Waa tee xaafada ku taal magaalada Mombasa ee aan laga aqoon Xaafada Xamarwayne.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 07. 2022

Komentáře • 14

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 2 lety +4

    Banaadiri waa gobtii somalida .

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 Před 2 lety +1

    Xasuus Gooni ah kipakoni 2007

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 2 lety +1

    Kipakooni simply looks xamarweene

  • @justme0786
    @justme0786 Před 2 lety

    کیا یہ حلال ہے بھیا ؟

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před 2 lety

    Dadka banaadirigu ma soomaalibaa miyaaney jirin cid taariikhdooda haysaa

    • @alidadwanaaje5749
      @alidadwanaaje5749 Před 2 lety

      🟥🔴🟥Waa dad walaalaheena oo aynu isku diin nahay diinta ayaa wax walba ka muhinsan soomaaliduna waa dad yar oo dhulween ILLaahay siiyey markaa maxaad kudiidaysaa dad aad isku diin tihiin iyo AF ba 🟥🔴🟥

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 Před 2 lety

      @@alidadwanaaje5749
      Anigu ma diidani ee taariikhdooda iyo halkey ka yimaadeen ayaan dalka waydiiyey

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před 2 lety

      @@maxamedadan9024 waa Carab, Afrikaan (Somalina ku jirto) iyo Hindi. Magaalooyinka xeebaha oo dhan caalamka sidaas ayeey yihiin dadku wey is dhex galaan intaa dadyaow cusub baa doon ku imaanayya, tijaarad bey u yimaadaan nolol cusub etc. Waagaasna xuduud iyo airport iyo visa ma jirin dadka free bay ahaayeen imika wey adkaatay.

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 Před 2 lety

      @@sunshineseaandvitamind8620
      Aad iyo aad ayaad saaxiib u mahad santey ee iyagu ma aaminsan yihiin iney sidaa ku yimaadeen mise si ka duwan ayey taariikhdooda u sheegaan intaad adigu ka ogtey mase la sheekeysatey bulshadaa banaadiriga

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před 2 lety +1

      @@maxamedadan9024 Haa walaal inkastoo intaan arkay Hindi sidaa u sheegan Carab asal ahaan baanu nahay ayaad intaa maqlaysaa laakiin waa xaqiiq markaad aragtid sidey u egyihiin iyo cunnoyinkooda in Hindididii Somalia joogtay ay dhex galeen oo guursadeen iyo Somalidii ay ugu yimaadeen ee kaluumeesatada.