DEGDEG: MUUSOW KU BIIR SHANTA SOMALI IYA KAA TOLKAA AH ABEY AHMED BADDA MA SIIN KARTID WAA BILAA...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 07. 2024
  • FAADUMO IBRAAHIM MUUSOW KU BIIR SHANTA SOMALI IYA KAA TOLKAA AH ABEY AHMED BADDA MA SIIN KARTID WAA BILAA...

Komentáře • 179

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 Před 20 dny +20

    Faduma Ibrahim warkaagu wa runta somali ha noolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 Před 18 dny +4

    Ethiopia 🇪🇹 is a Number One Enamy of all somalis 🇸🇴

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Před 20 dny +12

    XATAA HADUU SOOMAALI LAAN ABII AXMAD AQOONSADO WAXBA LAGAMA FAAIIDAYO. XABASHI WAA GUMAYESTE WAX LA SOO DHAWAYESTANA MAAHA.

  • @AyalaAstaan
    @AyalaAstaan Před 20 dny +9

    Walahi in Ethiopian uusan ku aqoonsanayn ee Dhulka in uu Naga qaado ayuu rabaa

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 20 dny +27

    Waa ka xumahay caruur ayaa tihiin aqoonsi abii maku siinkara asaga oromka waxaa ku socda weerar oo madaxtoyada xabad ayaa ka dhaceysa ma caruur baa tihin

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před 20 dny +1

      Hadii maca Abiy Ahmed ictiraaf siiyo Somaliland ma noqonayo wax shaqeeya kumana dhaco, muuse biixi cadhadii SSC khaatumo uun buu u tagay Ethiopia laakin wax heshiis la idhaa maba jiro iyo ictiraaf toona

  • @user-ig4bk2jr7v
    @user-ig4bk2jr7v Před 20 dny +8

    Subxaana ALLAAH bal meesha muuse biixi marinayo beesha dhexe eega. Gaalo jacayl awgeed ayay xabashi injir leh ku baryayaan inay bada iyo dhulka siiyaan!!!!!
    Hadaad siinaysaan bad siiya BERBERA IYO XIIS IYO MAYDH SAYLAC IYO LUGHAYE ragbaa lehe

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Před 20 dny +19

    waar soomaali baad tihiin dalkuna waa soomaaliya waa digniinee is daryeeloo dadka sooraac waa digniinee wallee dalsoomaaliyee itoobiyaan qaadan maayee

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 20 dny

      XAQIIQ XAQIIQ WALLO ETHOPIA 1977 WASNAY
      MARWALBO AY DHULKAYAGA SO HAWEYSATO WAANU WASAYNAA
      LIONS OF THE SOMALIA WEY NOOL YIHIIN DHASHII SAYIDKA AXMED GUREY LEGASII SYL WEY JOOGAAN GUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před 20 dny

      qaadan mayso baa dhahday kowdhe imankaba iitobiya ma ogif miyaa inay maamul dhan iyo deegaano aad ubalaadhan ay hystaan mise s/land kaliya idinka idinku weyn oaa ubaahantihin e somaalida ay hystaan hadda itoobiya looma baahna miyaa yaab😂

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 19 dny +2

    VIVA 5 Somaliya waa lamtabtan 👍❤💯🫀❣
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před 20 dny +3

    Mama faadumo bravo, bella Donna 👍👍🎉💙🎉

  • @hannnahdek
    @hannnahdek Před 13 dny +1

    We believe one somali. This woman is just wonderful. All she says are true. BIHHI must to go. Go go and go. Awdal state free.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Před 20 dny +2

    Waa mama caqli badan. Waxey mudan tahay in maamul goboleedka Waqooyi Galbeed ay ka noqoto madaxweyne 🇸🇴❤️

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před 20 dny +11

    Maamo Faadumo hayaay jewelery blue AHA ayaa kuu xirane yuusan Muuse HANDARAAB ku xirin maamo. Sow tii colorka bluega ah la idinka mabnuucay.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 20 dny +1

