Guri barwaaqo falanqaynta Tartanka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024

Komentáře • 659

  • @burhaanjaamac4791
    @burhaanjaamac4791 Před 4 lety +139

    Intii Nabiga scw jecel like iisaar

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 Před 4 lety +82

    I from Canada Isoo duceeya Murad ban leeyhe❤👏

  • @ifrahdagan5383
    @ifrahdagan5383 Před 4 lety +132

    Illahy amarkiis ninka guri barwaqa marka dawanayo wlhi qolan isku so xiraa si ey dadka qosolkyga ila yaabin🤣🤣🤣🤣 keep going bro 🙋‍♀

  • @abdihakinkayse6348
    @abdihakinkayse6348 Před 4 lety +35

    inta nabiga jeceL scw scw scw scw scw scw Lke comment sher dheh

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 Před 4 lety +11

    Guri barwaaqo cod aa yaa kugu duugan cml Mashaa Allah, fanaan waaba noqon kartaaa cml 😊, Taageero Chelsea na waatahay aa umaleehaa Viva the blues

  • @IqraNashaad
    @IqraNashaad Před měsícem

    Alla wllo adi qosol igu dilaya wlhi ma anoo guri barwaqo arkayaa miyan mel kle ka qosli karaa i dhaaf guri barwaqo allow ku daa waan usoo xiisay ani 20/7/2024 wewe😂😂😂😂

  • @farxanyonis7772
    @farxanyonis7772 Před 4 lety +2

    guri Barwaaqo malintad Barmamujka qabanaysa will qaaliya baa ii dhashay manshalaah alle ha iga dhigo Imanu Malik willka magaciiso waa Malik❤❤❤❤

  • @istel3283
    @istel3283 Před 4 lety +4

    Gabadhaan faadumo dhibil heesteed qaaday waa talented iyadaba ka cod wanaagsan fanaandii hore u qaaday❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍✍✍

  • @xamadaibrahim9276
    @xamadaibrahim9276 Před měsícem

    Wixii ay xiligaan sheegayeen oo dhan weysoo baxeen muqdisho iyo gayiga soomalida degtaba wey haysataa 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @amiradiamond891
    @amiradiamond891 Před 4 lety +5

    Aduunka jilayasha joga guri barwaqo ayaan ugu jeclahay nolow my actor 😘💯😘💯💯😘

  • @rooza114
    @rooza114 Před 4 lety +8

    Wuu baqanayaa lkn banaanka geesinimada waa la yaabaa 😂😂😂 diris bn nahay

  • @0smaanjeylaniosmaanjeylaan275

    Reer arlaadi like igo sharfa

  • @joseivhareit3520
    @joseivhareit3520 Před 4 lety +38

    Gabdha maymayga ku hadlaysa wlle tasaa hipadeeda sopandhigtay wlhi wlashay keep going ❤👍🙏✋

  • @abdikhaliqmohammedabdillah2078

    reer faladagan xagad u cidhiidhsaneyzan fanaaninta caadiga hhhhhh wllhi guri barwaqo nin codkara

  • @libantika5445
    @libantika5445 Před 4 lety

    guri barwaqo hadan ahay reer jabuuti wan kusidha horey usco

  • @joseivhareit3520
    @joseivhareit3520 Před 4 lety +6

    Mee zhp borama got tallent guri barwaaqoy wanan kuslamayaa✋

  • @siciidsare4900
    @siciidsare4900 Před 4 lety +52

    Ilahow gabadhas heesta Faadumo Dhimbil qadeysa facebook geeda isiii amiin

  • @taaniyz8892
    @taaniyz8892 Před 4 lety +11

    Keep going Bro guri barwaqo Ânî ma idhahdo like isaar Lakiñ waxaan dhahaa hore u soco

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 4 lety +7

    War gabadha ee ah qofka labaad walhy hibo fanaan way leedahay mnsha allah waanba ku soo ceshaday

