta iyo sheydaanka alle haidinka xijaabo my family caafimaad ku umul caafimadna isku xambaaro inshalaah qaali 🤲🤲🤲🤲

  • @dr.memoumorahima631
    @dr.memoumorahima631 Před 4 lety +4

    حبيبتي الله ييسر ولادتك على خير باذن الله
    و اعملي مساج خفيف بزيت الزيتون واقري سوره الفاتحه على بطنك وقت المساج ..
    انتي لسه الحين دخلتي الثامن يعني قدامك وقت وان شاء الله تولدي طبيعي والعمليه سهله وكثير ناس بتولد عمليه اكثر من طفل يعني قولي يارب ووكلي امرك إلى الله سبحانه وتعالى وهو يختارلك إلي فيه الخير ....
    احبك في الله اختي ادنا 💋❤

  • @nimcokhaliif7310
    @nimcokhaliif7310 Před 4 lety +3

    Insha allah waxaad u dhaleysaa sidii caadiga eheed ilaahna hakuu fududeeyo 🤲🤲🤲

  • @zeitunahmad8252
    @zeitunahmad8252 Před 4 lety +30

    Allah protects you abay lakiin dhab malahan cunga wuu soo degaa insha Allah sosoco ani xitaa 8 month anigoo aha bey igu dhacdey palse malamo kadib wuu soo degey don't worry abaayo

  • @hodannoor1167
    @hodannoor1167 Před 4 lety +56

    Drink a lot of water is good for the baby abayo manshallh don't worry everything will be ok.💖💗

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 Před 4 lety +14

    Adna xabibti adi iyo nuunaha oo cafimaad qawo allaha nii kala keeno 🤲
    Ducada waa jib nasaaran waaye dhamaan inta xaamil ah allaha u fududeeyo 🤲

  • @user-bw6iz6fv6o
    @user-bw6iz6fv6o Před 4 lety

    Asc abaayo ilaahay hakuu fududeeyo wxn kugula talin lahaa 3 qodob:
    1.socodka galinka dnbe soco socodka aduu ufiicanyhy
    2.caloosha wxd ku daliigtaa saliid saytuun tartiibtoo mar mar haku xoojin
    3.waxn kugula talin lahaa inaad quraan is saartid intaadan dhalin kahor ishu waa wax jira ilaahay haku xafido adiga iyo dhamn familkaaga adkaarta sabaaxiga iyo masaaigana ku dadaal xbbtii biyo tahliil ahna caloosha iskaga shup..

  • @akramluul6089
    @akramluul6089 Před 4 lety +1

    Abayo saxaf qur an isar dheh Alana dalosaro sitii qerka kujirana ilahay hakuwafajiyo amiin

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152

    Dhamaan Rer puntland🇸🇱 waaku jecellnahay adna dhibna arkimaysid insha allah baaye🙏

  • @Bulshoween
    @Bulshoween Před 4 lety +14

    Adnoy ILLAHAY hakufududeyo InshaAllah sicaadi ah Ina udhasho oo waliba ILLAHAY kufududeyo ayankubarya.
    Anina isoduce waxyarisa kadanbeyaye.
    Everyone nosoduceya kheer ALLAH haidinsiiyo.

  • @amishadan3509
    @amishadan3509 Před 4 lety +11

    Inshallah adna waad cafimaadaysaa abyo mcn cafimaad sariican inshallah Ana isoo duceey hada lee Kow ahee inshallah

  • @fatxi5110
    @fatxi5110 Před 4 lety +3

    Byo mcn Alle SWT ha kuu fududeeyo insha Allah waad kabadbaadi doontaa qaliinka insha allah ilaahay ha ina badbadiyo adiga iyo cunugaaga

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741

    Incha Allah xpptih Qali Nabad Qab KU umuli Qaliinku waxpa dhip malaha Ani wiilkayga curad laygu Qalay Allxamdulilaah Hada cfmd Qaba incha Allah waxaan Rajaynayaa in Aan ilmo danbe laygu Qalin Azxabey iiso duceya

