WAA MARKII KOOWAAD AAN QOSOL LA OYNAY ANIGA IYO BOQORADA BARAKAYSAN

Sdílet
Vložit

Komentáře • 2,1K

  • @Geyre02
    @Geyre02 Před 3 lety +106

    Qosol markaan ubaahdo inta soo aadaa hadaad ila midthy like iisaar😂

  • @alkuyuudi6975
    @alkuyuudi6975 Před 4 lety +39

    "Dumashidey guri nus boosey rabtaa inay gadato, asalatadaanaa raqiis ah beerka kaaga dhaboysaa"

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci +46

    Ku salI Nebigeena muhamed scw 😢😢

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 4 lety +26

    Wlhy jaajumow caawo qosol baad iga dhamaysay ilaahey waxaan kuu waydiin cimri dheer iyo cibaado suuban.
    Farxad ku noolow 🖐🖐♥️♥️

  • @naimamahad1433
    @naimamahad1433 Před 4 lety +132

    😂😂😂😂😂😂 allla ninka maalin kasta noo keeena

  • @khalidyusuf1467
    @khalidyusuf1467 Před 4 lety +34

    Legend abukar jaajumoow alle cimriga ha u dheereeyo from hargeisa taageero buuxa

  • @ayaanbilan7078
    @ayaanbilan7078 Před 4 lety +66

    🤣🤣😂😂 sheekada salada asago kujiro Telefonka qabtay I swear anige igu dhacday 9 years ago saxibkey hada my husband ah anigo salada maqriib kujiro isowacay wan kaqabtay saladi inta kabaxay Subxanallah ilaah ha icafiiyo teenage ayaha ila hada Ilaah cafiis aya weydista ilahow towba

    • @sacdiyoraaxo7552
      @sacdiyoraaxo7552 Před rokem +2

      Waanqoslay wlhi 😂alha kaacafiyo

    • @yusra11_
      @yusra11_ Před 6 měsíci

      ani xtaa waa igu dhcdy 5yrs ago wlhi mrkan soo xssto waa la ypaa mrna waa qslaa subxanallh🙂

    • @mxuboaxmed5268
      @mxuboaxmed5268 Před 2 měsíci

      Subxanllaah aamin allaha ha idincafiyo

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 Před 3 lety +8

    Walaahay qosol Iyo farxade baan dareemey dadkeena wada dhashay ee soomaaliyeed ❤️😍 meelkastooy joogaan ❤️💎👈❤️✌️💪🇸🇴💎🇸🇴👍❤️😍 dad ka ehelka ah markey isdhex galaan wada caweeyaan wada farxaan wada sheekeystaan sidan oo kale Waa wax qurux badan😍😍❤️❤️👍🇸🇴💎👍🇸🇴👍💎❤️🇸🇴💪💎🇸🇴☝️💎🇸🇴💪💪💎☝️❤️

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 Před 4 lety +189

    Ninkan jaajuumow wa qosliya wlhi
    From Saylac awdal
    🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow Před 4 lety +1

      asxaabta ku taxan Laakaga Media pro fadlan i soo booqda walaalkiina subscribe iyo tageero waysan ayaan ahay czcams.com/video/TRDjrn4kq1g/video.html

    • @worldmusic5672
      @worldmusic5672 Před 4 lety +1

      Was abwasn soomsliwayn

    • @hanimohamud977
      @hanimohamud977 Před 4 lety +1

      Kkkkkk

    • @alidmohamed6941
      @alidmohamed6941 Před 4 lety

      Kkkkk wlhi wan qoslay

    • @muriidicalifaqi25
      @muriidicalifaqi25 Před 3 lety

      heestan jajumow qadayo i sheega magacisr oo ah inanyahay jirkagiyo jahada wacana magacedaa

  • @Mk7_Fan
    @Mk7_Fan Před 4 lety +548

    wlhi reer xamarka waa dad qalbi fiican dad aan kufaano

  • @Kimu_boy
    @Kimu_boy Před 4 lety +20

    Hhhhhh Wlhi Qosol Iguma Harin...This Man Is Legendary😍❤💯.

