abdifatah yare best song 2011

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • abdifatah yare ish calaa hees

Komentáře • 1,6K

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 Před 2 lety +655

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @MUBSF12
    @MUBSF12 Před 4 měsíci +39

    Heestan waxaan dhagaysanayaa 31/march/2024 wax jacayl ah ima soo marin intaan noolaa laakiin waxaan rahaynayaa maalinta aan qof jaclaado inaan kusoo laabto anigoo xaaskaygu laabta iigu jirto
    Fadlan hadaad iga danbayso like iisaar si aan u arko.
    Mahadsanid 🖤

  • @JimaleMuse-gj7sk
    @JimaleMuse-gj7sk Před měsícem +13

    Heetan wxan ku xasuusta halka saxib een dunidan kuleyay liban cabdi raxman xuseen, muddo 12 sano ah oonu saxibo nafta isu hura anu ahayn waxanu jognay Hargeysa mar waliba oo anu dalxis ubaxno ama jilbaha laabayno (qayilayno) ayu dhagaysan jiray aad bu u jecla hestan heer uu gadhay inu music daarto oo u isagu hesta qado sidi uu u qadi jiray iyo codkisi ayan xasusta mar walba on hestan maqlo saxibkay wan uxisay waxan bartan ka leeyay saxib noli kulantee. Anigu hada waxan joga Tunisia waxan kasi ahay tahrib dhawan inan doon raco ayan rajaynaya idam ALLE. Saxibkay isna waxa uu joga Europe waxana isugu kaya danbaysay waqti hore, qofka iga danbeyow like dhac kusi saxibkay inan mar kale midowno faataxda so mar. Saxibtinimada dacada ahe walalnimada isu badasha ha waarto.🙏

    • @xasnaxasan3024
      @xasnaxasan3024 Před 17 dny +1

      Ma nooshahay tahriibtii makunabadgashay? Ma heshay saxibkaa?

  • @ZamzamAbdiasiis
    @ZamzamAbdiasiis Před 2 měsíci +21

    Heestan waxaan dhagaysanayaa caawa oo Taariikhdu tahay 10/jun/2024 habeen isniina saacaduna tahay 11.10pm aa wax badan baN niyada ku hayaa amuuruna way badan yihiin xaaladahayguna way adag yihiin. Rabi waxaan ka baryayaa inay waxkasta iigaagaan🥺🤲 waxaan rabaa inaa dib u soo Booqdo qoraalkan iyadoo waxkasta iihagaageen iishaalah💚💚 hadaa iga dambaysana like iisaar😍🙏

  • @armaan__491
    @armaan__491 Před 8 měsíci +28

    My Fav Song 🎵 ❤️Waxaan Dhagaysanayaa habeen anoo gogoshayda jiifa kana fakaraya Bilowga sanadka cusub 2024 rajaynayana in sanadu sanadadii kle iiga qurux badnaado xoogaa jacyla dareemaya😢❤

  • @nimcocabas3767
    @nimcocabas3767 Před 4 lety +230

    Best song❤💯🎤🎧inta dhagysanyso 2020 like ta dhac dhac kusii 😂🎧

  • @ilwaadhassan3090
    @ilwaadhassan3090 Před rokem +30

    Cawa oo Ay taarikhdu tahay 28 aguest 2023 waa saqda dhexe habenimo saacadu ku began thay 12 :35pm Wxaan dhageysanaya Heestan adka u mcn anigo waliba Nolosha igu adagthy arimo badan ne iheysato oo qurba joogne ahay wxan rabi ka baryaya wx kasto Iney ihagagan😢🤲🏻
    Wxaan Raba Dib ina uso boqdo qoralkan
    Iyado wx kasta ihagagen insha allah💗

    • @maryamomahamud6164
      @maryamomahamud6164 Před 10 měsíci

      Insha Allah waxkasta way kuu hagagayan ❤

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 Před 9 měsíci

      Hope wax walba wa ku hagagen

    • @hussein1810
      @hussein1810 Před 7 měsíci +2

      Wll ma ado noloshu kugu adagthy ba hes si dhageysaneysa. Quranka iyo cibadada badi

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 Před 6 měsíci

      Insha Alah waxaad dib uso laaban doonta adiggo wax walbo, saad rabtay aay ku noqdeen prother gulleyso ❤ .

