Deg deg - Wareysi #4/4 Xogti ugu horeeyay ciidanki loo qaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 12. 2023
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 1,2K

  • @khalihussein4320
    @khalihussein4320 Před 6 měsíci +28

    Alloow hanagu soo celin kooxdii maafiyada
    Aamiin Aamiin

  • @mahdicali5010
    @mahdicali5010 Před 6 měsíci +38

    Alle sanadkan cusub 2024🎉
    Khayr kiisa hayna siiyo zhaRkiisana haynaga hayo Aamiin

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l Před 6 měsíci +11

    Sir maqabe allow sahana farmajo wuxu tixracay bugi siyaad bare kaso ahaa wada dil inta ku didan si ad uxukunto inta hadhay o cabsonaysa

  • @hamzekader8155
    @hamzekader8155 Před 6 měsíci +52

    I can’t wait 🔥

    • @emem3711
      @emem3711 Před 6 měsíci

      So da

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci

      Bcz it's fadhi ku dirir

    • @sharmarkeahmed2593
      @sharmarkeahmed2593 Před 6 měsíci +2

      Me to 😂😂😂

    • @bahsan9664
      @bahsan9664 Před 6 měsíci +1

      @@ahmedkulowabdi821 it’s fadhi kudirir for the ignorant people

    • @ajla4650
      @ajla4650 Před 6 měsíci

      @@bahsan9664death ain’t aware of ignorance is on time 😂

  • @Hooyohpodcast
    @Hooyohpodcast Před 6 měsíci +42

    Waxaan ahay Dadkii ugu horeeyey ee Daawada Video ga Xaqiiqdii wan sugaayey wax badan Video gaan 4aad waana la dhacay waxyaalaha Farmaajo iyo Xulufooyinkiisi ay no maleegayeen ee an ka bad baadney Waxana halkan ugu mahad celineyna koxdi horey ka fahantey Caqliga Farmaajo uu wadey Abdirahman A shakur uu ugu horeeyo Mahad Salad u Shaqsiga labaad u ka yahay.

    • @cismanjawari991
      @cismanjawari991 Před 6 měsíci +3

      Haday raggaad sheegaysid joogaan dalkee wax u qabtaan wa ayaga shirkaddaha Tuugada ah iyo boobka ku wadee

    • @shadiaibrahim6490
      @shadiaibrahim6490 Před 6 měsíci +3

      Tuuga wax xadey ayaa dhaama ka doonaya in uu hog ku rido umadda Somaliyeed. ILLAHAY haga qabto fircoon qoonkiisa.

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 6 měsíci

      Ayaanle iyo waxa uu wareystaba waa xannuunsan yihiin Siyaad Barre iyo Farmaajo naceyb baa ka buuxa. Tan kale Cabtooydaan uu wareysanaayo hadaladooda way iska hor imaanayaa.sir ciidan looma sheego ayaguna waxay ku leeyihiin sir baan ognahay waliba anagoo dhiboow ku jirna waa been cad.

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 6 měsíci

      ⁠ Ayaanle iyo waxa uu wareystaba waa xannuunsan yihiin Siyaad Barre iyo Farmaajo naceyb baa ka buuxa. Tan kale Cabtooydaan uu wareysanaayo hadaladooda way iska hor imaanayaa.sir ciidan looma sheego ayaguna waxay ku leeyihiin sir baan ognahay waliba anagoo dhiboow ku jirna waa been cad.

    • @shukrishacni8960
      @shukrishacni8960 Před 6 měsíci +1

      Ayaga dhan waa dameer iyo labadisa dhagood dhamaantood waa iskuwada mid mid shacabka kafikiro kumajiro illahay waxa ugu baryaa dhamaantood xaqa shacabka inoo kasoo bixiyo insha allah

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +7

    Waa arintii dowladii Siyaad Barre oo kale. Qofkii kasoo horjeesta mucaarada waxaa lagu dhajin jiray magacyo sida qaran dumis, dib u socod iyo shisheeye kalkaal.

