MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN 🤣 | FUNNY + MUCJISOOYIN + QOSOL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 791

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +640

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @farhiyonuur
    @farhiyonuur Před 2 lety +200

    Mashaa Allah wiilka da'da yar oo Murtida qiimaha badan noo soo gudbiyay.😍😍🥰🥰

  • @mabsutpretty6863
    @mabsutpretty6863 Před 2 lety +137

    imisaa jiifka ku daawanya🛌🤣🤣🤣

  • @ahmedjrahmedjr6542
    @ahmedjrahmedjr6542 Před 2 lety +109

    Saraashiisha maanta waa dhalashadayda cimaamada iguso tuura 🤗♥️♥️❤️

    • @thestrongwomen9925
      @thestrongwomen9925 Před 2 lety +2

      Sanad kuu curtoo wcan bwe zharfw cimri dheer,cibaado suuban io caafimd eebe hkusiiyo🥰🥰🥰

    • @ahmedjrahmedjr6542
      @ahmedjrahmedjr6542 Před 2 lety +2

      My sister allaha ku sharfo dhamaanten 🔥❤️♥️🔥🥰

    • @MOHAN54270
      @MOHAN54270 Před 2 lety +1

      Hambalyo LaLoH cimri DHeeR io CaafimaaD 🥰

    • @munacali3853
      @munacali3853 Před 2 lety +1

      Congratulations wll alle sandka sandkiisa hakugu gasiiyo cafimad qab iyo cimari dherae

    • @ahmedjrahmedjr6542
      @ahmedjrahmedjr6542 Před 2 lety +1

      Aad baad u mahadsan tihiin my walaaladey ❤️❤️❤️❤️🥰

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 Před 2 lety +64

    Waziir sidad noogu farxisid Allh hakaaga farxiyo Aamiin yaa rabi 🤲

    • @ABDI_QEYS
      @ABDI_QEYS Před 2 lety +1

      Waa Duco Aad uwanaagsan runtii xafudlah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 2 lety +41

    Maasha allaah gabayga wiilkaas yar waan ka helay wax jira ayuu ka hadlay 2 nanac oo meel saaran mid furan iyo mid xiran qof walba midka xiran ayuu qaadanaa

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx Před 2 lety +25

    Haddii aad u jeeddo Commentigan magaca ( الله ) love❤saar, Allah❤

  • @bashirbasports9808
    @bashirbasports9808 Před 2 lety +131

    Legend always a Legend..... love you brother

  • @abdijibaarabukar1058
    @abdijibaarabukar1058 Před 2 lety +16

    Kusali xabibkena muxamed scw

  • @muhammedkayze4341
    @muhammedkayze4341 Před 2 lety +43

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir🖤🖤🖤

  • @jezmen7679
    @jezmen7679 Před 2 lety +40

    Wallahi wan qoslay dhifiq cadi maha😂😂😂

  • @moppatech111
    @moppatech111 Před 2 lety +36

    Zaki in the building BARMAMIJKII GACANTA GALI🤣 WAN SUGAYNAAA

  • @ashrafbinuhakiimi8144
    @ashrafbinuhakiimi8144 Před 2 lety +27

    Big fun from aduunka sadaxàd ku bilabay wali soma gaarin dunida hada jirto🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✅

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Před 2 lety +26

    ما شاء الله ما شاء الله ربي يحفظك ياولد ربي يحفظ كلامك صحيح الله يهديهم هذولا

  • @anasaxmed745
    @anasaxmed745 Před 2 lety +81

    WE ARE TEAM ZAKI BIN HAJI ❣️💕

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 Před 2 lety +5

    Mash Allah wiilkaas yar maansadiisa waa ka hela danbigaaga may qaadyaan aakhiraa danbayne
    eebe Wayne xishoodka hanagu sugo alxm illahow mahadaa hadaanba TikTok isticmaalin Waa fidno socota meshaas

    • @hodanhoneste
      @hodanhoneste Před rokem

      Waligey ma so dajin xata isticmal iska daye waxa ilmaha ku halaba

  • @shucebmumin9049
    @shucebmumin9049 Před 2 lety +33

    Waziir jakadaan iga cun reaction kasta wad wadtaa😂

  • @xaawosiciid122
    @xaawosiciid122 Před 2 lety +31

    Wasiir anaga tiktok ma isticmaalno lkin ada na apdate gareeya😀 guulayso wasiir

    • @queenzuhayra1618
      @queenzuhayra1618 Před 2 lety +2

      Mxaa abayi India majogtaa

    • @ifkaladan1268
      @ifkaladan1268 Před 2 lety +2

      Anigaba ma isticmaalo wan necbahay balse wasirkan dawadaa

    • @xaawosiciid122
      @xaawosiciid122 Před 2 lety

      @@queenzuhayra1618 maya abaayo maba jecli appkaas😃 mide kle shaqa maba yeelanaysid isaga ku jaam garaynhhh

