RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD PART 3 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Komentáře • 351

  • @laylosaed5326
    @laylosaed5326 Před 6 lety +139

    Yaa nabiga jecel like halaygu salaamo😄😄😄😄

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  Před 6 lety +208

    Asxaabeey Wan idin Salaamay Raali Ka Noqda Daqiiqadaha Dib Udhaca ..Sheekooyinka Qaarkood inaad Horay u Daawateen Ha U Maleynina Xayeesiin Ayaad Ku Daawateen Oon Horay Usoo Giliyay . Koleey Hadana Waxaad Dhihi Doontaan Waad Soo Gaabisay Qeybtaan Noo Dheereey 50mint Ama Saacad Nooga Dhig kkkkkkkkkkkkk Laakiin Qeybaha Dambe Ayaan Idiin Dheereyn Doonaa ok Noolaada Asxaabteyda Qaaliga Ah

    • @leemk5452
      @leemk5452 Před 6 lety

      Abukar Mahdi aad baad u mahadsantahay

    • @xamariboy380
      @xamariboy380 Před 6 lety

      Abukar Mahdi wllhi taas aniga IGA soo Xaday soo dheerey bal😌😌

    • @cabdifataax4665
      @cabdifataax4665 Před 6 lety

      Ok masuul

    • @NS-vx7fn
      @NS-vx7fn Před 6 lety

      Abukar Mahdi thnks nice ayey aheed

    • @dhemanlula4820
      @dhemanlula4820 Před 6 lety +1

      Abukar Mahdi kkkkkkkk kkkkkk abowe fadumina iyo farax mirtile igu salan walhyi wan ku heystaa

  • @faransaxxx5395
    @faransaxxx5395 Před 6 lety +76

    wooo xamr qofkii yimaado afka rabto kula hdl waa lagu soo dhaweynaa leee woooow like inta xamar jcl

  • @abdallahhersi4007
    @abdallahhersi4007 Před 6 lety +139

    Meelaan kugu doorsanaayaa mayay dunidaba kutaalaa dalkaygoo somalia 🇸🇴❤️❤️❤️❤️ hadaa wadankii u xiisatay like iisaar

  • @cabdifataax4665
    @cabdifataax4665 Před 6 lety +34

    Kkkk cawa 12 qof Lee iga soo horeeysey ee liketa igu daqra inta iga dambeeso

  • @mohamedmohamud4901
    @mohamedmohamud4901 Před 6 lety +26

    Hhhh cawa waa shidneed ruwaayada inta fadimina taagerta like I saara fadlan akhyarta😊😊😊😊

  • @nadacadeey8726
    @nadacadeey8726 Před 6 lety +45

    Like iii amaahiya qebta 4 ayaa idin magaa asxaabey

  • @naafteeydaraalikaaheejacey3595

    Adan yabaal u soo aroor abal kuma erganee😍

  • @xaluushaibraahimxaluushaib8509

    Inta faadumiina taageerta like igu qabta

  • @ansalcumar1593
    @ansalcumar1593 Před 6 lety +28

    fadumina iyo nastexo indho le mesha kugu shidan inta ila aragtay i like i sara

  • @kaafiyamustafe6567
    @kaafiyamustafe6567 Před 6 lety +32

    caawa anaaa ugu horeeye like ta abokar mahdi thnkz wll adi universal na😘😍😘👍

  • @fahiimaelmi7860
    @fahiimaelmi7860 Před 6 lety +54

    Dadka dhan like ku washeen aniga like ma la ii saraa mise wan ooynaa ilaa like an ka helo

    • @nimconadar8114
      @nimconadar8114 Před 6 lety +2

      nafiso yuusuf ha oyin huuna like waa diyar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @fahiimaelmi7860
      @fahiimaelmi7860 Před 6 lety +1

      nimco nadar kkkkkkk thnks dadki like ku waashay aniga waan isku dara maxaa iga reebay

