Madaxweyne Xasan sheekh " waxaa la yiri isagaa rabay heshiiska in uu lagalo itoobiya"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2024

Komentáře • 289

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 Před 12 dny +31

    Madaxweyne, ma ilawday aakhiro, illaahay waa kuu jeeda qalbigaaga waxa ku jira waa uu daalacanayaa, ilahay uga cabso umada aad hogaamineyso, 😢😢😢

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 Před 12 dny +3

      Heydaaro reer ma dhaqdo markii wanaag laga hadlo aqbal calaacal xotaa allaah kuugu hiili maayo

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 11 dny

      Suaashu waa haduu Islaamba aaminsan yahay walaalayaal sxb 🙏🏼 Yuhuuduba Falastiin waxay ku qabsatay odayaal culumo Islaam ah iska dhigay iyo Madax qalbiga Yuhuud ka’ahaa oo shicibkooda khiyaamay wadankana iibiyay sharci ahaan walahi sxb foojignaada Somalay inshaAllah guushuna Somalida xalaasha ah ayaa guulysan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼

    • @amranosman1102
      @amranosman1102 Před 11 dny

      @@abukardhaay8360wlal akhirada utuuro.ALLAH wa cadiil

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 Před 11 dny

      Quf calosha ka jiran cuqdadesan baa tahay

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 11 dny

      @@ismacillapasta138 afkaad ka shubantay 💩🤧 doofaar yahow Oromoda uraysa ah xiniinya laawe khiyaamada ku adeegta ileen dagaal Somali lama gali kartid aan aheen inaan Madaxda dhiiga Ethiopianka leh aad adeegato ileen waa sordoobkiina nagu dhex qarsoon walahi sharka Cadowga Ethiopia way soo idlaan InshaAllah Ethiopiana iyo Kenya way halaagi InshaAllah 🤧💩🇪🇹🤢🤮🇮🇱🇰🇪🇬🇧🇪🇺🇺🇸👎🏼🤬💩🤢🤮

  • @user-du8si7bf6h
    @user-du8si7bf6h Před 12 dny +17

    Somalia 🇸🇴 haa noolato

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Před 12 dny +16

    Xasan dhiiqo waxaad tareyso yar na dhaaf dhuuni raac ba thy!

    • @janira7480
      @janira7480 Před 12 dny +4

      Ka xisho madax weynahaya bila aqlaq ya how 😌😌😌

  • @HalimoJusuf
    @HalimoJusuf Před 12 dny +14

    Calaanka noo dhìig qurun baa yihiin.

  • @RaageAli-hh9cn
    @RaageAli-hh9cn Před 11 dny +2

    Qabrigaada in uu qodmi waayo ayaan ka baqi madaxweynow somalia inta xilka ka heysid u badbaadi dhulkooda iyo badahooda haka iibsanin inta xilka kaaga dhiman

  • @waryaaofficialchannel3323

    Tuuug hada wali arag waa kan

  • @mohamedali-rz5oi
    @mohamedali-rz5oi Před 12 dny +3

    Madaxweyne.
    Ethiopia baryimayno ee nookeen hub aan isaga dhicino waxaa noo sheegtay in cunaqabatayntii nalaga qaaday hadana hal TANG ma haysano
    Hadii aad nookeento diyaaradaha no drones oo dayn ah Ethiopia waa ka adag nahay
    Lakiin hadal ayaa haysaa
    Oo soomaaliya Gun ayaa ka dhigtay Ee ilaahay hanaga kaa qabto
    Ethiopia oo daciif ah ayaa baryeysaa walaahi wadankoo dhan ayey soo galaysaa ayadoo wadata maamul goboleed yo
    Ilaahay iimanka ka qaaday
    Sidaadoo kale
    Adiguma ilaahay ayaa iimanka kaa qaaday oo waxa niyadaada Kujira in aad Soo laabato

    • @MKAli-hb9np
      @MKAli-hb9np Před 11 dny

      War asagaaba tuug ah maxuu hub nokeena maxuu uga hadli la yahay itoobiyankii matabaan lugta kudoo gaaray kuwaa oo aan qeyb ka aheyn kuwa dalka Atmis ahaan u joogo

