GACAN KAHADAL KALIYAA DHINAA JAAJUUMOW IYO RIDWAAN GALAYDH

Sdílet
Vložit

Komentáře • 438

  • @ImranStudio
    @ImranStudio  Před 4 lety +35

    PRANK YAABLE OO NALAKU SAMEEYAY maslax official
    czcams.com/video/ss-9bngTmtU/video.html

  • @saaraibrahim8371
    @saaraibrahim8371 Před 4 lety +13

    Masha allaah Barliin iyo cimraan wada nolaada inta nolol jirto
    Plz abaayo labaad ku sheegi
    1.Abaayo Barliin raga waligaa ha dhax fadhiisan
    2.Abaayo Barliin surkaaga iyo gacmahaaga qarso waa Cawro plz
    Masha allaah manta ok batahy

  • @suzanmohamed6209
    @suzanmohamed6209 Před 4 lety +20

    Manshalah manta wa siwacan barlin kaliged baa gees fadhida walhi hadan gacan kutagay naag waxaa tahay comment dadkeda qimesa nolow mardambe negative comment wa ka ilalinaya hadadan adigu wax qaldin ❣💞🤩💝👄

  • @maryamomaxamed1981
    @maryamomaxamed1981 Před 4 lety +53

    Masha Allah maanta Baarliin qurux asturnaan saasaalagu yaqaan gabdhaha Somaliyed

  • @nugaalboy998
    @nugaalboy998 Před 4 lety +5

    Runtii waa naga qosliseen alaha adin sharfo Royal familie from garowe casimada Puntland

  • @ekeysmartshakar6723
    @ekeysmartshakar6723 Před 4 lety +10

    jaaajuumow waad IGA qosolsiisey runtiii horey u soco

  • @ubaxabdi317
    @ubaxabdi317 Před 4 lety +9

    Masha allah abyo asturaanta waaa qurux baarliney wnkujeclhy abyo kudadaal inaaad saaas uasturnati wlhi iskadaaa gonoyinka bayo booskaas bacwyne kubadal asgaaa kafidsane

  • @heblayodacar8408
    @heblayodacar8408 Před 4 lety +8

    Indho adka ma reer kalkacya 😂😂 like somali mahamedey isara wllay

  • @samiraabdi4573
    @samiraabdi4573 Před 4 lety +1

    Masha allah iskuwara aamiin yarabi waliga sida uasturow masha allah

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴 legend jajumow abaha qosolka 😂🙏🙏❤❤

  • @cabdixaliim8364
    @cabdixaliim8364 Před 4 lety +31

    qafki ugu horeyay manta like dhac igu siiyo hhh

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 Před 4 lety +1

    Codsiga kale imaran iyo barliin halmar jaanis nasiiya aan jajuumow kuweydiino su aalo qadadka til I go a day👏👏👏

  • @awdiinletv5582
    @awdiinletv5582 Před 4 lety +11

    Jaajuumow caadi ma ahan waad naga qoslisaa marweliba.
    Famliy Qarami and baarliin Mahadsanadiin