  • @sowdajimcale821
    @sowdajimcale821 Před 4 lety +21

    Allah haku fududeeyo abyo illahow adno ufudeey àadbn ku jeclhy wlshey 😭😭

    • @aminoali9878
      @aminoali9878 Před 4 lety

      Allah ayaan kaga baryaa in ilhy nabad kugu kala keeno abaayo socod samee wllshay saliga nabiga iyo xawqaladana badso inshaa alaah adno wllshay ducadeene ale ha kuu aqbalo waan kuu soo ducaynaynaaye🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @roomacabdicaziizmaxamad410
    @roomacabdicaziizmaxamad410 Před 4 lety +81

    ilaah ha ku fudideyo abaayo aniga xaamilo ayaan ahay ii soo duceey in oow ihaahay ifududeyo adiga waan ku soo ducey naayaa

    • @nasradahir8485
      @nasradahir8485 Před 4 lety +5

      Allaha ku fududeeyo anigaba xaamilo mataano ahay iisoo duceeya aqwaati qurbona waa jooga

    • @nimoadenhussein3694
      @nimoadenhussein3694 Před 4 lety +3

      Allaha ku fududeyo abayo anagana allaha no fududeyo waxan rajena sanadkan in laigu qalin iso duceyaa

    • @ummahabdullaahi3267
      @ummahabdullaahi3267 Před 4 lety +1

      Adiga iyo intii xaamila ahba illaahayoow ufududeey oo foosha ha idinku dhibin qaali aamiin

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Před 4 lety

      Allaha kufududeyo abyo dhamaan hooyoyinka xaamiloyinka allaha kufududeyo aamiin yaarabi

    • @naimaabdullahi2790
      @naimaabdullahi2790 Před 4 lety

      Illah haku fududeyo mcnto Insha allah

  • @Queenberlula
    @Queenberlula Před 4 lety +16

    wax qeyr qaba allaha kula kulansiiyo abbaayo cfmd taam ah insha allah❤❤

  • @ummichannel3858
    @ummichannel3858 Před 4 lety

    Adna cadey don't worry Allah is with u.am also 27weeks 3days and my baby is in breach position.lets make dua Allah will make easy for us.

  • @ilwaadqurux3235
    @ilwaadqurux3235 Před 4 lety +4

    Abyo wan kuso duceynenaa insha allah niyada qeer usheg abyo adna 😍😍 murugta iskada farxad mujii abyo

  • @hamdiaragsan2857
    @hamdiaragsan2857 Před 4 lety +14

    Ilahy baa nawad kugu kala kenaa abyo insh Allah. Niyada kheer usheeg islantaa afkeda ilahy kuma rumeyo

    • @sahraa8499
      @sahraa8499 Před 4 lety

      Salaam abayo salaad ayaan tukanayaa sajuuda ayaan kugu so duceynayaa. Haa daliiga weey ku so dagaan adugoo lugeynayo caloosha kor kasoobilow tartib. Hawalwalin is ilowsii insha Allah wax dhiba ma arkeeysid

  • @nymaaqaali6429
    @nymaaqaali6429 Před 4 lety +6

    We love u adna qurux 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @user-pv5mt4tf3v
    @user-pv5mt4tf3v Před 4 lety +7

    😭😭😭😭 xabiibti wan kanaxay wlh xayati niyada khyer u sheeg cadi ayad u dhaleey quruxey si ni yad aya kugu so duceyaay wlh hata salad dukaday wana kuso duceyaay xayaati aqlbi ya rabi 🤲🤲🤲

    • @fahmoislow413
      @fahmoislow413 Před 4 lety

      Ilahey haku fududeyo si sahlan alaha kugu kala keno shar ma arkeysid 4 indhod onabada aya ku rajeynaa

  • @amiishaali8680
    @amiishaali8680 Před 4 lety

    Abayo socodka baadi, biiyaha caad cabowgoda baadi. Insha allah alle aya ku fududeeynaya, alle wax kuma tuuso ducada iyo quraan akhriska baadi alle aya kula jira markasto.

