Deeqa - Abdifatah Yare New Song 2010

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Hees Cusub Deeqa - Abdifatah Yare 2010

Komentáře • 370

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 Před 3 lety +28

    Wakhtigu waa soconayaa dadkuna waa in iyo off
    waayaha dunida wax ka qabasho ma leh cajab! 2010-2021...11yrs ago! .......
    Deeqa waa ku salaamay hada halkaan soo boqoato wakhtigu haku wacnaado

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Před 3 lety +22

    Yaa nala dhegaysanaya 2021 aniga iyo bille cawil xaji cumar lxamaystihi waynaaaaa😍

  • @xidigtaborama5034
    @xidigtaborama5034 Před 4 lety +28

    Heestan wxa iso diiray isla cawa oo bishi may 20/5/2020 Jacaylkyga wana marki igu horaysen dhagaysto heestan wanan ka helay qiray I gLisay ❤️Alleh calaf ha igu daro 😢

  • @abdirizakdaqare5975
    @abdirizakdaqare5975 Před 3 lety +26

    Magacan deeqa wan u qiray inuu yahay kan ugu nasiibka badan 👏👏

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz Před 7 měsíci

      Magac lawada jecelyahay ❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +25

    Magacyada ugu Nasiibka badan uguna amaanta badan dhinaca heesaha oo gabdhaha waa Deeqa & Ayaan ❤️

  • @Ebyaan
    @Ebyaan Před rokem +12

    Waa barqo subax salaasaad xasuuso hore ayay heestaani dib iigu celisay, aad baan qalbiga uga gubanaya balse dadka iigu xeeran qosol beena tusa, fadlan jacayladiina ilaashada oo hayska dayacina.❤
    25 apr, 23

  • @MahadAbdi-sf3so
    @MahadAbdi-sf3so Před 4 měsíci +3

    2014 UP TO 2024, Heestan macan kama daalin ❤😊
    Dareenkii naftaydaay❤
    Dakhligaad daweyso❤
    Dookhaygi baa tahee❤
    Deg-deg deeqay imow❤
    Aan dadab galne❤
    The Real Goat ABDIFATAH AHMED TACABIR Ilaahey wuxu hibo u siiyay 6 dhuumod haddi aad heesihiisa u firsato waad dareemaysa balse wadadii wanagsan ayu ka doortay😮🎉.
    Haddii aad iga dambeyso comment like garee si aan wakhtiyo badan usoo booqdo Mahadsanid👍

    • @MahadAbdi-sf3so
      @MahadAbdi-sf3so Před 4 měsíci +1

      😮

    • @Jawaahir617
      @Jawaahir617 Před 3 měsíci +1

      ​@@MahadAbdi-sf3sosaaka ayaan dhagaysanayaa kkkkk inaba caadi maaha

    • @MahadAbdi-sf3so
      @MahadAbdi-sf3so Před 3 měsíci +1

      ​​@@Jawaahir617Lagama shekayn karo ,17 May 2024 3:42 Habeenimo ❤😊😂

    • @msshalgan7336
      @msshalgan7336 Před 3 měsíci +1

      Aniga hada iigu horeso hestan wan kahelay magaceyga meeqo hees loqaday lama xisabin karo am proud in Deeqa ila baxen walidinteydi😍❤

    • @Jawaahir617
      @Jawaahir617 Před 3 měsíci +1

      @@MahadAbdi-sf3so aad iyo aad

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 Před 4 lety +38

    22- 02-2020 yaa ila dhageysanya heestaan cawa ???

  • @abdirizakmohamed5872
    @abdirizakmohamed5872 Před 3 lety +28

    Who still listening this beautiful song 2021 😍🤩 abdifitaah yare what a legend 🤩 we miss you

    • @Super-lz3uo
      @Super-lz3uo Před 2 lety +1

      Sxb kula mid ahay Wali dhageysanaya

    • @abdirizakmohamed5872
      @abdirizakmohamed5872 Před 2 lety +1

      @@Super-lz3uo
      Fankii hadaa wax aan waxbe aqoon ba ku ciyaadhay

    • @Super-lz3uo
      @Super-lz3uo Před 2 lety

      Haa sxb murti weey dhamaatey hadal bey music noo saaraan

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Před 10 měsíci +5

    After 13 ayaan dhagee sanayaa old is diamond 🔹

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Před 10 měsíci +6

    Heestan waan jeclahay markasta aan jabnaynayo waan dhagaystaa".❤😂

  • @yazzyhassan7274
    @yazzyhassan7274 Před 8 lety +82

    omfg!!! this guy is soooooooooo amazing and look how many people watched this btful song 😱😖😖 I mean c'mon guys y'all missing out ❤

