Daawo Fariin Farxad Leh Waa Ka Guulaystay Murugadii SIIGADA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 05. 2020
  • Waad Ku Mahadsantahay Daawashadaada Muqaalkeena Waxan codsi Xurmaysan Kugu Waydiisanaynaa Inad La Sii Wadaagto Bulshadeena Kale Muqaalkan

Komentáře • 70

  • @elmimahamud8642
    @elmimahamud8642 Před rokem +9

    Wan iska daayey arinkaas mudo bil iyo bar ah waxaan jeclahay in aan dib ugu laabanin
    Waxyeelo badan ayeey ii geesaty waxa ka mid ah
    1.ineey bedshay muuqaalkeyga jireed tusaale qof tabar daran qalafsan caajis badan in yar bidaar ah
    2. Xifdi la an
    3 ilowsho
    I.a wan joojiyey ii soo duceeya inaa dib ugu laabanin

    • @ridwanismail5767
      @ridwanismail5767 Před rokem

      Haa intaasba iyada ayaa leh. kawrn hada ma ka guleysatay?

    • @Dekduceysane432
      @Dekduceysane432 Před 5 měsíci

      Alle denbigèdi ha'a kaa dhaafo zxp intaasba wey lee dahey
      Aafo Alle heynaga nabad gelyo

  • @mohamedsalat534
    @mohamedsalat534 Před 2 lety +5

    Masha allaah thanks you my brother

  • @moustaphe1
    @moustaphe1 Před 9 měsíci

    alx anba wa ku guleyste 😍
    inan joojiyo filiman xun xun iyo niikada👋🏻🌡️👀siigada lawadas ii keni jiray
    alx mida kle nagha wa iska ilaliya😍👋🏻alle ka madoobeyo dhalinyarada siigada ku juro 👋🏻🥹

  • @ahmedcali2138
    @ahmedcali2138 Před 2 lety +2

    allaha ku xafido walal

  • @claahiking9076
    @claahiking9076 Před rokem +2

    AIIahu AKBAR kabiira wa xamdulilaahi katsina wa subxaanalahi bukratan wa asiila

  • @abdirashiidabdirashiid3778

    Man Shaa alh wll alha kubarakey

  • @user-hs4vc3rf9f
    @user-hs4vc3rf9f Před 4 měsíci +1

    Teacher ❤

  • @khadarqoofal4061
    @khadarqoofal4061 Před rokem +1

    AllH haki barakeyo wll

  • @inaahmedshahaw9876
    @inaahmedshahaw9876 Před 2 lety +4

    Alla haku xafidaa wll

  • @khadarcabdi195
    @khadarcabdi195 Před 2 lety

    Thanks for you

  • @yaxyecarab2454
    @yaxyecarab2454 Před 3 lety +1

    Thnkz wllyl mn sha allah

  • @Dekduceysane432
    @Dekduceysane432 Před 5 měsíci

    Alxm guul fiican

  • @ilyaasahmed7050
    @ilyaasahmed7050 Před 2 lety

    Thnks brother I made it

  • @imluckytohaveyou8859
    @imluckytohaveyou8859 Před 3 lety +4

    Asc sigada waqti badan aan waday wana iska dhafay marki dambe sababu cafimad daro ah walal macan sameyaa ama maxan cunaa oo biyihii iga baxay isoo celi kara sababto ah biyihi waa yaraden waqtigeya galmadana waa waqti koban plz cawinad aan ubahana

  • @nnaaasir3378
    @nnaaasir3378 Před 7 měsíci

    Walalo
    Markaan
    Axooga
    Daayo
    Waa
    Daawan

  • @saidyusuf7447
    @saidyusuf7447 Před rokem

    Tnks

  • @khadarhussein3016
    @khadarhussein3016 Před 2 lety

    Wad kumahad santahay sidaad nogu fa idaysay ilahay hakaa .abaal mariyo wll

  • @KhadarKaamil
    @KhadarKaamil Před 6 měsíci

    Saaxiib. Ilataliy

  • @cismaanmaxamuudcali2035
    @cismaanmaxamuudcali2035 Před rokem +3

    4:45 galpnimo
    Maalin jimca ah
    28/10/2022

  • @FarxiyoMuxyidiin-lx3uz
    @FarxiyoMuxyidiin-lx3uz Před 9 měsíci

    Allow Naga dawee sigada

  • @ayubkanomuhumed1792
    @ayubkanomuhumed1792 Před 2 lety +1

    Aaad ayaa umahadsantahy

  • @hassanyusufibrahin2006

    Asc

  • @MaxamedidirisXadi
    @MaxamedidirisXadi Před 5 měsíci

    Wll ii duceeya 😢 oo ii duceeya😢😢😢

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 Před 2 lety +2

    Acs dr aad ban idin salamay marka hore afada foosha xun ban ku dhacay lkn hada aan joojiye waxana maqana mudo ilaa sadex bilood waxana dareemyaa nolol aad u fiicn waxana samenyaye sando waxan iga rabo sida ugu fiicn inad ilatalisan runtii jidhkeyga xayeelo xun bay u geestahy ale hayda barakeeyo nurti in badan ban rabay inin jooiyo waxana arkay kilibyo oo halkn ad soo galisan marka goon ban qatahy inin joojiyo wna joojiye ilahy bana isolonsiye alxmdulilaah waxan kaloo raba in laysoo duceeyo ilahy falaka xun inuu iga danbi dhaafo

