RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD PART 2 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 11. 2017
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
  • Hudba

Komentáře • 652

  • @fadumomohamed7834
    @fadumomohamed7834 Před 3 lety +62

    Inta 2021 daawan doonta like dhac kusiiya 😆😜👍

  • @kingyonc3sskno714
    @kingyonc3sskno714 Před 4 lety +195

    Inti 2020 usoo xiiste ine firsado like dhac iku siii yqe😂😂

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 Před 4 lety +5

      Aniga walaahi funny waaye farax, fadumino iyo nasteexo funny waaye😂😂

    • @xamzacade2088
      @xamzacade2088 Před 3 lety

      @@minnicute2544 p⁰

  • @yonkaadde3360
    @yonkaadde3360 Před 6 lety +306

    Nastexo indho waxii dageero like iisaara

  • @isseamiin2322
    @isseamiin2322 Před 4 lety +63

    2020 waxa dawanayo like isaar👍👍

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 Před 6 lety +214

    Kkkkkkkkkk Rawayada waxa xiisaha uyeelaayo waa 3qof faarax murtiile Faadumiina iyo Nasteexo indho

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 Před 6 lety +60

    Intii Nastexo iyo Faarax
    Targeersan like igu qabta

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 Před 6 lety +22

    War cawa anaa sodhaqsadee niyada u dhisa walashis oo like Ku sharfa sadaqa CZcams iska so bixa asxaabay 👏👏👏👏

  • @bisharoalinour6917
    @bisharoalinour6917 Před 6 lety +225

    Qofkii nasteexo ka helay like ha isaaro

  • @farhiyomahamed8015
    @farhiyomahamed8015 Před 6 lety +42

    hhhhhhh jecliya nastexo indho cadi mahin iyo fadumina iyo farax murtile 😍❤❤❤ wlh wan qoslay abukar mahdi salan sare walalkey

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Před rokem +10

    Inta 2023 daawanaysa like❤❤🙏

  • @allehakubarakeereyo6405
    @allehakubarakeereyo6405 Před rokem +5

    Riwaayadan kama daalo wllhi 2017 ilaa 2022 waa daawada saa u jeclahy abukar mahdi waxba na jeclaysiisey waxa jeceshahy alle haku siiyo🤲❤🥰

  • @qalanjohassan9898
    @qalanjohassan9898 Před 6 lety +132

    Qofkii 101 aad ayaa ahay like isaara reer qooto qooto hadii kale waa ooyanaa 😑😑😑😐😐😐😂❤

  • @fardowsamohamed3864
    @fardowsamohamed3864 Před 6 lety +173

    Inta jecel nastexo indho liking igu qabta

  • @xamariboy380
    @xamariboy380 Před 6 lety +166

    Qofkii qoslay like haisaaro💜

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 Před 4 lety +8

    Nastexo indho dar illahay baan ku jeclahay qali wlhi.
    Tageradadan ahay mashallh keep going wllo💓💓💓💓

  • @amalwadaadyare1484
    @amalwadaadyare1484 Před 4 lety +9

    Woow nasadwexo iyo Fadimo qofakii jeceyl like ha saaro

  • @Abdiqaadiraj14
    @Abdiqaadiraj14 Před 6 lety +117

    Inta rer hamar eh like ha li saro cml 😁😁😁😁😁😁

  • @dalkanuurkeeda9089
    @dalkanuurkeeda9089 Před 6 lety +146

    Qofki 6 aan ahay like iku qabta plz aqyarey fadumin iyo farax murtile inti tagersan like iku qabtaa plz 😭😭😭

  • @ducaaleofficial7954
    @ducaaleofficial7954 Před 6 lety +175

    please abukar mahdi iyo universal ilaaliya dhaqankeena suuban iyo diinteena islamka walalayaal ogaada in akhiro dambeysa fadlan sodaaya wax bulshada anfacaya oo faaiido leh lkn naga daaya gabdhaha somaliyed ee aac ceebtooda sodeynaysan fadlan ilaaliya anshaxa diinteena islamka

