AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 08. 2020
  • WEYL BAA NIN WAA YIDHI
    ADIGUNA WARAABE IYO
    HA IS CUNSIININ WEERAHA
    WAA HORUU NIN KAL EYIDHI
    WAX LAWAAYAY GEELLOW
    RUUXII WAALAN BUU DUDAA
    ………………………
    HEES MUCJISO AH ..
    DAADIS - KARBAASH
    XUSUUSTII - WAABERI LEGENS
    AXMED CALI CIGAAL & KHADRA DAAHIR CIGE
    BOQORADDA QARAAMIGA | AYAAN WADDANI
    ALFANAAN - YUSUF XAYBARO
    CAMERA BY: GOODAX
    EDITED BY ABDI ASKARI
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    VOCAL RECORDING LAMA FILAAN STUDIO
    MUSIC: CABDI ABIIB
    SPECIAL THANKS IDRIS SAHID (IDI)
    -----------------------------------
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Komentáře • 582

  • @5somtv
    @5somtv Před 3 lety +312

    Marka ay lafo fanaan oo jilib culusa hees wada qaaayan waa is ka sidaan bar deedii dhigayan yuusuf xaybaro iyo ayaan wadani labo qof oo igu qaliya guulaysta

    • @saxarlasaxarla9314
      @saxarlasaxarla9314 Před 3 lety +26

      Abwaan geesi xageed aadey balaayo wareeg badan😁😁😁

    • @ibrahimissack8455
      @ibrahimissack8455 Před 3 lety +9

      Abwaaan geesi saaxb waxaan kugula talin lahaaa adiga inaadan hees so qaadin nin walba wax ayaaa looga barty marka adiga waxad ku fiicnthy rubaayadaha sida naag garoop ah oo wiil wadato kkkkkkkkkkkkkk

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg Před 3 lety +4

      @@saxarlasaxarla9314 agah cagdheer

    • @saxarlasaxarla9314
      @saxarlasaxarla9314 Před 3 lety +5

      @@ibrahimissack8455 abwaan geesi maba heesi yaqaanee ma arag miyaa riwaayada bootadaa u sheeg suu indha yiraahdaan ka helay😁😁😁😁

    • @susum9099
      @susum9099 Před 3 lety +2

      @@ibrahimissack8455 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Waryaa garoobta maxaad ka sheegi

  • @abdidacar4095
    @abdidacar4095 Před 3 lety +13

    Waakaas fankii soomaaliyeed iyo heesihi xigmada lahaa.fanaaniinta iyo muqaalkuba waa cajab yusuf xaybaro iyo ayaan wadani hore usocda

  • @jamalabdihalane4351
    @jamalabdihalane4351 Před 7 měsíci +3

    Aadbeeey wlhi Heesta u keeneeen siida @Ayaan wadani Fanaanada Qarniga Keep going ❤

  • @mowlidabdikani9368
    @mowlidabdikani9368 Před rokem +3

    Khadra dahir io axmed ali cigaal ba kuleh waxani cod maha yaaqey💯🇸🇴

  • @alihersi2419
    @alihersi2419 Před 3 lety +26

    Luuqad asluubeysan, fanaaniin hidaha , dhaankaniuo askuubta ilaalinaayo iyo erayo xikmad leh. Maashaa Allaah.
    Fan waa kii hore iyo ragii sameeyey

    • @aishaadem9179
      @aishaadem9179 Před 3 lety

      Waxan filaya xasan qawdhan ba lahaa heesta

  • @mohamedyuur9618
    @mohamedyuur9618 Před 3 lety +9

    Dhaqan soomalidda ayaa ahaa inaan ninku guursan gabar kale isagoo ina adeeradiis iyo ina abtiyaashii joogaan waa halka ey leedahey ana waaqle hay dhigin

  • @istel3283
    @istel3283 Před 3 lety +11

    Ayaan wadani aad Baan u taageeraa❤🙏🇸🇴cod iyo hanaan iyo daganaan ilaahry waa siiyey🇸🇴🙏❤🎤waliba heesaha talantaaliga ah🎤❤🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před 3 lety +21

    Ayaan waddani cod macan sahra axmed 2 illahay haku daayo ⚘⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤🌷❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @fahiimamohamed9970
    @fahiimamohamed9970 Před 2 lety +4

