MOGADISHU'S GOT TALENT PART 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Komentáře • 791

  • @daacadamoore6970
    @daacadamoore6970 Před 4 lety +463

    Gabadha af may mayga shimali kula hadleso top in ey tahay inta ila garatay like ta yena iga ilawin

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 Před 4 lety +107

    safio mohamed manshallah sidagan ayee uheysty team safio like gabadha ogu horeysa waye hinda taamkan gabdhaha rabaa iney number one noqdaaan

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +125

    Gabadha ugu horeysa i cajibisay mnsh Allah,😍
    Muqdisho nabad waarta hooyo👏🏾👏🏾

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 Před 4 lety +44

    Gabadha mayga ku hadlaysa iigeeya caadimahan intta igu raacday suuka taaga👍👍👍

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 Před 4 lety +78

    Hooyada allaha janada geeyo hadaa like iisaarto

    • @RoneyQØrane773
      @RoneyQØrane773 Před 4 lety

      Kkkk like aan kuu saaro darteed miyeey hooyadey jana kugali taloow

  • @muztapheyaazein6192
    @muztapheyaazein6192 Před 4 lety +335

    ilaaHay Hoyadaa jannad hageeye likTa IISAARA SOOMAALIYEY

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 Před 4 lety +1

      Subscribe ayaan kuu saaray eee adiguna iisaar pls

    • @muztapheyaazein6192
      @muztapheyaazein6192 Před 4 lety

      @@hanitaa777
      Huno wahts appkaGah ii sheg Waxaan ku waydiin Rapaa Pls Waan ku Saaray

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 Před 4 lety

      @@muztapheyaazein6192 xageed joogtaa wll Sian numbrka kuugu Soo dhameystiro

    • @muztapheyaazein6192
      @muztapheyaazein6192 Před 4 lety

      @@hanitaa777
      HaRGaYsa walal
      Kan whaTs aapka igaLa soo HadaL hada 0659128327

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 Před 4 lety +1

      Magago Safiya Maxamed daahir cod ayay haysa gudiga qiimaynta qoftan aad u eega Waa asal codkeedu

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 Před 4 lety +32

    Safiyo the best voice. Haysaaa walhi. Top waye. Inta igu racsan like ❤️❤️

  • @elmanarab4034
    @elmanarab4034 Před 4 lety +51

    Anigu safiyo maxamed daahir ban wataa tartankan 👍💪

  • @nimcaanmaxamed6055
    @nimcaanmaxamed6055 Před 4 lety +209

    Safiyo wareega sadexaad wey soogaari intta igu raacsan like waa gabadha labaad

  • @GIJoe-hf7bi
    @GIJoe-hf7bi Před 4 lety +13

    😂😂 mogadishu got talent where have I ever been

  • @Tixle_
    @Tixle_ Před 4 lety +67

    Safiyo Mxamed daahir inta Aaminsan iney kaalinta kowad galasyso like iisara💯

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj Před 4 lety +1

    Qurux iyo codba waysku darsatay gabdha af may ga ku hadlaysaa
    Reer baydhabo I Love you gabadha isiiya ilamaadeerayaal
    Walalkiin From hargaysa

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 Před 4 lety +53

    Safiya waan qaatay walaahay waan qiirooday waa heestii hobaladii weyneyd ee faadumo axmed dhinbil ee reer jabuuti

    • @horumarsamee9963
      @horumarsamee9963 Před 4 lety

      wiilkena halkan banaystay ina hoyo inanta hees u dhiib

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 Před 4 lety

      Subscribe 16kga dhigy eeee adiguna igu caawi pls

    • @inventoralimahad8874
      @inventoralimahad8874 Před 4 lety

      @@horumarsamee9963 war ileen baladaan ila eega war filsen iwaran kkkkk

  • @abdirahmanabukarmahmedabdi3622

    dhalinta hada sokacayso malo qaban wayay talent quran ah oo loluminaya oo wadada xun loo herseta
    Inta ila aragtay oo quranka tagersa
    Like igu qabda

