SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 12. 2013
  • SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA FARSAMADII SOMALI TOTAL ENTERTAINMENT
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
    • Saynab Labadhagax New...
    ~-~~-~~~-~~-~
  • Hudba

Komentáře • 1,3K

  • @abdikafi5322
    @abdikafi5322 Před rokem +175

    2023 hada dhagesaneso hestan legend aya tahay wanaag oo idil ayana kuu rajena wllkay ama walashay ♥️👋

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO Před 2 lety +143

    2022 Hadaa daawanaysid LEGEND baatahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Před 3 lety +285

    Heestan Xasuus Gaara Ayay iiledahay
    Caawa ayaa sidaan u raadinayay Hely
    December 2020/20 War hada iga Dambeso like hayla dhaafina😭❤

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 Před 3 lety +69

    2021 laketa hayla dhaafin waan ogahay inad comentigayga akhrinaysode🤣🤣

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 Před 4 lety +71

    yaa ila arky dalmar inuu markan qurux badnaa macnaha caatada jeedaa aduunka wlhi caato wax qrux bdn ma jirto love you dhuudhuupka❤❤

  • @Queendaha
    @Queendaha Před 10 měsíci +27

    Wooow hees waa dhaafty❤❤❤2023❤hadaa iga danbayso wll salanta iga qaad🤝

  • @animelov8457
    @animelov8457 Před 5 lety +443

    Yaa ila daawanaya 2019 like ha ila bakhaylina

  • @amiinabdi538
    @amiinabdi538 Před 4 lety +248

    Intaa iladawatay 2020 like dac dac kusi on love somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suleymanali431
    @suleymanali431 Před 4 lety +212

    Yaa dawanayaa 2020 gacataa taag lakii halkaan maheseyaan ee weey meyteleyaan not singing but exaggerating like they are singing 🎤

  • @miimoabdule
    @miimoabdule Před 4 měsíci +19

    2024 still😂❤

  • @gumburahabankachannel4781
    @gumburahabankachannel4781 Před 3 lety +148

    wow!!!! inantu cod macaana maasha Allah, waxa kasii wanaagsanaanlayd in quraan lagu aqriyo wiilkuna kadaran. yaa igu raacsa???.

  • @sacdiyayassin747
    @sacdiyayassin747 Před 3 lety +95

    Yaa ila daaawanaya 2021
    Like haila dhaaafina❤💫

  • @Ikhruush
    @Ikhruush Před 4 lety +69

    2020 dhac igu sii like gacanta so taag

  • @ayancadey7985
    @ayancadey7985 Před 4 lety +30

    2020 yaa ila dawanaya hestn 👍

  • @caydiidfarah5616
    @caydiidfarah5616 Před 5 lety +197

    2019 yaa daawadeynah like ta ha ila dhaafin plz

  • @Sharoobo
    @Sharoobo Před 5 lety +25

    hestan ka daalo waayo commentiyo an ku qosla yala mesha wlhi wax uma imado comentiyadeda qosol ah somali dhib badana😂😂😂 28/12/2018

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 Před 5 lety +233

    Yadawanay gacanta tag🙋and like 2019🙏🙈💃💃 😊😘🖒🖒😜

  • @abdirizakaxmed5527
    @abdirizakaxmed5527 Před 5 lety +21

    yaa dawanaya ila hada 2019 gacanta taag 💃

  • @nuurhajji7258
    @nuurhajji7258 Před 5 lety +25

    Juun/2019 yaa ila dawdy like ne hadhafin plz👈😍

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 Před 2 lety +60

    Hestaan weli wan jeclahy maba laga dalayo 2013 up to 2022 still another level😁✌

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 Před 5 lety +266

    12 july 2019 yaa dhageeysanaayo like ta igu soo qabo wll mcn mhdsanid 🤣🤣🤣😂😂😂💯💯💯👋👋👋❤❤❤❤🙏🙏🙏inaba caadi ma aha heesta

