SHORT FILM (DAMAC BADAN) SHAADIYO SHARAF ABDIFITAH YARE IYO BEEZAANI QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 06. 2020
  • Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii • Video

Komentáře • 935

  • @quruxbadan1437
    @quruxbadan1437 Před 4 lety +537

    Shaadiyo inta English keda ku hesato like iisara👍👍👍

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 Před 4 lety +126

    Inshaha cawir iga koray kulah I love u shadiyo🤣🤣🤣🤣 iska bax kulah waqtigena Wu dhamaday 🤣🤣

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 Před 4 lety +234

    *Shaadiyo Queux iyo cod iyo majaajilo nimo ayay isku darsatay*
    *Like iisaar* haddaad ila aragti thy 🙏😚😁

    • @ekranahmet5803
      @ekranahmet5803 Před 4 lety +2

      Inash Allah waxn rajeynayaa iney sidaaa ay u qurxontahy u dabecd qurxontahy

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Před 4 lety +1

      Ekran Ahmet Hadeyba dabeecad xun tahay intaanba masoo gaarteen shaadiyo 😂

    • @caashodaahir8146
      @caashodaahir8146 Před 4 lety +1

      macaant

    • @caashodaahir8146
      @caashodaahir8146 Před 4 lety

      @@amirabukar2913 ☺😍😍😍😍😍😍😍

    • @mumtazaxmed2861
      @mumtazaxmed2861 Před 4 lety +1

      Liktaaa uuus leheeeee m.a dheh yaaaahuuu

  • @munitaahmed7273
    @munitaahmed7273 Před 4 lety +274

    Team shaadiya like isar 💖💝💘💔❣💗💕💗💚❤💯💯😘😘😀😀

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 Před 4 lety +224

    Aniga prank najiib aadan lagu sameeyaa sugooyaaa ree shaadiyo sharaf

  • @Hanat45
    @Hanat45 Před 4 lety +148

    shaadiyo Waxa iso xasusisay 2014 Mar u diish nogu jiri jiray Dabel mrky imataba wan sixi jirnau Qof diish hore uso sixi jiry ani cml likta😂😂😂

    • @amiraalward1984
      @amiraalward1984 Před 4 lety +3

      Ilaa iyo hada waan saxnaa kkkkkkkkkkkkkkk

    • @Hanat45
      @Hanat45 Před 4 lety +5

      Astaan an uga nasanay Anaga wlhi adna iska so xiro😅

    • @abdulrahman-cl3bs
      @abdulrahman-cl3bs Před 4 lety +3

      Hhhhhh ha wlhi wagasna wan so marny

    • @aaminadaud3829
      @aaminadaud3829 Před 4 lety +2

      😂 😂 😂 Wlhi anoo gbdh ah baan soo sixi jiray

    • @xamdiliiro1613
      @xamdiliiro1613 Před 4 lety +2

      Waa ikana😂😂🙋‍♀️

  • @leylahaji2029
    @leylahaji2029 Před 4 lety +88

    Yaa ila arkeey Shadiyo hade America maqasho ine Engilsh taqaano 🤣😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @araweloinasuldan9442
    @araweloinasuldan9442 Před 4 lety +46

    Somali CZcamsr oo dhan gabadhan ban ka dawada masha allah sis hore u soco

  • @mahaddalnurshe9769
    @mahaddalnurshe9769 Před 4 lety +61

    First one Comments Waa Team shaadiyo sharaf Like No saara adinko mahadsn💯💯💯

  • @farhanabdi3575
    @farhanabdi3575 Před 4 lety +19

    Shaadiyo sharaf inta aad abdifah uu gursadey qof wanagsan oo edab leh ayey noqotey

  • @faatimamuhudiinaraale8495
    @faatimamuhudiinaraale8495 Před 4 lety +31

    Maanta Anigaa ugu horeeeyo waana marki ugu horeeysay like iigu qabta🥰🥰

  • @dheemanabdullahi2582
    @dheemanabdullahi2582 Před 4 lety +26

    Kheyr allaha idin siiyo dhaarta badan isdaaya siiba wlshy shadiyo wlhi beenta iska daa abyo👍🙏