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami Před 4 lety +10

    Mnsha allh dad aan jeclahay horay usocda

  • @yamaniyare2030
    @yamaniyare2030 Před 4 lety +6

    Wlhi waa ooyin caadi iga timid 🙏🙏❤🔥

  • @gellegesod6674
    @gellegesod6674 Před 4 lety +6

    Waaaw heer aan tageero iyo jajumow

  • @xubbixuseen9949
    @xubbixuseen9949 Před 4 lety +9

    Dadkygii Allaha ikiin daayo 😍😘

  • @aadannuuraadan874
    @aadannuuraadan874 Před 4 lety +3

    Nice one My big family keep going I love you so much my family

  • @Worldfoods1
    @Worldfoods1 Před 4 lety +11

    Waa idin salaamey cimraan iyo baarliin love you ❤❤

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 Před 4 lety +1

      Idriz Hassan wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli

  • @nogobweyn2634
    @nogobweyn2634 Před 4 lety +5

    Masha Allah
    Jaajumow sas inuugu wada

  • @Ahmedmohamed-yz6sf
    @Ahmedmohamed-yz6sf Před 4 lety +8

    Qfkii 2aad ayn ahy like iisaara

  • @sakariyaali6910
    @sakariyaali6910 Před 4 lety +2

    Mr jaajuumoow wax kale waaye he is funny man🤣🤣🤣✌

  • @muusehassansiyaad2573
    @muusehassansiyaad2573 Před 4 lety

    Il adka wan ku jeclhy kula laha jajumoow best comedy hore u soco mzul

  • @bilanqurux7939
    @bilanqurux7939 Před 4 lety

    Masha Allah lamaanaha jaajuumow iyo abwaanka waan idiin salamayaaa

  • @munasarcishqi2905
    @munasarcishqi2905 Před 4 lety +15

    Ninki jaajuumow aha qosol 😂😂😂 mahariin niyow lkn waxa isweydiya cajal miya kadhaxshidan

  • @Shurie2
    @Shurie2 Před 4 lety +1

    Jaajumow prank halu sameyo intii igu racsan like dhac kudhe

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    😂😂😂 #Qosolkii aduunka legend jaajuumow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 #Like dhac igu siiya ❤❤❤

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 Před 4 lety +18

    Baarliin Ani Mar Hore Ku Sheekay Iska Seexo Ayaa Ku Dhahay
    Mar Hadii Jaajumoow Joogo Aniga Caag Ayaa Noqday Beey Taagantahy 😂😂😂😂

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 Před 4 lety +1

    Msha Allah dad aankaso donto farxada jaajumow wlhi waa qosol miran abaayo barliin waaku jclhy asturnantada ku dadal xata qortada qarso abaayo waxa tahay gabar aanku dayano sharaf teeda mcnto wado wanagsan nagu wad

  • @mohafishaal4190
    @mohafishaal4190 Před 3 lety

    Legend jaajuumoow waan nin qaali nugu ah hadii bahda somaliyeed

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajumow abaha qosolka 😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maweylis5242
    @maweylis5242 Před 4 lety +3

    Hadad like da ila dhafto somali ma tihid

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 Před 4 lety

    Baarliin rageedii qaraami waan ku daalnay. jaajuumow waa rageedi intuu dalka joogo ninka meesha ku haya stress dhan macaamiishiina aan u horeeyo waa isdayn lahaayeen.

  • @adenabdi8674
    @adenabdi8674 Před 4 lety

    Jajumoow wa funny wlhi aad buu IGA qosliyay

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 Před 4 lety +7

    Laakaha media pro Jidka ayaan socdaa waa inoo iyo guriga ilma adeerayaalow😂😂😂

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajuumow 😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @abdilaahiawil8202
    @abdilaahiawil8202 Před 4 lety

    Waar ninkii jaajumow waa shiday meeshii wlhy hore u soco legend

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajuumow 😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @korwaayeel9799
    @korwaayeel9799 Před 4 lety +10

    Jajuumow #LAAKAHA MEDIA wllkey qalbiga Hormarkina jeclahay Guuleysta ❤❤❤

  • @ishraaqinaabdi4654
    @ishraaqinaabdi4654 Před 4 lety +8

    Masha allah jajuumow legned waye qosol miiran

  • @heegannewsproduction179
    @heegannewsproduction179 Před 4 lety +14

    Team Laakaha media pro keep going asxbta Laakaha media fadlan subscribe isaar alaha idin sharafa walalayaal

  • @ilwadquruxnuur9712
    @ilwadquruxnuur9712 Před 4 lety +8

    Dad aad igu qalbi fcn ayaa thy runtii farxadiina wan jeclhy wana kucusubahy asxbtaa

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend #jaajuumow 😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajuumow 😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 Před 4 lety +51

