ILATALI | Waxaan Jiraa 16 Sano | waxaan sameeyo ma aqaano

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 07. 2020
  • waxaa isoo gaartay farriin ka imaaday gabar 16 sano jir ah dada soo korayso , noloshayda wax cinwaan ah ma lahan musal sal iyo hees ayaan ku dhamaystaa maalintayda iyo habayn kayga hadaba ila tali ,
    kadib fariintaas ayaan is waydiiyay ka waran haday jawaabtu gaarto dad ka badan gabadhaan oo aan la hadalno 16 ilaa 18 anfacaayana ilaa 20ka ,
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho
    tarbiyaynta caruurta
    caruurta iyo tarbiyada
    caruurta qurbaha
    tirbiya caruurta
    ila tali , talinta caruurta

Komentáře • 1,1K

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před 4 lety +895

    Siii gaarsii muuqaalkaan inta aanan gaarin 20ka hadaad taqaano .

    • @duniahusseinfarey9107
      @duniahusseinfarey9107 Před 4 lety +15

      Shukran wll xaqiiq qof door muhiim ah kaga jiro bulshada ayaad tahay

    • @qulasadaqays
      @qulasadaqays Před 4 lety +2

      Ok wall ogansho wad kumahad santahy ka hadlida mawducan muhimka ah

    • @youngabdalla3451
      @youngabdalla3451 Před 4 lety +2

      Plz qisada guusha nick vujicic aarpnaaa maclimuu mahdsanis

    • @abdifatahmuhudin3790
      @abdifatahmuhudin3790 Před 4 lety +1

      Maasha Allah saaxib aan ku faano

    • @mohamedkhalid3812
      @mohamedkhalid3812 Před 4 lety +1

      ustaad dhiirigalinta noo soo badi ayaamahan waad kaseexataye ilahay haku xifdiyo

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 Před 4 lety +290

    Iam Muslim ♥
    Ilove quran ♥
    Ilove Muhammad saw ♥
    Ilove xadith ♥
    Ilove Allah ♥

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 Před 4 lety +46

    18 Jir markan ahaa xaasban lahaa 2 jaamacadoodna waan dhiganayay oo degree ah alxm hadana 22 ban jiraa hooyona waan ahay Masterna wan wada alxmdulilah
    hadana waanka qoomameya xaaldi adkayd ee aan soo maray wakhtigaa qaangaadhka 15-18 waa xalad adag runtii inaad nolosha ka dhacdana inyar baad ujirtaa hadii aanad alle si toosa ugu xidhnaynan waalid wanagsan oo nolosha kula fahmayna haysan alle hayno xifdiyo dhalinyarada

  • @sumayosheekh5818
    @sumayosheekh5818 Před 4 lety +294

    Wllhi waxa is dhayay 30 Jirda bas ka hadla all in all tnks ustaad 17 years old❤🥀

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 Před 4 lety +568

    Imisaa 18 jir ah oo vedio gan daawanaya😆😆😆😆 farta taaga 🙄cumar inshar keep going Prother 👍👍

  • @IbrahimMohamed-zm8mt
    @IbrahimMohamed-zm8mt Před 4 lety +47

    20 jir baan ahay , aad ban uga faa'iday بارك الله في علمك وعملك 🖤

  • @hibomohamed2700
    @hibomohamed2700 Před 4 lety +32

    Asc walaal illahay khayr badan kusii waxan haystaa 8 wiil 19 jir aya uwayn way daganyihiin labada u waawayni lakiin ka 3 aad oo imika 15 jiraan ayamahanba si aan idhaa aan kafakarayay fasaxii iskuulada dartood ayuu dhibtiisu igu badatay dibadana uma baxaan fikrad wanaagsan ayaan kaa faa iiday shukran

  • @Khalet53
    @Khalet53 Před 4 lety +33

    Hadaad donayso in allah ku jeclaado isku day inaad diinta ku dadaasho wxd jeceshahay allah wakusinaya salaada ku dadaaala😇😇😇😇

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 Před 4 lety +241

    inta 16 jirto like kuqabta anigana waan kamid ahay ee rajeynayo iney anfaceyso waanadaani