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 Před 4 lety +50

    gabadha safia mohamed final bay taagan tahay🌹❤️😍

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 Před 4 lety +50

    Safia Maxamed Daahir💕👌
    Inay gaareyso final inta ila aaminsan like iisaara👍
    Finalka ayey kaalinta koobaad galeysaa👌
    Insha'alh🙏🙏🙏

  • @aamiindjama5913
    @aamiindjama5913 Před 4 lety +18

    Barnaamijka waan ubogay
    Hore usocda idinleeyahy
    Hargaysa idinka soo slamayaa
    Wadnaha fm iyo balanbaalis guuul👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @QalbitoQalbi
    @QalbitoQalbi Před 4 lety +85

    Wow Safiyo Mohamed Daahir Codkeeda Waa Top Heesta Halkeedi Ayee Dhigtay Walee Hadii La Xaqireenin inta igu Raacsan Reply So Dheh Qoraalkeyga Safiyo Mohamed Daahir ilaa Wareega Sadaxaad Wey Uso Gudbee Waana Huba Taas Aniga Gabadhaas ayaan Wataa

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 Před 4 lety +45

    Ma heeso ayuunba lagu tartami yaa rappi
    Hanunka alle ha inagu sugo 🤲🏽

  • @asadyuusuf8283
    @asadyuusuf8283 Před 4 lety +10

    Dhalintiii ubixii wadanka magiciii muqiii
    Casimada wad naga Gadeen
    Illhay hanisharfeee
    Wad nolyseeen ubixii wadanka

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire3359 Před 4 lety +14

    Anigu daawade ku xiran halkaan ayaan ahay inta badan waan jclhy dhallinta in la maa weeliyo❤

  • @aaminaabdulkadir8269
    @aaminaabdulkadir8269 Před 4 lety +33

    AlxamdulilaH baguu soo laabtay walahi ku farxay😃yaa ila mida Like ila booba guyz from🇲🇾

  • @dabahayeyare8441
    @dabahayeyare8441 Před 4 lety +12

    waan idin salaamey inta jiifka kudaawaneyso from South Africa

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 Před 2 lety +1

    Gabadha Shalmadda Gaduudan huwan ee Safiyo la yiraahdo runtii Cod aad u heersareeya ayaa ku Rakiban Maansha ALLAH, Gabadhaas cod wacan ayay leedahay

  • @ajsreviews1
    @ajsreviews1 Před 4 lety +3

    gabadha safiyo mohamed daahir waa talent qoftaas final way gaaree i believe that

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 Před 4 lety +8

    Wili ma socoda tartanka masha allah safiya guul ku rajeyna sharfey

  • @tawakalcabdicasiisducaale3355

    Daawada yaashii hore like iisaara ❤❤❤❤

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 Před 4 lety

    Fasiya Mohamed Dahir,wa gabadhi ugu horaysay ee qaada hees rer djibuuti ah.Heestana waxaa iska kala Allah yarhamo Fanaanda fatuma Ahmed Dhambile oo ahayd fanaan ku qaali ah rer djibuuti.
    F/M.Dahir aad baad u mahadsan tahay oo aad doratay hees rer Djibouti,waxaan ku maleynaya inaad tahay rer djibuuti ama aad dhageysato heesaha fanaanita rer Djibuuti. Bravo

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 Před 4 lety +3

    Waxan kudarsani laha in laga dhigo soomaaliya GOT TALEN si ay gobalada iyo wadanka dan dhalinyaradisa kuwa daneynayo barmamijka inay kaqaybqatan ay fursad ogu helan wad mahadsantihin hadad fikirkeyga ku qanacday like ii sar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️ soomaaliya hanolato ❤️❤️❤️