    • @khadarali4193
      @khadarali4193 Před 6 lety

      nafiso yuusuf ooy maahee qarax baaye😃😃😃

    • @fahiimaelmi7860
      @fahiimaelmi7860 Před 6 lety

      Khadar Ali adiga lee.i.aamusinaa hadii an ooyo dhib maleh

    • @khadarali4193
      @khadarali4193 Před 6 lety

      nafiso yuusuf beentaa maaha gabar inaan aamusiyo sidan uga helo mamalaynkartid baaye😎😎

  • @billanbadbado6776
    @billanbadbado6776 Před 6 lety +16

    numer one like igu qabta hee

  • @walaxwalaxbeauty7533
    @walaxwalaxbeauty7533 Před 6 lety +2

    Burco bad malaho hana hadlin kulahaaa ilove wllhi murtiile iyo fadumiinqh

  • @ummuzakichannel4131
    @ummuzakichannel4131 Před 6 lety +6

    Fadumina and Farah murtile Mansha allah

  • @farhiyomahamed8015
    @farhiyomahamed8015 Před 6 lety +30

    alla jecliya murtile iyo fadumina 😂😂😂😂

  • @fatimadahir8766
    @fatimadahir8766 Před 6 lety +1

    qaybta kale aaa dhararooyaa
    thanks all jilayaasha
    abuukar mahdi iyo universal tv

  • @durdurmuhudinali4837
    @durdurmuhudinali4837 Před 6 lety +6

    Horda like mxa lka hela waa suale

  • @hindadawlaad1462
    @hindadawlaad1462 Před 6 lety +13

    kkkkkkk fadumiina cadi mahaa fanaanad buxda 😂😂😂😂

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Před 6 lety +5

    Kkkkkkkkķkkk abaahay laacib ayu ahaa kkkkkkkkk waxan kukala taagnay saw saa maaha kkkkkkk fadumiina iyo faynuus scheick dahir very funny

  • @ubahabdullhi2834
    @ubahabdullhi2834 Před 6 lety +4

    abukar mahdi waad mahadsan tahay walaal jilitaan aad u heersareeyo sheekooyin aan caadi ahayn iyo qosol ayey riwaayadu ka koobnayd way mahadsan yihiin dhamaan fanaaniinteena jilaya

  • @fadumocabdim2062
    @fadumocabdim2062 Před 6 lety +1

    Heesta bilaawga eh (qoto qoto) macaan waaye ...
    Ya khay malahelaaa ayada kaligeed😳😍

  • @qalbiuroon6359
    @qalbiuroon6359 Před 6 lety +2

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍tagero buuxo ayaaaan ahy

  • @qurbojoogchannel8121
    @qurbojoogchannel8121 Před 6 lety

    😂😂😂😂😂 qosolkii waa iga dhamaaday 😃😃😃😃😃😃😃😃 thanks Abukar Mahdi iyo inta kaqeyb qaadatay ruwaayada ❤❤❤ full respect

  • @sukaynaahmeth3218
    @sukaynaahmeth3218 Před 3 lety +2

    Wallhy waa xraabo 😂😂😂🥰kuwan

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 Před 6 lety +8

    Hada hadii lakululeenin xabadkey ku soconee kulahaa faadumiina dhibley 😂😂😂

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi Před 6 lety +8

    Car waa Qofka like isaara aniga hadhiman🤣🤣😂😂😂

  • @zamzamabdi472
    @zamzamabdi472 Před 6 lety +37

    Labo hoyo sameeyso asxaabee plz cawa like igu cawiya

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 Před 6 lety

      Baraawe maa buula jaan iyo xaafad ruusiyo ku taalo at faadumiina

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c Před 6 lety +1

    Somaaliyey ilaahan idinku daarshe like tan na wareetisay waxa laga faaido ii sheega

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Před 8 měsíci

    2013-12-21😂b aan dib udhageysanooyaa wllhi dadkaan funny waaye yaa noo sooceliyo😂👌