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 4 lety +8

    Ilahay ha kuu fududeeyo wll inzha allah
    Adi iyo intii xaamilo ah ba

  • @birkanmoha2023
    @birkanmoha2023 Před 4 lety +11

    Insha allah ilaahey wax xun maku Tuso waan ku soo daceynaa anigana ilaahay ha I fudadeeyi iyo inta xaamilo eh

  • @deeqomohamud1394
    @deeqomohamud1394 Před 4 lety +15

    Inshallah illahay haku fududeyo ❤💖💖💖...we are with u 😘

    • @nimcoahmed4619
      @nimcoahmed4619 Před 4 lety

      Abayo ale hakusahlo sosocona ana laiqaly xanunka iyo dhibkeda badan

  • @asmanitahaji5034
    @asmanitahaji5034 Před 4 lety +8

    Abayo drink a lot of water Inshaalah every thing will be ok

  • @zhukriabintuali7722
    @zhukriabintuali7722 Před 4 lety +7

    Ilhy hakuu fududeyo apyo mcn adnay 🤲♥️😭 Amin ilhy hanaga aqblo ducada

    • @xamdiaxmedhaajirow5763
      @xamdiaxmedhaajirow5763 Před 4 lety

      Insha Allah bi idnilahi karim qalin allekuma kaso waqtigaga markila garo allaha kufududeyo abayo adna

  • @safiyofaarax3435
    @safiyofaarax3435 Před 4 lety +1

    Abaayo alle ha kuu fududeeye waan soomanahay runtii alle aan kuu baryayaa

  • @sidraismail2590
    @sidraismail2590 Před 4 lety +55

    Hno qli ha welwelin ilmuhu wuu is gediyi kraa coz caloosha dhexdiisa wuu ku socsocdaa somhn
    Mrkaa ilhy Talo Saaro
    Hospital an ka shqeenayey aya saaso kle gabadh lagu dhahy ayadoo week u harsanthay lknse Nasiib wnaag say rabty ayey noqoty
    Mrkaa ilhy talo Saaro
    Socodkana badso
    Wana kusoo ducynynaa🙏

    • @SAHAN-Ke2
      @SAHAN-Ke2 Před 4 lety

      Adno heeesti san usugeni wandalni

    • @awoelmiali4993
      @awoelmiali4993 Před 4 lety

      Adna walshy hada ko hor ilmah ay hadto oo jira two years waxa la dhahy meel ayuu ku jiraa markaa hadii bisha sideedad hadad gadho qaliin usu diyaari markaa warkas dhan kmy maqlin biyo badana way cabaysay lugahana kor utaag ilhyna wuu u sikhray si caadiya oo dabiico ah ayay udhashay ilhy adna sidaa hkaaga dhigo insha allh hore uso dear

    • @ayaancabdirashiid5193
      @ayaancabdirashiid5193 Před 4 lety

      Adna wllshy allh nabad qab hakugu kala keno insha allh socodka badso insha allh

    • @fathiyaabdi5934
      @fathiyaabdi5934 Před 4 lety

      socodka badso abayo inshaallah qeer aye noqoni wahdib maa arkeyso

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali Před 4 lety +32

    Illah wax xun maku tuso mukulal mantagti illah hakaa dhigo ducada duqowda waye abaay🥰

    • @mumtazqurux8814
      @mumtazqurux8814 Před 4 lety +2

      Aamiin qaali wlh mukulaal matagtay allaha kaga dhigo marka dhahy anigo uur leh gabar galab iigu duceysay habenkiina wan dhalay alxm

    • @farxiyoaxmed4804
      @farxiyoaxmed4804 Před 4 lety +2

      Adno abaayo hacabsan ilmaha markii time kooda lagaaro rotation ayey sameyaa aniga drs ayaan ahay ilmobadan oqabkaan ahaay oistosiyay ayan arkay

  • @anabquruxmedia7300
    @anabquruxmedia7300 Před 4 lety +23

    Breach presentation waa daalii kartaaa
    Intaas kahooor socodka baadsoo aabayo
    Any time wusogadooma