      KKKKK
      SIYAASIDAD WEEYE XADHIGU MAQABTO INAY WASIIR TAHAY UMALAYNAYAA
      BLUGA WEYKU XUMEYNAYSSA
      WEXEY KAWADAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 CALNKII GURIGA IIYAAL

    • @faizam523
      @faizam523 Před 17 dny

      😂😂😂😂😂

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 19 dny +2

    XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan

  • @mohamedomar4036
    @mohamedomar4036 Před 19 dny

    Faadumo Waxay tiri Abey Axmed bowl qowmiyadood ayuu dhabarka ku sitaa!!
    SOMALIA HA NOOLAATO
    SOMALIDU WAA WALAALIHIIN
    WAY IDIN JECEL YIHIIN❤️❤️❤️❤️

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 Před 20 dny +5

    Wa run sheeg Faadumo ha la dhageysto reer Somaliland.😊

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 Před 18 dny

    Gabar Somaliyeed oo fariid Allaha ku xafido.😊

  • @user-vy1ki6cd5s
    @user-vy1ki6cd5s Před 16 dny

    Islaantan iyadaba muuse iyo dowlad iskusheegodaba ka caqlibadan fariid ❤❤🎉🎉

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 19 dny

    MASHAA ALLAAH AYAANU LEENAHAY
    #FAADUMO IBRAAHIM,
    WAA GABADH SOOMAALIYEED,
    OO HALGAMAA AH
    RUNTEEY SHEEGTAY,
    HOREY USOCO
    ABAARO GARABKAAGAANU TAAGANAHAY
    HADAANU NAHAY
    #DHACABKA SOMALIWEEYN.

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 20 dny +1

    SOOMAALIYI,
    SOOMAALI GALBEED,
    HALAGA XOREEYO.
    #ABEEY AXMED,
    WAQTIGA HA ISAGA LUMININNA,
    #ITOOBIYA,
    WEEY BURBURTAY, EE YEEYSAN
    MASKAXDA
    IDIINKA
    #CIYAARIN!!.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před 18 dny

    Somaliya waa mid qura guul calanka baluga 🇸🇴

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 Před 17 dny

    Waa siyaasiyad Mansha Allah

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 20 dny +1

    Somali land waa dhul somaliyeed soo raaca qayrkiin qabiil dowlad noqonwaa muusoow qamuunyadu qowlal kaaga yey goyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 Před 19 dny

    Muuse waa lasixray runtaad fadumo❤❤🎉

  • @AboudiM
    @AboudiM Před 20 dny +2

    Anigo ah madaxwayne shanta somaliyad been raad maleh waqtiga waa dhamad xnuunka qabailka waa asa macasalimanysa ummdaa film baa socda waa reer laakin 2030 midnimo iyo wadaa jiir mar kastaa baa wanaag iyo walalnimo kaa wada sheqya

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před 20 dny

    Maamada wixiiba way fahantay wlhi keep going maamo 🫡🫡

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 Před 20 dny +12

    Ethiopia qof ictiraaf karadinayo waa qof waalan

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii Před 20 dny

      ✅️💯 qof wax kudheer wax kuqabankaro

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 19 dny

    Faadumo ibraahim waa somali dhabah ❤❤❤❤

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 Před 17 dny

    Waaw

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 Před 20 dny +1

    Maanta ayaan ku qiraaya inaad war sax ah ku hadlaysid

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1b Před 19 dny

    War waad fashilanteene waaana la idinka adkaay somalia 🇸🇴 inaad sooraacdaan waa ku qasban tihiin awal waa la idiin turayee birmade xasan sheeq guul guul guul geesi somalia usoobaxay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 19 dny

    Guuuuuuul somaliland

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 20 dny +1

    ASC fadumo waan jeclahey laakin runta ku dhimo ilaahey raligalo itoobiya baad iyo wadan eey qaadato beey tooneysa waxaney aragtey soomaalida diciifkaha een Qiiyam lahey ee qabilka iyo baalayado ka buuxdo ee waxan ku talinlah marka hore ilaahey ha lagabaqo barka laabad niitenu ma ogola dhul muuslen in gaalo la keeno muuse waa ciimri waxan odhen laaha khatumo xumo ha ku dhimanin?