  • @abdiqanisomaliland4837
    @abdiqanisomaliland4837 Před 4 lety +58

    Cudurkygu waa gaabnimo kulaha 😂😂😂 hore u soco 20 jireey lol

  • @najmaxasan3750
    @najmaxasan3750 Před 4 lety +69

    Shadiyo sharaf iyo beezaani inta jiliin kooda ku heesato like ii saara PLZ

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 4 lety +35

    Hadaa Shaadiya Sharaf
    Jeceshahay Like ta Ha iLa dhaafin 👍👈

  • @ramlaibrahim1299
    @ramlaibrahim1299 Před 4 lety +33

    hhhh qaladaadka riwaayadan noosoogali shaadiyo plz inta ila qabta in laso galiyo like

  • @aragsan1432
    @aragsan1432 Před 4 lety +22

    Shaadiyo farxadeyda ii noolow adiga la'aantaa qosol maleh apaayo 🥰❤️💯

  • @AbdiOsman-fg1cx
    @AbdiOsman-fg1cx Před 4 lety +16

    7:56shadia dhag dhag abaareeed 😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi fani baatahay erayo badan baakaabartay Allah haku dhowro Mansha alllah 💖 eng Abdi fitaax iyo
    D.r shadia Cade Mohammed 🌹💖💕💞💗💋💋💋❣️❣️ 😘🥰😍😘 salaaan sare my family axmadey gaaab

    • @haawoali3733
      @haawoali3733 Před 4 lety

      Dhagdhag abaared hhhhh wlhi ereygaas baan ku qoslay

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 Před 4 lety +31

    2:31 😂😂 wlh xasus ayd i galise diish waxa igu dambeyse 2013

  • @sadiaabdullahikhalif9054
    @sadiaabdullahikhalif9054 Před 4 lety +61

    🤣🤣🤣Ar Englishkaan boojadaa Shaadiyo A.fitax qosalka iga dhameeyeen Hesta beezaani🤣🤣waku wataa keep going any way♥️♥️♥️😘👏💞

  • @fartuunabdulahi1848
    @fartuunabdulahi1848 Před 4 lety +23

    Cabdifitaax engilishkiisa jajabka qosolko iga dhameyay😂😂😂😂

  • @saynabalisaleban2904
    @saynabalisaleban2904 Před 4 lety +13

    Shaadiyo iyo c/fataax taagero idn haynaa geep going

  • @hiborizak4022
    @hiborizak4022 Před 4 lety +8

    Shadiyo abayoy illahy farxad warto haku siyoo inshllh🤲🏻

  • @rbashka2146
    @rbashka2146 Před 4 lety +4

    wlh Bilha Amadi Oo Naag ma aragteen meel dheer Haka Raadinin waa Shaadiyo Sharaf walaley waa ku wataa horay u soco😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj Před 4 lety +15

    Shaadiyo Sharaf Jiliinka ayay ba Ku fiicantahay
    Fanaanimada Dhac Dhac Ha U Siiso 😂

  • @samaaraosmaan6912
    @samaaraosmaan6912 Před 4 lety +27

    Lamaanaha shaadiyo iyo cftx inta jcl like ha iila dhaafina ❤🤩🤩💪💪

  • @peelakareena8751
    @peelakareena8751 Před 4 lety +12

    Family aan aad u jclhy m.a Allah idin dhowro ❤✌

  • @rahmoibrahimali7605
    @rahmoibrahimali7605 Před 4 lety +7

    Ana ugu horeeyo shadia sharaf keep going❤❤❤🥰

  • @najahabdi4351
    @najahabdi4351 Před 4 lety +3

    Shaadiya sharaf wey u qalantaa 1million subscribe. 🙏🙏 fadlan gaarsiya

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 Před 4 lety +6

    Masha Allah shaadiya nd her team❤❤❤💋😘

  • @umudaahir3695
    @umudaahir3695 Před 4 lety +1

    Maasha Allah keep going my sister shaadiyo sharaf Hormar wacan adiga iyo xaajigaaga xabiibti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯

