Sahra Axmed Jaamac Iyo Heestii "HOGO TUSAALE"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 06. 2012
  • Hees
  • Zábava

Komentáře • 333

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin Před 6 lety +46

    Weligey kuma ilaawayo hooyo sahra ahmed waa fanaanada ugu jecla fankii hore 😭😭😭😭😭😭😭

    • @abwaanmarooro1458
      @abwaanmarooro1458 Před 3 lety

      sahro axmed allaaha uu naxristo waa hesah an gabobay markasta la dhegeysan dono

  • @jimcaalexaaji5197
    @jimcaalexaaji5197 Před rokem +6

    Allha ha unaxariisto mama || SaHra || Walaalayaal cida iga qoraal danbayso like isaara 💟

  • @maygaagguure2048
    @maygaagguure2048 Před 6 lety +38

    Alle ha kuu naxariisto Sahraay.Baal dahab ah ayaad Kaga jirtaa fanka Soomaalida.Sidii aad codkaaga macaan ugu raaxeysay dadkaaga aakhiro iyo jannatul fardowsa adigana ha laguugu heeso.Alle waxaan kuu waydiinaya in uu Naxariista kuugu deeqo.🙏

  • @abdiqaniabdilahi9777
    @abdiqaniabdilahi9777 Před 6 lety +25

    Ilaahayow kuu naxariiso Sahra Axmed Jaamac Abokor. My legend ku naso qabriga oo alle janatul fardawsa kaa waraabi.
    Aamiin aamiin aamiin aamiin.

  • @zamiashiine7601
    @zamiashiine7601 Před rokem +2

    Still I'm listening this song alle ha u naxariisto mom sahra ahmed jama 2023😢

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Před rokem +1

    Ale ha unaxriisto sahra Ahmed 😢🤲❤️
    Hadii aya Fanand jir jirty somaliyeed waa Sahra 😍

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 6 lety +10

    Rabi naxariisti jano ha ka waraabiyo Sahra ahmed murtidi bay ka tagtay100 sano danbe la dhegaysanayo allah yarxama shalay bay magaalada hargaysa wadki ku helay 04/04/2018 khamiisti aaminta raaciya Walalayal like

  • @cismaanxuseen2836
    @cismaanxuseen2836 Před 4 lety +1

    sahra axmed waa fanaanad hibo dhamaystiran u lahayd fanka,waa fanaaniita dhifka ah ee qofka dhagaha LA iyo ka qabaaba isku si u dhex gaynaysa dereenka heesto ka turjumayso,ilaahay kuu naxariisay,aamiiin

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 Před 3 lety +3

    Allaha u naxariisto🥲
    Hooyadii fanka soomaaliyeed🇸🇴
    Hanoqon heryadiisa cunay
    ARCACO Maalinta Labaad EIDUL ADXA
    21/7/2021 Muqdisho demada YAAQSHOID🙋‍♂️

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 Před 5 lety +6

    Alle haw naxaristo Sahara Ahmed 2019 iyo 2020 ya dhagysanya

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 Před 6 lety +9

    Codkii macaanaa ee Sahra Axmed Jaamac Waaberi legend iyo Erayadii Abwaan kii erayada cuslaa ee Baashe Yuusuf Waraabacade 🙏🙏

  • @fayoismail8006
    @fayoismail8006 Před 11 lety +9

    sahra axmed jaamac boqorada codka somaliyeed alle cimriga ha kuu dheereeyo

  • @Sultanadamqassim
    @Sultanadamqassim Před 2 lety +1

    Who is still this song listening July 2022 Alle Ha U Naxariisto Sahra Ahmed Jama

  • @hafsayousuf3025
    @hafsayousuf3025 Před 4 lety +4

    2020 yaa daawanaya😢

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 Před 6 lety +46

    Heestan Mar waliba aan ka caroda jacayl kayga ayaan dhagaysta ax ax jacaylku xanuun badnaa