  • @mohamedhassnaden2678
    @mohamedhassnaden2678 Před 11 dny +2

    xasan soo mahan kii 2021 kaaba caqiilka ahaa hogaamiye koxdyo abuubalyaya si uu dalka u dumo uu uu ku gaaro dano shaqsi asi maa maanta naga dhaadhicnayo dada dalka duminaayo

  • @nourabrady5836
    @nourabrady5836 Před 12 dny +2

    Odaygu ma’anakuu nala hadlayaa mise isagaa isla hadlaya muraayad halloo dhiibo

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 12 dny +7

    Shalay wixii dhacay dadkii ka fekeraayo oo aan in hore looga socdo aan Rabin waa xanuunsan yihiin ee Illaah ha caafiyo

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuleyso madaxweyne

  • @Caalim
    @Caalim Před 12 dny +7

    Somalia baryo iyo wacdi ku midoobi meyso ee waxey u baahantahay Dowlad dhab ah oo dhaqaale keenta oo military adag yeelata.
    Isaaq waa in offer fiican iyo gorgortan dhab ah lala galaa ama nabad ama dagaal.
    Walalahayna dowladnimo laguma dhiso.
    Make it or break it.

    • @naylo-qaad8947
      @naylo-qaad8947 Před 12 dny

      Waxaas waa waxa somalia jalkaas dhigtay yaa ka xoog badnaa Afwayne muu soomaali isku hayo soo ma uusan baxsan isagoo baxsada soomali waxay ubaahantahay Dawlad tii AUN Abdirashiid Cali iyo AUN Maxamed Ibrahim oo kala ah wixii kasoo hara oo hanaan dawladeed lagu magacaabo waa dhaan dabagaale odoygaani waa kan uliita ee somali hogaamiya waa mooryaan xabaalaha xitaa aan ka xishoon oo aan waligi dawladnimo fir iyo dir toona ku lahayn

  • @user-xh2iq2ox8e
    @user-xh2iq2ox8e Před 12 dny +2

    M.a Allah

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Před 12 dny +2

    Shinbirkiisuuladuulabashiirgoobe iyo xasanshiiq waxay ushaqeeya shisheeya

  • @deqoomar3625
    @deqoomar3625 Před 6 dny

    Masha allah marwalba guuleyso xafidulah Xasan shiiq❤❤❤❤❤❤

  • @istahilCali-yi4vv
    @istahilCali-yi4vv Před 12 dny +2

    Xamarey iska Ilow Isaaqiska ilow

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 Před 12 dny +1

    Mshllh tabarakallah 🌟🇸🇴🌟

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před 11 dny

    Xrmadle Madaxawyne Xasan Sheikh Maxamuud Inta Ku Amaneysa Ka Badan Inta Ku Caayesa Ama Ku Dhalilesa Umada Soomaliyeed Inta Wax Garata Iyo Aduunyadu Waa Ku QirsanYihin Inaad Somaliya Horumar Badan Gaarsiisay Aduunkana Baldahaba Ayaad Ka Kashay Ama Aad Uga Qorantahay Allaha Ku Xafido Insha Allah

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh Před 12 dny +3

    Dadka aad sheegtay waxaa kamida jiis mariixaan

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 Před 12 dny

      Kuwa liita ee qalbiga ka dhintay waa in la baraarujiyaa

    • @user-xf2gs1vm4x
      @user-xf2gs1vm4x Před 12 dny

      Madaxweeynaha baa koow Ka,ah cida cuqdadu dishay ee qabyaalada kushaqaysta oo dalka bur burkiisa kashaqaynaya hanadhaafo xasan munaafaq

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 12 dny +2

    Fulay habartii ma goblanto

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 12 dny +1

    Wax macnaa ooy leedahay ma.jirto.ma.adaaba xora.atmis baa ku ilaalisa Xalana waa lagaaga taliyaa