  • @skyyy398
    @skyyy398 Před 4 lety +1

    Inshallahi
    Sister
    It will come
    Down
    Don't worry
    Do lots of walking
    Exercises

  • @saadohassan3272
    @saadohassan3272 Před 4 lety +1

    Abayo socodka badi iyo hawsha walipo gurigaaga jaran jarada kasoo kor waa dhalaysaa in sha allah qaali

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 Před 4 lety +5

    Allaha kuu fududeyo abyo i.a ado cfmd qaba iyo nuunaho cfmad qaba waanka naxay cinwaanka🤲😭😭

  • @ramloruun5437
    @ramloruun5437 Před 4 lety +12

    Wan kanaxay abayo ilah hokuu fududeeyo iin sha alaah wad dhaleelsaal sofudud niyada qeer usheeg🤲🤲😥😥

    • @fahmadeeq8273
      @fahmadeeq8273 Před 4 lety +2

      Insha Allah weyku fududaaneysaa wey dhadaa mar mar iney ilmaha sodagin anigabo hada kahor sasaa noqde ano 7bil cml kadib 8bil markaa ahaa waa hospital kulabte wey sogadomenaa la idhahay waxaa samey socod inaa socdo Alhmdulih qurana waa isa sare wayo ilahay unbaa abodaa leh asagale barye markasto salad tukato ilahay bari insha Allah wala gu aqbalaa ilahay haku fududeyo walashey wakuso duceynaa markarsta niyadana kheyr usheg 🙏🙏wana kusalamayAa inbadan

  • @boqoradarercabdisandheer2093

    Malagu qalayo insha allah qali niyada qer usheg Allah kufududeyo adna qali

  • @Zayd_2007
    @Zayd_2007 Před 4 lety +1

    Waakuu sooduceeyneeynaa xabiibti. Insha Allah caafimaad iyo sifudud baad kudhali. 🥰😘

  • @cadeeycabdi282
    @cadeeycabdi282 Před 4 lety +1

    Insha allah xbbti si nabad ah ayaad ku dhali wlhi si niyad ah ayaan kugu duceye hore usoco abyo alle dartiis ayaan ku jclhy adna qaali ❤️🌹🥰

  • @fadumonur5740
    @fadumonur5740 Před 4 lety +8

    AdnA abaayo Allah ka dhigo khayr ani waxan ku dhihilahaa labo samee labar one socodka badi takale labax sadaqo qof miskiiin ah ok ❤❣❤

    • @mahmudkayse4347
      @mahmudkayse4347 Před 4 lety

      Walhi waa dhib qof noloshiisii oo chan dadka wadaagya subxanaah

  • @ayaanabdi8878
    @ayaanabdi8878 Před 4 lety +5

    Alle wax ku dhiba kuma tuso qli
    Istiqfarta badso inshalllah way ku fududaan ❤❤

  • @rahmoabdalle3855
    @rahmoabdalle3855 Před 4 lety +9

    Mcnto salaad casar baan tukanaa mar dhow insha Allah waan kuu soo duceynaa sfcn oo caadi ah baad idhali insha Allah

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 Před 4 lety

    Apaayo niyada qyr usheeg i.a sid nabd ah kudhalee i.a apaayo ilahy haku fududeeyo adno hppti quraan alle aqriso mar wlba i.a sifudud kudhalee😙😙

  • @haniabdulkader138
    @haniabdulkader138 Před 4 lety +2

    Ilahey hakufududeuo habibti insha Allah dabici ayad kudhalifonta 🤲🤲🤲

  • @raaxmoruxii3222
    @raaxmoruxii3222 Před 4 lety +14

    Abayo hais murjin inshaallah sinawat ayat ku dhalesa inti xamilo ah bo ilahey hauu fududeyo