    • @saabirnaasir8534
      @saabirnaasir8534 Před 6 lety

      Nasra Luzza waliga ma ad awax jeclaaday balo kkkk

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 Před 6 lety +2

      Saabir Naasir 😂😂😂hee ma loox Baan Ahay

    • @jablibaax
      @jablibaax Před 6 lety

      Nasra Luzza jacaylka hantaaqada ka daa

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud8970 Před 2 lety

    Allah haw naxriisto fananadii weynyd ee gayiga somliya sahra axmed jamac allah janoyinkisa haku casuumo waa maxay fananad ay ahyd.. waa hesaha ugu mcaan kuwa ay qaadi jirtay hoga tusaale 20/11/2021 sabti hargeysa

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 2 lety +1

    Alle ha u naxariisto
    Sahra axmed
    8 July 2022
    Laascaanood

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 Před 4 dny

      Waxaadan hayn
      Adoo ka hadhaa haboon
      30 july 2023
      Addis ababa

  • @abdiqani38
    @abdiqani38 Před 3 lety +2

    Allow godka u nuuri oo hoygeeda janadii fardawsa ka dhig Sahra Axmed Jaamac naxariisi korkaaga ha ahaato. 05-07-2021.

  • @Kadiil
    @Kadiil Před 3 lety +2

    Awliyo innaga sii hor martay ayee aheyd Sahra Ahmed, Eebe ha u raxmmaddo aamin aamin

  • @hafsayuusuf7210
    @hafsayuusuf7210 Před 4 lety +1

    2020 hargeisa iyo hees dareenkeda wadata Wlhi alle haw naxariisto sahra axmed

  • @JabaatiFM
    @JabaatiFM Před 6 lety +8

    Allow kuu naxariiso. Maanta ayey geeriyootay oo ay taariikda ku beegantahay 04-04-2018

  • @khadrasanqadhyare5707
    @khadrasanqadhyare5707 Před 5 lety +4

    23/07/2019 ilaa hadda waan dhagaysanayaa
    alle jannooyinkiisa hakuugu raxeeyo sidaad codkaaga noogu raaxaysay

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 Před 2 lety +21

    LYRICS
    Wax badan baan hogo-tusaal
    Hoos iyo dulba aan ugu idhoo
    Meel kale aan u heelana
    Bal taydana aan hinjiyoo
    Naftayda mar aan hollado
    Heerarka suugaanta galo
    Sidii haanbus ahay
    In badan hoos wax loogu shubin
    Dhaaxay waanadaa habtee
    Bal an heesahaa ku dayoo
    Hadhkiyo labadiisa galin
    Habeenku way is riixayaan
    Adduunna hawl kama dhaman
    Intaad hiigso leedahay
    Oheey mowdkunaa
    Ku hareer socdaa
    Hedduna mooyin goor ay noqon
    Waxaan heedhe aan ku idhii
    Amase hooy aan ku idhii
    Hagaaga lama daadiyee
    Jacayl hantaaqada ka daa
    Ha noqon heeryadiisa-cune
    💘💘💘💘💘💘💘💘💘
    Hubsiinoo ayaa la yidhi
    Hal baa lagu doorsadaa
    Waxaanad hayn
    Adoo ka hadhaa haboon
    Habaar-qabe ha noqonin
    Heenfade sida haadda lala
    Hingaaddu u dhaadhacayn
    Cidnaba aan abaal u hayn
    Habluhu waa walaalahaa
    Haweenku sida hooyadaa
    Horaadka ku jaqsiisayoo
    Iyaga hagar lagama galoo
    Kalgacayl hubuq laguma rido
    Dadka ruuxii ku handdadaa
    Aase hagaagga jecel
    Iyaga waa lagu hirtaa
    Haye baa qalbiga u daawaa
    Waxaan heedhe aan ku idhii
    Amase hooy aan ku idhii
    Hagaaga lama daadiyee
    Jacayl hantaaqada ka daa
    Ha noqon heeryadiisa-cune
    Ereyadii Abwaan Baashe Ibraahim Waraabecade
    Codkii AUN Sahra Axmed

    • @yo-yowllo3156
      @yo-yowllo3156 Před rokem

      Hore usoco legend baathaye

    • @Huzzayn
      @Huzzayn Před rokem

      Waad mahadsantahay. Laakin 'haanbus' maehee waa 'Haan boos eh' ooy micnaheedu tahay haan jaban ama daloosha.