    • @najibhassan7018
      @najibhassan7018 Před 3 měsíci +1

      I hope wax walbo adka iney ku hagagen ood dib usoo laban doonto nasiib wacan iyo cimri dher ban ku rajenaya reply dada waan ku farxi doona insha alh ❤️‍🔥🙌

  • @abdiqanimahamed4427
    @abdiqanimahamed4427 Před 5 lety +206

    Yaa daawaday ama dhagaystay 2019 hees xasuus

  • @yarkasanadka
    @yarkasanadka  Před 13 lety +92

    waa fanaan cod macaan oo fanaaniinta soo koreeso ah runta waan taageersanahay sida jawiga wanaagsan oo heesta uu u qaadaayo waa mid cajiib ah

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 Před 2 lety +127

    10 sano ka dib sanadka 2022 oo Labo maalmood ay naga xigaan ayaan heestan markale ku daawanayaa. Kampala-uganda. Abdiftah yare fanka waa ka baxay laakiin heestan weli qalbigayga kama bixin kamana xiiso dhicin. 28-12-2021. Like ii saar🙏

    • @fardowsoyusuf3088
      @fardowsoyusuf3088 Před 2 lety +1

      Haa wlhi hese kubanan tahay aniga xitah uganda kannpala ka dhageysa naya sanadka cusub e 2022 hal malin kadhiman

    • @nasrokiinnk2151
      @nasrokiinnk2151 Před 2 lety +3

      Ana hadaa dawanayaa 🥰

    • @khalidabdiihalid8969
      @khalidabdiihalid8969 Před 2 lety +2

      @@nasrokiinnk2151 ana hadaan dhageesanyaa kwrn xabibi😂😂

    • @abdijibarproduction3537
      @abdijibarproduction3537 Před 2 lety +1

      ​@@khalidabdiihalid8969 Aniga laftaydu hadaan daawanayaa 😁

    • @rajianobwoy9553
      @rajianobwoy9553 Před rokem +1

      Anigana cwa so baqday anigoo xlda jcl i jexjexeen 😁

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před 9 měsíci +13

    Masha Allah tabaraka Allah Abdifatah Yare had stopped singing and now he recites Al Quranu kariim Allahu Akbar.
    He is very lucky.
    I am so happy for him ,
    May Allah for give him and us too.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 Před 2 lety +42

    2022/8/25 haben khamiisa
    Heestaan si gooni ah beey ii taa bataa hadaan ahy mucaashaq 🥰 Waxaan lee yahay xariir kaas oo soo bilaawday 2015 kana biloowday meel qeeyr ah oona ah dugsi qur aan anagoo caruur ah hada waxaan kala joogna 2 wadan walina sidii aan isku jecelnhy waxaana rajeenena inaan calaf isku yeelano oo ceesh wada cunno insha allah🥰Xalimo love You 4 ever💉❤️🫀

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před měsícem

      Mays heeshen xaalimo

    • @ZHussein-ef9in
      @ZHussein-ef9in Před 2 dny

      ​@@aragsan6552 wlhi anigoo Hada uzoo qori Rabaa arkey qoraalkaaga Jwb zugeena😅😅

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 Před 8 lety +152

    Waligeey waa ka leeleexan jiray heestaan, inay sidaan u macaan tahay maba u haysan wlhi. Now it's one of my fav songs ever!!!

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr Před 2 lety +27

    walal Waanu uxiisnay Hibadaadi Dabiiciga ahayd Waadna kumahadsantahay Xasuusta quruxdabadan ee Aad noooga reebtay Codkaaga❤

    • @user-ds9zt2nb9o
      @user-ds9zt2nb9o Před 9 měsíci

      DhilayHa dhilodu dhashay ninku waa isaaq maxad u jaceeladtay cabdi futax waan jacelanahy waa isaq❤❤❤ adigu qaxoonti ka ahow hooyda kun jeer lawas ku yaale

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 Před 9 měsíci +2

      ​@@user-ds9zt2nb9osubhannallah wll waxaas oo cay ahi waamaxay wiilka wax xun ma sheegin xitaa wu uduceeyay amaaney le ♥️ qabyaalad miya

    • @abdirizakgamadid7201
      @abdirizakgamadid7201 Před 7 měsíci

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 4 měsíci +1

      ​@@husseinapokor6195 waa qof xanuunsan walalo hadalkaas hadaan reer sheekh isxaaq nahay naguma matalo qofkan ciilan