  • @ipcapital4747
    @ipcapital4747 Před 4 lety +18

    14sano markan jiray wllhi wan xasuusta shaqsi masul ah oo ganacsade ah oo aamin ah bn ahaa taas hooyo iyo aabe igu soo barbaariyay abaalkooada ma gudi karo allah ayaa mahadasleh

  • @chipyyyy
    @chipyyyy Před 4 lety +9

    Aniga 16 jir ahayi Arabic iyo turkiga wanku hadlaa ImikaN English ayaan baranyaa sax musalsalad waan dawada lkn waxan ka barta luuqadaha xagge xun Kama raaco hamigayguna uu jiraa waxan isku taxluujinyaa inuu Ii rumoobo ilaaheyna garab igu siiyo inshallah amiin amiin 🤲💖 thank you so much ❤️👑

  • @hamdamubarik1868
    @hamdamubarik1868 Před 4 lety +47

    Yaa 19 aH sidayda alxm waynu kabaxayna dhman dhalinta somalida waxan ino rajaynya mustaqbal quruxbadan iLahayna raali kayahay♥️🤗👏👏

  • @updihamiidcilaahi5893
    @updihamiidcilaahi5893 Před rokem +8

    18 jir baaan ahay ilahay naga dhig 🙏❤️ kuwiii kudadaala salaaadooda maanta ayaan nolol quruxbadan dhisin
    Ilahay waxwalba naga qabo 😭😭🤲🏽
    17/8/2022🥲👋

  • @alizaki2310
    @alizaki2310 Před 4 lety +58

    Mcha allaah alle Haku sharfo
    Inta qofee ku xidhan chanelkan
    Like ireeb🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nuurabdibare827
    @nuurabdibare827 Před 4 lety +18

    Meqa Qof 18 jir Ah oo Muqalkan DaawataY oo ⭕ wax bdn ka faaidaY😅😄thnks teacher omar

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 Před 4 lety +251

    18 jirada ismuujiya.😀

  • @amaarlyrics7908
    @amaarlyrics7908 Před 4 lety +177

    Imiza 15 ilaa 18 Dawanya vedio gan please Like🙄

  • @khaledmohamedismail4217
    @khaledmohamedismail4217 Před 4 lety +23

    WllHI Anipa 15-16 Ahayy LkN MawQiF Baan Leyahyy IncHa ALLAH WaaN GuLayysaN💯

  • @adz6980
    @adz6980 Před 4 lety +38

    Sxb Omar Ilahy dartiis ku jeclhy Cimri dheer iyo cibaado suban Allah ku siiyo❤

  • @geedixasan1523
    @geedixasan1523 Před 4 lety +88

    wr 17 jiridii meeye kolay anigu hadaf ayaan leyahay in sha allah

    • @yacquubclaahi6468
      @yacquubclaahi6468 Před 4 lety +1

      Weynkan

    • @yeenikmas7419
      @yeenikmas7419 Před 4 lety +1

      ☝️😂

    • @awomohamed4043
      @awomohamed4043 Před 4 lety +1

      ☝️☝️☝️

    • @adnanmohamed5093
      @adnanmohamed5093 Před 4 lety +6

      Alle nolosha hanoo fududeeyo. Waxa kaliya aan hore u socod ku sameyn karno waa ku xirnaanta Allah, fadlan aan ku dadaalno.
      Dadka Anfac
      Qof aqoon leh ha iska dhigin
      Dadka kale waxey heystaan iyo waxooda kale qof ka meel loo wado Alle ayaa wadaadas u fududeeyo ee taada uun ka adkoow.
      Salaam!

    • @cashoali4497
      @cashoali4497 Před 4 lety +1

      ☝️

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 Před 4 lety +18

    you are the best teacher ever!!! Barakallaah

  • @waxkabarociyaaraha6229
    @waxkabarociyaaraha6229 Před 4 lety +42

    Inta udhaxeesa 16 ilaa 19 like saar

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 Před 4 lety +1

    16 Anigu markaan intaas la ekaa Waxbarashadaan Aad u jeclaa Walid Dugsi egaya xataa ma haysan anaa is geeyay
    Wana markaan Bilaabay Inaan si fiican usu asturo Salada iyo soonkana bilaabo. Allah SWT xagisana ubatay
    Dugsi Quranbaan xataa bilaabay si aan ubarto Salada sida sidafiican layskaga saxo iyo Quranka Tajwiidka Instead aan Hees Dhagaysanayo Maxadarooyin baan dhagaysan jiray Ilahay amarkii Sida Qisooyinka Xajaj iyo kuwa Nabiyada SCW
    Alhamdulilah Calaa kuli xaal 😊❤️