  • @cabdiqadirkayse6595
    @cabdiqadirkayse6595 Před 3 lety +1

    sahra axmed jamac alleyaaraxraximin ilaahay qabriga hauwaasiciyo

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Před 3 lety +1

    Ilahay ha u naxariisto sahro💔😭 fadlan u duuceeya maamada2021 yaa dawanaya

  • @cumarxaashicumarxaashi5713

    MAAMO SAHRO KU ILLAAWI MEYNO MAAMO JANNADI ALLAHA KUGEEYO MAAMO

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Před 6 lety +15

    ERAYADII .BASHE IBRAAHIM WARAABE CADE
    LAXANKII.DAA,UUD ALI MASXAF
    CODKII .SAHRA AHMED JAMA (AHU)❤😍😢

    • @abdifatahbaddel9546
      @abdifatahbaddel9546 Před 4 lety

      Erayada waxaa lahaa ibraahin gadhle

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama Před 4 lety +1

      @@abdifatahbaddel9546 *ma laha walal ee iska hubi heestan BAASHE WARAABE CADDE (AHU) ayaa lahaaye*

    • @mukhtarqule2175
      @mukhtarqule2175 Před 3 lety +1

      @@abdifatahbaddel9546 Walal aan ku saxo heesta waxa midhaheeda lahaa BAASHE IBRAHIM WARAABE-CADE AHN wuxuu dhawaan ku geeriyooday Hargeisa. Waxaad ka heli kartaa waraysi laga qaaday Marxuumka iyo AHN Sahra Axmed labadoodaba. Walal waliba heestan oo kaliya marxuumku may ahayn kuwa uu marxuumada AHN u dhiibay ilaa lix todoba heesood oo kale ayaa jira. Waxa aan ka xasuustaa heesahaa kale:
      1. Heesta tidhaa hadaan dhagaha u furaysto, dhulkayga in leeg fadhiisto...
      2. Waataa nabadii durugtee horta yaa isku keen diray....

    • @mahadmaxamedcumar8573
      @mahadmaxamedcumar8573 Před 3 lety

      Sedexda Allah ha u naxariisto

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 Před 3 lety

      Cabdi cali wayd ayaa iskalahaa midhahan

  • @jablibaax
    @jablibaax Před 3 lety +1

    Still watching and listening Allow kuu naxariiso #maamo 🤲 mudo dhawr iyo tobn sananu jaar ku ahayn #jigjiga #yar wxy ahyd gobanimadii oo qofa runtii.

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 10 měsíci +1

    Alaah yarhamaha mama sahra 2023 September 29 ❤❤❤❤

  • @xasanibraahin1875
    @xasanibraahin1875 Před 2 lety

    aaaaax ilaahoow unaxariiso sahra axmed jaamac fanaanad qaran ayay ahayd

  • @jablibaax
    @jablibaax Před 4 lety +16

    2019 still watching and listening Illaahow kuu naxariiso 🤲

  • @shakipjama4299
    @shakipjama4299 Před 2 měsíci +1

    Still listening 🎶 👌🏾 2024

  • @abdirahmanahmedabdirahman2920

    Somali old music
    Is the best ever queen sahra
    Big respect wabari legend

  • @actiondhaaf1401
    @actiondhaaf1401 Před 6 lety +9

    Alleh ha ku naxariizto manta dadkii aqirad ku biirtee

  • @Kaaba904
    @Kaaba904 Před 6 lety +53

    Who is still listening this song in 2018?