  • @nimcoyussuf4073
    @nimcoyussuf4073 Před 4 lety +7

    Allah kufudediyo I. A walashen an jcl tahye 💓🙏

  • @fartunibrahimmudey4817
    @fartunibrahimmudey4817 Před 4 lety +8

    Biyo bdn cab Allah kuu fududeeyo waan kuu soo duceenaa abaayo ❤adna❤

  • @munamire9656
    @munamire9656 Před 4 lety +1

    Wllo adna ma ogi in aad arki doonto qoralkaygan alle hakuu fududeeyo wllo anba hooyan ahay waxan haysta wiil wuxuna ahaa daba keen way idhaheen madama uu yahay ilmihii koobad deba keena yahay waa in lagu qala lakiin waan diiday wuu na dhashay dhib dheradana kama marin wllo alle hakuu fududeeyo iska ducayso markii lay sheegay in uu daba keen yahay markasta kabayuutarkan isi raarayey bal in uu soo jeestay waan kanaxsana lakiin Alxamdulilah si dhib yar baan kudhalay adna alle ha kuu fududeeyo sadaqo bixi ducayso insha alla waad ka badbadi doonta qalionka

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi Před 4 lety

    Allha ku yasiro wll adna
    Inshallh sidad rabto ayay
    Noqon niyada khayr usheg
    Hana wal_walin socodkana
    Badso Wana kuso ducaynaya
    From Saudi Arabia 🎁🙌🏻

  • @bureqayousuf4367
    @bureqayousuf4367 Před 4 lety +6

    Insha Allah ilahy hakuu dhib yareeyo xppti
    Qalitaanku dhib weeye wlhi
    Alle wxn kaaga baryayaa inuu Soo gadiyo inta aanad gaadhin xiliga dhaliinka

  • @hafsaabdullahi6297
    @hafsaabdullahi6297 Před 4 lety +6

    Abaayo allah kuu yasiro xanuunka allah kaa qaado🤲

  • @caashoayaan9659
    @caashoayaan9659 Před 4 lety +7

    Adna wa kujecelnahy xbbt Hadan nahay rer puntland🇸🇱Allah haku fududeeyo Umusha Xbbt Afar indhood oo nabad ah Baan alle kaga baryay 🤲🤲

  • @dhiiragalinaftada6727
    @dhiiragalinaftada6727 Před 4 lety

    Inshllha lakuma qalayo niyad kher usheeg aniga 2bo cunug Un DHALAY waa lakugu qali baa lay dhahay Quran ban isasar ay illhiy ban iga bad badiyay marka mcnto quraanka kudadal

  • @aminoibrahim2495
    @aminoibrahim2495 Před 4 lety

    Abaayo Adan logeeey aad o soco waxba ma arkeeysed fooshadane soko ha eswalwalenin se caade ah ayaad o dhaleysaa Mashaa alaah alaha ku amaansado kacanta waa caade wey dhacdaa Waal walka eska yareeey

  • @cabdullahimursal2616
    @cabdullahimursal2616 Před 4 lety +3

    Adna abyo ilaahey kuma.kaso in lagu qalo qalow maficno abyo Alle ayaan kaga baryaa.in aad caadi udhasho
    Mideeda kale socodka badso inshaa Allaah

  • @hamdohussein3601
    @hamdohussein3601 Před 4 lety +15

    Abyo hacabsan aniga ayaa leydhahay mana leyqalin lkn 2 isbuc o leyqabtay kuma dhalin waley foliyay ilmaha cajigeesa ayu soharmarsaday sidasna wukusobaxay e abyo socodka badi

    • @ahlameyabtiik2162
      @ahlameyabtiik2162 Před 4 lety

      Abayo mcn waxa ku weydina meqo bil ehd marka saas lagu so dhahy ani manta aday isbital waxey idheh kor waye madxisa ee adi see ku dhashi isheg mcnto ano sided bil wey iso dheh hadane sagalka waa dhamesti waxey idheh kor waye madxisa cunuga

    • @hamdohussein3601
      @hamdohussein3601 Před 4 lety

      @@ahlameyabtiik2162 abyo mcn 7 bil iyo 2 isboc lkn aniga misan keyga ayaa said ahay socodka batso igu dhahen wansameyay misan badan iga dhacay abyo Allah talada saro dhaqatirta taladoda rac inkasto qalqal kugu ridayano