    • @faizaali2889
      @faizaali2889 Před 6 měsíci +3

      Dadka laga tirada badnaa siyaad barre wuxuu u labaxay jaalayaal

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 6 měsíci +2

      Xaqiiq lkn miyaanu ogayn miyannu ogayn in ninkastaa deegaan leeyahay haduu yimadana far ka dhex qaadi karin

  • @user-wq6uh4un6o
    @user-wq6uh4un6o Před 6 měsíci +12

    ASC Dhamaantiin Gaar ahaan hanoolaato sxb Somali Runta ma ogala Ee Ayanlow ku soco haw joojin cidii runta diida

  • @MuunamaxamedYaasiin-sh7vt
    @MuunamaxamedYaasiin-sh7vt Před 6 měsíci +33

    Ayaalow maad naga so daysid xaaladu meel xiisalay maraysaaye illahayow soomali u hiili
    Haday madaxdoodii cadawga koowaad yihiin❤❤

    • @fahmomaxamuud5500
      @fahmomaxamuud5500 Před 6 měsíci +3

      Madxtooyo maxaa u leedahy farmaajo iyo intii la talinaysay waaye allaana u jeedey waxana leenahy xasbunalaah wanicmal wakiil allow sidaa u fashilisay u qabo ceebtoda kashifantay tuugta

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +7

    Kooxda cbb waxay ku jirtaa qoraalada comments-yada, waxayna u tababaran yihiin in ay mabduuca laga hadlay qiiq ku qariyaan wax yaalo kalana ka hadlaan.

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před 6 měsíci +7

    Wiilkii u horeeeyaa good information bixiyey...2bada kale wax sidaasa may so biirin

  • @Littlehinbil
    @Littlehinbil Před 6 měsíci +6

    Thanks ayaanle adiga iyo sadexdan askar sida ay wixii jirey noo kula wadaagen waxana aad ugu mahadcelineynaa sarkaalkii koobad ❤ hore u soco

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před 6 měsíci +6

    Thank you, ayaanle , waraysigaasi ummad badan buu badbaadiyey

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 6 měsíci +49

    Ayaanle best Somali journalist 👏🏾

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB Před 6 měsíci

      Ayaan le wa qabiili wlhi

    • @faadumobilal3963
      @faadumobilal3963 Před 6 měsíci

      Shaygoon benale go back to shaygoosh

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB Před 6 měsíci

      @@faadumobilal3963 wlhi bilhi tolhi waa qabyaaaladiste fogaadey ama qabil ku tageer ama iska daa

  • @nadiifokulane4891
    @nadiifokulane4891 Před 6 měsíci +6

    Insha allah

  • @abdiwelialihassan
    @abdiwelialihassan Před 6 měsíci +7

    I Can't wait more

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Před 6 měsíci +9

    Haye Laandheere guuleyso brother

  • @user-he6gc9gb7y
    @user-he6gc9gb7y Před 6 měsíci +16

    Waxaan rajaynaya qYbtan inuu bixin doono askarigii labadii qaybood ee hore ku martida ahaa waayo ninkasaa ahaa nin xoog u bisil

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 Před 6 měsíci +6

    Wareysigan waa kii ugu liitay 3dii hore ayaan fahmaye kan waxba kama aanan fahmin😢

  • @marianm936
    @marianm936 Před 6 měsíci +5

    WAXAA AYAAN DARRO AH IN DADKII LA SHAQEYN AYEY NABAR IYO NAXDIN AY MADAX U NOQDAAN MADAXWEYNE XASAN WAA INUU TALAABO KA QAADO GACAN YARAYAASHA NABAR IYO NAXDIN LAGA A SIDEEYO DALKA. ⛔⛔⛔⛔

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 6 měsíci +6

    Nimanka reer muqdisho ayaga maba hadli karaan miyaa runta sheega idinka na sidii laydin sheegay

    • @user-xg9je9rm3o
      @user-xg9je9rm3o Před 6 měsíci

      Rer muqdisho amnigooda ma wanaagsan lkn ragaan wa rer puntland cidi taaban mayso 😢😢

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před 6 měsíci +22

    Eritrea 🇪🇷 markii loo cararay ayaa ka shakiyay qeeyr halkaas kasoo socon

  • @Daahirsomali
    @Daahirsomali Před 6 měsíci +3

    Waiting 😊

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 6 měsíci +2

    Thank you.