  • @marwaaadan9122
    @marwaaadan9122 Před 4 lety +48

    Wllhy wlla mcn anaad iga hadashay sidaas ayaan ahay malknkasta heeso ayaan dawada ama musasalo

    • @iskandaradem6662
      @iskandaradem6662 Před 4 lety

      Hhhh waad siigaysataa somaha iska yare bahasha

    • @axakiinmaxamuud8399
      @axakiinmaxamuud8399 Před 4 lety

      @@iskandaradem6662 hhhh kaxizho pro waa gabare

    • @sultanjayte631
      @sultanjayte631 Před 4 lety

      Saas camal ahay lkn dadka waxay ka hadlayaan ee ah siigo iskuma fiicnin hees iyo filinleee

    • @aymanbashir9286
      @aymanbashir9286 Před 4 lety

      @@iskandaradem6662 🤣🤣🤣

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 Před 4 lety +16

    Haduu love lahaan lha videoga love bdn bn saari lhaaa❤❤❤❤❤❤

  • @skyearth6344
    @skyearth6344 Před 4 lety +30

    17 jir

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 Před 4 lety +35

    Wlhi baan ku dhartee mid aan waxka faidno o wll ah meshan ukama jedo mid walbo waxbow iskaso quraa mar xaladan anaga ku jirno wax hafad ah mantay ma heno wayo waxan isleyahay kowi ka wa weyna ayaa schooldi iyo jamacadihi dhameyey guryahena kula jogan wax barashada dhan waad ka cajisee ani ahan mantay waxba hadaf ah malihii waxna waan bartaa markad hadaf leheen wax walbo cadi ayey kula yihiin lkn markad himilo iyo hadaf ledahay qof bini adan ah ayaa thy waqtigaas aaad tagan thy

    • @maahirag4701
      @maahirag4701 Před 4 lety +2

      Wa runta lkn waxa aad baraneyso haka ahaadan wax aad jeceshahy aad hobby u ledahy ayaga marks hadaf ku noqonayo rageedine wad ku nqoqneysa wax aqrintane badi

    • @queenbulbulaahmed2098
      @queenbulbulaahmed2098 Před 4 lety +2

      Maahir AG haye aboowe mahadsanid kun jeer

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 Před 4 lety +1

      @@maahirag4701 zxpow ani wax ayaaa hibo leeyhy lkin waxaa aan hibada uleeyhy kuma qanacsi waxaan raba in wax kale barto
      Wax caqabad ah miyaa iga hor iman hadaan ka leexdo waxaan hibada ulahaa oon wax kale uleexdo

    • @dlysc9682
      @dlysc9682 Před 4 lety +1

      @@cabdimawel1932 hadaad hubtid waxa kle inaad kufiicantahy bilaaw lkn kutaxadar inuusan wakhti kaa lumin innaga dhalinyaro hadaan nahy asxaabteena waxey sameeyan ayan jecelnahy marka waxaan ani ahaan kidhihi lahaa waxaad hibada uleedahy xooga saar

  • @kamaalahmed8667
    @kamaalahmed8667 Před 4 lety +37

    Aniga waxaan jiraa 19 sano waxaan rajeynayaa markaan gaaro 20 sano inaan hormar IYO isbadel ku sameeyo❤👈
    Omer inshar mahsanid pro❤👍

    • @RealitySearcher6656
      @RealitySearcher6656 Před 4 lety +8

      Imika ma timir bad miisaysa maxa ka hor tagan

    • @yasminnoor5537
      @yasminnoor5537 Před 4 lety +1

      @@RealitySearcher6656 hhhhh

    • @aamiinmukhtaar3681
      @aamiinmukhtaar3681 Před 4 lety +1

      @@RealitySearcher6656
      Hhhh aar walhi intaan ku dheh islahaa ayad ii dhahday
      Al muhim waa rune bariis iyo timir miisi mayside adeer
      Immika is tababar 👋👋