    Jaajuuumow Hadaa Daawatid Qoslina Waydo Bro/Sis Dhaqtar Naftaada La Ogow🤣

  • @funnytimechannel5643
    @funnytimechannel5643 Před 4 lety +2

    Hhhhh
    Legend jaajumow 🙏🙏🙏

  • @hindadualle5768
    @hindadualle5768 Před 4 lety

    Alle haku sharfo wlaashay baarliin xaahigeeda

  • @aminah2708
    @aminah2708 Před 4 lety +3

    Masha Allah

  • @kaviosman6311
    @kaviosman6311 Před 4 lety +6

    Anigoon daawan baan Qosalayaaa 🤣😄😂😂😂😄😂😄😂😁😂😄😂😄Kkkkkkkkkk

  • @sucaadabdulkadir7536
    @sucaadabdulkadir7536 Před 4 lety +18

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂 wlhi daacad uqoslay jaajuumow caadi ma ahan mash allahaa ❤❤❤❤💋💋

  • @irshaadabdalla8860
    @irshaadabdalla8860 Před 4 lety +5

    Legend jaajumow 😂😂😂😂

  • @irshaadabdalla8860
    @irshaadabdalla8860 Před 4 lety +5

    Legend jaajumow

  • @madiinacadoow6764
    @madiinacadoow6764 Před 4 lety +1

    Jaajuumow hanagu oynina wakaaa like👍

  • @nafisomuhdiin4694
    @nafisomuhdiin4694 Před 4 lety

    M.allh waad salamantihin all qosol lagama waayo jaajuumow wlhi warkiiisa dhan waa shactiro allaha kudaayo waxaan jeclhy magalada galkacyo inaa tago mar uun insha allh waadad fcn m.allh

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 Před 4 lety +3

    Jaajuumow kuyeh "waxay is tidhi yaa u eeg ila meerayso"🤣😂🤣😂

  • @kaldeeqaadan7521
    @kaldeeqaadan7521 Před 4 lety

    Alla wlh wan idin jeclahy wlh allaha idin xafideee qosol iyo qaraaaaxo

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 Před 4 lety +1

    Like nuugu dadaala hadad diidin wlhi waan ooyhenayee🤣🤣😭

  • @c.kafrica6030
    @c.kafrica6030 Před 4 lety +1

    Jaajumow iyo baarliin iyo ridwaan cimraan dhaman wa idin xiiseyaa
    Horay usocda dadkayga

  • @ahmedollaaad2690
    @ahmedollaaad2690 Před 4 lety

    Cimraan torontoraha qosolka furan
    Msha allah bro

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajuumow 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajumow 😂😂😂😂😂😂

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajumow 😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @shugricabdulle4640
    @shugricabdulle4640 Před 4 lety

    Waan idin salaamay jaajuumow anigoo yar ayaa ladaawan jiray ruwaayadaadii dariishad dadow adigoo duleelihaayo aas daqarkaan kusoo gaaray aan ka xasuustaa

  • @ikranazluubsanismail4894
    @ikranazluubsanismail4894 Před 4 lety +9

    Cimran qarami iyo baarlin mnta mar aan yara seexday Ayan idinku riyooday wlhi idinko Hargeisa nogu yimi oo aynu bus so wada raacnay kadib sawir bn idinla galay illaa hadda sawirki bn kolba mobile ka Ka eegaya hadana wxn xasusanaya inay riyo ahyd
    ilma aderayal maad Hargeisa nogu timadan jacylkanu idin qabna riyadi bu maraya inad nogu timadane

  • @abdirashidabdulle1352
    @abdirashidabdulle1352 Před 4 lety

    Laakaha media fadlan noo keena jaajumoow funny weeye .mahadsanid.

