Daawo. Waligaa Hurdadu Kaa Xumaanmayso Hadaad Samayso Sidan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 03. 2020
  • Hurdadu Waa Laf Dhabarka Cafimaadka Jidhka,
    Seexo Wakhtikugu Si Ad U Ilaashado Cafimaadka Jidhkaga

Komentáře • 115

  • @mohamedosman2757
    @mohamedosman2757 Před 4 lety +4

    Haddii aan reer koonfur nahay , waxaan u naqaannaa BATIIQ.
    Mahadsanid walaal. ilaaheey qeer hakaa siiyo dadaalkan aad ummaddaada u heeysid.

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 Před 4 lety +7

    fadlan soo gaabi hadalka muhiimadana. soo qaado

  • @abuzakiriyabashiir9335

    Ditore maalintii ma hurdo walahi wku salamay

  • @shaffyahmed4336
    @shaffyahmed4336 Před 3 lety +1

    Kaligii ma abikaraa shamaamka

  • @farxiyafarxiyacabaas5557

    Cana boraha shamamka maĺyskudarikara Hadid always çano lo and mahdsnid

  • @aaminoyarey3277
    @aaminoyarey3277 Před 2 lety +1

    mansha allh

  • @abdikarimibrahim4327
    @abdikarimibrahim4327 Před 4 lety +1

    Mnsha Allah drkeygii

  • @fadumoomar8651
    @fadumoomar8651 Před 4 lety +1

    Mahadsanid Dr

  • @umodahir8374
    @umodahir8374 Před 4 lety +1

    Dr mahadsanid

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 Před 4 lety +2

    Masha allah ilaahay ah ku xafido wl

  • @farhangaab3919
    @farhangaab3919 Před 4 lety

    Mahadsanid dr cfmd qoyska maxaa ka jira inuu kordhiyo xubinta taranka raga .sedex shay oo laysku daray 1 basal 2 liin dhanaan iyo malab.

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 Před 4 lety

    جزاك الله خيرا👍❤️

  • @umoanwarumoanwar5519
    @umoanwarumoanwar5519 Před 4 lety

    Mahadsanid..ee.warka.soo.koob

  • @umucaaisha5790
    @umucaaisha5790 Před 4 lety

    jazakallahu kheyr wa jzk Dr 👍👍👍👏👏👏

  • @faadumafaaduma6014
    @faadumafaaduma6014 Před 4 lety +1

    Maasha Allaah walaal noo soo geli cholesterol ka waxa hoos u dhiga waxaan ka wadaa daawa dabiici ah adoo mahadsan

  • @bilansaid2360
    @bilansaid2360 Před 4 lety +1

    Maasha Allah wll jasaka Allah kheyr

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 4 lety

    Masha Allah taqtar jizakalahum qeer

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    Share

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 4 lety

    Aad ayaan ugu bahnaa taladaan hurdada ayaa iga yaratay wayadan mahadsanid

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    SHARE

  • @MaramQalbi
    @MaramQalbi Před 3 lety +1

    Masha allh wll qali wan kugu xeranahay

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +2

    Dr anigu CAANO Kuma DARO EE hadaan ku DARO CAANO rajiimkayga MA iga halawaye mise waan ku darsanaya Dr Casiir ahaan Ayaan u cabaa oo CAANO LA AAN ah WA shukran Dr jizakalaah kheeyrun

  • @sahraibrahim8871
    @sahraibrahim8871 Před 4 lety

    Maashallah tabarkalaa waa mahadsantahay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    LIVES

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +1

    Masha Allah

  • @axmedbulshaawi4453
    @axmedbulshaawi4453 Před 4 lety

    tulaahi wabarakaatu jasaakalaah khayr

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 Před 4 lety +1

    Guul horw usoco walaal qaali

  • @nuuradinfuad5853
    @nuuradinfuad5853 Před 4 lety +2

    Wr nio hurdadu wey igu yartahy
    Midakle horay uma seexankaro
    Jawaaaaaab wll

  • @mohamedhasan6573
    @mohamedhasan6573 Před 4 lety +1

    Mashaa allah

  • @layloabdullahi7953
    @layloabdullahi7953 Před 3 lety +1

    Sha mam.maxa.ladhaha.walale

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel Před 4 lety +2

    Asc walalayal iso duceyaa inshallah

    • @MohamedAli-gh6xq
      @MohamedAli-gh6xq Před 4 lety

      Ayaan adoonti Alle ilahay amurtada haku sahlo in kasto adan shegin waxa lagag ducenayo ilahay haufududeyo wax walbo aat tabanesid uqtii