  • @msom352
    @msom352 Před 6 měsíci +8

    Waa bari subaxda insha allah

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 Před 6 měsíci +31

    Wareysigii ugu xiisaha badnaa inta an arkay❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 6 měsíci +15

    Well done Ayaanle ❤

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Před 6 měsíci +11

    Latest episode, we can't wait 1 January

  • @JIGARGaming-nu6st
    @JIGARGaming-nu6st Před 6 měsíci +3

    Nabad iyo nolol 🎉❤

    • @omerilkaboqol7351
      @omerilkaboqol7351 Před 6 měsíci

      Ayaanle iyo waxa uu wareystaba waa xannuunsan yihiin Siyaad Barre iyo Farmaajo naceyb baa ka buuxa. Tan kale Cabtooydaan uu wareysanaayo hadaladooda way iska hor imaanayaa.sir ciidan looma sheego ayaguna waxay ku leeyihiin sir baan ognahay waliba anagoo dhiboow ku jirna waa been cad…

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Před 6 měsíci

      Waa xisbi ilaa hada laga cabsanayo ladhaafi wayay cabsi laga qabo awgeed war dadkas waa geesiyaal

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 Před 6 měsíci +3

    Maansha allaha hanoolato hore u soco😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @caydaruussulayman6493
    @caydaruussulayman6493 Před 6 měsíci +12

    Ninkii ugu horeeyey soo qabo ❤❤

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid walal ayaanle.

  • @hawiyestatecomingsoon5388
    @hawiyestatecomingsoon5388 Před 6 měsíci +15

    Reer bahal waxay sameeyeen iyo waxa ay rabeen in ay sameeyaan Waa yaabnay oo waan anfariirey
    Subaxaanallah illaahey swt ayaa naga soo gaarey

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 Před 6 měsíci +4

      😢😢. Wlhi wali. Fajac iyo amakagag ba. La fadhiiya😢. Reer bahal. Dad maha wlhi😢

    • @MoKadir96
      @MoKadir96 Před 6 měsíci

      kuwaan hadda la waraysanayo ee ka biya diiday damacii farmaajo miyaysan reer bahal ahayn!

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx Před 6 měsíci

      ​@@MoKadir96KUWOODU KARTI AY WAXEEY ARKEEN KU SHEEGAANBA MALEH

    • @MoKadir96
      @MoKadir96 Před 6 měsíci

      @@safiyofarah-gs9qx wax liita weeye oo aysan ahayn in loo asxaan falo

  • @nadiirkeyaptiidoon8282
    @nadiirkeyaptiidoon8282 Před 6 měsíci +15

    Niyow part3 aniga ma aaan qadaan haday macquul taahy niinki hore noso ciili ayale

    • @Maxamed-io4hk
      @Maxamed-io4hk Před 6 měsíci +2

      Haa kaas warkiisa si fcn u dhuuxsy 100 part kasoo sameey dheh😅

    • @nadiirkeyaptiidoon8282
      @nadiirkeyaptiidoon8282 Před 6 měsíci

      @@Maxamed-io4hk Soo ma ahn taliye

    • @faizaali2889
      @faizaali2889 Před 6 měsíci +1

      Daawo hanoolaato page kiisa ayuu kujiraa

    • @nadiirkeyaptiidoon8282
      @nadiirkeyaptiidoon8282 Před 6 měsíci

      @@faizaali2889 wan ogahy yacni wareeysiga wax jiro ma ahn baan kaewda mesha faaan.ayuu nagu paxay kaas Kii hore ka fcnna

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před 6 měsíci +3

      Ciidanka markii aay dalka yimaadeen ma Farmaayo ayeey wanaajin iyo soo dhaweyn ka sugayeen mase dowladii beddeshay ee dalka keentay?!
      Ciidankan FIQI baa horay u yiri Ciidan qaran maahane Waa maleeshiya uu Farmaayo leeyahay tanina waa qiil loo raadinayo baabi!intii la baabi!iyey!!! Sorry for Somalia.

  • @qamarmuhyadin5139
    @qamarmuhyadin5139 Před 6 měsíci +5

    Ciidankaan waa lugu ciyaarey hadafkoodi waa masiibo ileen somalinimo luguma soo tababarin. waana la kala diley oo waa la isku adeegsadey. Subxaanallah Subxaanallah 😢😢😢 sidee lugu aamini karaa ciidan lugu tabaray in ay dadka layeen intii ka soo hurkeeda farmaajo cabdisaaq sheydaan 😢😢😢😢😢😢😢😢 5 sano oo qasaara ah

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 Před 6 měsíci +2

    Ragaas afkaduuban hal fikir ayey somaali dhan kuwaafaqsantahy kaasna waxa waye ajaanib naceeybka farmaajana taas waykamideysnaayeen ❤