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Před 4 lety +6

    Gurayoow Saydhiye Ka Qabo Umada Reer Mogadishuu Duqeeyee Kkk
    Mafiicna In Umad Lagu Gafee

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 Před 4 lety +49

    Naagta af maymayga ku hadlaysa wllhi way codmacan thy waaban ku haysta👍

  • @muntahaahmed8761
    @muntahaahmed8761 Před 4 lety +3

    Guri barwaaqo waxan aad uga helaa marku heesA isagu yara qaad qadaYo woow 👏♥️

  • @Saiss066
    @Saiss066 Před 4 lety +30

    Weeeey. Inta guriparwaaqo jecel like isaara👍

  • @choprakaynun8023
    @choprakaynun8023 Před 4 lety +109

    Inta hoyoyinki unool yihiin like zaar

  • @xamsekuuriya9226
    @xamsekuuriya9226 Před 4 lety +2

    Wlhi guri barwaaqo waa iga qosliyay

  • @hallacgroup3633
    @hallacgroup3633 Před 4 lety +4

    Guri barwaaqo sxb aad baan ku salaamayaa marka xigta sxb Marka aad Dhameso Barnaamijyada aad zoo saaraso 4ta daqiiqo ee ugu Danbesa Laba heesood aad qaadaso Noogu Tuur Sxb Mahadsnd

  • @daadiriabdi4505
    @daadiriabdi4505 Před 4 lety +3

    Guri Barwaqo Great Bro
    Chelsea Fans👏👏👏

  • @abdikhaliqjama8852
    @abdikhaliqjama8852 Před 4 lety +7

    WLaaHi Zi Daacada guraY oo u qoZlaY
    Niaw dadka straisku HaYaa HadaY DaawN LaHaaYeeN waY CaVimaadiH LAhaYaaN❣

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883

    Hhhhhh
    Guri barwaaqo funny ayaa tahay sxp
    Keep going forward
    From Germany 🇩🇪

  • @umualma2451
    @umualma2451 Před 4 lety +2

    From uk tageero weyna ban ku ahay guribarwaaqo😍

  • @abdinaasirmohamud5432
    @abdinaasirmohamud5432 Před 4 lety +21

    Meel Kazta Miyaynu Qulubnaaa Xitaa Anigu Wan Ku Jiraa Kulahaa🤣😂Guray Waa Naga Cilmi Padan Yahay

  • @sawdaabdijama9063
    @sawdaabdijama9063 Před 4 lety +1

    Kkkkkkkkk all guri barwaaqow kulaha waye ku ciyaarene halka waxye ka mariyeen wax cas nin aan ku qoslo alle haku dhowr wllkye hore usoco

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 Před 4 lety +12

    tonka inta ila garanaysa ismacil gurow zxb kusalamay
    waar like ha ila dhafina inta toonka ila garanaysa

  • @aasiyaahmed7284
    @aasiyaahmed7284 Před 4 lety +10

    Hhh guri barwaaqo inder markaan kudaawado beerka icadaDa💋🤣😂😂😂

  • @beerlulaofficial7180
    @beerlulaofficial7180 Před 4 lety

    Wlh ninkan guri barwaqaa suxunbu iga qosliyaa 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @maryanahmed4324
    @maryanahmed4324 Před 4 lety +3

    Guri barwaqow wlhy tageero buuxan ku ahay from garmal wlhy ano bas ka degay baan yutubka ku gu arkay wlhy barti ban istagay dhaxanta xitaa man daremayn intan dawanayey nin jiraaa wn kugu xisabtamaaaa hore uso cooooooooooooooooooooo wlll

  • @farxiyaabdullahdajiya5847

    Www yurub yeenyo oo yare mnsh allah hore uu soc inta uu tagrsna like

  • @RashkaDeyr
    @RashkaDeyr Před 4 lety +29

    7:08 Reer fanladagan xageed u cidhiidhsaneysaan dadka ila meereysada kala taga meesha hadaa ila qososhey like dhac ku sii