    • @ahlameyabtiik2162
      @ahlameyabtiik2162 Před 4 lety

      Hamdo Hussein Inshallha mcnto iso ducey ani xita soct ma iyaro waa socda lkn wali waxa ma is badlin sagalka ku jira eey igu dheh madxisa kor waye 3 kilo iyo waxa yar la jiro waye

    • @hamdohussein3601
      @hamdohussein3601 Před 4 lety

      Allah ha kufududeyo walashey adigane ha ismurjinin abyo

    • @hamdohussein3601
      @hamdohussein3601 Před 4 lety

      Allah waxankaga barya iney waxa isbadalano balanta at tagidonto insha Allah

  • @hafsajupiter5728
    @hafsajupiter5728 Před 4 lety +6

    ADNA XUBI XILAJANO XAB XABIIIBI
    😥ALLAHA KU CAAFIYO KUUNA SAKHIRO XBBTI

    • @nishnish4857
      @nishnish4857 Před 4 lety

      Allaha kufudadeyo abayo amiiiiiiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ladanhappyy3969
    @ladanhappyy3969 Před 4 lety +2

    Allaah kuu fudeedsho apaay.
    Ane isoo dyceeya plz ilma wanagsn in uu alllaaah isiiiyo.

  • @BulaalMediaEnt
    @BulaalMediaEnt Před 4 lety

    Inshalaha wa fcnanesa ado nabad qabo ilahi ku kala kano amin good blssd u

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 Před 4 lety +29

    Abayo mcn Alle haku fududeeyo anigu wuxuu alle wayne igu irsaaqay 4 ilmood wana laygu qalay madhib yara lkn waa alxadulilaah calaa nicmati Rahman

    • @munoxussen5663
      @munoxussen5663 Před 4 lety +1

      Abayo ilahey haku fududeyo mcnto

    • @amiiracadey4618
      @amiiracadey4618 Před 4 lety +1

      Abayo afarta ilmod miyey ku kala fogayen mise wey is ku dhawayen

    • @maclowofficiall7985
      @maclowofficiall7985 Před 4 lety +1

      Hoooyo macn xaqeeda ma gudi karno😥🤲

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 4 lety +1

      Quresh Farah aniguba 2 ayaa leygu qalay oo waliba aanan is gadin alx maanta waa kuwaa cararaya.

    • @qureshfarah865
      @qureshfarah865 Před 4 lety +1

      @@amiiracadey4618 Abayo mcn way kala wawenyiihiin curad kaygu waa 10 sano kan hada uyara waa 8 bilod

  • @munocabdiraxmaan1852
    @munocabdiraxmaan1852 Před 4 lety +6

    M.a abaayo horo usoco allah haku xifdiyo abaayo ❤❤❤

    • @gudooncabdi5103
      @gudooncabdi5103 Před 4 lety

      Allah iskukiin daayo adiiyosaygaaga saxaaf waxkhayrqabarajaynaynaa

  • @vfyfufhdhfudhxhf7536
    @vfyfufhdhfudhxhf7536 Před 4 lety +6

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته كيف حالك يا ابناء ان شاء الله ان شاء الله تولدين بالسلامه بصحه وسلامه من غير عمليه ان شاء الله باذن الله كريم تقومي بالسلامه ما قلتي لنا وين اللي زعلانين احنا ما قلتي لنا ولد

    • @muwadacabdi7854
      @muwadacabdi7854 Před 4 lety

      Abayo socodka badso kase ilmaha kuso dhawadan adhaganeh wan kuso ducenenaa insha allah ❤️❤️

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 Před 4 lety

    Alleh haku xafido wlshy adan ishalaah nabad ku kal kaay adig iyo cunugaada🤲waan ku so ducenyaaa wll