    • @bintuhalima2188
      @bintuhalima2188 Před 6 lety +1

      Cabdinaasir Cabdilaahi sax wlhi

    • @karimaliaden7904
      @karimaliaden7904 Před 6 lety +7

      Waa gardarantahay malinta akhiro ma adiga baa lugu suaalin waraa . mase fiirso riwaayada mise tirtibtaada oga bax gabduhu waa fanaanin waxee qaban maxaa ka qusayso shaqalaan.com igadeh dadkooba igu mashqulaa

    • @hilaacdahir173
      @hilaacdahir173 Před 6 lety +2

      Cabdinaasir Cabdilaahi
      Waa runta wllkay Qaali ah waan kugu raacsanahy.
      Runtii dhaqankeenii waa dhumay aan isdaba qabano

    • @queenamiira9318
      @queenamiira9318 Před 6 lety +1

      Cabdinaasir Cabdilaahi haa wlllo

    • @warsanweedhsan6919
      @warsanweedhsan6919 Před 6 lety

      Cabdinaasir Cabdilaahi maasha allaah waad waanisay haday ku waano qaadanayaan

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  Před 6 lety +287

    Salaan Sare Asxaabeey inbadan Baad Qosli Doontiin Caawa ......Noolaada

    • @muruqmaalstudio7132
      @muruqmaalstudio7132 Před 6 lety +5

      Abukar Mahdi lacagtii ma iska dhiibtay sxb qosol hanoo dambeeyee

    • @nawallovemom3931
      @nawallovemom3931 Před 6 lety +1

      Abukar Mahdi thanks masuul sare mastexo indho lee jeclahay hhhhhhhhhhhhhhhhhhh😂😂😂

    • @nawallovemom3931
      @nawallovemom3931 Před 6 lety +1

      Viva nasteexo indho

    • @mdeeq9497
      @mdeeq9497 Před 6 lety +3

      Asc abukar Mahdi aqoon kuma lahi lkn waxa thy qof masuul ah walal wad mahadsan thy bil aadam ha ujojin sidii kula wngs samen walal

    • @shiraf8019
      @shiraf8019 Před 6 lety +1

      Abukar Mahdi mahadsanid wll ha ujoojin dadka uneceb ka qaad farxad afxumada Ku salaysan masaurka

  • @gorgor5149
    @gorgor5149 Před 6 lety +14

    Yaaa alle wax siiyay like ta hala iigu qabto

  • @yuunadal8712
    @yuunadal8712 Před 6 lety +16

    OMG Dadka is kaga nool CZcams kow Salama
    Murtile👍👍

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 Před 6 lety +39

    Kkkkkkk kkkkkkkkk nastexa indho kkkk farax iyo fadumina miyaa kala reebi kartaa kkkkkk kkkkk love fadumina iyo farax wan idin jeclayahy Viva

  • @ikraandaahir3117
    @ikraandaahir3117 Před 6 lety +8

    aad ayaan ugu qoslay faarxa murtiile iyo faadumo miina

  • @mariamohmeth456
    @mariamohmeth456 Před rokem +3

    2023 ayaa daawanyya😂🎉❤

  • @saidali5400
    @saidali5400 Před 6 lety +69

    Wan ku qoslay lkn qosolku dhanba riwayada waa 3 qof balse inta kle riwada waa malaayacni
    Ma igu raacsan fikirkaz

  • @munaahmed7761
    @munaahmed7761 Před 6 lety +3

    Nasteexo indho walhy waan ku haystaa

  • @qadanabdillahidhomay8834
    @qadanabdillahidhomay8834 Před 4 lety +10

    2019 inta dawannaysa like ta dhac dhac

  • @kaafiyamustafe6567
    @kaafiyamustafe6567 Před 6 lety +32

    nasteexo indhe naagtan tuf markay tidhi waxaan xasuustay yaraantaydi naaya tayarey waan Ku tufay 😂😂😂😂😂