  • @khadaryussuf4843
    @khadaryussuf4843 Před 4 lety +5

    Guray zhp wlhi reactionkaagu inaba caadi maaha inanka faraha is jajabiyay ayaan aad ugu qoslaY

  • @rashiidaxmed9510
    @rashiidaxmed9510 Před 4 lety +10

    Guri barwaaqo Af mey mey Ga Haka dhicine Noo turjum😂👉

  • @hajjikamalali568
    @hajjikamalali568 Před 4 lety +14

    For swenden taagero khaas ah guribarwaaqo 🇸🇪🇸🇪

  • @mohajack1504
    @mohajack1504 Před 4 lety +41

    Qofkii ila arkay in u guri barwaaqo ka cod macyahay kan mesha isa soo tagay😁

  • @munaiskufilansomaliland1981

    I'm fast like dhac ku sii

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 Před 4 lety +1

    Wwwww xasan waad gadhsisay guray ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌

  • @sakariyemaxamud7270
    @sakariyemaxamud7270 Před 4 lety +3

    Nabiga kusali dabaded like

  • @ibrahimmaxamed4484
    @ibrahimmaxamed4484 Před 4 lety +2

    mnsh balankii waad oofisay guriyoow Allah yaxfiiik zhp qalih

  • @jeeraarshow3130
    @jeeraarshow3130 Před 4 lety

    Guri barwaaqo zhp barnaamijkaan kabaha kadaba gasho waan kula soconaaye

  • @nuuramuuse241
    @nuuramuuse241 Před 4 lety

    Gurayaw Dee abti ka indha sarcaadka wda soo gooogoooo

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 4 lety +5

    Guroow abti Aadban kuu salaamay laftarkaaga ayaa le hibo ah qoslinta dadka, ee Inshalah mar aan soo gaadho wadanka ayaan rajaynayaa waliba inaan burco ku kulanno, waliba waxaan Xog ku maqlay inaad ciyaala xamarta xaafad layidhaa aa tay 😂❤️

  • @siciidibrahin8650
    @siciidibrahin8650 Před 4 lety +2

    Ismaaciil gurey guri barwaqo magacagaban jeclahay ❤

  • @abdirahmansaleban1067
    @abdirahmansaleban1067 Před 4 lety +4

    War barnaamijkii Got talent ahaa bandhig heesay ka dhigeen wx kle meesha kuma hayaan miyaa oo hiba

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 Před 4 lety

    Guri barwaqo waa abwaan buuxa waxa aan u ahay tareego weyn waan ku salamay

  • @0smaanjeylaniosmaanjeylaan275

    Inta afka Mayga ku hadasha like igo raaca

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 Před 3 lety

    Inanta u danbesa qa shidantahay waxa ka helay qaab kalsoonida leh ee heesta u qaaday masha allah

  • @abdiwaliaabdilaahi5275

    Guray barwaaqo waan ku taager libaax

  • @susucdey1569
    @susucdey1569 Před 4 lety +1

    Masha alh safiyo xbbti

  • @oladsebriye3820
    @oladsebriye3820 Před 4 lety +1

    Waryaa guri barwaaqo aad iyo aad baad igaga qoslisey wllhi

  • @khadariyoow9922
    @khadariyoow9922 Před 4 lety +2

    Tageerayaasha guri barwaaqo hadaad jeceshihiin mada daalo iyo short film subscribe iigu qabta thanks guys

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +8

    Guroow balanbalis mrkuu yaalo xiise malaha wlhida adaa xalad uyeela noow 😂😂

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 Před 4 lety +1

    Waa hees gomanimo doonki dalka Jibuuti.
    Waxaana Qaadaysay Faduma Axmed dhinbiil Alleh ha u naxariisto

  • @sahalsahavic134
    @sahalsahavic134 Před 4 lety +7

    Guri burwaqo 😍😍😍😍😍😍👌

  • @shafieiyusuf9422
    @shafieiyusuf9422 Před 4 lety +23

    Cidii greega soo martay like saara kkk

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 Před 4 lety +2

    Guri barwaaqo bro iskuday inaad sameesato in kabadan sadax you tube waayo waxa tahay dadka logu tara galay inay noqdaan you tuber faiideso waxad kasameen kartaa lacag aad utira badan walahi waana kutageeraa keep going masuul

