Daawo. Digniin Cabista Shaaha Madow ama Gaduudan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 04. 2020
  • Shaahu Waa Cabitaan Bulsha Ahaan Aynu U Badanahay Hadaba Waxa Uu Leeyahay Halis Cafimaad Iyo Waxtar Jidheed
    Muqaalkan Kaga Bogo

Komentáře • 113

  • @SacidAhmed-ut8ju
    @SacidAhmed-ut8ju Před 4 měsíci +1

    Love iisoosaradigomahadsan😊😊❤❤

  • @Muhammad12300
    @Muhammad12300 Před 4 lety +5

    Waa Sax anaa meesha uu kabaxo jooga (kirijo kenya) dadka meeshan na waa wada maja dhuub

  • @fadumoomar8651
    @fadumoomar8651 Před 4 lety +4

    Mahadsanid Dr cafimadka

  • @umuomorfaaruuq8316
    @umuomorfaaruuq8316 Před 4 lety +6

    Mahadsanid dr shaha madow aadbaan ucaba ilaahow nasug

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 Před 4 lety +13

    Doctor ka waa runtis waxa argay cadanka 80 jirka ah wuxu ka xoganbyahay 50 jirka Somalida waxa sababay waxas kow waa shaxa 2 bariska
    Boska shaxa galiya Somaliyey biyaha cadiga aj
    Bariska neh Digirta ku badal. 1 sano barobeya is badal wayn aad arkesan insha allah

  • @xooloxoolo4664
    @xooloxoolo4664 Před 4 lety +4

    Warkaan ima gelinas sababtoo ah Masaarida wax ka shaah cabdi badan dunida ma jiraan marka shaha dheh sokorta haka badanina dheh laakin ha dhihin shaah ha cabin, fiirii CARABTA iyo Turgiga, dheh iska kala yareeye dheh oo kaliya.

  • @sundusabdiadan8560
    @sundusabdiadan8560 Před 4 lety +5

    Mahad sanid Dr
    Asxbey Drka si fcn buu wax u sharxayaa hadalka gaabi inaad dhahdaan waa yara ceeeb

  • @hassanmaxamed2721
    @hassanmaxamed2721 Před 3 lety +3

    Masha Allah qeyr Allah ku siiyo

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 Před 4 lety +6

    و عليكم السلام و رحمة الله و بركاته
    جزاك الله خيرا walaal

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 Před 2 lety

    Kkkkkk illeeen faarax Somaali waa waxay. u lugo dhuudhuuban yihiin
    Inaadeerow hala gaarsiiyo
    Faarax Somaali🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @wayraxyare4671
      @wayraxyare4671 Před 2 lety

      Heee xalimoy ilahi lugaha burburan nasiyow ada mahadleh 😂😂

  • @xalimoali2100
    @xalimoali2100 Před 4 lety +4

    Thanks jazaakalaahu kheyr walaalo

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +3

    Shukran Dr 😍😍😍😍😍

  • @mustafcadar9932
    @mustafcadar9932 Před 2 lety +1

    Dr Ani ahan wax badan kaa faa iiday shukaran 💯💯💯

  • @walicadefarah5598
    @walicadefarah5598 Před 3 lety +1

    ACWW. Doctor waxàa la yiri Raggu waa shaah Dumarkuna waa sheeko tanks lot and good bye from City of Mogadisho the Country of Soomali ok see you again an other time mercy of God VIP

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 Před 3 lety +2

    Waad mahadsantahay markasta diktoor insha Allah waa qaadsnaynaa
    Wixii talo caafimaada

  • @alihassanhiraabe8244
    @alihassanhiraabe8244 Před 4 lety +1

    Shaaha cagaaran kawaran asaga cabaaye Dr. Caafimaadka asww.

  • @nimcomaxamuud5489
    @nimcomaxamuud5489 Před 4 lety +2

    Thnks wll wan arkay dhibatadiisa

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 Před 4 lety +9

    Asc dr waad mahdsantay markan yar war uma hayo se imika intaan waynaadey shaah macabo

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +3

    اللهم آمين يارب

  • @maxamedamiindeeqsi3824
    @maxamedamiindeeqsi3824 Před 2 lety +1

    Mahadsanid dr same

  • @hanihappy3532
    @hanihappy3532 Před 2 lety +2

    canjerada le kucaba markle macabo

  • @leflefow493
    @leflefow493 Před 3 lety +1

    Dr masha allah wadku mahsan thy asaad asxabta ugu faa idaynayso

  • @cabdicasiism1875
    @cabdicasiism1875 Před rokem

    Maashaa allh digtoor waa qaadanay talada caafimaad

  • @degayassin
    @degayassin Před 4 lety +3

    Maashallaha

  • @fartuun5586
    @fartuun5586 Před 8 dny

    Wcs Dr

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +3

    Masha Allah

  • @ahmedasacid5686
    @ahmedasacid5686 Před 2 lety +1

    Aniga shaaha waan kuwalnahay malintii ilaa hbnkii ma moogaakari

  • @xakiinibrahin3076
    @xakiinibrahin3076 Před 4 lety +1

    Asc dhaqtar waa sax lafa xanuunka shaaha qatar na mooti

  • @aabas6193
    @aabas6193 Před 3 lety +2

    Dhakhtarow shaah baan ka hadlayaabaad tidhi hadana sonkor baad ka sheekaysay!!!!