    Big respect abdi askari wll
    Noosoobadi labadan fanaan siiba yuusuf xaybaro waayo sidaa heesaha umasoosaaro marka ummada ugafaa indeed ♥🎶.
    Thnks inta aragta fariintayda

  • @osmanshareefahmedyahya4336

    Labada Ugu Cod Macaan Qarniga Aan Ku Jirno Masha Allah 👍

  • @omaregal164
    @omaregal164 Před 3 lety +13

    Ayaan wadani waa fanaanad cod macaan waxaan jeclahay codkeeda waxaraha ku yaacsan tahay waxaan soo xasuustay magool iyo sahro Axmed, abaayo keep going

  • @ilhamqalanjo1537
    @ilhamqalanjo1537 Před 3 lety +6

    Ala yaa cizak ABDI ASKARI TUBE manshalah horay u soco heestaan iyada oo dib loo soo cusboonasiiyey in badan ayaan raadinayey thanks ❤❤❤

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 Před 3 lety +11

    Wuuw AYAN wadani BOQORADA CODKA wlhi adiga ah 2020 JIR oojoog abayo I'm from CANADA 😘❤❤

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 3 lety +8

    Faalo gaaban heesihi hore,waa xikmad iyo
    Murti halqabsi mahmah
    Erayo dhadhamaaya oo
    Micno iyo mug weyn leh
    Kaaga sii darane laxamadooda waxay ahyee kuwa cajiiba
    Alle ha u naxariisto fanaaniintii hore inta dhimatay inta noolna
    Alle cimri dheer iyo cafimad ha siiyo

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 Před 3 lety

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnn

  • @aaminosalad6042
    @aaminosalad6042 Před 3 lety +18

    Walhi heesihii hore in lasoo cusbooneysiiyo aad baan ujecalahy wayo dadkii hore oraah dooda Qaaar baanan fahmi jirin lkn mrkaan erey erey baan ufahmaynaa m.a horay usocda wllky yusuf xaybaro iyo ayan wadi fanaanin Aan jecelahy 💞💞💞❣❣❤❣❣❤❤❤

    • @boqran2974
      @boqran2974 Před 3 lety +3

      Dadkii hore dhuunta ayey ka heesi jireen yacni way guuxi jireen gows danbeedka ayey ka heesi jireen wayna reemi jireen lkn kuwan Hada dibnaha ayey ka heesan sasa loo fahmaya Mohamed mooga laga haya ma Rabo in kijada laga qaado heesagayga yacni wuu laxan adkaa

  • @destalin5081
    @destalin5081 Před 3 lety +5

    Mansho allaa ayaan hooyo waad ka soo baxaday heesta sidedi guulayso waa hawo taka oo kule waan ku raaxaytay cod kaga

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 Před 3 lety +6

    Ayaan wadani inantan waa inan qurux badan asturan cod macaan dhinac walba waana inanta kaliya ee taageero xaga fanka muqdisho iyada iyo xaawo degan waa hablo sharaf leh noolada from hargiesa 👏👏👏

  • @fali9372
    @fali9372 Před 3 lety +3

    W000W kama daalo dhagaysigeda heesaha ey so qado My Suldamada Ayaan Wadani i nolow Quruxaay 😍😍

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 Před 3 lety

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnn

  • @mohammadaskaricaruur2967

    Ilaaahay ha ku naxariisto khadra dahir , and long life the LEGEND ahmed cigal

  • @ibroosdirie603
    @ibroosdirie603 Před 3 lety +3

    Abdi Askari big respect. Fanaaniin aan kala dhicin iyo hees qaaliya. Ayaan Wadani waa fanaanad hoboladi waaberi la jaan qaadi karta.

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 Před 3 lety

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnn

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před 3 lety +2

    Haaaaaaaa hadaan fahmay musika live maha waa isa saar ok sideedaaneey deb ku tahay heesta 🌷🌷⚘⚘⚘❤❤❤❤💋💋💋🍬🍬🍬🍬🍬🍬ayan wadani alla yacizak adiga iyo xeybaro 👍👍👍

  • @zariabile6163
    @zariabile6163 Před 3 lety +8

    Fananiin aan taaGeeroH ayaan io YuzuF Going forward👐👑

  • @abdiwalidalmar1911
    @abdiwalidalmar1911 Před 3 lety +3

    Maashaa Allaah, si fiican bay u qaadeen, aad baa loogu baahan yahay dhallinyaro, suugaantii hore soo nooleeya. Adduunka ma uu jiro waddan aan heeso iyo suugaan lahayn, argagixisadu ha dhacdo Aamiin idan ka Alle.