  • @sahrosalad8604
    @sahrosalad8604 Před 4 lety

    Mashaa allah aad baan ooga heley shadiya sharaf gabar fani ah

  • @maryamaisak8824
    @maryamaisak8824 Před 4 lety +8

    Shadiyo nolow intey nolol jirto cadowga cagta hoosted insha allah

  • @dagenabdullahi2510
    @dagenabdullahi2510 Před 4 lety +5

    M.a wa jeclahy shactiradada shadia sharf keep going ❤

  • @blossom8569
    @blossom8569 Před 4 lety +2

    Duug maa ku dhahe raali nowo huudheey aa kawade.😂😂😂 shaadiyo loof yuu.❤❤😍

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 Před 4 lety +4

    Mashaa allha my sis keep going abaayo mcn😍🥰🥰❤🥰💋🥰💋🥰

  • @asiyaindhobalac458
    @asiyaindhobalac458 Před 4 lety +11

    Mnshalaah shaadiya jiliilka siday ugu so baxdo miyaa alle haku karameeyo mcnto

  • @shamsahassan8677
    @shamsahassan8677 Před 4 lety +6

    ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️shadiyo wat ika quslisay hore usoco

  • @muniitappemuniitappe2430
    @muniitappemuniitappe2430 Před 4 lety +1

    M.a waaakuwata adi abdifitax yare maxamed yre waaaidin salamayaa allh hanidhowro

  • @Suuban225
    @Suuban225 Před 4 lety +3

    Shadiyo iyo abdifitaax besani waa leydin xiisay noo soo badiya rowayadaha😍😍😍

  • @nasrabasil5101
    @nasrabasil5101 Před 4 lety +18

    Shadiyo qurux hormar wacan walashee 🥰🥰🥰boqorada 👸🏼xamar

  • @faaden6366
    @faaden6366 Před 4 lety +12

    I.M.G I don't remember the last time I laughed this hard Walahi. Especially the ending. 😹

    • @asmahiesmohamed7522
      @asmahiesmohamed7522 Před 4 lety

      Hhhhhh Waaad iga Qosliseen Wllhi English Jajab cml waaan idin wataaaa😍😘

    • @amranahmed9376
      @amranahmed9376 Před 3 lety

      Duug maan kudhahay kulaha huudheey kudhihi rabe 😂

  • @habsahooda4654
    @habsahooda4654 Před 2 lety

    Shadiyo sharaf qlii English kaga www waaye qosol waaye love you 🙏❤

  • @quenridwan1837
    @quenridwan1837 Před 4 lety +14

    Mashalaha shadiyo Sharaf ❤

    • @faaiidoofficial3419
      @faaiidoofficial3419 Před 4 lety +1

      Quruxleydii walaal waan kuusaaray subscribers adiguna iisaar 👈

  • @idilidil9422
    @idilidil9422 Před 4 lety +4

    Shaadiya abaayo
    Wan kusalamay adi
    Iyo xaajigada from boorama
    One love

  • @asiyomohamed8956
    @asiyomohamed8956 Před 4 lety +6

    MashaAllah shadiyo benzani and abdifatah ❤❤❤

  • @henaafrah3386
    @henaafrah3386 Před 4 lety

    Msha alh shadiyo wlh abyo ninki kuhesta nasib.bdna qofki kula nol.bila stres u.nolana frxd shctro cadi mtihid ilhow kuxifdi qali wad iga qoslisa insha alh hdn muqdisho imado wnkula kulmi dona tgero said ku ahy

  • @leylaahmedahmed4889
    @leylaahmedahmed4889 Před 4 lety +3

    Shadiyo sharaf iyo xaajigeeda ruwayadaha nosobadi mcnto❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 Před 4 lety +4

    Maasha allah sacadiyo sharaf keep going

  • @abdirizakali7940
    @abdirizakali7940 Před 4 lety +18

    Asc asxbta Adiga iyo hooyada qeer ka allah idin waa fajiyo ee ( like )

  • @mankainahassan407
    @mankainahassan407 Před 4 lety

    Masha allah allaha ku xafido xabbti qosolkaga ayaba jeclahay iyo farxadaada hore u soco aya ku leyahay 💝💝💯💯💋💋💝💝

  • @Its.su3da
    @Its.su3da Před 4 lety +4

    Dagdag abareed😂😂😂Allah shadiyo qosol igudishe wlh

  • @wllhakan1923
    @wllhakan1923 Před 4 lety +4

    Shaadiyo sharaf Best CZcamsr Of Somalia

  • @culimoxassanofficialiskufi8422

    Shadiyo sharaf dagereheda wiligey comment kama bixin manta waxa iga kentay jalmad jalmad ilma dhalena alle haku xifdiyo shadiyo my wax walbo 💋