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan Před 2 lety

    Yuusuf xaybaro macalin fadhiya waaye

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 4 lety

    Guray barwaaqo faladeganka fanka godkoodii biyo ugu soo galay safiyo daahir haday soo baxdoh

  • @kadashabdi4404
    @kadashabdi4404 Před 4 lety +3

    Guri barwaqo bro keep going bro

  • @ibrahimyusuf760
    @ibrahimyusuf760 Před 4 lety

    Guri Barwaaqo TV waalahi waan kutaageraa kal iyo laab masha Allah wll hormar wacan ayan kuleyahay

  • @mohamedkheyre7905
    @mohamedkheyre7905 Před 4 lety +1

    Wxan kgu taageraa waa runta horey u soco pro

  • @suadali4060
    @suadali4060 Před 4 lety +6

    Waar bal guri barwaaqo mxa kugu dhcy 😂sow ka ninweyn noqotey 😂🙈iska kaftan wll 🙏

  • @guuleedmaahirproductionguu3732

    GUri barwaaqo fanaanlee maad iska noqotid kusoo baxaysaa wllhi😁😁😁😁

  • @amiratulaxlaam6107
    @amiratulaxlaam6107 Před 4 lety

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😜😜😜😜😜😜 guuri barwaqo wuw iga qosol siya walahi markan arko

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 Před 4 lety +19

    Asxaab dhafar like isaara duqa madaxa qalqalociya inacsiin rabo mesha

  • @ismailyare5569
    @ismailyare5569 Před 4 lety +2

    Guri barwaaqo wlhi qosolkaa iga dhameesay

  • @farxiyaabdullahdajiya5847

    😄😄quri bawqwo hore uu soc wllo

  • @aliyadarajo5822
    @aliyadarajo5822 Před 4 lety +3

    Hhhhhhh guri wa xrabad wlahi ilahayba afsomli ku dhiibay reer burcaad ahaydun show

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 4 lety +16

    No waxa jira ragaan dabadoodba la qadi karin heeso hooda sida
    *Cumar dhule
    Maxamed moge
    Iyo xasan adan*
    Bal sheeg ninka intu ka tabaqaday kaga cod macaamaday

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety

      Maba jiro wlhi wllo
      Maxmed Saleban Tubeecna ku dar boqorkii codka

    • @zermaahir186
      @zermaahir186 Před 4 lety +1

      @@pharthuzdiamond8870 haa bqoqrka codka iyo cabdi tahlil wayku jiran wan ilaabee ragasi shaqal aan loogu tala galinba in lajiido ayay jiidi jireen marka fawal baad galaysaa hadaad copy isu daydo

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety

      @@zermaahir186 dhamantooda waxay ahaayen mucjiso cod oo inasoo martay oo aynu ku faano💪

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 Před 4 lety +1

      Allaylahee ishaad ka rideen👌🌹

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety

      khalit zer ahmed mooge ku dar iyo Mohamed saleeban tubeec 🥰🎤

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 Před 4 lety +4

    Inta Falan Qaynta ka Heshay ama ku Qanacdey like hala igu muujiyo bilaahi calayk 🎶👀🎶👀🎶👍🏽

  • @nadiadhowrzan2640
    @nadiadhowrzan2640 Před 4 lety +1

    Mchlha inanta afka my mayga ku hadzhy heesteda inaan ku zo cezhty dhawr jeer walhi keep going walzhy👸🙏❤💃

  • @dahirsabriye2708
    @dahirsabriye2708 Před 4 lety

    Guri barwaqo wlhi waxa tahay nin aan ladhacay falcelintisa waana kugu raacsanahay aragtidada wayo isku si aan wax u aragnaa ( horay usoco sxb from mogdisho)