  • @adeelsshahad8490
    @adeelsshahad8490 Před 4 lety +2

    Insha allah

  • @cabdicasislibax9685
    @cabdicasislibax9685 Před 2 lety +1

    walaal shaaha xoog baan u cabaa wakhti kasta inaan cabo ayaan jeclahay. laakiin waxaan ku badiyaa dhagayaraha . intii aad sheegtayna waan yeeshay iney lafaha i xanuunaan aad baan ugu naaxay miisaan xooga ayuu iiyeelay. markaa maku badlan karaa sharaab badan sidda seytuunka . cabolafka.

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 Před 4 lety +6

    Masha Allah shugran

  • @user-nz3rt7pu1n
    @user-nz3rt7pu1n Před rokem

    Dr alla haku sharfo waad noo faa idaysay

  • @mohamedabdulaahi1599
    @mohamedabdulaahi1599 Před 4 lety +2

    Asc dr aad iyo aad baad umahadsantahay

  • @indhadro2633
    @indhadro2633 Před 3 lety +1

    Dr khayer alle ha kusiiyo aniga shaha cadeys kan jacla Darmuus ban katurijirey lkn wan eedayo karstarol iyo inan neeftuur farabadan ban leyahay maxan sameeya walal shaah dhan wan jojiyey qof weyna ma ihi gabar yar ban ahay garigeyga wax kamaqabsan karo neeftuur daal wan dhibanahay

  • @fatimaaxmed2607
    @fatimaaxmed2607 Před 4 lety +1

    masha allah

  • @mukhtaarcali4237
    @mukhtaarcali4237 Před 4 lety +4

    waan dhwnahy fariin tadana wanu qadanay

  • @sahromohud3430
    @sahromohud3430 Před 4 lety +1

    Thanks Dr kawaran shaaha cadeeaka ah

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Před 11 měsíci

    Mahadsanid

  • @cabdicasislibax9685
    @cabdicasislibax9685 Před 2 lety +1

    mahad sannid dhagayarahan u guurayaa.

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 Před 2 lety +1

    Dr ka wrn likaha shiidan iyo xabaasuuda hadaa shah ka dhigto👏

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 Před 4 lety +2

    Szb Please Shaaha Cadayska ahna kasoo hadal waan ubaahanahaye

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 Před 2 lety +1

    Dr masallah walalo

  • @user-gi6xf7rl7w
    @user-gi6xf7rl7w Před 4 měsíci

    C❤❤❤

  • @barwaqoabdi8392
    @barwaqoabdi8392 Před 3 lety +2

    Dr shugran

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed8756 Před 4 lety +1

    Coffeka iyo shaaxa midkeeba fiican abitanka

  • @riyaanhaaji9306
    @riyaanhaaji9306 Před 4 lety +6

    Dr kawaran Coffee cadaanka iyo tan soomalida, saaid ayaan u cabaa coffee ka soomalida?

  • @xanaanxasanjamac4366
    @xanaanxasanjamac4366 Před 4 lety +4

    dr

  • @ishwaaqabdi4497
    @ishwaaqabdi4497 Před 2 lety

    mansha alah

  • @muxumadsimaaciilowdhaqane1394

    Maaashaaalaah

  • @xanaanxasanjamac4366
    @xanaanxasanjamac4366 Před 4 lety +3

    Adigoomahadsan

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 Před 4 lety +3

    Dr thanks waxaan ku wiidiin saliida seeytuun iyo toonta xudunta malagu shubi karaa🙌

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 Před 4 lety +2

    Thanks DR. Kawarn green tea. Ama shaaha cagaaran????

  • @kaamilcabdi2948
    @kaamilcabdi2948 Před 4 lety +4

    dr ka aantaageero horta aadbn kuugu mahadcelinayaa lkn waxan kuweydiin rabay hooyaday ayaa wxay qabtaa macaaan iyo dhiigkar labadaba wey qabtaa markaa maxaa udawo ah please kusugayaa???