    • @smartHodan17
      @smartHodan17 Před 6 měsíci

      Hdlada daciifka mesha kala tag ajnabi naceeb kuteh naa yaa bixinaye lcgta farmajo ya dowladisa ilaalinaye makula tahay somalia ine dowlo lahaan lehed hadi aysan cadaanka xalane joogi awood siin leheen faata dhuq uwaday farmajo iyo hdl jilcan ajnabiga ushegyo wa dadka somali u leyn rabay ajaanib buuna ushaqeyn jiray

  • @saidibrahim5068
    @saidibrahim5068 Před 6 měsíci +3

    waraysigan dhaman waan dawaday balse waxan qaba fikir ah inayna waxan wax badan oo bena ku jiraan iyo wax badan oo run sido kale nimanka askarta ahna ay ku jiraan fikir ka danbeya waraysigooda

    • @Mudann
      @Mudann Před 6 měsíci

      Wan Kula qabaa fikirkas Sidan Ka dhuuxayo shekadoda wilashan dadka ma xoolaa wnala tababaray wna qadany fikirka hdana mrka imany mskaxdenu we dhaqn tahy somali hore u tiri *Doofar ma daahiro*

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 Před 6 měsíci +31

    Waa sugeynay wareysiga ugu dambeeyey MAHADSANID ayaanle iyo Jaabir.👍👍👍

  • @zundus_9987
    @zundus_9987 Před 6 měsíci +6

    Wiilki hore cabdulahi ina waresanysid qeybtan rajenaya

  • @abdoulkarimdaher7390
    @abdoulkarimdaher7390 Před 6 měsíci

    Thanks hanolaato academy..it gives me new information every time.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid Ayanle 🇸🇴❤ & Jabir Ciidanka Allah Mideeyo Sanad Wanagsan Dhamantiin

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 6 měsíci +6

    Hanoolaato ❤

  • @MohamedwardiOfficial
    @MohamedwardiOfficial Před 6 měsíci +13

    Wariye Ayaanle waan ku salaamay wll qlih, Qaybta 4aad noo sii daa waan sugaynaa

  • @libanali1317
    @libanali1317 Před 6 měsíci +1

    Thank you so much brother ayaale , aad ayaaa umahadsantahay walaal.

  • @axmedy1538
    @axmedy1538 Před 6 měsíci +4

    Why not interview others from different regions and clans??

  • @jammadmohammed3415
    @jammadmohammed3415 Před 6 měsíci +20

    Noolaaw ayaanle thanks ❤❤❤❤

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před 6 měsíci +6

    Ayaanle wa weriye culus ❤

  • @hawaahmed9106
    @hawaahmed9106 Před 6 měsíci

    Thank

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 Před 6 měsíci +3

    Best journalist Hanoolaato ❤❤❤

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci +6

    Ayanle yarkaan sida rabta wax uma sheegooya😂😂😂

    • @ugieismo8550
      @ugieismo8550 Před 6 měsíci

      Soomaali waa la baabi inayaa ayuu yidhiye maxaa hadhay

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 Před 6 měsíci +7

    Diyaar ayaan ahay matahay adi✌️

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 Před 6 měsíci +1

    Thank you Ayaale xusen cabdu

  • @user-ty3jc4mz5r
    @user-ty3jc4mz5r Před 6 měsíci +3

    Subxana Allah alle wadanka ha u gar garo yaa allah 😢😢😢

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan Před 6 měsíci +4

    Hanoolaato hore usoco ❤

  • @axmedcabdilahi3348
    @axmedcabdilahi3348 Před 6 měsíci +1

    👍👍

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Před 6 měsíci +2

    Guul iyo Gobnimo🙏

  • @abdifatah2729
    @abdifatah2729 Před 6 měsíci +5

    86 qof oo waiting kujirta waa sirdoon ee I.aamin

  • @somalia2527
    @somalia2527 Před 6 měsíci +12

    Ayaanle sxb shaqo fiican ayaa qabtay dadkii ina runta u soo bandhigto 🙏

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před 6 měsíci +2

    Musiibo kadaran nabar iyo naxdin somaliya weligeed sooma marin mana soomaridoonto wlh shabaab xitaa waa ka daran yihiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 6 měsíci +42

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @jamamohamed2493
    @jamamohamed2493 Před 6 měsíci +3

    Ayanle keep going

  • @user-xv5il6cu9t
    @user-xv5il6cu9t Před 6 měsíci

    ❤❤❤

  • @hhmdasuna8290
    @hhmdasuna8290 Před 6 měsíci +1

    Ilaahay ayaa mahad. Leh. Oo kuwaas. Na dhaafiyay

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 Před 6 měsíci +4

    Part 1 & 2 aa legit eheed, Last two make Hanolato seem compromised!

