XAASLAYAASHA ASBUUCAN QAATIYAAN BAY TAAGNAAYEEN😂 | FAARAX U DHAARTAY NAAG UUSAN QABIN 😂 | ARAGTIDA..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 290

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 11 měsíci +37

    Dunida masoo marin qof ka wngsn nebigena suuban muhammed
    Yaa igu raacsan👍❤️

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před 11 měsíci +21

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿♥👌

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 11 měsíci +10

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤😮

  • @dhhol77
    @dhhol77 Před 11 měsíci +6

    Naagtii ajnabi raacdo meydkeeda xitaa yaan la qaadin wlhi faarax wn jacelahy nin aan ehyn illahey iima kaso aamiin ii dhaha waa jimce faarax i love you hppi😘😆🙈

  • @MohamedNaasir27
    @MohamedNaasir27 Před 11 měsíci +2

    Aynu Ku Wada Salino
    (Xabiibunaa Mohammed ﷺ SCW)

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před 11 měsíci +5

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤😊❤😊

  • @abdinaazir
    @abdinaazir Před 11 měsíci +28

    Wasiiiir please Next shilalka Taleefanada 😂😂 inta igu raacsan like 😅

  • @MariaUpthi
    @MariaUpthi Před 11 měsíci +13

    Dabcan kulha😂farah is not easy 😭😂

  • @shariqashidan145
    @shariqashidan145 Před 11 měsíci +11

    Kusaliya ❤Nabiga❤ SALALAAHU ❤caleyhi ❤ WASALAM ❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 11 měsíci +8

    Kkkkk dadka commentiyada qora ayaaba ani iga qosliya wlhi😂😂😂😂😂

  • @Mss_wiriiri.
    @Mss_wiriiri. Před 11 měsíci +4

    Oh my favourite barnaamij 😊😍

  • @user-bg3ty9qd2d
    @user-bg3ty9qd2d Před 9 měsíci +1

    Duhur casar cishe xilli walboo ay kuu tahay wanaagsan wll❤

  • @Hanad_c_h
    @Hanad_c_h Před 11 měsíci +6

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all allaah created is priphet s.c.w🧠❤🥰🕋🕌

  • @SarkaalHamseShaqale.143
    @SarkaalHamseShaqale.143 Před 11 měsíci +3

    Asbuucii hal mar shilalka talefoonada noogu soo tuur wasiir waam u xiisney👍

  • @suhaybmohan6959
    @suhaybmohan6959 Před 11 měsíci +5

    Aawey dadkii rasuulkena Mohamed jeclaa ku saliyaga nabigena scw scw

  • @abduhabhamud
    @abduhabhamud Před 11 měsíci +4

    Waziir awe barmajiki tikoga gacanta Gali halkuu kabaxdey waziiir ❤❤

  • @Mahamed_01
    @Mahamed_01 Před 11 měsíci +7

    🥰صلي الله عليه وسلم 🥰

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 11 měsíci +7

    allha is one ❤❤

  • @Ayaanabdi0196Ayaan-lr9yp
    @Ayaanabdi0196Ayaan-lr9yp Před 11 měsíci +4

    Ku sali nebigen salalhu calayhii wasalm🎉❤

  • @user-no3so1bf2c
    @user-no3so1bf2c Před 11 měsíci +2

    Xariifka kitabka gacanta saary
    Gacanta gam Allah kaasii(Ilahow Gacanta Kagoo). Ciyaar Io kitabka Allah maxaa isukeenay. Subxanllah

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před 11 měsíci +18

    Keep going my pro Zaki 💪 👍

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 11 měsíci +3

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤎

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 11 měsíci +2

    Wa barnaamij xiiso badan
    Xariifka mootada wado caaadi ma ahan 😂😂😂😂😂😂😂😂
    Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤❤

  • @ibrahimomar5629
    @ibrahimomar5629 Před 11 měsíci +5

    Qofkii comments fiirinaya love saar 😅

  • @user-qi8ck1wg2s
    @user-qi8ck1wg2s Před 10 měsíci +1

    Wasiir HaLmar iga so hadal wan ku tageera ee taliye😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před 11 měsíci +1

    Farax lagu baasto abahay weye ana waa guursaday gabadhaydana lagu baasta aan ku ogohay inshallah 😂😂😂

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před 11 měsíci +16

    ALLAH IS ONE ❤

  • @Eduruus
    @Eduruus Před 11 měsíci +57

    Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂
    FG. Hadii aan ku Qasay Like Ii saar.

