WAAR DAG DAG AH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024

Komentáře • 43

  • @user-vd4ih4rt9f
    @user-vd4ih4rt9f Před 13 dny +5

    Allah unaxarisito haboyarit wayidimatayi mama

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 13 dny +5

    To Marwo Daahir Guul Iyo Gobanimo Inshaa ALLAH

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 13 dny +19

    Soomaaliya Hadaan Ismaciil Cudurg Gaaleh Lagaqaban wuu baabinayaa

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 10 dny +2

      CUMAR GEELE MIYAA SOOMAALIYA XUKUMA OO XASAN BAD GATE MA SHAQAALAA MAXAA U DHAHEYSAA CUMAR GEELE SOOMAALIYA HADAAN LAGA QABAN WEY BAABEAYSAA SOOMAALIYA XASAN BAKHTI GAALEED U SUJUUDE AYAA MW KA AHAA LKN HADA MA AHA MW SOOMAALIDA WAA IN MW SOO DHISAAN SI DEG DEG AH INSHAALAAH

    • @Sirad-hk5gx
      @Sirad-hk5gx Před 5 dny

      Çç​@@sadiyaali9508

  • @hodanroble5337
    @hodanroble5337 Před 12 dny +2

    Xaabalo Faqde Allahayoow Soomaali badbaadi❤❤❤

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 Před dnem

    Nolow ilaahay ha ku xafido

  • @user-wk1ze5hs8d
    @user-wk1ze5hs8d Před 10 dny

    Allahaaga kacbso waad dhiman doontaa alanawaad lakumimardhow

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 13 dny +3

    Subscribed Marwo Daahir

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před 11 dny

    Bisinkada biyo lagu shibo

  • @hassandadir1763
    @hassandadir1763 Před 9 dny

    Hosta maa kuyarb kagajir maxad islawadhamin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 13 dny +1

    oo horta aadba wax wacdidide maad jidhkaaga qarisid waxaad tahay hooyo weyne😮😮😮

  • @CiidMuxumed-o7w
    @CiidMuxumed-o7w Před 9 dny

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 Před 9 dny

    Abiye bada keliya kuma ekee waa dal iyo bada doon dadkiisuna ma aaminsana xidhiidh iyo adeeg ee waxay u socdaan waa wadankaa dihin ee aan dadka haysan haday wadankeena ku soo dareraana quusta waayo 4jeer ayey inaga badan yihiin xabashina waxay aamin sanyihiin in soomaaliyi cadawgooda yihiin markaa soomaalaay wadankiina idinkaa leh gaar ahaan dhalinyarada soomaaliyeed dooni mayno cid wax naga faaiida ee waxaynu doonaynaa dad aan wax ka faaiidno abiye hadduu dalkeena dalkiisa ku dhisayo anagu maxaan helaynaa xuduudka badeenu waa muhiim bada cas iyo hindiya xabashiyi maka in ay bada ka gasho ayey rabaan aan wax la qabsano dal fog oon dadkoodu inagu soo dareerin soomaalaay toosa maskaxdiinana maala cumargeele waa la ogyahay in uu cadaw soomaaliyeed yahay daleena inagaa Ilaahay inagu abuuray ilaalintiisa iiyo wanaagiisa inagaa leh cadawgana u heshiiya

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 10 dny

    Fariid farxiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @axmedcawil-fy9nd
    @axmedcawil-fy9nd Před 13 dny +2

    Noolaw

  • @AhmedHassan-sn2ty
    @AhmedHassan-sn2ty Před 4 dny

    Waxaad iska ssaxdaa sida aad ugu dhawaaqayso حسبنا الله ونعم الوكيل waayo nimca alwakiil ma jirto

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před 6 dny

    Garbasaarta hagoogo aduunku waa waxah yareh 😮

  • @AbdilahiHassen-k4v
    @AbdilahiHassen-k4v Před 6 dny

    Waad Saxantahay walaal ❤❤❤❤😂😂😂😂Laba calool 😂😂😂😂😂😂

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue Před 12 dny

    Adiga muuqaala laga hay waagii filada kunooleed
    Maskiin muuqaala laga haya hadad xasan caywaayso
    Muuqaaladada banaanka lassoodhiga

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Před 11 dny

    Abii Ahmad Erggaan Obboleettii teenaa gama keetitti kan ergatte Jabuutii akka ifaa irraa murtu sitti dhaamattee erggaa isii hojirra oolchif.