  • @mukhtaaraxmedcabdi3165
    @mukhtaaraxmedcabdi3165 Před 4 lety +13

    sidaa goodir caara ah
    ama gool libaaxeed
    ama guluf colaadeed
    ama ciyowga galabeed
    ama gali abaareed
    laga guuray mooyee
    cidla gacal la'aane
    gabal iigu dhacaya
    gurcukoo madow baan
    xidigaha ku gudayaa
    guuraha hilaacan
    galacdiisa raacaa
    gaaraa bidhaantaan
    hadba meel ku gaadhaa
    ma geeriyo magli iban ku gunaanad seegaa gudidii jacylkaa ii gargaari waydoo
    godk inaan u haydo talidii ku gooyeen
    ubax inan u geeyo
    gacan qaadi mooye
    ana geeri diido gali maayo iilkee
    alle hawnaxariisto faadumo axmed dhibiil

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 Před 4 lety +5

    Safiya malaha horey u heesi jirtay kalsooni ayay ku qaaday
    Af raxanweynkiyo afsomaligu labadaba waa.isugu mid
    Sidii fanaaniinta waaweyn
    daleys allah u naxaiirto
    iyo.Xasan Adan

  • @qosoliyoqaraaxo6366
    @qosoliyoqaraaxo6366 Před 4 lety +1

    safiya maxamed waxkale walhi isma lahayn qof sidaasoo kale baa xamar jooga Talent Top Top

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf Před 4 lety +3

    Safiya maxamed dahir 100%100ayan leyahay wey cod macan thy wlhi Yan hoos lo dhigin gabadhaas Wana Ku qancay sidad uga falceliseen

  • @Laki_Mahamed_Awad
    @Laki_Mahamed_Awad Před 4 lety +78

    War walbo Somalia Got Talent dheh waa maxay Mogadishu Got Talent🤨🙄
    Somali maxamed muqdisho bas maku noolo👏🏻

    • @sadiyoibrahim9176
      @sadiyoibrahim9176 Před 4 lety

      Sax waaye

    • @zahraabdi7669
      @zahraabdi7669 Před 4 lety +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Hortaa yabay wlhi

    • @sukeenahappyyusuuf7607
      @sukeenahappyyusuuf7607 Před 4 lety +12

      Waa cadi whyo muqdisho ey ku tala e maxa ka qaldan meshey ku tal waa in la shego

    • @fathisabriye6591
      @fathisabriye6591 Před 4 lety +8

      @@sukeenahappyyusuuf7607. Waa runta meshu ka socdo aya laku magacdaraya ee somaliyey cadi iska dhiga Mogadishu waa hoyada wadan ka.

    • @nimcaanmaxamed6055
      @nimcaanmaxamed6055 Před 4 lety +1

      Jijiga kala socdaa anaguba waan yaabnay somali yes

  • @hamdihussein6688
    @hamdihussein6688 Před 4 lety +8

    Gabdha kly iska arag safia 👏👏👏👏👏👏

  • @farhiamohamud5811
    @farhiamohamud5811 Před 4 lety +2

    Safiya ariirtaayni waadka baxsatay halka kasii wad. Taagerahaga from United States 🇺🇸 ❤️ 😘

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 Před 4 lety +3

    Thanks safiya maxamed daahir xasuus ayey igalise Aun faadama axmed dhibil heeskade sey usoo dhaweysey

  • @maxamednabadoon8163
    @maxamednabadoon8163 Před 4 lety +3

    Yeeees caawa anaa uhoreeya liketa yaan layla dhaafin akhyarta

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 Před 4 lety +5

    Inanta udanbaysa ku haystaa aniguh♥️
    Codka reer koonfurka Iska jeclahay♥️
    From woqooyi🤪🤪

  • @hanadmuseali4039
    @hanadmuseali4039 Před 4 lety +48

    Waxan ku daalay daawashada AGT(AMERICA GOT TALENT) IYO BGT(BRITISH GOT TALENT) BLSE WXA IIGA FILAN MAANTA KADIB MGT(MOGADISHU GOT TALENT)🧡

    • @markalemidnimo3859
      @markalemidnimo3859 Před 4 lety

      Balse waa heeso qudho uun

    • @zamzamadan2939
      @zamzamadan2939 Před 4 lety +4

      Mogadisho Got Talent sookama Qurxanayn Somali’s got Talent?