  • @faadumomaxamed8199
    @faadumomaxamed8199 Před 6 lety +1

    fadumina we Ku egtaha LA idhaha hde nila qurxsantahay like isara

  • @sadiamohamed375
    @sadiamohamed375 Před 6 lety +5

    Dadkaan mxaa loogu sheege like lee sheegaaayaan ninaan yaabina yiri waa yaabe

  • @fufuxubifufuxubi9262
    @fufuxubifufuxubi9262 Před 6 lety +7

    Nasteexo waan kuheesta hhhhhhhhh

  • @khadraelmi1386
    @khadraelmi1386 Před 6 lety +5

    Maansha Allah ruwayada waan ka hely

  • @saabiriinsiman6333
    @saabiriinsiman6333 Před 6 lety +3

    Faadumiina hadaad kuhesataan like 😂😂😂😂

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 Před 6 lety +2

    Viva fadumina iyo farax murtiile

  • @naimageedi124
    @naimageedi124 Před 6 lety +10

    Aden Yabaal usoo aroor abalna kuma erganee kulahaa Fadumiina caadi maha walhi hhh

  • @abdallemahmed4426
    @abdallemahmed4426 Před 6 lety +8

    kuwan caadi mhan fadumina iyo mrtiile hasawe khasaray hhhhh

  • @ibroosyare3318
    @ibroosyare3318 Před 6 lety +3

    Shaqal gaab iyo shaqal dheer leen kalanahay iyaah.

  • @deeqanuurcalideeqanuurcali4831

    Wllhi caawa waan kasoo garay kawarama hee 64 ayaa iga horeesay

  • @marwoqani6729
    @marwoqani6729 Před 6 lety +2

    Nasteho 💛murtiile 💚fadumiina❤

  • @zaamqueen9253
    @zaamqueen9253 Před 6 lety +4

    Wad mahad santhy Abukar mahdi

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 Před 6 lety +27

    Ciidan minishiibiya umaleysa heegan ku wada jiraan war hal haben xita ma hurudan miya 😆😆😆😆😆

  • @aragsanmaxamed4599
    @aragsanmaxamed4599 Před 6 lety

    Mashlllaah qooto qooto caadi maaahan labo aaabe yeelatay kualaaahaa

  • @SiciidmaadeySuufi-pj7ii

    Haa heesta waalahelaa kaligeed

  • @shukriiidow8922
    @shukriiidow8922 Před 6 lety +4

    Yesingiiii😂😂😂😂 indho 😍😍

  • @rameenqueenofsomaal1230
    @rameenqueenofsomaal1230 Před 6 lety +5

    Rer burco waaidin salaamay🤗

  • @sadiyalove7908
    @sadiyalove7908 Před 6 lety

    Aree wasoo dahay ilaa shali so ordaayi ayeeyadiina ahay iso salaama Lee Bas like maniiga Rabe 😂😂😂

  • @durdurmuhudinali4837
    @durdurmuhudinali4837 Před 6 lety +4

    Queen Tasha areey day kulaha 😂😂😂😂

  • @amiindeeqsi6400
    @amiindeeqsi6400 Před 5 lety +1

    Qalmoow Qalmoow MA jirto nin MA thy haa alxm kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Dhulka wlhi AR faadumiina jinni ahaapo Istaqfurulah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌

  • @ayeeyotuulo9880
    @ayeeyotuulo9880 Před 6 lety +2

    mnta ogaaday inay socoto 😂 Like isaara plz

  • @lynda2255
    @lynda2255 Před 6 lety

    KKKK WAN KUU HELAA FADUMINA IYO FARAXXXXXXXXX LOVE THEM

  • @saidali5400
    @saidali5400 Před 6 lety +5

    Zhp #abuukar_mahdi wlle riwayadan ma qooto qoota mise waa musalsalkii ramadanki
    Ileen qooto qooto faadumina iyo faarax murtiile izma aqoon
    Midda kle faadumiina qooto qooto qaabkan may ahyn ee waxay ahyd naag walan
    Marka noo kla saar

    • @ikraam6747
      @ikraam6747 Před 6 lety

      Said Jaanbiir 😂😂
      Anba wn wareerey wll
      😉😉

  • @indhouroon887
    @indhouroon887 Před 6 lety +1

    anaa uhoreyo like hlii siiyo

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991

    Hayaay doorashadayadii baad ruwaayada ku iloobay!

