Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2023
  • ‪@CaliCaddeeye‬ #heeso qaraami ah #qaraami

Komentáře • 110

  • @Ahmed-wq1wv
    @Ahmed-wq1wv Před měsícem +9

    allah haku naxariist0 sahra ahmed heestan wxan xasusta 2005 anigoo doollo joga waliba meel ladhoho lama daga aynan kamaqli jiray wiil aan saxiibo ahaan oo ladhihi jiray cawil macalin aduun

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 Před 5 měsíci +9

    Xazuuz wllhi 😢caruurnimadi abtigay ayaa dhagayzan jiray allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen zahra ahmed😢

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 Před 5 měsíci +11

    Old is Gold 2024🎉

  • @user-qc3zn4ih5v
    @user-qc3zn4ih5v Před 21 dnem +1

    Alle ha u naxariizto🤲 Zahra axmed jamac

  • @abshircismaan5429
    @abshircismaan5429 Před 10 měsíci +5

    Waa ereyadij axmed s bide laxankii axmed gacayte kabankii saalax qaasim

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 Před 8 měsíci +5

    14/11/2023
    Allah ha unaxariisto sahra axmed Jaamac

  • @UsarLadanxaashi
    @UsarLadanxaashi Před 6 měsíci +6

    waa matkii ladaan ee aan dhageysto alle hawnaxariiistee😢

  • @user-te5ez9uj9e
    @user-te5ez9uj9e Před 5 měsíci +1

    Alle ha u naxariisto iyaga iyo intii kale ee muslima ❤❤❤

  • @RahmaHassan-mo9kp
    @RahmaHassan-mo9kp Před 6 dny +1

    25 /5/2024 wardher. Ila jigjiga ku dhagey sanayA asliyan anoo kuqaba heesaha madax anuun😢

  • @luulcumar717
    @luulcumar717 Před 20 dny +3

    Naf ku jecel aduunyada
    Baa u wacan wax nololoo
    Nabad lala wadaagoo
    Nimco lagula waaree
    Ma nugliye kalgacalbaa
    naar iyo ka daran olol
    Markuu nugayda kaa galoo
    Nabar weeye halisee
    Ee taa nabdiga gali
    Oo soo noqnoqoshada
    Heyga moodin nacas nimo
    Ana hadii aan ku naawilay
    Naqba wala dhowraa
    Nasiib ha igu kaa simoo
    Nacab iyo sokeyaba
    Neefteydu diidooo
    Manastoo jaceylbaa
    Nadi ila haleelee
    Igu noqoqy mid halisoo
    Kaba nuuxsan waayoi
    Naaftoo qalbigibuu
    Nudub iga sameytoo.
    Ee taa nabdiga gali
    Oo soo noqnoqoshada
    Ha iga moodin nacas nimo
    Ana hadii an ku naawilay
    Naqba wala dhowraa
    Nasiibku heygu kaa simo
    Neecaaw da aysoo
    Onkodna awda ha yaa
    Igu heshay nugaaloo
    Kaligey ku noogee

  • @ahmedbadhcun54
    @ahmedbadhcun54 Před 4 dny

    Heesti nolosheyd ku xasuusta oo safta u baxeeysa ❤❤

  • @hamsetaani5338
    @hamsetaani5338 Před 6 měsíci +3

    Alle Hku Naxriisto Maamo Sahra Axmed

  • @UgbaadI
    @UgbaadI Před měsícem +1

    Alle haku naxariisto Mamo Sahara axmed 😢😢😢

  • @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
    @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 Před 4 měsíci +20

    Heestan waxan ku soo xasuus tahay gabar aan wada sheekeysan jirnay allow ku naxariisto abaayo ax😢 si aan ku ilowo wey adagtahy xaqiiq😢 rabi haku naxariisto😢 iiku ducay wll waa codsi like 👍

