LAFTAGAREEN IYO GOLAHA WASIIRADA (3956)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024

Komentáře • 15

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Před 3 dny +2

    dowlada koofur galbeed guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah🤲💯💯❤✊💪👍

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Před 3 dny +1

    Wasiirkeeng afkikeeng hay barooy si yoow eh may weeleey mé kapaali koru❤

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Před 3 dny

    Waa inaan iska kaashanaa wararka ma jiraan si aan u fahanno mabaadi'da lagu kalsoonaan karo dadka Soomaaliyeed anigu uma janjeero laakiin waxaan ka kororsaday xoogaa aqoon ah waa la wada ogyahay inaan ka qayb galeyno si aan habooneyn laakiin haddii aan ixtiraam badan u bogno sababtoo ah warkeena ayaa ka soo bixi kara.

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c Před 3 dny

    Xasan dhiiqo wax walba isaga,ayaa ah,madweyne ,reysawasaare,wasiir,agasime,karaani,ilaa waardiye iyonadiifiye,taliye,askari,war dadki aaway,was wax aan dawlad iyo nadaamkeeda aqoon,maxaa xadaa yaqaan.

  • @sedson02
    @sedson02 Před 3 dny

    Niman yahow caasimada rasmiga ee Mayland wa Baydhaba , eelaay yahay iska daaya khiyaaliga ku nooshiyihin .
    Baraawe ma noqon karto caasimada Mayland , wax aqliga gala noola imaada .

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv Před 3 dny

    Alshabaab xadaadan iskadhicinin
    Xada waa la agoon sanrabaa dee mweyne laftagaren alshabaab ladagaalan
    Waan ognahey cadaadis baa lagu xeyaa kuwa alshaab huka
    Oo ajnibiga ah
    Soomaaliyeey ogaada alshabaab ajnabi baa hukunta dee waa mashruuc
    Oo rasuulka sharaftiisa lagu dhawaacaayo diinta tashwiish
    Lagu furo sida loo dhoxo diinta
    Waa diin dhibdan diinta islaamka ah Alshabaab waxa loo soo direy ulumada in lalaayo layirahdo diinta ayey kasoo horjeedaan dee oo wllhi
    Allaahu akhbar waa been
    Alshabaab aduun ugu nacbanyihii diinta islaamka
    Nimanku waa takfiir lahubeeyey weye dee
    Somaliyey daliika waad araktaan dee aniga waan ognahey
    Alshabaab kuwa gabiil usocda
    Kuwa diin in labaabiyo usocda deee

  • @user-yi7jd4zr8j
    @user-yi7jd4zr8j Před 3 dny

    Haang haano hor indereeran me eh

  • @Banooda
    @Banooda Před 3 dny +1

    Eey eey dhali hariin ah waaye laftagareen aqu sharmuuta!

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn Před 3 dny

    Aniga ayaa ah Maclinka lugeeya 1

  • @MaahirCade-bh8kf
    @MaahirCade-bh8kf Před dnem

    xasanow shhigh arladan minighky taliyow😅😅😅😅

  • @alimuhsin6112
    @alimuhsin6112 Před 3 dny

    Yacni badanaa

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn Před 3 dny

    Afmaay ku hadala

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv Před 3 dny

    Mweyne laftagaren hore usoco