    • @kamaalahmed8667
      @kamaalahmed8667 Před 4 lety

      @@RealitySearcher6656 war maye digir baan miisayaa😎😂

    • @abdirahmanmoktar9625
      @abdirahmanmoktar9625 Před 4 lety +1

      Haudib dhigin beri ee hadda kudhaqaaq

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 4 lety +97

    19 𝒔𝒂𝒏𝒐 𝑾𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏 𝑺𝒂𝒍𝒂𝒎𝒂𝒚
    𝑯𝒐𝒓𝒆𝒚 𝒖 𝑺𝒐𝒄𝒅𝒂 😂😂😂

  • @hoodoyusuf627
    @hoodoyusuf627 Před 4 lety +6

    17 years old😘😍😘😍thank you omar inshar

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 Před 4 lety +12

    Mar xalada qaan gaarka raga waxa layidhaa
    Nin ismood 😂😂👍 inta maqashay

  • @AhmedMohammed-dw1jz
    @AhmedMohammed-dw1jz Před 4 lety +8

    حكمة :
    من شب على شيء شاب عليه
    ومن شاب على شيء مات عليه
    ومن مات على شيء بعث عليه
    =والسلام عليكم =

  • @umalkhareyusus9086
    @umalkhareyusus9086 Před 3 lety +9

    Anigu 14 jir baan ahay wllahi musalsal iyo social media ma isticmaalin waayo hadaf ayaan nolosha ka rabaa insha allah imika dugsiga sare ayaan ku jiraa ilahy ha ii fududeeyo omar inshar ilahy ha ku barakeeyo

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 4 lety +29

    Waxaan kuugu duceeyay janatul fardawsa wll💚❤

  • @xasancadde1300
    @xasancadde1300 Před 4 lety +9

    الله يجزيك خير يا أستاذ عمر..

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 Před 4 lety +10

    Video ga kaliya ee igu saabsan Weye ❤❤❤❤❤❤💓🍎 18 jir

  • @ibraahimgaraad3961
    @ibraahimgaraad3961 Před 4 lety +21

    Wallaahi talo wanaagsan baa la idin siiyaa dhaliyaro badan oo maanta 22jir ah ayaa shaleeytoonaaya maanta
    Ee talo wax hadeey tareeyso waa idin siiyay wallaalkeey Omar inshar

    • @mustafesaleban5792
      @mustafesaleban5792 Před 4 lety

      Miyaad ka mid tahay ku shalay naaya

    • @yuusufgadud9931
      @yuusufgadud9931 Před 4 lety

      haa Allha IGA so hanuuniyo wall.

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 Před 4 lety +2

      21 jira wali wax macno kama heesti nolosha

    • @Mohamedibrahim-tm1gs
      @Mohamedibrahim-tm1gs Před 4 lety

      Yuusuf Gadud sidee wll anigana talo ii si mhdsanid

    • @mustafesaleban5792
      @mustafesaleban5792 Před 4 lety

      Dhaaman tin inta dhipkan haysto alle tala saarta oo waad awoodan in AAD ISKA daysaan wlhi waan u hubaa kaliya laba shey samee inaad cidlo ka fogaato iyo in aad alle isku xidho sheyga 3 waa filmda xun xun in aanad daawan wax kasta oo dareen kaaga kicinayah tallo mihiim ah lkn markaad mudo 6 mount ah iska daysaba hbn ayaad ku dhacaysaa markaa ha nayad jabin taas waa astaamaha niyad jabka hana tir san muda aad iska deysay is illow sii hadii kale wakhtigaa kugu dheeranayah

  • @MaaidaMaaida
    @MaaidaMaaida Před 4 lety +14

    16 1817 intaas markaan jira meel Aaan u socdo maan Aqoon Alx hada 23 jiraa wax walba waan ogahy iyo qofkaan Ahay cumar inshaar mahadsanid wllo

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 Před 4 lety +4

    Real talk nooga yimid wllkeen naga weyn waxaan jiraa 19 sano 25/12/2020 waxaa ii buux sami doono 20 sano insha allah xaladaan oo omar inshaar ka hadlaya waa wax xaqiiq dhab ah lkn la iska indhatiraayo qof walbana da"adaas soo maray dareemay aan anigu ku jiro lkn allhamdulilaah markaan 17 jir bilaw aheyd baan is qabtay isna xisaabiyay aqris fara badan bilaabay iyo inaan wax ka darso dadkii guuleystay caqabadihii ay la kulmeen iyo seey ugu gudbeen mantana self-confidence keyga aad buu sareeya waxaana gacanta ku la jira safarka guusheyda iyo waxbarashadeydaba marka brother or sister never give up