    • @mohameddeck4282
      @mohameddeck4282 Před 11 měsíci

      9:47

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Před 11 měsíci +1

      Inkaari kigu dhacday😂😂 muxuu soo wadaa baan islahaa😅😅

    • @Apshir_xaaDa
      @Apshir_xaaDa Před 11 měsíci

      Waa ogaa inay waxaasi soo socdaan

    • @israhaybe5883
      @israhaybe5883 Před 11 měsíci +1

      Bisinka wabadalay san u akhrinayay waxan islaha wu so wata xalimo halagaraco 😂😂😂

    • @freesomalia4360
      @freesomalia4360 Před 11 měsíci

      ​@@israhaybe5883 xalimoyinka somalia joga iyo faraxyasya laqarabta ❤ lkn hada baxayso walbo iska daa African- tan himelska ah 😂😂 anagaba cadankan laqarabana hadan baxno african ma adno 😂😂 adiga maxa idindaba dhigay 😂😂

  • @mohammettfarxaan1700
    @mohammettfarxaan1700 Před 11 měsíci +3

    Wasiirka ninka kaliya aanan video🎥 ku caajisin wlhi one ❤

  • @nasraabdi3471
    @nasraabdi3471 Před 11 měsíci +3

    Midda soo qoreyso 3 bari soon waa zxbtey mucsisada 😭😂😂😂

  • @mohadayarka-ob8mj
    @mohadayarka-ob8mj Před 11 měsíci +3

    zaki bina xaaji keep going legnow ❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 11 měsíci +4

    Gabar baadiya ka timid hadu damac kaga jiro guurso inteysan il bixin
    🤣💔

  • @AxmedMoola
    @AxmedMoola Před 11 měsíci +4

    Waku salamaa adiga qoralkeyga akhrinaayo ihiiiiii😂😂😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 11 měsíci +4

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirisakIsmail-dt9iq
    @AbdirisakIsmail-dt9iq Před 11 měsíci +2

    Wasiir maxa filmka badsatay ila fast...🤣🤣

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Před 11 měsíci

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima ❤ ♥

  • @user-uo1zm7px3h
    @user-uo1zm7px3h Před 6 měsíci

    Aniga waxan Ahay wiil somaliyed kaso rajeyo waqti walba inuu Somali ucayaro I.a😊

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Před 11 měsíci +2

    🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯

  • @KhalidJabshe-wy7si
    @KhalidJabshe-wy7si Před 9 měsíci +1

    Soo ma ku jirin dumarka waxyabahy jannada ku galan inay adecdo ninkeda shikhakha dhahaayaye ma 2 wajilayaal baa wayabe😅😅😅😂😂

  • @Axmed_maxamed1189
    @Axmed_maxamed1189 Před 11 měsíci +7

    Allah is on 😢😢☝️❤

  • @QEEYSQEEYS703
    @QEEYSQEEYS703 Před 11 měsíci +8

    Allah is one☝️🥀🌷🌹⚘️❤️

  • @user-fb2tg3py2h
    @user-fb2tg3py2h Před 9 měsíci

    😢 wan layaabey video gaa gaa sxb 😅😅😅 I than for you Zaki been xaaji

  • @Hanadcali90
    @Hanadcali90 Před 11 měsíci +1

    WAKU WATAA ZAKU❤KEEP GOING ZXB

  • @user-kv5rz5ym5u
    @user-kv5rz5ym5u Před 11 měsíci +1

    The one only ❤

  • @user-ui7pt2ur1l
    @user-ui7pt2ur1l Před 9 měsíci

    Masha allah waa sax wll

  • @saharoadenhuis4106
    @saharoadenhuis4106 Před 11 měsíci +1

    Wilashenaaa dhnkastaaa logamaaa tagiii karoo allow hanagaaa qadiiiiin not farax wa farxadenaaa❤

    • @freesomalia4360
      @freesomalia4360 Před 11 měsíci

      Farah adii shaqeesanaya ayuu gurikudajinaa korontada kadhibaa biilkusinaa lkn wayabaya nagaha afikanka homleska ah maxaa dabadhigay

  • @abdullaahicj5904
    @abdullaahicj5904 Před 11 měsíci

    Waa sax waajib kuma ahan in ay jikada inoo galaan rag hada nahay anagana mid waajib inaguma ahan hadi ay xanuunsadaan daawo naguma lahan ee reerkeeda ayay ku leedahay sidaasna wa jirta

  • @sakariyeshariif6861
    @sakariyeshariif6861 Před 11 měsíci

    Muuqaalkaagii ugu horeeyay ee aan arko 11 daqiiqo

  • @user-qh7yi2ju1p
    @user-qh7yi2ju1p Před 10 měsíci +1

    Aniga mid sida igu dhaarto haly keenk😂

  • @ismaciilmaxamed2399
    @ismaciilmaxamed2399 Před 11 měsíci +1

    Sax waaye sheikh hadalkiisa lkn mid ogaada hee hadii ee xanuunsato ee jirato waxaa iyana waajiba in reer keeda aad uceliso oo aad dhahdo gabadhiina wey xanuunsantahay isoo daweeya dhaqtar geysta kadibna markee cafimaado isoo celiya Raga Manta sidaa masameyaan isheg????