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 Před 3 lety +7

    Ayan wadani fananad buuxda CZcams kawaynay sis sonoqo axsan cod ❤️❤️❤️❤️

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 Před 2 lety +2

    Iyagoo aan dhalan baa heestan la qaaday maanshaa Allah

  • @malakoslo
    @malakoslo Před 3 lety +19

    Gbadhan ilahay dartiis isaga jeclhy wllhi malin hore markay hestan dubayen aad ban ugu farxay markan arkay 🙈😍❤️

  • @deeqocalixaaji5295
    @deeqocalixaaji5295 Před 3 lety +5

    Masha alah sahro Ahmed ooyar codkedi ayaan wadahi hore usoco wll

    • @beabdirahman4815
      @beabdirahman4815 Před 3 lety

      Hestta Oroginal keda waxa Qaada Khadra Dahir,Iyaduna Khadra Ayay U Cod Eegtahay

    • @Mahrez7596
      @Mahrez7596 Před 2 měsíci

      Sahra axmed maaaha khadra daahir weeeye

  • @sadiiqsheikhdahir991
    @sadiiqsheikhdahir991 Před 3 lety +3

    Runtii ayaan wadani waxay lamid tahay fanaantii hore

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    gabadha khatraaaaaaycadayquruxqiimo ugu wadata dumar waqtigaan la joogo waayahan danbe.ihihiuhihiiiii boqoradadatan princesesesesdatan.👋

  • @mohamedaxmed9610
    @mohamedaxmed9610 Před 3 lety +1

    yusuf xaybaro kugu man Qaraarin sida raga qaar MANSHAALLAH cisii iyo maaagaacaga oo sareeya Wabeerigi Hore OR ayaad ............ sanad wacan oo wanagsan

  • @MMATvs
    @MMATvs Před 3 lety +2

    Yousuf xaybaro gacantiisa calanka Somaliland ayuu ku xidhay waaanu so dhawaynaynaaa viva somaliland

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 3 lety +3

    Xasuustiii Ahmed cali CIGAAL iyo khadra dahiir CIGE 😢😢😢

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 2 lety +1

    HEESTA JECEEL MAA AHAA EE MIICNO AYEEY XABAR SAN TAHEEY

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před 2 lety +1

    Ayaan wadani fanaanad nagu qaali ah , Abaayo Nooloow ✅🎵🎵🎵✅

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Před 3 lety +11

    Mashallah qurux aan dhamaan dhulkeena nimca fadhida

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Před 3 lety +15

    Meeshedii baad dhigtay ayaney heesta
    Lkn laxanka Ayan ku heeseyso waxay u Egtahay laxanka heestiii ahayd
    Bari shalay tamay noqon
    Barashadii toraatiyo bariidii maxaa heley)
    Heeskaz bay isku laxanyihiin
    Any way waa heees shidan 1 /9/2020 ban dhagaysanaysaa waaana xili carano iyo lockdown lagu jiro ✌🏽 uk jogaa

    • @kauzerkauzerina3327
      @kauzerkauzerina3327 Před 3 lety

      Heestan horaa loo qaaday laxankana iyada iska leh waxana qaaday Maamo khadra daahir iyo Ahmed cali cigaal lakin heesta kale way is yar Shabahaan uun ee isku laxan maaha 🥰

    • @asmadiriye8604
      @asmadiriye8604 Před 3 lety

      @@kauzerkauzerina3327 8b88p 9PM 80th round 0o0⁹j

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r Před 4 měsíci

    Mxn kabarankarnaa waxay aniga illatahay waa tana Sul mxy adiga kulatahay❤

  • @sagalabdirashiid3578
    @sagalabdirashiid3578 Před 3 lety +3

    ayaan wadani & fanaanki reer sanaag xaybaro bartedi wad dhigten heesta

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 Před 3 lety +3

    Xasuuusti axmed cali cigaal iyo khadra daahir
    Fan waa ki hore
    Runt way kaso dhalaaalen labaduba
    Keep going