    • @xaawosiciid122
      @xaawosiciid122 Před 2 lety +1

      @@ifkaladan1268 anba wasiirkan xalqo xalqo ula socdaa hhhh

    • @farxiyoabdinuurcabdulaho8734
      @farxiyoabdinuurcabdulaho8734 Před 2 lety

      aniga xitaa wan necbahy tiktok

  • @aprahamyare2727
    @aprahamyare2727 Před 2 lety +11

    Waziirka hada wan walanahy miyaa ileedahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣keep going legend

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 Před 2 lety +18

    Ilahow naagnimada naga dil waba la iska heystage ilahow boska ya la iga xoogin cabsi cabsi wlhi 😱😂😂😂

  • @user-wm6mq9zn2g
    @user-wm6mq9zn2g Před 2 lety +13

    🥰🌹Inta muqaalkasta daawata waziirka ismuujiya🌹🥰

  • @minoabdirahman8352
    @minoabdirahman8352 Před 2 lety +11

    Mash aallaah wiilka gabyga qaady xaqiiqda ka hdly allaah dhowrro

  • @saahilfilmsstudio
    @saahilfilmsstudio Před 2 lety +77

    Legend always Legend 🔥 ✌

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 2 lety +5

    Kkkk walaahi aad baan uqoslay kuwa arooska kudhax hurdayo 😂😂

  • @CristianoRonaldo-ue3qv
    @CristianoRonaldo-ue3qv Před 2 lety +12

    1 minute 100 like another level sarakisha 🤪

  • @saydomar4581
    @saydomar4581 Před 2 lety +7

    Caawa qof ma ka horeyso aan islahaa waaba layga soo hormaray
    Keep going wasiir 💯🙏

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Před 2 lety +6

    Anoo qosli yaana seexan saxiibow habeen walba muqaal soo diyaari mahadsanid Wasiir

  • @ilyaasjeylaani7774
    @ilyaasjeylaani7774 Před 2 lety +25

    Lagend always lagend zaki bin xaaji keep going 💯🤞🥰

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 Před 2 lety +8

    Waziiir profile ka naga cun 😇🤣🤣🤣 sarakiiisha ma isku raaacnay 🤣

  • @magicboy3765
    @magicboy3765 Před 2 lety +5

    Legend markan qosol ubahdo adan kudaa wadaa keep going

  • @raxmoshakaal8558
    @raxmoshakaal8558 Před 2 lety +3

    CunTadan Dabolnayn Nafta diida O Cunun 😰
    Lkn Alxm Ani Tiktok Telkyga kumaba jiro 🥰 waziir Apti Gulayzo ❤

  • @drtoothcare9895
    @drtoothcare9895 Před 2 lety +2

    Gabaygaa wlee kuma khasaarin mention kygii keep going pro alle ha kaa jazaad siiiyo legend

  • @TradewithNK
    @TradewithNK Před 2 lety +3

    Nin kaliya wlhi dawado 😂🤝 CZcamsr kaliya lagu faaiday😂😂

  • @abdirizakgood
    @abdirizakgood Před 2 lety +2

    Anaa ugu horeeyo

  • @mizkimohamud2069
    @mizkimohamud2069 Před 2 lety +10

    Dhifiq isa goo waaln buu so galey😂😂😂😂😂

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 Před 2 lety +3

    Masha Allahh wilka gabayga wanada soo gudbiyay waana xaqiiq🥺🥺

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 Před 2 lety +6

    Haa waan idinka hayna uu nasoo gaadhaY😁😂

  • @zakisaleban8221
    @zakisaleban8221 Před 2 lety +1

    Adi iska bilawo qol hoosta ka soo xidhanysa misad isla hadli😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @muhammedkayze4341
    @muhammedkayze4341 Před 2 lety +4