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 Před 6 měsíci +6

    Habeenkii la soo dhigaayey dadkii daawadey ayaan ka mid ahaa 3 sano ayaaba ka soo wareegtey ilaah cimrigeena noo dheerey 😢😢

  • @ismailibrahim2238
    @ismailibrahim2238 Před 4 lety +79

    😂😂😂😂😂😂😂calanadaha majajilistaha lagu garto waxa weye inusan qosol marku wax samenayo bal hada ufirso legend jajimow keep going 🙏🙏🙏🙏🙏🙏😃😃😃

  • @nadaofficial3106
    @nadaofficial3106 Před 4 lety +215

    Qofkii caafimaad doonaya qosola Baarnamijkan dhameyso qosol baan oyey, kkkkkk kkkkk,

  • @tamilaabdul3090
    @tamilaabdul3090 Před 4 lety +20

    This is 1st time I watched this shaw believe me with out Jajumow this shaw would be nothing. I love Jajumow. I thought he was living in Somalia I didn't know he lives somewhere in Europe. Jajumow waa ku salaamay my brother. I'm from Afgooye too.

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 Před 4 lety +10

    Jaajumow iyo cimraan Barliin waad mahadsan tihiin waad iga qosliseen xaqiiqdi😍😍😍😍
    Waxaad mudan tihiin horumar ee horay usi socda

  • @sahrosiciid6391
    @sahrosiciid6391 Před 4 lety +109

    kalyaha i xanuunay saan u qoslayay awal aye i xanuunayen wad iga darteeen barliin iyo cimraan jajumow idin salamy dhamntiiin ✋

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 Před 4 lety +8

    Kkkkkkkkkk Boqorada barakeysan Cimran Qarami iyo Jajumow kanasanay siyasad iyo qurun iyo qabiil Thank you.

  • @mohamedesseibrahim3580
    @mohamedesseibrahim3580 Před 4 lety +18

    Waa anigoo ah .
    Abwaan : Mohamed Esse Ibrahim.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 lety +8

    Masha Allah baraka Allah, beautiful group.

  • @ramen_n1gga566
    @ramen_n1gga566 Před 4 lety +16

    Wlhi jajumow waa iga qosliayay masha allah Wan idin salmay ❤️❤️❤️❤️

  • @yasir7210
    @yasir7210 Před 4 lety +8

    Jajumow caadi ma ahan yaan lagu qaldamin respect.
    Fanan shactirole majajiliiste bulsha soo jiite masha Allah oday hori usoco Ajaxis 2👌

  • @nanidelegend3584
    @nanidelegend3584 Před 3 lety +11

    Jaajuumoww he’s from another world for real big respect legend hor usoco brother

  • @ibroosdaacad5778
    @ibroosdaacad5778 Před 4 lety +3

    Dadka an jeclahay kow katihiin famil qurux bdn il xaasid allah idinka haayo ❤️❤️🙏🏻🙏🏻

  • @suadofficial594
    @suadofficial594 Před 4 lety +49

    🤣🤣🤣🤣🤣💔 ar manoli qosol badana istaqfurulaah abayo iyo abwe video yashan cml noso bdiya thanks wad naga qoslisen runti abuukar jajomow qosol badana

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 Před 4 lety +19

    Jaajumo waaan kuuuxisney I miss you ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimyusuf760
    @ibrahimyusuf760 Před 4 lety +5

    Waalahi saan uquslaayay kiliyahaa icasaaday. Baarliin and Cimraan wllhi Abuukar Jaajuumow. kal iyo laab waan idiin taageraa❤️

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    😂😂😂😂😂😂😂 inalilah san waligey umaqoslin

  • @iizabellainaabdi4481
    @iizabellainaabdi4481 Před 4 lety +31

    Hhhhhhhhhhh ar manoooli iga soo gaara wlhi caawa sa uqoslaaye waa fuuray jaaajumow funy wlhi wxa xasuustay qalin jabinteydi dugsiga sare ❣❣❣🥰

