Waxan Siigaysanayey 30 Sano

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2020
  • Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
    Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

Komentáře • 243

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 Před 3 lety +51

    3 Sano ayaan wadey lkn hada alx hal bil kahor ayaa igu danbeysey kumana fikin inan dib igu laabto alx cala kuli xaal

    • @djkhalid8059
      @djkhalid8059 Před 2 lety +4

      Maasha,allaah sxb waanka guulestay sxb 6 bilood masameynin Alx

    • @bignoob8985
      @bignoob8985 Před rokem +1

      @@djkhalid8059 sxp dhalin yarta kubad mala dheeli kartaa mase waad daalaysaa yacnii orad badan masa mayn kartaa

  • @hanaqalihana5000
    @hanaqalihana5000 Před 3 lety +30

    Anigu wan siigaysan jiray lkn markaan guursaday waan ka maar may guurka waa naxariis

  • @Alledartiisa
    @Alledartiisa Před 2 lety +20

    30 sano ma falan yhy asiga 😢😢Go an fcn la imaawo 🙆🏻‍♂️filimanta xun xun iska dhaaf 🙆🏻‍♂️wax darenkaaga kicinayo ka fagow 🥺salaad walbo duko 😨subxannalaH 😢 👋gacanta iska jar 🏺 mustaqbalkaaga ka fikir 🧕naag ka fagow 😨👋siigo wa murugo 😨iyo filimanta xun xun 😢😨👋👋👋28nov👋sun🕐🙆🏻‍♂️

  • @fahadmohamed1462
    @fahadmohamed1462 Před rokem +6

    Mudo 8 sano sigeysanaay waxan isku arkay kacsi yari iyo guska oo iyara jilca ila iyo hadana sii aan iskaga reebo ban garan la,ahay waxan idinka codsanaya qof walbo qoralkeyga arko inu iso duceyo😢😢

    • @user-vi6ic4zo9z
      @user-vi6ic4zo9z Před rokem

      Aaammiin

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      Zxp fadhiga ka kac naftada u nah marka hora wah kasto keen karo Siigo ka fogow ugu yaraan one week isbadl waad heli isticm maalka bdan telka Iskadf ha weenki heli hora seeho

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 Před 3 lety +36

    Waxaa siigeysanaayey 5 sano
    Lkn horumar ma sameyn shantaas sano😭😭😭 Qofkii bur bur rabo ha siigeysto,😭😭😭

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 Před 2 lety +19

    Burburkii iyo qixii bu siigeysi bilaabay. Subhanallah

  • @AyuubCabdulaahi-ui8fp
    @AyuubCabdulaahi-ui8fp Před měsícem

    Sanad walba bil dhaaf ayaa samee jiray 2021 2023 waxa sameejiray الحمدللن waa daayay 1 exesses 2 aqris 3 shaqo 4 duco 5 dadka ayaa waaniyaa ardayda school iyo haayad kashaaqiyaa way iyatagtay waa faraxsanahay hada iyo enarji waa helay talada wada chanlka hayaa argay waa kuxiranahay waa mahsantihin

  • @karamaofficial9832
    @karamaofficial9832 Před 3 lety +4

    jasakalaahu qeyr doctor

  • @abdulkadirmohamed4561
    @abdulkadirmohamed4561 Před 3 lety +8

    سبحان الله اللهم إني أعوذ بك 🤲🤲

  • @Xisbullaah118
    @Xisbullaah118 Před 8 měsíci +1

    Bismillah siigadu waa aafo saameysa dhalinyarad aqris dheer kadib waxaan modayay in ay kaligay dhibkaas ihaysto alle ayaa mahadleh marka 1aad maantay laga bilaabo WAxa aan go aan iyo mid adag ka qadaana siigada 3sano ayaan siigo wa waday marwalba oo aan siigaysto waxa aan dareema in aan dabi galay 1sano kaHor ayaan bilaabay in aan iskadaayo siigada balse 1sano go aan adag kama qaadan niyada un baa ka joojiyay balse mantay go aanka aan qatay waxkastoo dhaca malaga yaabo in aan dib ugu laabto insha allaah 😢😢❤

  • @lastking8624
    @lastking8624 Před 2 lety +12

    Wlaahi waligey ma ahanin siigo la.aan malin walbo 3 ama 2 .ama 1 ayn ka kacaa siibo 2 ayn u badnhy teda kle hdn mudo joojiyo weybo iigu darn thy manta dhan ku cesh cesho waye Allow inoo sahal Adontoo baari aan ku dagno yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 Před 3 lety +4