  • @abdillahifarah7814
    @abdillahifarah7814 Před rokem +1

    Allah yarhamou et janat el firdows Amin !
    Une de mes chansons préférées !
    Naharisti janno Amiin !
    Abdillahi Farah waberi !
    Verviers, Belgique
    Réer quartier 6

  • @hamdaduale955
    @hamdaduale955 Před 6 lety +1

    Inaa lilaahi wa Ina ilayhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto marxuumad. Zahra axmed naxariistii janatu fardowza ha ka waraaabiyo su aalahana llaahay ha u dhib yareeyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday zamir iyo iimaan ilaahay ha ka ziyo

    • @hamdaduale955
      @hamdaduale955 Před 6 lety

      Waxay dhimatay maalin arbacaa 04 04 2018 ilaahay qabriga ha u nuuriyo

  • @maanjama
    @maanjama Před 5 lety +7

    Ya daawanaya 2019 like

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada9957 Před 6 lety +4

    Alle ha u naxariistee maanta ayeey hargeysa ku geriyooday 04/04/2018 allaha u naxariisto

  • @abdulazizyalahow3238
    @abdulazizyalahow3238 Před 4 lety +1

    11/20/2019 Sahra Axmed Jaamac ( Hogo Tusaale ) Classic Somalia 🇸🇴 Song Illaahayoow kuu Naxariisto Sahra Axmed Jaamac Aamin

  • @shaficibashe2995
    @shaficibashe2995 Před 6 lety +19

    *Rest in Peace Mama*
    _You were too Great to ever be Forgetten_

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Před 4 lety +1

    Alle ha unxaristo sahra axmed ,danbigeedi alle ha dhafo

  • @najaahcabdisamed3550
    @najaahcabdisamed3550 Před 4 lety +3

    Mon 29 june 2020
    💝💝 jaceylka hantaaqada ka da'aa
    Ha noqon heeryadiisa cune hhhhh

  • @apdilahixanafi2925
    @apdilahixanafi2925 Před 2 lety

    Heestan 2019 Ayaan ka maqlay gadhiga abahy Aniga iyo walalky ahyn ilaaahy Waxa ka baxay Ina dhiman ano abalka Abhy Gudin

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 5 lety +2

    Raximullah fanaanadeni aan jecleyn sahro ahmed real fanaanadi heestan lahayd naago kale ayaa raba iney ku so caan baxaan

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +1

    Heesaha Mama #Sahra axmed hestan baa ugu jeclahay.❤️ Allow kunaxariiso

  • @mustafakhalid5455
    @mustafakhalid5455 Před 6 lety +16

    Allaha u raxmdo
    Shalay aye dhimatay
    4-4-2018

  • @mohamedsaid-vm1rb
    @mohamedsaid-vm1rb Před 6 lety +10

    Allah yarxamu. She was one my favorite and one of the greatest singer. RIP mama Sahra.

  • @mohamedomarahmed2918
    @mohamedomarahmed2918 Před 4 lety +4

    😭😭waa habeen badh dhax saacdana waa 1:52 xiliga muqdisho 17 sep2019 angoo tufaax cunaaya ayaan daawanayaaa dareen gaar ayey ileedahay

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 Před 3 lety

      Sxb Anigu waxan ku dawadey tiyetaarka hargetsa AHUN sahra Axmed jamc

  • @cabdifataxmaxamed6069
    @cabdifataxmaxamed6069 Před 3 lety

    Alla yaa raxma raaximiin fananiinta inta inaga hoosaysa inanagana illahay haynooga daba naxariisto sahra axmed jaamac ducadayada illahow gaadhsii janatu fardowsana ka waraabi

  • @Roblaa
    @Roblaa Před rokem

    AUN Sahra Axmed Jaamac waxay aheed quruxdii Fanka Soomalida

  • @cumarcade8312
    @cumarcade8312 Před 3 lety +2

    Naxariistii jano ayaan ilaahay u waydiinay.🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abwaanmarooro1458
    @abwaanmarooro1458 Před 3 lety +1

    xasuus bay rebta allaaha ku naxristo sado cali warsame

    • @mohamedabdi4509
      @mohamedabdi4509 Před 3 lety +1

      Sahro ahmed waaye dhamaantoo alle ha unaxariistee

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v Před 4 lety +2

    Legend weye Allah yarahma my hbo sahra Ahmed jamac

  • @kowtherherzi4524
    @kowtherherzi4524 Před 3 lety +7

    still listening this song in 2020

  • @asadosmail5889
    @asadosmail5889 Před 8 lety +46

    hadh kiyo labadiisa
    galin Habeenku waaa
    is riixaya aduuna hawli
    kama dhama intaad
    hiigso leedahay
    oohey mawdkuna
    waa hareer socda
    hadanu mooye
    gooray noqon
    waa xaqiiiq