  • @saamabdullah8710
    @saamabdullah8710 Před 4 lety +129

    2020 wixii wali dhagaysanaya halays arko dadkii jacaylkii lagu dhalay🙏🙏

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 Před 4 lety +39

    Dadka Hadda Qayliya Ninkaan Meeshuu Fanka Kamaray May Ka maraan
    🤩🤩

  • @zuhaybali9434
    @zuhaybali9434 Před 2 lety +61

    Heeskan Waxaan ku xasuustaa inan Aanu xidhiidh LahaYn !
    Goobtu Waa hargeisa Waxaan Wadan jiraY Gaadhi Yar oo Hargeisa Looga Yaqaan Raaxo Ama Text
    Waxaan hpn kazta Zocon jiraY 7km zi Aan iYada uzo Arko Marka Aan kazoo Noqdo aYaan zoo dhagaYzan jiraY UKPAD ABDI❤️ run ahaantii WaxaY ahYd Qof Aan La ilaawi karin ❤️👸🏻

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran Před 11 měsíci +23

    Boqorka Codka AbdifataH Yare Legendry❤10 /September /2023 Ayaan Dhageysanaya Habeen Anoo Sariirtayda JiiFa Waxan Rajeynaya “in Aan Dib usoo Booqdo Inzha AllH Malinkan Ka Baxo FORM FOUR👋🫡

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 Před 5 lety +64

    Ilahay intuu jacayl abuuray ayuu calafna kadaba abuuray maxa naf cidlootay oo jacayl ciilay caalamka ka buuxa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏✔️✔️✔️✔️

    • @ramlushali5446
      @ramlushali5446 Před 5 lety +1

      Like me omg😭😭

    • @hamdaabdillahi5029
      @hamdaabdillahi5029 Před 5 lety +1

      Haa walalkay xaqiiq jacayl calafba ka weyn😢😢😢

    • @ayaancawil3559
      @ayaancawil3559 Před 3 měsíci

      Yeah aniga kamida runtii wnan ka daly nolona.......💔🥺😭

    • @anwareng9503
      @anwareng9503 Před 3 měsíci

      Allahayow aniga io gabadhi an is jecleyn wan is cal fan weeynay rabiyoow amuuraha khayr inooga dhig🤲😥💔

    • @mudugdee5504
      @mudugdee5504 Před 2 měsíci

      Waraa wax calaf la dhaho majiraan is adkee. Yaan lagu gaadin

  • @wacan4153
    @wacan4153 Před 3 lety +182

    9 Years later, if you’re watching this you’re legend 🥺🩸

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 Před 9 měsíci +52

    What a beautiful song , it’s 2023. let’s see how many legends are still listening this song 🎧💕😩🙏🏾

  • @zakihaji5815
    @zakihaji5815 Před 7 lety +36

    Walaal cabdititax sidan heestan uga helay ugama helin any heeso somaali ah thanks to you laakiin waxaan aad iyo aad uga sii helay in aad iskaba daysay heesaha ood u noqotay Allah xagiisa mash_Allah to you brother ku daaal diinka Alle taas ayaad ku qayri

    • @nasracali4509
      @nasracali4509 Před rokem +1

      Fanaankaan Aad baan u raadinayay, Walaal igu caawi inaan helo🧡

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před rokem +1

      @@nasracali4509
      Sidaad uu radineysayna inkasu hada fanan ahayn uu fanka ka baxay

  • @manlykhoover3201
    @manlykhoover3201 Před 2 lety +207

    2022 here we go and still listening this legend. His voice is 🔥 MashAllah

  • @mahdihasen576
    @mahdihasen576 Před 4 lety +92

    Yaa daawanaya heestaan 2020 xasuus hore aduun😓😓😓😓😓
    Like iisaar
    👎

  • @YussufsacdiyaYussuf
    @YussufsacdiyaYussuf Před 3 měsíci +4

    Heestan waxan dhageysanaya cawa on jogo cariiga marekanka anigo qalbigeyga holaac kabaxayo tariiqda tahy april 22 2024 waxan rajeynaya inaan dib uso boqaan dono anigo xalkeygu sidan kaduwanyhy wish me luck 😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @zuprapdiofficial7165
    @zuprapdiofficial7165 Před rokem +12

    waLi waan ku dhagaystaa Hestan waxan ka bartay tima jare aan ka jaran jiray timaha after 9 years that time i was young but now i'm old Mgldydii Hidaha iyo dhaqanka qardho still na aan Hada ku dhagysto dalka ugnda casumadiisa kampla 🎶🎵🎧

