#NOLOL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • KA DHIGO CHANNELKAAN MID RUKUN KUU AH.

Komentáře • 311

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 7 lety +167

    Aaway XIDIGIHII Channelka?! Waad mudantihiin Guusha, Farxada iyo Jacaylka. Ku noolaada Nolol Cusub. Ka warama Barnaamijkeena: #Nolol Cusub? Sideed u aragtaan? Maka hesheen?! Ma idin Cajibiyay?! I tusiya in aad JOOGTIIN!!
    Mahadsanidiin.

    • @nurhaannasma921
      @nurhaannasma921 Před 7 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin wll aad ayu noo cajabiyay barnamij Ku wxaa aad ka hadashid o dhan anaga ayay nagu sabsanyihn wn ka faaidaysanay macalin jasakalahu khyran guulayso adiguna

    • @mandeqsiyad3712
      @mandeqsiyad3712 Před 7 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin barnamijka waku cusbahay lkn dhowr mar waku arkay videogana aad ayu icajabiyay mahad sanid

    • @rahmaabdullahi252
      @rahmaabdullahi252 Před 7 lety

      Ayub Yusuf Sakiin barnaamishkan aad ayuu ufiicanyahy wax badan ayaa ka faidnaa allah haku barakeyo maskaxdada

    • @tavvi4619
      @tavvi4619 Před 7 lety

      يا استاذنا قبل كل شي الله يخليك لنا إيانا . كل مرة اتفرج فديواتك اشعر ان كل مكروه مثل ملل وممكن كنت طفشانه قبل أتفرج واحد من المقاطع احس ان يخليني كل هذه ، الله يجزيك الخير يا حبيبنا ويا أستاذنا 🙏🏼

    • @user-ei4oh1kt8r
      @user-ei4oh1kt8r Před 7 lety

      Ayub Yusuf Sakiin haa ani waa ka helay jasaakalaah kheyr aduun iyo aaqiro

  • @galbeyti
    @galbeyti Před 7 lety +14

    Samee oo raac talaabooyinkan si aad ugu raxaysato wax aqriska:-
    1. Fiiri muudkaaga/firfircoonaantaada kuna beeg wax aqriska waqtiga ugu fiican
    2. Dooro hadaf wax aqrin ah
    3. Dooro meel ku haboon wax aqriska kuna dhiiragelinaysa
    4. Ku bilaaw maadada aad jeceshahay
    5. Abaalmari naftaada oo qaado break time
    Jazakalah kheyr

    • @sundusmohamud9976
      @sundusmohamud9976 Před 6 lety

      Wllo waxan ahay arday dhiigta jamacad kutala dalka pakistan dhiib aya iga haysata dhanka examka wixi wan aqrin hadanah makeensado natijo fcn maxan sameya

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan1204 Před 6 lety +2

    mnsha allh walal walal waxa sikhasa ii zoojita video yadada kahadlaya akhriska iyo aqonta

  • @xamdazuleiman155
    @xamdazuleiman155 Před 7 lety +1

    maansha allah alle hakaa abaal mariyo dadaalkaga guuleso aadban ugu faaidesta barnaamiyada soo saarto halka kaga wad jasaakalaha

  • @abdirahinsheikisack6267
    @abdirahinsheikisack6267 Před 7 lety +33

    Ustaadi waxaan joogaa Magaalada mogdisho,waxaan ahay ardey dhikta Jaamacad .
    Runtii markaan casharadaada in bdn dhegeystey oo aan u bedeley camaliyan fasalkeyga iyo xaafada waa la iga dareemey oo ku bishaareyso Semester-kii hada lasoo dhaafey waxaa noqdey Xidig oo waxaa keeney A+ Alx.alle kasokow aad iyo aad ayaan kugu mahad celinayaa Ustaadi Kheer alle haku siiyo.