  • @kaftankaciyaarahaentfilims3523

    JAAJUMOW KKKKK WALAHI WAAM KU TABNE HADAA NAHAY FAMILY ALFAGHI IYO FANPROJ MADAXAAGA KOR LUGAHAA HOOS

  • @Abdulqadir367
    @Abdulqadir367 Před 4 lety +22

    What a legend I have seen live . He more funnier

  • @nurtoaadan5408
    @nurtoaadan5408 Před 4 lety +6

    Maasha Allaah Baarliin quruxleey❤❤❤

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Před 4 lety +18

    Adgu Ma Radio Baad Qabtaa Mise Naag Kulaha Jaajumow 😂😂😂😂

  • @ismaanindhacade6278
    @ismaanindhacade6278 Před 4 lety +11

    Masha allah jaajuumow jilaa fanan buuxo waxa igu danbeysay mar uu banadir star ka mid ahay
    Noolow inbadan

    • @amal7302
      @amal7302 Před 4 lety

      Isman Indhacade nimcooni nimcooni ma xasuusata

  • @qabiilnindiidooqarandifaac544

    ABUKAR JAAJUMO NIN rageed shacabka REER HARGEISA ka mudan qiimo Aadna aan u TAAGEERNO NOOLOOW NIN. JAAJUMO FROM HARGEISA SOMALILAND 👏 👏 👏 👏

  • @treezzy4602
    @treezzy4602 Před 4 lety +10

    Jaajumow, il est hyper comedian , sérieusement .... guys love ur video ..... jaajumow type a du talents ... love from Paris 🇫🇷

  • @ishwaaqdalkedjecel8395
    @ishwaaqdalkedjecel8395 Před 4 lety +65

    waw qofki ugu horeyey inan noqday like hayla dhafinin alle haydin shrfe

  • @talisonaasir8038
    @talisonaasir8038 Před 4 lety +22

    dhul waxa ugu daran qof hadalkiisa qosol miiran yahay hadana aan qosleeyn 😂😂😂😂😂😂wlh qosol aanba kaqaadaaa 🤗

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Qosolkaa igadhamaday 10 mar kuceshtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @shuaybmgobyarey7879
    @shuaybmgobyarey7879 Před 4 lety +27

    Hhhh radio miyaad qabtaa mise naag kulahaa jaajuumow 🤣🤣🤣😂

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Před 4 lety +11

    Like dhac ku sii allah ku barakeeyo

  • @ramashassan1664
    @ramashassan1664 Před 4 lety +7

    Mansha Allah wlh qosol ugu ma harina wacad Alle ninka fny wayo markale ino keno❤❤

  • @AhmedMohamed-ci9mo
    @AhmedMohamed-ci9mo Před 3 lety

    Masha allah legend Abuukar jaajuumow hore usocda adiga &baarliin nalka &seygeeda cimraan qaraami❤❤❤❤

  • @deeqacarabow4109
    @deeqacarabow4109 Před 4 lety +1

    Jaajuumow waxa waaye nin hormar ka gaarayo CZcams taalanti ayuu leeyahay channel kiisa ha ka soo muuqdo ❤❤❤❤

  • @safiaomarhasan5107
    @safiaomarhasan5107 Před 4 lety +44

    Jajuumow jilla weyn masha allah 🤣🤣❤

  • @kaliahmed3195
    @kaliahmed3195 Před 4 lety +10

    Maashaallaah Barliin Cimraan iyo Fanaankena qaaliga Ah Abuukar jaajumow Cawada waanaga Qosliseen Thanks

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 Před 4 lety +90

    This guy made my day wlh...watching this video for two consecutive nights after having a long day with work. Thumbs up 👍🏼 jaajuumow greetings from Canada 🇨🇦

  • @samaracadey2296
    @samaracadey2296 Před 2 lety +3

    Anigo umul ah murugsan gabadhayda curuda ah iga dhimatay video isku mawelin jiray😭😭😭 alx Hada wiil ijoogo 🙏 allah idhaafo