  • @MohammedDayax801
    @MohammedDayax801 Před 17 dny +2

    Abdifatah Axmed "Tacabir" wuxuu ahaa fannaan mar la araga oo cajiib ah my fav artist ❤

  • @abdiahmed3419
    @abdiahmed3419 Před 5 lety +26

    Codku wx ma sheego lkn waa lakala heesi ogyahay. Fanaan dabadii maanu arag Really Really. Cod.style.kalsooni.heer magaalo. 2019 wali yaa la jooga

  • @niciimanalka5644
    @niciimanalka5644 Před rokem +8

    Cawa heestan ayaan soo boqodey anigo xalad xun ku jira runtii wan wayay jacaylkaygi qofkii aan dunid aan ka dooraty waqtiga iyo waayhaa aduun ayaa nakala geeyay waxaan rajeynyaa in anu dib u midoobi doono haba dheeradee sugitankagu wan ku sugi doona heestu si gara ayay ii tabaty ax jacaylow noo qafiifi boholyowga 😭😭😭💔

    • @ameinn1639
      @ameinn1639 Před rokem

      waad kulmi doontaan noloshu waa gadgadis iyo is badbadal badan

  • @mohanipoi3281
    @mohanipoi3281 Před 3 měsíci +3

    Sanadku waa 23/5/2024 waxan ahay mucashaq aad unaxaris badan gabadha aan jeclado waxan siyaa jacel aad ubadan marka ay I,aragto in,aan sa,id ujeclahay way iga tagta illohow adonkagan ahay waxan jecladay qof ado madda kamid ah illohow mid aan ku illowo igu badal samirka aan marwaliba samro wll hadda qoral kayga akhriso illahay haku sahlo waxa niyadda ku jira adunkana cafimad iyo farxad iyo cimri dheri rabi kaga baryaya 😢

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 4 měsíci +3

    Alla xasuus 😢2011 dhegesan jirey sidaa u aqaanay iyo sidaa u kala ilaaway isma lahaan aadduunyoy 😢30/3/2024/dib u daawanayaa xili Ramadan ah ❤

  • @duceysanefaarax
    @duceysanefaarax Před 9 měsíci +6

    12 sano kadib weli kama xiisi dhigin heestaan ashqaraarka, legend lee halkaan soo boqdo😊

  • @yasminali7041
    @yasminali7041 Před 4 lety +30

    Group of 2020 iyo heestan yaa love ku ahaa c/fatax yre ilaa hada one love pro❤❤😍

  • @YaxyeRizco
    @YaxyeRizco Před 4 měsíci +3

    H.jeclo waan raadiyey markey heestan daawato ha isoo jawabto😢😢

  • @hassanabdille2207
    @hassanabdille2207 Před 10 dny

    I used to listen this song in 2017.when I was a second year student Mount Kenya University main campus Thika Town.Now still listening somewhere in North Eastern Kenya with humanitarian NGO serving humanity....

  • @user-mg4jq9rt4m
    @user-mg4jq9rt4m Před 7 měsíci +2

    Intaa iga danbaysaa dhagysiga heestan January 20/1/2024 ❤🎉

  • @abdulkadirsanka1447
    @abdulkadirsanka1447 Před 10 měsíci +3

    Waxaan ahay qof jaceyl dhaba soomaray heestaan dareen keyga ayey dib u kicisaa qofki aan jeclaaday 12 sano ka hor oo xaalado badan oo kaladuwan islasomarnay illaa hadda wlhi waa jeclahay waana is waaynay waligeyna waa ku jeclaan donaa

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 Před 3 měsíci +3

    After 10 year kadib caawa o qamis ah baan dhagesanya runti cod bu ialhy hibo ku siyay sxb wana kugu xasuusan doona inta mucashaqinta ah kuma ilaawi doonan legend ❤️‍🔥🙌

  • @Contraband-7
    @Contraband-7 Před 2 lety +35

    He was so lucky to be composed all of his music by the greatest Somali musician Sir Ahmad Salah Kasim! Both will be missed!!!