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 Před 11 dny

    Mudane madaxweyne allah oga baqo umada aad udharatey dadku indha malah❤

  • @meecaad
    @meecaad Před 11 dny

    Lkin Qoute" inaan idinka daaweyno ayaan Rabnaa" taasi waxaan leeyahay "ninka daawee islow danbigana badh leedahay adiguna u darran tahay inaad daarto ma ogolid" waayo nidaamkii cadaalad darada ahaa ew laga dhexlay waxa socda hadii wali aad ku dhaqmayso, dekedda xamarbaa leh, deeqaha waxbarashada koonfurbaa iska leh, dawladnimo waa aniga, adiguna idabo soco, aan ku dulmiyee aamusnow, daawo maah, isma maamuli karnee Xalku waa 1. Aan kale go'no 2. Walaalaha kale somalida ayaan ku darsanayaa sida Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya ama Jabuuti

  • @maxamedsalad3955
    @maxamedsalad3955 Před 12 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedKer-ke9uk
    @AhmedKer-ke9uk Před 11 dny

    Somaliyee comentiga iska ilaaliya oromo af Somali si fican u aqon ba ka buuxda ana reer Waqooyi ah somalina ahaandoono❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 12 dny +1

    miyaan dhibyaraan ku dhiibi karaa ? ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa !!!!!!!!!!! midnimo dhimatay kusii dhaganyahee dhagaaha ugu ridaa inaanay dhacayn !!! from saylac city

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 11 dny

    Siyaad bare fiicnaa ma fiicno, wadeenkeena waxaa ugu soo cararney.xataa ee dhiankaray .

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před 12 dny +7

    Tuug la qabtay talo maleh baan maqli jiray Xasan Sheekh waa laba wajiiile

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 11 dny

    Suaashu waa haduu Islaamba aaminsan yahay walaalayaal sxb 🙏🏼 Yuhuuduba Falastiin waxay ku qabsatay odayaal culumo Islaam ah iska dhigay iyo Madax qalbiga Yuhuud ka’ahaa oo shicibkooda khiyaamay wadankana iibiyay sharci ahaan walahi sxb foojignaada Somalay hadalada quruxda badan Madaxda Somaliyeed walahi khiyaanaa ku duugan aan indhaha ku hayno diyaarna halloo’noqodo difaaca Diinteena 100% Islaamka sunnida ah iyo Dhulkeena rabbi khayraadka nagu manaystay alhamdulillah aan difaacano shicibow walahi cadowgeenu tabar malaha waana Yuhuuda iyo ReerGalbeedka waxayna adeeganayaan Ethiopianka iyo Kenyatiga iyo Wadani badan oo kharashkana carabta qalbiga Yuhuuda ka ah ayaa laga qaadayaa subhannallah😢 Walahi Guushu Somalida xalaasha ah ayaa guulysan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼

  • @meecaad
    @meecaad Před 11 dny

    Qoute" 15:27' waa run in ayna jirin dad somaliyeed oo na neceb ama ku heshiiyey in ay dadka reer somaliland Laayaan" lkn

  • @HassanDahersaid
    @HassanDahersaid Před 11 dny

    Alaha ku xifdiyo

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw Před 11 dny

    Marqaati aya ka nahay madax weyne iney madaxdi ka horeysay e shababka ka baqi jireen lkn adi waat u bareertay halista keep going aya ku leedhahay

  • @Cadaawasaalax
    @Cadaawasaalax Před 10 dny

    Tuug baatahay waliba diinta kirish tanka haysta Calooshiis ushaqaysta ah Ethiopia 🇪🇹 inaa shilima kaqadatayna wan maqal nay hadanahay somalida damirkaleh ee diinta islamka haysta waan kuhabaraynaa اللهم هذا الظالم اخذعزيز مقتدر

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 11 dny

    Shalay guryaha aad dhacdeen waa inaad soo celisaan hadii kale dhiig badan ba daadanaayo anaga hadaa nahay rer Jubaland na ahay inadaga caawineyno walaalaheyna rer darood muqdishu dhulka laga dhacay inaga usoo celiniäeeyno insha allah , tuug dadka dhulkooda usoo celi hoyadaa iyo faqashtaa tahay wase.