    • @mohamedabdiwahab7653
      @mohamedabdiwahab7653 Před 7 lety +2

      mshllh waa talaabadii 1aad ee aaq sameysay horay usii wad haka caajisin thnks

    • @Hero-te7qg
      @Hero-te7qg Před 6 lety

      Guuleyso waan jeclahay dadka guuleysta

    • @miski3389
      @miski3389 Před 6 lety

      maasha Allah hambalyo wllo waa qeyb ka mid ah ahdaafta barahenna iyo natiijooyinki qurxoonaa ee uu sugaayey.
      adna dadaalkaaga joogtee guuleyso geesi

    • @cismaancabdi7249
      @cismaancabdi7249 Před 3 lety

      Ustaad waxan ahay arday waxaan joogaa hiiraan

    • @cismaancabdi7249
      @cismaancabdi7249 Před 3 lety

      Casharkaada a ad ayuu ii dhiiri giliyay

  • @duniyoabdi9477
    @duniyoabdi9477 Před 7 lety +5

    Maashallah Walaaal Qaaliya
    illah hakaa Abaal Mariyo Mhdsnd
    جزاك الله خيرا يا أخي الكريم
    شكرا ألف ألف ألف ألف ألف ألف ألف مرة

  • @zakariyebiriyeali7324
    @zakariyebiriyeali7324 Před 6 lety

    aad iyo aad ayaa umahadsan tahay macalin. waxaa ibartay nolosha qeebaha ugu mihiimsan. waxaana kuurijeena guulo farobadan iyo hormar joogto ah iinsha allah.

  • @mohaahmad3523
    @mohaahmad3523 Před 7 lety +2

    masha allah ayuub walal waad mahadsan tahay

  • @maryammohamed9487
    @maryammohamed9487 Před 7 lety

    jzklh qeyr ayub waan jeclahay barnaamijyadaada cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allaha kusiiyo raga adigoo kale ah oo walaalhood ufaa iidenaayo allaha noobadiyo

  • @suhuuradam6937
    @suhuuradam6937 Před 7 lety

    Aad ban uga helay wllo barnaamijkan Nolol Cusub waad nadhiiri galisay waan kuu abaal gudi doonaa ayub guulayso marwalba

  • @licaydaruuz3677
    @licaydaruuz3677 Před 7 lety

    Ayuub yuusuf sakiin Allaha ku barakeeyo =incha allaàh waan qaatay waanooyinkaagan kuwaaga kalana waan qaadan doonaa

  • @calideeqmohamedosman2914
    @calideeqmohamedosman2914 Před 6 lety +1

    Masha Allah wllky ayub alaha kuxifdiyo

  • @zainabmose6269
    @zainabmose6269 Před 7 lety +12

    masha allah allah haku xafido wllo oo aqliga hawaayin

  • @barkhadmuuse9298
    @barkhadmuuse9298 Před 6 lety +2

    bro u are role model big respect go for ward waan kula joogna kula socona

  • @mohaabdidhuh7171
    @mohaabdidhuh7171 Před 5 lety

    Mashallah ku saliya suubanaha scw scw scw

  • @jiijacadey6798
    @jiijacadey6798 Před 7 lety +19

    aqriska waxaa u wanaagsan quraanka waxwalbane waa u daawo br Thanks

    • @munaadan6058
      @munaadan6058 Před 7 lety +2

      G Farah Maow waa runtaa wall quranka aan ku wada dadaaln asagaa meelfcn nageynaayow inasha allah

  • @drssamirosmanmohamed1025
    @drssamirosmanmohamed1025 Před 6 lety +2

    masha alah ustaad waxan donayaa in aan idiinku soo biiro oo aan aqoon siyaadsado

  • @miskiibraahim609
    @miskiibraahim609 Před 7 lety

    Asc walaal Ayuub barnaamijkadan Nolosha Cusub mar dhaw baan kuso biiray aadna waan ugu farxay masha allah hore waan u dhageysan jiray barnaamijyada dhiiragelinta ah runtii barnamijkadana wa ki igu horeyay een kutixnaado JAZAAKALAAHU WALAAL QEER ALLAH KUGU ABAALMARIYO ADUUN IYO AAKHIRABA

  • @laylamohamad296
    @laylamohamad296 Před 6 lety +3

    جزاك الله خيرا لمشجعك على القرءة شكرا الف مره

  • @fatimamaxamed5846
    @fatimamaxamed5846 Před 6 lety +1

    Wallkey ayuub yusuf alle ha ku barakeeyo akhi

  • @abdirisaqsaqey828
    @abdirisaqsaqey828 Před 3 lety

    Mahadanid walll guul aya ikarsisey imtaxankana wan ku kuleystey

  • @clshakuurfarhan9099
    @clshakuurfarhan9099 Před 7 lety +1

    thnks Teacher Ayub Yusuf Sakiin Frist Time Can watch your Retroaction

  • @hafsadaauud2865
    @hafsadaauud2865 Před 6 lety

    man sha a allhy waad ku mahsantay sida quruxada badan aad igu dhigalinayso dhalinta waxa barta