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 Před rokem

      Walaal message kaan hadaa argto ii soo jawaab plz wlahi
      1 sidee iskaga daysay aafadaan haday run kaa tahay😭
      2 aniga dhibkayga aniga habeenkii aniga oo hurda ayaan siigaystaa xitaa doorstop malihi qofka marka uu doorstop Lee yahay waa farxad oo labada meel meel un ayuu u dhacayaa lkn aniga niyada iga jabsan hormar ma gaari dad lama tarmai karo awood ma helaayo siigadana majecli lkn aniga oo hurda ayaan sameeyaa : waana garan la ahay sababtaas 😭💔

  • @KhadarKaamil
    @KhadarKaamil Před 6 měsíci

    Dhibaatada. Hawshan

  • @riixaaye9170
    @riixaaye9170 Před 2 lety +3

    Haduu qofku joojiyo bidaartu dib miyay usoo baxeysaa wll

  • @engayaasiinyousuf7457
    @engayaasiinyousuf7457 Před 2 lety

    Riyaal

  • @updehrahmanmadridistepoi6047

    Wll aad baad umahadsanthy waanu kaa faa idysanaa lkn hadalka ayaad dhaadheerysaa ood mlaayacni ka dhigtaa video aad 5 daqiiqo kusoo koobi karto ayaad 10 daqiiqo siisaa ee sidan naga badal nio

  • @hassanyusufibrahin2006

    Siigada

  • @mahamedcismaan4024
    @mahamedcismaan4024 Před 4 lety +2

    Maasha alla hawl wacan ayaad hysaan

  • @mowlidyare7860
    @mowlidyare7860 Před 4 lety +3

    Mahd sanidiin asxpta daryeel caafimad✔

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  Před 4 lety

      Adaa Mudan Wll

    • @mowlidyare7860
      @mowlidyare7860 Před 4 lety +1

      zxp qaali waxn isku arkay indhaha ayaa zaaid ii xanuunayaan iyo dhidid joogta ah✔

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  Před 4 lety +1

      Wll Karotka Ayaad Badsan Insha allah waxa suuragal ah in vitamin A kaa yaryee
      Waxa kaloo fiican in ad baadhis cafimaad marto hadii indhuhu ku sii xanuunaan

  • @NinwalanNinwalannaagtiis-wh6ql

    Sideen uga soo kabtaa

  • @abdullahialimohamed6831
    @abdullahialimohamed6831 Před 3 lety +3

    Wall aniga we idhibte maxan falaa

  • @samataraadan3972
    @samataraadan3972 Před 3 lety +1

    Dr. Marka uu kaco dareenkayga daganimada biyaha ma ceshsan karo ilaa iyo markii aaan Qaangaarayna waaa siigaysanayay maxaan sameeyaa? Sideese u soo celin karaaa tamartaydi luntay sideese isaga dayn karaaa?

  • @sxpfcniyowllba2793
    @sxpfcniyowllba2793 Před 3 lety +2

    Allow na astur

  • @muqtaar1726
    @muqtaar1726 Před rokem +1

    Asc dr mar walba caawinaad ayaan ku waydiistaa lkn adiga iima jawaabtid maxaa dhacay aniga waan u baahanahay jawaabtaada dr aniga dhibkayga aniga habeenkii aniga oo hurda ayaan siigaystaa xitaa doorasho malihi qofka marka uu doorasho Lee yahay waa farxad oo labada meel meel un ayuu u dhacayaa lkn aniga niyada iga jabsan hormar ma gaari dad lama tarmai karo awood ma helaayo siigadana majecli lkn aniga oo hurda ayaan sameeyaa : waana garan la ahay sababtaas 😭

    • @NashaadOfficial
      @NashaadOfficial Před rokem

      Sxp alle Bari oo waydiso cafis

    • @MaxamedidirisXadi
      @MaxamedidirisXadi Před 5 měsíci

      Wallaal hadii aad adiga oo riyoonaya samaynaysid waxaad samaysaa talooyinkan
      Marka aad seexanayso
      1: sadexda qulhuwale Akari
      2:adoo wayso qaba seexo
      3: ayatul kursi akhriso

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 Před 4 měsíci

      @@MaxamedidirisXadi waa ka daalay szp runti waana niyad jabay 3 sano ayaa saas soo ahaa hada siigadi ayaa toos u dhex galay mahadsanid

  • @claahiking9076
    @claahiking9076 Před rokem

    Yaa daljalaali wal ikar

  • @cllaahicabdi8347
    @cllaahicabdi8347 Před 2 lety

    Mhadsanid

  • @liibaanadpixaazhi7982
    @liibaanadpixaazhi7982 Před 3 lety +2

    3 sanno ayay I haysay iyo baxa degdega ahi maka daawoobi kara iyo waxa lagu daaweyo

  • @FardowsoMaxamed-jy6hw
    @FardowsoMaxamed-jy6hw Před 9 měsíci

    Asc