  • @prettymunna6589
    @prettymunna6589 Před 4 lety +4

    Ilahey caafimad tama hasiyo abwan qali nagu ah farax murtile 🤲🤲❤🤴 amen

  • @samiir254
    @samiir254 Před 4 lety +8

    Team farax murtile and nasteexo indhoo❤️

  • @apshiroabdi9560
    @apshiroabdi9560 Před 3 lety +20

    2020 Nov dawanoyaa wausooxiise🤣🤣🤣🤣

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 Před 3 lety

      Aniga dawanayo wlhi nastexo wan uu xisay hhh

    • @xasanoshekhxasan4205
      @xasanoshekhxasan4205 Před 3 lety +1

      Adi 2020 waaye lakin anika waa 2021sat 16jan 20:24🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdimajiidabokorxussen5783

    omg amazing man
    abubakor mahadi good job
    qooto qooto
    1 ahay paapaa

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063

    Soonkan riwayad nasteho indho iyo farax iyo fadumiina noso daay abukaroow

  • @fadumocali5564
    @fadumocali5564 Před 6 lety +3

    I lové you faadumiina nasteexo indho faarax murtiile

  • @fininstudio6356
    @fininstudio6356 Před 3 lety +5

    2/7/2021 yaa ila daawanaya riwaayadan oo inta jishay daafaha caalamka kala jooga🤣

  • @aidarusmohamed877
    @aidarusmohamed877 Před 6 lety +6

    mid indha yar baan meel kaga baxsan waayay oo i leh dadkaygu waa bilyan ee intaad ka yaabisaan indha yarku idinka tol iyo qaraabo nahaye bilyan like ah iigu qabta baryaba ha gaadheee

  • @ibadojama685
    @ibadojama685 Před 6 lety +12

    Waxaa ugu jeclahay markay faadumo miina iyo murtiile ishelaan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 Před 3 lety +16

    2020 December kooxdaan oo dhowr meel ukala jabtay ya Ila daawanaya anyway waxaad ahaydeen dad isku quruxbadan

  • @fartacabdulahi7326
    @fartacabdulahi7326 Před 4 lety +10

    Last day 2019 wlh maka xiiso hhhhhh murtiile iyo faadumiina hhhh

  • @xuseenyusuf4964
    @xuseenyusuf4964 Před 4 lety +14

    Qafkii fadumina jcl lake ha iisaaro

  • @Abdulllahi24
    @Abdulllahi24 Před 4 měsíci +3

    Still I ma watching 2024😂

  • @umih7654
    @umih7654 Před 3 lety +1

    Nasteexo mama feynuus bey iska dhigeysa inta ila aragtay like

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel9750 Před 6 lety +30

    qajafo kurato weye tan kulahaa dhulka wlhi yesingiiii nastexa indho😀😀😀😀😀😀😀😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😹

  • @amiirahaaliohliinah8643
    @amiirahaaliohliinah8643 Před 6 lety +19

    nio dadku Youtupka mey dhax seexdan wa yape☺☺

  • @fahiimamohamed8552
    @fahiimamohamed8552 Před 6 lety +82

    alla nasteexo indho caadi maaha

  • @abdiqaniabdirihmaanhassanb1714

    Farxmurtiile intii jecel like

  • @kingqeys3940
    @kingqeys3940 Před 6 lety +31

    Inta IGA danbeysa like igu soo sharfa

  • @SabrinaAbdi-os1dj
    @SabrinaAbdi-os1dj Před 29 dny +1

    Inta uso xistey 2024 wan idin salamey ❤😂

  • @queenhayaat2883
    @queenhayaat2883 Před 6 lety +8

    Fatumiina ku heesta😂😂😂😂😂😂so funny waye

  • @unknownunknown5588
    @unknownunknown5588 Před 6 lety +3

    qooto qooto 70jiro oo qaatumo xum allaah yahdiik Mr Abuukar mahdi fadlan naga jooji codsi 15 20 ayaa yaaban

  • @sduio.somalifrance3158
    @sduio.somalifrance3158 Před 3 lety +3

    Waxan donayaa in Aad nagu soo biirto
    Sanadka 2021ka insha allaah

  • @fatxiitabbeqaali4861
    @fatxiitabbeqaali4861 Před 6 lety +11

    Hhhhhhh wlhi ruwayadan Fadumiini iyo farax murtiile aan ujeclahay abuukar mahdi allaha ku dhowro wll

    • @salmacabdi1408
      @salmacabdi1408 Před 6 lety

      Geelu milinkab ma galaayo halkeen geeya ku lahaa ku lahaa 😂😂 nuurani wuu ka yaabiyey faarax murtiile