  • @MohamedAbdiMohamed__
    @MohamedAbdiMohamed__ Před 5 lety +20

    2 july 2019
    Ayaaa ila daawanaayoh like ta ha paqiilin🙏🏿

  • @Abdimohamed2795
    @Abdimohamed2795 Před 2 lety +16

    Xasuus iyo wayo wayo mantaan dib udhageystay👏👏👏👏

  • @osmanwehliye7696
    @osmanwehliye7696 Před 5 lety +18

    Yaaaa daawanaya 2019 like saaar

  • @AliHassan-mr1qr
    @AliHassan-mr1qr Před 4 lety +11

    Yaa ila daawanoyo 2020🤣

  • @Adnan_ismael
    @Adnan_ismael Před 6 lety +243

    2018 Ya dawanaya 👍🏽👍🏽😆

  • @ZamzamAlpiiofficial
    @ZamzamAlpiiofficial Před 5 lety +18

    Yaa ila dawanaya 2019 like igu so qabta

  • @fatumayussuf6787
    @fatumayussuf6787 Před 4 lety +10

    Yaa daawanaya 2021😂😂😂♥️Allh hana gaarsiyo

  • @MbkAtay
    @MbkAtay Před 4 lety +8

    inta ila dawatay during quarantine 2020 👊💯 Somali people to the world 💯🌎💕💪

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 Před 3 lety +133

    🖑Salaantaan Waxaan u dhaafaya dhalinta ay heestan 2050 Qaarami unoqon doonto, Heestan waxaa horey u qaaday Kinsi Xaaji Aadan iyo Saciid Mire Xeydar (AUN), Heestaas Muuqal ahaanteeda marka daawano anigga iyo jiilkeena hadda waal layaabna Waliba waxay la noqotaa Casri jaahiligi in lasoo qaaday😂😂 Lkn iyadoo Casri u aragno baa soo qaadanay waliba Modelki ugu dambeeya ah inkasto 7sano kahor laqaaday, Balse waxa laga yaaba idinka (Jiilka 2050) in aad layaabtan qaabka heesta loo qaaday Waliba casri jaahili inaa nagu tilmaam-taan😂😂.
    01/01/2021 Happy new year❣.

    • @misbaaxmisbaax6911
      @misbaaxmisbaax6911 Před 3 lety +8

      Haa wlhi runta waye dadki hore anoqonena anaga 2050

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 Před 2 lety +2

      Maanta axad 19/9/2021

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 Před 2 lety +12

      Tolow xiligaa magaaridoonaakkkk ilaahoow xiligaa komantigan itus

    • @mariaali677
      @mariaali677 Před 2 lety +12

      😂😂😂waaa qoslay wlhi hesah socdaal bey qarami ahan udhageysan donan
      Wey naga nasiib xunyihiin

    • @zalmamawliid4921
      @zalmamawliid4921 Před 2 lety +2

      Hada argnaa happy new year 2022

  • @himilotrainingacademy663
    @himilotrainingacademy663 Před 5 lety +7

    maasha allah gabadha fanaan ka aan ku dhaar to
    cumar dhuule cali
    SAHRA CUMAR DHULE
    iyo waliba fanaaka qaaligaa ee
    DALMAR YARE
    HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA

  • @abdulkadirhajiahmed1368
    @abdulkadirhajiahmed1368 Před 6 lety +223

    2018 yaila dawanaya inti iga danbeysa like igu sharfa

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 4 lety +19

    𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐰𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧 10 𝐣𝐮𝐧𝐞 2020
    9:6 𝐬𝐮𝐛𝐚𝐱𝐧𝐢𝐦𝐨 𝚊𝚛𝚋𝚊𝚌𝚊😁🤞🙏

  • @zakihollan8958
    @zakihollan8958 Před rokem +8

    Yaa Sallaam! Dalmar iyo Sahra Bravo Heestaan hada kun mar fanaanin kale isku dayaan Saad uqaaden uma qaadi karan Sahra codkeda emotionka leh waxba lagama qaban karo Dhanka kale dalmar kama faalloon karo wallaahi ninkaas cod buu alle siiyey Alle Yacizak Allaha idiin sharfo umada somaliyeed hada waa dhamaadka 2022 heestan waxkabadan 8 sano baa ka soo ka wareegatay hadane lagama xiiso dhaco

  • @simanincabdisimaanincabdi8000

    2019 21march yaailadawanayo💋💋💋😍😍👈👈

  • @Hogolnews
    @Hogolnews Před 2 lety +7

    Heeso kuwan baa ahaa ciyaal Tik Tok hadii ay isku samayn lahayeen wax kale baa ka dhalan lahaa😩😂😂😂SALAM

  • @iam.legendar
    @iam.legendar Před 2 lety +4

    Heestan anoo yar ayaa ka dhagysan jiray TV-ga wllhi 2016 ❤️
    Gold voice❤️👈
    4/11/2021 today