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 Před rokem +30

    Its October 2022 let's see how many legends are listening to this masterpiece

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson Před 4 lety +18

    Abdifitah al ahmed tacabir waabari ka dib qof lamida fanka somaalida kama soo bixin tariiqduna waa 1/11/2019 habeen jimca ah

  • @mohamedabdullahmohamed7606

    >>>>>> Kadib markaan helay jeceylkeygi oo aan aroosay only before two months waa soo booqdey Cabdifitax Legend Allha ku sharfo >>>>>>

  • @ubaxcismaan5968
    @ubaxcismaan5968 Před 6 lety +11

    Anigu waan yaabanahay fanan lamida ma arag abdifataax walaahi bilaahi alla codmacaaanaa ax ax ax wllo waan.ku taageera abdifataax 2018 wali waan dhagaysanayaa

  • @nusaybakhadar5123
    @nusaybakhadar5123 Před rokem +4

    Alxamdulilah nabad ba ku qadaynay kuna tukaday jawiga lagama sheeken karo Roob na haya alx waxan uxiisay jacylkaygi abdifatax Khadar Hussen tajwiid fiqi 😂
    Miss u mcne wakhti dheerba iga maqantahay inshllh ayaamaha so socda aya rajaynaya ina iso laabato xoogba kugu xiisay wlhi noloshydi meelkasto aad joogto alle haku amaansado mcne hawlahan alle haku fududeyo 😢wanagaaga ma ku qeexi karo halkan lkn ilahay abaalkaga janno haka dhigo farxadada naxariistada kaftankaaga cid kale kama helayo wlhi ilahaw igu dar calaf samada furane oo iga sii ubad sidiiso kala u fican u karti badan
    22/8/2023
    2:25 duhur salaasa😢❤❤❤❤

  • @ubaxwarsame
    @ubaxwarsame Před 13 lety +9

    bilad ayaan ku siin lahay heesta deeqo cabdi fataax waxaan ku rajeeyni nabaad qab iyo noolol cafiimad badaan ku gaar sanab waalbo

  • @cmbreally6913
    @cmbreally6913 Před 4 lety +15

    Heestaan mark sobaxaeysay inanta isla soconay maant waa hooyo 5 caruur heeysato alxmd alle ha usiyaadsho anigne wuli doob ban ahay 2020__1__10 ya ila dhageysanayo Osla Norway 👌

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 Před 2 lety +8

    Abdi fatah fanka hibo ayuu u lahaa 2022 still listening

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 4 lety +12

    Heestan ma ilaabo habeen aan masage ku diray iyo darenka farxada leh ee aan daremayay barismad wuu badnaa💔😭

  • @ilwadmohameth5163
    @ilwadmohameth5163 Před rokem +3

    Abdifatah waa dareen socda codkiisu,keliya codkiisa ayaa taabanaya meel dheer oon hadal kale wxba ka tari lahayn😢❤

  • @maxamedshabcaan3262
    @maxamedshabcaan3262 Před 11 lety +14

    allaaya baarik eesh calaa fanaaan cabdi fatax axmed tacabir sxb aad baan kuugu mahadinayaaa heestaa aad xaaskayga magaceeda ku soo qaadey waliba dartey

  • @KhalidAlimohamed-fc2ck
    @KhalidAlimohamed-fc2ck Před rokem +1

    C.fatax yare waan taageeri jirey fan kana waxa uuzoo gaba,gabeeyay 2014 hargeisa ayuu ku soo gaba gabeeyay. Maantana waa sh masha Allah ilahay cimriga iyo cafimadkapa ha uziyadiyo izaga iyo inta umada islaamka ahpa

  • @Yahyemohamed-1
    @Yahyemohamed-1 Před 4 měsíci +2

    Xasuus Gaara Bay igu Reebtay 2013dii.
    Caawa Oon Dib U Milicsaday Kulankeedii Lajogeedii Nasiib Uma Yeelan inan Xiligaan isla Soo Gaarno, 😮 Waqtiga iyo Waayaha Baa inakala Fogeeyey Nolol Qurux Badan Nasiib Wanaagsan U Rajaynayaa. { Deeqa Dabac Wanaagey. 🥰🙏 }