  • @Hoodouser-bk9fi1pe4b
    @Hoodouser-bk9fi1pe4b Před 6 měsíci +12

    Waxan dhagaysan jireyey waagas an dareemayey xanuun ad ubadan walhi😢
    Waxan jeceladeyey 26/6/2020
    Aniga xoog ujecela markasta waa igu qaladami jireyey markasta wuxu iga tageyey2/4/2021 wan jecela wan sooo ceshteyey hada wuxu i odhan jireyey iga tag oo haisoo laban maranaba marka heestan ayan dhagaysan jireyey hadan waa isoo labtey wan kunoqdeyey 4/5/2022 wayo waxn ugu noq noqoneyey siwaliyan ujecela ugu danbayn waa i cidleyey11/11/2023 wuxu i odhan jireyey markasta waxa tahey nacas🥺😢 eesoo noqo noshada haiga moodin nacsinimo cadow 💔😫🥺

  • @user-wj4cw5wo9s
    @user-wj4cw5wo9s Před 5 měsíci +1

    2/92024 marki u horeysay dhageyso❤❤

  • @ismDirir
    @ismDirir Před 3 měsíci

    Alh kuu naxariisto samir iyo iimaan waalidiintii iyo waraabadii hooyo sahra axmed wax la ilaabi karo ma aha qofkaste oo somaaliyeed allah yarxama raaximiin

  • @cilmiyouz5971
    @cilmiyouz5971 Před 8 měsíci +3

    Ale hawunaxariisto sahra axmed 😢❤❤❤

  • @user-to8gf5pu9k
    @user-to8gf5pu9k Před 9 měsíci +3

    hesti hesha ugumacaned❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q Před 6 měsíci +1

    ilahay hanaxariisto sahra axmed

  • @sacdiyoabdiwali3302
    @sacdiyoabdiwali3302 Před 9 měsíci +5

    Nasiib haygu kaasimo❤

  • @Beerdilaacshe14
    @Beerdilaacshe14 Před 9 měsíci +3

    Waa markii labaad een dib u dhagaysto after 5 years

  • @Annaronaldo07
    @Annaronaldo07 Před 8 měsíci +5

    God have mercy on Edoh sahara 😢❤

  • @UgbaadI
    @UgbaadI Před měsícem

    Alle haku naxariisto Mamo Sahara axmed 😢😢😢 2:29

  • @nasrocabdimaxamed-wc4sk

    Ilhy haku naxaristo 😢

  • @SafacabdirsaqSafacabdirsaq
    @SafacabdirsaqSafacabdirsaq Před 5 měsíci +1

    Ku saliya nebiga ❤❤❤❤❤

  • @GueenOfIsmail
    @GueenOfIsmail Před 2 měsíci +3

    2024/5/30 may😮❤

  • @cureejacabdi7264
    @cureejacabdi7264 Před 8 měsíci

    27/11/2023 mark ugu horeesay mqlo❤

  • @salmomar919
    @salmomar919 Před 9 měsíci +2

    nasiibku ha igu kaa siimo keeygiiyow ❤😢

  • @user-og4ds4yk5g
    @user-og4ds4yk5g Před 3 měsíci +1

    14 4 2024 😢 ceerigabo 8:24pm

  • @maxameddankamaxamuud9453
    @maxameddankamaxamuud9453 Před 10 měsíci +1

    Alle haku naxariisoh edoh sahara axmed jaamac

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 3 měsíci +3

    Hestaan dadbadan ayeey taariiq kuledahay.anigaan inla hadlayo waxbarashadeydii jamacada ayaan ku sigtay in aan ugahado xallkeyga mee shuu marayey markas.waxan jogay Este jarmani .qofta aan jecllana wadankii marka hestan ayaan isku mawelin jiray.illa aan dhameyo jamacadii

    • @s-said
      @s-said Před 2 měsíci

      Hada ma is hesheyn?

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Před 7 měsíci +3

    Ma nugliye kalgacal baa,
    Naar iyo ka daran olol,
    Marku nudayga kaa galo,
    Nabar weeye halisee,
    Ee taa nabdiga gali,
    Oo soo noqnoqoshada,
    Hayga moodin nacasnimo!

