Guri barwaaqo falanqaynta Tartanka

Sdílet
Vložit

Komentáře • 453

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před 4 lety +42

    Musikiistaha like igula soo dhaweya waa top

  • @a.abdalla3167
    @a.abdalla3167 Před 4 lety +7

    Guri barwaaqo nin nadiif ah oo soomaali isugu mid tahay, dadka social media yuhu u baahanyhy baa 1 ka tahay
    Keep going libaax khaamahaaga kusoco

  • @qamarcali1633
    @qamarcali1633 Před 4 lety +73

    Guri Barwaaqo waa ninka ugu Wanaagsan dhinaca Falaqeynta Heesa. inta igu raacsan Like dhac ku sii.

  • @ayuubabdi2811
    @ayuubabdi2811 Před 4 lety +50

    Saaxib Gurayoow Inaad Laascanod Tagto Baanka Codsanayaa Insha'alaah , Sababtoo Ah Taageero Badan Ooku Taageera Baa Jira Wll. ❤✌

    • @FaratoonAcademy
      @FaratoonAcademy Před 4 lety

      Ayuub Abdi 😁😁😁🦶😂

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 Před 4 lety

      Wllky subscribe isaar channel adoo mhdsan

    • @HEEGANMAN
      @HEEGANMAN Před 4 lety

      In la dilo maad la jeclaatay miskiinkaan baadiyaha ku dhago barjoobay xaad laascaanood kala doonee

    • @nimcohabi2531
      @nimcohabi2531 Před 3 lety

      @@HEEGANMAN lascanod ma waxba lagu dila huuno magalada cayda noga daa

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 Před 4 lety +13

    musicka siduu u tumayo ku hayzaa ani 🥰
    Guribarwaqo tageero buuxda👍😂

  • @yusufmohamedahmed2977
    @yusufmohamedahmed2977 Před 4 lety

    Guri barwaqo warug cayay ku soco masuul waxa tahay dhaal boqordoyo wana ku amiin sanahay hadanahay rer muqdhisho banadiir somalia

  • @abdimajiidmahamed7258
    @abdimajiidmahamed7258 Před 4 lety +9

    Guribarwaaqo zhp odaygaa barararaam lihi shaqadaadiibu hayaa
    Yaa igu raacay !

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +3

    Gbdha muraayada xidhan ee leh fananada heesta qaada iga maqan ma wxy garan wayday Hibo mohamed hodoon Hibo Nuura 🥰👌

  • @dg.jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj1994

    Guri barwaaqo ita taagerta lek zaar 💯🙏

  • @cabdalekaafi9746
    @cabdalekaafi9746 Před 4 lety +8

    Cawa Ana ugu horeya tasa caday naysa Inan kuxidhanay guri barwaqo 🙏👍❤️

  • @ugaaskah1117
    @ugaaskah1117 Před 4 lety +69

    QOFKII ILA JECEL SHEKOYINKA LIKE ISARA

  • @ahmedlarson4043
    @ahmedlarson4043 Před 4 lety +6

    The best you tuber guri barwaaqo
    Love me🔥

  • @Sadiqyaree
    @Sadiqyaree Před 4 lety +14

    first One liketa yaan layla dhafin booqo CZcamskaygana tnx....❤👇

  • @cartanmaano943
    @cartanmaano943 Před 4 lety +5

    First comment maachalh ismaacil abdlahe gurey barwaaqo alle haku zharfo abti👏

  • @RTN42
    @RTN42 Před 4 lety +17

    ismail A.lahi Ali guri barwaaqo🥰🥰Love kugu ahy zhbo

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro Před 4 lety +10

    Gurey Barwaaaqo legend Aanan in muddo ah daawan Horey u soco sxb ♥️

  • @dg.jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj1994

    Guri barwaaqo Legend man hore izoco

  • @ccasiissalafi2619
    @ccasiissalafi2619 Před 3 lety +1

    Ninkan musica haya harakoogiisaa galay waarun

  • @dirijaamac6186
    @dirijaamac6186 Před 4 lety

    Ninka music tumayaa wuu iga gadan yahay guri barwaaqo adna halkaagad ku salaamantahy ninka kaliye iga qosliya