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před 20 dny

    Faadumo waliqa uhiili . Allah Ku xafido. Waligaa runta iyo xaqa u hiili. Ethiopia aqoonsi mahayso bad iyo dhul bay rabtaa.

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 19 dny

    Faadumo maalmaha soo socda xabsiga muuse biixi ayay liiinta ku cabaysaa sidii muuse cildoon faadumoou iska aamus kuwa aad la nooshahay ma qadiriyaan maamooyinka iyo qofka ra'yigiiisa

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 Před 19 dny

    Mama Fadouma everything she said is true, she is more diplomatic than Musa Bixi. Somaliland a new president who's diplomatic, Musa Bixi is empty and kno6how to put people in jail.😢and 😮. 😢

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 14 dny +1

    Wa Habar Afmiisharad Ah😂

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm Před 18 dny

    ISLAAN TAN CANADA LAGA SOO MASTAAFUROYAY FARMAJO AYAA LACAG BARAY MASKAXDANA WAXBAA KASIYAH. MARKAA HALKIII COLDON LAGU XIDHI JIRAY WAAA IN AY SOO ARAGTAAA ISLAANTAN FAQASH TAAAA WAX BARTY

  • @apclf
    @apclf Před dnem +1

    Nolaw halkuu waa sahanta somaliyed :Djibouti, somaliland somalia,somali NFD,somali galbeed, pour mid walibaa ka tagtoo Calankooda iyo calankii astantaa u hahaa somalinimo bluuga dehda higta cad cidaan mid aah laag mid aaah taasoo aah hakii geska itopia waha nogoon dawlad mid aah oo lawadaagtaa iskaashi daagaleh somali wayn taasina wahay ubahantahay galbii lagaga tagoo gaabiil iyo dan gaara iyo cimrii dharaar madaahda hadaa u talisaa shantaa oogadaa tanaa waha ka hot iman reer galbeed à loo diyar nogdoo

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 Před 20 dny

    AWDAL State viva somaliween viva

  • @youngeelmi1351
    @youngeelmi1351 Před 20 dny

    Walaahi bilaahi Ethiopia anaa aqaan waxay rabtaah meel ay lugta la gasho inaan laga kicineen muuse 70 jir weeeye wax yar ayaa u haray inuu aakhira aadi lahaa marka waxa uu rabaah Ethiopia inay soomalinad inuu gumeestoo rabaah waa boqol oyo labaatan mayan

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe Před 20 dny

    Mesha Allah Mamada Manta Runta Ayeey Ka Hadashay Qiyaaligii Wey Ka Toostay

  • @MuuminWali
    @MuuminWali Před 18 dny

    Somaliland yaa yaqaana caalamku miyuu yaqaanaa waa maya dawlada Somalia ayaa kamasuula wadanka sidaa ula soco

  • @aadanwa8526
    @aadanwa8526 Před 20 dny

    CBB mahdi guleed ay seediyaha yihiin waam fajmyma inuu ka dhex hadlaayo

  • @user-lm3zj1pe9vyaarabi

    Faadumo.maaliimii hore maantaad dhaantaa waxa fiican dadkoo dhami inay sidaa wax u fahmaan.