    Illahy idiinkii allaha ka madoobeyo

  • @xafsocuud7069
    @xafsocuud7069 Před 3 lety +29

    Asc wall waxa ani waxa ahay qof dumar ah waxa siigenaya Lixa sano ila hada ma guursan malintii shan mara ka badan ayaana sobiyaa mana iska joojina kari ii soo duceeya inuu guur xala ah allaha ii sahalo

  • @shirkaddabiyaha4018
    @shirkaddabiyaha4018 Před 3 lety +7

    waxa sababa in qofka uu siigeysto wax yaabo badan. 1. in qofka il ay ku dhacdo, 2. in qofka la sixro. iyo in qofku uu ka baqayo in uu sino ku dhaco oo ka dambi badan,

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First Před 3 lety +1

      Sideed ku ogaatay markaa wllo?
      Ma taqaan cid dawaysa bahasha?

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      ​@@Somaliland-Firstjoji zxp

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 Před 3 lety +10

    Subxan allah waar saladatukada villain kii rag ahaa wuu ba,at waar illahay u noqda

  • @SakiFaysal-wn7mi
    @SakiFaysal-wn7mi Před 2 měsíci

    11/4/2024 alxm ilhohow iga madowe habeen jimce ah 🤲

  • @zakariyekosta7307
    @zakariyekosta7307 Před 2 lety +5

    allow naxafid wllh wan daalnay sheydan io gacan ayaa qaalib naga naqday😭

  • @karamaofficial9832
    @karamaofficial9832 Před 3 lety +5

    Facebook ma kadaa dr

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 Před 2 lety +5

    Dowladi somaliya ee burburtey
    Ayaa sabab u ah
    Ninkas waliba si gaara ayy u samysy

  • @maxmedcabdi6996
    @maxmedcabdi6996 Před 3 lety +5

    War inuu working is nafaqeeyo ayd leedahy war qofka xaga diinta wax uga sheeg neef ilaa neef

  • @hamsetaanifficial1043
    @hamsetaanifficial1043 Před 3 lety +6

    Waaar waxaSi wuu ina baa biiyaY niohow balanteeNu waa Guur Aynu guurxalala kaga dhumaNo nio

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 Před 3 lety +5

    Subxanalaah.

  • @maahirmoha2449
    @maahirmoha2449 Před 3 lety +6

    0:47

  • @ibrahim54abukar11
    @ibrahim54abukar11 Před 3 lety +5

    Ok

  • @adanabokar9547
    @adanabokar9547 Před rokem

    Dr waa maxadsanthy lambarkaaga ayaan raby

  • @karamaofficial9832
    @karamaofficial9832 Před 3 lety +5

    illahow dhalintena u gargar

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m Před měsícem

    Aniga wan joojiyay 9bilood ka hor wana ka xumaday ilahow dib ha igu celin waxana jiraa 2021 wali maguursan

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL Před 2 lety +3

    Subxaana allah

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m Před měsícem

    Asc dr.wan ku salamy waxan rabaa inaa kula soo xiriiro ado rali ah

  • @yusufyare607
    @yusufyare607 Před 3 lety +4

    Subxaanallah

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 Před 3 lety +10

    Illahy bari hbn bar u kac mida kle guurso illahy hkuu gar gaaro yaa rbi noo gar gaar

  • @omarmacalin869
    @omarmacalin869 Před 2 lety +6

    subxanallah

  • @manchesterunited9207
    @manchesterunited9207 Před 2 lety +5

    Subxaanal allaha

  • @ahmedkhayre1712
    @ahmedkhayre1712 Před 2 lety +4

    Doctor halkeen kala xirira

  • @kabadagechannel9791
    @kabadagechannel9791 Před 3 lety +11

    1__ waxaa kasuulinkara waa QURAANKA waana inuu cilaaj aadaa
    _____waa inay baaraan kuwa cilaajka ________•••|

  • @liibaanboy6839
    @liibaanboy6839 Před rokem +1

    nisha Allah manta 2020 ilaa 2022 waan wadey

  • @khaaledkhalo3489
    @khaaledkhalo3489 Před 3 lety +6

    Subxaanalaah subxaanalaah

  • @tiktoksomaali6477
    @tiktoksomaali6477 Před 3 lety +11

    allaha naga madobeeyo

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed9125 Před rokem +1

    Waxaana bilabay 1997 ila hadana waan jojin layahay

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Před 2 lety +7

    Subaxaanallh 😔 😔 😔 😔

  • @axmedcabdalla585
    @axmedcabdalla585 Před 3 lety +10

    5sano ayaan waday wllkey maka kabsan karaa iisheeg walal

    • @djkhalid8059
      @djkhalid8059 Před 2 lety

      Haa sxb

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      Zxp joji maraka hora hda rabto inaa kabsato

