kafi abdi oo jacayl keda usub hazal kamaserey sixun u baxdiley

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 03. 2024
  • Subscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod WanaagsaSubscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab

Komentáře • 41

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před 4 měsíci

    Sax Waa Sas prv waa gaar ❤❤

  • @umuabdirahmaan5352
    @umuabdirahmaan5352 Před 4 měsíci +1

    Wlhi hadaan nahaay Rer puntland gabadhaan aanqabaano. Wlhi inaay fayoobeen

  • @FatushFatush-ml7gz
    @FatushFatush-ml7gz Před 4 měsíci +1

    Waa dad iswada og flim waaye 😂😂😂😂

  • @Trjacelow
    @Trjacelow Před 6 dny

    Nacass wen

  • @user-wr4bm5cu6j
    @user-wr4bm5cu6j Před 4 měsíci +3

    Ax xanuun badanaa meeshaad ka damqaneeysid marka lagaa taabto waa xanuun Nina la iskuma haleeyo gabareey in la arko ma ahan jeceelka aad uqabto ninka waliba meelahan oo kale waaba la inkiraa oo la is qaaliyeeyaa qurux iyo qiimo ayaad leedahay maxaa isku bah Dille isaga wuuba ku jecelyahay lkn adigaa wada uu naag kale ku shukaansado ufureeysid sry

  • @user-lr3tw6ev9s
    @user-lr3tw6ev9s Před 3 měsíci

    Sheer

  • @user-zm4ul8nz4b
    @user-zm4ul8nz4b Před 4 měsíci

    Sxb.wa .sax.hadakaga

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Před 4 měsíci

    👍👍👍💐💐

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 Před 4 měsíci

    Walahi cadi bu dhulka ugu jiiday

  • @user-pb8yo5et3o
    @user-pb8yo5et3o Před 4 měsíci

    Waxaana ufiican inuu runta isaga sheego inanta maaha wallaahi inuu ciyaar kadhigto waxkasta runtaa ugafiican afuun iyo aakhiroba

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Před 4 měsíci +3

    Habaar ka weyn ma jiro quruxdaada alle kaa qari hazaal ninkaan kuuma qalmo

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 Před 4 měsíci

      dagan abdulahi
      Wayo uma qalanto wa naag walan oo mer qadey kuna khafiftey jacelka wa inu xadleyahy .in qof binu adam aad dhibkas umarto ma ahan.mida kale akhlaqbaa loo soo galaa live ka dulqad iyo adaab baa loo baahanyahy.lakin in gabdhaha
      La ciyarayo ay aflagaadeyso oo marbo gabar ku boodo afla gadeyso wa wali iyo akhlaq xumi hadad ka naxeyso orod isbitalka geey oo soo daweya waxa walan ummada ha ku soo deynine

  • @daahirsiyaad300
    @daahirsiyaad300 Před 4 měsíci

    Ilma adeerayaal black dheman numberkeeda ii soohela

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 Před 4 měsíci +1

    Baalaag dahaab waa faariid maasha Allaah. Maadoobaay waa faariid Wiixii sheekaasaanaayah guur yaahooda haa Aa Deen haal kaan waa live.

  • @user-pb8yo5et3o
    @user-pb8yo5et3o Před 4 měsíci

    Wallaahi saan gobanimo maaha ninkaan wuxuu samaynaayo waa gunimo meeshii udamaysey

  • @user-vu2fk6zm3k
    @user-vu2fk6zm3k Před 4 měsíci +1

    Nin aan quruxbadneen marka jeclaatid waa iska noocas qurux lagu jeclado ninkan ogama jeedo haazaal ayada tartiib ninkan ha ooga bogsato ama cilaaj ha aado