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO Před 20 dny

    Faadumo xitaa haddii aad ka noqotid heshiiska itoobiya kaa yeeli meyso

  • @aminaismael490
    @aminaismael490 Před 20 dny

    Waxad tahay gabadh rag badan dhaanta ❤

  • @mohamedabdi8265
    @mohamedabdi8265 Před 20 dny

    Walaahi. iidooraw. Gabdhaas. inay. Boqord. Tahay. I Dheer.garada✈️✈️✈️✈️👆☎️👈

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Před 20 dny

    EEDO WAXA RAGA SHEEGANAY IYADAA DHAANTA

  • @user-sk2xx9rr6p
    @user-sk2xx9rr6p Před 20 dny

    Habartaani wax baddan bay fahantey waa goorma waa mar uu muuse gabi ka laadlaadshey

  • @Faisa-dr4df
    @Faisa-dr4df Před 20 dny +1

    Naa inaga
    Aamus
    Hadal maheesidee

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi Před 20 dny

      Waa runteed

    • @harig-shillgroup6837
      @harig-shillgroup6837 Před 20 dny +1

      Doqon ! Gabadhan waxay ka fayawdahay garaadka gumeed ee Abaagadhaha iyo laftinaga ! Dammiir nool oo soomaaliyeed ayaa kujira.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 20 dny

    Waxaa la Yiri Doqontu Xargii Lagu xiri lahaa ayey xusulada Ku sidata
    Ninkii Abahaa dilay Dugsi kuuma jiido
    Cadowga Daba oradaysaan joojiya

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Před 20 dny +1

    siddii dad cawaan ah ayey u dhaqmayaan walaaleheen hargeysa nin sheeganaya inuu dalkooda usagu lahaan jirey ayey leeyihiin na aqoonso waa sheeganayaa ee heshiis muxuu ku falaa kkkkkk doqoney dabkaa ba

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 19 dny

    SIXID:
    HADII AY XABASHI,
    AHAANJIRTAY
    #BOQORTOOYO XOOG BADAN OO AY IYADU LAHAANJIRTAY,
    #BADDA CAS,
    SIDEEBEEY SAAMAALI,
    UGAQABSATAY
    #BADII,
    OO AY ITOOBIYA,
    #BAD-LA'AAN UNOQOTAY?

  • @sharmarkehajihassanhadi6877

    abeye aqoonsiga somaliland qorshahana uguma jirto . Warka inaga ayuunba ka sheekayna

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 19 dny

    HABARTA KU QAFIIFTAY DALKA HABAR GARAACDA MA LA YAEY IYO WARIYE JAAHILA OON WADANIYAD LAHAYN

  • @user-dq7qg5rq2e
    @user-dq7qg5rq2e Před 20 dny

    Nalama sixrin ee doqon baa madaxwayna kuu ah

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    Abiye waa ajaaib hadaladiisu ma dhisna tusaalle ethiopia bàdd xoogg ama xeer mid uun bay ku heli nabadgalyad geesku waxay ku xidhañ tahay haddii kalle nabadi ma jirayso intii ay soomaalidu nadacwaynayso may noo yimaadaan waa wada turxaan laga wada macaan yahay sidaasi sax ma aha hadalka wasiiree yaa la yidhi

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 Před 20 dny

    Dadkan Maxa Ka qaldan war mamadan hadalkaga waxba Lagama Soo wadato Heshiiska laba dawladood baa Galay Marka Ha ku Daalina

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 Před 17 dny

    Qoftan wakhtiga maxad iskaga luminaysa

  • @Axmed-ds7lv
    @Axmed-ds7lv Před 20 dny

    Somaliland waa dhulkii Somalida maaha dhul xabashi

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 Před 20 dny

    itoobiya iyada kala go go aysa maxay aqoonsan kartaa 😂😂😂 waa naag aqli badan nin aan cabsanin waa loo cabsada meel xun ayey mareysa ee soomaliya iska soo dhiiba hada intay goori goir tahay ❤❤

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 19 dny

    Aniga kuma rascsani in muuse biixe u ka ijaaro ama ka gado badda dhulka rer Somaliland sababto ah ethopia waa dowlad kaa xoog badan hadii wax ka gadid ama ka ijaartid hadhoowdi wexee oran karaan kama naqoneeyno go'aankaan maxad sameeyne marka , hadana badda kaluunka iyo badda inee isticmaalan iyo dalxiiska wax kasto iyaga lacagta qaadanayo marke adigana ethopia badd la'aan ba isku badaleysa walahi wixii awoowga diiday inu aqbalo baad adiga ku kacday oo sameysay ma aheen muuse waa guul daro rer Somaliland soo gaartay arintaan ilama fiicna inaad gaal dhageysato wixii dhaqaalo ama lacag badda kaa soo gali lahaa hada waxa la qeeybsaneysa ethopia cashuurta iyaga ba wax ku leh , wexee ku gartaana wey kusiinayan ama wax na kuma siinayan hadee doonaan waa gaal dadkan xaq dhoowr muslin ma yaqaanan