  • @cumatsultanadanyusuf380
    @cumatsultanadanyusuf380 Před 7 lety +1

    Mnsha Allah Ustaad Ayuup Yusuf Sakiin Mahadsanid Million Times.
    Fadlan Waxaad Noogu soo dartaa Barnaamijyadan HOW TO SUCCEED MEDICAL SCHOOL.
    Hadii aad Awoodo Ninba Meesha bugtaa isagay Belbeshaa Plz.
    Mahadsanid marlabaad Macalin.

  • @fartunamaxmud5041
    @fartunamaxmud5041 Před 7 lety +5

    Wll mcn aad iyo aada u mahdsanthy luqada wadankan aan jogo xaqiqidi hadi lo firiyo wadamada kale wy ka fududahy lky dhibka i heystay ayaa ahaa wax aqris la aan mantana wan helay xalkeeda alle haka abaal mariyo qof ku dayasho mudana thy hore usoco alle kuma tuso wax ku hor jogsadaa

  • @zamuutv7634
    @zamuutv7634 Před 6 lety +1

    Jazakallah ayaan kuu leeyahay si niyad ah

  • @umalbakal5866
    @umalbakal5866 Před 6 lety +1

    Masha allaah qof qaliya
    alle ha ku xiftiyo

  • @loverboy9942
    @loverboy9942 Před 7 lety +1

    sidee Ku bilawa ganacsi cusub IGA soo jawaab ustaad

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 Před 7 lety

    msha allh jisaakalahu qer wllken yusuf wan frxaa wlhi

  • @idilmashaallah6604
    @idilmashaallah6604 Před 7 lety

    masha allah macalin shugran wlh wax badana iga caawise oo iskeey dhax dadsanaa

  • @najmanuurka5397
    @najmanuurka5397 Před 7 lety +4

    maasha allah walahi aniga ayuuba ianfacay waa mahadsanthy ilaah haku barakeeyo wll 👍👍👍

  • @abuukarabdirahman6704
    @abuukarabdirahman6704 Před 7 lety +9

    waxaan codsanaya nashidada barnamjiyka aad kusoxirto inaa inoo fasirto ayadoo qoraal ahaan inoo sodhigto page fbook gada لاتقل لوحدي او كيف الصبي wataaas nashidada macna weyn iney kufadhisa daremay bro

  • @sagalcali3528
    @sagalcali3528 Před 7 lety

    waad Ku mahdasan tahay wllo waan ka helay waanooyinkaga waxa Ku oolka ::Ilaahay Ha barkeeyo

  • @mahadnuurmahadnuur6371
    @mahadnuurmahadnuur6371 Před 6 lety +1

    Thank you ayub .you inspired me in my education and now i dont feel lazynees anymore just because of you🔝

  • @qadanhani855
    @qadanhani855 Před 5 lety

    Maaansha allah macalin aaadbad umadsantahay talo wanaagsan

  • @muniirasharaf284
    @muniirasharaf284 Před 7 lety

    Macalin sakiiin maansha alllah caqliga alle ha kuudaayo hal suaalban rabaa inaaad IGA caawiso waxaan rabaa inaab buug ka qoro nolosha aslana waxaan jecelahy qoraanimada waxbadan inaan wax kaqoro Ayaan jecelahy waliba waxaygaa ay noqodaan wax dhaxl galaa seen ukobciyaaa fikradahyga thank u maclin

  • @soomalilandoneluv110
    @soomalilandoneluv110 Před 7 lety

    Maansha Allah wllky Ayoub ilaahay ha kaa abaal mariyo wax fiican noo qabtee
    waxbadana Waan kaa faa'iidaystay midhahoodiina Waan helay
    Jazaakalahu Khyr wllo

  • @asmamaxamuud5223
    @asmamaxamuud5223 Před 3 lety +1

    Waxaad ibrty nolosha horumarkeeda waxaadna itusty inaan qaadi kro wado cusub ama tallabo aanku horu mryo mahadsnid wll 😘