    • @najahjama2522
      @najahjama2522 Před 4 měsíci

      Qurux nooceya u lee yahay iyada dabaalnikadeena Ayuu an tuzay

  • @MohamudSiyad-ff7ro
    @MohamudSiyad-ff7ro Před 4 měsíci

    😂😂😂😊

  • @XaliimoCali-qx7nw
    @XaliimoCali-qx7nw Před 4 měsíci

    Aaslal kafi maalak warasdy

  • @user-gg1nb4fw7s
    @user-gg1nb4fw7s Před 4 měsíci

    Aniga ayada ka niyad jabe waxay noloshaan asagana maxa nagaha dhex galiye wax aan dhaha garan la ahay

  • @user-ox1lo2vx2r
    @user-ox1lo2vx2r Před 4 měsíci +1

    waqalad

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 Před 4 měsíci

    Naa niin baa Ku waalaaten teen ee gaaba dhaa Yaar taah Kaa taag.

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Před 4 měsíci

    Xayawaan !
    Taadii baad cidla kaga carartaye yaa ku raba !!!!!!
    Kani waa lax cad kkkkkkk

  • @user-li8vw1rv4m
    @user-li8vw1rv4m Před 4 měsíci +1

    Waa saxanyahay wlahi

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Před 4 měsíci +4

    Kaafi waa caran alogan jaceylba wax kama yaqaan waa dayuus gabadhaas waa in iclaaj la geeyo

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 Před 4 měsíci

      daganabdullah
      Wad akhlaq xuntahay edebyelo cishta gabadhina doqonta ah ee sax iyo khalad kale garaneynin ma inay bahdishad rabtaa si fican buu u galey walibo ha eryo doqonta yusan gursan wayo wa doqon fudud aqli laheyn .ninka ma live dhexdisa lagu qabsadaa gabar yar baa ka jajabisey oo ku ciyartey.
      Kaafi ma iyaduu qabaa mise iyada dhashey edeb yelo ha u gafin wiilka

    • @daganabdulahi7588
      @daganabdulahi7588 Před 4 měsíci +1

      @@warsamemohammed9422 nin u ekoow hazal markey doqon tahay ma adigaa aqli leh dee naag u noqo waligey nin ninkale u hadlaaya ma arag dayuus baad tahay nooga leexo gabadha

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 Před 4 měsíci

      @@daganabdulahi7588
      Kuma cafin akhiro

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 4 měsíci

    Iyaaaaaa
    Ala dumaashiday imisaan la hadlay tartiib soco fudeydka jooji
    Hada waa lala wareegay 👌

  • @XaliimoCali-qx7nw
    @XaliimoCali-qx7nw Před 4 měsíci

    Soocilyaa

  • @KadroAhmed-bx4uo
    @KadroAhmed-bx4uo Před 4 měsíci

    Ala hassaal way bahdilantahay

  • @sahraabdi8620
    @sahraabdi8620 Před 4 měsíci +1

    Way xanuunsanaysaa hasal tan aad ku sheegaysaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 4 měsíci +2

    Waxaa ugudaran Ida uu ugucamiraayo Ninka maxakaqaldan isagooweliba lafasaran oo saxiibtiilasaran
    Makutalagalbaa mafah mine
    Muxu kawadey lacamirashad🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 Před 4 měsíci

    Xooriiyaad kuu nooloow Aaba juus no.

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 Před 4 měsíci

    Baalaag dheemaan waa kusiitaah gaabaar yaaro woof kii dhiig leeh baa kunooleeyah.

  • @user-ox1kk4vb1y
    @user-ox1kk4vb1y Před 4 měsíci

    Hasalmanacasbaa

  • @user-zo5ie5el3e
    @user-zo5ie5el3e Před 4 měsíci +1

    Baga naag walboo nin dabacararta saa haloogalo😂

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q Před 4 měsíci

    Hazal ninkaaga kulsoonow

  • @user-zm4ul8nz4b
    @user-zm4ul8nz4b Před 4 měsíci

    Sxb.wa .sax.hadakaga

  • @sahraabdi8620
    @sahraabdi8620 Před 4 měsíci

    Way xanuunsanaysaa hasal tan aad ku sheegaysaa