Garaad Wiilwaal Oo Dilay Boqorkii Oromada Gaal Gurey | Duullaankii Jigjiga Iyo Jabkii Oromo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Komentáře • 15

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Před 6 měsíci

    Gaal Guray ma aha waa Ibrahim Guray

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 Před 11 měsíci +2

    Zxp ciwaan gaarah inaan kuweydiiyo rabay xageen kaala soo xariira

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před 11 měsíci

      Qaamuus/facebook

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 5 měsíci +2

    Waxaan soojabnay maalinkii caasimadeena harar suldaan nuur yidhi daaya oromada waa muslime

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 11 měsíci +3

    Balbalayti waxaa jira rag aan tolnahay oo kasoo baxsaday dagaalada oo awowgayga afaraad aan isugu imano afsomali garanayn hadana Somali ahaan loodilay

  • @ahmedcbdicalicali1207
    @ahmedcbdicalicali1207 Před 11 měsíci

    Maanta Oromo waxa haysta Amaxaro iyo Tigray

  • @claahicmmc4868
    @claahicmmc4868 Před 11 měsíci +1

    Laba qomiyadood ka soo jeeda
    .
    .
    .
    .
    Ka wadaa

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 5 měsíci

    Dadka daga harar waa soomaali waxay barteen afka oromada

  • @claahicmmc4868
    @claahicmmc4868 Před 11 měsíci +2

    Waxan jeclan lahaa in iag jaacil bixiso qabiilka jarso la dhaho ma oramaa mise waa somali mise magacyadaa isku eekaday oo waa la qabiil oo laba qomiyadood isku eeg

    • @cabdiqanimuuseayuub217
      @cabdiqanimuuseayuub217 Před 11 měsíci

      Jaarso waa Soomaali-Oromowday

    • @amiiragk5358
      @amiiragk5358 Před 11 měsíci

      Wara gidaar wara gadha wara jala wara chaltu obara .... wakaase xagey soomaali kasoo galaan khani was khani

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 Před 7 měsíci

      Jaarso waa oromo somali laga dhigay

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před 5 měsíci

      Jaarso ma aha soomaali dhiig somali maba laha waxay walaalka dhigtaan oromada oo ay markasta usoo raacan oromo waana xaqiiq anigu kuma dhahayo waa gaalo 90% waa Muslim ☪️ jaarso

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 5 měsíci

    Dadkii soomaaliyeed ee balbalayti daganaa waxay kukhasbeen inay afka oromo bartaan hadiikale dhulkooda laga qaadi doono

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 5 měsíci

    Waar dhilka soomaaliyeed baadleedahay oromaale fadlan taariikhda kunoqo waxaa taqaanaa ookaliya sayid maxamed dadka soomaaliyeed waxay daganaan jireen ilaa adis abab