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 Před 6 měsíci +8

    Ayanle's attention to these matters is crucial, emphasizing the need for careful consideration to prevent any inadvertent harm or the escalation of tensions that could lead to dire consequences, including the risk of societal discord or, as mentioned, even genocide, which must be prevented at all costs.

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r Před 6 měsíci +1

    Keep up ur programme 2024 Happy new year

  • @user-tw4sh7ei5b
    @user-tw4sh7ei5b Před 6 měsíci

    Thanks ayaanle

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před 6 měsíci +7

    They should be rewarded for telling truth and protected from any possible risks they might encounter

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px Před 6 měsíci +3

    GOOD JOB AYAANLE

  • @jibrilabdiaziz472
    @jibrilabdiaziz472 Před 6 měsíci

    Guulayso Ustaad

  • @user-rf3so1js2t
    @user-rf3so1js2t Před 6 měsíci

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Před 6 měsíci +6

    أللهم أعز السلام ول مسلمين أجمعين ونصر إخواننا المجاهدين في غزة أنصر إخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يارب العالمين 🤲

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Před 6 měsíci +2

    Wiilkan inuu wax badan qarinaayo uegyhy midakle amnikoodan ubaqaaya ilahey haxifdiyo lkn adoo wadankada balayada kusoo socoto kacelinayo hadee tii ala kuu imaado wadka waa loo siman yahay maalin qof ku darsanayo malahn ilaahey haidin xifdiyo 🙏🤲

    • @cabdiqaniaadem3661
      @cabdiqaniaadem3661 Před 6 měsíci

      Wax badan oo la qarinayo waa jiraan waraysiga wiilka uhoreya hadaad daawetay wuxuu leeyahay hadalada horjooge c.risaaq waxad ka dhadhan sanaysay ama si cad noogu sheegay inuu farmaajo soo noqonayo2026 kii labaadna waxaa ku jirta waraysigiisa in la dilay wiilashii soo baxsaday kii waramay oo iyagoo ereteria jooga loo sheegay car warama hadaad baxsato iska aamus waad nabad galee subxana Allah

  • @munaosman6860
    @munaosman6860 Před 6 měsíci +1

    Thanks ayaanle nooloow walalo

  • @mukhtarabiib4245
    @mukhtarabiib4245 Před 6 měsíci +1

    Ilahayhadinsohadeyo

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 Před 6 měsíci +3

    hanoolato welcom 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @rodaaydidali6458
    @rodaaydidali6458 Před 6 měsíci +3

    Laascaanood kuwii dadka ku laynayay miyaa tolow farmaajo waan tagersanaa lkn waxba maan ogayn subxaan allah😢

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 Před 6 měsíci

    Qeyb 5-aad u sameey sxb..
    Waa barnaamij aad u xiiso badan..
    Guuleyso sxb 🚀🏆🎯💯🤩

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f Před 6 měsíci +2

    Nimanka sidas u fekeray guryohoda halagu gubo..dhalinyaradana sidas u dulaystay

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali Před 6 měsíci +3

    Adkaatay Adkaatay Oo show Somalidu 1800 Kii Bay Wali Nooshahay 😢

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 Před 6 měsíci +15

    MASHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO AYAALE

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 Před 5 měsíci

    🕌Hadal Afkaga kaso Baxa waxa ugu wanagsan saliga Nebi mohammed)(ﷺ)♥️📿🕌

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 Před 6 měsíci

    Thank you Ayaale xuseen cabdi

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Před 6 měsíci +2

    Waa Shaqadii Shabab ookale

  • @user-hm8nc4wi1o
    @user-hm8nc4wi1o Před 6 měsíci +33

    Amazing first hand information the future of our country is in the hands of Allah sw the guys who left their duty and who risked their life’s for speaking up should be rewarded. mr Said Dani should give this young security and Higher positions for their
    bravery for speaking up despite ….
    Life was not easy during training due to different kinds of torture they went through and know they will live in fear for the rest of their lives for speaking up

    • @hasanqorane764
      @hasanqorane764 Před 6 měsíci +3

      Fadlan ku qor afsoomali commenting daao ixtiramay luqadaadad

    • @shinaali6574
      @shinaali6574 Před 6 měsíci

      Military all over the world are brutal due to the nature of training and dictatorship governments can misuse them.Farmajo never used them.the guy talks as if he was head of security and intelligence .Even senior officers under siyad bare never spoke such details . An amateur Askari who knows too much.