  • @shibiskadhehshibiskadheh5551

    Sahra axmed iyo saado ali waa labada fananadood een calooshayda ka go ayn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 Před 4 lety +2

    Jcylka hantaaqada ka daa hanoqon heeryadiisa cune 😘😘😘😘

  • @Faarax96
    @Faarax96 Před 6 lety +2

    Truly a legendary singer , ilaahay ha u naxariisto.

  • @abdihakimguelleh1814
    @abdihakimguelleh1814 Před 8 lety +6

    jacaylka hantaqada kada, hanoqon heeryadisa cune. waa murti kooban wale ninki garan ba garan.

  • @fatemayousuf3484
    @fatemayousuf3484 Před 3 lety +1

    Wa habeen axada 1/23/201 runtii family ayan ka fogay aadna wan ugu xiisay hooyady 2 sano aya ibilamtay inta aan arg😭😭 meel an ka noqon karn majogi runti caawa walbiga ayan ka ololaya😢😢

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 Před 3 lety

      Marlabad sinabad iyo caafimadqabta illahay hakugu tuso walidka iyo familygaga

  • @abdillahifarah7814
    @abdillahifarah7814 Před rokem +1

    Une très belle chanson !!!
    Allah yarhamou et janat el firdows Amin !!!

  • @ahmedisaaq752
    @ahmedisaaq752 Před 4 lety +2

    Habluhu waa walalahaa
    Haweenka sida hooyadaa
    2019 AUN.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 6 měsíci

    Allow kuu naxariiso maxay FANAANAD QIIMO BADAN Ahayd RABBI HAKUU NAXARIISO

  • @engsaedahmeddarejo8135
    @engsaedahmeddarejo8135 Před 7 lety +20

    dhaxay waanada habteee
    bal aan heesahaa ku dayo
    hadhkiyo labadiisa galin
    habeenku way is riixayaan
    aduuna hawli kama
    intaad hiigso leedahay
    hohey mowdkuna wuu hareer socdaa
    heduna mooyi gooray noqon

  • @fadgalbeedmedia8280
    @fadgalbeedmedia8280 Před 2 lety

    Aun {sahra axmed jaamac }foolaadkii fanka 💖

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 Před rokem

    Ohey mawdkuna wu hareer socda heduna moyi gooray noqon AUN sahra axmed jamac erayada qiimaha badani waxay afkiisa kaso baxeen AUN baashe warabe cadde

  • @genmustafeburcaawi6972

    Alle haku naxariisto Maamo sahra axmed jamac
    Habluhu Waa walaalahaa haweenku sida hooyaadaa hagaagaaga jeceloo iyaga Hagar laguma rido kalgacayl hubuq laguma rido dadka Ruuxa kuu handada hayebaa qalbiga u daawaa

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 Před 4 lety +1

    Somali Queen Alloow kuu naxariiso😍🥰

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 Před 5 lety +1

    Ereyada heesta waxa laha Basha Ibrahim Warabacade adero alle naxrsta jano hakgu deeqo adiyo Sahra Ahmed Djama ba

  • @mohamedhasan1137
    @mohamedhasan1137 Před 3 lety

    Alle ha Uu naxrsto FananDi Sahara Axmed waxan ku kuso CeshaDay 19 October 2020 Xili galpaa Jowgu Ad Uu Mcnyahy allE goodka Ha Ku Nuuro

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 Před 7 lety

    Mashaa Allah Sahra Ahmed cafimaad iyo cimri dharer Allah ha ku siiyo dadkii sharafta lahaa intoodii badnaa wey socdeen Allah qabriga ha u nuuro viva sahra