  • @ilaccali2422
    @ilaccali2422 Před rokem

    Heestan maah maaha aad ayay ugu jiraan yacni Heestan waa xikmad kuligeed sida hesha XASAN GANAY LAGU YAQAANO TAN IYO KUWA KALE OO BADANBA

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Před 3 lety +3

    Yuusuf Xaybaro Abtigay Reer Sanaag Wan Ku Salamaya Al Fanaan Kabiir
    Meel Wacan Baad Dhigteen Adiga Iyo Ayaan Waddani

  • @banditmo09
    @banditmo09 Před 3 lety +5

    Masha allah gabdhan codaa ku dhamaday masha allah

  • @superlula2674
    @superlula2674 Před 3 lety +37

    Reer muqdisho noolad nabad waarta

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin

    • @maxamedfacemango519
      @maxamedfacemango519 Před 3 lety

      Ascokd

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Kunjeeer iyo kabadan.nolow wadafarxaday iyokunjeeer kuxamdinaaaayaa naaaa heee khatraaaaaay khatraaaay khatraaaaay qiimigu iyo aniguba khatraaaan soo maqloo qaararkii dumare hayeesheee heee heee yaa kudaraayo.iyaaaaa.mashaaaaalah.dumaryaashaassy

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před 3 lety +3

    Tanyari wayba danan masha allah been lama shego cod cajiib ah aya ledahay

  • @samahirdaahirmaxamad7282
    @samahirdaahirmaxamad7282 Před 3 lety +2

    Yusuf xybaro waxa thy fanan igu qaaliya horu mr wacn adiyo ayan gabadhan codka toolmoon

  • @Khadrahassan5612.
    @Khadrahassan5612. Před 3 lety +27

    Nin ka beer adag somali kuma arag dooxii waaheen buu raaciyay gabadhi🥺🥺

    • @Hooyo309
      @Hooyo309 Před 3 lety +4

      Abaayo intuu kuyaalaa Dooxa waaheen?
      Waa Dhankee dalka hooyo adooraali ah.

    • @Khadrahassan5612.
      @Khadrahassan5612. Před 3 lety +4

      Najma Muse huuno wuxuu kuyaal magaalo bulaxaar layidhah oo waqooyi bari kaga beegan magalada hargaysa halkaas buu kaga dara dooxa waaheen bad waqooyi!

    • @Hooyo309
      @Hooyo309 Před 3 lety +4

      Muna Hassan
      Maasha’allah waad mahadsantahay abaaye. Weligey ma aanan maqal. Waxaa jira mela badan oo cajiib ah wadankeena hooyo.
      Waqooyi bari iyo galbeed mina ma aanan tagin. Laakiin waan jeclahay in aan tago haduu alle yidhaahdo.

    • @Khadrahassan5612.
      @Khadrahassan5612. Před 3 lety +1

      Najma Muse adaa mudan qaali

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před 3 lety

      @@Hooyo309 wuu ku suubiye daa😂😂😂😂

  • @yasminhussein4374
    @yasminhussein4374 Před 3 lety +7

    Dad hibo faneed leh iyo hees micno weyn leh baa is heley ax yaa faniin nolaada

  • @abdirahmancboyofficial4755

    Wooow halkeeda dhigteen laba Fanaan oo cod haya keep going abdi azkari MHT ZNID

  • @aminamohamed7531
    @aminamohamed7531 Před 2 lety +2

    Ayaan heshed waa jacalahay masha allahaa keep going

  • @hudaahmedbulaale7258
    @hudaahmedbulaale7258 Před 3 lety +2

    Mar un waabo oo joog wajigagana utuudho hees shidan iga dheh💝

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 Před 3 lety

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnn

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 Před 2 lety

    Naayaa heesa iidoorka daa hadii kale ganaax

  • @nadiracishqi1338
    @nadiracishqi1338 Před 3 lety +3

    Ana hadal ku wiiqo dhulka ku warejiyaa kuwadaa
    Haday wadar libaaxiyo kuwadagaayan halis widh kman iraahden
    xanuun badanaaa ereyadu

