Sideen ku heli karaa leysinka iyo Shaqooyinka Gawaarida waweyn ee Traga Dalka Canada?| Maali Abdalla

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 01. 2021
  • Fadlan kuso biir TikTok Account ka cusub: / realmaali
    Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay sida lagu helo laysinka gawaarida waaweyn ee xamuulka dalkan canada iyo qiimahayaasha ay kuugu kici karto iyo sidoo kale waxkasta oo laga rabo marka aad raadsanayso leysinkas iyo shaqooyinka
    wad ku mahadsan tihin daawashada video ga fadlan ha hilmaamina in ad subscribe garaysan aadna la wadagtan video gan asxaabta.
    Thanks all.
    How to get truck driving license in Canada?
    My Main CZcams Setup from Amazon Canada:
    Ring light: amzn.to/2T8O6cs
    Soft box light: amzn.to/3u4qDWr
    Portable LED light for night shoots: amzn.to/3yqvhBJ
    Camera: amzn.to/3hUVvXl
    Microphone 1: amzn.to/3wny3pv
    Microphone 2 : amzn.to/3hIYWQr
    Studio Microphone: amzn.to/3yrmFdT
    Cheap Boya Mic: amzn.to/3u5WyWO
    Public Interview Microphone: amzn.to/2T31rCZ
    Tripod: amzn.to/3wsTHJ7
    Green screen with Umbrella lights: amzn.to/3f60JO3
    Follow me on social media pages.
    Instagram : / maali_abdal. .
    Facebook : / maaliabdalla. .
    Email me at: maaliabdalla2000@gmail.com

Komentáře • 58

  • @MohamedOmar-pk2po
    @MohamedOmar-pk2po Před 2 lety

    Thank you ❤️

  • @araysane8111
    @araysane8111 Před 3 lety +15

    Ninka keliya oo aan ugu jeclahay dadka ka hadla arimaha socdaalka sxb guuul bn kuu rajayn wax badan waan kaa faaiday waana sii faaidaysan doonaa

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +2

      Mahadsanid sxb. Soo dhowoow

    • @araysane8111
      @araysane8111 Před 3 lety +1

      @@Maaliabdalla ustaaad hal suaal baa iskagakay dhex yaacsan oo 5 groupka ah 5 qof ma hal qof bay keeni karaaan mise 5 kle mise ka badan

  • @Jubba7702
    @Jubba7702 Před 3 lety +6

    Thanks bro inosobadi truck videos

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +1

      ok bro insha alh wa balan marar kale ayan dib ugu noqon doona barnaamij yadas

  • @ismailmohammedabdiqadir2481

    Thkspro kula socdaa in bdn

  • @mulkiraaliyo8350
    @mulkiraaliyo8350 Před 3 lety +2

    Masha allah

  • @shaxmeyibrahim7523
    @shaxmeyibrahim7523 Před 3 lety +1

    Mash Allah abdal ad ayad u mahadsantahay sidad nogu faideyse

  • @gureeydiini8520
    @gureeydiini8520 Před 3 lety +2

    Alle haku xifdiyo sxb

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA Před 2 lety

    Waa Ariin Muhuum Ah Sxb 🤗

  • @gureeydiini8520
    @gureeydiini8520 Před 3 lety +4

    Thanks maali abdalla
    Noloow sxb wax waliba
    Waxaa naga haqabtitey
    Anigoo wali soo gaarin canada

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +2

      thanks sxb. wanku faraxsanahy in an ummadayda wax uun ka caawiyo hadi aan awoodo., VIVA SOOMAALI WEYN

    • @fadumoomar7150
      @fadumoomar7150 Před 2 lety

      @@Maaliabdalla Walaal tareerin wax shirkadah mataqaanaa naga caswi

  • @muxyadiinmuxamed2639
    @muxyadiinmuxamed2639 Před 4 měsíci

    zxp ayamahan vidio lagama arko

  • @youngbille9890
    @youngbille9890 Před 3 lety

    wllkay aad ayad umahadsantay faaidoyinka aad naga sisay sxb waxanu kuleenay hore usoco

  • @mohamed_ciiltire
    @mohamed_ciiltire Před 3 lety +1

    Mahadsanid bro wlhi waan u baahnaa muqalkaan lkin noo soo badi faafahin dheer ubahanahy

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Před rokem +1

    Vishaa waxaa bixiya Federaalka , (IRCC) , CANADA , LKn shirakadugu kaliya waxay kus iin karaan job offer luuqaduna waa waajib Barnaamijyadana ATLANTIGA IYO EXPRESS ENTEYGA

  • @mohamedmohamud2044
    @mohamedmohamud2044 Před 3 lety +1

    Marka hore waan ku salaamay mr MAALI ABDALLA hadaan heysto leesin africa qaasatan uganda hadaan halkaa la imaado mey ii badalayaan mise...?