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 Před 5 lety

    Masha allah ustaad codsi Dumarka Dhaadheer iyo kuwa Gaagawan midee ugu wngsan xaga jaceylka iyo xaga guurka xaga Raaxada Nolosha

  • @abdallamahad1818
    @abdallamahad1818 Před 5 lety +1

    Mansha allah

  • @asmaaguled8646
    @asmaaguled8646 Před 7 lety

    Masha Allah walal aad iyo aadbaan uga helny dhiri gelinta aad bison gudbisey shukran inbadan ayub Yusuf sakiin

  • @rahmiinaali8787
    @rahmiinaali8787 Před 7 lety

    manshallah ustaad cashirkan aad ayaan ugu helay wlh ani iyo gabadhaas isku mid ayaan nahay INA kuso weydiya rabay suashas lkn walshey ayaba iga hormartay jazaka Allah #ayuub Ilaahey hana wada xifdiyo

  • @youremystarwoohyunsarangha5347

    Nooloow walaalkey qaliga ah aad ayaa ii caawisay
    i love you bro

  • @ayancabdicaziiz7223
    @ayancabdicaziiz7223 Před 5 lety

    Ayuub Yusuf walal igu qaali ah allaha Ku xafido

  • @leyloshuurow8785
    @leyloshuurow8785 Před 7 lety

    Mahadsanid ustaad rundaa idusisay waayo dhib iheysatay aa ii furtay irida

  • @mohamedcdulahi3608
    @mohamedcdulahi3608 Před 7 lety +1

    waah masha allah wll wad ku mahadsan tahay wll ad ayan ula dhacay wanadaada shukran alif marah jazaaka laahu kheyr

  • @bashiirfaro9846
    @bashiirfaro9846 Před 6 lety +1

    manzha allah wll alle haKu dhawro

  • @najahhassan8114
    @najahhassan8114 Před 7 lety

    Mahadsanid Yacqub Yusuf Sakin aad ayaa uga faaideysanay xaqiiqdii

  • @balqiisax4321
    @balqiisax4321 Před 6 lety +1

    Masha Allh

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 7 lety +2

    ayuuub mashallaah jazakllaah khayr wll waa barnaamij aad uwanagsan allahaku sharfo

  • @abdiweliyacquubmohammed4692

    Waa i kan aniga oo ah xiiseeyaashaada barnaamijkaaga quruxda badan aad ayaan kaaga mahadcelinaynaa tababare qaali ah Ayub Yusuf Sakiin, Aniga runtii waan la dhacay dhamaan inta aad ka daawaday vidoes kaaga wuuna i cajab geliyay waxbadana waan ka kororsaday adigana ku noolow nolol cusub oo raaxo leh

  • @abdulsharif1736
    @abdulsharif1736 Před 6 lety +1

    Walahi beeenta maaahan wayo taàan ad ka hadleeyso waaan so arkaay

  • @shaaficiabdullahiaadnshaaf2345

    masha allah yuusuf sakiin aad baan kaaga mahad celinayaa waxii noo roon baad noosheegtaa jasaakalaah

  • @updirahmaanmuhzin7815
    @updirahmaanmuhzin7815 Před 5 lety

    Mzhaa aalah wan ka faideytey wlll thanks

  • @gurmadkibaar7894
    @gurmadkibaar7894 Před 7 lety +1

    mansha allaah ayub good motivator

  • @mohamedcdulahi3608
    @mohamedcdulahi3608 Před 7 lety +2

    masha allah wan ka helnay wll wadku mahadsan tahay sida wacan aad ino dhiira gilinesid jazaaka allah alifa kheyra ani ahaanteyda special teacher aya ino tahay

  • @ayaanmohamed5008
    @ayaanmohamed5008 Před 7 lety +1

    mansha allah waan u bahnayn videogan oo kale jasaka allah kayr

  • @nimcosharaf7176
    @nimcosharaf7176 Před 6 lety

    maanshalh wllo ayuuub illahay hakuusiyaadiyo cilmigaag wllo maanshalh waankaafaaidaysan khayar Allah hakuusiiyo wllo

    • @niciimaibrahim3222
      @niciimaibrahim3222 Před 6 lety

      Mnshaa allah ayuub ilahy haku xifdiyo wallkey mahadsani aad ayn ku tageraa wax yaabo badanna waan kafaidey khyr alle haku siiyo