  • @ridwaanteeriyo2153
    @ridwaanteeriyo2153 Před 10 měsíci +1

    Waa habeen arbaca oo khamiis soo galayso , 10kii habeenimo , heestan dareen iyo deganaan bay leedahay ereyga iyo macnaheeda macaan wadnaha ku da'yo , xasuus iyo wakhtiyo xiiso leh baa dalaca kala socda oo naftuna waayaha dhex dabaalanaysa ,
    Waxaa nasiib gabadha magaca deeqa iska leh , waa magaca ugu qaalisan ee gabadh soomaliyeed loo bixiyo ❤ ,

  • @miiraalemediapro
    @miiraalemediapro Před 4 lety +33

    Heestan 2010 markay soo baxday ayaan aadu dhagaysan jiray gaar ahaan xiliyada roobku da.ayo ayaan headphone u xidhan jiray
    Ilaa hadana waan dhagaystaa
    Date 2019 october 28
    Saacada 12.50 am
    Goobtuna waa hargeisa

    • @farihaosman4769
      @farihaosman4769 Před 3 lety +3

      Omg hestan wakhtigayso baxday waxan aha12jir mantana waxan dhagaysanaya ano dhalin yara oo 22jir ah goobtana hargeisa mantana igu horaysa heestan maqalkeda

    • @miiraalemediapro
      @miiraalemediapro Před 3 lety +1

      @@farihaosman4769 oķ soo dhawoow oo ila dhagayso hadaba waliba isku xili aan dhagaysano ok ??

    • @farihaosman4769
      @farihaosman4769 Před 3 lety +1

      MIIRAALE MEDIA PRO waniga cawana kuso labtay hestan aadban uga helay

    • @abdirizackhaaji2957
      @abdirizackhaaji2957 Před 3 lety +1

      @@farihaosman4769 aniga markas nairobi ku aroosay studio balanbalis ka soqatay CD 🤣🤣🤣

  • @AhmedHassan-dx2pn
    @AhmedHassan-dx2pn Před 4 lety +6

    Heestan Waxay igu leedahay taariikh gaar ah inkasta oo calafku nakala kexeeyey ma waxaan dhagaysanayaa 2020 from 2010 ten years after ayay kulamadayadii I hor yimaadeen how you see

  • @AhmedAhmed-rl1xg
    @AhmedAhmed-rl1xg Před 7 lety +10

    heestan Inaba caadi maaha 👌 👌 maalinti 15 jeer ayan ku ceshadaa waxan kala garan waaya goortan 40 miles aan jaray cod ayaa ku dhamaaday abdifatah yare

  • @Shabco_qaadi12
    @Shabco_qaadi12 Před 2 lety +14

    After 11 years. Old is gold. 🖤

  • @HD-pb5yk
    @HD-pb5yk Před rokem +2

    Old is Gold inta dawanaysa 2023 wakhtigu haydiin wacnado zhpyal 🙌

  • @naimaahmad6876
    @naimaahmad6876 Před rokem +2

    Anaga iyo fankeenuba waa kuu boholyownay cabdifataxow 💔

  • @ubaxwarsame
    @ubaxwarsame Před 13 lety +6

    bilad ayaan ku siin nahay heesta deeqo cabdi fataax waxaan ku rajeeyni nabaad qab iyo noolol cafiimad badaan ku gaar sanab waalbo

  • @abdirahimkayse1751
    @abdirahimkayse1751 Před 3 lety +6

    16.2.2021 yaa ila dhagaysanaya jacayl jacayl baan dareemayaa wllhi

  • @alimacruf5889
    @alimacruf5889 Před 5 lety +13

    Kama daalo dhageysiga heestan Abdifatah tacbir cod baa lagaa ii bineyaa Inkastoo uu hada dhor sano ka hor fanka uu ka baxay hor mar wacan baan leeyahay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 3 lety +17

    Legend Laba maaha fanaan kama dambayn Ustaad Cabdifataax Ahmed Muuse Tacabir King Of Voice.

