Cost of living in Canada | wax ka ogow kharashaadka aasaasiga ah ee bilkasta la bixiyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 10. 2020
  • Wax badan ka ogow kharashaadka ugu muhiimsan ee la bixiyo bilkasta ama usbuuc kasta marka ad ku nooshahay dalkan Canada.
    waxaan video-gan ku eegi doona maciishada aasaasiga ah ee waajib ka ah in la bixiyo marka ad ku nooshahay dalkan Canada.
    Sida kirada, korontada, gaaska, biyaha, internetka, raashinka, biilka telephone ka iyo wixii la mid ka ah.
    Make sure to subscribe for new interesting videos every week.
    Follow me on social media pages.
    Instagram : / maali_abdalla1
    Facebook : / maaliabdallaofficial

Komentáře • 23

  • @mohanabdi1655
    @mohanabdi1655 Před rokem

    You are the best sxb mhdsanid.

  • @safitv8091
    @safitv8091 Před 3 lety +6

    My dhumashi MashaAllah keep going 🥰

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety

      Thank you dear

    • @jacelowyare
      @jacelowyare Před 3 lety +1

      @@Maaliabdalla sxb yurub aya joga qaab fudud aan ku so dagi karo canada iso sheg ado mahadsan

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 Před 2 lety +1

    Wallaal mahadsanid waan rabay in aan wax ka ogaado kanada

  • @wanaagmedia6157
    @wanaagmedia6157 Před 3 lety +2

    Walaalo shaqooyinka iyo sida ay unoolyihiin Qaxoontiga Dalia Canada ?
    Iisoo jawaab wllo Ama Vedio kagala soo Hadal

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 Před 3 lety +1

    Canada bad inac siinaysaa pro
    Averge yaer Cost of living per person $14k
    Per month $1,166 weye sxp

  • @kingasmar8293
    @kingasmar8293 Před 2 lety +1

    Sxb qofka single Kaa kasoo hadal waxan Rabaa inaan Canada imaado pls

  • @mufasaking760
    @mufasaking760 Před 3 lety +2

    Oh yeah, as a student in alberta I paid $79 my bus ticket, but you said I'm new comer so that is exceptionaln

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +2

      Yeah. This year I will probably pay around $100

  • @shefiali5561
    @shefiali5561 Před 3 lety

    Sxb barnaamijka G5 qof gadanaayo igu xir

  • @abdirisakadenisse586
    @abdirisakadenisse586 Před 2 lety

    1 person miyaa Expense gaan mise waa qoys

  • @hawaolaad213
    @hawaolaad213 Před 3 lety +1

    Wow horey usoco. My king 👑

  • @saidbashir7647
    @saidbashir7647 Před 3 lety +1

    Warbixintaada Gobolada Ma Adaan Kala Qaadin Sxb Adna Kaa Joogtid Nooma aadan Sheegin Marka Tusale ahana Gobolada Somalidu Ku Badan Tahay Ka Hadal sida Toronto Ottawa albert mida kale qofka single kaa Intee kubixi Karta Ottawa

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +1

      Sxb aniga gobolka an jogo wa alberta. Waa runta goboladu xoga way kala duwan yhn balse different ad u weyn uma dheexeyo.. teeda kle video kale oo an kaga hadlayay kharashka ku filan qofka dhalinyarada ah oo iskaabulada ah aya jira bal kaas fiiri isagana.

  • @safiyaahmed1328
    @safiyaahmed1328 Před 3 lety +1

    Wllo war bxin an ka rabee halkee kala so xariiraaa

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +1

      Walal instagram ka ama facebook ga hoos ka fiiri linkiyada yaala. Halkas wad igalaso xiriiri karta insha allh

  • @salahabdiaden6509
    @salahabdiaden6509 Před 3 lety

    Sxb abdalla 100$ meqa lagusarifa lacagta Canada mahadsanid

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla  Před 3 lety +2

      Sxb saacadan ankula hadlayo 100 dollar oo Canadian ka ah wuxu maraya 82.8 dollar o American ah

  • @luckyboy7785
    @luckyboy7785 Před 2 lety

    Wlh Austria 🇦🇹 ayaan kunoolahay waxaasoo dhibana ma aragno alx 2k euro ayaa kushaqeeya bishii 8saac ayaan shaqeeya waxwalba markan iskabixiyo bilwalba waxa save iinoqota 900 Euro💶waxaasoo qarashana naguma baxo
    Sidoo kale Canada waxyaabaha ay kuxuntahay waxaa kamida,dabcan haddii ay shaqadu kaa istaagto ama aad xanuunsantaba,dabcan haddii shaqadii lagaa cayriyo midkalaa helaysaa haddii aad rabto inaad nasato oo waqti dheer qaadatana caawimaad ayaa kahelaysaa dowladda sida,guriga oo lagaasii bixiyo,iyo lacag aad kusii noolaato oo kugu filan.lkn Canada sizial care dhan malahan oo qaabilsan dadka shaqada ka istaagto ookale.
    Only waxa qaata familyga markii hore ceyrta qaadnayay.waxayabo badan oo aan halkaan lagusoo koobikarin ayay Austria🇦🇹 kaga fiicantahay canada🇨🇦xaqiiqdii!dad badana waan arkay oo sharciga wayn qaatay oo isla Austaria nagulanool.canada dadku say moodayaan maahan wlh xaqiiqdii.marka aad timaado ayaa ogaanaysa waxkasta xattaa qabowga canada waa zaaid.

  • @khadarmohamudofficial38

    Canada waad inacsisay

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Před rokem

      Lagendow anba walahi wuu inacsiyay lacag intaz leeg yaa awoda marka