    • @hanadmuseali4039
      @hanadmuseali4039 Před 4 lety

      @@zamzamadan2939 abayo america got talent aydo america got talent Ku qorantahy baa hadne dad out of america kuso bandhigaan hibadooda.just name does not matter.

    • @handsomehuss3730
      @handsomehuss3730 Před 4 lety

      @@hanadmuseali4039 waa kugu raacsananhy beentaa ma ahan. Iska dhaafee taas, waxad arkeysa qof mar wadankale isla barnamij kaga qeyb galay haduu doono ku guulestay in isla kii uu soo celiyo. Dadkan si kale wax u fahman Somali maxamed allaha dhaafo

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 Před 4 lety

      Excellent 😍😍

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 Před 4 lety +22

    Keep going waan idin salaamay muqdisho caday from somaaland

  • @istel3283
    @istel3283 Před 4 lety +1

    Gabadhaan waa talented waayo codku waa hibo ilaahey ku siiyey. Sidaas darteed 100% ayaa siiyey. Waxaan ka helay sida shimaali igula hadalay af maay maayga ku dashay. Congratulations sis❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍✍✍

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 Před 4 lety +1

    Muqdisho iyo wadnaha fm shaqo fican bey haysaa wa lo bahan yhy dhalinyarada in la mashquuliyo hadey tas dhacdo ma la arki dono dhalinyaro siyaasad ka shekeyn keep it up wadnaha fm

  • @najiibabshircilmi218
    @najiibabshircilmi218 Před 4 lety +3

    Safiyo maxamed daahir 🙏🙏 fanaanadii faadumo dhimbil baadba moodaa inta igu raacsan 👍👍👍

  • @Mosman47
    @Mosman47 Před 4 lety +11

    Safiya caadi maaha wlh hadeey ku jiri lahayd barnaamijkii heesaha weey qaadi lahayd bilaa hadal inta igu raacsan like igula meereysta

    • @meymunyusuf9542
      @meymunyusuf9542 Před 4 lety

      Safiyo caadi mahan codkeda hesta bila musiga masha alllh

  • @luqmanbtnofficial8641
    @luqmanbtnofficial8641 Před 4 lety +12

    Wow Masha Allah hablaheena cod ayaa illaahey ku manestay horay u socda

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash Před 4 lety +1

    Walee ani maamada marada gaduudan qabto baaa iga yaabisay cod macanaa masha alah❤🌹

  • @ayaanbashiir2491
    @ayaanbashiir2491 Před 4 lety +9

    Safiya maxamad Dahir car yaa soo gaari Kara
    Halkeedii bay dhigtay heesti fadumo dhimbil

  • @hersimusse3360
    @hersimusse3360 Před 4 lety +4

    Safio mohamed Dahir man sha allaha abaayo beautiful voice ilahay haku xifdiyo

  • @amiindeeqsi6400
    @amiindeeqsi6400 Před 4 lety +1

    Wlhi Dream keygu wuxuu ahaa Mogadishu oo xasiloni iyo nabad dadkenu ku naalonayaan Alxm my Dream comes true welipa wakaa inagii caalamka LA tartameyno MOGADISHU GOT TALENT 🙏❤️👌💯 wlhi I bleave every Dream come true a day

