SIDA LOO HELO LEYSINKA GAWAARIDA DALKAN CANADA | WANSO HELAY KEYG!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 05. 2021
  • Wan idin salaamay saaxiibayal.
    Muuqaalkan waxan kuso qaadanayna sida loo helo leysinka lagu wado gawaarida ee dalkan canada iyo arimo badan oo la xiriira arrintas.
    fadlan daawo muuqalka oo dhan
    like, share and subscribe as usual. thank you
    My Main CZcams Setup from Amazon Canada:
    Ring light: amzn.to/2T8O6cs
    Soft box light: amzn.to/3u4qDWr
    Portable LED light for night shoots: amzn.to/3yqvhBJ
    Camera: amzn.to/3hUVvXl
    Microphone 1: amzn.to/3wny3pv
    Microphone 2 : amzn.to/3hIYWQr
    Studio Microphone: amzn.to/3yrmFdT
    Cheap Boya Mic: amzn.to/3u5WyWO
    Public Interview Microphone: amzn.to/2T31rCZ
    Tripod: amzn.to/3wsTHJ7
    Green screen with Umbrella lights: amzn.to/3f60JO3
    Follow me on social media pages.
    Instagram : / maali_abdalla1
    Facebook : / maaliabdallaofficial
    Email me at: maaliabdalla2000@gmail.com

Komentáře • 75

  • @xayaadyuusuf9264
    @xayaadyuusuf9264 Před 5 měsíci

    Wall thanks you aniga toronto ban imi dhawan lices uganada wata maraka wallo kaso hadal kherle hakusiye toronto 😊

  • @amranyusufquranjecel1014

    Alxamdulillaah hal mar xata madan oran, yes yes, afkaga yeysan kubaranin

  • @mohamedahmed-ul1ru
    @mohamedahmed-ul1ru Před 3 lety +1

    Asc sxb Thanks runti, sida aad nooga faa’iidaysay, book-ga iyo test-ga practical ka ahba sxb noosoo geli CZcams ka ama emails ka asxaaabta. Mahadsanid.

  • @amiinnoor7835
    @amiinnoor7835 Před 3 lety +2

    Wll buuga wan u bahanahy wali wadanki ayan joga dhawan wan iman dona insha allah marka buuga isoo dir mahadsanid Gobolka aan u socod waa Alberta

  • @alitahir5478
    @alitahir5478 Před rokem

    Jazakallah wll Illahay ha ku barakeeyo wll waxaan u baahnaan lahaa in aad ila soo wadaagto oo aad isoo dirto buuga sharciyada

  • @Gedle-vi8rg
    @Gedle-vi8rg Před 2 lety

    Thank you bro keep goin

  • @axmedbaashi9386
    @axmedbaashi9386 Před 3 lety

    Keep going Bro

  • @xasansaabir6655
    @xasansaabir6655 Před 2 lety

    Maali abdalla waa mahadsanthy saad nogu so gudbisay ee ii so dir wll

  • @axmedxuseen3274
    @axmedxuseen3274 Před 3 lety +2

    Sxp waad mahad santahay

  • @mudanhussien5003
    @mudanhussien5003 Před 3 lety

    Masha allah

  • @Hogsather
    @Hogsather Před 2 lety +1

    Fadlan u soo dir meh walaal halkaas buuga xukunka wadista

  • @mustafabdirizakjama170

    Sxb Ontario isooo dir adooo mahadsan thanks mate

  • @ibrahimsaidmohamed5186
    @ibrahimsaidmohamed5186 Před 3 lety +1

    Mahadsanid sxb sida aad wax waliba aan nola socsisid ilaha ha ku ajar seyo adiga u mahadsan sxb Edmonton-Alberta ayaa u so socdaa marka waad ku mahanahay szb book ayaan u bahanahay szb aad iyo aadan u mahsantahay sxb

  • @adanhirsijama494
    @adanhirsijama494 Před 3 lety

    Thnks,maali cabdalla, you gave us good lesson, aniga waxaan haaystaa licence south african ah, do they change for me as quickly, gobolka laayga dacwoonayo waa gobolka aad joogto,waxaan filayaa inaad isoo dhoweyn doonto, soo ducee insha allaah

  • @abdirahimwalaalkawayn6553
    @abdirahimwalaalkawayn6553 Před 3 měsíci

    Walaalka

  • @pgm780
    @pgm780 Před rokem

    Sxb Kampalan jogaa Albrtan usoo socdaa buuga sharciyada wadista gaariga iisoo dir

  • @yahya_abdulle
    @yahya_abdulle Před 2 lety

    Bro Windsor Ontario ayan rajeynaa insha alah ee please bookga ma isoo diri kartaa thanks

  • @skyabdi6226
    @skyabdi6226 Před 3 lety +2

    Bro Gariga wa meeqo Lacagtisa??