  • @foozia426
    @foozia426 Před 11 měsíci

    Subxanallaah. Dhaartu qalad waxkasta dhicikara.

  • @xasnoabuukar
    @xasnoabuukar Před 10 měsíci

    Ar shiikhow farxyasha waa xumeese😂

  • @ahmedkhadar1721
    @ahmedkhadar1721 Před 11 měsíci +1

    Cabdi khasare hanogonin sxp 😮😮

  • @muscubbincabdi3023
    @muscubbincabdi3023 Před 11 měsíci

    Always supporting you 🎉

  • @Apdullahi_jokar1
    @Apdullahi_jokar1 Před 11 měsíci +1

    Only Saalah Sanaag Fans❤

  • @suban974
    @suban974 Před 11 měsíci

    Sheikha waa runtiis

  • @ismaciilshiiikh2244
    @ismaciilshiiikh2244 Před 11 měsíci

    Inshalah 700kin shalah zaki ibnu hajji

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 11 měsíci

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 11 měsíci +12

    Big legend always saki ibnu hajio another's levels program's hard 💯💯👍😍😍❤❤

  • @wllcabdulahi4919
    @wllcabdulahi4919 Před 11 měsíci

    Walal zaki

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn Před 11 měsíci

    Shiiqa wa shiiq,xasaaan hadalkana wa aqwasha culmda ee xadis ma ah waxn heli krna,aqwal ka hor imanysa

  • @bilecaliiidow2308
    @bilecaliiidow2308 Před 10 měsíci

    Shiiqaan naaguhu nugu diraa😅😅😅😅

  • @marshal1542
    @marshal1542 Před 11 měsíci

    Waziir waan ku taageeraa guulayso

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc Před 11 měsíci

    De dhibmaleh yewax iqaban ana markey waxsikanaqdaan ama xanuunsato ama umushaa waba iqaban mayo bilkeda iyo xaqii gogosha kabadan nonono😅👍

  • @imiiab8401
    @imiiab8401 Před 9 měsíci

    No way kitaabka allah xitaa tiktok challenge miyuu noqday

  • @-Y95
    @-Y95 Před 11 měsíci +1

    Subhaanalah 😢

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 Před 9 měsíci

    Sheikha waa naga soo daahey markii aan daalney

  • @nasramohamoud4186
    @nasramohamoud4186 Před 11 měsíci +1

    War sheekhu nasabsanaa 😂😂😂

  • @user-uo1zm7px3h
    @user-uo1zm7px3h Před 6 měsíci

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @muscubbincabdi3023
    @muscubbincabdi3023 Před 11 měsíci

    Saxibow how can I come to Europe I'm in Kenya

  • @RaxmaXirsi-qz1db
    @RaxmaXirsi-qz1db Před 11 měsíci

    Amigaaba taganaa mesha jama saida ah ayaa kajira wan tarbuunka wan kanxay

  • @bashiirhoolif5087
    @bashiirhoolif5087 Před 11 měsíci +1

    Dhuuma jaale wa afilim kee waziir 😂😂

  • @istarise1773
    @istarise1773 Před 10 měsíci

    Wlhi Ano intan ka yar baan garigaas hooos mareee 😂mxaa iga racy madaxa baan ku dhuf sade qarax cml ban u yere😂 ila hada wu i xanuna😭💔😅😅😅

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před 11 měsíci

    Shiikhasa ilahaw noo badi lafahii baa najajabaye 😂😂😂

  • @fadumamohamed7014
    @fadumamohamed7014 Před 11 měsíci +1

    Faarax cidi ma dhanto ❤

  • @AhmedAbdirahman-su9cb
    @AhmedAbdirahman-su9cb Před 11 měsíci +1

    Farax maficna iyo faarax iidanani

  • @calimarcello2227
    @calimarcello2227 Před 11 měsíci

    Malaay bada ku jiraa xawaajigiisa lasii tuma nooyaa dhaaarta lee ha iska dhameen 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-os8wq7dg9m
    @user-os8wq7dg9m Před 11 měsíci

    Kkkkkkkkkk Dabcan kkkkk waziir labadaan way they marigge

  • @abdrisaqahmedxassan9714
    @abdrisaqahmedxassan9714 Před 11 měsíci

    Wasiirka ilmaha shambada miyuu ahan jiray aragtida ayaa ku yar

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Před 11 měsíci +1

    Anigana 5 sano kadib waziirka ii haayo boontigaan😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 11 měsíci