    • @MKAD114
      @MKAD114 Před 6 měsíci +1

      Are you crazy this is outcast drog users

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před 6 měsíci

      This is Majeerteen propaganda

    • @shuaybmahdi4289
      @shuaybmahdi4289 Před 6 měsíci +1

      ​@@AAA-sx5ej Are you Marexaan? 😂😂😂 Or Xaarmaajo fan? 💩💩💩💩💩. It's true whether you like it or not

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před 6 měsíci +2

    Kaligii taliye farmaajo fikradii adeerkiis siyad barre ayuu ku fikiraayay. Mareexaan xukunka halaga ilaaliyo mar walba bur bur laguma jiri karo waa reer awood maquunis ku fikira mar walba

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 6 měsíci +1

    Guuleeysta horay udhaqaaqa

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare Před 6 měsíci +25

    Sanadkan 2024-ka oo aan bilownay, waxaan idiin soo gudbinayaa hambalyada caafimaad, farxad iyo guul. Waxaan rajeynayaa in sanadkan cusub uu noqon doono marxalad guul leh dhammaan himilooyinkaaga.

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 6 měsíci +6

    Mahadsanid Ayaanle dad badan ayaa ka xun maanta hormarka aad gaartay iyo wacyi galinta aad umada u hayso ee horay usoco👏👍

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 Před 6 měsíci +1

    Waxaad u shaqasaan shisheeye iyo dad ku mucaarad ahaan dawaladii hore laakiin qaran kaad wayeelaysaan

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km Před 6 měsíci +1

    Well done

  • @Abdulahi-karar
    @Abdulahi-karar Před 6 měsíci +7

    Ayaanle waxan ka codsanaya dhalinyaran iyago aan u jeedno shucurtooda stories tellers say uga run sheegen. Hadana hal maamul ayey kaso jeedan fadlan kasoqad waraysi dhalinyarada kale ee Gobolada kale dalka ama maamulada dalka. Mahadsanid. Ayaanle

  • @engabdirahmanalifarah5592
    @engabdirahmanalifarah5592 Před 6 měsíci +4

    Ayaanle mute dheer maxaa ugu xirtay waaba so gelisay maad fasaxdid walaal insha Allah waa sugeynaa haddii Alle idmo.

  • @nawaalmahamud5954
    @nawaalmahamud5954 Před 6 měsíci +2

    Wilkas noloshisa hala ilaaliyo waan fahmi karaa dadka ka danbeya fikirka cidanka lagu dhaliyey wiilka sir badan ayuu baxshey lkn is ilaali wllo ❤😢

  • @mohamedgaal9751
    @mohamedgaal9751 Před 6 měsíci

    Ayaanle masha Allah keep going

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 6 měsíci +36

    If the former president, Farmaajo’s actions put our troops and the country in deeply concerning danger, he must be held accountable within the legal system. The current president Hassan should initiate steps for independent investigations and legislative oversight to ensure a fair and impartial process. If proven guilty through due process, those responsible should be held accountable within the framework of the law. No one, including the president, is above the law.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci +3

      Cheap qabyalad

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 Před 6 měsíci +2

      Exactly qabyalad wa dhafte

    • @abdikadirkassim5859
      @abdikadirkassim5859 Před 6 měsíci +4

      This guy is talking about something upcoming and the current government want to do short future.
      What forced this boy and other boys before him to speak???????.
      i am sure president hassan and his crew
      promised to give them something if they speak like this.
      keep that note in your mind

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Před 6 měsíci

      Xassan sh also should be geld accountable since he did the same shit to our troops in our own country. What the hell is Eritrean food needex in Somalia? Why didn't he welcome them with respect, safe and comfortable environment. Why didn't he give them moral support, financial support, emotional support and protect them? Why didn't he reorganize and train them as just, trusted, brave and kind patriot who serve for their people, Diin and country sincethey were brainwashed by the enemy that has hiddenagenda to destroy Somalia and its people? Subxaanallaah. Xasbunallaahu wanicmal wakiil.