  • @axmeddaahir2005
    @axmeddaahir2005 Před 2 lety +5

    Ragiigi raga ahaa ee fanka macanaa 2008 ilaa 2013 kii markay arkeen inuu fankii daaqada kasii baxayo ayey ka baxeen cod toolmoon iyo degenaan
    Abdifatah yare
    Iid batatalaale
    Abdi holland
    Aar maanta
    Abdikhaliq siraad
    Guuled ahmed
    Himilo
    Abdiqadir sahil
    Fu'aad cumar
    Bashir hanuniye
    1-1-2022
    Sabti
    Waah waah

  • @mustafeabshir9067
    @mustafeabshir9067 Před 5 lety +80

    2019 cabdifataax yare weli Cid aan kuu dhigo mahayo💯🙏💯💯🙏💯 no lol wacan Baan kurajaynaya

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 Před 4 měsíci +3

    12 years letter, still on fire abdifitah tacabir legend mar la' arag ahaa. 2024😊

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 Před rokem +3

    Yarkan fankii dhexe asagaa ayaa aabe u ah heesihisu waaba raaxo caadi hadii aad ila mitahay like saar

  • @aziiz94
    @aziiz94 Před 6 hodinami +1

    27.08.2024 Wale caawa xasuus ban galay waayaha iyo waqtiga maxo dad kala fogeeyay 😢 , allow ino naxariiso aduun iyo akhiraba 😊

  • @abdirahmanyare3285
    @abdirahmanyare3285 Před rokem +3

    waxaan Ku raaxaystay heestaas maalinkay soo baxday 12 sano Ka hor runtii anigoo markaa joogey gobolka togdheer caawa oo ay taariikhdu tahay 26/6/2023 ayaan Ku dhagaysanayaa Addis Ababa Ethiopia Waan hubaa inaad ahayd mar la arag fanka mar soo maray cod dahab ahna leh weli maan arag runtii Fanaan Kula mid ah jiilaalkii danbe ee aad kamid ahayd waan kuu xiisnay Abdi Fatah Ahmed Musa sxp

  • @king_ipriyoz47
    @king_ipriyoz47 Před rokem +13

    After 11 years still like this song never gets old 😭❤️
    28_7_2023

  • @wazirbarkat3792
    @wazirbarkat3792 Před 2 lety +41

    If you are listening to this in 2022 this guy was legend 😎

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 Před 2 lety +7

    Gabar aan jeclaa ban uqadi jiray mantana ninkle bay kaso agkacdaa waxan leyhy nolol fican bankurijenaa. 😘❣️

  • @bishaaro7858
    @bishaaro7858 Před 3 lety +18

    Heesteyda🥺🥰❤

  • @cirisaaq____gacmo7989
    @cirisaaq____gacmo7989 Před 5 lety +23

    2019 Yaa soo Boqday boqorka codka abdi fataax yare nolol waartah hees xasuus mudan👌

  • @anwareng9503
    @anwareng9503 Před 3 měsíci +1

    heestan waxan dhageysan jiray waa aan gabar xiriir jacayl inaga dhaxeeyay markan maqlo heestan meel baa idam qato message ahaan baan mar igu qoray 2013 still 2024 anigo mel kalige fadhiyo ayey igu so dhacday inan dhagesto heestan pyoh abid farxad warto igu noolow🤦‍♂️🙋‍♂️😥💔

  • @user-ju1xi1xm5k
    @user-ju1xi1xm5k Před 8 měsíci +3

    Yaa Dhagaysanaya 2024 heestaan aan ka xiisa dhicin asxaabeY

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 4 lety +6

    Walhi wiilkan wuxu ku jira fanaaninta abid intaan arkayay codka sigaara alle u siiyay....

  • @abdulahisandhooye5644
    @abdulahisandhooye5644 Před 8 lety +35

    waxaan la cajabay sida uu qalbiga heesta uga qaadayo qalbigu ka hesa ninkan waa fanaan rasmi ah

    • @abdishakuurahmed1923
      @abdishakuurahmed1923 Před 4 lety +2

      Aar indr nin ifahmay adi uun baa jira wllhida qalbguu ka heesa ninkani

    • @abdulahiworane6974
      @abdulahiworane6974 Před 4 lety +1

      wuu kabaxay fankii wuxuu qaaday tubtii toosnayd allaha kusugo

  • @maxamedshhaashim9291
    @maxamedshhaashim9291 Před rokem +3

    Heestaani waxay igu leedahay xasuus aan iga baaba eynin intaan noolahay maalmo qurux badan ayaan kusooqaatay,,,,,,,,ax,,,,ax,,,,ax,,lkn maanta ,,maalmahaas,,iima,ahan,,,,alxamdulillaah,,,,qadartu,,lama,,diidi karo,,,,,,,,,alloow kuunaxariiso,,,gacalisadeydii aduunka,,aan,,oogu,,jeclaa

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 Před 3 měsíci +1

    Abdi Fatah Heesiha Macaan Dhageesigooda Kama Daalo Waxaab Dawaanayaa 2024 Haddaa Iga Dambeeso Like I Saar

  • @salmaanjaamac5181
    @salmaanjaamac5181 Před 4 lety +18

    Legendary gaan inta u xiistay codkiisii baxsan aa LIKE taabsada!

