7 Qodob oo Fashila,Baarlamankii oo Maanta Aqliyaystay,Xasan Sheikh oo Jahwareersan........Maxaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • Welcome Channel @Ibraahim CuliMo
    Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL...
    (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin
    SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅
    profile.php?...
    #SOOMALIYA
    #ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo
    #falaqaaynta_siyasada
    #doorasho #galmudug
    #koonfur_galbeed #puntalnd
    #hirshabeele #gobolka_banaadir
    #ssc_khaatumo #jubaland
    #aduunka #siyaasada
    #bulsho_tv #caawinta

Komentáře • 18

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 5 dny +2

    Xassan gurgurte munafaqa tuuga ah dalka Allah dhaafiyo mayd canshuure😮😮😮

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Před 4 dny

    Guuuuulu xildhibanada soomaaliyeed caqliga alle ha u sooceliyo

  • @mohamedadan936
    @mohamedadan936 Před 5 dny

    macaaaaaac

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d Před 5 dny

    Guuul xildihbanada somaliyed caqliga ale haa usoceliyo

  • @canabfarah7042
    @canabfarah7042 Před 5 dny +1

    Dowlad ma aha abti

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk

    Asc mudane ❤

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf Před 5 dny +1

    Dadkas ayaa shegnayo Dowlad miya mel aan cidan jirin ma Dowlad ba ka taliso. Allow naga so gar amiiiiiiin

  • @user-fb3xw5xf5e
    @user-fb3xw5xf5e Před 5 dny

    ❤ASC❤ DHAQAALIHII DALKA , WAXA UU HASSAN SHEIKH KU XALAALEYSTAY:: SAHAY SAFAR....WAA ILLEYN WAA MAANGAABKAA XARAANTU INDHA TIRTAYE.
    WAXKASTA DOWLADDII HORE HAGAAJISAY, WAXAA LAGA DHIGGAY : WAR DOOFAARO KU GALGASHEYN....
    HASSAN WEJIGIISA FIIRIYA CARO ALLA AYAA KU TAAL.
    HASSAN LACAG: ADDUUNKA WAA KHASAARO ... AAKHIRANA XISAAB AYAA U TAAL.. ASIGA & INTA KULA DAARATA....WAR HASSAN & KOOXDIISA DALKA HA LAGA QABTO, HADDII DADNIMO JIRTO
    WARSAN & WAR KHAYR LEH

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Před 5 dny

    ❤️Sheekh Aadan Madoobe iyo ra'iisal wasaare Xamse guul❤️
    Xildhibaanow, xaal qaado.
    Abiy Ahmed, ayaad dabada ku wadatiin.
    Soomaaliweyn, dhulkeedu beec ma aha.
    Soomaaliya, horumar weyn ayey gaartay.
    Ka naxoow, nafta waa!
    Ilaahayow, cadowga umadda Soomaaliyeed qabo!
    Dalxoreeye, mudane Hassan Sheekh Mahamud, guul.
    Ciidamada Soomaaliya guul!
    Waan ku fahmeeynaa, qaranka Soomaaliyeed beec ma aha!

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 5 dny

    Golaha shacabka aad ka hadlaysaa waa tuugo,anigaa gobolkayga inta matasho Somali xitaa maa aha,waa Kenyaati.

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Před 4 dny

    Qofkii runta sheega mala caayayaa hawiye dowaladnimo mayaqaan

  • @abdirashidjibril3096
    @abdirashidjibril3096 Před 5 dny

    Waxaad ilaawday Qabaa ilkii uu isku hubeeyay beelaha asaga xigay ee hawiye kuna magacaabay macawiisley

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 5 dny

    Qof Dameer fuuli jiray hadii uu diyaarad fuulo,kaalay ka daji adigu!

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před 5 dny

    Waxan ka tagtay dagaalada ka holcaya dalkoo dhan hubkana xsh baxshey

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 5 dny

    Xasan Gurguurte ceeb ayuu ka tagayaan,taariikh fool xun.

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Před 5 dny

    Raysal wsaare somaliland aad u heshid oo midnimo loo gaaro ka hawlgal qodobadan.1.dadki 1960 degena bah talyaani dawlad u samee.2 xuduudaha somaliya
    Ee dalka deriska la tihiin calaamadiya.3 samaysta distoor dalkiina u gaar ah.4 abuura xisbiyo oo qabta doorashooyin barlamaan. 5. Doorasho madaxweyne oo ku yimaada codka dadka qabta.6. Ka dib 30 sano dawladnimada rogrog oo hannaanka dimuqraadiyada ku socda. 7. Ugi dambay waxa somaliland diyaarinaysa ciddi gaadha guddi go.aamisa in somaliya lala midoobi karo oo ay ku dambayn doonto in olaa suurta la afuufaayo ayna isku iman

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 5 dny

    Xasan gorgurde wa tuug tuug dhalay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 5 dny

    Xasan gorgurde marxun xamza wa tuug dhalay hantida umada somaliyad qaburihi meydki xajki ayu is baro udhigday