  • @qumanabdi7215
    @qumanabdi7215 Před 4 lety +2

    Guriga Wiilka dhaxda yuusuf aa ugu fcn intakale waa ebarkod

  • @RashkaDeyr
    @RashkaDeyr Před 4 lety +11

    Anaa ugu horeeye like dhac ku sii

  • @ruweydaahmed1951
    @ruweydaahmed1951 Před 4 lety +25

    ana ugu horeyo like ii saar hadaa ku farax santahay hor marka muqdisho 😍😘

  • @axlaamamiita4169
    @axlaamamiita4169 Před 4 lety +5

    Hinda iyo safiya waa hablo aan caadi aheyn masha allah guul insha allah

  • @caseeryare
    @caseeryare Před 4 lety +2

    Waaaw inaba caadi maahan hinda cod macaan ayaad leedahay horay usoco hadafkada waad garaysaa insha allaah

  • @farxaancabdilaahi848
    @farxaancabdilaahi848 Před 4 lety +1

    inaali laahi wa laahi rajicuun ilahayow soo hanuuni bal may ku trtamn quranka maxy dada ugu horsedayn xuman heesuhu wa dambi weyn ilahay qofku hanuman la dono wu hanuniyaaa

  • @mursaldaacadofficial2482
    @mursaldaacadofficial2482 Před 4 lety +3

    Masha allah waa gofki ugu horeyey ee afka maay maay ku hadla keep go

  • @mahadkhalifabdi5322
    @mahadkhalifabdi5322 Před 4 lety +5

    Boondheere wiilka utartamaya oo heesta Xasan aadan qaadaya waaa reer mudug originally Reer Galdogob lkn reer Mugadisho waayahaan ahaa👍👍👍👌👌

  • @ahmedxajimuse392
    @ahmedxajimuse392 Před 4 lety +6

    6:55 Wow gabadhana ugu shidan wareegan. Cod macana. Jiniyadbay leedahay 🖒

  • @calimaxamedcali9015
    @calimaxamedcali9015 Před 4 lety +1

    fadumo axmed dhimbil gabarta qaadeyso wlh fananiin badan hada jogo aye ka sareysaa guusha waa dhankaaga

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Před 4 lety +5

    Safiyo m daahir waa 100%100

  • @MohamudAar
    @MohamudAar Před 4 lety +2

    Balanbaalis & wadnaha FM. shaqa adag bad bulshada uhaysaanis runti Horumar wacan❤️👍🏻

  • @abdihakinnur159
    @abdihakinnur159 Před 4 lety +3

    War soomaalidaan hees maahane talent kale ma lahan miyaa
    Inta ila aragtay like👍 ii saara

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 Před 4 lety +14

    Inta magaca in Somali got talent lagadhigo igu raacsan like 👍👍👍

    • @samircarif6098
      @samircarif6098 Před 4 lety

      Somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GuuL. iyo Goponiimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qadiijoabdiwahab8083
    @qadiijoabdiwahab8083 Před 4 lety +2

    Wiilka qadaya bulshayahey manabad baa mash allah cod kisa waa top walhi hadii lis xaqirenin

  • @nadarali7
    @nadarali7 Před 4 lety +1

    M.a barnaamij aad ufiican keep going wadnaha FM hinda cml kalsoni uyeesha inta ka danbeyn donta hadii aad istirahdo camirad ba kugu socota wad qalqaleysa codka ka lumaya kalsonida ka lumaya waad hayi kaceysaa lkn hadadanba is dareynsiin inaad mugdish's got talent jogto uu happy iska dhigto heestaa qaadeysana aadku raxeysato waxala imaneysaa hab masrax cod. Macaan iyo shacuurti iyo tilmaamihi heestu laheyd eywa Somali weyn guul idin rajynaa inshallah

  • @amalahmed2841
    @amalahmed2841 Před 4 lety +3

    Safiya ayaaan wataaaa🥰🥰🥰🥰🥰🤚🏿🤚🏿🤚🏿🤚🏿🤚🏿🤚🏿🤚🏿🤚🏿

  • @hindaabdirahman3157
    @hindaabdirahman3157 Před 4 lety

    Bishara tahlil abdiraxmaan waan wadada guul baan Ku rajeynaa reer mudug gar ahan galdogob waaao

  • @kassimalasrar
    @kassimalasrar Před 4 lety +1

    Waaw gabadha safiya best voice waa hobolad caadiya

  • @feisalmohamed1671
    @feisalmohamed1671 Před 4 lety +26

    Balanbaalis studio inta xushmad uheyso like hala dhafina

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay Před 4 lety +9

    Gabadha Xijaaban ee Afka Mayga ku hadashay, Ee codka Mcn wll hadaad Commentigaan aragtay.
    Reply back.