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci Před 6 měsíci

      Wax caddaalad la yiraa ma jiraan lkn Ciillan dambe Xamar waa uga dhammaatay Madax jebis baa sugaya Diofaaro Nabar iyo naxdin iyo taageerayaashoida caddaaladda gacantaan uga kari doonaa i.a hadey qabiil kugamban karaan hallees barto.

  • @abdulaadirabdullahi5459
    @abdulaadirabdullahi5459 Před 6 měsíci +3

    Sxb ayaanle dhalan yaradan marka loqorayay wan joogay hay adane 13 sano ka mid ahay wllhi ninka abdirsaaq mar baan is qabanay wana markii ugu horeysi aan hay,ada ku dhax arkay aniga xalane waye shaqadeyda dhor marna uso dhawacmay dalka malin abe waa odi dhaqameed waxaa so wacay xildhibaanka waxuu u sheegi 3 dhalan yaro ah in geeyo tugsiga tabarka hay ada nisa abe anigo Iso wacay waxuu igu dhahay mesha mataqana haa ku dhahay malin axmad ah in geynayo u balan qaday malinta wax shaqo ah majirto Sxb calamka ula shaqeeya dhanka nisa ok marka xerada tagnay godaha ugalnay sarakiisha wax qorayay aad ii so dhaweyeen way iyaqana xafiisa abe lafariisiya biye waa nola keeni odiyaal iyo dhalan yaro badan hoolka ku leelka abdirsaaq isgu geeyay 10 daqiiqo mana joogi abe hoshii laga saxiixayo so galay markas dhahay ninka yaa sogaliyay asgo safka so marin markas lagu dhahay sarkaalka xalane ka shaqeeyo NISA ah uu dhalay. Wana wayeel xanuunsan sidas ugu fududeyni ok dhahay wuu isalamay xafiiska kaso bax igu dhahay wan ka diiday marka danbo nola dhameyay dadka igu dhax weydii dhahay waxaa qabto wayo hadii xafiiskiisa u raaco si fudud igu dacwen kara ane awood kala isku ogahay wan ka kibir badnaa ok yaaku so sheegi In wax laqorayo abe ku dhahay markas ku dhahay magalka kaso maqlay maya yaa si gaar ah kugu so sheegi cml in ani sartay bixiyo u maleya oo an qarabadey keeni marka ku dhahay abe waxbo haku indho cadeen wuu ku sheegi maxaa kale bir watay hadne igu qabsaday banaanka maxaa ugu so reebi waysi ama gariga uso dhax dhigan waysi halka xalane miyaa mooda markas xanaqay adi gacan kaga adkahay ku dhahay caato ahaa xiligas wllhi in bistolad ku qadanen marka danbe sarakiisha xafiisod ku jirnay ila hadlay wuu ina dacweyna cadi iska dhig cml markas ku dhahay muxuu idin dacweya dadka odiyasha masakiinta caruurta awoowo yaasha ugu aday yihiin lcg laluusha ka qadeysa si lo qoro qadar uwadna ledihiin markas is dajiyay wllhi waxuu iga codsaday In cadanka ula wadagi iyo taliye fahad hadii sheego In shaqadooda u dhamaneyso ii sheeegen isla markii fahad iyo ikaraan tahliil iyo team kale imadey shaqad so kor meeri xoolo loqalay meel gaal geedka ween kuraas u dhigay Sxb ayaanle hadii an hadlo xogaha ogahay nimankas wllhi dhalan yaradan hadal kooda jano noqonayo wad ila so xiriir karta dhalan yaradan aad iii dhiirro galiyeen wllhi. Bro Mahadsanid ❤🇸🇴🇸🇴💪

    • @user-xg9je9rm3o
      @user-xg9je9rm3o Před 6 měsíci

      Abowe muqdisho katag puntland warkan kusheeg wali xamar ayaga jooga way ku dili karan 😢😢waxa ogthyna dadka usheeg❤

  • @FathaIbrahim
    @FathaIbrahim Před 6 měsíci +2

    احبك 💘 والل

  • @aq1186
    @aq1186 Před 6 měsíci +2

    war Ayanlow muwadan Allah ka baqayn, subxanallah...

  • @raxiimaladan-wt3ho
    @raxiimaladan-wt3ho Před 6 měsíci +3

    wll ilkacase mawadaa ninkasa runsheeg ahe❤