  • @amranyusufquranjecel1014
    @amranyusufquranjecel1014 Před 2 lety +1

    asc ww walal heesaha waa necbahay nagadaa heesaha adigana kuuma wanaagsana e iska daa adigo raali ah

  • @sagaal152
    @sagaal152 Před rokem

    Asc

  • @xiinfaniin3588
    @xiinfaniin3588 Před 3 lety +1

    Asc wll

  • @jamalali7380
    @jamalali7380 Před 3 lety +4

    Thanks sxb kwrn lkn hada leysin Yurub ah truck /bas ah maku wadi kara mise waa Ina badashaa ?

    • @mohamedf-duale9383
      @mohamedf-duale9383 Před 3 lety

      Sxp suasha jawaabteeda ma heshay ayadaan raadinayaaa mahad sanid

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q Před 3 lety

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badna arim ba iheysata alle swt darti $30 ya igu cawin kara

  • @usameabdiwali2788
    @usameabdiwali2788 Před 2 lety

    Aad ayaa umahadsan tahay wll wana kugu xeranhy

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn Před rokem

    Sxb lacag inte leeg ayay samayn karan markad canadian truck driver tahay per week ama per hour average

  • @canabmacalim5401
    @canabmacalim5401 Před 3 lety +2

    Canada

  • @MohamedOmar-pk2po
    @MohamedOmar-pk2po Před 2 lety +2

    Salary meqaa waye track transit

  • @apdizamed5560
    @apdizamed5560 Před 3 lety +3

    zxp maali wan ku salaamay zxp waxan ka cod sanynaa inaad group 5. information naga siiso mhdsnid

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +1

      Wuso socda sxb ha iga dheeraan insha alh

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +4

      Wuuso karayaa dabka ayu saaran yahy

    • @apdizamed5560
      @apdizamed5560 Před 3 lety +3

      @@Maaliabdalla mhdsnid zxp waxad thy shaqsi aan wax badan ka Barto runtii Hore u soco wallky Guulyso mel wlba iyo mar walba thnk u so murch

  • @shaxmeyibrahim7523
    @shaxmeyibrahim7523 Před 3 lety +2

    Abdala ado rali ah waxad kalo war naga sisaa group five approval of 2021

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +2

      Sxb anigu idinka ayan idiin shaqeeya codsigiina iyo fikirkiina ayana ku shaqeeya. Wixi ad jeclatan ayadna meshan ku arki dontan cid kle looguma adeego aan idinka ka ahayn

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 Před 3 lety

    Qofkii oo kiyaale garaado ah wata asaga maloo dhiibi karaah traga sxb🇨🇦

    • @kingmaane4577
      @kingmaane4577 Před 2 lety

      Haaa waa ok wd kuwaddi kartaa sxb anaba kahuba

  • @shaxmeyibrahim7523
    @shaxmeyibrahim7523 Před 3 lety +2

    Waxad nogu dartaa uber driver or taxi drivers

  • @mohamed_ciiltire
    @mohamed_ciiltire Před 3 lety +1

    License africa maaka soo qata mise xagaas ba laga helaa

  • @saidbashir7647
    @saidbashir7647 Před 3 lety +2

    Pro saacadaha Aad Sheegtay adoo Sanad shega ama Bilo Baa la qaatey Tusaale ahaan 6 Bil Hal sano

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +3

      Haa sxb balse hadan sii fasiro meesha 103 da saacadod ah waxay u dhigantaa 13 beri oo aad 8 saacadod class ah qaadato .markaas aya waxad ku darsan tababarki kale o an badneyn isaguna kii (air brake ga) sidan ayan qiyaasi balse ma badna in ad intaas oo saacadod malinki fadhido classka sidas darteed malmuhu wey ka badan Karan balse saacadaha aya yaraanaya. Halki malinki ad 8 saac ka dhigan lahyd 4 sac hadi ay ku dhahan waxay noqon 26 beri isku celcelis bil kama badna

    • @saidbashir7647
      @saidbashir7647 Před 3 lety +2

      @@Maaliabdalla Thanks Pro

  • @MohamedOmar-pk2po
    @MohamedOmar-pk2po Před 2 lety +2

    Brother senior driver ayaan ahaay 10years ayaan gari track wadaa insha'Allah mardhow Canada ayaa usobixii raba lencenc keyga laima badalii karo

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 Před 2 lety

      Sxb USA hadaad joogto mxd Canada ku dooratay wll? Dadka wxy dhahaan USA lacag badan.

    • @batuuncabdixamiid3327
      @batuuncabdixamiid3327 Před 2 lety

      Asc wll lambar an kala so xiriro ma ishegi karta

  • @mukhtaarmukhtaar5745
    @mukhtaarmukhtaar5745 Před rokem

    Wasax

  • @caliyacadey5374
    @caliyacadey5374 Před 3 lety +4

    Wllky dumarka ma wadan traga

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +5

      haa wey wadi karaan sharcigu uma diidin hadi ay xiisaynayan in ay wadan, qaar badan oo wadana wan arkaa balse weli dumar soomaali ah ma arkin maadama ay magaladeena soomaalidu ad ugu yartahayba. laga yaabe gobolada kle in ay jiraan

  • @Gedle-vi8rg
    @Gedle-vi8rg Před rokem

    Luuqada hadaanan aqoon kawaran zxb