  • @user-dw2mv8cr4r
    @user-dw2mv8cr4r Před 12 dny +2

    Hawiye darood ku heshiiya koonfur😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahamedbileyusuf
    @mahamedbileyusuf Před 12 dny

    Bari haloshaqysto xasan,
    Xasanow. this money Will Never Come Back, siwad howsha

  • @HassanDahersaid
    @HassanDahersaid Před 11 dny

    Manshalah

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 Před 11 dny

    Adunyada wixii dhacey wey uqoran tahay waana lagu xisabtama ❤

  • @MKAli-hb9np
    @MKAli-hb9np Před 11 dny

    Sxn sheikh waa tuug caado qaate ah oo dalkan in uu dhulka la galo rabya lkn waxa xaqiiiq ah in uuka tagaayo raadad xun xun😢 Allah ka baq nio cadaal ayuu dalkaan u baahanyahaye

  • @MohamedSalaad-d8e
    @MohamedSalaad-d8e Před 9 dny

    hbar gidir ano ah ###@aa og isaaaq inu beentada yeeleeyin❤

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 11 dny

    Dadkaan majeerteen, qofwalba waa siyaasi,dhulkooda haka laabtaan, weligooda waa SSDF ku laabta dhulkiina ,

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 11 dny

    Horumar ,mareexxaan wadanka siyaad barow ka dag ka dag ilaa soomali oo dhan isku dhintaan.

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 11 dny

    Majeerteen, soomilya la,aantood,horimar aan ku tilaabsan laheen masaajid dumiya ,

  • @nureinioufu3286
    @nureinioufu3286 Před 12 dny +1

    Ninkaan afkiisa iyo dhegahiisa isma makhlaan miyaa aniga waa waayaabey mayaabo illaah waaye dadka mawaxa uu u maleeyey in wax caqli haba yaraatee ku jirin

    • @MrAntoniyo12
      @MrAntoniyo12 Před 12 dny +2

      Inuu dad waxgaradaba la hadlayo maba moodo, tan kale qaabka dadka caamada ah wax loogu sheego ayuu u hadlayaa ,waligey tanoo kale war yaa afyaqaan oo nagala hadla

    • @kamacade5635
      @kamacade5635 Před 12 dny

      Ha iloowin somali badankooda waa caamo io dad aan fikirin waa iska tuba raac oo kiliya​@@MrAntoniyo12

  • @AbdikadirCumargure-ty3ll

    Birmade xasan sh

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 11 dny

    Xayawaanadan waa siyaad bare ,ka deg,ka deg .x

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b Před 11 dny

    Alshababka halkan ka soo hdlaya waan araknaa lkn ayagu maxey somali ku sameeyen ethopia dalka qayb ka ah ayey rabtaa miyey ka karaan dadku way isgaranayaan wiilsha somaliyed uu bey dili yaqaan mide kale waxey dhahaan gaalan la daalanaynaa

  • @MohamedSalaad-d8e
    @MohamedSalaad-d8e Před 9 dny

    irsaqada ilhey haayo gaalna somali asa ubahan ee shbasb io dowlad tacbaan ah ilhey somali hka sasro

  • @MohamedSalaad-d8e
    @MohamedSalaad-d8e Před 9 dny

    duni kma rabo ictiraaf gsslana inuu isaarikrin cunuqabteen 😊ee ilhey hku hnuuniyo

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 Před 10 dny

    Somalida qiiro jabanan iyo qabyalad ayan la nacay insha allah allaha fahamsiya beenta siyasinta iyo is bihin bihintoda lkn halm maalin unolow si geesinimo ah intad 100 sano dulinimo ah ku nolan lahayd insha allah somali malinkay qabyalada diinta ay ka jecelyihin ay iska tuuraan ayay noqonayan dad dalkoda wax taro lagu dayda anaga ugu lidana adunka xita africa 😢

  • @darwiishyaresomalidhaba5477

    Dawlad xumadii ugu liidatay baad maamulaysaa markaasaad noo sheegaysaa dawlad xumada waxa laga dhaxlo hawmal qiyaame iyo xisaab baad sheegaysa dhamaan waxyaabihii aad maalintaa ku guul daraysan lahayd baad faraha kula jirtaa ninkaan afkiisa iyo dhegihiisu isma maqlaan baad moodaa ninkan Dal baa loo dhiibay lkn isagoo meel cidla ah baa loogu tegi doonaa

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b Před 11 dny

    Somali maanta hawiye oonbaa ah inta kale amxaarey rabaan war utaga haidin wastee

  • @FreeFire-ow2zy
    @FreeFire-ow2zy Před 11 dny

    Hassan judaan . Dhulka somalia aa ibsatay in laga hadlo marabtid af wa unay xishoo😂😂😂

  • @BULHANGROUP
    @BULHANGROUP Před 11 dny

    Meel kasta oo Soomaali joogto waa ogtahay 26 jun iyo 1da july, balse maanta Soomaali baa halkaa is dhigtay. Illaah dantooda ha tuso.