  • @abdullahiahmedjeebo7185
    @abdullahiahmedjeebo7185 Před 3 lety +1

    Walee Meesha Wax Baa Ka Dhacay 🙏🙏🙏🔥🔥🔥 dab iyo Holac🔥🔥🔥

  • @abwaanshucaybyarexasan5383

    Gabadh cod fiican weeye wow qaraami time

  • @kadrafarah3865
    @kadrafarah3865 Před 3 lety +5

    Ayan wadani ax ya cod magol ayay sawabisaba wlhi 😘❤❤

  • @daletaalidaleta8838
    @daletaalidaleta8838 Před 3 lety +8

    Xasuusti riwaayadii jin iyo jecel
    Ee u lahaa Abwaan xasan ganey
    Lkn last week waa markii igu horeysi aan arko heest la duubaayo
    Labadan fanaan waxaan ku arkay
    Guryo same hotel markii ay duubayeen heesta
    Runtii ayaan inin aad u qurux badan

  • @user-qd6vu8pi5u
    @user-qd6vu8pi5u Před 2 lety

    Khadra daahir cige iyo ahmed ali cigaal ayaa horay uqaaday qoladan waxba kuma hayaan meesha

  • @mohamadziyaad581
    @mohamadziyaad581 Před 3 lety +22

    Heesdan inta u ryaaqday Farda taaaga 🤙

  • @ashamohamud7680
    @ashamohamud7680 Před rokem

    Masha alla abti abti cabdi askari alle hakuxafido abti wllhi waan kujeclahey allow nookaa xafid from mj iyo og

  • @drshanaaduqoow3835
    @drshanaaduqoow3835 Před 3 lety +2

    heestan waa mid ku fiican in lasii wado macnaha silsilad sidii kuwi hore , waana sugeyna insha allah inan aarsano ..

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 3 lety

    Isha allh reer muqdisho nabad allh hydinsiyo
    INKASTON KHDRA DAAHIR CODKEDA LA KENAYN hadana wey ku dhawaysay degdeg ba ku yar jira
    Lkn
    Ninku cigaal uma dhawa

    • @hindibulxan3029
      @hindibulxan3029 Před 3 lety

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alzakisuleimanghlil5452
    @alzakisuleimanghlil5452 Před 2 lety +10

    تحيه خاص لي شعب الصومالي وتدوم المحبة انا من السودان تضامنا مع شعب الصومالي

    • @mohaaalima9689
      @mohaaalima9689 Před 2 lety

      مرحبا يافرد وكد تحية لي شعبه السودان انا من افقاني

  • @nawaalofficial4943
    @nawaalofficial4943 Před 3 lety +1

    xaybaro my wllky qli cadowgaa ha jabo my jeexaygi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před rokem

    Tantan yartaan dagan khayrqabto marwa yareey dumarooo laquurin.yarta tanaaa laga dooqayjeclaaaday iyaaah kuxamdinaaayaa qadarinaaayaa.itadaa Runrun.iyadaa5👋

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Iyaaaaaah.ihihihiihiihhhii.heedheh tantan igadheh.

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 Před 3 lety

    21kii ramadaan
    soo jiidasho gaara cadka dahabigaa ee gabadha
    fanku ha waaro, farxadu ha waarto

  • @cabdirashidxasanciise4586

    Khadra daahir Alle ha unaxariisto codkeeda markaan maqlo waan jiricoodaa😅😅😅😅🤣🤣🤣

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 3 lety +1

    wuu ku daadshey ciil weynaa xusuus my legend Ahmed Ali Igaal and KHadra daahir

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 Před 3 lety

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnn

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před 3 lety +2

    Masha allah tanyare caadi ma aha Runtii way danan

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Před 3 lety

    Doorkan ragan la jira buuri tufida badiya my guy's love buuran idinku ahay saa nuuraya jacayl aan guur ku dhamaanayan buuri ku tufa thanks more ayaan xxbti

  • @diinteenuwaamacanalx429
    @diinteenuwaamacanalx429 Před 3 lety +1

    Xusuutii axmed cali cigal iyo khadra daahir cige

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 Před 3 lety +7

    Ayaaan wadani cod ayey ledahay
    She's boqortoyo 👉👸👸halkeeda ayey dhigen xeybaro iyo ayaan wadani

  • @shariif3040
    @shariif3040 Před 2 lety

    goorgiyo waalinimo way kaabuxda

  • @alijooker2075
    @alijooker2075 Před 3 lety +3

    Alla yacisak Wlhy ayaan iyo Yussuf way dadaalen Hore usocda wan Jeclahay fanaaninta heesihi hore qaada💯❤👏

  • @abdiyusufabdirahman6039

    midgahaan heesta waa ku ciyaareen

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 Před 3 lety +1

    Ninka xasadsana hayuu

  • @hodmanibrahim7705
    @hodmanibrahim7705 Před 2 lety +1

    Waaw ayaan aad baad u cod fiican tahay .