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam Před 20 dny

    War kuwan mey nodayaan magaca Somali war magackale labaxa habar haydinku dhecee xataa idorland labaxa

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 19 dny

    Runbeey sheegtay Ethiopia bada somaliya anagaa leh ayey tiri hurda kakaca

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 20 dny

    Laaxaadaa iisaaq siiyaa saadaa waaxaabaa kaamaa oogaa aaliiyoo aarxaamaaoo weeyee

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před 20 dny

    Naa adigutag soomaaliya hanawalin 5 tasomaliya edkashekaynasa wamaxay horebalo wayay

  • @user-mv2mf5mh7d
    @user-mv2mf5mh7d Před 20 dny

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 18 dny

    Anigaa aqoonsaday miyaa baddii oo dhan loogu wareejin aqoonsi muxuu kii teri adigu xageed aadeysaa badda miyaad miyo kacabeysaa.taas waxaa ku xigta in lagu adoonsado mana diidi kartid ee waxaa idiin roon in aad lagoogtaan somali dhan wey is burbur saneysaaye dhiniciin aad ka gashiin intii badda iyo dhulkaba lagaala wareegi lahaay somaliyana wanaag kuuma agyaalo markaas saa adinkaa jooga diideye

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 Před 20 dny

    Meel uma socotiin Somaliland

  • @cadomedia
    @cadomedia Před 19 dny

    Habartani waxeedu waa ka bad badin ee talaabo sharciya ha laga qaado wixii qaranimada somaliland caqabad ku ah waa in sharciga la horgeeya maaha in dadkan oo kale la eegto

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 20 dny

    Faadumoy orada soomaaliya ku nool.siiba hargaysa ee qoo.uluudka ahi waxba ma fahantee burshka xaarka ah ee ay la wareegayaan yey ku marin dadka caqliga u saaxiibka way way wasakheeyaane

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 20 dny

    Xabasho waa isticmaar iyo isticmaar galgaal wey tahay weynaa ahaan doontaa ilaa iyo Yuma diin.

  • @cilmisaney8311
    @cilmisaney8311 Před 16 dny

    Faadimo waxa baadna ogatay siiysada Somaliya iyo mudowak yuurub adunka

  • @AbdiraxmanAxmed-h4c
    @AbdiraxmanAxmed-h4c Před 20 dny

    Shan soomaali ma jiraan beenta iska daa waad ciiyaysaa sida xoolaha naa ilaahay ka xishoo

  • @abdimohammedhussen1453

    ormaka wax aqoonsi u in haya malaha Somaliland wa mamulgobaleed ka tirsan Soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Soomaliya Soomaliba lahe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴#######

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Před 20 dny

    Alla maxaa kolba ilaahay qof aan la dareen ahayn umadan Somaliland khashifataa oo is qarinayay, faadumana waataa godka kasoo baxday subxaanallah

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Před 20 dny

      NAARI KU JAQDAYE MAGACA SOMALILAND WAA DHUL SOMALI AH EE IDOOR SHEEGO

    • @m.khadarhassan8637
      @m.khadarhassan8637 Před 20 dny

      @@abdirisakdirie3124( muutuu biqawydikun) waa aayad macnaheedu waa u dhinta cadhadiina,!!! Maxaa cadho iyo ciil kuhaya