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 Před 3 lety +7

    18 may 2021 yaa dhageysanayo rer muqdisho is muujiya 🇸🇴❤🇸🇴🥰❤

    • @najmariyan8162
      @najmariyan8162 Před 3 lety

      Malintan aapahy waayy ilhy hku naxriisto aapo mcn 18 may 2021 adunka ugu necpahy😭😭😭😭

  • @mohamichu6711
    @mohamichu6711 Před 4 lety +37

    YAA ILADAWANAYO HEESTAN BERITO WAXAN SUUGNOO WAA UHURU INU NAGAA QADOO CURVEW ISLII SHARAFTA ALLAH HAKAQADO 😂😂😂🙆‍♂️🤷‍♂️

    • @fatumamahamed7753
      @fatumamahamed7753 Před 3 lety

      Huuh with a huno 🤯🤯🤮🤮🙀🙀💯🧠👍👎🦁🦁🦁🦁🍟🍟🍟🍕🍕♌♋♊♈🏧

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Před rokem +30

    After 10 year’s ban daawanaya ❤😅Old is Gold 🥇 Inta iga dambeysa waa idiin salamaaey sidA u dhantihin 🙏🏿

  • @mohamedamiin7502
    @mohamedamiin7502 Před 4 lety +39

    11 Oct 2019 hh dawanaya

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 Před 4 lety +13

    Who's watching 2020🤔

  • @faati3019
    @faati3019 Před 4 lety +11

    2020 HaDaaD DaaWaNaYSo LiKeTa Ku FhoRPaaX🙋👏😃

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 Před 5 lety +32

    still I'm watching 22/3/2019.
    like ha igala balhaylin

  • @daauudali3989
    @daauudali3989 Před 4 lety +21

    dhamaadka sandka 2019 yaa ila daawanaya like ta igu qabo

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 Před 5 lety +6

    Yaa daawanaYa 2019 like dheh

  • @Aarka_official
    @Aarka_official Před 5 lety +4

    2019 inta dawneyso like ta. Isara alle ha idn sharfee somali weyn nolada

  • @cumarabukar6472
    @cumarabukar6472 Před 5 lety +6

    Ma ogtahay dhigaygoow,
    Wllyal 2019 yaa daawanaya like-ta

  • @princesskowsar6211
    @princesskowsar6211 Před 5 lety +180

    😂😂😂😂😂😂 so funny wallhi this two🤣👏January 20, 2019

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash Před 4 lety +22

    Anoo geel lajoogo baan dhageesan jiray 2015 hadana waaa 2020 canada gaarigeyga dhexdiisa baan kudhagesanayaa😂😂😂😂🙏

  • @aaminacabdinuur4779
    @aaminacabdinuur4779 Před rokem +2

    From Tikto waliba family yuukey iyo naxwa 😂😂😂😂

  • @najuudayib1563
    @najuudayib1563 Před 5 lety +8

    Am still watching it still in 2018 ain't getting tired of it this😍

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 Před 3 lety +5

    It is 2021... i didn't knew that you are the daughter of legend Cumar dhulle.
    Sahro cumar dhuule
    Hodan Omar dhuule
    Khadra Omar dhuule
    Guuleysta
    Reer Omar dhuule
    Legendka jaceylka
    Waa ninka keli ee bilada jaceylka hysta xiligii mohamed Siyaad Barre

    • @cabdikaani8594
      @cabdikaani8594 Před 2 lety

      Waxaa sodhaweyna dhalinta 2070 hestaan qaraami u dhageysan doonta

  • @AA-ct7so
    @AA-ct7so Před 6 lety +12

    2019 yaa iladawayo

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Před 5 měsíci +2

    What a amazing song.!😮
    Still listining 12/02/2024.🎻🔥

  • @kherssimunshur1678
    @kherssimunshur1678 Před 3 lety +15

    Can't believe am here tonight watching this song for almost the 10th time.... 31/10/2020

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 Před 3 lety +12

    Maantay ii haysataa heestani wlhi lkn waxan ahsy baydka labad ee dalmar qaadayo😂😂😂😂😂

  • @somaliscott7276
    @somaliscott7276 Před 4 lety +5

    2019 dhamadkiisa qofka ila dhagayzanaya like ha ziiyo

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 Před 4 lety +17

    2020 liketa🤔🤸🏽‍♂️

  • @gelebalal7880
    @gelebalal7880 Před 3 měsíci +2

    Inta 2024 ila dawaneysa like 👍 haila dawamarin 😂😊

  • @dwight9024
    @dwight9024 Před 3 lety +12

    First of all greetings to everyone👋
    During leasure time this one's mi fv song!!! Absolutely incredible!!!