  • @cabdixakiincalimuuse5043
    @cabdixakiincalimuuse5043 Před 3 lety +1

    IGA GADAN TAN🙏💫✌💥

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 Před 3 lety +1

    Khadra daahir iyo axmed cali cigaal
    Xasuustoodi
    Codkii fanaanka iyo fanaadada yuusuf haybaro iyo ayaan waddani
    Erayadii dhaqanyaqankii heesihiisa lagu miley maahmaahyada culus xasan x claahi xasan ganay

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 Před 3 lety +3

    😭😭😭 xasid sana ninku 😭😭😭

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Absuttley.galaba waa cayn caynba cayn khatraaaaaaaay

  • @ilaccali2422
    @ilaccali2422 Před rokem

    Ereyadii ABWAAN XASAN GANEY

  • @sakikosar3696
    @sakikosar3696 Před rokem

    Waa heestii inan layaalka

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 Před rokem +1

    waad ku mahadsantiin sida wanagsan ee ugu luuqayseen heesta w caashaq

  • @caliyusuf9582
    @caliyusuf9582 Před 3 lety

    HeesiHii hore waa raxo soconaysa runtii labadan fanaana aay ku raxaaysteen runtii

  • @khaalidibra3923
    @khaalidibra3923 Před 3 lety +9

    Wlhi bilahi ayaan wadani axsan cod horay usoco wllshy

  • @fadumojamacbulalefadumobul2871

    Waa heestii heesaha

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Před 3 lety +3

    Ayaan wadani nasab wlh meshedi ayaad dhigtay heestan aniga xasuus gare igu ledahay 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdin5035
    @abdin5035 Před 3 lety +15

    War inaantu voice wcnaa 😁🧕🏽 ax yaa cod

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 Před 3 lety +23

    Yuusuf Iyo Ayaan si fiican bay ugu raaxaysteen heestan👏
    Ku mahadsanidin sidaad xaquuqda heesta u ilaaliseen👍

  • @shariif3040
    @shariif3040 Před 2 lety

    daadkan ilaahay waxu u abuuray in Aad kadocaysato ee ma waxad ledahay heestoba wa ducu iso dheelitiran

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před 3 lety +1

    dooxa waheen waxa la yidha todoba dooxba isku darsama waxay noqda waheen
    waxay ka galaa badda cas bulaxar iyo berbera dhexdoda ,,sida ula soco

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Před 3 lety +3

    Runti wa hees xusuus
    Mudan wan kahelaa
    Heestani khadra dahir
    Ahmad Cali cigaal

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Před 3 lety

    Wow Yousuf xaybaro xiistii hore oo dadsiga ahayd ayaan wadani wu ka aarsadey 2 fanan oo heersare ah

  • @aminafarah3676
    @aminafarah3676 Před 3 lety +1

    Ayaan ma reer Hargeisa 🌺♥️♥️♥️

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 3 lety

    Dhag dhag warbaa yimid🙆‍♂️
    Abdi askari tube wallee dhag in aad tahay👌

  • @muslimaabdirahman3917
    @muslimaabdirahman3917 Před 3 lety +2

    Heestaan qof ii macneeya baan u bahanhay

  • @bilincadey3636
    @bilincadey3636 Před 3 lety +5

    Ayaan wadani inta ila arktay in ay uurleedahy

    • @abdaleMedia6830
      @abdaleMedia6830 Před 3 lety

      😂😂😂😂😂

    • @susum9099
      @susum9099 Před 3 lety

      @@abdaleMedia6830 🤣🤣🤣🤣

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm Před 3 lety

      Kk

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety

      @@abdaleMedia6830 Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety

      @@susum9099 Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin

  • @naciimocali4216
    @naciimocali4216 Před 3 lety +3

    Xeybaro utatkena iyo ayan wadni m.a keep going wllo horay usocda