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 Před 4 lety +3

    Ma sh allha shaadiyo sharaf 😂😂😂😂😂😂😂Maan so beautiful,💖💖😍💋❤️✌️✌️

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 Před 4 lety

    Shaadiyo qosolka igadameyse yaqayow nolow xabibti intey nolol jirto💓💓💓💓💓

  • @iqramohamed9494
    @iqramohamed9494 Před 4 lety +28

    My sister and brother keep going

    • @rahmaabukar5268
      @rahmaabukar5268 Před 4 lety

      Hhhhhh beezani qataraa ujisay runtii shadiyo iyo dhaman tiinba horay usocda

    • @wasirwasir3044
      @wasirwasir3044 Před 4 lety +1

      Shaidyo SHARAF KKKKKKKKKK

  • @laylamahomed9613
    @laylamahomed9613 Před 4 lety +3

    Masha alaa famil qurux bdn alah ha idin xafido wwww

  • @maslaxdejong2192
    @maslaxdejong2192 Před 4 lety +1

    Keep going Abaayo mcn shaafiyo sharaf 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @falhadoabdi2217
    @falhadoabdi2217 Před 4 lety

    Shahadiyo sharaf keep going my sister ❤️❤️❤️❤️👍👍👍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sabirinhassan7114
    @sabirinhassan7114 Před 4 lety +6

    Www m.a waxa noqday qofka ugu hareeyzo ee daawado inta igu taageerzan like saar👉🙏

  • @faisohassan9812
    @faisohassan9812 Před 4 lety +17

    Prank kugu sameyaaye kulha 11:57 😂😂😂💔

  • @ahmettali4101
    @ahmettali4101 Před 4 lety

    Team shadiyo haloo kaco shadiyo man of match aydaa leh

  • @hodmanofficial338
    @hodmanofficial338 Před 4 lety

    Shaadiyo sharaf hore usoco xabiibti iisoobooqda asaxaabeey shaati kaduud iisaara BAliis iisoobooqda

  • @cadekacade9315
    @cadekacade9315 Před 4 lety +5

    Mashaa allah shadiyo fuded fabray meydhalatay ciyow igursa aa hhhh qosolka Adonka shadiyoy keep going wll mcn❤❤❤

  • @dou7aomar995
    @dou7aomar995 Před 4 lety +4

    That is so fuuny sister’ keep going😂😂😂😂❤️

  • @sacdiyocabdi7831
    @sacdiyocabdi7831 Před 4 lety

    shaafiyo masha allah jilaay aan cadi eheen c.fitaax cadi mahan allah ha adin sharfo

  • @fosey6974
    @fosey6974 Před 4 lety

    MashAllah shadiyo qosolka iga dhameysi keep going Abaayo

  • @fathiabdullahi6251
    @fathiabdullahi6251 Před 4 lety +7

    Cawar cawar iika korey ku ti 🤣🤣🤣
    Sis keep going gclo 😉🤩🤗

  • @preciousumulkheirhassan830

    M.a guys I just like shadiyo and her hudband

  • @hafzahafza4126
    @hafzahafza4126 Před 4 lety

    Team shaadiya sharaf queen horey u soco

  • @ikraamdaahir1118
    @ikraamdaahir1118 Před 4 lety +2

    Wuuw manta aniga uso hormaray team shadiya ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 Před 4 lety +10

    Team shaadiyo sharaf 😍
    Duug baad ila noqotay go😂😂😂😂😂

  • @amiindaadaamiin8375
    @amiindaadaamiin8375 Před 4 lety +8

    shaadiya qali masha Allah

  • @quennancy705
    @quennancy705 Před 4 lety +1

    Shaadiya sharaf 💓💓
    Qrxleydii 💓💓

  • @zamzam7090
    @zamzam7090 Před 4 lety

    wlhi shadiyo way iga qoslisay calduul maseer eykeent waan ku haystaah C/fitaax iyo Shaadiyah