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 Před 6 lety +18

    😂😂wllhi wa habnki igu horeyey e an kaso gadho isgo 1 sac yaala kalay iska arag yes😂nasatexadayada cashaqa😘😘

    • @sacdiyamaxamed849
      @sacdiyamaxamed849 Před 3 lety

      Are you single sadax sano kasoo wareegtay ❤🤣

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 Před 3 lety

      @@sacdiyamaxamed849 musiibo ina ader gabadha mxa kawadah singal mahane

    • @sacdiyamaxamed849
      @sacdiyamaxamed849 Před 3 lety

      @@mushtaaqcaydiid3833 cdy mara ogi waxee tahay waxaan isdhahay amee single nimada ay kujirtaa wali waan iska kaftamaaye ❤😂

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 Před 3 lety

      @@sacdiyamaxamed849 anbah waan kulah kaftayeey xbby 😁wlhi ma aqani lkn wxy ila tahay inaysanh singal ahyn xiligan

  • @abdiqanimohamed3036
    @abdiqanimohamed3036 Před 6 lety +8

    wallahy qosol ilaahay hay nidayo

  • @ahmedgelle5409
    @ahmedgelle5409 Před 3 lety +2

    Kama xiiso wlhi best Somali drama ever 17 December 2020

  • @ismahaancolowismahaancolow5108

    Ala Ana imidee. Cawa la qoslaaye. Thanks. Abukar

  • @user-zd3wv1vy8s
    @user-zd3wv1vy8s Před 7 měsíci +2

    Abwan farax murtile 16 Dsmr 2023

  • @yasinabdillahi6798
    @yasinabdillahi6798 Před 2 lety +3

    2022 hadaa dawaneesid like 👍 dhac ku sii

  • @ridwanahmed7891
    @ridwanahmed7891 Před 4 lety +3

    2020 stiĺl kama dhargo wllhi❤

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel9750 Před 6 lety +50

    14 kuteh 😂😂😂lafta I booday wadanki baan kukoray cirka wlhi😂😂😂😂

  • @mxddeeq9177
    @mxddeeq9177 Před 6 lety +7

    Anaaa dhexdheexad ah asxpda like

  • @hoostakaawashelikeisaar670

    Ar like isara intan xaskeyga so furayey baa leyga so horeyay plz like ikaga farxiya

  • @Asli256
    @Asli256 Před 6 lety +16

    ani nasteexo only bn ku haysta

  • @faraxmaxamed8177
    @faraxmaxamed8177 Před 6 lety +8

    Dadkan like kacarar tayi maxayi ahayen kii sataba waxu leyahayi like igu qabe maxayi idin tarisa

  • @nadarnad7335
    @nadarnad7335 Před 6 lety +2

    Wlhi Abuukar Mahdi Waa ku Aamin Sanahay adiga iyo Fanaaninta Sharafta leh

  • @abdifatahali9551
    @abdifatahali9551 Před 6 lety +28

    Waxaan la yaabay oon is weydiiyaa: Horta comment iyo daawasho kumaa horeeya? 😃😃😃😃😃😃 dadka qaar malaha Video player speed kiisu dheereeya ayay ku daawadaan ayaan is iri kkkkkkkkkkkkkk...

  • @elizaquen2282
    @elizaquen2282 Před 6 lety +3

    Me First

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 Před 6 lety +2

    Nasteexo iyo murtiile iyo fadumina mooye waxkale mahayo

  • @habsoabdi2280
    @habsoabdi2280 Před 6 lety +8

    Saxiib Nastexo inta gadal u xir wajikaka beey ka qariyay

  • @riimaaabdallariimaaabdalla2513

    Waaaaw cwda qooto qooto wy shidan thy

  • @donkahaha5134
    @donkahaha5134 Před 6 lety +47

    Fadumiini qofkii ila tagersan farta hatago

  • @abdulazizmoha1111
    @abdulazizmoha1111 Před 6 lety +2

    Anaa oogu horeeyo badana horta xalimoyinka dhaman wa dirac raadis. Waa iska kaftan yan laiguso deg degin waryada.