  • @abdirazackohio6569
    @abdirazackohio6569 Před 4 lety +14

    Jaajumow waa majaajilayste heer caalami ah waan idin salamay abwan jaajumow iyo laakaha

  • @naftauroonchannel1790
    @naftauroonchannel1790 Před 4 lety +12

    🤣🤣🤣🤣 wlhi wafuuray ilahow kudaa dheh jaajumo 🤲🥰🥰🥰
    Lakaha media mahad sanidin🙏

  • @xilkasmedia7894
    @xilkasmedia7894 Před 4 lety +16

    Jaajumos legend weeye

  • @aadanrooti1406
    @aadanrooti1406 Před 4 lety +3

    Sxbkey jaajuumow aad aya ku salaamayaa tagerahaaga aad ku jacel oo bakool joogo gaar ahaan hudur ayaa ahay shrt.filmkan waa marki 6 aan dawado kamana daalo dawashadiina adiga iyo walasheyna marna dumashideena iyo fananka weyn🌺🌻🌼🌷⚘💐⚘🌷🌼🌻🌺1 codsi sxbkey jaajuumowheesti leylo leylo oo dhameestiran noqaad hadad janis u heshid mahadsanid jaajuumow 🌺🌻🌼🌷

  • @maryanruun5591
    @maryanruun5591 Před 4 lety +3

    Masha allha viv Afgowye jajuumow miyaa wajilaawayn 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Před 4 lety +6

    Ilaahy wajigii free stress weeye jajuumow.

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p Před 4 lety +6

    Im love somlia from ithopia lengnd somali jaajuumow 😍

  • @daudmohamed3270
    @daudmohamed3270 Před 4 lety +2

    Ax jaamad heestaaz xasuus bay naftayda allaha iska daayo jamaad 😭😭😭😍

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 Před 4 lety +19

    😂 😂 😂 😂 Reer mudug Iyo reer xamar

  • @kaapekaabe3393
    @kaapekaabe3393 Před 4 lety +36

    Jajuumow wllhi waan kuu xiisanay hadii anahay dhalinta xamar🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @nimcodaahirabdulaahi1701

    Mashaa allah Aqiyaarta sharafta leh mar kalee Abuukar jaajumow ha la so qabto mahadsanidin

  • @caaqilfamilyofficail6706

    Ilaahey ila ogyahay caawa qosol luunta ila xirmatay nolasheyda saan ma u qoslin walhi qosol.ooohin ah ina dhaafay qofac iyo dhuun xanun isku badalay jaajumow legend qosol ha ii dilin

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 4 lety +10

    Maasha Allah waa qosol kkkkk lkn dee baarliin maxaa loogu diiday inay hadasho

  • @mubarakabdi
    @mubarakabdi Před 4 lety +6

    WaN idiN zalmay jajumoow boqrda lknse Heestan Inanyhy jirkaagiyo xagee ka heliyaa Bro Qaarmi

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 Před 4 lety +3

    Waa fuuray saan u qoslaayey beesaani jaajuumo wallahi. Salaan sare beautiful couple 👍

  • @aisha.aliiza5780
    @aisha.aliiza5780 Před 4 lety

    Alla kilyaha ma nooli saan u qoslayay waan fuuray wlhi caadi maaha mr jaajumow cimraan qaraami iyo barliin nalka adinka iyo anagaba dawadayasha ah kal iyo laab noga qosliyay thanks yakhey jaajumow & cimraan & barliini nolaada inteyba nolol jirto.