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 Před 4 lety +9

    Jalmad jalmad ilmo dhaleen 😃😃

  • @salaadohussein2389
    @salaadohussein2389 Před 4 lety +5

    Team shadiyo inta ila tagertoh like sara

  • @asmaabdullahi8455
    @asmaabdullahi8455 Před 4 lety +2

    Beezaani Actor iga dheh
    Shaadiya io Seygeyda MzHllh 👏👏👏❤❤❤

  • @hamdiali8066
    @hamdiali8066 Před 4 lety +3

    Dad aan siniyad u taageero 💖 shadiyo beezani keep going

  • @firdowscabdille4250
    @firdowscabdille4250 Před 4 lety +5

    We need part 2✌🏼

  • @fadnahusein8319
    @fadnahusein8319 Před 4 lety +14

    Hhhhhh wallhi qosol iguma harin dhagdhag abared arshadiyo cadi matihid malyanko xata igu dharbax kulah

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 Před 4 lety +1

    Farxada iyo qosolkaba idinka Sameeya hore u socda Shadiya dugsiya Alle haydin daayo❤💯

  • @micraajmicraaj8546
    @micraajmicraaj8546 Před 4 lety +3

    ano niyada kuhaayo iso dhacay wlhi video kan saa uso rooray shadio cimrkaa caw go aday maga dhigo yaqY first commnet love wuuw😂❤❤❤

  • @plpojo
    @plpojo Před 4 lety +3

    Shaadiyo tageran Ku ahay keep going like asxabta iga danbeyso first ayan ahay manta

  • @cadni6291
    @cadni6291 Před 4 lety +4

    Am waiting for tiktok videos😂😍😍

  • @sacdiyaosman6455
    @sacdiyaosman6455 Před 4 lety +2

    Mansh Allah besani wlhi wanin culus ofani ah horay usocda ayaan idin leahy walashey shadiyo waidi tagersanahy horay usoda

  • @asmaabdalaahmad3064
    @asmaabdalaahmad3064 Před 4 lety

    Shadiyo kujecliyaa indhaha cawir cwir igakoraay dukaa ila noqotya arshadiya kujecliyaa 💋💋💋💋💋❤❤❤❤💯

  • @sabrinaabdi1549
    @sabrinaabdi1549 Před 4 lety +7

    Qofkii ugu horeye oo dawado ayan noqde like dhac igu sii shadiyo i love you xbbti 💋💖💖

  • @user-go4cu6zw2i
    @user-go4cu6zw2i Před 4 lety +4

    jalmad jalmad ilmo😂😂❤️

  • @alishaabdi2530
    @alishaabdi2530 Před 3 lety

    🤩🤩🤩🤩🤩Waaw wad iga qosol iga dhamaday so badi my sis🤩😍

  • @nasriinappe8569
    @nasriinappe8569 Před 4 lety

    man sha allh wlhi qosl aya igu dishay walshy shadiyo

  • @ummumarwa8488
    @ummumarwa8488 Před 4 lety +13

    Hhhhhhhh bezani duuga ilanoqotay kulha hhhh

    • @riyaanraaliyo6377
      @riyaanraaliyo6377 Před 4 lety

      Hhhhh hudhey aa ku dhihi rabay kulahaa shadiyo umad ma aha

  • @nasuuribbe3192
    @nasuuribbe3192 Před 4 lety +16

    Inta aamisnaan ku firsanoyso like igu sharaf bls😁👏

  • @ruwaacali1241
    @ruwaacali1241 Před 4 lety

    My wifte🤣🤣🤣🤣 dar ale kujeclhy👏👏👌👌 hore usoce

  • @halwaadan4918
    @halwaadan4918 Před 4 lety

    Wlh bilahi badanaa wllay isku xishoda magaa rabi ciyar mahan bismilah

  • @xafsaabdirahiim9751
    @xafsaabdirahiim9751 Před 4 lety +5

    Bezani duug uegthy saan dheh kulhaa🤣🤣🤣🤣

  • @nuurasiciid4532
    @nuurasiciid4532 Před 4 lety +18

    Shaadiya mnzha allah lkn hal talo kusiina ziz camera 🎥 haa eegin

    • @saadiamohamed7699
      @saadiamohamed7699 Před 4 lety

      Shaadiyo sharaf iyo naciimo jookarba waa isku mid iskama daayan camerada wey eegan

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Před 4 lety +1

      saadia mohamed waa ila aragtay labadaa🤣🤣😂

  • @nashaadcabdullahi346
    @nashaadcabdullahi346 Před 4 lety +4

    Team shadiyo 👑one love❤💥

  • @umumaryama1746
    @umumaryama1746 Před 4 lety

    Maasha Allah xbbti hore u soco