  • @user-sy3en6gk4i
    @user-sy3en6gk4i Před 6 měsíci

    Sare ahmed iyo xasuus gaar ❤❤

  • @user-gd9hi8tm8m
    @user-gd9hi8tm8m Před 9 měsíci +1

    Hees Maacaan waa tan

  • @TalaaboAcademy
    @TalaaboAcademy Před 10 měsíci

    M.a cali soo badi

  • @SahroAbdule
    @SahroAbdule Před měsícem

    😢😢😢ilaahoow unaxariiso

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Sooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy princseseseses boqorad dumaraaYYY

  • @user-pw8dt8gg4o
    @user-pw8dt8gg4o Před 5 měsíci

    Ilahow unaxariso😢😢

  • @user-uk6vq4uv8y
    @user-uk6vq4uv8y Před 3 měsíci +1

    Mar kale ayaa dhagaystey anoo safar ah heestan caadi maaha waxaan zafar u ahaa magaalada qadiimiga ah ee eyl gobolka nugaaal

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir9746 Před 2 měsíci +1

    8 may 2024

  • @user-xz4bk3le9n
    @user-xz4bk3le9n Před 5 měsíci +2

    12 February/2024😢

  • @mahadabey
    @mahadabey Před 3 měsíci

    Alaw ku naxariso axsan sawd arwtu makacdo markay maqasho sahro axmad iyo muse cismacil qalinle

  • @Laatiiniqays
    @Laatiiniqays Před 2 měsíci

    Nafku jecel adunyada😢

  • @luulcumar717
    @luulcumar717 Před 20 dny

  • @hindamawliidcumar1372
    @hindamawliidcumar1372 Před 6 měsíci

    Nasiib ha igu kaa simo ❤❤
    28/01/2024

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru Před 3 měsíci

    Hees xasuus mug leh, Alloow u naxariiso Sahra Axmed Jaamac. 2/5/2024 😢
    Haddii aan ku naawilay naqba waa la dhawrraa; nasiibku ha igu kaa simo. ❤🎉

  • @user-eh4px8fw2t
    @user-eh4px8fw2t Před 8 měsíci +1

    12/12/2022 💔😢

  • @abdiazizchannel1604
    @abdiazizchannel1604 Před měsícem

    19/06/2024

  • @user-wj8py7gj3m
    @user-wj8py7gj3m Před 10 měsíci +1

    7:44

  • @KhatraAli-zq8sh
    @KhatraAli-zq8sh Před 3 měsíci

    11:26pm/3/5/24 ango single ah aya dawanayo inshallah yeah at this time ango xas ah inan soboqdo ayan rajinaya inshallah allaw qofka donayo isii

