MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN 🤣 | FUNNY + MUCJISOOYIN + QOSOL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 551

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +211

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @EngCaddan
    @EngCaddan Před 2 lety +21

    Qofkii ugu Ficnaa uguna kheyrka badnaa
    Uguna Naxariis Badan uguna aqoonta badnaa uguna akhlaaqada badnaa uguna Udgoona Rabi intu uu Abuuray Waa Nabi Muxamed SCW 🥰❤

    • @nalka1878
      @nalka1878 Před 2 lety +1

      Salallaahu caleyhi wasalma

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +87

    Ilahay caafimaad Hay nagu gaadhsiiyo Ramadaanta dhamanteen ❤
    Roob khayr qabana Hay nasiiyo inchalah ❤
    Socdaal wixi helay layaabay 😂😂

  • @hashimsuley1644
    @hashimsuley1644 Před 2 lety +90

    اللهم بلغنا رمضان 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @deeqzan511
    @deeqzan511 Před 2 lety +43

    Talented tahay keep going waziir😇❤

    • @hadiyaabdi7457
      @hadiyaabdi7457 Před 2 lety +1

      ماشاء آلله
      عجبتني وآلله

  • @inamaxamedcade9638
    @inamaxamedcade9638 Před 2 lety +70

    Wllo waa iga qoslo lisay
    Thanks 😘😘😘🤣💯

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 Před 2 lety

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe na dheh tabinada tooskaa ee maxamed qadar iyo muuqaalada wararka muhiimkaa ayaan soo galinaaa noocimaamad la aantaa waxba manihiyee😊🥰😊

  • @mohamedhassansir-gullet152
    @mohamedhassansir-gullet152 Před 2 lety +14

    Horta wasiirka inuu sheydaan pro-Max yahay inta og Love ❤️ saara ikhwaanii. 😝

  • @bakaridle2828
    @bakaridle2828 Před 2 lety +10

    The best somali CZcamsr so far so good keep going

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 Před 2 lety +26

    M.a Ramadan coming soon 💖💕Allah nabad hanagu gaarsiyo

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 Před 2 lety

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe na dheh tabinada tooskaa ee maxamed qadar iyo muuqaalada wararka muhiimkaa ayaan soo galinaaa noocimaamad la aantaa waxba manihiyee😊🥰😊

  • @uumaaye7844
    @uumaaye7844 Před 2 lety +35

    1 daqiiqo kaliya ayuu yaala vifiogaan dadka dhahayaan waad iga qosol siiyay maxaa ka qaldan😳🤣

    • @ikraamcabdulahi7719
      @ikraamcabdulahi7719 Před 2 lety +2

      😜🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😁😉😉😉 ayaga mahan ruuxanta socdaal waxxan soo qaortay😃😃😀🙂😆🤣😂

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin Před 2 lety +10

    😂🤣🤣🤣socdaal in isaga stop lagu yidhi oo ha is dhaqaajin ayuu u fahmay, 😂🤣😂

  • @yourii672
    @yourii672 Před 2 lety +22

    Ramadan ilahey nabad hangu garsiyo Wazir maxa Ramadanka noo soo wada naga daba geey🥰❣

  • @mohamadyusufmohamad4942
    @mohamadyusufmohamad4942 Před 2 lety +5

    👨🏻‍💻👨🏻‍💻👨🏻‍💻👏👏👏saraakiisha iyo hoggaankoda waziir illaahay ramadaanka cafimad hanagu gaarsiiyo salaama

  • @badrudiintv3971
    @badrudiintv3971 Před 2 lety +10

    💚🍀اَلْلّهُمَ صَلِّ عَلَىٰ اَلْنُوْرِ وَأَهْلِهِ🍀💚

  • @Loobaan4
    @Loobaan4 Před 2 lety +8

    WaZiir birta birta aa.😅😅😂😂
    Legend always legend

  • @sadikfarahsadka242
    @sadikfarahsadka242 Před 2 lety +31

    Legend of legends king xaji
    Asxabga kamaldariga jecel noo cimaamada oo subscribe nadhaha yaaqaau🥰😍😇

  • @africanqueen2394
    @africanqueen2394 Před 2 lety +5

    Thankyou boowe wlh waa iga qoslisa mar kasta, 1mn ayaad u qalantaa insha allaah wana gaare. Keep going 🙏🏽

  • @zaamyasin924
    @zaamyasin924 Před 2 lety +10

    Qofkan socdaal uu eeg halku ka Soo helay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zakarianasir5574
    @zakarianasir5574 Před 2 lety +46