  • @nkm3449
    @nkm3449 Před 19 dny

    Asaasaq habar waalayney waa ee iska fadhiiso wax ku hadli mayside

  • @aminasalah9773
    @aminasalah9773 Před 20 dny

    Islaanti ma calankii soo maaliya Bay gacanta ku sidataa

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Před 19 dny

    Tan waxaan moodi jiray. Inay. Siyaasada. Fahansatahay laakiin hadal ayuun. Baysaa madhan

  • @harig-shillgroup6837
    @harig-shillgroup6837 Před 20 dny

    Oof! Eesh cala dood. Nolow tala ragley. Damiir soomaaliyeed oo badhax la'. Intaasay garan waayeen madaxya weynta bila manfacada ah. Ileyn garaadka abaagadhe ayay ku qanceene.

  • @Cadar49
    @Cadar49 Před 20 dny

    Waa markaan maqli jiray rag ka roon baa tahay Faduma noolow halkaada kahay

  • @Imraan12
    @Imraan12 Před 20 dny

    SOMALILAND xoog ayaa lagu qaban baryo majirto

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Před 19 dny

    Haday xaqiiqda ogaadeen

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 Před 17 dny

    Badbaadi dadkaaga waa xaq

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 20 dny +1

    LAXDANU XAGE LAGA ISTICMAALAY FIIRO GAARA HALO YEESHO HABARTAN SHANTU WASO JIRAY LAXAY

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 20 dny

    XAbashi iyo itoobiya cid muuse wax ka waydiinayaa ma jiro dalka iyo dadka masuul ayaa laga yahay waxba ha ku waalanina. Dadkiina idha beelka ahi
    Muuse fircoon koob shaah ah la waydiin maayo

  • @feryalmomdferyalmomd471

    اتركي السياسة لها رجال

  • @hodanwarsame3858
    @hodanwarsame3858 Před 20 dny

    Maxaa ku waalay gabadhee meel fadhiiso ragbaa utaliya dalka

  • @MASTERFOURMARKS-me2kd
    @MASTERFOURMARKS-me2kd Před 20 dny

    Heshiis ama hakalaabto ama haiskadaayee wax lagawaydiinmaayo muusa biixi ee MUGADISHO AYAA WAX LAGAWAYDIINAA.

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před 20 dny

    war naagtan qooroolihiiba ka foostaye kor haloo qaado codkeeda waa naag ka roone taladeeduna waa umahiim soomaalinad waaba jenaraalad sare oo aan la ogayn

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh84 Před 19 dny

    🤣🤣🤣🤣 waxan waa faqash warkeeda yaa dhagaystay

  • @hawasulub1733
    @hawasulub1733 Před 20 dny

    Anagoo idooradheh

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 20 dny

    Oromadii quumuluudka ahayd aragtideeda saliimka ah way ka xanaaqayaan ilayn maaha asal ahaan soomaaliye
    Waa dad soomaalida u eg,e

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Před 20 dny

    Mucus Azkaban karate digerati dentist

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 20 dny

    Wallee Faadumo waa qof wax garad ah.Ethopiya waxay rabtaa inay Bad hesho e maaha inay Somaliland dan u wado.
    Muuse waa bud lala dhacayo Xasan Sheekh.Nacab idinka ayaan isku kiin diri si aydaan u yeelan dawlad xoog wayn..
    Daayeero la adeegsado ayay ka dhigtay Somalida.

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před 20 dny

    Waar reerkaa isaaq haloo duceeyo soomaaliyeey

  • @sahraduale2235
    @sahraduale2235 Před 17 dny

    madaadku qaadoo bada kugu daraabaa somalian halkaasay maraysaa muuse juudan faadumo ibraahim ayaa ka aqlibadan oo walaahaya

  • @MohamedHassan-yx6fs
    @MohamedHassan-yx6fs Před 20 dny

    Waaryaadhaheen habartan kuwa waraysanayaa miyaanay xishoonsy?

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 Před 20 dny

    Bal hadi Somaliland ay aqoonsan hesho Talow Dad Badan oo Somalinimada ku qaban Jiray Naxdin ayay u dhiman doonan ViVa Somaliland