  • @sabrinaissa8590
    @sabrinaissa8590 Před 4 lety +45

    Anu waxaan jira 13 caruur in aan ahay uma maleynayo 😂 🤣 😂 🤣 😂 🤣 😂 🤣 😂 🤣 😂 🤣 😂 🤣

  • @zuhuurmustafa3779
    @zuhuurmustafa3779 Před 4 lety +21

    Latalin wanagsan ayey aheyd xaqiqdii wey I anfacday aniga

  • @abdirahmanibnsunnah3975
    @abdirahmanibnsunnah3975 Před 4 lety +5

    Asc sxb ogaansho Aniga qofkaan waxaa kula talin lahaa sidaan
    AFARTAAN SHEY HADAAD SAMEYSID FARXAD AYAA KUNOO LAANEE.
    1 BARASHADA DIINTA
    Waxaad barataa;
    -Quraan iyo tafsiir
    - Luuqada carabiga
    - Buugaagta yaryar (mutuun taalibul cilm)
    2 KUDHAQANKA WAXAAD BARATAY
    -wexee ku amrto
    samee
    -waxee kaa reebto katag
    3 DACWO SAMEE
    Diinta dadaka ugu wac adigoo shaqdaa doontid heysid ama daqtar ama Shaqa kale hay.
    4 ku sabar
    Waayo barashada diinta wey adagtahay, ku sabar , ku dhaqankeeda wey adagtahay, ku sabar, dacwadeeda wey adagtahay ku sabar.
    Afarta sheyba waxaa lagu sheegay suratul Asr
    Ilahay waxauu yiri dhamaan insaanka khasaaro ayeey ku suganyihiin ilaa inta imaan latimid, camal wanaagsan latimid, xaqana isku dardaarmatay sabarkana isku dardaarmatay
    1 imaan (barashada diinta)
    2 camal wangsan (ku dhaqankeeda)
    3 xaqoo laisku dardarmo (dacwadeeda)
    4 sabar Koo laisku dardarmo (ku sabarka sadaxda shey hore loo Soo sheegay)
    Suuradaan Al casr waa suurada uu yiri imaam Al shaafici hadee kaligeed Lasoo dajin lahaa dadka wey kufinlaan laheyd.
    Walal Gaarsii dadka kuu dhaw ilaahay hakaa abaal mariyee.

    • @omaarabdulkadir7610
      @omaarabdulkadir7610 Před 4 lety +1

      M.a mahadsanid saxib insha allah waan kudadaalayaa sidaan uxoojin lahaa 4taan insha allah allah haila garabgalo aamiin aamiin inta hami leh allah ufududeeyo hamigooda aamiin aamiin yarabi

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 Před 4 lety +2

    18 Sano aa jiraa ..
    Marar qaar hooyadey aa is af dhaaf naa anoo og in aa khaldanahey Lkn waa isma xagameenaa inshallah
    Aabahey waxuu dhintay 2013 .
    Waxaa daawanayey filmada xun xun 5 sano iyo siigadaba aniga mararka banaanka uma bixi karo anoo ka cabsanaya dadka indhahooda Lkn waligey qof ma taageerin xataa Omar inshaar waa NECBAHEY dadka caankaa waxaa leeyahay hami sare In aan xataa noqdo saynisyahan philosopher
    Inshallah hada waa joojinaa caadada xun
    Kadib wadada guusha cagta saaraa
    Waxaa jira dad badan oo 40 jira OO caadooyinkaan disheen Lkn kuuma digayaan In aad sidooda noqotee rabaan
    Wllyaal omar waa Aabe Dhanka CZcams ka noo jooga OO ka hadlaya waxa maskax deeda ku jira Mshallah aan dadaalno dhalinyaro oo wax barano oo Qabyaalad ka tagno wax ma tartee 💚🤔🙏