  • @abdirisagkeyse5549
    @abdirisagkeyse5549 Před 4 lety +4

    Nagada guray dhex fadhiisaga Mahamed mooge maahee waa Mahamed nuur giir ninka heesta garma qaate lihiye alle ha u naxariistee

  • @diinosmanapdiwarsame2036
    @diinosmanapdiwarsame2036 Před 4 lety +17

    Guri BarwaqoY Ninkan Indho Sarcaad Wadaa Soo Falaaqee Nio Kaasan Wlahi Ka Sugyey

  • @khaloahmed6363
    @khaloahmed6363 Před 4 lety +16

    heesta garmaqate warankiyo. yarka kaa saxan wa maxamed nuur giriig ba qada iyo farxiya cali. adigu maxamed mooge baa tiri

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 Před 4 lety +6

    Oonkaa biyaha loo cabbaa maxamed cali himilo malahayn ee 1988 waxaa ereyada codka iyo musicaba iskalahaa cabdalla yuusuf hanuuniye e ha khaldamin mr guri barwaaqo 4.5 inaga ilaali kk

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 Před 4 lety

      huda love maya walalo hanuuniye ayaa iskalahaa midhaha laxanka iyo kabankaba hadaad CZcams’s ka raadiso waad ka heli kartaa

  • @mustafeyaya9301
    @mustafeyaya9301 Před 4 lety +13

    Caawa anaa ugu horeeye like ha idhaafin

  • @abdikanimukhtar297
    @abdikanimukhtar297 Před 4 lety +1

    Ismacil c.Lahi Cali "Ismacil Guribarwaqo"
    Nin horumaray LipaH wan Ku tagersanahaY ee riwayadahagii Inoo sii Wad incha AllaG Guul Ban Ku RajaynyaH adiga Iyo umada muslimiinta Ahba.☺☺🙌🙌

  • @muqtaarbabadeh2648
    @muqtaarbabadeh2648 Před 3 lety +1

    Legendkei Ismail Abthilaahi Ali Guri Barwaaqo

  • @shucaybshaandaro2980
    @shucaybshaandaro2980 Před 4 lety +7

    Guri barwaaqo nin mug iyo miisan kudhexle bulshada soomaliyeed go for word

  • @suhaybkhadar7041
    @suhaybkhadar7041 Před 4 lety +1

    Anigoo balad xaawa jooga muxu galbeed iga yeedhay hhhhhh like

  • @cabdalekaafi9746
    @cabdalekaafi9746 Před 4 lety +6

    Wcslm guri barwaqo taxanuhu cadi maha nooso badi sxb qali ❤️🙏🙏🙏

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 Před 4 lety +8

    __#guroow waanakan kula soconaa xili walba
    yaa sii seexananyey kadibna arkey o dib uso laabtay👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🩸🩸🩸🩸🩸👍🏽👍🏽👍🏽

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 Před 4 lety

    Guri barwaaqo sharafi korkaga ha ahaato huno wanku waata hore u soca gulayso 2da daarood ba❤❤❤❤

  • @fardoowsatiinaaofficial6300

    Fanaan reer muqdisho ah ma arki kartiin waadka xuntahiin

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Před 4 lety +7

    Guri BarwaaQo Nin tEgey 0oH talaapsaday💯🙏✔

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 Před 4 lety +3

    Kkkkkk ala guri barwaaqo maxan ku qosla khamta adsheegto kkkk lakin waxan ad u qoslay markay inantad aroostay suuxday sidaad uga carartay walahi si niyadan ah ayaan u qoslay

    • @dhijelove4748
      @dhijelove4748 Před 4 lety

      Rahma Ali khamta qoralkga ayn ka hely👐👐👐

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 Před 2 lety +2

    IsmaiL Abdilahi Ali❤️🤴

  • @khaalidaxmed9971
    @khaalidaxmed9971 Před 4 lety +14

    Xiligaas baad fans ka dartood usoo jeeda rabi raali ka noqoy 🙏🙏

  • @omerali1498
    @omerali1498 Před 3 lety +1

    MusigaYstaHa iYo Guri Barwaaqo waaN wtaa lpadaa 😅🤣

  • @abdiwalijaama9857
    @abdiwalijaama9857 Před 2 lety

    Khaamta iyo jiniyaha kulahaa hhhh wlhi qosolkii oo qof ah baatahay guri barwaaqoow