  • @xanaanxaragoofficial1089
    @xanaanxaragoofficial1089 Před 3 lety +6

    Aniga Abdiftah Ilaa Hada Ayaanba Uhaystaa Fanaankeyga My Hero My Everything Aad Baan Ugu Fara Adkakahay Tageeradiisa hadan Ayaanba Dhagaysanayaa

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 Před 3 lety +2

      Fanaan culusbu ahaa

    • @yazzeinapdiqaniyazzein3706
      @yazzeinapdiqaniyazzein3706 Před 3 lety +1

      Waaa Fanaanka kaliyeee aaan nolozhayda oo dhan tageeray xitaa waxan Gaadhay heer nolozhiiza kaLe parto far far Ayaan u aQaana
      UGu danpayna waxan kuLa kulmay dalka 🇬🇧 Uk

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 3 lety +10

    Gold Voice Legend Abdifatax Yare 🎵

  • @hz0463
    @hz0463 Před 7 měsíci +1

    2024 still listening 🥺. Berigii ay soo baxday 16 baan ahaa oo safar aan aniga iyo dhalinyaro kale ugu baxnay from hargeisa to Berbera ayaan 20 times dhagaysanay still the same feeling 🤦🏽‍♂️

  • @nasuraay8351
    @nasuraay8351 Před rokem +4

    Abdifatah yare Adigo kale Waligeed laga heli maayo jiilalka dambe ❤️❤️

  • @asmadiamond2143
    @asmadiamond2143 Před 4 měsíci +4

    Sanadku waa 2024,
    Saacadu waa 11:42pm
    Goobtu waa muqdisho
    waa habeen berri la ciidayo
    Heestan waxan raadinayay muddo ku siman 3sano ka hor ayaan gaadhi ku dhageystay kadin wan waayay cawa ayan dib u helay .😢
    Fatha oo ah mucaashaqda weyn ayaa ila dhageysnaysa❤😂

    • @Safakhalet
      @Safakhalet Před 4 měsíci +1

      Asma diamond mohamedey aniganh manta igu horaysa statuskaga ayaan daqiiqad kahor kuso arkay🎉❤

    • @Burcaawi2388
      @Burcaawi2388 Před 2 měsíci

      Wlhi asma hees aad jeclaydna waan xasuusta inader ood xiligi burco odhan jirtay yaa yaqaana heesta waana qaraami heestasi wll.

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 Před 10 měsíci +2

    Markay goor dabe noqoto hadaan heesaha abdifatax yare siii dhageesan maseexan karo golden voice abdifatah yare

  • @maxamadaamusane6418
    @maxamadaamusane6418 Před 2 lety +8

    Such a lovely song....missing those days...can't get back. Only memories stay ahead
    For the first time I listened this masterpiece song 🎵 in 2011
    Childhood memories 😢

  • @Short_factz
    @Short_factz Před 2 lety +8

    I have been searching this song finally I found it ❤️‍🔥🥰❤️🤛

  • @aamirzaki136
    @aamirzaki136 Před 5 lety +24

    Yaa dhageysanaayo2019 like me👌👌

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 Před 4 lety +5

    This is why they say OLD IS GOLD
    I will never get old over old songs..... OMG i like the way he is expressing and putting them in a good way
    2020

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 Před 2 lety +2

    Marnaba kama daalo in an dhagaysto hestan’ xasuus 2010-2022 time is running 🔥❤️

  • @rexaxingsleepmusicforstres9138

    Fanaan aad loo jeclaa cabdifatax yare alle ayaa kuu dooray nolol tan ka wacan lkn mucjiso mar fanka soo martay ayaad ahayd majiro fanan kulamid ah oo soo baxaya hadii boqol sano oo danbe lajoogo. Wali waan dhagaysanayaa 2023

  • @shinebrighutubechanelsaid2830

    2020 Cajis ma leeeh hestan wooowwwww beautful voice🥰💯💯💯💋💋💋❤️❤️❤️

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz Před 3 lety +6

    4/10/2020 habeen Axada 12:22
    Jacayl kaligay igu hadhay 💔😓

  • @abdifatahali913
    @abdifatahali913 Před 2 lety +3

    Waxan ku dhagaysan jiray hargeisa, geed goble 2014 xasuus

  • @swtyhaajara7478
    @swtyhaajara7478 Před 6 lety +38

    Yaa dhageysanaya 2018 ax heestaan😍👌

  • @mixilesugaal8646
    @mixilesugaal8646 Před 3 lety +5

    Waxan dhagaysanaya heestaan malin jawiga dhulkii hooyo aad u qurux badan yahay.
    Waqti roobad jawi ga lama qiyaasi karo heestaan jawiga ii sii saxdey

  • @mabrukjoqor2033
    @mabrukjoqor2033 Před 2 lety +2

    Wakhtigu wuu socdaa daqiqaad bili walbaa sanaad walbaa wakhtigu wuu socdaa noloshuu way is badalisaa 🥺🥺
    Anigun caw ayaan dhagisanayaa hadab 2022 1 13♥️♥️♥️♥️

  • @PilaaL87
    @PilaaL87 Před 17 dny +1

    Alh after 11years still i am watching 2024 ❤😮

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před 9 měsíci +2

    Very nice 👍 song.