  • @farhiahassan2109
    @farhiahassan2109 Před 4 lety +20

    Kulaha dumashedey xariif waaye nosbos ayrabtaa innee gadato ansalatadee beerka kaga dhamee 😁😁😁😁😁

  • @bashkaxaji5661
    @bashkaxaji5661 Před 4 lety +25

    Caawa asalow keenten jajumow nin sare 🌺🌹🤣🤣👌

  • @samiiraahmed9762
    @samiiraahmed9762 Před 4 lety

    Abukar jaajumow wlhi waa qof qalbi wanagsan illahey waxan ka barinaya in aaan arko jaajumow masha allah farxad ku nolow

  • @malimansamir9846
    @malimansamir9846 Před 3 lety +6

    Mansha allah walh branaamijkan waan ku heestaa Horey u socda lmao 🖤♥️

  • @awilabdi3427
    @awilabdi3427 Před 4 lety +14

    3:50
    Hore usoco kow mahanoo kulahaa
    Wallhii qosolkii aduunka
    Beerka i casaaday jaajuumow keep going sxb
    Cimraan iyo baarniil sidoo kale aadbaan idiin soo salaamayaaa

  • @naimosuleimanmahdi6636
    @naimosuleimanmahdi6636 Před 4 lety +1

    Masha Allah chanal kan like waxaan u siina Jajumow wanaaga uu gabdhaha u haayo darted.

  • @mohamudsalah2851
    @mohamudsalah2851 Před 4 lety +8

    @24:03 ‘ Ani waa yaabee Radio Ma qabtaa mise Naag .. ‘ Jaajuumow 😁😁😁

  • @maankeylyrics1916
    @maankeylyrics1916 Před 4 lety +8

    Imraan wijiga jaajumo muu ku qoslooyaa mise shekada amaanta aa mud muduuso🤣😂

  • @xaajigarawaan2058
    @xaajigarawaan2058 Před 4 lety +7

    Ninkaaan Waa laandheere Wlhi 🔥👌

  • @kingcmc1232
    @kingcmc1232 Před 4 lety

    Fantastic jaaajumoow wle codkaaga halaasiga iyo shactiradadaba waan u xiisnay

  • @nouhmohamet
    @nouhmohamet Před 3 lety

    Mazha allah habeen qurux badnaa indr waad naga qosliseen from burco 🙋‍♂️

  • @fatmaomar9740
    @fatmaomar9740 Před 4 lety +13

    Walashey barliin, cimraan qaraami & abukar jaajumow waa idin salaamey walaalahey keep going

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx Před 4 lety +32

    11:10 dhura dhara dhiri dhirin🤣🤣🤣

  • @purplerose8007
    @purplerose8007 Před 4 lety +1

    ما شاء الله الي الامام اخي الله يحفظك

  • @farhandahir7448
    @farhandahir7448 Před 3 lety +1

    1year asagoo laga sowaregay ayaa hada firsaday wlhi aadban u Qoslay Mhdsndin Dhamantin

  • @Lii--Deutch
    @Lii--Deutch Před 4 lety +6

    One of the best comedy in somali jaajumow CZcams sameeso

  • @assaf2322
    @assaf2322 Před 4 lety +9

    *Jaajumow* Wlh u made my day 😂😂

  • @abdalleabdirashiiid4266
    @abdalleabdirashiiid4266 Před rokem +2

    Qosol iyo farxade baaaaaan dareeemey

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 Před 4 lety +6

    Nus boos aye gadan rabtaa,,😂😂 ansalaatadan raqiiska aye berka kaga dhawee kulahaa wlhi waiga qosliye kan😂😂😂

  • @abdiaziizabdi8698
    @abdiaziizabdi8698 Před 4 lety +4

    Jaajuumow waxaad kawareysataan baydhabo janaaaay iyo heeso may may ah walaaliyaaal🥰

  • @qdgamer7183
    @qdgamer7183 Před 4 lety +5

    😂glad I found this.