  • @abduwahabhaji346
    @abduwahabhaji346 Před měsícem

    Waabari bey ka habsaantay hada muxuu fan uqabanayaa kulahaa guri barwaqo waa mixnad miiran😂😂😂😂

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 Před 4 lety +5

    Odey baa meesha lakeenay afkiisaa la kireystey kulaha guri burwaaqo umadeena maha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yoonisnaasir7151
    @yoonisnaasir7151 Před 4 lety +3

    Anoon daawanba like tu waa halaka hore
    Go forward bro

  • @ahmade.h5660
    @ahmade.h5660 Před 4 lety +7

    U fiirso heesaha waa wada fanaaniintii Somaliland.

    • @MCX6244
      @MCX6244 Před 4 lety

      Fanaan qolo iyo maamul gaar uma gaar aha mid isku kooba dad gaar ah mooyaane.
      Fanaanka waxa uu udhaxeeyaa luuqada uu ku heeso dadka ku hadla oo dhan.

    • @ahmade.h5660
      @ahmade.h5660 Před 4 lety

      @@MCX6244
      Sheeko waar fanaan samaysta oo heesaha noo daaya.qadaad weyneey

    • @MCX6244
      @MCX6244 Před 4 lety +1

      @@ahmade.h5660
      Idinkaba Af cusub la'imaada oo soomaaliga noo daaya.
      Ama aan wadaagno Af iyo heesba.

    • @ahmade.h5660
      @ahmade.h5660 Před 4 lety +2

      @@MCX6244
      Heesaha Somaliland baa iska leh fanaan samayso kuuheesa

    • @ahmade.h5660
      @ahmade.h5660 Před 4 lety +2

      @huda love
      Somaliland adoo jirin bay birtay oo lagu adoonsado
      Waar fanaan samayso
      Oo heesaha noo daaya qaadad weyneey

  • @dibugunoqodalkaga2778
    @dibugunoqodalkaga2778 Před 4 lety +1

    sxbta Mohamed moge maha eee Mohamed nuur gariig

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 Před 4 lety

    Waa Mohamed nuur gariig maha mohamed mooge Ilahay baad ledahay kulaha guri Barwaaqo kkkkk

  • @Rays70713
    @Rays70713 Před 4 lety +6

    Waaw Waax baa ka dacaaay meshaan 👌

  • @abdirahmanahmedali1451
    @abdirahmanahmedali1451 Před 4 lety +8

    Guri Barwaaqow Heesta Garma qaate warankiyo Waxa qaadi jiray Maxamed Nuur Giriig maaha Maxamed Mooge
    Adigii baa ciyaalaynayee kkkk kaftan

  • @ziciidzaki5563
    @ziciidzaki5563 Před 4 lety

    GuribarwAqo nin hilibla ah waan kutaageera

  • @cabdiqani6185
    @cabdiqani6185 Před 4 lety +1

    guri barwaao wad qaldantahy m/d mooge maha waa m/d nuur giriig

  • @cabdalegooye4543
    @cabdalegooye4543 Před 4 lety +4

    Gurow lipaax waan ku tageeraa kaa dhanaansadaa walhi hhhh

  • @ilhaanmuuse6873
    @ilhaanmuuse6873 Před 3 lety

    Gureyoow abwaan weyn baad tahay lkn heesta malaha maxamed mooge ee waa fanaankii weynaa MAXAMED NUUR GIRIIK

  • @ahmedfaarah3710
    @ahmedfaarah3710 Před 4 lety +2

    Kaalay ma baloog bad cabiraysaa adigu 4iyo4 taad sheegayso iyo 2_5kan xagaad ka keentay🤣🤣🤣🤣