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Před rokem

    Midka edmonton iisoo dir pro waan rabaaye

  • @khadiijoabdukadir9288
    @khadiijoabdukadir9288 Před 3 lety +1

    Shukrn wall wan ubahny buuga isodir wxn joga Victoria Bc

  • @hanuunallechannel1806
    @hanuunallechannel1806 Před 3 lety

    السلام عليكم ورحمةالله وبركاته
    Sxb aniga buugaan sharciyada waan u baahanyahay ii soo dir please, waxaan rajeenayaa dhawaan inaan imaado Albert insha Allah.

  • @mohamedabdalla2024
    @mohamedabdalla2024 Před 3 lety +1

    Sxb aniga isoo dir waan ubaahanahay midka alberto

  • @shaakiromar7311
    @shaakiromar7311 Před 3 měsíci

    Book isdr walal

  • @mohamoudibrahim2730
    @mohamoudibrahim2730 Před 3 lety +1

    Wll aad baad umahdsnthy hadaan su aal ku waydiiyo waxaan joogaa wadanka Turkey qof hada haysta Visa business and visitor ma umalaynaysaa inuu soo bixi karo hada mida madama aan filayo inuusan sifixican wadanku uwada furmin taas wll bal wixii information ah iga sii wll adoo mahdsan iyo wixii talo ah runtii barnamujadaada aad baan ula socdaa ugana helay isoojawaabna

  • @siciidcabdiwaaxid2940
    @siciidcabdiwaaxid2940 Před 2 lety

    Sxb isoodir waan ubaahanaheye

  • @abdikeirmohamed3431
    @abdikeirmohamed3431 Před 3 lety +1

    Saxib Ontario ayan uso socda
    ado mahadsan ma ila wadaagi karta copy ga buuga Ontario

  • @user-vz1cz6bf2k
    @user-vz1cz6bf2k Před 3 měsíci

    Wall iso dir Vancouver ayaan jogaaye

  • @abdifatahmohamed5208
    @abdifatahmohamed5208 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wll
    Waxa kaa codsan lahaa labo shay hadad awoodo.
    1)Middi wa buuga Albert.
    2) midna wa signal traffic inaad cashar ka samayso oo aad waxuun Ka sharaxdid waxad nagu dhaanto.
    Ma jiro CZcamsr somali ah oo arrimaha wadooyinka sharaxaad ka bixiya wallow wadama ku kala duwanyihiin.
    Wax badan ba laga fa'iiday kow allaha ku xifdiyo oo sharka allaha ka xifdiyo cilmiga badan allaha ku siiyo waayo wan hubaa oo wa lagaa fa'iidayaa.
    Mahadsanid mar kale.

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +2

      Ok sxb haye insha alh . Meshan kuguso diri lahaa buuga iso sheeg AMA farin igaso dir insha alh

    • @abdifatahmohamed5208
      @abdifatahmohamed5208 Před 3 lety +2

      Waxan kala Soo xiriray Facebook ga I hope inaad aragto qoralkayga.

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +1

      Ok wa diyar

  • @sakariyeahmedyusuf2765
    @sakariyeahmedyusuf2765 Před 3 lety +2

    Meeqa bil ayaa lagu qataaa lesenka
    Hadaan haysto lesen kale

  • @sharmaarkemohamedabdirahma6387

    Ok bro wxan rajeyna inaad booka sharciyada ila wadaagi doontid inshallah cooming soon canada

  • @fuaadamey1410
    @fuaadamey1410 Před 3 lety +1

    Waan u baahanahay sxb buuga igu caawi

    • @fuaadamey1410
      @fuaadamey1410 Před 3 lety

      Mida kale waxan ku weydiinaa kawaran hadan heysto ID Driving permit uganda ah oo sax ah soo cadey miyey igu dhahayan?

  • @dahirfarahguled8108
    @dahirfarahguled8108 Před 3 lety

    Zxp maaali buuga iso dir plz Alberto ban ubahanhy fb ga klasohdley xgaas igafiiri

  • @Brother-film68792
    @Brother-film68792 Před 3 lety +2

    Sxb insh allah mar dhow ayn filaya inaan imaado Alberto marka book sharciyada iso share garee bro thanks

  • @khalidfatah2015
    @khalidfatah2015 Před 3 lety

    Sxb Anaa Book ga Rolls ubaahan👆

  • @khalidadan3409
    @khalidadan3409 Před 2 lety +1

    Ottawa an rajeynaa in aan imado sxb book sharciyada gobalkas isodir ee darawalka laga rabo

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 2 lety +2

      Sxb dhowr buug ayn arkay oo gobolkas leeyahay bal kan eeg hadi uu ku anfici wayo kuwo kle ayn raadinayna insha alh
      www.singulink.com/CodeIndex/file.axd?file=/Documents/Ontario%20Handbook%20-%20Regular.pdf