  • @MaxamettCiise
    @MaxamettCiise Před 4 měsíci

    Allow naxariisto 😢 sahra axmed

  • @Wearesomali
    @Wearesomali Před 3 lety +2

    Xasuusaha qaar qalbiga uma roona 😥

  • @boqortooyadashacraawi5528

    Sahra Axmed ayaa fankii ka dhimatay ma wax laga samraa? Allow kuu naxariiso Hooyo.
    Boqortooyo

  • @maazimhanad7428
    @maazimhanad7428 Před rokem

    Hadhka labadiisa galin habeenki wuu israxayaa aduuna hawli kama dham intaad hiigso isleedahay oh mawdkuna ku hareer socdaa hidi mooyi goor ay noqon sahra ahmed laxanka daueed abwaan way geertooday aduun mic ma laha alle dhaman ha uwada naxariisto

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad Před 8 měsíci +1

    Sahra axmed 😢

  • @ayssr3302
    @ayssr3302 Před 4 lety +3

    Who's here in2020❤️❤️❤️

  • @jamiilahjano9236
    @jamiilahjano9236 Před 3 lety +1

    Wan kuu xiisnay ayeeyo😭😭😭😔allah haku nxriisto denbiga haka

  • @bilaawaji6081
    @bilaawaji6081 Před 2 lety

    2021/sep/24 hbn jimca ah hees xuzteeda anan ka shekhn karin😭

  • @pharmacystudent8704
    @pharmacystudent8704 Před 8 lety

    Alleylehe waa hees dhamays tiran sahra axmed jaamac ayaa kuu luuqaynaysa waana ereyadii abwaan baashe Ibrahim waraaba, cade

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 Před 5 měsíci

    Ilahw u naxariiso
    Dhaxay waanada habte
    Bal aan hesaha ku dayo

  • @juweriyaomer7694
    @juweriyaomer7694 Před 6 lety +8

    Mama sahra ahmed jaamac ale dambigaga ha dhaafo love u mama

  • @hodankayse9495
    @hodankayse9495 Před 3 lety

    Aaayaday mcn rabi haku naxariistl

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 Před 4 lety +1

    Sahra Axmed Hooyo allah haku naxaristo 😭😭😭😭

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 Před 2 lety

    ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
    04 juillet 2022
    Paris France

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 2 lety

    Mirihii baashe waraabe cade laxankii daaud cali masxab codka sahra axmed jaamac

  • @KKeditsAE
    @KKeditsAE Před 6 lety +2

    Old day everyday ... 🌷Sahra Ahmed🌷

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 Před 5 lety

    Erayadi aderky alle ha u naxariste bashe ibrahim warabacade allah yarhamka adero

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 Před 5 lety +1

    I love Sahara

  • @xanunkakadaameshan3844
    @xanunkakadaameshan3844 Před 8 lety +1

    wooooow abwanki sameeyay erayada ayaaaa amaan mudan mashalah iyo fananad qaligaa ah ale haa dayo

  • @Taagsade123
    @Taagsade123 Před 5 lety +1

    Fannaanad qiimo badan. Sahra Axmed Jaamac AUN.

  • @zackguliet8015
    @zackguliet8015 Před 2 lety +1

    Sahra ahmed jama
    17th April 2022 Ramadan
    21:20pm Night
    🥰😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @nistehnasir4890
    @nistehnasir4890 Před 4 lety +1

    Allaha Ku Raxmad Mama Sahro Kitaabkada Gacanta Midig Allah Kasiiya

  • @adnamukhtaar1653
    @adnamukhtaar1653 Před 5 lety +2

    Haye baa qalbiga u daawo ah❤

  • @awaalehofficial4789
    @awaalehofficial4789 Před 4 lety +1

    Heesi wa hesi hore wllhi ❤❤❤❤

  • @craxmanmaxamedali9637
    @craxmanmaxamedali9637 Před 2 lety

    aun sahra axmed jaamac

  • @apdiraxiinmaxamuud8041

    My favourite song sahra axmed ❤

  • @cabdifataaxmacalinx3244
    @cabdifataaxmacalinx3244 Před 5 lety +1

    2019 yaa daawanooya 🌿

  • @fahadshide7373
    @fahadshide7373 Před 19 dny

    Alle qabriga haw nuuriyo.
    2024