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir🖤🖤😭

  • @chukrisalah5932
    @chukrisalah5932 Před 2 lety +2

    Hadi Sharma and his family arko like waa iga diyar ani🥰❤️💯👌

  • @fatxiabdirzak3899
    @fatxiabdirzak3899 Před 2 lety +4

    Legend zaki waan kuwata😅🤩
    Form Galkcayo ❤

  • @mohamadyusufmohamad4942
    @mohamadyusufmohamad4942 Před 2 lety +12

    Legend the one and only waziir sarakiisha wan idin salaamay

  • @abdiladhifxasan1905
    @abdiladhifxasan1905 Před 2 lety +5

    Waziir Barnaamishkii Gacanta Gili tikotok Noo aoo sameey ❤️🙏

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 2 lety +1

    Walahi qosol ahaa hell gudoomisada gabdhah waana soo baxeeh ma argteen🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Před 2 lety +2

    Wasiir difiq isagoo waalan ayuu soo galay hadana waa walan yahay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 Před 2 lety +21

    Keep going legend zaki Bin Xaaji 🔥👌❤️

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 Před 2 lety +5

    Baro marna igama dhaadhicin kartid wasiirka zaki bin Hajji dawaday mana Qoslin😁😁😁
    LEGEND ALWEYS LEGEND😍😍😍

  • @sogamer10
    @sogamer10 Před 2 lety +2

    Wlahi wan ooyay gabayga war gabdhow is astura 😥😥

  • @ibraahimsiciidaxmedibraahi6329

    Qosol igu maharin saki xaji nlw inbadana king of Somalia 🤣🤣🤣💯👌✌🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hanimustafe3053
    @hanimustafe3053 Před 2 lety +3

    Wasiir wlhi kal iyo laap bn u jeclahaya branamijyada ❤💯😂😂😂

  • @balkaboy2156
    @balkaboy2156 Před 2 lety +3

    Aapo wanku wata m.a HG FARTA TAAGA NIKE FAHMAY 🤣🤣

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Před 2 lety +6

    The one and only lagend Zaki Binu Haaji❤🥰

  • @ACOUNTANTp
    @ACOUNTANTp Před 2 lety +1

    prosofer sogali sxp qeybtaas waan kahelay wasirka

  • @bustaaleowboode180
    @bustaaleowboode180 Před 2 lety +3

    Zaki bin xaaji adigu ma Waalid lkn af hayeenka dadka waalwalan baatahy🤣🤣🤣🤣

  • @fadumoqasin5266
    @fadumoqasin5266 Před 2 lety

    Allaah swtc kuma waalo dadka ugu nadiifsan badtahay

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 Před 2 lety +2

    Kkkkkk MaanshaAllaah tabarak wll hore usoco funny bd thy

  • @abdirahmaanosmaan861
    @abdirahmaanosmaan861 Před 2 lety +36

    legend Always legend 🙏🙏

  • @muhanadqoorka2553
    @muhanadqoorka2553 Před 2 lety +3

    2 hours 13k another level sarakisha lee samayn kara👊👊👊💪💪
    Keep going wasiir😵

  • @jaamacabdi6972
    @jaamacabdi6972 Před 2 lety +4

    Hadi Aad Sideyda Oo Kle Muqalka Wasiir Ku Daawaneyso Kursi ismuji ship🙏💪

  • @abdirahinciise4298
    @abdirahinciise4298 Před 2 lety +1

    Gabaygaaga waan kuheestaa marwalba gabaynoogudar

  • @liibaansiciid7287
    @liibaansiciid7287 Před 2 lety

    Saraa kiisha iskabulnimdan ku dahey iso duceya 🤲💯

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin Před 2 lety +2

    Dhifiq behind the camerada so badi 😂😂😂😂

  • @maslaxcabdisalaan4101
    @maslaxcabdisalaan4101 Před 2 lety +2

    Team saraakiisha waad salaaman tihiin one love 🥰❣️

  • @mixiyofeedho4912
    @mixiyofeedho4912 Před 2 lety +3

    Waziir abwaana waa tahay yaah😂😁

  • @hamzealampa3277
    @hamzealampa3277 Před rokem +1

    Team cusub baa iskena marwalba❤

  • @sayidcali5530
    @sayidcali5530 Před 2 lety

    saki bin xaaji legend naga qosliya sxb keep going 300k i.a

  • @khulasomovie
    @khulasomovie Před 2 lety +1

    Wasiir Wlhi Waa Kuwadaa

  • @sadiiqcali1195
    @sadiiqcali1195 Před 2 lety

    Salan sare qoralka hada iga wesid macnahisa ma,ahan ina kudawan thanks bro

  • @nalkamaanka8552
    @nalkamaanka8552 Před 2 lety

    Wax yey ku dhaafin ku qoro CZcams ka wasiir🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +2

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nasoo booqda
    جزاكم الله خيرا🧡🙏