  • @SurprisedBubbleTea-wl5mz
    @SurprisedBubbleTea-wl5mz Před 7 měsíci

    Best song

  • @nashadabdi3191
    @nashadabdi3191 Před 10 měsíci +2

    😢😢😢😢❤

  • @zakariahassan4891
    @zakariahassan4891 Před 5 měsíci +1

    5/2/2024 22:39

  • @user-lt2vg7yx4n
    @user-lt2vg7yx4n Před 7 měsíci

    7/24 / 2022

  • @ahmedmohamud1619
    @ahmedmohamud1619 Před 9 měsíci

    01/11/2023
    🎶

  • @xayadbintumohaxayadbintumoha

    16/6/2024 1:12😢

  • @HassanAbdi-zd8qx
    @HassanAbdi-zd8qx Před 7 měsíci

    20/12/2023🎉❤

  • @charko-s2m
    @charko-s2m Před 21 dnem

    Gg

  • @user-nf2ou3eq3f
    @user-nf2ou3eq3f Před 9 měsíci +1

    Ok

  • @user-rx9pn4wv1i
    @user-rx9pn4wv1i Před 5 měsíci +1

    Originally ka heesta wanhelay

  • @axmedcige5313
    @axmedcige5313 Před 9 měsíci

    2023/10/20

  • @user-mu1ht7gj5o
    @user-mu1ht7gj5o Před 6 měsíci

    2024😢

  • @user-mq2kg9iz8g
    @user-mq2kg9iz8g Před 5 měsíci

    1/3/2024🎉

  • @user-xs6vz1mm8o
    @user-xs6vz1mm8o Před 3 měsíci

    1993😢

  • @anfacabdi5319
    @anfacabdi5319 Před 6 měsíci

    1/28/2024

  • @AL_VAARO
    @AL_VAARO Před 2 měsíci

    22 may 2024

  • @mustaphaaliofficial5458
    @mustaphaaliofficial5458 Před 6 měsíci

    2024 feb 3

  • @abdulkarimabokor8706
    @abdulkarimabokor8706 Před 10 měsíci +2

    Ceeri

    • @IsmailAdan-hs1js
      @IsmailAdan-hs1js Před 9 měsíci

      /10/20/2023 inshalh wxn ku so ban donaa anigo wx wlba okay I noqden

  • @calivofficiall7287
    @calivofficiall7287 Před 2 měsíci

    16/may/2024

  • @AbdiXasan-np6fc
    @AbdiXasan-np6fc Před 8 měsíci

    Wa

  • @Af-S1
    @Af-S1 Před 7 měsíci

    Eedaa dandiga galin 😂😂weeye

  • @user-jt7jg9pq2r
    @user-jt7jg9pq2r Před 5 měsíci

    14/2/2024🤔🥺

  • @Maxamadildubays
    @Maxamadildubays Před 8 měsíci

    Maxamad ildubay1212 ❤😂😂

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr Před 10 měsíci

    🎉❤❤😢😢😢😢

  • @Martinelli0
    @Martinelli0 Před 3 měsíci

    16 /april/2024

  • @abdulkarimabokor8706
    @abdulkarimabokor8706 Před 10 měsíci

    Hy walahay gurmadka uma bahna sa ila gorgorgor

  • @mohamedhargeysawi8928
    @mohamedhargeysawi8928 Před 6 měsíci

    26/01/2024

  • @user-hm1xc7cn3o
    @user-hm1xc7cn3o Před 8 měsíci

    😮😢🎉

  • @user-gl4bt9kz8i
    @user-gl4bt9kz8i Před 10 měsíci +1

    Fanka heesaha

  • @KhadarAbdixasan-xl9lz
    @KhadarAbdixasan-xl9lz Před 9 měsíci

    Weyieu

  • @user-ol7wg2mk7z
    @user-ol7wg2mk7z Před 6 měsíci

    Wll🎉🎉

  • @SurprisedBubbleTea-wl5mz
    @SurprisedBubbleTea-wl5mz Před 7 měsíci

    01 01 2024

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Hadana hadanalay inadaa imada iimasa YariisEey fariidad cadceeddumaroo murwodumaroo shaxshaxleeeey fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey

  • @user-vw2wb7xs3r
    @user-vw2wb7xs3r Před 6 měsíci

    16/jan/2024

  • @AyuubHagarey143
    @AyuubHagarey143 Před 9 měsíci

    Sanadku waa /9/9/2023

  • @user-ij3jm9cz1c
    @user-ij3jm9cz1c Před 4 měsíci

    6/10/220/💔🥹🥹😢

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 Před 8 měsíci +12

    6/December/2023

  • @JimcaaleAbshir
    @JimcaaleAbshir Před 7 měsíci

    Nafku

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Afarounterno kumajiraan Nafsad waxi guud lakiin la aQoo inbadan iqaba boholyaw cadceeddumaroo murwodumaroo samsamEey RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay troonEey Noocyadey ugu QiimobadanEEy lagufarxeeeey

  • @abdulkarimabokor8706
    @abdulkarimabokor8706 Před 10 měsíci

    Cisma turawa bay hy taqana

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 Před 8 měsíci

    (Wcb)2 viking ppe23/24elite(eagle-eyed).