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety

      Labadu ba dawooyin kaalmati ah bay leeyihii waa in ay dhakhtar u tagtaa, labadhaa ka dib heerka ay marayaan xanuunku la ogaadaa ka dib dawada loo bilaabaa.
      1. Macaanka way iska ilaalin
      2. Cuntada cusbada, milixda leh way iska ilaalin
      3. In ay socodo waa muhiim
      4. Caleenta Canbaha Haday helayso in ay shaah ka dhigado inta si fiican loo kariyo biyaha caleenta shaah ay ka dhigado

  • @cabdikarimck9040
    @cabdikarimck9040 Před 4 lety +2

    Video gaag soo koob wll waxan dheer nagadaayo

  • @aminomohamed2181
    @aminomohamed2181 Před 4 lety +1

    ❤💖❤

  • @abdihakimmohamedeymoi1026

    Side lokaria

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 Před 2 lety +1

    ilaahay khayr hakusiiyo dr anigu aadbaan ujecelahay manajoojin karoba

    • @mohamadmataan6943
      @mohamadmataan6943 Před rokem

      waxba noomaad sheegin shaahu waa dawo faidoyinkisuna waa badanyin

  • @adeelsshahad8490
    @adeelsshahad8490 Před 4 lety +1

    👍

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 4 lety +4

    aniga augu horeyo cdadk shaha aaf ban ucaba wlahi malnti wxan cabi jiray ila shan jeer o min laba laba ah hada vitaminD gega iyo kalsyom hoos ayey udacen sas daraded wa iska dafay lakin kafey ayan aad ucaba wa deylahay

  • @SacidAhmed-ut8ju
    @SacidAhmed-ut8ju Před 4 měsíci

    iisheg

  • @ikramcadey9241
    @ikramcadey9241 Před 4 lety +1

    Asc dr waxaan ku waydiinaa haddaa sokorta ku darsado caleenta badalkeeda aan sanjabiil qarfo iyo dhaga yare ku badalo kwrn ? Insh allaah i wish inaa ii soo jawaabto

  • @bashiirwitig7068
    @bashiirwitig7068 Před 4 lety +3

    Dr mhsn kawaran dinsiga iyo geedaha sida qarfe dhagare hadaan shiito booska caleenta

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety +2

      Qarfa Dhagayara Waa Ka Ugu Fiican Hadad Booska Shaaha Galisana Waa Okay

    • @maankaali4239
      @maankaali4239 Před 4 lety +2

      @@drcafimaadkaqoyska dr ani isoo jawaab muhiim baa u ehee🙌

  • @osmanmohamed9647
    @osmanmohamed9647 Před 4 lety +1

    shaaha cadeeska oo lagu daro qarfaha kwrn

  • @abdikhafarbarre9539
    @abdikhafarbarre9539 Před 3 lety +1

    24 hours hadan cabo hal kob shaha rinjiga ah kwrn ma wax dhibata ah Aya ku jirto

  • @anisacaydaruus1198
    @anisacaydaruus1198 Před 4 lety +2

    Dr se cml cafimadka ufiican lee lagu hayaa turkida ad u isticmalo isku dabecadna wan nahay somalida iyo turkiga
    Ee cunug yar an dhalaa iga walan maxan sameya

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety +2

      Anisa Caydaruus Wll Maxad U Jeedaa Ma Ilmo Ad Dhashaa Ku Waalan Cabista Shaaha Mise Ilmahaa Waalan Oo Dhinaca Maskaxta Ka Jiran
      Soo Yara Fah Faahi Su'aashada Wll

    • @anisacaydaruus1198
      @anisacaydaruus1198 Před 4 lety +2

      @@drcafimaadkaqoyska cunug yar oon dhalay waye aa ad ujcl cabistisa ani wan ka lalaboda shaha rijiga cadeskana waxan ku naca calol uu kena ana wali qof dhalin yara ahay cayilka ma jcli marka qaxwa ha caba qaxwana dhig la an uu leyaha ladhahay ma saxba

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety +1

      Wll caruurta dhibta u u gaysto masii badna hadad caano saafi ah ad siiso cunuga halkas buu Calcium Iyo Vitamin D na ka helayaa
      Qaxwaha Waa La Cabikaraa Lkn Ha Isku badin

  • @fatimaaxmed2607
    @fatimaaxmed2607 Před 4 lety +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @aahmed1540
    @aahmed1540 Před 4 lety +2

    Kawaran qaxaawada.ama buunka dadka isticmaalo ayagana

  • @aminakhaliif5145
    @aminakhaliif5145 Před 2 lety +1

    Shugran habaryar

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +2

    Asc Dr aniga shagihi waan jeclahay laakiin sokor Kuma darsado cadi miyaa canahana Kuma darsado laakiin habeen kii Ayaan CAANO cabaa Dr lafaha ayaa ii soo khorayo I an CAANO Cabo hawenkii anigan waxan diidayaa Inaan cayilo macabaa mise waan iska daayaa Dr✋