    Exactly waa run Dumarka ku waajib maaha inay guriga ka shaqeeyan xataa caanaheega ilmaha waa looga gadi karaa, diinta soo barta inay waxaas oo hawl ah ay qabtaan Dumarka ay sadaqo tahy

    • @freesomalia4360
      @freesomalia4360 Před 11 měsíci

      Intaad black American guursatid ku dheh sidaas anaga Wan lagursanaa lkn wallahi adoo jogo saristaada lagu habeedanaa midkale xalimoyinka somalia joga iyo faraxyasya laqarabta ❤ lkn hada baxayso walbo iska daa African- tan himelska ah 😂😂 anagaba cadankan laqarabana hadan baxno african ma adno 😂😂 adiga maxa idindaba dhigay 😂😂

    • @maahir376
      @maahir376 Před 11 měsíci

      😂😂😂 aniga hadan gursado xaskayga jiko maygasheen In sha allah

  • @mahadmahamed409
    @mahadmahamed409 Před 11 měsíci

    War sheeekh ragg xaaslayasha waxbo uma reyban wllhi 😂😂😂

  • @user-gi9ll7nh2r
    @user-gi9ll7nh2r Před 11 měsíci +1

    KU SALI NABIGA SAKI BINI XAAJIYOO

  • @mukhtaarmusa1314
    @mukhtaarmusa1314 Před 11 měsíci

    Mr Zaki binu xaji
    RESPECT 🙏 BRO

  • @mohammedidle8707
    @mohammedidle8707 Před 11 měsíci

    Very interesting but short video

  • @cbdixakiinibrahim3047
    @cbdixakiinibrahim3047 Před 11 měsíci +3

    hhhh❤

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Před 11 měsíci +2

    Allah is one ☝️ ❤😢😢

  • @user-uj3tq9if5t
    @user-uj3tq9if5t Před 11 měsíci

    Number 1one waaba lax lax dhashay

  • @CaliFaarax-kx2tm
    @CaliFaarax-kx2tm Před 11 měsíci +1

    Naag maa diiday

  • @pyeftbll
    @pyeftbll Před 11 měsíci

    Waziir caawa si waalan ba nooga qoslisay 😂

  • @user-si1yb8dz8n
    @user-si1yb8dz8n Před 10 měsíci

    Wllsha is kuma hubtide seediga ha iska xumeen cml waaye😂😂

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi Před 11 měsíci +4

    Wasiir goormuu jaceylka noqday in xaas 2-aad la guursan adaaba ka daray mise nooca cunaha lahayo baa tahay laftigaagu 😂

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před 11 měsíci +1

    Wiilkaan quranka iyo dhaarta ku ciyaaraayo haloosheego diintu ciyar magasho culumadu ha wacdiyeen waxaas waa jahilnimo xaga diintaa

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 11 měsíci

    Aniga waxaa ka helay faraxa dhaarta aan dhameystirneyn watah 😂😂😂😂markas ayey xalimo aamindontaa😂😂😂😂

    • @freesomalia4360
      @freesomalia4360 Před 11 měsíci

      xalimoyinka somalia joga iyo faraxyasya laqarabta ❤ lkn hada baxayso walbo iska daa African- tan himelska ah 😂😂 anagaba cadankan laqarabana hadan baxno african ma adno 😂😂 adiga maxa idindaba dhigay 😂😂

  • @sihamsaciidqu33nsimran36
    @sihamsaciidqu33nsimran36 Před 11 měsíci

    Barnamijydada kan ugu jeclhyy❤

  • @suadmire1487
    @suadmire1487 Před 11 měsíci +1

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 Před 11 měsíci +1

    shiqw runta waye lkn ani marka sarty statuska mxa iga racy 🤣🤣🤣🤣

  • @awilabdi1091
    @awilabdi1091 Před 11 měsíci +1

    Wllkay talo ahaan waxan ku odhan lahaa ka dhaaf codkan aad dhex-dhigayso kalmada wayn ee qiimaha badan "إنا لله وإنا إليه راجعون" sababtoo ah waa kalmad ahayn dhahan dadka mu"mininti xiliga musiibo dhacdo kuwa sidaas dhaha allah ayaa ammany markas ma haboona goob kaftan iyo baashaal inaynu dhigno waxan rajaynya inad arki doonto fariintayda
    Mhdsand

  • @MarsMars-hb8fp
    @MarsMars-hb8fp Před 10 měsíci

    Anig iskabul dalan aya n ahy 🎉😢😢😢😢😢❤

  • @xarifxarifdale
    @xarifxarifdale Před 11 měsíci

    Allah hano diso wadanka