    Legend 12:00 another level 1500 💪🤴

    • @waxgaradsomaliyed7321
      @waxgaradsomaliyed7321 Před 2 lety

      Sxbow sacada midabka side ugu qortay isheg adomhdsan plz

    • @S4NCH0
      @S4NCH0 Před 2 lety +2

      @@waxgaradsomaliyed7321 Sida caadiga lee u qor😂 : labadaan dhibcoodna raacsii

    • @user-yc1zt7ho4x
      @user-yc1zt7ho4x Před 2 lety

      Saacada intee ku tahay lee ku qor le

  • @salaxciro9281
    @salaxciro9281 Před 2 lety +8

    Ramadaanka allaha nabad nagu gaarsiiyo
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdurishsahl1669
    @abdurishsahl1669 Před 2 lety +10

    Gabtan maxad nogu lata gashe sonka 😍

  • @nanaynanay1590
    @nanaynanay1590 Před 2 lety +42

    The one and only LEGEND Zaki bin xaaji 📌 LEGEND

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 Před 2 lety +8

    Wasiir hal mid: waxan jiraa 15 sano waxan ahy wiil ku nool sweden schoolka aan dhigto waxaa kabuuxa arday halaysan oo balwad iyo baqti istecmaala, Aniga malihi wax balwad ah , alhamdulilah, mid aa kuu sheegayo ayaa ah waxaa jirta arin aan layaabay aniga sigaarka majecli lkn carafteesa mar marka qaar Waa iska jecleysta aniga hitaa waa layabay marka maxaa ladhihi karaa waxaas mise waa jiro arinkas iga jaahil bixi 🤍waana ku mahad santahay ✅

    • @apdifatahmaska3317
      @apdifatahmaska3317 Před 2 lety

      Aptio m allah ilahay haku barakeyo hddn balwad lhyn ta xigta iska joji jeclaysiga carafta sigarka because wuxuu sababi dona inad hadhow barato mrka hadad wakhti haysataa inta ad ka fogan jarto ka fogow

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 Před 2 lety +5

    7:40
    Waxadan Fahmeyn Markad
    Faraha Lagasho Saan Camal Waaye
    😂😂😂😂😂Socdaal.Gotta.lent😆

  • @allsomali2060
    @allsomali2060 Před 2 lety +1

    Sarkasha malmahan pure energy makakajedho maxa jiro

  • @abdulaahocandule4026
    @abdulaahocandule4026 Před 2 lety +5

    RAMADAN Mubarak keep going my brother

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před 2 lety +1

    Waziir ramadaanka barnaamijyo muhiim ama diini ah noo keen qosal waan ku daalnee

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 Před 2 lety +4

    Waziir Biyo Ayaan caboyaa Ha igu dilin qosol dartiii🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před 2 lety +6

    Ar socdaalaa hhhh keep going waziir legend ramadan is coming soon if allah say

  • @jihaan8325
    @jihaan8325 Před 2 lety +5

    🥰🥰🥰alle ha ku sharfo

  • @captanheelka7061
    @captanheelka7061 Před 2 lety +1

    Waziir ka raali noqo dadkan ciwaankaaga ku qaraabanaayo Ramadaan mubaarak horay usoco wll

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 Před 2 lety +1

    Video geyga wala soo qataay 👊🏿👊🏿
    Legend video yasha international ka baranamij uu sameey.. there're funny content out there

  • @abaasyussu444
    @abaasyussu444 Před 2 lety +11

    Legend always legend 💪💪💪

  • @mohacade4653
    @mohacade4653 Před 2 lety +1

    Warkan masuxey hee waxle aktisa lawarejiyee 😁😁😁😁😁😁

  • @hamzaabdi6872
    @hamzaabdi6872 Před 2 lety +2

    wasiir😂😂background naga dhis

  • @cabdifitaax508
    @cabdifitaax508 Před 2 lety +6

    Legend zaki horey usoco 🤩

  • @abdallamohamed3198
    @abdallamohamed3198 Před 2 lety +2

    Waziir waa Markii ugu horeysay oo aan vediogaaga daawado asagoo saacad oolin awal hore asagoo 2 hour ama 3 hour daawan jiray wow Amazing

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 Před 2 lety

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe nadheh tabinada maxamed qadar ee ciyaaraha ayaan soo dhignaa walalkeyow iicimaamad yaaqaay 2 kun igaarsii😊🥰😊

  • @ayishaahirsi9199
    @ayishaahirsi9199 Před 2 lety +2

    😄😄😄😄😄allaaaa barnamikaan waa uxiisi donaa 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄 allaaah ramadaanka nabad nagu garsiiyo kuwii kafaidesto hanaga dhigo danbiyadooda ladhaafo naarta laga xoreeyo

