Dabcasar oo afka furtey sirta MW Xasan Sheekh kashifey | Ceebta aduunka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • #subscribe #like #share
    Kusoo dhowaada Nabaad Official.
    Nagu soo biir adigoo rukumanaayo ama subscribe saaraayo kanaalkaan.
    Walaal fadlan muuqaalkan like saare, share-tana inoo taabo
    Waxaad naga heleysaa muuqaalo tayo leh oo kolba aan kusoo qaadan doono mowduucyada xiisaha leh ee ay bulshada soomaaliyeed xiiseeneyso, ayadoo la tifaftiraayo lana ilaalinaayo xuquuq kasto oo quseeya muuqaalada.
    Waxaan nagala soo xiriiri kartaa
    Email: nabaadofficial@gmail.com
    Facebook:
    Instagram:
    Tiktok: tiktok.com/@nabaadofficial

Komentáře • 11

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 14 dny +4

    SOMALILAND ku soo noqon mayso waa somaali odhan wax is raacay . Haa xabashi in uu muuse la heshiiyo waa sax .

  • @umuislaax7736
    @umuislaax7736 Před 14 dny +1

    Siyaad bare kaga horeeye. Bal xasuuso. Xasan sheeq. Raaligelin so sii madama adeerka. Ukaga horeeyey

  • @MubYus
    @MubYus Před 12 dny +1

    Sheekh Dab casar, mar mar buu runta sheegaa.

  • @w410921
    @w410921 Před 12 dny +2

    Dabcasar waa nin macquul ah, daarood dawladii Siyaad Bare ayay leeyihiin maxaa nalooga bur buriyay.
    Xasarad aad jaar tihiin kun jeer Xabashaa ka dhaw

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 12 dny +1

    WAA DHAB WAA SIDII SAFAARADDA MARAYKANKU KU BAABBI'ISAY DAWLADDII AOOMAALI UGU DANBAYSEY ,WAA DHAB DILLAALIIN AYAA LOO DHIIBTEY MAAMULKA SOOMAALIYA❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Před 12 dny +1

    Hadalka dabacasir keeyd baa ka buuxa keeyd waa kalmad carabiya waana ogyahay waxa uu nabiga ka yiri, suaal ma banaantahay meel aan qabuur aheeyn in dadka lagu aaso , hadii aay dhul aaysan laheeyn ku duuga hadii bari lagu qabsado yaa saxsan

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 Před 12 dny +2

    Dab casar inuu wax fahansanyahay waxaa ku oo gaa kartaan, markuu sharaxayo qaabka reer galbeedku wadama u bur buriyaan.
    Naqshadii Haiti lugu bur buriyay oo kale ayaa Somaaliya lakeenay.

  • @warss11
    @warss11 Před 12 dny +1

    Xassan is sick

  • @sahraahmed7664
    @sahraahmed7664 Před 14 dny +1

    Sowtuu maxamed siyaad barre uu faagey xamar billa uuna dejiyey mareexaan.
    Maanta muu ceeb

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Před 12 dny +1

    Adeer naftaada ayaad u baqday, intii ka danbeeysay waad amaaneeysay, kadaab