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 Před 6 měsíci +3

    Heestan waa jeclhy mar walbo waan iska so boqdoo hadaana xasusu qoral kama raybtoo sidaas owgeed adnaa hadaad iga danbyso heestaan so boqotay miraaha macaan Haa ii dafiin like I saar 😊😊 ❤😅

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +26

    The man had a quiet voice that was good for the ears, he really wanted to listen to him and he brought with us the memories of our childhood, God bless you brother.❤️

  • @axlaaminaabdi5929
    @axlaaminaabdi5929 Před 4 lety +16

    Ilaa 2020 fanaan aan lasimo mahayo cabdifitaax yare🥰m.a

  • @Khalid2781.K
    @Khalid2781.K Před 6 lety +14

    Heestan caadi maaha xasuus hore iyo jaceylkaygii hore 2011 caadi maaha wale alfanaan abdi.yare bravo❤🙏❤

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 Před 2 lety +27

    Heesaha ugu qiimaha badan ee ugu macaan intaan ogahay. Excellent 🤗😍👌 11/2021

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před 2 lety +1

      Kula mid ayan ahay walahi waa hees dareen gooniya leh

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. Před rokem +3

    Taariikhda in ay Soomaali heeseysay Fannaaka ugu Codka Macaanaa waaye Ninkaan

  • @Zultany14
    @Zultany14 Před 8 dny

    Hees aan Jecelhy miro miisaan leh
    Abdifatah tacabir ustaad weeeyn
    Xiliyada aan Jawiga Ku jiro dhagaysta fanaankan 2024/08/16🎉Love saar hdaa iga danbayso❤

  • @somalisportspro672
    @somalisportspro672 Před 7 lety +154

    Heestaan waxa ay i soo xasuusisaa dhibka aan jaceylka ka soo maray jcylku wax sahlan ma ahan lkn yaa kula fahmaayo Sorry my ex love wali waan ku jeclahay adiga ayaa iga dheeraaday

    • @Kalaqeybi
      @Kalaqeybi Před 7 lety

      maaliki ahmed ilahy hakaga dhigo mid u sabro wll qali

    • @Kalaqeybi
      @Kalaqeybi Před 7 lety +1

      maaliki ahmed ilahy hakaga dhigo mid u sabro wll qali

    • @Kalaqeybi
      @Kalaqeybi Před 7 lety

      maaliki ahmed ilahy hakaga dhigo mid u sabro wll qali

    • @mukhtarnour1303
      @mukhtarnour1303 Před 6 lety

      maaliki ahmed Allah ha kuu soo dhaweeyo

    • @nanah9324
      @nanah9324 Před 6 lety

      maaliki ahmed woooow nice

  • @raxmacalijama9089
    @raxmacalijama9089 Před 3 lety +4

    2021/june 11 malin Jimaac sacadu tahay 8:19pm habyiin nimo cawaa wan kala xanqsnay xbbi lkn waxan dhagysanyaa heesti aad iso dirjirtay marwlba ❤ alla hayngaa dheex saro wixi jiiriba mcnkaygii

  • @user-hw5ro6re8n
    @user-hw5ro6re8n Před měsícem

    Waxan dhageysanaya habeen arbaca ah tariiqdu tahay 17july 2024 waxan qiyasi la ahay heesta muga iyo miisanka ay xambarsatahy waxana rajena inaa dib ugu solaabto anigo markle isla dhageysaneyo walibo anigo isaga labtisa kujira marwalbana uu iiqado ❤❤❤

  • @ahmettyouzuph2458
    @ahmettyouzuph2458 Před rokem +5

    2023, 27 days aya ka dhiman dib baan usoo booqdey old is gold wakhtiguna wuu ordayaa ❤😢

  • @aadiyoaad7611
    @aadiyoaad7611 Před 5 lety +25

    Yaa daawanaya 2019 farta taag🖒

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 4 lety +37

    Legend Abdifatax yare my favourite singer ever❤🙃

  • @sabnaqueen597
    @sabnaqueen597 Před 2 lety +2

    Wxan dagaysanaya 2022 maliin axada ah hada iga dhampeysiid like isaar🥺❤️

  • @khadargeeldoon9650
    @khadargeeldoon9650 Před 5 lety +5

    Cabdifataaax tacabbir waayay qof sidan ula cod ah. Cod iyo luuuq halaasiya oo her sare ah ayuu Ku qadayaa heestan ... Sxb waanan ogahay inaad fankii ka fadhiisatay. Hadana codkaagu maaha mid la dayn karo waa Nalka maanka daara. Guuuleyso dhan walba .