  • @mulkihenna9278
    @mulkihenna9278 Před 6 lety +1

    Maaha allah

  • @xanuushbpea8507
    @xanuushbpea8507 Před 4 lety

    Masha allah alle hakuxifdeyo

  • @najaxaadan5190
    @najaxaadan5190 Před 7 lety

    masha allah wllkey qali tnx

  • @cabdirashiidcilmi2105
    @cabdirashiidcilmi2105 Před 5 lety

    walaal aad baa umahad santahay waligaa guuleyso

  • @zakariahassannoor1680
    @zakariahassannoor1680 Před 6 lety

    Mashallah mahadsanid

  • @sayidcalicabdalla1656
    @sayidcalicabdalla1656 Před 7 lety

    #masha'alh# wall allaha ka abaal mariyo dadalkada

  • @nimanibrahim9368
    @nimanibrahim9368 Před 7 lety

    ayub yusuf zhp qlih 100%waad mahadsan tahay waxaan dawaday dawashoyin badan aad soo galisay yutubka walaahi wax badan ayay iga cawiyeen aniga waxaan ku noolahay yurub gaar ahaan iswiisarland wax baan bartaa wax akhriska ma aan jecelaan jirin in aan hal daqiiqo kala furo buuga aan fiir fiiriyo hada mudo bil ku dhaw ayaan tijaabiyay fikiradaadii lkn wey hir gashay oo saad sheegtay ayay noqotay malin dhaweyd waxaan lahaa imtixaan waxaan baxay qofka koobad masha allah allah ayaa mahada iska leh sidoo kale adigana allah ku xafida somaliyey waxaan idiin sheega hurdada ka kaca oo akhris badan sameeya wax kastana dadalka aad sameyso ayay ku xiran yihin hada aniga waxa aan imtixaanka kusoo galay luqadayda hooyo mahan waa luuqad aan bartay mantana heer fiican ayaan maraa alx alx alx asc

  • @mahadiyakhadar6615
    @mahadiyakhadar6615 Před 7 lety +2

    mansha allah ayuub yusuf sakiin nolow wll cashar badan baan ka bartay wlhi

  • @abdikadir8118
    @abdikadir8118 Před 6 lety +2

    Thanks walaal

  • @najmamaxamed9576
    @najmamaxamed9576 Před 7 lety

    Mansha allah teacher alle cimriga ha ku dheereyo waxaaan bilabidoona nolool cusub

  • @ibrahimyasin1574
    @ibrahimyasin1574 Před 7 lety

    waad mahadsanthy wl yusuf sakiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @deqohasan5084
    @deqohasan5084 Před 7 lety

    masha allah illahey qeer badan haku siiyo wax fcn aa nosheegtaa waqti gasto illahey hakaa ajitseeyo aamin wllkey

  • @hibonura3127
    @hibonura3127 Před 6 lety

    mahadsanid Wllo jskumlh

  • @youremystarwoohyunsarangha5347

    Ayuub you are the best one

  • @khadarliver1736
    @khadarliver1736 Před 4 lety

    Macalin Ayub waxan ahay qof marwalbo kufikiro in uu wax akhriyo quranka books waxana jeclahay wax muhim ah in an waqtikeyga kashado macalin Ayub waxan Aqriya inta badan quranka maxa I sheegta qofka an ahay iyo qofka an mustaqbalka noqon dono qof kasto waa mashqul aya dahtay

  • @badixuskaallewalal7890

    masha Allah siwacan ayan ogahelay wlalkey shukran
    👂👂👂👂👂👀👀👀👀

  • @nasrialijalax2512
    @nasrialijalax2512 Před 6 lety +1

    جزاك الله خيراالجزى
    -ايوب يوسف سكين

  • @sharmaali7298
    @sharmaali7298 Před 7 lety

    Maashallah waa cajiib hawshaad hayso sxb, Allaha ku xifdiyo.