  • @abudulmajid6040
    @abudulmajid6040 Před 4 lety +14

    M.sha ustaadkena Alle haku sharfo aduun iyo aaqirobo ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @mohamudhassan1667
    @mohamudhassan1667 Před 4 lety +11

    mahadsanid wll cashar cusub ayad nasisay MACALIN OMAR INSHAR

  • @mrkan3556
    @mrkan3556 Před 4 lety +11

    Maanta waa Maalintaydii
    Ustaad Omer Inshaar
    Isniin July 2020
    2:54am

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music Před 4 lety +6

    ➡️ @16 JIR AH LIKE IISAARA 👉✅

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 Před 4 lety +4

    Haddii aad maanta tahay 15-16-17-ilaa-18. Wallaahi wiil iyo gabar midkaad doonto ahow waa la idiin digay waxaan jeclaan lahaa taladaan inaan maqlo sannado ka hor lkn ma dhicin.
    Fadlan noloshooda dambe ka fikir oo Kun jeer ka fiirso inta aadan furin albaabka shalaytada iyo hooga
    Ha bilaabin siigada haddii aad hore u bilowdayna inta ku jooji
    Waa mugdi mustaqbalkaaga ah, murug noloshooda ah iyo shalayto xili dambe ah.

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 Před 4 lety +1

      Wa runta wlhi aniga 21 jira waana shaleya wakhtigaas mala yacniga igu dhafay

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 Před 4 lety

      مريوم محمود aniga 20 jiraa Wallaahi waan ka shalaayay caadadaas xun

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 Před 3 lety

      16 dirqi waxaa layguu iibiyaa buugaagta schoolka kuwaasna xiise uma hayo mxaan markaa akhriyaa buugaagta internet soomaalidu jacayl mooyee wax kale wax kama qoraan English Arabic si aad ah uma aqaano mrxalad jahawareer iyo wareegaysi ah ayaanba ku jiraa sxpo is waalaya

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 Před 3 lety

      @@sukhra3585 weligey ma gadan buug intaas PDF ku helay
      Waa xaqiiq Soomaalida inta badan jacayl ayey ka hadlaan sidoo kale iyadana waxaa la helayaa buuggaag aad aqoon iyo waayo aragnimo ka karorsan karto
      Haddii aad u baahan tahay buuggaagtaas waan kaa caawin karaa

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 Před 3 lety

      @@sukhra3585 tan kale waxba ha is waalin walaal, nolosha hadda ayey bilow kuu tahay, wali ma aad gaarin xili aad cadaadis isa saarto
      Keliyah is daji, ku qanac waxaad haysato, waqtigaaga ka faa’ideyso, dedaalkaaga Laba jibaar, isku-day inaad yarayso waxyaabaha maa laa yacniga ah, isla markaana Illaahay isku xir.
      Waad guuleysan inShaaAllaah

  • @silentoboss3808
    @silentoboss3808 Před 4 lety +6

    18 years old. Hnkeyga. io. Himiladeydana. Meel sre. Allaha. Nala. Grb. Galo 🤲✊

  • @soomaali7359
    @soomaali7359 Před 4 lety +10

    Walaahay videogaasi waa iimuhiim.
    Aadbaan ugu fataxsanahay.
    Maashaa allaah
    Anna waan doonayay in la ila taliyo.😍

  • @hamzekane6918
    @hamzekane6918 Před 4 lety +9

    18 Waa marxalad adag runtii waxad iswaydinaysaa inteed waxka bilowdaa

  • @caarifmahad6168
    @caarifmahad6168 Před 4 lety +4

    War wllkani wanaagsanaa walaahi aad ayaan kuu jecelay wll ma aqaan waxaan kugu abaaliyo lkn ilaahay waxaan kuu waydiinayaa inuu janooyinkiisa ta ugu sarysa uu kugu abaaliyo 🥰🥰🥰

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 Před 4 lety +5

    18-19 inta jirta iso qabta Qarabo👍🏽✌... illah haka qabto dadka ku xiran aflanta xun ama Istimlaaga ...