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 Před 6 lety +2

    Kkkkkk nastixa indho waa qori ismaris yahuuu

  • @bestqueen3771
    @bestqueen3771 Před 6 lety +4

    Hhhh cdi mha qosolki adunka ga dheh

  • @alialiyah6253
    @alialiyah6253 Před 6 lety

    yes xamar isthe best

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 Před 6 lety +1

    Aniga iyo moroodi jeex waxaan kala helna leene faadumina gacana kuutage

  • @user-qq4my4zc2t
    @user-qq4my4zc2t Před 6 lety

    Quen tasha areey le iga dheh asal lahjada rerka😍

  • @sagaaroabdikadir8137
    @sagaaroabdikadir8137 Před 6 lety +1

    Somoli maxmed liketa maa ledinku shegau

  • @khadiijoabdirahman2227

    Fadumiina iyo nastexo iyo farax murtiile 😂😂😂😂😂😂😂 qosol badana

  • @farhiyomahamed8015
    @farhiyomahamed8015 Před 6 lety +5

    aboow si u so kam kamoyo kulaha hhhhhh ma noli😂😂😂😂

  • @daudmohamed5326
    @daudmohamed5326 Před 6 lety

    Kkk faadumo miine caaadi mha

  • @mohomedxashi5286
    @mohomedxashi5286 Před 4 lety

    Faadumiina allow ku xafid

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom Před 6 lety

    Thanks reer qooto qooto 👍🏻😂

  • @Hodman-hx2kb
    @Hodman-hx2kb Před 6 lety

    ilahow you tube la'aan hana dhigin amiiin😋😋

  • @abdulazizmoha1111
    @abdulazizmoha1111 Před 6 lety +66

    Qofki asago qawan qubaysto like isaar.

    • @samiirodagan4989
      @samiirodagan4989 Před 6 lety +1

      Abdul Aziz Moha kkkkkkk waaba iga qosliday

    • @sweetieadey2754
      @sweetieadey2754 Před 6 lety +1

      Abdul Aziz Moha 😂😂😂😂😂😂😂

    • @hooyomacaan4202
      @hooyomacaan4202 Před 6 lety +1

      Abdul Aziz Moha cadi matihi walahi waiga qosal sisay

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 Před 6 lety +1

      Abdul Aziz Moha ma dharkaad ku maydhataa aduu niyaw

    • @queenamiira9318
      @queenamiira9318 Před 6 lety +1

      Abdul Aziz Moha laxowla ma awala dhar nogu jidhay

  • @saidali5400
    @saidali5400 Před 6 lety +1

    Zhp abuukar mahdi riwayadan ku laabta qooto qooto mahn ee waa riwayad walan

  • @hanihaaji9415
    @hanihaaji9415 Před 6 lety +3

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh, ar faadumiina igu salaaama , wlhi beer xanuuun ,manoooli

  • @xamariboy380
    @xamariboy380 Před 6 lety +9

    Hhhhhh
    Dagaaal

  • @Sadiasimansadiasiman
    @Sadiasimansadiasiman Před 6 lety

    aniga hada igu horeyse like haila modiina hee

  • @cadarcali6265
    @cadarcali6265 Před 6 lety +1

    Fadumiina funny😂😂😂😂

  • @deggannaruurojecliyaxajiga6522

    Caawa wan so dhereyey wale ilma like jacaylaw

  • @asmaaden5504
    @asmaaden5504 Před 6 lety +1

    nasteexo indho maxey wax qasoysa fadumina 😘 ayaa jogto ma Lo gali karo qoftas

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Před 6 lety +9

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk farax murtile very isku roogi dhagax ayaa loo hoor dhiiga guriyaha kkkkkkkkkk