  • @malyuuun5
    @malyuuun5 Před 13 lety +5

    i can't believe only 9,063 watched this song.. ya'll missing out.

  • @adennastehoilsan8912
    @adennastehoilsan8912 Před 4 lety +2

    Manshallah hestani markaan maqlo qof dagay isolabaankariin ayaan ku xasusda 😭yaa rabi

  • @Kobatchegny
    @Kobatchegny Před 12 lety +25

    May be, because people don't understand the meaning of this song which seems to be so beautiful. The rhythm is super as per nature in Africa. I like this song even I don't understand the language. If you can translate it, this could be super.

  • @bozaylici2960
    @bozaylici2960 Před 4 lety +7

    Eshcala fanan abdifatax yare tacabiir
    2020/01/01 subaxnimo arbaca 06:58
    Waxan ku suganahay magalada hargeisa

  • @foodcademohamed3683
    @foodcademohamed3683 Před 11 lety +4

    1:50 deerada iyo farawguna....eeshcalaa tune....rag iskuma jiree ninkani rag waa ka tagay....cod baa lagaa ibinayaa..!Grate Abdi fatah yare !

  • @LuqmaanAar-kg7nb
    @LuqmaanAar-kg7nb Před 2 měsíci

    Xasuus 13sano kadib ayaaan dhagaysanaa xasuus walaahi waayo wakhtigii Quruxda badnaa cajiibsanaa2:53😢23/6/2024 like isaaaar😢

  • @SadamKarama252
    @SadamKarama252 Před 10 měsíci +1

    Tacabir old is old still waan dhageystaa
    9 oct 2023 monday 9:11PM

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada9957 Před 2 lety +1

    Erayadii sxbkey Mustafe TT shalay 2021/10/20 ayaa weeydiyey mar aan suuqa isku aragney heestaas macnaheeda waxuu iigu jawaabay waa jaceyl hore

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Před rokem +3

    Abdifatah Tacabir Legend Aan Aad U Tabnay. King of Somali singers. 💔

  • @saadiqhmed4449
    @saadiqhmed4449 Před 5 lety +14

    Still listening dis song 2019🔥

  • @munaiise4873
    @munaiise4873 Před rokem +1

    Hees xasuus aad igu wayn ku leh noloshyda intaan noolahay ma ilaabi doono Cabdifataax tacabir Fanaan Aad u qaaliya Alle Haku xafido zxb 💎🌺🌸💯🍾

  • @aaminacraxmaan8073
    @aaminacraxmaan8073 Před 5 lety +10

    Kama daalo dhageysiigeeda😘2019😍🤗

  • @mohamedanwar6077
    @mohamedanwar6077 Před 4 lety +4

    Wat a song abdifatah tacabir my good friend keep going ur songs are top ,beautiful ,cream dela cream.

  • @deegabileabdi1085
    @deegabileabdi1085 Před 4 lety +9

    Abdifitah yare long ❤👌 october 2019

  • @vanbilaal3495
    @vanbilaal3495 Před rokem +1

    2023 abdifatah yare Legend hada wa shiikh wayn allow ku danbi dhaaf

  • @hodansaaya1514
    @hodansaaya1514 Před 3 lety +1

    Mond 2021/1/25 Ayaa ila dhagaysanaya wllhi jacayl muxu dad uso silcaaY __c/fatax tacaabiir Adban ku salamaya cafimaad iyo cimri dheer ku rajaynaaya dhamanteen insha allah

  • @hanicaddey
    @hanicaddey Před 9 lety +11

    Inaba caadi maahan heestaan hees uma haayo . nolow cabdifatx yare cod baa kugu maqane ....

  • @shabcaanshaaca2158
    @shabcaanshaaca2158 Před 5 lety +35

    Hees qiiro leh
    Ayaa ila daawanaaya
    2019 like saar

  • @mohamedabdi1044
    @mohamedabdi1044 Před 4 měsíci

    20 april 2024 Somalia Kismayo🇸🇴 still listening this amazing song of alfanan abdifatah Best hees ever❤

  • @ahmedaska6058
    @ahmedaska6058 Před 7 lety +4

    wow al,leylahe waa #boqorkii fanaaniintii hore wixii ka dambeeyeyc,fatax yare ayaaboqorka codka ahaa....... 1992somali kaam qaxoontiya ku jirta ayuu u qaaday heestiisii u horeysey.... waxana uu ku soo gaba,gabeeyey magaalada ama hoyga fanka #soomaaliyeed ee hargeisa 2014........ 20sano ayuu sooheesayay,,,......