  • @abubakarabdirahman2871
    @abubakarabdirahman2871 Před 2 lety +13

    Look deeply in his eyes, what emotions you see and what kind of memories you remembered, take me back those bright days....💔💔 Abdifatah the only one.❤️❤️✅

  • @kimumohamed7018
    @kimumohamed7018 Před rokem +16

    2023 and the song remains the greatest of all time........

  • @inaxusen4978
    @inaxusen4978 Před 7 měsíci +2

    2024 hadaad daawaneyso like dhac ku sii
    wn ogay wad so xasuusatay waayo hore iyo xasuuso ad qaali kuugu ah una badan dareen jaceyl

  • @MohamedHusseinsahall
    @MohamedHusseinsahall Před 3 měsíci +1

    Mogadisho 2024 Caawa Wxaan ku biirayaa Dadka Badan Ee muujiya jaceylka ay U Qabaan Heestan mar la'araga ah. Since 3 years later. mohamed Hussein( Garaad ). Have good night All of you the lovers ❤

  • @aminanor9081
    @aminanor9081 Před 6 lety +173

    dadka dhagesanayo like isara

  • @Biyo-dahabey
    @Biyo-dahabey Před rokem +3

    Inan yahaY magooshi
    Mahiigan sidiisi
    Maanka daweysa
    ❤😢
    Wan kuso noqon Dona markan helo qof ii qada😭💔

    • @MaxasmedAbdi
      @MaxasmedAbdi Před 5 měsíci +1

      inan yahay magooshe
      Mahaiigan sidiisi
      Maankayga qaade
      Maxan kuba masalaa
      Muq dheerey sheekada
      Dareenkaaga macan
      Muuqaaga mcn
      Man seegin aniguye
      Marin keedi ma haysaa
      Waa mid inagu mudan
      Dafiraynin maalmo
      Mawlana magacasadayyy👸👑🤍
      Wxn rajaynayaa inaad noloshaadana igu soo dhawayaiD💗🙏

    • @Biyo-dahabey
      @Biyo-dahabey Před 5 měsíci

      Wa kuso dhaweynya 🥺

    • @MaxasmedAbdi
      @MaxasmedAbdi Před 5 měsíci

      @@Biyo-dahabey lanbarkaaga iisoo qor quruxeeyy🥺

    • @Biyo-dahabey
      @Biyo-dahabey Před 5 měsíci

      Mrka kuso qoraba wu masaxmaya adi kaga iso sheg

  • @Joilel
    @Joilel Před 2 lety +52

    Somalian melody is Great clam mind just feelings listen!
    From eritrea 🇪🇷🇸🇴🍇

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Před 11 měsíci +2

    12 sanno kaddib, ayaan dhagaysanayaa iyada oo sidii hore ka macaan, ka deggan, kana wehel badan.
    Waxaan jecelahay heeskaan, iyo wax waliba oo aan darteed u xusuusto.

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid7650 Před 6 lety +126

    2018 yaa daawanaya farta taaga

  • @sainabnour712
    @sainabnour712 Před 2 lety +14

    Xitaa dib looma heesi doona heestan mid la mida So beautiful voice and handsome at the same time, legend …… Nov 20/2021 ,,,, 11:37am 😻

  • @abdikariin_ak
    @abdikariin_ak Před 4 lety +13

    2011 up to know yaa ila dhageysanaayo heestaan ❤❤
    Wallee waan yaraa waagaas xasuus hore

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson Před 5 lety +17

    Heestaan kama daalo dhageysigeeda sanado badan 2011/2012/2013/2014/2015/2016/2017 iyo hadda oo ah 2018 nuurkii fanka cabdifitax yare hobol xusuus mudan ☑️☑️