  • @apdiqanihmedmoh5829
    @apdiqanihmedmoh5829 Před 4 lety

    Guray barwaaqo hore usoco Zxp Wllhi waad iga qoslisaah Tnx kpe

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 Před 4 lety +1

    Anba waakula fahmayaa wllhi gurayoow inaguun baa wax badan isla fahmi lahayn nolosha isku fikir baanu nahay wllhi hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @manqabojiyechannel1981
    @manqabojiyechannel1981 Před 4 lety +2

    Guri barwaaqo nin nool wale waad tahay halkaa ka wad

  • @hassanmatan1603
    @hassanmatan1603 Před 4 lety +1

    Quri barwaaqo bro tageero gooniya keep going

  • @zaahircurub2641
    @zaahircurub2641 Před 4 lety +8

    Wllai waa qoslay

  • @cabsidaallekudadaal3959

    Walaal marwalba waad iga qoslisaa alle hakaa farxiyo guri barwaaqo

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 Před 4 lety

    Ismaacil guri Barwaaqo Nin adag waad IgA qoslisay runtii markii aad falaqaynayso 😂😂🔥🤣🤣😁😆🔥
    Adi ka qayb gal guri Barwaaqo taagero. Buuxda 🙌

  • @khadarawladcashaq8369
    @khadarawladcashaq8369 Před 4 lety +1

    Wlhi gabadha af may mayga kuhadlayso dar ilahay ayaan u jeclhy wayo waa gabadh qalbiga bili adanka siyar uso jidanayso haben walba gabadhas ayan dhagysta

  • @qardoyare2290
    @qardoyare2290 Před 4 lety +1

    Reer soomaliland ilaahay ka barya farmaajoo kale

  • @guraysaleh6828
    @guraysaleh6828 Před 4 lety +1

    Walee gabdhan waa fananad buuxda cod mcn 👌💯

  • @mataanfarah7645
    @mataanfarah7645 Před 4 lety

    Guri baraawqo falan qayn caafimaad qabta waayi taado hore usoco sxb

  • @faliscadeychannel9499
    @faliscadeychannel9499 Před 4 lety +3

    😂😂😂 wa markii igu horeysay aan firsado guri barwaaqo malmahan san uma qoslin rer faladagan manoli 😂😂😂 mesha noga siiwad bro

  • @abdirahmanali9539
    @abdirahmanali9539 Před 4 lety +1

    Guri barwaaqo Chelsea ayaad tageerta adigu isheg wll qali

  • @zakirushka3189
    @zakirushka3189 Před 4 lety +2

    I’m from Russia love somali people ❤️

  • @nastehalaahir2764
    @nastehalaahir2764 Před 4 lety +1

    Viva safiyo maxamed daahir

  • @hanadzaki4938
    @hanadzaki4938 Před 4 lety +1

    Golden voice safiya

  • @sayidcabdisayidcabdi9548

    Guri barwaaqo nin aan taagero buuxda uhayo keep Going pro

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 Před 4 lety

    Barnaamijka Waxaaba kassii xiisa badan
    Qaabka aad inoo soo gaarsiinayso
    qosolkiibaaba iga dhameysey😂🤣😅
    Funny baa tahey runtii😁🙋‍♂️
    Guri barwaaqo ka weyn magacaagii umaddii wada qososhey😂
    Waxaa tahey dal barwaaqo👨‍✈️👌
    Salaamullaahi G B🙏🙏🙏

  • @inantadhulbahante4979
    @inantadhulbahante4979 Před 4 lety +2

    Kkkk daacad u qoslay wlhi qolo make upka baranaysa mooda inay Ku Barbaratay guray barwaqo waa aafay wlhi🤣😂😂

  • @hazanaj966
    @hazanaj966 Před 4 lety +8

    Gurayaoow gadhki waad sii daysey
    nin reer chelsea ah Kkkk

  • @abdihamiid1235
    @abdihamiid1235 Před 4 lety +3

    Gudida garsooraya ninka dhexe waa nin top ah suu udhiirigelinayaa kuhaysta