  • @hindadualle5768
    @hindadualle5768 Před 4 lety +1

    Wlaashay gacalooy saas uxidhnoow khaamrka qoortada habanayn إن شاء الله

  • @dacadyarre5053
    @dacadyarre5053 Před 4 lety +5

    Wlllhi😂😂😂😂😂 jaajuumoow iga qosliyey kulahaaa us dhuusa dhageysi man u imaanay mise hurdo😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahmahamud2534
    @ifrahmahamud2534 Před 4 lety +1

    Masha Allaha👌👍👈

  • @raxmacalijama9089
    @raxmacalijama9089 Před 4 lety +11

    Mashallah ninka jujumow wlhi wa filim😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmedmohamed-yz6sf
    @Ahmedmohamed-yz6sf Před 4 lety +6

    Ridwan wuxu jira 30 ugu yaran m.a

  • @hazaziabdiofficial4636
    @hazaziabdiofficial4636 Před 4 lety +5

    Barliin, Cimraan , Ridwaan iyo Jaajuumoow 🤣🤣✌️My team Comedy Farxd ku waraa yakhee ❤️❤️

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😘😘😂😂😂😂😂😂😂😂😂😚😚😚😚😚😚😘😘😍😍😍😙😙😂😂😂😂

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 Před 4 lety +14

    Jaajumow neel u joogo qosol laga waayo 😂😂😂😂😂😂

  • @aishalaki676
    @aishalaki676 Před 4 lety +7

    Hhh baaliin waaxaraabo kulahaa ma iyada iyo cimraan baaa kulayimi

  • @maryamobotan8112
    @maryamobotan8112 Před 4 lety

    Abwan jaajumow intan kaa salamaya wlh marku chanelka kusoo biiray baan aniga jecladay💞 Horumar wacan jaajumow👏💞

  • @as-haalmaxamed5006
    @as-haalmaxamed5006 Před 4 lety

    Barliin wlly deeqo afiro keen hadii kale shakada waa wax kale

  • @Wardheer1
    @Wardheer1 Před 4 lety

    *SUBCRIBER CUSUB BAAN IDIN AHEY FOR JAAJUUMO WAA MADAXA MAJAAJILADA HEESAHA LAXAMEYSTE DHINAC KASTA CHANELKINU WUU DUULA HADAD NINKAN GACANTA KU HAYSAAN*

  • @abdifitahahmed9662
    @abdifitahahmed9662 Před 4 lety +8

    Jaaajumow majajilayste dhamays tiran weye

  • @mudalibali6962
    @mudalibali6962 Před 4 lety

    Cimaraan qaarami codkiisa waxa uu ku qurux badnan hesaha ka manka ah baarliin marwo qrx badan jaajumawo hala waydiyoh isga su aalo video kan xigah thnks

  • @amranabdalla2734
    @amranabdalla2734 Před 4 lety

    Jaajumaw wlhy waa nin farxanaye wlhy jaajumaw guulaysow jir joojoglawily noloshy kumaxumyso dhamntii jiry

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 Před 4 lety +7

    Jaajuumow legend

  • @princessazuuu9687
    @princessazuuu9687 Před 4 lety +6

    Maasha allaah dad qurux badan

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před 11 měsíci +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😘😘😍😍😍😍😍😘😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😍😍😍😂😂😂😂😂😂😂😂😂😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😚😚😙😙😍😍😘😘

  • @mumtaazbashir308
    @mumtaazbashir308 Před 4 lety +1

    Hhhhhhhhhh jaajumow qosol miran waye tlhi allow cimri dheeri ku sii amin

  • @ayahaji6624
    @ayahaji6624 Před 4 lety +14

    walaahi jaajuumow waa noo kala kiciyay LAAKAHA MEDIA
    war ninku waaa jin .. jir oo joog fanaanka laxamiistaha acterka majaajiliistaha wayn ee soomaaliyeeda ...soo dhaweeya reer sweden..