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 Před 12 dny

    Been baad sheegsysaa Djibouti waa dad aad u yar waanay jurtaa oo ay shaqeysaa cidna ma hawaysato, Xabashidaa Somaliga ka fiican

  • @yoonisahmed802
    @yoonisahmed802 Před 11 dny

    Mudane madaxweyne ilowsho dhawidaa sids ayyad u qeylin jirty waxad oran jirty balaa dhacdey waala hoogey wax la qabty ma leh

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 11 dny

    somali hadaan nahay dadkaan waligood nasab ma ahan dhulkooda aan ku cilona so dhaqankaan ku celiya, siyaasi ha is arkaan majeerteen

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 Před 11 dny

    Waa lagu qaldamay waa nin jiran maskaxiyan xishoona.

  • @LiibaanMohamedKabloow
    @LiibaanMohamedKabloow Před 12 dny +13

    AFKAAGA IYO DHAGAHAAGA ISMA MAQLAAN. GO'AAN ADAG MA LIHID. ETHIOPIA MAALIN WAA CADAWGEENA MAALIN WAA WALAALAHEEN. INTEE KUU RAACNAA!

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Před 12 dny

    Xasanow haddaad raganimo leedahay maad wax hagaagisid ilaa adaa mindida daabkeed haya oo madaxweynaha Soomaaliya ah

  • @alihassan469
    @alihassan469 Před 11 dny

    Hassan sheik wacanaa markuu hadlayo ficilkiisuna xumaa.

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Před 12 dny

    Ethiopian kana baryo ma rabaan ee jidki hore kusoco ha uga dancin cml

  • @abdirashidismail6088
    @abdirashidismail6088 Před 11 dny

    Qalad sheeg waa toosin mudane mucaradnimo xitaa maha

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Před 11 dny

    Adiga dhahaayo qabrigaaga inow qotmiwaayo aan kacsahaa aiga naftigaaga qabrigaaga yow qodmiweynin caaq yahooow

  • @abdulkadirmohamedagey231

    DOQONIMO AYAA LA WEENAATAY..

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b Před 11 dny

    Iyo kuwa kale oo daciifa nabar iyo naxdin walee inaadan soo noqon dalkana aadan xil ka qaban ethopia raac

  • @abdirashidaliyuusuf357

    Adeer umada maku raban mad hor dhaaftid hadii damiirkaaga shaqaynayo mesha is kaga tag cid ku aminayso malahan

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q Před 12 dny

    Sida wuu ku fiican yahay laakiinse waxuusan lahayn qab markuu ethiopia lahadlayo sidii waxuu u hadlaa dowlad gobaleed ethiopia ka tirsan markaa qayidiyad ama hadal adag baa lagaa rabaa markaad cadowgaada lahadlaysid

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 12 dny

    Xasan qoslaaye siyaasad xume hoggaanka dalka mugdi geluyey

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Před 12 dny

    Maanta hadii la qabto doorsho xalaal ah qof ku dooranayo malaha beenta iska yareey ilaahey beenta ma jeclo

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 11 dny

    Adeer soomaali anagaa wasno. Hawiye hadaa nahay maxaa soomaali na raaciyay horta xasanoow ka tali masaalixda hawiye intaa soomaali iyo midnimadooda naga deeysid. Hadii la kala tago anaga ma caano baa naga daadanaayo wlhi waaba midaan la yaabanahay.