  • @hawojimale7455
    @hawojimale7455 Před 10 dny

    nayaa xasan waa madax weynaha soomaaliya ee meelfariiso oo xaafada u karso cunto iyo ninhadaad leedahay nayaa orod cibaadeyso ruufyaanyahay seexo codkaada inlamaqlo waa cawro calooshada u shaqeysataa umada nabad gali ruufyaan yahay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 11 dny

    Xasan xabaale qote isagiibaa 4dekadood bixiyay 😅😅😅😅 teeda kali ninkii hablihiisa dhiibayay nacaladi kudhacday😢

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue Před 12 dny

    Habartan faralahaya markey filada karabajn jirtay benteeda
    Xasan meytaqan
    Habaryay xasan kumarabyo

  • @user-iv2bs5ht2d
    @user-iv2bs5ht2d Před 12 dny +1

    Laabtaada khabee

  • @MakoNuur-dz7qx
    @MakoNuur-dz7qx Před 11 dny +1

    Ha cunin xassan

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 11 dny

      Maxaa laga cunaa isagiibaa is cunay oo hantidii shacabka diyaarad kudhameeyay😅

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před 11 dny

    CÌYAALKAADII MEEYE MEEL MA KU SHEEGTAA MADAXTOOYADANA WAAGII LAGUGU FASHUUQ SANAYEY BAA FADARO UGU DANBEYSEY

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 11 dny

    Geesiyad geesi dhalay usheeg soomaali sheegadka aan anigu 1960 kii soomaalinimada baray ee maanta badhaaciska nijaasta gudaafadnimada nagula wareegaya 😅😅😅xan gurguurte iyo geelaha jabuutay midna waxba nama yeeli karaan anay tayda noqotaa waxan anigu rabo uunbaa hirgasha waana qana qasab in ficilkaan sameeyaa geeska gilgilo waana qasab inaan heesta aan qaado madax iyo mijo lagawada ooyo waayo saamayn aanan anigu lahayn soomaalidu malaha milixda soomaali kadhadhantaana waa aniga imikana heshiiskaasi waa hirgelayaa kii ooyana waan ku qoslayaa 😅😅

  • @umuabadi
    @umuabadi Před 5 dny

    Waxaas. Waxaa. Kadanbeya. Imaaraad. Iyo. Iamaaciil. Horar. Illaahay. Hanaga. Qabto. Aduunkoo. Dhan. Ayeey. Rabaan. Soomaali. Inay. Kaguuriyaan. Illaahay. Xaqa. Soomaali. Ha usoo. Daahiriyo

  • @MakoNuur-dz7qx
    @MakoNuur-dz7qx Před 11 dny

    Abi axmed ku dooni mayo habar walan o dadkeda cayn candhadeda ma donato

  • @MakoNuur-dz7qx
    @MakoNuur-dz7qx Před 11 dny

    Kkk kkk

  • @MaxamedXasan-il9ln
    @MaxamedXasan-il9ln Před 9 dny

    Asalaamu wacaleykm asalaam❤❤❤

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 Před 12 dny

    Soomaali yeey hadal waxba mataraayp 4 sano ayaan hortiina joogaa waxan codsanayay caawimaad ka quustay in caawimaadii geeljiraha wax loogu soo deraay laiigu soo dero kaalay qaado waayey waar ale kayaaba diintayda ma iibinaayo waar xuquuqdayda ayaan raadinayaa gaaladaa ayaa ciidan iisoo deraysa ma aaminaayo ameerika waxan ahay waayo wixii igu dhacay inuu dulmi ahaa wadankayga in laigu dhacay ameerika ayaa og Soomaali dhega la dhegayso halkaa iga soo dhawra anigoo dulmane ahhadana usaame binu laadaim manoqonaayo idaawada uun wax kale iima sidii mawaxan sugaa ninka aan kawaayey 1100.000 oo geelayga aan ladies tego ayaad iigaynaysiin ilaahbaan inigu dhaariyee way dhamaatay hada kadib

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 Před 6 dny

    Runtay sheegtay

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue Před 12 dny

    Waa ceebey santahay

  • @xalimaabdi7974
    @xalimaabdi7974 Před 12 dny

    Wsc abayo

  • @aweysali
    @aweysali Před 12 dny

    Nak weyn aa tahay is astur saxibey candhadada ya tusine

  • @MaxamuudColaad
    @MaxamuudColaad Před 10 dny

    I

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 13 dny

    Xasan villa ku xaare

  • @MakoNuur-dz7qx
    @MakoNuur-dz7qx Před 11 dny

    Idiga ku shubo ayaa tahay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 12 dny

    islaan taan xiligii towbada eeku jirtaa balwad iyo diin la;aan weeku jirtaa qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto nacalad xaraami aa tahay bastarad yahee