  • @nimcaanmaxamed6055
    @nimcaanmaxamed6055 Před 4 lety +2

    Gabdhahaa caawa koobka qaadey 👏👏👏👏👏👏

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 Před 4 lety +3

    guul wacan muqdisho caday from somaliland

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled2208 Před 4 lety +8

    Balan baalis in the house

  • @umuilyaasmedia5684
    @umuilyaasmedia5684 Před 4 lety +1

    Wiilka dhexe xeybaro wlhi wiil wngsan waa siduu dhalinyarada niyada ugu dhisaayo masha alaah

  • @abdirahmanalizankaofficial8059

    Safiyo mohamed dahir axsan cod mcn masha allh

  • @shafkaomarchannel1376
    @shafkaomarchannel1376 Před 4 lety +13

    Safiya daahir inanta la dhaho Koobkaan leh wax kale hadey soo bixin Halisa

  • @anfacaboqor1693
    @anfacaboqor1693 Před 4 lety +2

    Wow wan ku faraxsanahay aragtida gudomiyaha FM barnamijkanina waa janiskan kugu sii dawan lahaa garsore

  • @farxaanqaasinmaxamuud3061

    Safiya mahamed Wllee Barteedii bay heeska DhigteY.
    Gabadha Inta Tageersan Like ta Ku muuji.

  • @beribiyoodberibiyood.1125

    Barnaamijkii hore ee hibada jiilka cusub wuxuu ahaa mid lagu wada qancay kanna waan rajeynaa in sidaa oo kale noqdo balse dhanka magaca ee mogadisho got tallent waxey ku habooneed in laga dhigo somali got talent

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 Před 4 lety +11

    Wiilka dhexda ku jira waa nin aad u degan dadkana si fcn ayuu wax iga dhaadhiciyaa siduu qofku niyada uga jabin
    Shimaalina la.mid
    Abwaanku si buu u yara KULUL yahay
    Hhh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @idilidilahmed3064
      @idilidilahmed3064 Před 4 lety +1

      Banadir Channel wa run bro shimali iyo yusuf xayadr way ilaaliyaan dhaliinta qalbigooda mash alh duuqa kale ilahay hakuso hanuniyo adeer akhiro

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 Před 4 lety +1

      Banadir Channel waa fanan yusuf waliba heesta kumi ayu qaday

    • @saamiyamohamed2823
      @saamiyamohamed2823 Před 4 lety

      Yousuf xaybro waa fanaan Ku sooo baxay tartankan oobkale 2014 oo hrgya lagu qabty kaalinta 4 ama 3 mid ahaan ayuu galay. Waanna nine Daremaya xaladan oo kale sharafi korkaaga ha ahaato wllo yuusuf

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 Před 4 lety +4

    Guulaysta dadkaygiiyow Love wadankayga😭😭😭 waxaan mudo kunoolahahay qurbaha niyadna uma hayo inaan siijoogo waxaan rajaynayaa inaan Xamar cadeey imaado inshlh😭😭😭

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 Před 4 lety

      iskagaso tag hee xa ku dhigay

    • @muhiyadin6816
      @muhiyadin6816 Před 4 lety

      @@ugaaskagabdhisaa7954 dadka laga tirada badanyhy bn ahay xooga intaas faquuqa ah bn diidayaa wll.