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 Před 4 lety

    Abaayo ilaah haku fududeyo si dabici ah 🤲🤲🤲🤲🤲 insha alaah Abaayo

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 Před 4 lety +5

    Insha Allaah afar indhood oo nabad ah ❤️

  • @deeqomacalin9650
    @deeqomacalin9650 Před 4 lety +5

    abaayo adna allaha ku fududeeyo qaliinka ma fiicnee allaha ku fududeeyo 🤲🤲🤲insha allah xabiibti wan ku soo du cenenaa insha allah abaayo mcnt

    • @qadrobile5758
      @qadrobile5758 Před 4 lety

      Salid macsaro Ku talig walashey

    • @zahuurmuqtar6568
      @zahuurmuqtar6568 Před 4 lety

      Adno xabibtii allh kufududeyo insha allh niyada qer usheg anaga ayaa kuso duceyneyno insha allh xabibtii

  • @umucumar7175
    @umucumar7175 Před 4 lety +4

    Bisinka abaayo Allah kuma tuso lkn problem kaas ha,isku abuurin wax walba raxmaanka ayaa ku shaqo leh Allaha talada saaro waxba kama halabyaan insha Allah kaliya socodka badso wan arkay dad sidaas la dhahay kadibna markey socodka badsadeen si caadi udhalay kaliya problem ka iska daa xppti Allaha uwada fududeeyo dhashooy dhan Aamiin🤲🙏🙏🙏🙏🙏😥

  • @nimcosheekh1002
    @nimcosheekh1002 Před 4 lety

    illahay haku fududeyo somalidu waxay dhahan indhalays dhurwab hanoqde waxan kurajaynay guul insha allah

  • @umunaimachannel2244
    @umunaimachannel2244 Před 4 lety

    Adna abyo allah ku fududeyo waqtiga foosha marki lagaaro ilahey salaamo hakugu kala keeno insha allah ilahey mukugu dhigbo insha allah wan kuso duceyneyna xabbty allah ku aqbalo ducadena🙏🤲🤲

  • @nasteehofani12
    @nasteehofani12 Před 4 lety +6

    Sido kle wllzhy fadhiga badan iska dhaaf zubaxii salaada marka tukadona izka socsoco guriga dhexdiisa laga yaabo inuu ilmuhu Soo jeesto wabilaahi tawfiiq

  • @safiabashiir5491
    @safiabashiir5491 Před 4 lety +6

    1.2 Kg aadbu u yaryaha ilmaha miisankiisu illaaaha ha ku soo kala fudaydiyo wlo insha allaaah usoo degi ilmuhu wakhtibad haysta

    • @nimconuur5335
      @nimconuur5335 Před 4 lety +1

      Gabadheeda ku dhalaty 1.2 hadana waxey jirtaa month

    • @nimconuur5335
      @nimconuur5335 Před 4 lety

      6month

    • @sharfaahmedabukar5891
      @sharfaahmedabukar5891 Před 4 lety

      Insha allah alaha ku fududeyo walal niyada daji allah talo saro wad dhale

    • @safiabashiir5491
      @safiabashiir5491 Před 4 lety

      @@nimconuur5335 ilmuhu marku dhasho miisanka laga rabo 2.5 Kg wana dhacda ina ka yaradan

    • @nimconuur5335
      @nimconuur5335 Před 4 lety

      @@safiabashiir5491 wll haa gabadheyda waxey ehed bilo dhiman 7bil ayey ku dhalaty sidaas ayaa kenty

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 Před 4 lety +6

    Run waaye wllhi Reer puntland hadaaa nahay Waaku jecelnahay adna
    Zipa ani Daqiiqd wlpa waa kugu xiranahay xppt

  • @ubaxcabdulahi1507
    @ubaxcabdulahi1507 Před 4 lety

    adna quruxeey allha ku caafiyo abyo mcn allha kuu taam yeelo nabadna allha kugu kala keeno wllo marwalban illhy bari cibaadada badi I a caafimaad baan kuu rajyn

  • @fadhilalio8120
    @fadhilalio8120 Před 4 lety

    Ooo adna...
    Allaha kuufuthutheyo Abayo..
    Just drink enough water then walk for a distace you can
    InshaAllah every will be well soon...