  • @ruuneyhaaji924
    @ruuneyhaaji924 Před 2 lety

    Hadaa qosliweysey waad hanuunsanthy d’r habeeb utahy😂😂😂😅😅😅😂😂

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 Před 2 lety

    Msh allaH wiilka yar ee xikmada badan kuheystaa

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 2 lety +5

    Masha allaha keep going walkey kkkkkkk so funny walhi kilyaha

  • @nacimodhaldarwish5568
    @nacimodhaldarwish5568 Před 2 lety

    Fasti ahy Mar walppo waserka love ha ila dhafin

  • @amaaldalab5654
    @amaaldalab5654 Před 2 lety

    Wlhi muqalkani wa mid qiimihisa wata alle haku xafido

  • @wizgurey8012
    @wizgurey8012 Před 2 lety +1

    Ski warkis sax wye wllhi yqy hesa hindiga kadhafa

  • @kinganas8401
    @kinganas8401 Před 2 lety +1

    Gabayga waa gabay micno kufadhiyo 😞💖

  • @abukaribrahim7816
    @abukaribrahim7816 Před 2 lety +1

    legend wakuwataa bro

  • @bileali8846
    @bileali8846 Před 2 lety +2

    Waziir hada mawalatahay😂😂😂lkn xiliki fb ka mid dher mid gaaban wad fiyobed

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 Před 2 lety +1

    Wasiir caawa pin igu qabo first comment

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 Před 2 lety

    Nio wasiir Afreyda wad sameyn karta ee wasaarada u soo samey bal😄❣🙌

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial1454 Před 2 lety +4

    Keep going waziir 🥰🥰

  • @hananartan3039
    @hananartan3039 Před 2 lety +1

    Istaqfuranlah dabeya kulah anaga wax ma dabeyno Naga xishida 🤣🙈

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 Před 2 lety +2

    Team wazirka from Djibouti Go ahead brother

  • @zapnaappe8449
    @zapnaappe8449 Před 2 lety

    Tiktok intaaba ugamaarmay waziir waankuwataaa😇😇

  • @jamaalfaarax3342
    @jamaalfaarax3342 Před 2 lety

    Sarkaal katirsan ururka 17aad gaashaan buuhoodle somalia🇸🇴
    Saraakiisha waan salaamay all

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 Před 2 lety

    Absolutely Sultan Zuhayb gabaygiisu waa na cajabiyay Xaqiiqda jirta ayuu ka hadlay 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾✅✅✅✅🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @aadancumar1108
    @aadancumar1108 Před 2 lety +1

    40min 200 comments 🌹an other level✌✌

  • @mohamett7261
    @mohamett7261 Před 2 lety +2

    Iɴᴛᴀ ɢᴇʀɪᴅᴀ xᴀsᴜᴜsᴀᴛᴏ ʟɪᴋᴇ ❣️

  • @badrimamutt9271
    @badrimamutt9271 Před 2 lety +1

    Keep going wasiir always legend 2 hrs 10k saraakiisha madaxa iisaarantihiin 🙏🙏

  • @abdiqaadir2346
    @abdiqaadir2346 Před 2 lety +1

    Waziir horto inteee joogtaa horto iisheeg pro

  • @hananartan3039
    @hananartan3039 Před 2 lety +2

    Hadaba nagu bilawday wasir sodiga nojilay 🤣

  • @meymuunaadan4177
    @meymuunaadan4177 Před 2 lety +1

    Wasiir salamn from somaliland pin igu sharf msuul

  • @fatamahmohamoudbintimaxamu2909

    Walal ilaahey kumawano 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😅

  • @walalnurio7756
    @walalnurio7756 Před 2 lety

    Zaki walal khier Allah ku siyo shaqo wax ba kumashqul marka wax yala ugu qosol ba e esogubesa runtaa waye whlhji

  • @user-yc1zt7ho4x
    @user-yc1zt7ho4x Před 2 lety

    Wuunaga soo baxay manii soogaray 😄😄😄

  • @habibahared5321
    @habibahared5321 Před 2 lety

    Maasha Allah wiilka dhalin ta yar

  • @caashocayuuni492
    @caashocayuuni492 Před 2 lety +1

    Wallhi m.allh waa video qiiradisa wato m.allh nolow wll ke ayan leyahay

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Před 2 lety

    Shikh Mustafa ayaa sheegay inta waalan inaan daawano

  • @ayaneymohamed9888
    @ayaneymohamed9888 Před 2 lety

    Huno aniga badanaa comment mabixiyo lkn like ta kulama dhaafu wall 👏