  • @hassancadde6115
    @hassancadde6115 Před 2 lety +1

    Waziir waka sslamay iyo qfwalbo xanunsan iyo qofwalbo cafimaad qabo

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf4102 Před 2 lety +2

    Almost half million let’s go 1 million brother

  • @abdallamohamed9172
    @abdallamohamed9172 Před 2 lety +6

    Excellent work waziir

  • @munoabdinasir5611
    @munoabdinasir5611 Před 2 lety

    Wasiirka kkkkkkkk Wlh kal iyo Laban uqoslay kulahaa too hurdo kasoo kacday isdaji Isdaji intaasa iga gadan Wlh waan fuuuray😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😃😃😃😁😃😃😁😃😃😁😁😃😁😁

  • @nmo-cv8fm
    @nmo-cv8fm Před 2 lety +4

    Hhh wasiiir waan kusalaamay😅🖤🤚🤚

  • @anassomali2889
    @anassomali2889 Před 2 lety

    Wasiir dadkii ugu soo horeeyey ee in ta aan boqol lagaarin ayaan ka mid ahay ee joogay ee cimaamdad nagu soo tuur

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 Před 2 lety

    Dadkaan isticmaalin ayaa ku jiraa appka tiktok waan iska saaray awalna 3 bilood leee igu jirey alhamdulillah

  • @xasannuur3984
    @xasannuur3984 Před 2 lety +1

    Keep going pro zaki

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 Před 2 lety +3

    Wariis nooloow Abidkaa inshaa allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ horay u soco ❤❤❤❤❤🤴

  • @mohasacid4172
    @mohasacid4172 Před 2 lety +1

    @zaki bin xaaji pro keep going pro 🙏 👈

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +1

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❣

  • @armaanmohaa5938
    @armaanmohaa5938 Před 2 lety +1

    Keep going pro

  • @muziinahajjihassan7052
    @muziinahajjihassan7052 Před 2 lety +2

    Mazha allah keep going bro

  • @SihaamMohaa
    @SihaamMohaa Před 2 lety +1

    Kkkkkkkk wlh mar kaste an arko videogan wa qosla ma dhasho😅😅😅😅

  • @Yooja6
    @Yooja6 Před 2 lety +3

    Nio kutageraa wllhi 🥰

  • @raxmocali3213
    @raxmocali3213 Před 2 lety

    Wasiir "Gali gacanta" barnamijkii ahaa wan la anahay isbucan Wana dhamaday waxna lagama hayo ee ma iska dhaaftay
    Legend wan ku salaamay

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 Před 2 lety +1

    Legend wasiirka arimaha gudaha Zaki Bin Hajji🥰💪🏼

  • @apdirizakmohamedlucky7646

    Lee sxp ha hagin after afur nazo duup 🤣

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 Před 2 lety

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe na dheh tabinada tooskaa ee maxamed qadar iyo muuqaalada wararka muhiimkaa ayaan soo galinaaa noocimaamad la aantaa waxba manihiyee😊🥰😊

  • @abdiwahabyusuf3126
    @abdiwahabyusuf3126 Před 2 lety +1

    Waa wasiirka oo qof ah

  • @OmarMohamed-jc4ho
    @OmarMohamed-jc4ho Před 2 lety

    Wasiir waa ku salamay muqaldada waa xiseeya

  • @yahyejimaale903
    @yahyejimaale903 Před 2 lety

    Walaloow saki wlh WA iskajeclahay qosol Aya igu dishay

  • @dhaqane143official3
    @dhaqane143official3 Před 2 lety +1

    Zaki waan ku salamey ramadan kariim bro
    Kan kiisa kale ilahey barwaqo amni bash bash hanagu garisyo kheyrkisana alaha nawafajiyo amiin

  • @xariirofficial3873
    @xariirofficial3873 Před 2 lety +2

    Bacdal soon laba farxad i.a iida iyo wasiirka oo 300k gaadhey i.a❤

  • @user-st4pe9qu5n
    @user-st4pe9qu5n Před 2 lety +3

    Anaa ugu soohoreyo waziir salmn😊😁

  • @zakariye476
    @zakariye476 Před 2 lety +3

    Keep going waziir

    • @sadikfarahsadka242
      @sadikfarahsadka242 Před 2 lety

      Sxb qaali noo cimaamad oo subscribe na dheh tabinada tooskaa ee maxamed qadar iyo muuqaalada wararka muhiimkaa ayaan soo galinaaa noocimaamad la aantaa waxba manihiyee😊🥰😊

  • @hibaaqdeganhibaaqxx5707

    muuqalkaga isoo.dhacay aan daawanin maba jirto wasiirka waku wataa

  • @ruqiyashire3040
    @ruqiyashire3040 Před 2 lety

    Masha allah wllkeyga horay usoco wll

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid Před 2 lety +1

    Wasiir zaki bin qosol iga dhamyesey😅😅🤣🤣

  • @durre1069
    @durre1069 Před 2 lety +1

    😁😁7:09 hee sadio mane

  • @nuurxaajidheere8242
    @nuurxaajidheere8242 Před 2 lety

    Kkk sadu mane aala dhahooyaa kkk socdaal zaki bin haaji

  • @shahad2629
    @shahad2629 Před 2 lety

    waxaa igu khosolka badanaa socdaal barnaamijka aad uu iiga khoslasiiyaa adigane fani aatahay