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 Před 4 lety

      @@muhiyadin6816 😀😀😀😀😀qof laga tira badanyahay majiro qof walbo o Somali ah dhulka isaga leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴kas nagawada dhaxeyo

    • @muhiyadin6816
      @muhiyadin6816 Před 4 lety

      @@ugaaskagabdhisaa7954 maxaa Midgaan naloogu yeera marka oo hadii nin Gabooye ahi gabar guursado loodila?
      Anigu Somalia bn kudhashay kuna koray waana jeclahay, xooga cunsuriyadaan nacaa.

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 Před 4 lety +1

      @@muhiyadin6816 wll haubixina dad an dinta fahansanen waye dadka sidas u bathin dad Islam ah bathin dhiga yaynu wadagna marka haujojinina

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 Před 4 lety +76

    Inta ka heshay barnsmijkaan like saara

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 Před 4 lety +4

    7:25 what a voice

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Před 4 lety

    wow wiilka heesta hassan aadan wow kaasa khatar ah axyaa fanan axyaa fanan

  • @najahfaysa7034
    @najahfaysa7034 Před 4 lety +10

    Masha allah horey usocda reer xamar

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 Před 4 lety +1

    Gabarkii kow Aheed oo Af may may Ayaa ku leh 👏👏👏👏Abaayo keep going sistr

  • @aawowjinaay3264
    @aawowjinaay3264 Před 4 lety

    Abwaan Aakhiro caadi ma ahan. Waa Cabdi Good oo kale.

  • @mrfodade9766
    @mrfodade9766 Před 4 lety +1

    Got Talent waa in lagu tartama wax waliba oo skill ah mooye hees uun ma aha lkn caksigeeda nidaam kan waa Xfactor.

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs Před 4 lety

    Somalinimada marna nagu qasba marna goboladii somaliya wadan ku magacaawa, yaa leys waalin somaliyeey, titelka rab ama harabin waa Mogadishu got talent.

  • @raadraacanoloshachannel1384

    ciyaal xamari
    Heesihii xamariga ahaa
    Maxay ugu tartamiwaayeen.
    Maye heesihii ayqaadeen:
    👉Aways khamiis
    👉Faadimo qaasim hilowle
    👉jaylaani nuur

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed Před 4 lety

    *OUR Home Town Mogdishu Somalia Horumarka Africa Inad Noqota Ii Muuqata Wllhi Alle Cadawga Kaa Hay* 😍🙏

  • @qaslaancagadahab1913
    @qaslaancagadahab1913 Před 4 lety +1

    Gabadha ogu horeysay final way imaan shaki kuma jiro safiyan wataa ani ☝

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 Před 4 lety +2

    Masha Allah gabarta reer Baydhawa waad ka baxdadi ina adeer 👍🏿👍🏿 horey u soco walal

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před 4 lety +3

    Safiya Mohamed Dahir Haaday Kaalinta Kowaad Gali Waydo Fan Danbe Maba Ka Hadlaayo Haleeyga Qoro , Gabdhii Heesta Qaaday Faadumo Dhinbil Ayeey Uga Cod Wanaagsantahay.

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 Před 4 lety +12

    Nabad iyo nolol❤

    • @khalidadan5513
      @khalidadan5513 Před 4 lety

      Farmajo iyo khayro illaha hanoo daayo 😍😍😍

  • @xabiboahmed1517
    @xabiboahmed1517 Před 4 lety

    Waaaw masha allah waadin hambaliyaynayaa balanbaalis studio iyo wadnah FM sida wanagsan dhalintena somaliyey ugarab islagteen

  • @almaasbintamiir8019
    @almaasbintamiir8019 Před 4 lety

    Safiyo maxamed dahir keep going quruxey

  • @hassandahir9693
    @hassandahir9693 Před 4 lety +2

    Safiyo M. Daahir innaba caadi ma'ahan codkeedu, waa fanaanad buuxdo. Guul baan u rajeynayaa Safiyo.