    • @AladiiSaalax
      @AladiiSaalax Před 11 dny

      Xaar xaar dhalay baad tahay ma Somali la aanti baad wax noqono kartaa ku dhex jirka somalidaad ku quruxbadantahay

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 11 dny

    Majeerteenow ,siciid deni iyo Majeerteenow ,qardho iyo isku shuban ,wax idiin ma taraayo,.wadankeena Majeerteenoow ,waad ceebeeseen dhulkeena.

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před 11 dny

    Somali Italiana (Maffia)

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub Před 11 dny

    waa cimri qasaaray dhe 2jeer ayuuu dalka mdx ka noqday waan 100%0 taladiisu ciro baaqatay

  • @SiyaadAskar
    @SiyaadAskar Před 12 dny

    Walhi wajigiisa waxaa ka muqdo inuu shaqo tag yahy ilahy hanga qabto

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 12 dny

    Hassan Xabaale Qote iska kaya ilow oo caruurta aad ku qalanyso Xamar soo daa mutaclamkii ka shaqeynyan Hayada dulimaadka ee NISA ciijisey kuwi i ciijiyey maye mise aadbaa saxexey in la dilo wiilka Isaaq kuw xidhan noo soo daa iloobi maayno xumantii siyaad Bare Gaytey adna xumantda waa la xasuusnya bari laga fakiri mayo inta dadka qalanaysn

  • @abdirahmanhussein378
    @abdirahmanhussein378 Před 12 dny

    waxaan aad sheegaysid oo dhan waaa fiylalkii laguudhiibay ood dhamaystirtay uun,waanad ku mahdsantahy...lkn warkaaaga iyo waxaad qabatay ismalaha hhhhh

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 Před 12 dny

    Subhanallah,Madaxweyne hadalkaaga iyo ficilkaagu ha is lahaado 🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥 🤥🤥

  • @JamalJeylani-yn6yo
    @JamalJeylani-yn6yo Před 12 dny

    Madaxweyne miyaa mise CZcamsr

  • @HalimoJusuf
    @HalimoJusuf Před 12 dny +4

    Adiga ugu horaya kuwa aad shaygayso oo qabil kursiga ku fuulay.

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh Před 12 dny

      Qabiil kursiga kuma fuuline si sharaf leh ayuu ku fuulay wuxuuna ka adkaaday farmaajo dani xasan Ali kheyre shiikh shariif ccs xaaf iyo kuwa kaloobadan waxaana keeyahay hajabo cadawgaagu

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před 12 dny

      Xukamadi.o idil xasan bahahin dameeradisu ka dhigey no more.abgaal dambe.xunku lagu amino.wa.tuugo.an.isceshan

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh Před 12 dny

      @@deqawarsame-ml7fm xasan xukunka xoog kuma qabsan ee cod ayuu ku helay waxa uu dalkaan uqabtayna ma jiro madaxweyne ka horeeyey oo qabtay ilaahow gabdhaheena xishoodka noogu soo celi

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Před 10 dny

    Horta somalidii kale meeye ileen inta aqliyeystay 2 reer aya isku dhiidhiiba meshe ma dawadayaal ayey ka yiin? Jawaabtas ayan rabay wax xumena igama aha wa su aal

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 Před 12 dny

    Dastuurkii lloo dhaariyay iyo hadalkiisa hays waafsjiyo

  • @abdulkaderyousefaden7161

    Ina gurgurtoow niicda iska dhaaf hug-haya shilinkaasiin mayno oo wlhi ah

  • @sogah5460
    @sogah5460 Před 11 dny

    Waxaad ku faaneyso dawladihii kaa horeeyey ayaa qabtey oo kugu wareejiyey shir jaraaid kuligoodna wax sanad ka yar baa udhimanaa iimaanka alle kaa qaad tuug magaca soomaaliya ku dawarsadey oo xaaraan kaga dhargey baad tahey ama saasaad uheysan gobanimada umada soomaaliyeed ood ugu tuugsan ama waa lagaa qaban waqtigaaga sug qabiil ayaan kugu taageeri jirey laakiin tuug aan xishoon baad tahey oo markuu wax kasta gatey meytideena qabriga uga daba tagey alle umada hakaa hor dhaqaajiyo dalka halaga badbaadiyo