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin Před 10 měsíci +1

    October 3 2023 goor duhura 2.45 daqiqo xasuus intiina soo booqata boqorkii codka

  • @user-vq9vd8pp6d
    @user-vq9vd8pp6d Před 11 měsíci +2

    Still listening in 20203❤

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 Před 10 měsíci

    Waantaageeraa
    Abdifatahyare
    heesihiisuaadbay
    Umacaanyihiin❤❤❤

  • @reuscade2769
    @reuscade2769 Před rokem +1

    Illahada manan arag dad ka codmac Abdifitah tacamir iyo cumar dhuule Cali❤️🥺😊

  • @Habeenkii
    @Habeenkii Před 3 měsíci

    Waxaan dhagaysan jiray 2011 xasuus qaaliya camp ka awbare anoo fasalka 10aad dhigta jacelkaygi igu horayy wada socona cawana hargeisa iyo hoygii fanka somaliyeed❤

  • @AbdikarimHaibe.12
    @AbdikarimHaibe.12 Před rokem +1

    heestan waxa ay noo baxaysay mar taayirka gaadhigu na ga ga qarxay Berbera 17 kiiloomitir inta aan la soo galin.
    oct6 khamiis 2022 1:10 AM

  • @hajitalabo6157
    @hajitalabo6157 Před rokem +1

    After 12y later this masterpiece song is my fav one andifatah yare waligiis fanka somali asokale maso maridono

  • @suhaybcaska2360
    @suhaybcaska2360 Před 3 lety +10

    i,m listing 2021 August 26, we miss you legend abdifatax tacbiir🥰👏

  • @awosareedo8140
    @awosareedo8140 Před 7 lety +6

    deradiyo faraguna aha daraf daraf ku loolen dayaxuna dul joogo 💞

  • @abdiazizhassan8826
    @abdiazizhassan8826 Před rokem +1

    Legend Abdifattah Ahmed Tacabir Alla muxuu legend ahaa qofwalba oo sooraadin doona 2023 heestan waa legend

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před rokem +1

      Saaxib 2023 lamaba gaarin ee kkkkkk 5 maalin ayaad iigaso horaysay dhagaysigeeda. Sorry waan kaa jiidhay qiiradee kkkkkk

  • @sohandj11
    @sohandj11 Před 12 lety +5

    Beautiful song by a talented young artist.

  • @kadarabdi.1553
    @kadarabdi.1553 Před 2 lety +1

    Xiligu waa 6/11/2021 maalin axada sunday

  • @maganXaad
    @maganXaad Před 7 měsíci +1

    January 2024 is still lovely.

  • @qalanjoqalanjo4811
    @qalanjoqalanjo4811 Před 7 lety +28

    😢😢😢yaa ila dhageesana 2017😓

  • @somalivision8371
    @somalivision8371 Před 3 lety +2

    Friday, March 19 2021 16:40 Nairobi kenya 🇰🇪

  • @abdirahmanyare8503
    @abdirahmanyare8503 Před 3 lety +3

    Still 2021🤟 yaa ila Dhageysanaayo

  • @abdifatahrashed1624
    @abdifatahrashed1624 Před 2 lety

    Abdifatah ahmed tacabir Miss tht kind of voice
    2k21 wali dhagaysta🥺❤️

  • @Abdirahmanossman2215
    @Abdirahmanossman2215 Před 9 měsíci

    Hees tani Safarka ayay ii qurxisay wow. Abdifatah yare, always top.

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 Před 2 dny

    11 sano ka hor aya iigu dambaysay heestan ugu dambayn waxaan raadiyaba waxan helay 25 aug 2024 hameen axad ah saacaduna tahay 12:46

  • @yazzyhassan7274
    @yazzyhassan7274 Před 8 lety +9

    I love him man 😩😩😩❤💯💋💋

  • @theswettie722
    @theswettie722 Před 13 lety +5

    Loveeeeeeeeee this song...!!

  • @muniirosman6389
    @muniirosman6389 Před 3 lety +3

    Ilaa iminka top

  • @hamdacadeeyhamda3629
    @hamdacadeeyhamda3629 Před 2 lety +2

    Still listening to this incredible song❤2022 vibes🔥

  • @AbdifatahHusein-mx1vx
    @AbdifatahHusein-mx1vx Před 2 měsíci

    Fanaaniinta tirada yar ee heesahooda dhagaysto