  • @maryanbella3878
    @maryanbella3878 Před 3 lety +1

    Yaa ila daawane heyo 7/9/2021 4:26Am ayan dawane heyaaa

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 Před 4 lety +13

    farax murtiile nastexo indho iyo fadumina waanku hysta runtii waa sadexda shidayaba mesha 🤣🤣

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 Před 4 lety

      ha walaahi aniga hataa wn jeclahay kuwaa😂

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa Před 6 lety +14

    Saan u sugaayay waan daalay. 4 ama 5 mar youtube ka fiiriyay in laso geliyay .

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128

    waaaw sln sare asxabta Inta ka heshay Riwayadan.like Subscribe iku waala

  • @muhiimabarre4502
    @muhiimabarre4502 Před 6 lety +1

    I'm from maroodi jeex

    • @ahmedabdi8370
      @ahmedabdi8370 Před 6 lety

      hana jeexin hee mindida hoozta izkaga dhig

  • @nimconuurahmed9115
    @nimconuurahmed9115 Před 6 lety +4

    Faadumiino waan kaheley

  • @billesalad1179
    @billesalad1179 Před 6 lety +2

    Nasteexo caadi maaha waa shiday ruwaaayada

  • @talisoali2322
    @talisoali2322 Před 6 lety +2

    Nasteexo indho 14 baan ahay lafta ibooday kulhaa funny wlh kkkkkk😂😂😂😂

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před 6 lety +10

    Kkkkkkk Istaqfulaah nin aan dooro laheen Akhiiro lama amaanow kulahaaaa Murtiinle rag iga dheh waleee

  • @qalbiuroon6359
    @qalbiuroon6359 Před 6 lety +6

    Aspta wa idin slmy 😍😍😍😍😍😍

  • @gucci5661
    @gucci5661 Před 6 lety +7

    Europe adigo jooga waxaad malin cunto maweysay aniga waa igu dhacday 😂

  • @ruunahmed7334
    @ruunahmed7334 Před 3 lety +2

    2021 inti fiirsanooso like iigu sadaqeysta

  • @samsamhabad605
    @samsamhabad605 Před 6 lety +5

    Adiga igu horeeyay

  • @youngma6027
    @youngma6027 Před 6 lety +5

    Qofkii qoslay like haisaro

  • @miskimaxameddhaqane8864

    Waaaaw nasteexo indha inta jecl like isaar

  • @CaptainAVilla
    @CaptainAVilla Před 6 lety +11

    Ar farax murtile caadi madi ahan areybadaan ka helaa kulahaa

  • @Fekradmaal
    @Fekradmaal Před 6 lety +7

    Hadaad qososhay like ii saar

  • @fnurhassan3071
    @fnurhassan3071 Před 6 lety +2

    fadumiina iyo nasteexo caadi ma ahan

  • @khadraelmi1386
    @khadraelmi1386 Před 6 lety +4

    Hhhhhh wlhi waan qoslay waad mahadsantihin dhamantiin gaar ahaan nasteexo indho oo ruwaayada si fiicn ujilaysa

  • @ikraanholey8394
    @ikraanholey8394 Před 6 lety +7

    Nsteexo indho😐😑 inta igu rcsan👍likta igu dhufta 😍😍waaa idinkA yrhyee 😊😉🙄😶🤗☺😎😋😋😊😄

    • @yahyaalshagerh1860
      @yahyaalshagerh1860 Před 5 lety

      😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 Před 6 lety +12

    Wooow quftaa 3

  • @farxan7x7
    @farxan7x7 Před 6 lety +5

    1st only

  • @hibomohamoud4116
    @hibomohamoud4116 Před 6 lety +4

    nasteeeeexo indhoooo😍😍😍😍

  • @mohamedabd4557
    @mohamedabd4557 Před 6 lety +2

    Kkkk qosol xasid hablaha like isaar hdad commentiga akhrinaysa

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie17 Před 8 měsíci +1

    Mahadsanidiin walaal.idin jecel

  • @umunadar8748
    @umunadar8748 Před 6 lety +18

    Laki la aanted abaar wlhi riwayada qash

  • @nimcooynimcooy1529
    @nimcooynimcooy1529 Před 6 lety +1

    Maasha alaah abuukar mahdi alaha noo dhaafo