    • @gaare8701
      @gaare8701 Před 7 měsíci

      ​@@KassimGulletHaye sxb waxa jiro wiil sxbkey ah siigada badsaday hada waxa xanuunayo xididada iyo lugaha giriirayo maka soo kabsan karaaa jawaab sxb

  • @Maxamed_you_1212
    @Maxamed_you_1212 Před 10 měsíci

    Waxan idinka codsanaya umada mulimenta

  • @user-ge6lv4lo7s
    @user-ge6lv4lo7s Před 5 měsíci

    Sheekhwaxan...waday4sano🤲🤲🤲😭😭😭allawcafimadisii

  • @abdiabdillahi1618
    @abdiabdillahi1618 Před 3 lety +3

    Subxaanaalaah

  • @xasancaliaadam6029
    @xasancaliaadam6029 Před 2 lety +5

    Wll 5 sano ayaan WADA mxa igula talin laheedeen

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      Talo marabta joji Siigo wah kasto ku keeno lee ka fogow hubal waad hor marii zxp

  • @nuuradincabdi1656
    @nuuradincabdi1656 Před 2 lety +3

    26/10/2021

  • @yusramaxamed4407
    @yusramaxamed4407 Před 2 lety +3

    Waz aab kiina soogaliya yuutuubka

  • @nadirmohamedhassan9257
    @nadirmohamedhassan9257 Před 3 lety +12

    Subaxaaanallaaaaah war kaa xoolasanaa

  • @khaalid8059.
    @khaalid8059. Před rokem +1

    18/10/2022 go,aan adag qaatay❌😰

  • @faliir12abdi75
    @faliir12abdi75 Před 3 lety +2

    A

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m Před měsícem

    Aniga gacanteyda inaaa isticmalo ayaan jeclaystay iyo mugdi

  • @user-xw7fz2xw6c
    @user-xw7fz2xw6c Před 10 měsíci

    Wll ani waxa ahay will 17 jir ah waxa sigesanaye 3sano hada waa iska dhafay maxa sameya ii sheg please

  • @somalijeceel9226
    @somalijeceel9226 Před 3 lety +7

    Walalow aniga waxaan siigeyasanay sodon Sano senkujoojiyaa

  • @user-gm7zk4cg5p
    @user-gm7zk4cg5p Před 5 měsíci

    Waligay masiigaysan lkn sxbaday way siigaysanjireen marka aan isargno waxay idhahaan waagii sidaadookle hadaan iska sayno😊

  • @abdikadirhajjiali9821
    @abdikadirhajjiali9821 Před 3 lety +9

    First Ka Ahay Channelkada Walal

  • @fadumoawcabdi8334
    @fadumoawcabdi8334 Před 3 lety +4

    Asc waxakuwayyaukumahahawekagomaydhamada

  • @hamzemohamed3581
    @hamzemohamed3581 Před rokem

    xataa kala badh da,adadii korbaad udhaaftay kulahaa waan qoslaY wlhi 😂😂😂😂

  • @darwiishpoy8127
    @darwiishpoy8127 Před 3 lety +4

    😂subxaana leh

  • @kolkayoutobe3931
    @kolkayoutobe3931 Před 2 lety +1

    Subxaana laaah

  • @mustafeMS
    @mustafeMS Před 3 lety +8

    Hayaay war ninku wuxuu u baahan yahay gurmad deg deg ah 😂

  • @nuurmaxamudali248
    @nuurmaxamudali248 Před 3 lety +2

    waaa maxaay taas

  • @daahirsaciid5819
    @daahirsaciid5819 Před 2 lety +3

    Omar

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad Před 4 dny

    illaahayow ka dulqaad

  • @muriidiabdukadirmohamed6990

    Sxbow siigada waa wax leyska deenkaro lkn 30 sano macquuul mahan hhhhh

  • @asadcumar4603
    @asadcumar4603 Před 3 lety +2

    Hhh

  • @abdirizackalidahirdhanan5872

    Hye

  • @Maxamed_you_1212
    @Maxamed_you_1212 Před 10 měsíci

    Amin ba ihaysata wa arinta

  • @ahmedjr2533
    @ahmedjr2533 Před 2 lety +4

    2011 ila 2022 manta 10 5 2022 waa bas

    • @ridwanismail5767
      @ridwanismail5767 Před 2 lety +2

      Waaryaa isku waqti ayaynu bilawnay aafada . Time to stop wallhi insha allah.

