SHEEGA DEE (3978)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024

Komentáře • 41

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 Před 13 dny +1

    Mashallah tabarakallaah gabadha wadaniyada ah

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Před 13 dny +4

    Aadan ingiriis wariye caalami Ah Ayaa tahay❤💯💯✊✊✊✊🤝👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 13 dny

    Hees *Aragaane* soo saar 😅
    Soomaalida heesaha wax kumaqlaan
    Mahadsanid, M.Lugeeya.

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 Před 13 dny +3

    Ilaahey ha unaxariisto taliye xirkey

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Před 13 dny +5

    SHEEGA DEE!!!, ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Aadam Iyo Bahda SMC Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Inshaallah Adeer 🇸🇴

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 Před 13 dny

    Guuleyso mcalin Adan

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 Před 13 dny

    Lagtagaren waa ey EY dhaley

  • @labatanjirowibrahim8367

    Firfhiye Waa la kulmay Geele

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před 13 dny

    Hhhhhhh yusuf dhib badan 😂😂😂😂😂😂so noqon meyso kulah hhhhjj

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 Před 13 dny

    Garaado aya shuuga❤

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 Před 13 dny

    Waa sax inuumtagay jabuti lakiin waxa kaa qaldan xogta soo radi xogta saxa ah

  • @MaxameddeeqArbe
    @MaxameddeeqArbe Před 13 dny

    Waa maya

  • @labatanjirowibrahim8367

    aad iyo aad baan ugu xumahay waxaa shub ka sameeyay Hirkay

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv Před 14 dny +1

    Asc macalin adan

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Před 13 dny +1

    Hadda ka hor ayaa Adanoow waxaa noo sheegtay in damdamiska in la dhaafi doonin

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 Před 13 dny +1

    Qabqablayaashii HG ayey laalusheen shacabkii ayey u xoog sheegteen ee sidaas miyey kadhigan tahay dowlad awood sheegatay

  • @labatanjirowibrahim8367

    Hinda cosoble caadi ma ahan
    Cod Ahlul janno ayay leedahay
    ayaaba dhihi karaa

  • @AQw-di5gc
    @AQw-di5gc Před 13 dny

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @MaxameddeeqArbe
    @MaxameddeeqArbe Před 13 dny

    HawrA,gidira waxa lawediye cadaba,iyo bahi yanirona aya ladha haya,waxeya cadba ayaya dalbadena

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 13 dny

    waxaasi mashaqaaynayaan aadanoow

  • @labatanjirowibrahim8367

    😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamedDeeq-uj8eo
    @MaxamedDeeq-uj8eo Před 13 dny +1

    mw/firdhiye waa layiriay baa la leeyahay

  • @abdighaneisse7353
    @abdighaneisse7353 Před 13 dny

    Haday dhabtahay oo loo dhiso dabdamis iyo danguud waa la qaadan karaa, LAAKIIN hadii la dad lasiiyo shakhsiyaad waxaan ILAAHAY KA BARYAYAA inaan aragno inay timaado Dawlad Kala wareegta shakhsiyaadkan oo ku soocelisa gacanta Dantaguud.

  • @Hw15243
    @Hw15243 Před 13 dny +1

    Each Family who has been living there was given and composited for $40.000 dollars.
    Why why why???????

  • @bishaarbashka-ip2yj
    @bishaarbashka-ip2yj Před 13 dny

    Asc mudane madaxweyne waankusalaamay waankaxumahay taliye xasan xirkey sidaloogaley

  • @AQw-di5gc
    @AQw-di5gc Před 13 dny

    Asc❤❤❤❤❤❤❤

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 13 dny +1

    1:20 Weey Jirtaye. Yaa fagtay.
    XAMAR oo Daaran baa looga baxay.
    Hadana waxeey dhahaayaan.
    Meel-Ween naa Fureeynaa.
    34 Sano Yaa Xamar Daminaayay.
    Mise Farmaajo ku Bareejee waaye.

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 Před 13 dny

    Waa tuuga

  • @moalinnur3152
    @moalinnur3152 Před 13 dny

    Qabiiliiste

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 Před 13 dny +1

    beenlow

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c Před 13 dny +1

    Maxaa dabdamiska dadka looga rarayaa ,kkkkk waxaa laga dhiayaa dabaqyo uu xasan mujrim leryahay ama uu ganacsato ka iibiyo,was laskaga imanayaa ganacsatooy was dhul dawladeed ha iibsanina berito baad calaacalidoontaa

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 Před 13 dny +1

    Dab damiska haddii uu yahay danguud hadda dad gaar ah ayaa laga iibsanayaa shacabkana looga kiciyey ee danguud dad gaar ah in lagu naas nuujiyo dowladnimo miyaa

    • @user-um3lv3nj5r
      @user-um3lv3nj5r Před 13 dny

      Wiilka xasan shiikh ayaa la siinaa, xaa sameeynee

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 Před 13 dny +1

    Asc Macalinka Lugeya Wadani dab ahh, Congrats for your updates and shega dee😂

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 13 dny

    MayMay badaw baa tahaye Hinda ka yaree ammaanta badan ha ka-khajilsiine

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Před 13 dny +1

    hinda cosoble maasha allaah aniga xitaa waa leyga hormaray .

  • @sahramohamed4931
    @sahramohamed4931 Před 13 dny

    waa jilitaan in geele iyo somaliland is dirirsan yahiin waa been

  • @labatanjirowibrahim8367

    Hinda cosoble caadi ma ahan
    Cod Ahlul janno ayay leedahay
    ayaaba dhihi karaa