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety +2

      Canaha waad cabikartaa wll waanay fiicanyihiin
      Shaaha waad iska yaran insha allah

    • @zahraz603
      @zahraz603 Před 4 lety +2

      @@drcafimaadkaqoyska shukran aad Ayaan kuugu mahad celinaya waad nasaciday adigan ilaahay Haku saacido Dunya iyo aakhira iisha allaah waxad noo faaidey say wax yaalo badan aan u isticmaali jiray siqalad ah shukran Mar labaad 🙏🙏

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +2

    💗🌹💗😘😘😘😘😘😘👍

  • @xanaanxasanjamac4366
    @xanaanxasanjamac4366 Před 4 lety +2

    asc

  • @munaahmed5905
    @munaahmed5905 Před 4 lety

    I have kidney problems

  • @adambile1453
    @adambile1453 Před 4 lety +3

    Ninyahow barnaamijyadaada way fiican yihiin laakiin hadalkaaga ayaa badan micnaha ararta

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +1

    👍😍👍👏👏👏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xalimoali2100
    @xalimoali2100 Před 4 lety +2

    Asc,maxaad leedahay joojoyaa bismilaahi raxmaani raxiim yaa rabi ani 5 koob ayaan cabaa maanta ayaa iigu danbeyso walaal maxaa badali kara oo lafaha kobciyo noo soo sheeg please iiga soo jawaab please maxaan ku badalaaa walaal adoo mahad san

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety

      Wll wax yaabo badan baa lagu badlikaraa
      1. Biyo diiran oo wax ad u yar oo sonkora lagu daray ama laga daayey ba
      2. Dhaga yaraha oo biyo diiran lagu darsaday
      3. Caleenta canbaha oo la kar kariyey ka dib shaah ahaan loo isticmalay waxay dawaysaa kana hortagtaa xanuunka macaan sonkorowka
      4. Caleenta mirimirka oo iyana lakar kariyo shaah ahaan laga dhigtaa waxa u fiicantahay beerka iyo ka hor taga xanuunka kaneecada

    • @ikraammuhiddin1
      @ikraammuhiddin1 Před 4 lety

      @@drcafimaadkaqoyska salaam dr waxaa rabaa ogaado shaah ga in lacabo mafiicnoo mase waad fiican tahay majoojinaa shaah ka mase waan wadaa isol sheeg ba ? Ani saas ma ubadnihi lakiin mid a rabaa ogaado macabaa ama waan joojinaa?

  • @walaalyusuf8306
    @walaalyusuf8306 Před 2 lety

    Alx aniga shaah ma cabo

  • @CC-hx3pd
    @CC-hx3pd Před 4 lety

    Asc sxb jzk khyran sida aad noogu faa iidaysay lkn waxaan kuusheegi lahaa inaad hadalkaaga gaabisid waayo nuxurka ayaa muhiim ah inaad soogaabisid hadalka 18 minutes kaaqaadanayana aad kukoobtaa just 5 minutes. Thanks

  • @umuomorfaaruuq8316
    @umuomorfaaruuq8316 Před 4 lety +4

    Dr kaso hadal dawoyinka laysku cayiliyo sida malabka iyo kiniinkaba adoo mahadsan

  • @abdihakinabdirahman9269

    😂😂😂😂

  • @maryankarni602
    @maryankarni602 Před 4 lety +1

    Hadalkaaga ayaa aad u badan ee soo gaabi ujeedkaga pl

  • @xanaanxasanjamac4366
    @xanaanxasanjamac4366 Před 4 lety +3

    Numperkawatisapkakuisticmaashid

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  Před 4 lety +1

      Xassan wll su'aashada halka inoogu soo qor hadaay suuragal kuu tahay
      Waa kuu soo jawabaynaaye

    • @abdirahmanxusen5786
      @abdirahmanxusen5786 Před 4 lety

      @@drcafimaadkaqoyska dagtore aad ban ku salamaya lkn su aasha aan qabo waxa waaye margaan suuliga galo oo aan saxaronaayo waxa gusga ga imaado wax cad oo aad moodo malax ama biyaha raga lkn marki aan gaadi bes u galo ma imaa daan galiyah margaan saxaronaayo ay imaa daan maxaa sababa maxesa tahay thanks

    • @razmi4568
      @razmi4568 Před 4 lety

      @@abdirahmanxusen5786 dhaqtarka u sheeg u tag bro

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 Před 2 lety

      @@abdirahmanxusen5786 war waxaas cudur mahan wllo waa nuuc kamida biyaha ka imaada ragga meddi aa ladhaha mana ahan dhibaato waa normal waxey imadan markii culeys qaado ama marki suuliga saxaro ugasho xitaa dumarkna wey leeyihiin

  • @adeelsshahad8490
    @adeelsshahad8490 Před 4 lety +1

    👍