NAXDIN CAWAALE ADAN WALASHII OO OOHIN AFKA FURATAY IYO NINKII QABIILKA LACNADI JIRAY OO LAWERRARAY

Sdílet
Vložit

Komentáře • 44

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Před 13 dny +6

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw

  • @qadarcanshuur7971
    @qadarcanshuur7971 Před 13 dny +3

    Badhaan waxaan arkayey xalay aayadeed ama eedadeed aabaheed ilma udhashay oo weli soo korisay soo dhoofisay wadanka keentay dhahayso ilmaheeda waa lagu aamini waayey aabaheed baa ka qaatay oo lagu qoray asgoo ka badbaadinayo gaalada

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke Před 13 dny

    سبحان الله gabadhan way ciishootay ilaahay ciyaalkeeda hasoo celiyo 😭😭😭😭😭😭

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 13 dny +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Před 13 dny +1

    Scw scw

  • @sawjadukhadarxuseen9244
    @sawjadukhadarxuseen9244 Před 13 dny +2

    Scw ❤

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o Před 13 dny +1

    Laakaha miidiya qabiil hawiye ma maago please ka xishooda

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke Před 13 dny

    Dumarow Ilaahay ka xishooda oo aaminaada adkeeya khayaanada ma fiicna

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h Před 13 dny +1

    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu calayhi. Wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 Před 13 dny

    Asc wwb, waan idiin salaamay Cimraan iyo Baarliin ,ha idiin xifdiyo aamiin yaa Rabbi, soomaali Allah cuduka qabiilka qofka Allah ka baqa ama waddiniyiinta ah lama jecla jiilki cusbaana cudurkii wuu kufaafay Allah ha noo sahlo

  • @amalquule84
    @amalquule84 Před 13 dny +1

    habo ilaahaya caruurDa kaasiiyo oohinta kunafisaa

  • @FarxiyoAxmed-s3z
    @FarxiyoAxmed-s3z Před 13 dny +1

    Nag saxib.maleh❤❤❤❤

  • @ZamzamJama-rv7be
    @ZamzamJama-rv7be Před 13 dny

    Waa ceeb iin aay dumarkaa Somaliyeed aay Bablikaa kaa ooyaan waa ceeb Aduun😊

  • @user-vp1se6fj1c
    @user-vp1se6fj1c Před 13 dny +1

    Shugran wll❤❤ scw scw scw

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 13 dny +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Před 13 dny

    Voice of change maxaa ku dhacay 😢

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před 13 dny +1

    Qabiila aduunka lagam yaqaano

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly Před 13 dny +1

    Mamaantad ogaatay laakah iyo culimada lasaaxib walaasha aamin walaaka jabkaaga marna maogala walaahi inaad kanolal qurux badnaati sabir

  • @AmaalMaxamed-se9uh
    @AmaalMaxamed-se9uh Před 11 dny

    Scw scw scw scw❤

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Před 13 dny +1

    Kkkkkk Qiiro jabaan

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 13 dny

    Inkaari qabta da ay ka dacwooneyso Maxey aheyd carurtedallaha u soo cesho

  • @Luluu205
    @Luluu205 Před 13 dny

    Alhamdulillah 🤲🤲🤲 Wallahi this is the only social media I can handle. Watch few videos and move on. I can’t deal with Somalians on the social media.

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h Před 13 dny

    Wcs wr wb wllkey cimraan

  • @fatoumafarah6204
    @fatoumafarah6204 Před 13 dny

    War cawale walashis iyo dumashidi midna mahan ee benta daa

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n Před 13 dny

    Adiga laftigaada qabiilka ma waxaa utaqaanaa in la taageero qofka kugu qabiil ah.

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před 13 dny

    Waa runa qaren somalida waa raqisa

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 Před 13 dny

    Awale waxba isuma aha

  • @UmiYusuf-bh9un
    @UmiYusuf-bh9un Před 13 dny

    Dumaroow ilahay kabaq

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h Před 13 dny

    Sorry walaaley saaxiib ku khayaanay iyo gaalba allaah baa ka weyn. Niyada khayr u sheeg niyeyso oo illaahay garab weydiiso insha,allaah caruurtaada waad helin.

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 Před 13 dny

    Maha cawale walashi

  • @idohassan2350
    @idohassan2350 Před 13 dny

    Dadka diinta caaya maay report daan tool markeey wiilasha yar yar ku mashluulayaan

  • @wabaxa
    @wabaxa Před 13 dny

    QABILLKA ABAHA KA WAS FARMAAJO WA DULI
    NIN YAHOW XOKAGA KU SHAQEESO ISKA DAA UMADA VIDEO YADEEDA AAD SO QADANEESID

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Před 11 dny

    gabadhan iyo aweele adan shaqoba iskumale

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 Před 13 dny

    Sorry! Habo mar kahor baa U made mistake to think that any lady even your own sister will not accept ur succes

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před 13 dny

    czcams.com/video/mQpvk-vx5eY/video.htmlsi=0nVM6mcRVCqYuzhA naagtaan meel dheer ka hadlaysaa nacaybka ay somali iyo calsnkooda 🇸🇴u qabto, bay ka hadlaysaa somali ha isku ekaadan ajaanibta la guursamayo iska daaya dadkiina ku ekaada 😂meel walbo la idinka nacay 😢

  • @marshalukraine
    @marshalukraine Před 13 dny

    cimran adiga ya ka dhaqan xun waliba dhaqan xumada 4.5 baa u tahay 🤣😂🤣

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 Před 13 dny

      4.5 ma tagaana walal waxaa loola jeedo waa daarood Raxwayn iyo Hawiye iyo dir(isaaq cise iyo samaroon) 4taas qabiil iyo .5 oo beelaha kale laga wado.

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před 13 dny

    Waa been waxaas, gabdhaheena social mediaha wanaag iyo is jacayl bay muujiyaan, gabdho idinka is jeclaada oo is aamina naagtan waa jboutian Anigu ma aamineyn waxay ku hadlayso, hablaha somaliyeed isku direysaa, iyada haduu dhib ku dhacay sxiibaded xumeyeen ma qof walbaa shaydaamad ilmaheeda haka fikirto intey dad islaam isku direyso 😮maxaa naga galay inaga 😂

  • @Blackiislo
    @Blackiislo Před 13 dny +1

    Marka hore laakaha media hawiye naceb Ka iyo daarood jaceelka iska dhaaf dhoor mar ayaa ku arkay dacaayada hawiye ayaa faafisaa waligee ma arag daarood Ku dhagan 😂😂😢😢

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r Před 13 dny +2

    Scw scw