  • @Ikranot7
    @Ikranot7 Před 4 lety +10

    5/7/2020 Friday 😔 hesan jeclhy wlhi hada iga danbeyso like

  • @mohameddeeq4225
    @mohameddeeq4225 Před 7 lety +52

    Somali maxamed abdifatah yare waa la ogyahay boqorka codka inuu yahay lkn hal mid aan idin sheego ninkaan waa nin wllkeena ah wuxuuna goansaday mudo 4 afar sano laga jogo ka soo wareegatay saa wada ognahay inuu fanka ka baxay wlyaal plz stop ninkaan hesihiisa wuu ka towbad keenay fanka aan iska dhaafno ma ficno

    • @marwafarah126
      @marwafarah126 Před 5 lety +10

      Hadii uusan fanku fiicneyn mxad adi ka qabaneysaa
      Miyaad naga ceshan abtaw

  • @kinglaash8369
    @kinglaash8369 Před rokem +2

    Waxaan dhageysanoya heesta habeen talaada ah 22:15 pm taariikhduna tahay 20/06/2023 aniga oo safar ka ah magaalada mombasa safarna u ah Nairobi....the song deserves a trillion views.

  • @masbalmohomed6638
    @masbalmohomed6638 Před 2 lety +3

    Waqti aaan caruir ahaa bay ahyd heestan lkn hda heeso badn oo cusub bay kaqiimo iyo xigmad badanthy My favorate song❤❤❤🥰💯👍

  • @abdirahmanamir9552
    @abdirahmanamir9552 Před 5 lety +40

    Dawadahii ugu danbeyay 2019 ilaa 2050 anaa isku heesTo hadaa iga danbeysid Tageeraheyga aa tahaY 🤣🤣🤣

  • @shukrimohammed7682
    @shukrimohammed7682 Před 4 lety +21

    Iminka yaa dhageysanaya I like wllhi🥰

    • @carfuudamediapro1727
      @carfuudamediapro1727 Před 4 lety +2

      Aniga ayaa 6sano dhegeysanaayey qof aa jeceyl beerka igu goysay anigo yar heestana uqaadi jirey waans inacday qoftaas 😪😪😪😪

    • @shukrimohammed7682
      @shukrimohammed7682 Před 3 lety

      @@carfuudamediapro1727 oh wan ka xumay wllo😔

  • @Maan-P
    @Maan-P Před rokem +5

    11yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜

  • @macaankamedia1
    @macaankamedia1 Před 22 dny

    Heestan waxan dhagysanaya 5 /8/2024 anoo xalad jeceyl ku jiro heestan in aan u qaado qoftan jecelhyy iga haysaa😢❤

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz Před rokem +3

    Waa hees Mireheeda Aan Caadi Ahayn
    " Waa mid inagu Mudan, dafiraynin Maalmuhu"
    Fanankan dadka Dhagaysta Waa dad Ladhaawacay💔
    ( Ilaahay Qalbiga Hadiin qaboojiyo) Salaama Soomali wayn 🕐2022/12/12 🌍

  • @abdihakimapdulahi7947
    @abdihakimapdulahi7947 Před 9 měsíci +3

    Heestan miraha macaan dib ma ugu Soo laabatay haa haday tahay like saar😊❤

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 Před rokem +1

    Habeen iiga farxad badan weli ima soomarin caawa bishu ay tahay
    4/05/2023 habeen Axad ah alxamdulilaah allow nimcada aad nagu mannaysatay mid la koobi karo maaha .
    Rabbiyow riyooyinkaanaga adduun nagu taageer dhabayntooda aamiin aamiin
    Aakhirana jannatu fardawsa ku weydiisannay.❤

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Před 2 lety +1

    Cumar dhuulaha nool inkasta kabaxday fanka meel khayr Alle haku mariyo waayo waayo 2009

  • @mustafekeybiiofficial3525
    @mustafekeybiiofficial3525 Před 4 lety +18

    Xasuus 2020 hadd ila dawanysid like iskumuji😎

  • @iidosajida8995
    @iidosajida8995 Před 7 měsíci +3

    Jan 2024 still listening.❤

    • @wafi_tatto
      @wafi_tatto Před 4 měsíci

      April 2024 also still listening

  • @idilnouromaridilnour4946
    @idilnouromaridilnour4946 Před 3 lety +2

    Quand j'ecoute cette chanson , je souviens bcp des chose qui passé ce 10 ans . Il etait mon best chanteur mais je felicite qu'il a arreté de chanté parceque la vie est courte . Qu'Allah vous donne la vie meilleur dans ce monde et au déla

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 Před 5 lety +5

    Walleh ku aminsanhy heestan iyo ninkanba kadambeya😍boqorka codka😍😘