    • @ahmedjr2533
      @ahmedjr2533 Před rokem +1

      @@ridwanismail5767jooji sxb

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Před rokem

      Kawaran sxb miyaad ku noqotay falkaa nacasnimada ah ee burburinta ah ee nafta iyo diintii oo la gubay ah? Mise weli go aan kaagii aad ku joogtaa, sxb talo ahaan weligaa haku noqon

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm Před rokem

      ​@@ahmedjr2533isku waqti ayan bilowday majojisay hada

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      Joji zxp

  • @sayidcademohomed4001
    @sayidcademohomed4001 Před rokem

    2013 bilaabay anigu wlhy anigoo biyoba lahayn bilaabay ilohow isoo hanuuni

  • @zakariyexasan9252
    @zakariyexasan9252 Před 3 lety +3

    Wanaisikajojiy lakin waigayaray macali xaogowe neyo
    Ishek macali
    Ishek

  • @abdiqaadirstudio9476
    @abdiqaadirstudio9476 Před rokem

    waxan ka mid dhibanayaasha siigadu nolosha cidhiidhi ku galisay 8Sanoo

  • @gobaadrozina1837
    @gobaadrozina1837 Před 2 lety +3

    SxP ANA LAMID BAA.AHAY 6 SANO BAAN SIIGAYSANAYEY KAWARAN😭😭😭😭😨😰

  • @Mr.Kaydsade
    @Mr.Kaydsade Před 2 měsíci

    Dhibta dhalinyarada la hartay waa sameynta dhaqankaas xun.

  • @mustafegaboobe3596
    @mustafegaboobe3596 Před 2 lety +5

    22 sano ayuu zxbky siigaysanaayay

  • @mahirmuhumed8693
    @mahirmuhumed8693 Před 3 lety +5

    Dr anigo 13yrs jiro ayan biloway sigada hada mxan jira 16 wana jojin kari laayahay mxan sameya

    • @sakibashir2125
      @sakibashir2125 Před 3 lety

      Magaca ilaahay

    • @suahibmohamet2101
      @suahibmohamet2101 Před 2 lety

      😅

    • @najiibyare6186
      @najiibyare6186 Před rokem

      Isgaadh neefoow intay goorigiortahay

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films Před 4 měsíci

      Anaa kula mid ah sxp Hada Go'aan mar hore ka qaatey anoo bil.ka maqn baa ku laabtey hada maalmo ayaan ka maqnahay waxaan rajeena inaan ku laaban adigana lambarkaaga wts app ii sheeg wll nolosheena aan hagaajino Wxaaan Wax walba oo nagu dhaca ayada ayaa nagu keentay 😢

  • @cumaralbaizani7792
    @cumaralbaizani7792 Před 3 lety +3

    Dr whtasp numabrkada I sheek si an kula so hadlo

  • @jiniboy5373
    @jiniboy5373 Před rokem +2

    guusga wayare

  • @user-rl9mv8mm8t
    @user-rl9mv8mm8t Před 7 měsíci

    Ginseng Somalia ahaan nooga sheeg

  • @abdullahikhaliif6690
    @abdullahikhaliif6690 Před 3 lety +4

    DR any waxaan siigaysanayaa 1san0.iyo 7 bilood mandaynin wali waxaanjiraa 17 sano ma iikeenikartaa dhalmo la aaan

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  Před 3 lety

      Hadaad siiwado way saamaynaysaa dhalmadaada

    • @user-os1zu6zr9o
      @user-os1zu6zr9o Před 3 lety

      Anise 3 sano waday ma ikeeni kartaa bilaa dhalmo wll

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 Před 2 lety +2

      @@user-os1zu6zr9o bro waa wax iska dabiici ah siigadu hadaad joojiso caadi ayaad ku laabanaysaa ee maaha wax sidaa looga sii werwero iska jooji bes werwer iyo daal ayay sababtaa iyo niyad jab iyo kelisocdnimo

  • @husseinabdirahman7081
    @husseinabdirahman7081 Před 3 lety +11

    wll aniga waxan siigaysanayey 5 sank shantasi sano hormar magarin

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      Joji lee waad hor marii zxp qali😢🙄🥺😳😳

