MW Xasan Sheekh hubka Cabudwaq lagu qabtey asaga amrey cadeyn aya la heley

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • #subscribe #like #share
    Kusoo dhowaada Nabaad Official.
    Nagu soo biir adigoo rukumanaayo ama subscribe saaraayo kanaalkaan.
    Walaal fadlan muuqaalkan like saare, share-tana inoo taabo
    Waxaad naga heleysaa muuqaalo tayo leh oo kolba aan kusoo qaadan doono mowduucyada xiisaha leh ee ay bulshada soomaaliyeed xiiseeneyso, ayadoo la tifaftiraayo lana ilaalinaayo xuquuq kasto oo quseeya muuqaalada.
    Waxaan nagala soo xiriiri kartaa
    Email: nabaadofficial@gmail.com
    Facebook:
    Instagram:
    Tiktok: tiktok.com/@nabaadofficial

Komentáře • 42

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem +8

    Umadeydi somaliyed walalayaal qabil iyo dil iyo dagaal iyo qaaxooti dhibtu leyahay wala garanaya is jeceelada illahay madaxda iyo masul yinta xaaqa ha garan siiyo mar walba wa idin so duceeyna walala somaliyed from Djibouti 🤲🏼

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 Před měsícem +4

    Aallahawo soomaali kala qabooji
    beerkooda burcad isumari aamiiiiiiiin

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff Před měsícem +2

    Guuul mareexan ❤guul wa qanimo itobiya iskaleh guuuul

  • @Asanbile
    @Asanbile Před měsícem +2

    Afartanka sano waa ay dhamaatay somaaliya waxaa kusoo wajahan isbadal ,,, awooda iyo dowlsdnimada waxaa hanan doona walaaladeen mareexaan waxaan kula talinayaa inay dadka usinaadaan oo aay udhaqmaan sidii goba nimada lahayd oo lagu yaqiinay walaaladeen mareexaan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před měsícem +4

    Guuuuul Marexaan ilaahbaa idinla jiree isdifaaca, Allahna waa garabkiinaa insha'Allaah❤🇸🇴❤️‍🩹🇸🇴❤️‍🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem +4

    Hubka illahay baa siyay mareexan ninki ugu tagana haska ceesheen

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem +1

    Like

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem +1

    LIVES

  • @Alpha17809
    @Alpha17809 Před měsícem

    Waa nacas walhi

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem +1

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem +1

    LIKEWESSUCES

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 Před měsícem +1

    Subxanallah wa beenleyal lamana amiinikaro wa khawariji nin leh wan dagaalmeynah

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před měsícem +3

    hubka mareexaan baa iska leh wuu isku difaacayaa hubka yuu gacantiina ka bixin cid ay xasuuqayaan ma jirto laakiinwey isku difaacayaa dowlad ma jirto waagey dowlad daacad ah imaato ayey u dhiibayaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem +1

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem +1

    SHORTS

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +2

    GURGURTO WAA KHAAYN WAA TUUGE EEYE MUUNAFAAQA ISKAA CEESHA

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před měsícem +3

    Dawladu ma ta dadka hubka iskugu dhiibaysa miyaa dawlada mise waa mooryan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem +2

    Argsgaxisomajirto ee waa mashruuc hubka yaan ladhiibin habar tu .aamiin maleh

  • @daudhalane-wy2dt
    @daudhalane-wy2dt Před měsícem +2

    Mareexaan goormeey noqdeen cadowga soomaaliya? Hubka qabiilooyin iyo dawlada iyo mamul goboleedka.ganacsatada kuli waa hubeysan yihiin sacadkastan hubku waa soogalaa bad. Biri. Cirka. Wax nabad rabana lama hayo.mareexaan maxa taargad looga dhigayaa ama tooshka loogu ifinayaa

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 Před měsícem +2

    Cadawgaaga wax lagama iibsado ogow

  • @amina34436
    @amina34436 Před měsícem

    Mareexaan ma soomali buu bmasuulkayahay

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im Před měsícem +1

    hubka lagu dhacay caabudwaaq waxaa dhacay shabaabkii joogay ayeey ahaayeen

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před měsícem +2

    SAX SOMALIYEEY JOOJIYA QAABIL.QAABIL.AD ISU DIRAYSAAN

  • @user-zy1gc4ee3g
    @user-zy1gc4ee3g Před měsícem +1

    😂😂

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Před měsícem +1

    Hawiye marexaan ayahukiin dhacay meeshin laseexay

  • @CasuuroCabdulaahi
    @CasuuroCabdulaahi Před měsícem +1

    ..

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 Před měsícem +1

    Download majirta

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem +1

    LEGETA

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 Před měsícem

    Sirtiibaa bankacarafaad qaraxday

  • @Fays2010
    @Fays2010 Před měsícem +1

    Team kala maan miyaa halkan kanhadlaya hhhhhh

  • @mariamabdinur6351
    @mariamabdinur6351 Před měsícem +1

    Yaa Huu waa ur teen hadaat tihiin hawiye iyo daaroot marki lagareebo ogaadeen iyo dhulbahanete war jooga wargooga wargooga balayagaa idinwadee googa

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 Před měsícem +1

    Qofkii Rnta shegay cadabta mamudna ee beenaalaha Ayaa Ehlunaar Ah

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před měsícem +2

    ARGAGAXISIDA XAATA WAA SOMALI IN LA.LAAYO MAHA WAA SOMALI DHIMANAYSA

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před měsícem

    Hubkaas waa qaniimadi qarniga marka hadii aad iibineysaan kuwa daaroodee dhanka bari jiro ka iibsada. Kuwa mooryaanta ahee hw hooyadiin wasaan leeya

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 Před měsícem +1

    Kkkkkkkk dagaal ayey ku baaqayaan hadhowna way qaxayaan meel loo qaxo ma jirto gaaladii dad ma doonayan markaa soomaaliyey bada uun ayaa la idin ku guri wanaag iyo nabad diideen illahay ayaa jira ummada shayaadiinta ha ka badbaadoyo

  • @khalidmohamedsaid4454
    @khalidmohamedsaid4454 Před měsícem

    Hubka gurigiina buu maraayay baa heshy ha moodin in aad dagaal gashy ee wax waa lakala dacaa . Tan nin liiban shuluq ah baa lahaa imagine inta sacad siciid hadee dagaal isku diyaariyan meeqa hub beey la iman karaan war hoy isku filnaada habargidir ha isku dirina ceeyr ba jooga saleeban ba jooga

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +2

    DAROOD BEENTE ISKUU SHEEGAN HUUBKAN WAXA SOO GEELYE KOOLANA JEES WAA LACAGTE FARMAJO ISKUU DEEFACA SOOW MAA HEEYSTAN

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před měsícem +1

    Sax ruunta ayuu sheegay warya somalia.ayanethobian isku kiin diriin qaabil.qaabil

  • @ABUDULLAHIADAN
    @ABUDULLAHIADAN Před měsícem +1

    😂😂😂