  • @farxiyodhowrsan7842
    @farxiyodhowrsan7842 Před 4 lety +5

    Minsha Allah wad cafimadeysaa cdy aamiin yarabii

  • @ayaanqurux1438
    @ayaanqurux1438 Před 4 lety +12

    waa boqorada yutubka alle hakuu fududeeyo wlhi wankùu jeclhy plz inta adno jeceel nunaha sugeyso like dhac iiku siya subscribe iisara plz

  • @duniahajji8624
    @duniahajji8624 Před 4 lety +5

    Wali lama gaarin xiligaay iswarejin lahayeen ee yaykuwareerinin xabibti imisa bilood Ayaatahy abayo?

    • @hibosuleibanumar9177
      @hibosuleibanumar9177 Před 4 lety +1

      Aniga xitaa saas cml ayeey idheheen wiilkeeyga kadib billaa qallin ayaan dhalay axmdulllilah Dil mani

    • @hodonqaali5132
      @hodonqaali5132 Před 4 lety

      Wlla socoda badaso waayo anaa sookale lay kudhahay lkiin illahy baa iifudeediye waxaan sameeye socobadan

    • @maryancisman5464
      @maryancisman5464 Před 4 lety

      ilahey makugu dhibo abaayo waxa sameysa sunada badso mcnto

  • @ismahaancadeyy4275
    @ismahaancadeyy4275 Před 4 lety

    Illahay haku fududeyo abayo sahlan wa saqiran allaha kaaga dhigo adiga iyo inti xaamilo ah

  • @seynebxaajiseynebxaaji270

    Abaayo waxan ku leeyhy Malin wallbo soco soco waxa yar macanto Allaha haku kala kaano aamiin🤲🤲🤲❤️

  • @roodacige8433
    @roodacige8433 Před 4 lety +7

    Wallo ale Khayr ha ka dhigo inshalah lkn waxn idanka codsanaya ka daya ilma social media wayo dad quudhyn ba jira il ba ku dhacasa inaad agtaan ban jeclay wa bilaahi tofiiq

  • @ubahubah5407
    @ubahubah5407 Před 4 lety +14

    May Allah make it easy for you 🙏🙏🙏

  • @sundusmohamed1619
    @sundusmohamed1619 Před 4 lety +5

    Abyo insha Allah wax dhib ah ma arkaysid insha Allah adkartana badso ankana wan kuu soo duceynayna abyo

  • @fatimashsead3849
    @fatimashsead3849 Před 4 lety

    Inshaa allah abyo illahay wuu kuu fududeen foosha socod kuna waa mihiim ee soco afar idhoodoo nabada alha idin kadhigo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @safiamohamed4909
    @safiamohamed4909 Před 4 lety +1

    Allah haaku fududeyo Abyo mcn insha Allah wax dhib ma Arkeysid i.n xbbti cafimad Ayan kugu ogahy

  • @albahussein5115
    @albahussein5115 Před 4 lety +2

    Adna ALLaha Ku Fududeyo abyo Asxapta waa dad wada qalbi Fiican iisoo Duceeya ana in iLahay ii Fududeeyo Xaamilo ahay🤲

  • @amiirasultan6231
    @amiirasultan6231 Před 4 lety

    Asc wllo insha allah alle wax dhiba kuma tuso takale ilmuhu uu soo jeedsan ee socodka badi anigaba ilmahygi sadexaad ayay igu yidhahden wa daba keen alx marki dambe uu is rogay oo caadi ayan udhalay niyada khayr iyo sheeg alle aya ku fududayne illhayoow hooyo kasta udhibyare aamiin aamiin

  • @hamdaabdi3457
    @hamdaabdi3457 Před 4 lety

    Alle cafimad hakugu kala keeno adon qalina galin alle cafimad hakugu keeno

  • @naimanajah3031
    @naimanajah3031 Před 4 lety

    Asc sister don't worry xbbti Allah keep you
    Drink alot of water
    Socona
    Iska ducayso
    Qali illahy baa kuu fududeenaya
    I love you sister 🥰🥰🥰❤❤❤