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 Před 4 lety +2

    Hbn wngzn guray barwaaqo inder Qlih cawa xilimad zoo dhacday

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI Před 4 lety +11

    Hhhhhhhhh
    Music af outomatic ah igadheh✋
    Wiilka aad 6 sacab. Heesihiisa ayaan sugaynaa

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +4

    Heesta wiilka zakariye ku tartamayo mohamed mooge ma qaado gurayoow wxaa qaada Aun mohamed Nuur giriig halkaa inaga sax

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ Před 4 lety +1

    Nosoo badi abwaan guribarwaaqo

  • @ciidamadaqalabkasidaofficial

    Guri barwaaqo zakariye heesta u qaadayo maxamed mooge malahan ee iska sax waxa iskaleh maxamed nuur gariig

  • @shaamimuuse3650
    @shaamimuuse3650 Před 4 lety +3

    guray barwaqo tageraha kaliya ee hadu jifo iyo hadu soo jedo ku laa socda ilaa gabadhi lagu qariyay igaa danbeyow kaba wayne like dhac ku sii

  • @awilabdi3427
    @awilabdi3427 Před 4 lety

    Garmaqaate warankiyo
    Malaha maxamed moge
    Waxa lahaa maxamed nuur giriig
    Alfanaan maxamed nuur giriig
    Sxbky guri barwaaqo
    Waa taagere kugu xidhan
    Awil abdi hersi
    Keeep going sxb runtii

  • @saleebaanabdi1780
    @saleebaanabdi1780 Před 4 lety

    Waa hooyo guri barwaqo laydhka kadaa

  • @cabdulaahicabdi104
    @cabdulaahicabdi104 Před 4 lety +9

    Hhhhh guri. Wuxu kuleyahy "dhooraha ay is joogaan bn layaabsanhee an waxba dareensaneyn" hhhhhhhhhh

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 Před 4 lety

    guri barwaaqo waxaan ka mid ahay dadka aadka ku daawada .qofka markui ree magaal yahay aan dhacdhac badneyn wax walbana fahmaaya . dad badan ayaa jaceylsanaya iney daawadan barnamijkisa .sida guri barwaaqo oo kale im only ur fun

  • @AbdiraqibAbdiraqib
    @AbdiraqibAbdiraqib Před 4 lety +1

    😁😁😋guri barwaaqo wll so labasha wacan

  • @aasiyaahmed7284
    @aasiyaahmed7284 Před 4 lety +1

    Gorooow inder qosol ayaad ka samesantay😂💕💕💕💕💕

  • @cumarcabdi4140
    @cumarcabdi4140 Před 4 lety +8

    Maxamed moge maha
    Maxamed nuur giriig waye

    • @amalnor
      @amalnor Před 4 lety

      Cumar Cabdi haaa malaha uu halmaamay

  • @nadiasuldan3858
    @nadiasuldan3858 Před 4 lety +8

    All keep you my bro

  • @abdirahmancr1820
    @abdirahmancr1820 Před 4 lety +6

    Keep going pro

  • @xarfonews3203
    @xarfonews3203 Před 4 lety

    Guri barwaaqo sxb love iisaar

  • @zakialin2774
    @zakialin2774 Před 4 lety +8

    Guri barwaaqo love ii saar zhp

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI Před 4 lety +7

    Heesta
    Liibaanteed aduunyada ee hibo nuura gabdha qaadaysa iyadaan
    1number one siiyay

  • @asmaabdi2806
    @asmaabdi2806 Před 4 lety +8

    😂😂😂😂😂dhibadan guri barwaaqp

  • @mudicade6325
    @mudicade6325 Před 4 lety +2

    Guribarwaqoo keep going my brother

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 Před 4 lety +1

    GURI BARWAAQO Nin wax badaan oog sxp keep going nio 😂😂😂😂😂

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 Před 4 lety +1

    Ila garo jaleecada
    Indhahaa hadiyo goor
    Geestaada soo jira

  • @muztaphekayd2795
    @muztaphekayd2795 Před 4 lety +5

    Keep going gureY

  • @romaalrihaani9711
    @romaalrihaani9711 Před 4 lety

    Guri barwaqo dadka manta tartanka ku jiraa wa wena naguhu wa mamoyin bee wxka dheh