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 Před 4 lety +4

    Ma ogtahay Dharaarahan Rabi TaaNka awga DhabazhaaYa zuuqada dhar la aan inaan Maro
    Aaar BeeN waYna 2020 inTa Heesta ku qososhaY like ku qabTaH😂😂😂😂😂😂

    • @kasimdabow5840
      @kasimdabow5840 Před 3 lety

      Way kuciyaaren hesta wlhi way badaleen mirihi lagu yaqaani Ma ogtahy dhigeyow dhamakaaga awga dhabayaasha suqyada dhar la'aan inaan maro sidaa ayay ahaan jirti Allah unaxaristo Sacid Mira xeydar iyo kinsi xaji adan

  • @rajosame9437
    @rajosame9437 Před 4 lety +4

    Heestan 2013 ayan telephone kusoo shuptay imkkana xusuuus 2020. 5. 22

  • @jamaaldhoombe327
    @jamaaldhoombe327 Před 4 lety +29

    Intii halkaan utimi comment akhris
    Like iska Saar

  • @rahmashukri9476
    @rahmashukri9476 Před 3 lety +7

    Gabadha codkeeda sibuu ii tabanayaa😢😢😢💗💫

  • @mohamedjamal5965
    @mohamedjamal5965 Před 6 lety +9

    What A song ....
    Bom 😍😍😍 I liket

  • @deeqfour4472
    @deeqfour4472 Před 4 měsíci +2

    2024 hadi ad dawaneeyso like isaar

  • @osmanabdi9363
    @osmanabdi9363 Před 6 lety +272

    Walal/walshy hadad Dalmar Yare fan utahay like isr ado kuu faraxsan... Thanks friends

  • @ahmedk5064
    @ahmedk5064 Před 4 lety +38

    this is one of the songs i love to listen, it make me happy when i am sad

  • @hassankunow3905
    @hassankunow3905 Před 5 lety +10

    15th Dec 2013 to date not getting tired of this song...
    4th Feb 2019

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q Před 4 lety +3

    Yaa dawanya 2020 like hygala bkhylin✌🏻☺️♥️

  • @ayshaosma9942
    @ayshaosma9942 Před 5 lety +12

    Yaa ilaadaawanaya 25/March/2019 time 11:36Am

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 Před 5 lety +4

    Nice fannaaniinta cusub waa keenteen heesta. Excellent voice dalmar yare iyo Ina cumar dhuule

  • @abdifitah.
    @abdifitah. Před 4 lety +3

    2020 hadaad dawaty plz like micnahedu thy inadawneyso

  • @nadiirmuuse3735
    @nadiirmuuse3735 Před 3 lety +2

    From Somaliland inTa iladawanysa 10 march 2021 liketa ku Xariiq✍✍

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 Před 5 lety +38

    I still watch this song 2019 nice song🙏💓

  • @pacifierboy
    @pacifierboy Před 4 lety +8

    dead😂😂😂
    that laddy is sounding like the mosque generator

    • @box5319
      @box5319 Před 3 lety +1

      😂😂🙆🙆🙆🏃

    • @babasuleiman900
      @babasuleiman900 Před 2 lety

      Hahaha.She sings that she dreams of him in her sleep and gropes in the dark to confirm if he is by her side.And requests that he carry her on his back for she is lighter than a tiny whip.And to crown everything, she asserts that an overwhelming love for him has driven her insane.And that she literally patrols the streets and lanes of the market stark naked searching for him earnestly.