  • @sarahsaed3816
    @sarahsaed3816 Před 4 lety +17

    Maanta aniga ayaa ugu horeeyo 🖐🖐
    Ogaansho ❤❤

  • @salathassan8712
    @salathassan8712 Před 4 lety

    Jazaka laah akhul habib Omar insharow

  • @ugbaadmaryam4796
    @ugbaadmaryam4796 Před 4 lety

    shukran wll cumar

  • @ha7304
    @ha7304 Před 4 lety +5

    Mashllah wl omar inshar wlhi waxbadan ban ka faiday muqalkan 🙏🙏illhy cilmiga io cimrigaba haku barakeeyo 🤲🤲🙏

  • @abdinormohamed7015
    @abdinormohamed7015 Před 4 lety +12

    I'm going to be watching every vedio this channel makes!

  • @mukhtaarxilmi9667
    @mukhtaarxilmi9667 Před 4 lety

    masha allah mhdsanid ustd

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa Před 4 lety +2

    Mazha allh
    Zhukran wall
    Keep goin

  • @stupidboy4659
    @stupidboy4659 Před 3 lety +7

    2021 yaa ila daawanaya
    👇

  • @mkchannel6521
    @mkchannel6521 Před 4 lety +6

    Keep it up bro Omar I like ur encouragement

  • @a-alfatixi.3017
    @a-alfatixi.3017 Před 4 lety

    Mahadsanid Walalkayow.
    Barakow idam Alle.

  • @user-cd5hk4he9i
    @user-cd5hk4he9i Před 4 lety +1

    Mahadsanid cumar inshaar

  • @samirabintusaeed634
    @samirabintusaeed634 Před 4 lety +8

    Wllo thank you 16 ayaan jiraah ani

  • @mohamedabdiwahabm.yariisow249

    Thank you so much ustaad wax bdn baan ka faadidey 17 years old my each

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +1

    Shukran brother

  • @faryaadabdulaziis4845
    @faryaadabdulaziis4845 Před 4 lety

    Mahadsanid macalin talo iyo tusaaleba waad na siisay ilahay khayr ha ku siiiyo

  • @SOMALIBF
    @SOMALIBF Před 4 lety +4

    Masha allah keep going my techar

  • @isxaaqcade2476
    @isxaaqcade2476 Před 4 lety +15

    Keep going pro

  • @Socialmedia-rj5zf
    @Socialmedia-rj5zf Před 3 lety

    M.a ilahey haku barakeyo ustad cumar inshar mahadsanid

  • @timshow2240
    @timshow2240 Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad omar erayga ah ha iska dhigin qof wax yaqaan ayaa aad ii anfacay

  • @mustaqiimabdiqani2255
    @mustaqiimabdiqani2255 Před 4 lety +9

    Dadka Ku jira 25 ilaa 30 jir like ta Saar.

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn516 Před 4 lety +3

    ☝️ waxna wa haystay waxna wa ii kordhisay
    Mahadzantahy 🙏 ustaaad

  • @abdulahihussein35
    @abdulahihussein35 Před 3 lety +1

    Masha Allaah talo fiican siisay mahadsanid ustad omar

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @Imraan53
    @Imraan53 Před 4 lety +10

    I'm 20!

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 Před 4 lety +5

    Wllhi wn kahely aad bey ii anfacday mawducaan❤💯MhdsaniT wll Omer❤✨

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k Před 10 měsíci +1

    Ku Sali Nabigena the Best person ever the Most knowledge able and the most shine all created prophet MUHAMED (صلى الله عليه وسلم⁦❤️⁩😥

  • @cabdilaahikismaayo1578

    Maashaa allh wllkey cumar caqliga allaah haku siyaadsho wax badan ayaan kaa fa,idnaa noolow wll

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar915 Před 4 lety +8

    Wa aniga cml qofkan wlhi pls nalatali❤❤❤❤

  • @zakariehamari8198
    @zakariehamari8198 Před 4 lety +3

    Mzha alLh Omar inzhaR KEEP GoinG prother💫💯

  • @bathramustaphe5166
    @bathramustaphe5166 Před 4 lety +2

    Illahay hana illaaliyo waa marxalada ugu dag lkn waaxaka adag qofka Allah kacabsada dantiisa garta alxamdulillah waad kumahadsantay taladaada insha Allah waxan rajaynaya aduun iyo akhiro guul 😊
    جزاك ألله خيرا

