Dhul-Ballaadhsiga Qarniyada Jiray, Damaca Oromada Iyo Dhoohanaanta Soomaalida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Komentáře • 18

  • @870mx
    @870mx Před 11 měsíci +5

    Walaal maabkaa noosoo sawr waa xog qaaliya oo aanan hore umaqal

  • @DBworld1243
    @DBworld1243 Před 11 měsíci +4

    Mudane Bal si faahfaahsan xuduudii hore ee Oromiya iyo somali galbeed ila waagii ugu horeysey Noso samee codsi

  • @QAAMUUS
    @QAAMUUS  Před 11 měsíci +2

    Dhammaantiin waad mahadsan tihiin. Maalmihii ugu dambeeyey waxa halkan ka soo caytamaya kooxo aan is idhi waa Oromo af Soomaali Bartay qaarkodna dalka ku dhasheen oo qormooyinkan ka xumaaday. Ka warran Jiilka dhawr iyo Labaatan Jirro ah ee ku dhashay Magaalooyinka Soomaalida ee sidan u dhiirran. Waxaan mar walba masaxaa farriimo kuwan ka yimid.

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 Před 11 měsíci +1

    Gaalladu waa wixii aan Muslim ahayn mida kale Soomaalida ayaa Oromada iyo Xabashida ka kiciyay dhulka

  • @Wll_________moha
    @Wll_________moha Před 11 měsíci +2

    Halalayo oromada

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Před 6 měsíci

    Somali iyo Oromo waa walalo

  • @870mx
    @870mx Před 11 měsíci +3

    Walaal dadkaasi masoomaali bay ku hadlaan mise way milmeen dadyawgaasi mahadsanid

  • @barecabdicasiisbiixi6868
    @barecabdicasiisbiixi6868 Před 11 měsíci +3

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 11 měsíci

    GAALLA MADOOW

  • @caydaruusshekhahmed686

    Ha masaxine daa hala arko nacaybkoode

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 11 měsíci +3

    Oromadu waaba barroom waa soomaali laaba promo bajiiraa makataaqaan qiib baa soomaalid

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 11 měsíci

    ARBOORE WEEYE AARBOOR MAAHA

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 5 měsíci

    Hada ayaataariikhda saxday

  • @user-sr4sc4dp7f
    @user-sr4sc4dp7f Před 11 měsíci +1

    Waxaan ahy mukhaar cashi rwanagal alakuxftyu

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 Před 11 měsíci

    Tarikhdeni waxaynunkosokobnay 1960 ki

  • @user-sb6nk7xb3k
    @user-sb6nk7xb3k Před 11 měsíci +1

    War nagalla tag beenta

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 Před 11 měsíci +2

    Ree koonfur galbeed geela miyaanay u aqoon gaala?