  • @olaadali3507
    @olaadali3507 Před 4 lety +5

    LAAKAHA MEDIA PRO IYO JAAJUMOW Aar Wllhi Abaal Baan idiin Hayaa islaantaydoo igu Kacsan Baan Daawasiiyoo Wayba Ku Dagtay Qosol ilaa iminkana Way Qosolaysaa Dhabtii Waan idin Salaamaynaa Aniga iyo Xaskayguba From Alperto Canada ✋ Hore Usocda

  • @maxamedmaxamuud1172
    @maxamedmaxamuud1172 Před 4 lety +12

    Jaajumow Legend

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 Před 4 lety +37

    Barliin is astur abaayo qortaada qawan waa iga jcyl walaltinimo le

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 Před 4 lety +2

      Mashquulka jooji

    • @mohamedosmanhalac1701
      @mohamedosmanhalac1701 Před 4 lety +1

      @@abdim.m.q3127 jaahil inaad tahay wano iyo mashqulka miyadan kala garan karin

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 Před 4 lety +1

      @@mohamedosmanhalac1701 qof wuxuu ugu talagay baad rabtaa inaad ku abuse garaysid

    • @bisharahmed747
      @bisharahmed747 Před 4 lety

      fartun abayo barliin Qof asturnan badan waye lkn jajumow aya mashuliyay marka saas u fahan👏🏻

  • @Fatma-lx7ow
    @Fatma-lx7ow Před 4 lety +24

    Jaajuumoow waan Uxiiisnay wlh❤️ welcome back legend

  • @aliamore6704
    @aliamore6704 Před 2 lety +1

    oh my god macha-allah macha-allah aad iyo aad ayan ugaa helay asxabta qaliga hore uu socda

  • @munaoslo7866
    @munaoslo7866 Před 4 lety

    Caadimahan lamaanahan baarliin iyo caamir 😊👌👌👌
    Soomaali wayn ana kusooyaaca CZcams kayga 😘😊

  • @axmedabdalla9005
    @axmedabdalla9005 Před 4 lety +48

    Jaajuumoow shimees Yurub tagay
    Mise Family gaan aa xamar noo imaadeen??

    • @rahmasiyaaadali763
      @rahmasiyaaadali763 Před 4 lety +5

      Jaajumow sweden labo sano jooga 2017 dhamadkisa tage sponsor ayuu ku tage

    • @axmedabdalla9005
      @axmedabdalla9005 Před 4 lety +1

      Haa Fanproj lee ku ogaay asigoo aflaamta hindiga noo kala kiciya

    • @libanibrahim2979
      @libanibrahim2979 Před 4 lety

      Rahma siyaaad Ali 2017 🇸🇴🇸🇴😂😂 sponser been badnidaa

  • @ahmedwalibosska1322
    @ahmedwalibosska1322 Před 4 lety +9

    Wlahi waxn jclaan leheen aniga iyo tageeryashaba inaa noo soo celiso jaajumow aad baan u quslay waa naga codsi hadan nhy tageeyashiina codsigeyna noo fuliya wa hdii xushmad noo heysan adero iyo eedo

  • @Mo-dool
    @Mo-dool Před 3 lety +2

    😁😁😁😁 ninkan waa jilaa weyn walee waliba flimada comedy ayuu ku fiicantahey in uu qoro what a funny dude 😁😁😁 dhuura dhiiri faara 😁😁😁

  • @ayancadeywarsame6810
    @ayancadeywarsame6810 Před 4 lety

    Masha alaah walalkey jajumow qosolka ga waan uxisnay aniga iyo ladan we miss you ♥️❤️❤️❤️❤️

  • @irshaadabdalla8860
    @irshaadabdalla8860 Před 4 lety +8

    Legend jaajumow 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @frtaahmed6577
    @frtaahmed6577 Před 4 lety +4

    Hhhhhhh qosol jajumow wn idin slmy inta tagerto jajumow 💯👍😂😂

  • @naimaabukor156
    @naimaabukor156 Před 4 lety +1

    ax aanlaqoslee yaa accent ibraa wllhy waa funny lkn so clear umafahmyo

  • @munamuse2522
    @munamuse2522 Před 4 lety +2

    Mash allh❤ walaalaha qalbi wangsn ❤alle ha❤ idiiin dayo❤ inbadan ❤😍😍😍😍

  • @farhiyasomalilandburco2557
    @farhiyasomalilandburco2557 Před 4 lety +49

    Kkkkk jaajuumow qosolkii aduunka 😂😂😂😂