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 Před 4 lety

    Illaah wax walba waa arkaa suaasha waa qalad ilaah qof sheegtay iyo sanaam qof sameeyay hadana cabudo illaah waa arkaa ilaah waxna kama qarsoono danbi ha galina illaah wax ka qarsoon ma jiro

  • @xamdabashiir8029
    @xamdabashiir8029 Před 4 lety

    Qofkii xanaqsan xitaa wa iska qoslaa Walhi mansha Allah alle ha idin xafido dhamaanteenba

  • @sharmaabdi1344
    @sharmaabdi1344 Před 4 lety +10

    MACALIN Jaajuumoow 8 sano oo aan la shaqaynayay waa nin qalbi nadiif ah fadlan SUBSCRIBE iisaara

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Legend jaajuumow

  • @kanalinternetcafe3779
    @kanalinternetcafe3779 Před 4 lety

    MASHA ALLAH WLH MRKA AN ARKO SIDA AD UWADA JOGTAN WAXAN SO XASUSANA MAR AN JOGAY DALKA ZAMBIA HABEN RAMDANAHED DHAMAN TINA WAA INITAGERA FARXAD IGU NOLADA QASTAN LAMANAHA DUMASHI IYI SEDI JAJUMOW ADA SXB WAKU KU SALAMAYA MID LA IYO LAB AH

  • @said.janagaleofficial2716

    Azxpta laakaha soo booqda janalkeyga #said 🙏🙏🙏🛎👍

    • @aminaqaraami
      @aminaqaraami Před 4 lety

      Said Abdi official
      Subscribe kuu saaray pro adna iisaar

  • @irshaadabdalla8860
    @irshaadabdalla8860 Před 4 lety +2

    Legend jaajumow 😂😂😂😂😂

  • @cusmaankariina4320
    @cusmaankariina4320 Před 4 lety

    Mashallah

  • @cawomohmed4250
    @cawomohmed4250 Před 4 lety

    Wlhi qosol iguma ha dhin jaajuumo alaa yaxfid dhamantiin

  • @hoodoawil207
    @hoodoawil207 Před 4 lety

    Jajumo alle ha ku xifdiyo walhi qosolo iguma hadhiin

    • @yacquubbakal6727
      @yacquubbakal6727 Před 3 lety

      isoqabo wllo fadlan isowabo isowabo isowabo isowabo what's app +252907954457

  • @sakijama6084
    @sakijama6084 Před 4 lety +2

    M.a lagend jaajumow

  • @xalaneofficial3484
    @xalaneofficial3484 Před 4 lety +3

    best jajumow

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall Před 4 lety +36

    No views no like no commenti baan kusoo gaaray ee subscrobe oo saara plz an plz

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 Před 4 lety +1

      Amiin Daroogo Officiall wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli

    • @aminaqaraami
      @aminaqaraami Před 4 lety +1

      Amiin Daroogo Officiall
      Labadiinaba idiin saara idin ii muuqda

    • @AmiinDaroogoOfficiall
      @AmiinDaroogoOfficiall Před 4 lety +1

      @@ahmedofficial637 waan ku saaray sxb mcn

    • @AmiinDaroogoOfficiall
      @AmiinDaroogoOfficiall Před 4 lety +1

      @@aminaqaraami abwaandeena more respect🙏❤️

    • @ztar787
      @ztar787 Před 4 lety +1

      Wan ku saray isar pro adna

  • @omaarbashir2862
    @omaarbashir2862 Před 4 lety +2

    Jajumow meeqa Codadka Kala Duwan Haku Hadlo Next CLIP..... Codsi Lakaha Media

  • @fadumoadan2207
    @fadumoadan2207 Před 4 lety

    Adban idi tagera kal iyo lab😍😍😍😍😍

  • @mohamedabdi8895
    @mohamedabdi8895 Před 4 lety

    Wllkay ridwaan waan ku sln

  • @abshirnuurbacadle1426
    @abshirnuurbacadle1426 Před 4 lety +2

    Woooooow jaaajumow nin nagu weyn Waaaa waaaa idiiiin salaaamy saaaan uqoslaaayi Waaaa fuuray wlhi kkkkkk