  • @sacadcabdi4431
    @sacadcabdi4431 Před 4 lety

    Mahadsanid wlloh cumar inshar

  • @abdisalan4038
    @abdisalan4038 Před 4 lety +11

    أنت رجل ذكي ولكن المشكلة هي أنك تريدنا اليوم أن نعيش حياة سعيدة ، واعلم أن هناك أشخاصًا يحتاجون إلى المساعدة مثل المسلمين الفقراء. لا تعارض أولئك الذين يحاولون تدمير ما يفعله المسلمون في فلسطين

  • @yaxyeaxmad4306
    @yaxyeaxmad4306 Před 4 lety +4

    *OGAANSHO* *RAGEEDI* *!*

  • @frankdejong6813
    @frankdejong6813 Před 4 lety

    Shukran ustaadi

  • @khadiijacabdiraxman1308

    Mashaa Allaah waxan jeclahay inaan ka faaiidasyto cimrigayga&caqligayga waxana fiican Inaad hadafkaaga ka midha dhaliso inagoo illaahay talo saaranayna dhaman Reer OGAANSHO shukran Wll cumar👂❤️

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 Před 4 lety +25

    Hhhhhhhh
    War dadku degdeg badanna masha Allah
    Goormaad 33 comment soo qorteen
    Hhhh
    Bal Like ta igu sharfa

    • @ayaansaxardid3702
      @ayaansaxardid3702 Před 4 lety

      Waxaan doonayaa inaad ilataliso wll adoo mahadsan nambarkan kuguso dira

  • @everestmoves8778
    @everestmoves8778 Před 4 lety +6

    comments ayan akhriyy waxa lo qadany 18 19 ilkahana wa 22 jir somalay wligeen Inta dada lasheego man kayarnayna 🤣🤣🤣

  • @maimun6551
    @maimun6551 Před 4 lety

    Mahadsanid cumar inshaar madadama aad icaawisay

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 Před 4 lety +2

    Video gaan waxyaalaha laga faaiidaayo waxa kamida :
    1. In caadooyin ka xun xun la iska ilaaliyo
    2. In la barto xirfadaha oo aan laga faanin aadna muhiimad sare uleeyihiin
    3. In wixi dantaada ah marwalba raacato oo horumar ku gaarsiin kara , asxaabta wanagsana lala saaxiibo kuwa xunna laga fogaado.
    Mahadsanidiin.

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 Před 4 lety +18

    MnshallaH wllhy waa muqaal aan sugaayay mararka qaar cumarow waxaan is dhahaa ma adigu kusheegayaya oo sikaliya kuula hadlayaa wllhy maxaan jeclaa in muuqal noocano kala ah aan daawado oo aniga iga shekaynaya sababto ah anigu waxan ahay 17 jir waanan rabay kalmado saaso kale kolay hadal kayga qoral waxba kagama fahmayo ,,Muuqalkan inaan CZcams ka kadaawado iguma filna waan ladagi insha allah,, Zhp cumar waxaan kuugu mahadceliyo ma.aqaan wllhy sikastooy tahay allah hakaa abaal mariyo❤

  • @feisalyare1186
    @feisalyare1186 Před 4 lety +5

    Walal marka hore wan ku salamay mid xigta walal waxan jeclalahaa inaad ka hadasho barmaji ka hadlaayo wax barashada heerka sare Tusale qof Haduu manta school dhameyo Cml walal marka talooyin Aan ka sugeyna wllhi waxan kugu xeranahay 2year Wax badan ka faiday wll mrka wan ku sugeyna i.a walal qali Nolw❤❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid wll cumar

  • @AbdirahmanGaras
    @AbdirahmanGaras Před 4 lety +1

    Masha Allah,
    You Talked the truth.
    Waa fiido Qiimi badan leh!💯

  • @Abdisalan-fw6ch
    @Abdisalan-fw6ch Před 4 lety +6

    Manshaallah ♥️♥️♥️

  • @dhibdiidofficial514
    @dhibdiidofficial514 Před 4 lety +4

    Inta ani cml oo 16 jir ah like 🤔

  • @caaqilomer7203
    @caaqilomer7203 Před 4 lety

    Alle ha ku sharfo walal omer inshar thanks pro in badan wax fican ayaad no shegtay jasaa laka ya akhi

  • @jerrtjackson3906
    @jerrtjackson3906 Před 4 lety +1

    Thanks omer inshar dear brother