  • @zakariyemohamed4100
    @zakariyemohamed4100 Před 3 lety +8

    30 sano aaaa wllhi waa kob iga wayn subxnllah😭😭😭😭

  • @CaseyrbareQasaaye-kc2zd
    @CaseyrbareQasaaye-kc2zd Před 8 měsíci

    Waxaan siigeysaney 2018 ilaa 2023 isooduceeya walaalayaal

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  Před 8 měsíci

      Fadlan jooji waad joojin kartaaye
      Muqaalo badan baynu ka sameyney sida loo joojiyo

    • @CaseyrbareQasaaye-kc2zd
      @CaseyrbareQasaaye-kc2zd Před 8 měsíci

      @@daryelkacafimadkanolosha halkee maga helaa hee muuqaladaas

    • @gaare8701
      @gaare8701 Před 7 měsíci

      ​@daryelkacafimadkanolosha asc wanku salamay doctor waxa jiro wiil sxbo qali nahay siigo dishay hada xidido iyo lugaha gariirayo intee kuso kaban karaa

  • @user-ps8hc1wh4k
    @user-ps8hc1wh4k Před 7 měsíci

    Sidin iskakadayaa sigada

  • @mohammedhassan6933
    @mohammedhassan6933 Před 2 lety +2

    Usheeg

  • @ahmedabdinor4848
    @ahmedabdinor4848 Před 3 lety +5

    Bahashaas rag wey dishay!
    Sorry🙂😃

    • @captainlahmkaali3637
      @captainlahmkaali3637 Před 3 lety

      Haa wlxi sxb wlaibo intu aladan tiktok ladahayo intu imade 🤣🤣

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      ​@@captainlahmkaali3637Hadabo delete ka wraan zxp

  • @cadekacade8860
    @cadekacade8860 Před 3 lety +4

    dr 5 sanoh nin siigeysanayey imisa ayaa ku filan in uu soo kabto oo jirkikisu is gaaro oo kabacdi is nafaqeeya meeqa ku filan

  • @m.rzuuriyaapio9363
    @m.rzuuriyaapio9363 Před rokem

    Dhalinyaro iskadaaya siigada

  • @najiipkhadar-qv7nr
    @najiipkhadar-qv7nr Před 5 měsíci

    ALX ALX ALX ALX ALX ALX ALX

  • @UpdikariimKyky
    @UpdikariimKyky Před rokem

    😢😢😢

  • @mohammadadam2525
    @mohammadadam2525 Před 2 lety +3

    Very bad 👎 rag waa jabay wlhi

  • @abdilatifabukardini4813
    @abdilatifabukardini4813 Před 4 měsíci

    Dt talo xiniinta bidix iyo kaadi hesta dhinaca bidix ayaa i xanuunto ee maxa keena xanuunkaas inkasto aan siigesanjiray hadana waan iska joojiyey marka maxa xanunkas keenikaro dhabarkana wuu i xanuuna waxyar hadaan meel fadhiisto mana aalamiiteeyo

  • @maxamedyuusuf5306
    @maxamedyuusuf5306 Před 10 měsíci

    7 sano sigaysanayay maekasat aan is idhaahdo isaka daa wa xan arkaa anigoo ku laabaty wll yaa isoo duceeya ini ilahay iga ma dooyo

  • @Maxamed_you_1212
    @Maxamed_you_1212 Před 10 měsíci

    Siigada

  • @wllusamaawllusamaa2229
    @wllusamaawllusamaa2229 Před 3 lety +6

    Aniga haween kastoo kacan teda ayan ku kul sonahay Nag wahan ka jacelahay gacan teeda

    • @yasinabdi1467
      @yasinabdi1467 Před 3 lety

      Zxp bhshaa cadi maha

    • @ismaciiltiktokchenal3027
      @ismaciiltiktokchenal3027 Před 3 lety +1

      Hhhh zxp keep going ilaa aad ka guur saneysid😂😂

    • @colaadmessi2917
      @colaadmessi2917 Před 3 lety +2

      Wllo waxan siigaysanayay 15 sano malinkasa waxan samaynayay ugu yaraan 6 jeer imika bil ayan iska daayay jawi cusub ayan dareemayaa

    • @fuaadcismaan330
      @fuaadcismaan330 Před rokem

      @@colaadmessi2917calaamadaha lagu garto qofka siigaysta waxa ka mid ah: in indhuhu daciifaan oo araggii fogaa gaabto. 2. In bidaar qofku yeesho. 3. Xubinka oo yaraada iyo xiniinyaha oo dheeraada 4. Biyo bax deg deg ah. Iyo kuwa kle oo farabadan oo lasoo koobi karayn....Wll ka fogow masaaibtan .

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Před rokem

      War joji zxp wah walan ta haay ax ax😢😢