  • @nimcan7740
    @nimcan7740 Před 6 lety

    wan ku cusbahay waa i cajabiyay hada waxan maraya casharkii 5nat wali waxba ii dhiman walow an wax badan dhaxda ka dawaday waxan jecleystay bilow ilaa halka uu manta marayo inan la qabso shukran wll jasaka allah kheyr

  • @abdallesead1053
    @abdallesead1053 Před 6 lety +1

    ilaahaay ha barkeyo wllo waxaad tahay qof qaaliyaay

  • @baadi915
    @baadi915 Před 2 lety

    Mahadsanid ayuub

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 7 lety

    wll wallaahi ad ban u jeclahay wax akhriska ad ban barigi hore wax u akhriyi jiray lkn hada wan caajisa oo wan luloodaa thanks wllo

  • @fatxidaganadoontiallejacey6640

    jasakallahu kheyr wallkey aad baan kaga faaideystaa illaah kheyr haku siiyo

  • @miiratulcishqi7038
    @miiratulcishqi7038 Před 6 lety +1

    Mazha allaH hore usoco

  • @user-hg3fg3xz9w
    @user-hg3fg3xz9w Před 5 lety

    mashaa allh

  • @edeebsaninanoor2544
    @edeebsaninanoor2544 Před 7 lety

    Mansha Allah Aad ban uga heela baranamujayadad Jisakallah wll

  • @sahroahmed4738
    @sahroahmed4738 Před 3 lety

    Sidee laku guulaystaa❤

  • @faysaahmed6561
    @faysaahmed6561 Před 5 lety

    mash allha wll

  • @mandeeqhassan5991
    @mandeeqhassan5991 Před 7 lety

    msha allah ustad adan ugu bahnen jasakallah

  • @fatimahdahir3789
    @fatimahdahir3789 Před 7 lety

    Mashaa allaah wall hormar wanaagsan aan kuu rajeenaa

  • @hamdiabdirahman8403
    @hamdiabdirahman8403 Před 10 měsíci

    Wll ayuub kheyr allaha kusiiye noso laapo

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 Před 7 lety +2

    masha allah aqii

  • @suleqoahmed5952
    @suleqoahmed5952 Před 7 lety

    ayub yusuf sakiin aada umahadsantahy walal nolol wanagsana ibarty nooloow wll cimri dheer cfmd leh thanks dear teacher

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 Před 7 lety

    asc
    noloosha cusub soo dhawee
    waa barnaamij iyo rayigaga adiga aad u soo gudbinaayso walaalahga somaliyeed khastaan dhalinta yar yar iyo kuwa dhexeba marka waa tusaale ficaan iyo
    dhiriigalin marka aad bay ugu haboontahaay in aad iswaydaarsataan fikraada iyo talooyinka Wax tarka leh waxaan ku odhaan laha sii waad barnamihkagaan ku adaan waxbarashada iyo talooyinkaba mahadsaniid

  • @osmanmohamud2615
    @osmanmohamud2615 Před 3 lety

    Keep going pro

  • @zahrujxaashi637
    @zahrujxaashi637 Před 7 lety

    Maashaa Allah walaalkeen. Ilaahey dambigaaga hadhaafo.Mahadsanid wllo

  • @mushtaaqhassan8280
    @mushtaaqhassan8280 Před 7 lety

    shukrn wlky ayub

  • @umuaisha3010
    @umuaisha3010 Před rokem

    Mashallah

  • @fadumashariif2174
    @fadumashariif2174 Před 7 lety

    ayuub yuusuf masha alah walaalkeey barnaaminjkaan nolol cusub aad baan uga helay wlhi ma malayn kartid maba sugi karo inta aad so galineysid mar walbo inaad soo galisay you tube ka mid cusub ban karaadiyaa haday waqtigi wali tahayna waanba iska xiraa youtube ka marka walaalkey aad ayan ula socdaa barnmjkn ee waqti aan comment kuso bixiyo baan waayey run ahaanti video walbo ad so dhigto dhira galin iyo farxad aad u wayn baan ka helaa horey ayana ugu sii socda nolosha marka walaalken macalinkeena mar waliba guuleyso soo dhawoow ayan kuleenahay janatul firdows allaha nagu kulmiyo

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan1204 Před 6 lety +2

    mhdsnid markle

  • @hoodokhadar1432
    @hoodokhadar1432 Před 7 lety +1

    waad mahadsan tahay walal

  • @nouhahmed6864
    @nouhahmed6864 Před 7 lety

    Masha. Allah bro aad iyo aad ayaad umahad santahay mar walibo guulayso