  • @sergiomacasaro3194
    @sergiomacasaro3194 Před 4 lety +6

    Ya ila Daawanayo 2020 Manta Hadaad Dawaneysid like io Comment Wax lee igaga Tag❤💯💥

  • @jamacmohamud5230
    @jamacmohamud5230 Před 5 měsíci +1

    2024 hada dhagaysanayso heestan legend baa taahay😮😮

  • @abdinasirabdinorhussein4559

    2021 yaa ila dawanaya🤩😂😍

  • @carabalcadaalachannel3268

    mid cusub la imada tan hore a lo qade allaha u naxariisto kinse xaaji aden iyo saciid mire xeydar

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 Před 4 lety +3

    Yaa Ila Daawanaaya 2020 like ha Ila dhaaFina Adeeryal

  • @chakimjayson8042
    @chakimjayson8042 Před 2 lety

    Heestan wxaa xasuustaa anigoo dhigta fasalka 4aad primary school ayaan dhagaysan jiray anigiyo saxbky marna walalky maxamed jamac wxan kadhagaysanaynay telifon oking ah tariiqdu wxay ahayd 2013 hdana aniga iyo sxbkyna waanka aadany waayaha aduunkaa nakala kaxeeyay hda anigu wxan siiwataa wxbarashadii masha alah sxbkyna hda wxa uuleeyahy 3 caruura masha alah manta tariiqdu waaa 22/7/202 ,, waaa malin jimce ah sacadu waa 5:00 wxn sxbky urajaynayaa cibri dheeraad iyo caafimaad taama

  • @nazraapdirizak1573
    @nazraapdirizak1573 Před 4 lety +2

    yaaladaawanaaya 2020 like hayga ilaawin wll qali

  • @naimahoney543
    @naimahoney543 Před 5 lety +9

    Still Iam watching 12-june-2019😂😂😂

  • @lovela1098
    @lovela1098 Před 3 lety +6

    Am imagining "hadaba dhabarkaga igu qaad dhangad waan ka fududee "hhhh1😁😂

  • @dagancadey9250
    @dagancadey9250 Před 3 lety +3

    August 7/2020 yaa ila dawanaya hees aan ka dalin waye🥰🤗❤

  • @yasminlove3779
    @yasminlove3779 Před 5 lety +25

    Old but gold still love it

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 Před rokem +3

    Cawa ano jawi ku jiro dhageysanay muqdisho beydhan masajidka ali jimcale xaladaha ilahey unba og blse alx 2018 ayan nairobi ku dhageysan jiray cawa tiktok inta ku arkay so radiyey insha Allah Hada nolahay mar kle o waxa cAa iga guxayo an rumeyey aan ku fashilmay ban so Laban Dona insha Allah ilahey qof wlba Mesha u ka bahan yhy haka baahi tiro 😢😢😢

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 Před 5 lety +31

    2019-march-27 from south africa ya dhegta ku haya ishana ka daawanaya dhexdana jabinaya

  • @nzarmohammed4647
    @nzarmohammed4647 Před 5 lety +1

    Greeting From Sudan

  • @oscarismailoscar5728
    @oscarismailoscar5728 Před rokem +5

    9/12/2022 friday Morning.

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 4 lety +8

    Yaa dawanaya 2019😂😂😂

  • @abdimalikfarah7584
    @abdimalikfarah7584 Před 2 lety +7

    this is my favourite song i listen when i am sad 🥺✌️11/9/2021 malin jimco ah 4:11 ani io jampa 😀💪

  • @timiraalisheikh3413
    @timiraalisheikh3413 Před 4 lety +2

    I love this song.......😍😍

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 Před rokem +1

    I m still listening this song Waxaan xasuus taa waawaayo waagii nabada cabsi ma jirin anagoo yaryar ayaan 1:00 am tiyaatar ka soo laaban jirnay Walaahi nabad gelyadu waa shay qaali ah

  • @azuumali4813
    @azuumali4813 Před 3 lety +12

    Wax igu kala filay garan mayo😭malin khamiza bisha tarikhaduna sanadka cuzub 1/7/2021 sacaduna 8:45🥰❣

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle Před 2 lety +6

    Yaa ila daawanaya 05/12/2021
    2:25 am casirnimo allow riyooyinkeena noorunee aamin like isaara please ❤😪

  • @Amiira-qalbiwanag
    @Amiira-qalbiwanag Před 5 lety +2

    2020 yaa ila daawanaya
    ☝☝🙌

    • @omarfarah1621
      @omarfarah1621 Před 5 lety

      Abaay abaay...walaaleey aduunka dhinacee ka joogtaa😂😂😂

  • @abdinaasirmustaphe8532
    @abdinaasirmustaphe8532 Před 10 měsíci +1

    2023. Sep-15. Ayan dib u dhagaystay. Anigo kusugan canada. Waxan so xasustay dareen gooniya ay heestan wadato🥺❤️