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 2 lety +2

    Masha allaha keep going walkey kkkkkkk so funny walhi kilyaha ifuray walkey

  • @maxamedhappy9049
    @maxamedhappy9049 Před 2 lety +1

    Left ayuu qatay miyah asana 🤣

  • @daauudyuusuf3482
    @daauudyuusuf3482 Před 2 lety +1

    Lakiin wasiir wadanku🇸🇴tacsi😭 Buu kujiraa dad qiimo nagu leh baa naga baxay Soo Maha booney inaa bulshada dareenka la qayb sanao
    Mahad sani🙏💯🙏

  • @jamalupdi7114
    @jamalupdi7114 Před 2 lety

    Walahy waan soo galay meel khaldan

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Před 2 lety +1

    Argebdhahanaa Markahore Sasey uguniikin hadhowna waxbeyshegayaan

  • @yahyeismail8028
    @yahyeismail8028 Před 2 lety

    Waziirka 300k gaadhsiiya

  • @ayanlealpha998
    @ayanlealpha998 Před 2 lety +2

    Injured 🤕 my hand laughing 😂

  • @zahrakassim3902
    @zahrakassim3902 Před 2 lety

    Mfungo baba hajji love you son you always make my day.

  • @abshirmajje920
    @abshirmajje920 Před 2 lety +2

    Legend waziirka arimaha Gudhaha Dalka

  • @abdixakiim2251
    @abdixakiim2251 Před 2 lety

    Zaki binu xaaji madadaaliyaha bushada somaliyed legend walhi

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 Před 2 lety +1

    Socdaaal daacad iga qosliyay say stop😂😂😂

  • @Ibrahim_yare
    @Ibrahim_yare Před 2 lety +2

    Kkkkk keep going pro

  • @nimconfg
    @nimconfg Před 2 lety

    Zakyoow wallaalkey kagaar markaan isdhaho 100 waabaa leeyga horeeyaa

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 Před 2 lety +1

    Because I'm not crazy liked people Somalia loved tiktok

  • @cumaryamani6431
    @cumaryamani6431 Před 2 lety +2

    Legend keep going

  • @nimcocismaan9829
    @nimcocismaan9829 Před 2 lety

    Gabadh aadan a qoon oo hortaada ku tirtira naysa kulahaa hhhhhhhhhh

  • @c.raxmanmaxamed2060
    @c.raxmanmaxamed2060 Před 2 lety

    First one lagend keep giong sxb

  • @abdihakimbashirustadh6139

    Legend Zaki bin Haji

  • @abdirashiidmohamedsanei3046

    Maanta shaati waali ah ayad kawatta

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Před 2 lety +1

    Subhanallah 😭😭😭 waxas wax qosol galaa maahaan

    • @mahamoidj8166
      @mahamoidj8166 Před 2 lety

      Maxaa waaye waxaasi

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Před 2 lety +1

      @@mahamoidj8166 gabada iyo wilka nikinayoo ma jareerweyn baa? Mise wa daqan ciyar somaliyed

  • @fanicabdiismaaciil1116

    Wallaahi dadkaas meelkalaa roll model u ah maalinfhaweed is iri mid Jil sikasta intaankeenay baankeeniwata

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 Před 2 lety

    3:29 hhhh ku hor qararacsaty

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 Před 2 lety +3

    Bisinka horta gabdhaha miyan wiila la dhalan ilaahayow xishoodka ha naga qaadin 🥺😡😡

  • @BIDIXO24
    @BIDIXO24 Před 5 měsíci

    Wasir wlhy manta waxn ku ceeshedy muuqlo beeri hore ad iloowday

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 Před 2 lety

    Socdaal qosolkuu iga dhaameye wlhi umadeena ma ahan socdaal, baabajey balbalarka ayaa TikTok nagu haayo😅😅😅😅🤗😂

  • @khadramohamedbihi9914
    @khadramohamedbihi9914 Před 2 lety

    Legend adga Lee kaso radiyaa CZcamska marka adan wax so dhigin boring waye horey u soco wasiir❤️💪

  • @abdikanibashey3555
    @abdikanibashey3555 Před 2 lety

    Legend zaki bin hajii

  • @mmuuse6370
    @mmuuse6370 Před 2 lety

    Congratulations rubac million zaki bin xaaji

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 2 lety +2

    sadio mane stop🤣🤣🤣🤣 socdaaaaaaaal

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 Před 2 lety +1

    So funny wlhi legends and keep going Sir

  • @liicaade7627
    @liicaade7627 Před 2 lety +1

    Wazir lagend aya tahy