  • @abdiazizburcaawiofficial6195

    Guribarwaqo tagero no1☝️🤘

  • @khaalidaxmed9971
    @khaalidaxmed9971 Před 4 lety +4

    Ismail cabdillahi shp adban ku salaamay

  • @bilaneismael1127
    @bilaneismael1127 Před 3 lety

    Anigaaa walalkey naa akiro walalkeye oo joga Djibouti

  • @AbdirahmaanAhmedAhmed
    @AbdirahmaanAhmedAhmed Před 4 lety

    Wlhi inanka ugu horeya waa fanaan dhaba

  • @xaabsade7582
    @xaabsade7582 Před 4 lety

    mohamed nuur girig weeye heesta tartamaha shanaad

  • @khadariito8807
    @khadariito8807 Před 4 lety +3

    Ship guray fanaanku wa mohmed nuur giriig

  • @ahmetfarah9778
    @ahmetfarah9778 Před 4 lety +4

    Heesta maxamed mooge malaha maxamed nuur giriig weeye shb

  • @nasruden1420
    @nasruden1420 Před 4 lety +1

    Gurayoos wn ku wadanaa sxb.👍

  • @ahmedqani7492
    @ahmedqani7492 Před 4 lety +17

    Ismacilow
    Inaar inay kugu daraan bay ahayd
    Gudida wax Kala saaraysa

  • @FaratoonAcademy
    @FaratoonAcademy Před 4 lety

    Ninka kaliyo ban ahy guri barwaqo love usaro 😁😁❤️

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 Před 4 lety +4

    Xaga editing iska hagaaji gurow

  • @ahmeddurgux631
    @ahmeddurgux631 Před 4 lety

    Guri barwaaqo bro taagere buxda from moqdisho

  • @yahyaadenddahir8649
    @yahyaadenddahir8649 Před 4 lety +10

    Aar guri barawaaqow kaas camerada ku ag meeraysanaya naga qabo 🤣🤣

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 Před 4 lety +1

    Guray ku jecli yaa 🌹🌹🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞💞💋💋💋💋💋

  • @mohametinagashaanle8834
    @mohametinagashaanle8834 Před 4 lety +2

    Gurow zxp Sheeekooyinkiii Away

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Před 4 lety

    Zxp guri barwaaqo kan yare got talentiga muqdisho ku jira ee imdho sarcaadka kasoo hadal zxp. Hore usoco

  • @yusufabdirahman7474
    @yusufabdirahman7474 Před 4 lety

    Guray barwaqo😅😅zxp ka xishod sodohaha hore usoco wll ismacil👏

  • @burhanozil3360
    @burhanozil3360 Před 4 lety +7

    12:17 gabadhas cod macan iyo qurux isku darsatay massa allah❤️💖

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 Před 4 lety +7

    Guribarwaaqo dee sidii siilaanyo ee uu isku shaandheyntaa labada habeenimo soo saari jiraad caawa adna labadii soo deysee kkkkkkkkk

  • @abdirahmanhalane2307
    @abdirahmanhalane2307 Před 4 lety +3

    "WAABERI BEEY KA HABSAANTAY" 🤣😃

  • @SOCA000
    @SOCA000 Před 4 lety

    guri barwaaqo Daawasho ayaad leedahay sxb waayo positive ayaad tahay qofka positiveka ahina waa qof ilbax,ah hore usoco sxb

  • @mohamedabdirashiid2543

    Maxamed mooge mahee waa maxamed nuur giriig

  • @maxamedmaaweel1871
    @maxamedmaaweel1871 Před 4 lety +7

    G B Tv nio.guroow Waxaan joogaa Hargeisa ee Riwaayado waan hayaaye maad ila matali waynagii xagii igalasoo xidhiidh caawa

  • @mohamudalbashiir4333
    @mohamudalbashiir4333 Před 4 lety

    Garmaqate waxaa leh maxmaed nuur giriig . Maxamed mooge Maha Guru barwaaqo halkaa inaga sax

  • @WaadaxTechnology
    @WaadaxTechnology Před 4 lety +1

    Guribarwaaqo legend keep going