  • @baarqab9558
    @baarqab9558 Před 6 lety +1

    Faaduminaaaaaaaaaaaa

  • @fnurhassan3071
    @fnurhassan3071 Před 6 lety

    abukar mahdi waan kaa qaadnay

  • @bushramaxamuud6327
    @bushramaxamuud6327 Před 4 lety

    Allh hasawaygiibaa hhhhhhh farxa mutile

  • @simanomar9208
    @simanomar9208 Před 6 lety +1

    Seattle Washington iyaaah

  • @nasreenwhatdowedohavali1425

    marax waxaan qootadii horre ayaa kafiicneyd abuukarow iska daa tan korantada yey kaa dhameyn ee sheekan kuu haaya riwaayadihi horre soo cusboneysii oo dib haloo jilo

  • @jabirmuktar9426
    @jabirmuktar9426 Před 6 lety +4

    Thanks for qotoqoto members

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 Před 6 lety +3

    Hehehehe Hehehehe 😂😂😂😂😂😂😂fadumiina Ku hesanaa ununka😂

  • @fadumayusuf9124
    @fadumayusuf9124 Před 6 lety +1

    Ilaahtaan xabada ka soconeeyso

  • @ayanitocheeky8528
    @ayanitocheeky8528 Před 6 lety

    Qebtan qeba ka qosol badan ma dawan wlh

  • @zaamqueen9253
    @zaamqueen9253 Před 6 lety +7

    Lkn sewax u jiran ani weli wax mafahmin asxabe ruwayadan badbado miya mise qotoqoto bal ifahan siya idiinko mahadsan

  • @firiyaadrashaad7014
    @firiyaadrashaad7014 Před 4 lety

    barawe bula jaan io ruziya xafdo ladhaho kuma yalaan qasin barwe absiibka baa ku yaal😎

  • @sacdiyahapdirazhidcali7659

    wllaaaHi HeeztaH Qooto Qooto kahelaaaH

  • @soomaalibaanahay7310
    @soomaalibaanahay7310 Před 6 lety

    Wlhy faadumina hadalkeda kaliyata bn jeclhy
    nasteexo indho farax murtile iyo daadumiina nakala dhacaan

  • @aydnhassan4998
    @aydnhassan4998 Před 6 lety

    Labadan waay nagu bateen yakhi !

  • @ifrahabdi7941
    @ifrahabdi7941 Před 6 lety +1

    like raba hadi kale bom inga dhex tura

  • @bashkamoha2748
    @bashkamoha2748 Před 6 lety

    Tnks abukr wll

  • @deeqociise4348
    @deeqociise4348 Před 6 měsíci

    Hada daawanaya 2024 March 😂😂

  • @user-vn1tp5xv9x
    @user-vn1tp5xv9x Před 8 měsíci

    ❤❤❤

  • @wardaismail3001
    @wardaismail3001 Před 6 lety +1

    Faduma sarahaa nuguu imaaw sharafey kkkkk

  • @queenamiira9318
    @queenamiira9318 Před 6 lety +1

    Nasteeha umad ma ahaa

  • @abdikanijama6445
    @abdikanijama6445 Před 6 lety +1

    Hhhh Wr Niyaaw Fadumiina Ma Chinese bay Ku Hadlaysa

  • @asmoaxmed7934
    @asmoaxmed7934 Před 6 lety

    fadumo.maina qosoli waye

  • @khaalidnaaji2953
    @khaalidnaaji2953 Před 6 lety +1

    Yeees faanan

  • @barkhad1000
    @barkhad1000 Před 6 lety

    Waxaan jeclaan ruwaayada in qeyb burco lagu soo dhigo siiba faarax murtiile ooo fadumiina geeyey burco waxaan leeyahaya fadumiina wlc to burco