  • @justaweirdo8377
    @justaweirdo8377 Před 11 dny

    Waloweyn wanaag Maleh, warrran ku laamooyi

  • @samodigiliyomirifle7037

    HADII ABGAAL PHD GOODA UUSIDAAN UHADLAAYO ASAGOO MADAX WEYNE ISKU SHEEG AH MAXAA KALOO NII HARAY BADA ETHIOPIA KAGADEEN DHUL WAA SIISEEN HOOYADINA KAGADA ETHIOPIA WEY DIDNKA SUURTOWDAA

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 12 dny

    Somalida konfurta waxaan leyahey war Wuqooyi ma ii shegi kartaan malin waxay natareen isaaq majirto 34sano kabadan sugi mayo reer iddoor aa inteena konfur ta ah wax ma wadadhisanaa mise weynu. Kala tag naa wadalkeyga wuxuu kusocdaa
    Hawiye iyo darood ka konfur ta ila degan ninkii iga maarmo wan ka maarmaa from KGS somaliya da cusub oky

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 Před 12 dny

    01 Julay 1960 sidii waan khaldanay waanan qoomamaynay wixii shalay igu dhacay beri inaanu igu dhicin ayaan ka tashaday Somaliland waa dal aanad shaqo ku lahayn, sida xoolaha hayska cabaadin ee wax fahan

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Před 12 dny

      Beri huunada yey xarshin u baxsen xoola adigaa ah orom yahow

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 11 dny

      ​@@magafeabtigiis1852adooney hadaad oromo sidan uga baqayso maad tuuladaada ku eekaatid

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Před 12 dny +3

    Wax iimaanka allahka qaadey xasan dhiqo

  • @MohamedSalaad-d8e
    @MohamedSalaad-d8e Před 9 dny

    wiilsha ana kmid ah xsnow lkn shbaab ada noga daran oo ciidanka jabiyo wa saraakisha io msuuliyinta jahiliinta ah ada nookenay wyo ano gor gor ah aa inacsiisay dagalki wyo xdankeygi wa baabaeyn

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Před 10 dny

    Ninkaan Soomaaliya in uu garbaduubo oo uu sidii Maxamuud Cabaas oo kale u shaqeeyo ayaa loogu talo galey ee Ha la dilo.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 12 dny

    Xoolo waa kaas hal kalmad sax kama ah beenloow qaa in ah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 12 dny

    Grattis national day republiken of somaliland is time 26 06 1960 ex bristh Procter

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 12 dny

    Wae badanaa

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 Před 12 dny

    ،shalay ,maanta uyo beriba kama maaranto nolosha aadanuhu.
    Berina lama noolaan kartid hadaadan shalay waxaad aheed ama soo martay ka run sheegin.
    Quraankeena kariimka ahna wuxuu ka hadlaa shalay,maanta iyo beriba sidaa daraadeed mudane m/weyne shalay ma hilmaami karno waa kugu kaligaa fikirkaas.

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 Před 11 dny +2

    Mudane Madaxweyne fikir ahaan waxaa wanaagsan in aad ignor saartid qaaqlayaasha oo aad dib danbe usoo hadal qaadin goortii aad soo hadal qaadey ayeeyba ka dareen. Guul baan kuu rajeynayaa Mudane madaxweyne iyo Hambalyo Hambalyo 26 juni Nabadeey!

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Před 12 dny

    Qabri faagay baahane qoslaye Nadal fii calam nabnab bahdilan baraf waxiid ilahay halked ka gali aduunyada laguma waarayo ileen maytiida la xiishon wayde happy 26 juin umada somaliyeed garaxan réer somaliland

  • @NothingButDaTruthh
    @NothingButDaTruthh Před 11 dny

    Yesterday was yesterday ok i inderstand , today and tomorrow Rep Somaliland is gone , good bye

  • @homeh3455
    @homeh3455 Před 12 dny +1

    Xasan dal xaraashe xasan maydkiibaa pubuuraha aad ka soo fagtay

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 Před 12 dny

      Qabuuro lafaago waa lagu kala horeeyay ee taarikhda soo baro
      War kuwii aad qodeyseyn 1979 qaran nimo miyey aheyd tan mantana waa qaain nimo miyaa hhhhhhhhhhhhhuyhhh 😂