  • @nuuradinfuad5853
    @nuuradinfuad5853 Před 4 lety +2

    Adoo mahdsan wll

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 Před 4 lety +4

    Marqaati anaa ka ah geedkan unuu hurdo leeyahay laakiin wadankena kuma arag

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 Před 4 lety +1

    Wcs ya Dr

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +1

    Iinsha allaah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏

  • @fardowsasiciid8256
    @fardowsasiciid8256 Před 4 lety

    Wcs maasha Allah mahadsanid walaal waxaa tahay qofka kaliya ee aan ku xiranahay Deeply ahaan waxaana jecelahay sida aad hadalka inoo deeqsiiso

  • @ruquyocabdi1820
    @ruquyocabdi1820 Před 4 lety +2

    Asc walaalayal iso duceeya insha allah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    LIVE

  • @playerking4642
    @playerking4642 Před 3 lety +2

    shekh soo gaabi hadalada inta muhiimka ah soo jeedi thanks excuse me

  • @UmuAyub-qd6yw
    @UmuAyub-qd6yw Před 4 lety +2

    Mahadsanid dr aniga ayaa isticmaalo batiiqa ama sweet melon caadi ma ahan masha allah faaidadisa lama so koobi karo

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 Před 4 lety

      Walal ani hurrdo laan xun ba i heso maskxda maba ka hurdo mana macansado buuq ah marka meqa toos u watay.adi batiqa ani wax yar le waday.wa ka.cajisay

  • @saeedali6146
    @saeedali6146 Před 3 lety

    Asc walaal waan ku salaamaay macaan baan qabah ee maxaa u roona waayo waxa kaniini macuno

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    FACEBOOK

  • @warfaageedi5512
    @warfaageedi5512 Před 3 lety +1

    Shamaamka English maxaa lagu yiraa thanks

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 Před 4 lety

    Thanks you bro

    • @hindamalko1982
      @hindamalko1982 Před 4 lety

      Doctor maxaa lagubdaweyaa dabiic ahaan kalyaxanuunka

  • @fartahaaji1337
    @fartahaaji1337 Před 4 lety

    Shukran dr hurdada ayaa igu yar uur yarne wan leyahay oo bil cml ah ma isticmaali karaa iso jawab

  • @zamzamabdullahibarre3237
    @zamzamabdullahibarre3237 Před 4 lety +1

    Wll soo gaabi adigoo raali ah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    Shorti

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    FACEBOOKED

  • @awaaladjaceylawaaladjaceyl2594

    welcome

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    FACEBOOKS

  • @Hoyo_miaadNastexa
    @Hoyo_miaadNastexa Před 4 lety +2

    Masha alah wan caba siba caanaha ayu u kordhiya hooyada

    • @aniisamohamed7397
      @aniisamohamed7397 Před 4 lety

      Maanshaa Allah

    • @diirimacalin4151
      @diirimacalin4151 Před 2 lety

      Wlh se u isticmashay o caanaha u kordhiyaaa wll isheeg muhim baa u ahay wlh

    • @Hoyo_miaadNastexa
      @Hoyo_miaadNastexa Před 2 lety

      @@diirimacalin4151 mcnto caano ku shiid iyo sonkor

    • @diirimacalin4151
      @diirimacalin4151 Před 2 lety

      Abyo habenki maa cabaaa amoo caloosha kacshaa sida ba baaayga

    • @Hoyo_miaadNastexa
      @Hoyo_miaadNastexa Před 2 lety

      @@diirimacalin4151 Maya waa qaboow gaaska xata wa u roonyahay calosha Makiciyo wa Sharan dadka qar waxay dhahan wa qarar lkn sas Uma qarara hadi caano lagu shiido

  • @axmedbulshaawi4453
    @axmedbulshaawi4453 Před 4 lety

    asc waraxma

  • @abdifitaahwabiin880
    @abdifitaahwabiin880 Před 4 lety +1

    Dr caanaha ma iska dayn karaa kaligiis ma shidan karaa

  • @ahmedilkacase2199
    @ahmedilkacase2199 Před 3 lety +1

    Hadalka soo gaabi doctor

  • @roqiyoabdulahi3087
    @roqiyoabdulahi3087 Před 4 lety +1

    maxaa lagudaweya Boro beyodka

  • @barwakoahmed5515
    @barwakoahmed5515 Před 4 lety +1

    Mhdsanid wlo

  • @mustafeaamiin3718
    @mustafeaamiin3718 Před 4 lety +4

    𝐓𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐝𝐨𝐜𝐭𝐨𝐫

  • @zahraz603
    @zahraz603 Před 4 lety +1

    Shukran Dr waan jeclahay laakiin casiir ahaan Ayaan u cabaa

  • @caydrusxassan2235
    @caydrusxassan2235 Před 4 lety +1

    Mahad sanid wllo

  • @haniasad807
    @haniasad807 Před 4 lety +1

    Asc wllo hurda la aan tu makenikarta madax xanun badan

    • @haniasad807
      @haniasad807 Před 4 lety

      jwb baan raba ustaad qeyar Allah kusiiyo

  • @dagancabdulaahi8758
    @dagancabdulaahi8758 Před 4 lety +1

    As shamaamku MA bocor gududbaa mana la karinayaa

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 Před 4 lety +1

      Ma aha bocor gudood waa batiiq haddii aad joogtid koofur Somalia suuqa tag Dheh Batiiq
      Haddii aad joogtid waqooyi suuqa aad dheh Shammaam