    • @khalidadan3409
      @khalidadan3409 Před 2 lety +1

      @@Maaliabdalla Thank you bro❤👍

  • @UDUB-DHEXAAD
    @UDUB-DHEXAAD Před 3 lety +2

    Mahadsanid sxb waxaan codsan lahayn bookga aharciyada oo soft weer ah inaa nosoo galiso iyo websiteka testyada laga sameeyo

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +3

      Sxb meel a kuguso diro iso sheeg . E-mail AMA Instagram AMA Facebook igaso xiriir an kuso dhigee insha alh

    • @samiramohamed9220
      @samiramohamed9220 Před 2 lety +1

      Wlo wn ubahanhy ma izodiri karta😐😐

  • @munacumar3186
    @munacumar3186 Před rokem

    Asc sorry abowe anigu waxan ubahanahay buuga xagen kahelayah wan ubahanahy .markas aadbanda umahadsantahy sida fcn eed nogu sharaxaday thanks

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před rokem

      Wcs walalo, gobolkee rabta . Xage se kuso dhigaa buuga walal?

  • @shaakiromar7311
    @shaakiromar7311 Před 3 měsíci

    Albert jgq

  • @khalidmohamed1361
    @khalidmohamed1361 Před 3 lety +1

    Class 5gdl iyo full class 5
    Meeqa u dhaxeese ee kugu qaadate

    • @khalidmohamed1361
      @khalidmohamed1361 Před 3 lety

      Sxp adoo mahadsan waqtiga u dhaxeeso noo sheeg hadii tusaale ahn uganda licence ka wato

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +2

      Ok hadi aad heysato leysinka weyn oo dal kle kaso qaadatay waxad u baahntahay in ad xaqiijiso in uu sax yahay kadibna xaq waxad u leedahy in aad imtixanka ugasho class 5 gdl ka hadi ad soo hesho class 5 gdl waxad u gudbi karta oo aad imtixan kle u gali karta class 5 full isla waqtigad adigu go,ansato hadi kle oo aadan la iman leysin dal kle waxad ku khasbantahay in ad sugto ugu yaraan 2 sano inta u dhaxeysa labada leysin ee class 5 gdl iyo class 5 full ka

    • @khalidmohamed1361
      @khalidmohamed1361 Před 3 lety

      Thanks masuul

  • @araysane8111
    @araysane8111 Před 3 lety +1

    Noo soo geli bookga ustaad

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +1

      Xagenkuso galiya sxb

    • @mohamedahmed-ul1ru
      @mohamedahmed-ul1ru Před 3 lety +1

      Maali Abdalla sxb waxad aniga iigusoo dirtaa emailka ah: mbarre1990@gmail.com Thanks

    • @araysane8111
      @araysane8111 Před 3 lety +1

      @@Maaliabdalla waan kaa hayaa sxb mahadsanid

  • @mahamedyare4714
    @mahamedyare4714 Před 2 lety

    J

  • @axmedbaashi9386
    @axmedbaashi9386 Před 3 lety

    WALAAL EDMONTON AYAAN USOO SOCDAA IISOO DIR ADOO MAHADSAN ISKU GOBOL AYAAN NAHAYE ALBERTA

  • @abdikanimohmmed8985
    @abdikanimohmmed8985 Před 3 lety

    Zxb Aad Ayaad Umahadsanthy Sida Fcn Aad Nogu Faah faahisay Barnaamijka Zxb Wan Ubahanahy Book ga Inan Akhristo Iso dir Gobolka Aan Usocdana Waa Ontorio

  • @adnaanismail5193
    @adnaanismail5193 Před 2 lety +1

    Wll buuga sharciyada u bahanahay

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 2 lety

      Gobolkee sxb

    • @adnaanismail5193
      @adnaanismail5193 Před 2 lety

      Alberta wll

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 2 lety +1

      Sxb buugi aad iso weydisay waxan copy kuso dhigay description ka video ga hada hawada kuso jira ee so galaya maqribka insha alh. Halkas ayd ka download gareysan karta adiga iyo asxabta ee bal ka eeg mesha hose ee description ka video ga idinkuso maqan insha alh

    • @adnaanismail5193
      @adnaanismail5193 Před 2 lety

      @@Maaliabdalla ok thnkz

    • @adnaanismail5193
      @adnaanismail5193 Před 2 lety

      @@Maaliabdalla sxp buugi video xalay mad so racin

  • @xogtamaldahan
    @xogtamaldahan Před 3 lety +1

    Sxp buuga iisoo dir adoo mahad San wax baa ii dhodhow ee Edmonton baana rajeenayaa inaan imaado insha allah abdullahiabdiqasim9@gmail.com

  • @fodhaadhi667
    @fodhaadhi667 Před 3 lety

    Maali abdalla
    Zxp ka iguso dir macalin
    ahmedtaajir930@gmail.com