  • @xawaluulmacalimmacalim6785

    Jisakalahu dektoor canaha qasaca ma udhigmaan kuwa lo'da

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 Před 4 lety +1

    Waruntaa hurdada aniga wuu iikeena waxan laga yidhahda magiciisa shamaam wana raqiis alx

  • @cabdulahikhalif7946
    @cabdulahikhalif7946 Před 4 lety

    Shamaam mxa laga wadaa wllyaal

  • @habiiaibrahim1402
    @habiiaibrahim1402 Před 3 lety

    mahad sanid walal

  • @wiilkahargeysajecel8748

    Qofka dhalinyarada ah imisa Saac oo Hurdo ah Ayaa ku fiĺan isagana

  • @simanxaaji228
    @simanxaaji228 Před 4 lety +1

    Dhinaca maskxda maxa u roon an hurdeen maskxdeda.oo isago daalan so kacaa

    • @husnaaftax1955
      @husnaaftax1955 Před 3 lety

      Asc wll wacan kugu talin laha inad adkarta habenki akhrisato intadan sexan wxd so kacaysa ado fresh ah in shalah

  • @kaahcookingchannel9922

    Dr hadalka sokob sidakale waad fican tahe

  • @ramlaliina4416
    @ramlaliina4416 Před 4 lety +2

    Shamaamku ma bocor gaduud baa mise lakarinaa markii juice laga dhigayo oo canaha lagu darayo

    • @umucaaisha5790
      @umucaaisha5790 Před 4 lety +1

      abaayo shamamka bocorka ayu ueg.yahay lakiin wa.geedkale hadii aad soomaliye joogta walaga helaa gar.ahan muqdisha

    • @rahosheikh614
      @rahosheikh614 Před 4 lety

      Shamaam waa batiiq mana lakariyo waxow ka midyahay fruitka

    • @rahosheikh614
      @rahosheikh614 Před 4 lety

      Bocor ma ahan shamaamka waa batiiq waana fruit

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 Před 4 lety

      Waa batiiq

    • @hyassin4276
      @hyassin4276 Před 4 lety

      shamimka wa fruit macaan isna wa water meal

  • @ismaaciilcade4776
    @ismaaciilcade4776 Před 4 lety

    Shamaamka waa bocor gaduudka thank's dr

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 Před 4 lety

      Wll ma ahan bocor ee shamaamka afsoomakiga waa batiikha

    • @umumahir7975
      @umumahir7975 Před 4 lety

      @@fatimaabdirizak2117 abayo batiiq maxa wayy macnaha magac kale maleyahy

    • @hafzaabdiwahab4161
      @hafzaabdiwahab4161 Před 4 lety

      Bocor gudud maha xata isuma eka kan wagedka sawirkisu vidiowga kamuqdo lamana kariyo ewala shita ama fruit aya laga dhigta

    • @Aliyahnoor
      @Aliyahnoor Před 4 lety

      Melon 🍈

    • @mjbcbbncnfjf218
      @mjbcbbncnfjf218 Před 3 lety

      Shukran

  • @homeworkout7269
    @homeworkout7269 Před 4 lety

    Wll mahadsanid

    • @maqdissh6384
      @maqdissh6384 Před 4 lety

      Asc Dr waxan qabaa macaan iyo karastarool waxan cabaa huruuda qoyan wax badan ayaa iskaga kartaa habeen walbo hal koob aan biyo ku karsado

    • @abdulahijeylani9245
      @abdulahijeylani9245 Před 4 lety

      mahadsanid dr

    • @naasirsabraaye1883
      @naasirsabraaye1883 Před 4 lety

      Ma mudnid in lagu daawado ama la dhageesto barnsamishkaada maxaa yeelay waxyaabaha ugu muhiimsan luuqad kale ayaad ku sheegee yaa ku fahmaayo marka muxuusa faaiido yeelanaa dhageesigaada

    • @caashocali8115
      @caashocali8115 Před 4 lety

      Asc shamaamku waa white mallon

  • @filsanxuseen5566
    @filsanxuseen5566 Před 4 lety +1

    shamaamka ma waxaad kawadaa batiiq👈 Dr jwb